Axmed farax idaajaa illahay dhowro isaga iyo hogaamiyihii suguunta iyo tariikhda so.aliya diyaan gelinteesa u istaagay allaha ha naxariistee aw jaamac cumar . Idajaa o dugsiga allaahi e muqdisho ka baxay oo aan qandh gaadh ahayn siada u ii shegay waxan gacanta ku dhigay awjama cumar markas buu taariikhdoo daraawiish iyo sugaantii kaleba ee ii maanta ummaddu ku naaloonayso ay diyaariyeen iayago dhilka somaleyeed magalo togalo tuulo ka tuulo ceel ka ceel meshii lagu sheegay nin tariikh ama gabayaa ama sugaan kale haya ay kaga soo qoreen illahay ha ha naxariisto hsmaantoodba aad baan ugu faana laakiin waxaa maanta duqonimo ah in dadka manta suganta sheegata ay yihii wax ay ka soo qaden dhaqamo dadka kale oo weliba gaalo ah iyo qaabdaran siada adaka waalan laakiin waxa kasiiliita dadka dhegeysata ama xiiseeya ee waqqti ku bixiya

Idaajaa Alle Cimriga iyo caafimaadkaba hakuudhereyo
waa qoraa Abaana idaajaa
Idaajaa wuxuu ilaahay siiyay codka ugu macaaan eee qof ku hadlo
Idaajaa waxaan xigmadiisa dhegey sanayaa ilaa 1985 ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo abwaanka waa macalinka suugaata waxaan abwaan kaa faa iiday wax badan
Ismaaciil mire, faarax nuur, cismaan keenadiid ayax dhawre, maxamuud cali beenaleey, nuur laangadhe,, faarax shuuriye, guuleed jucufe, barkhadcas,
Intaasoo nin oo isku xili ah Maxaa hal-door soomaalida ku jirey waagaa
Mahadsanid Daroor saaxiib walahay haday jiri lahayd meel sugaameed waxaad heli lahayd abaal gud
annagu ka waywaysaneey ceebtiyo waayihii hore
dawaad dhididle awrkuba hadduu dibinta dheeraysto
oo dabada dhabi so marsado dhuxul sidaad mooddo
dhoollahana muudh muudhiyo dhalow ka siinaayo
qaalamaha dhadigi goojaday dhabarka saaraane
faarax cismaan kowto
Idaa jaa sxbow waxaan kaa rabaa hal su aal oo halxiraale ah
Bal iisheeg haddii ay tahay weydiin la xidhiidha suugaanta ama dhaqanka waan isku deyi inshallah
Idaaaja abwaan qaran
Ww mashallah ilahay haku xiftiyo
Mahadsanid A daror
dhaqan keena wanagsan allaw dhawr
idaaja abwaan soomaaliyeed ilaahay hadu xafido
Waaaw
A daror sual
Abdihakin Osmn haa saxiib
Majeerteen waligood bay habargidir adoonsan jireen kkkkkkkk😂
Wall hg ha dhihin sacad dheh mj awood ee sacad xitaa ku gumeestaan malaheen ee shisheeye ayeey wateen deyda kale hadeey tabar haayaan hada garoorka diyaaradaha galgaciyo lacag Baad ah lagama qaadeen
idinna u dabaal dega adhiyohow
ordoo magacana ka iibsada
A daror wll canjaladahan halkee ayaad ka heshaa
Abu Cubayr abti waqti dheer iyo lacag badan baan galiyaa inaan raadiyo Somalida taariikhdeeda iyo dhaqankoodii hore ee wanaagsanaa.....
A Daror mahad wll markasta sida aad noogu soo gudbiso aniga iyo wixii la mid ahiba abaal wayn ayaan kuugu haynaaye
Maxamed faarax Cali idaja WAa WAa Ninka kaliya ka nool ragii soogaanta ururiyey alle haa xafiido WAa nin culus
A daror wadmahadsantahay sxb in aad no so gudbisay murti somali hore sxb sual Hadan ku waydiiyo xage ka heesha WAxan is laha burburkii Bay raceen