Codkii Samatar Baxnaan iyo Gabayadii dhex maray isaga iyo Yowle, UN CUT

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Codkii iyo Gabayadii abwaankii waynaa ee Samatar Baxnaan, Ilaahay naariistii jano hageeyee
    video gani ma jarjara waa sidiisii,

ความคิดเห็น • 61

  • @FagaaseCiideed
    @FagaaseCiideed 4 ปีที่แล้ว +11

    Alle Ha Unaxatiisto awowe samatar Baxnaan Isaga Iyo wixi Muslin Ahba🤲🤲

  • @ahakeemolal1973
    @ahakeemolal1973 3 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed Aadan Caws (Yawle)
    Alle Naxariistii Janno Haka Waraabsho

  • @abdisamedosman3599
    @abdisamedosman3599 6 ปีที่แล้ว +26

    Geesi samatar baxnaan cabdille maxamed faarax hagar
    From ceerigaabo sanaaag soomaliya

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +3

      Ceerigaabo waa somaliland muuse ismaciil

    • @ahmedibrahim5188
      @ahmedibrahim5188 4 ปีที่แล้ว +1

      @@caashaqalbi882 æææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææææ4

  • @mukhtarmohamud8633
    @mukhtarmohamud8633 5 ปีที่แล้ว +5

    Cali Adaan gorayo oo loo yaqaan Cali Dhuux waa legend gabayayga somalida

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle haunaxariisto samatar baxnaan abwaan soomaaliyeed buu ahaa AUN aaaaamin

  • @msalwemudugi
    @msalwemudugi ปีที่แล้ว +2

    ISAGOO SIDII MOODHIKAAR MILIC SAWAALAAYA,
    MULLAAXO IYO INAAD MAXAMED IYO MUUSE WADA SAARTO
    NAA SOO ALLAA MAALIG AHE MAANKA GALIN MAYSID? 😮
    Waxaan la yaabay samatar sida u xusay una maamuusay Awrka isagoo ku mataalay gaari hayjad cidlaa rar dad iyo duunyo ba isaga oo sida dhakhso ku dhaafinaya.
    Ilaahay ha u naxariisto.

  • @apdiaziizapdilahi2128
    @apdiaziizapdilahi2128 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwan yawle alle hawna xariisto
    2021 👀✌

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha u naxariisto adeer debigiisana ha dhaafo

  • @daweeyemedia
    @daweeyemedia 6 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan samatar baxnaan cabdille
    Idinkuna waad mahadsantihiin
    Bahda chanelka A Daror

  • @shaaciye8373
    @shaaciye8373 ปีที่แล้ว +1

    Yawle gabayadiisa kuwaan ugu jecelahay waxaa kamid ah kii uu utiriyey samatar baxnaan oo habarjeclo iyo dhulbahante dagaal dhex maray
    Ayaa waxaa lagu diley 4 ilaa 3 nin o walaalihiis ah keligiis baana ka hadhay
    Samatar baxnaan laftiisana waa la dhaawacay oo isha ayaa laga ridey
    Xiniinyahana falaadh ayaa kaga dhacday o wuu Beelay

  • @inankiiinamada3363
    @inankiiinamada3363 2 ปีที่แล้ว

    Aban yowle alle ha unaxariisto

  • @zultanmohamed4816
    @zultanmohamed4816 3 ปีที่แล้ว

    A.Daroor.Ciidagle Igu zalaana GaAr Ahaan.Yoonis Baa aad udAga DaroorE 🙌🦁👑❤️

  • @abwaanbaxraawi-mohamedshii1887
    @abwaanbaxraawi-mohamedshii1887 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @abdilahiawad8881
    @abdilahiawad8881 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 ปีที่แล้ว +2

    Samatar banaan cabdule maxamed

  • @arliiban
    @arliiban 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaa yarxamu maxaa somali nin ka dhashay

  • @shaaciye8373
    @shaaciye8373 ปีที่แล้ว

    Yawle ilaahay denbigiisa hadhaafo isaga iyo raga kaleba yawle wuxuu ahaa geesi xusuus inagaga tegey ragna meel iska saaray

  • @khadarhassan1250
    @khadarhassan1250 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay how naxariisto dhamaantood

  • @user-xf4sk7qk9o
    @user-xf4sk7qk9o ปีที่แล้ว

    24:50

  • @haad-fuul2793
    @haad-fuul2793 6 ปีที่แล้ว

    Allaa yaacisak jaalle A daror

  • @osmanhassan5747
    @osmanhassan5747 6 ปีที่แล้ว +3

    Thanks A daror

  • @shaaciye8373
    @shaaciye8373 ปีที่แล้ว

    Wuxuu yidhi
    Maadhiinka ninakii indhaha
    Kugu madoobeeyey
    Ee moodka kaa dhigay halkay
    Manidu kuu taaley
    Ee madiga kaa dhigay
    Inaad maagtay lagu sheegye
    ,,,,intaas ayaan ka xusuustaa iminka lkn waa dheeryyahay gabaygu

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว

    Cajalada codkeeda lama wada maqlayo sanqadhina way ku jirtaaye ka hagaajiya please

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +3

    Yawle nin habaryonisa

  • @qarantoosiye1002
    @qarantoosiye1002 3 ปีที่แล้ว

    Alle hawnxrsto

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว

    Odayga taariiqda u hayo
    Kuwa an Aqoon sida wax loduba iyo sida lowaraysa helaye
    Ee isku day kale halasemo
    Dad xerfadleh haso wariyan
    Gabayada iyo Tariqduhayo
    Samar baxnan

    • @qaraamiqaaci1984
      @qaraamiqaaci1984 3 ปีที่แล้ว +1

      Samatar baxnaan dhimay alle ha u naxariisto 2000 buu dhintay wuxuuna dhashay 1906.

    • @eidhussen4712
      @eidhussen4712 3 ปีที่แล้ว +1

      1989kii laga duuba wuxuna dhinta 2000

  • @shaaciye8373
    @shaaciye8373 ปีที่แล้ว

    Yawle ayaa helay War ah inuu samatar iyo tolkiis weerar soo qaadi doonaan kadib fariintan ayuu u diray yawle

  • @OmarAli-gf5ks
    @OmarAli-gf5ks 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma reer ali geribaa mise waa reer hagar??

    • @lionheart6678
      @lionheart6678 5 ปีที่แล้ว

      Waa reer Hagar walaal.

    • @mukhtarmohamud8633
      @mukhtarmohamud8633 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa reer hagar adaan, Cali Dhuux iyo ismaaciil mire baa Cali gari

    • @abdiwaliosman9739
      @abdiwaliosman9739 5 ปีที่แล้ว

      Aadan carab ??? Marrer hagarbaaa allaha u naxariisto dhamaan intii Muslim ah aamiin yaa allah

    • @cosobyuusuf2979
      @cosobyuusuf2979 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiwaliosman9739 haa Aadan carab waa reer hagar. Iyo Samatar Baxnaan. AUN dhamaantood Cali dhuux iyo Ismaciil Mire. Waa reer cali Geri.

    • @abdirizakjama1896
      @abdirizakjama1896 3 ปีที่แล้ว

      @@mukhtarmohamud8633 alle ha u naxariisto dhaamntoba

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 3 ปีที่แล้ว +2

    ImA adeerrada ayaad nootirisay

    • @yamays
      @yamays 3 ปีที่แล้ว

      Heeso laga sheekeyn mayo ee meesha isaga carar gabey ba laga sheekeyneya

  • @cosobyuusuf2979
    @cosobyuusuf2979 4 ปีที่แล้ว

    Tolow goormaa laga duubay? Gabayadan?

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว

    Muusayaal yaa garanaya?

    • @abdillahiisse8902
      @abdillahiisse8902 4 ปีที่แล้ว

      Muuse ismaaviil iyo muuse abdalle malaha weeye

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +2

      @@abdillahiisse8902 muuse care iyo muusa ismail weeye m.cabdale maaha wll labada reere kale weeye wada dega

    • @abdillahiisse8902
      @abdillahiisse8902 4 ปีที่แล้ว

      @@caliculinhochanel5445
      Mahadsanid wll

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 2 ปีที่แล้ว

      @@abdillahiisse8902
      Muuse Carre
      Muuse Ismaaciil

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 3 ปีที่แล้ว

    Caynaba hadhuub kama dartaan holaca jiilaal

    • @yamays
      @yamays 3 ปีที่แล้ว +1

      Xasan iyo anoo sida Siciid la i xambaaraayo
      Iyo haatan xaaddii gadhkoo xayga ka caddaatay
      Xabbad iyo dil bay noo ahayd Reer Xirsi Cismaane
      Xashiishka iyo laba Muuse way ku xadfanaayeene
      Xubin keliya Hagar Aadan baa iila xoog badane
      Intaasay xumaan iyo wanaag la xarbiyaayeene
      Xaqna nalama bixin nimankii ay na xejinaayeene
      Xarakada Carraaliyo Wacays nama ay xaaleyne
      Cali-Gerina waa na xistiyaa tan iyo xaataaye
      Nimankii xafiiskii Berbera xawda nagu gooyey
      Ee Xaajigii diley dadkaan kala xabaal seegin
      Ee xayda xagarkaa geshee kuna xalaaleeyey
      Mar haddii xaniinyaha la jaray waa xamdi Ilaahe
      Inay guuto noo soo xugaan waw xilgi la'aane
      Xaggoodaan u jeedaye nabsay ku xarragoodeene
      Weerkuba wuxuu xilo galoo xooda ka hayaaba
      Xanuunka iyo gaajada wuxuu la xabbisnaadaaba
      Xoolaha wax laga ooto oo laga xareestaaba
      Markay xayni soo goosatuu ugu xasuuqaaye
      Mana xishoodo jeerey ilkuhu xanaf darreeyaane
      Markaasuu calooshii xidhneyd xalus ku yeeshaaye
      Anna waxaan la xoodnaa shalay iga xayuubsheene
      Hadba waxaan la xarakaadayaa waa xogtaan helaye
      Waakaa jirkaygii xugnaa soo xankaakubaye
      Xoonkii shinnida doonayaye xoonbax oranaayey
      Aan xabagbarshiyo awlallada cidi la xaalaynnin
      Xawliga durduradaan ka biqi xeeb inaan tago'e
      Xaaladdooda niman baa qarsha ooy xani ka raacdaaye
      Xuurkiyo waraabaha miyaa xalay ducaynaayey