GEESI QARAN insha Allah. We will be. But still we landers in the West should do more and could do more if we unite to help our country and it is people.
Xiliyadaas ayaanu Rabaso kaso guurnay. Barigaas Hargeisa 2 shay ba caan bay ku ahayd; dhir aad u badan, sakad kasta oo walba wada dhir bay ahayd madama magaaladu cidlo cidlo ahayd, midh ka kalena wuxuu ahaa roob aad u badan, waliba xiliga film ka la sameeyey waxay ku beegnayd dayrti bululuqo ama biyo badan tii.
si wanaagsan ayn u aqoonsaday qaybo badan oo magaalda ka mida meheradaha uu warysanayo gaar ahaan rayiislaha iyo bushaarda labaduba waxay ku yaaleen dhanka galbeed ee masaajidka cali mataan oo imika masjidka lagu fidayy ama kasoo horjeedka fooqa oriantal ka
waxaan dawanayaa 2023 dalkan meel fog baa laga keenay Masha allah Hargaysaay ha dheeliyin ha dhantaalmin waligaa halkii layga beerow ❤ 😍
1997 laba jir ayaan ahaa imikana 27 Masha.allah my city Hargeisa baxsan 👍
Aniga 4
@@abdirahimmussa2708me 0
Mnshlaah wlhi waa waxa lagu farxo waayo caasimadu waa halka wadanka laga xukumo qurux iyo nabad galyada soomaaliland meel fogbaa laga keenay ee ciyar laguma helin soomaaliland allow dhowor 💚🤍❤
masha allaah caasimada dalkeyga
nolow hargeysa baxsan
We started zero
One day soon Somaliland will be one of the best country in the world
GEESI QARAN insha Allah. We will be. But still we landers in the West should do more and could do more if we unite to help our country and it is people.
Kkkkkkk
Please wake up the sleep Somaliland will not be a country
@@sadiq07 who asked u if it will be or not don't be is qor qor dude aayar dantada ka raco😁
@@abdiosman2092 there are faqash people around dont let Them in they fuck up koonfuur and then fuck us later. No that’s not gonna happen at alll
Ilaa maalintaa iyo maanta oo ay tahay 3 july 2024 waan soo dhex joogay hargeysa.
Lkn dadkeedii way xumaadeen qabyaalad ayaa la dhex dhigay.
💚🤍❤️ Aniga walaahi Heestaasi xasuus ayay igu leedahay waxaan ka daawan jira TVga SL Spays Chanel markii la odhan jiray 1996kii ilaa 2000kii waan yaraa runtii 10jir ayaan ahaa runtii
Hello 2021 from penang malaysia
one day we will go to the stars Insha Allah Somaliland forever
Very nice, great memories Hargeisa . Wn Xusuus ta wakhtiga aad bn uyaraa.
Mansha Allah maan dhalan. Barigaa
Somaliland is moving forward and there is nothing Somalia and Ethiopia can do about it.
Except for aiding it in its journey forward.❤️🇸🇴
Waa sanadkii aaan dhashay maantana alx dadayduna waa 26 years ago
Hargeysa barigaa ilbax ayaa kunoolaa maanta rer baadiya xoolaqatada abaaruhu keenaan baahuuxa
Wruntaa ciyaalkii hore ayad tahay
Ax waan xasuustaa barigaa 1997 waa wakhti bulsho yar oo nadiifi hargaysi KU noolayd imikana dad tuulay noqotay
Sanadka 1997 waxaan dhiganayay school al furqaan xafada xawadle Masha Allah Hargeisa caday
Yaasiin aburaas yaasiin maxamed jaamac watch watching
allow dhawr dhulkayga hooyo
Hargaysa dhowrsan waxay soo maray wakhti adag allah jecliyaa hargaysa
Dadka reer somaliland waa dad aad u karti badan oo aad u samir badan ilaahey garabkiina ha galo ground zero and tops maanshalaah
Mansha alaah sanadkaa 5 jir baan ahaa❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa allh hada ayaan dhaxfadhiyaa waa 20 iyo 220 kii
Wn ku faanaa hargeisa waa mgaalo iiga duwan magaalooyinka kale
waan ka helay wll mahadsanit
Barigaa hargaysan joogay waan kujiraa kamarada mantana USA
Walla
@@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 Fadlan ila soo xidhiidh
.
Ila soo xidhiid haddii aad saani uga muuqato. Mahadsanid.
Ax waan ka xumahay waayo wakhtiga maan jirin ala Quruxbadana oo dad dagan ayaba kunoola
1998 baan tagay hargeisa from qurbaha xasuus walahi hargeisa marka buur buur bay ahayd 2 bilood baan joogay
Hargeysay ha dheeliyin
Ha dhantaalmin weligaa
indero aan runta isu sheegno wado hargeisa waa burbur markaa aan dawlada hoose runta u sheegno caasimad hargeisa Uma eka xagga wadooyinkeeda caasimad
agaasimaha rooxaanta hargeisa dhan walba waka hormarsanthy say mcha allah
Waxan dawanYa 27/5/2023
Allow dhowr ❤️🇸🇴
Walaal waad mahad santahay laakiin calan kaa shaydaanka nagadaa
😂😂
Beriga man jirin laki waqtiga dadku dad degan bay ahayen manchalah
In kasta oo aan jecelay dhamaan magaalooyinka SL hadana Hargeysa maan daawanayo ama heesaheeda dhagaysanayo waana jidhidhicooda walahi.
1997 waan xasuustaa anoo yar
Waayo waayo iyo Hargeisadii iimaanka qabtay ee nafiska ahayd. Immikana cidhiidhiga meel aad istaagto ma helaysid. 97kii standard 7 baan ahaa. Alla wakhtigu orod badanaa 30 sanno ku dhawaad baa durbaba ka soo wareegtay. Allaw khaatumada noo hagaaji. 12.04.2024
Yaasiin maxamed jaamac cilmi
Yaasiin aburaas
2qumac
Heestaa sahra Axmed waxa jirta iyadoo daawasho ah oo meel shaarica ka qaadaysaa ee ma hysaan zxpyaal
yutubka ku dhufo harhaysa hees sahra ahmed
Hargaysa nooloow
Waligaa hadheeliyin
Xiliyadaas ayaanu Rabaso kaso guurnay. Barigaas Hargeisa 2 shay ba caan bay ku ahayd; dhir aad u badan, sakad kasta oo walba wada dhir bay ahayd madama magaaladu cidlo cidlo ahayd, midh ka kalena wuxuu ahaa roob aad u badan, waliba xiliga film ka la sameeyey waxay ku beegnayd dayrti bululuqo ama biyo badan tii.
*Waxwalba hore ayay usocdeen lkn dhismaha wadooyinka dib udhac ayaa kuyimi*
Iyo dhirtaba bal eeg wax dhir miri miri iyo baxRasaafa barigaa so beautiful
Alla mabaan jirin wakhtiga 2001 dhashay ficnan lahayda inan wakhtiga jiri lahaa
ana 1988 ayan dhashay dagalkii malintuu bilawday
@@Afhayeentotal Lkn wxp kama ogayn xiliga dagalka
ninkani waa wariye dhaba oo xirfad u leh marka loo eego kuwa maanta jooga
Dalkan meel fogba laga keenay ilahaw nabada iyo barwaqada no siyaadi
Waxaasoo banaan ahi hada majiran
Waa agagaarkii masjid cali mataan ,maalmahaasi wacnaayee...si xawli ah ayaa dalku u korayay, maantase wax badan baa u baahan in la saxo
Hargeisadii hore ee dhirta lahayd baa ka qurux bdnayd tan hada e bilaa dhirta ah
Barigaa dhirtaa ku badneed
xaafaddayadii baa ii muuqata
Alla wakhtibadana wayo kaduwayane
waaxay fadlan budhka wada sitaa
Miisaanka dahabka😂😂😂😂😂
Dalka meel fogba lagakeenay
Hargeysadii hore haday saa u dhir badnayn maxa ku dhacay dhirtii wtf
dhismaha ayaa imika is qariyey
si wanaagsan ayn u aqoonsaday qaybo badan oo magaalda ka mida meheradaha uu warysanayo gaar ahaan rayiislaha iyo bushaarda labaduba waxay ku yaaleen dhanka galbeed ee masaajidka cali mataan oo imika masjidka lagu fidayy ama kasoo horjeedka fooqa oriantal ka
Shankaroonland goojacadaa lagu aasay, heading for jahannama
Maanta calool ayaa la wada yeeshay.
Maashaa allh hada ayaan dhaxfadhiyaa waa 20 iyo 220 kii