SOMALIYA XISBIYO AMA MUCAARAD MAKAJIRA?. WAA MAXAY FADERAL??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah xasan cabdi ceynanshe taariikhda ayaa ku xusi doonto sida daacadnimada leh oo aad uga hadashid arimaha Soomaaliya allaha ku xifdiyo wanaaga aad Soomaaliya la jeceshahay wey gaari doonta maalin insha allah Somalia Allaha badbaadiyo

  • @rumorhasit9129
    @rumorhasit9129 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay waxan kaga baryay in u ku xafido, you are a true patriot, who love Somali people wherever they are. Waxan rajayna in umada somaliyeed noqoto kuwa wax akhrista oo wax tarikhda wax kuqaata.

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allow Ku Xafid Aqoon yahanka Mar Walba Iftiinsha Xaqiiqooyinka Dhabta Ah Mr Hassan, Abdi, Aynanshe!! Kuwaas Xisbi Ku Sheega Beenta ah Sameeystay Waa Wada Tuugo Qowleeystayaal Ah Oo Jeebabkooda La Cayaara Mucaarad Beeysan Fahmin Waxa Uu U Taagan Yahay Mucaaradka Saxda Ah Waa Kan Wax Dhisa Dawladiisa Laakiin Soomali Mucaarad Waxiisa Waa Wax Dumi Adiga Kaligaana Dharag!! Xisbiyo Xaal Qaado!! War Xassanow Waxaan Wax Halaga Qabto Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan Kuwan Waa Dhiig Miirato!! Ah Allah Ku Xafido Hassan Abdi Aynanshe!! Waa Geesi Jecel Wadankiisa Oo Ka Soo Horjeeda Fashilinaya Kuwa Qowleeysatayaasha Ah Oo Raba In Ay Wadankooda 30 Sano Oo Kale Mugdigaas Ay Isaga Jiraan!! Viva Halyeeyga Dhabta Ah Oo Mar Walba Iftiinsha Xaqiiqooyinka Runta Ah Mr Hassan, Abdi Aynanshe!! Allow Ku Xafid!! Halyeey Ameen 👍👏💪✌🏻😍❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-om1cs8kn8t
    @user-om1cs8kn8t 5 ปีที่แล้ว +4

    aaamiiiin aaamiiin aaamiiin

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 5 ปีที่แล้ว +1

      Caynaanshow anigaa kula arkay oo kayaaban nimankan Inshaa adaygooda iyo Sisay u caayayaan aqoontii umada

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 5 ปีที่แล้ว +1

      Indho adayyga nimanka anigaa kayaaban

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta caafimaadka qabta allaha noo soo badiyo oo adigu aad uhoreysid walaale tankale xisbiyo kama jiraan ee waa qowleysato tuuga ah oo raba iney wadanka gataan allow naga qabo amiin

  • @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL
    @ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaarakallah
    Allaha ku barakeeyo qofka daacadda ah ee runta kahadla
    ilaahay waa jecel yahay
    Adduunkaan waa laga tagayaaye
    Soomaalaay isdaba qabo

  • @Aisha-mn9si
    @Aisha-mn9si 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allaha kaa ajar siiyo Taloyinka fiican ee aad noo soo bandhigto mar walba.

  • @saeedahassan5935
    @saeedahassan5935 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alaah aqoontaada hakadaalalin inaad uku heeliso shacabkada somaaliyeed

  • @sarajama5803
    @sarajama5803 5 ปีที่แล้ว +7

    Caynashe you right bro all is true

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano1666 5 ปีที่แล้ว +2

    MAASHAA ALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @natalia7911
    @natalia7911 5 ปีที่แล้ว +3

    Maraban xasanow dawladnimo waa qaran dumis yaahuuyah

  • @meimunamohammed3158
    @meimunamohammed3158 5 ปีที่แล้ว +1

    Ascww Somali wayn, runta, true, all the best dear hasaan,, Ramadan Mubarak kullu caamin wa antum bekheyr ummada Muslim

  • @shamarkedahir8175
    @shamarkedahir8175 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah guul iyo gobanimo

  • @makahashi6367
    @makahashi6367 5 ปีที่แล้ว +4

    Illahay hakuxafido

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa yaab ilaahay hay naga qabto daalimiinta sheeganaya mucaarad iyo xisbiyad oo soo shaqaa tagay 😭😭😭😭😭😭😭

  • @nuuriyamohamed7935
    @nuuriyamohamed7935 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallaah guuuul iyo gobanimo walaal salaamayaa salaan sare masuulsare

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +6

    Alloow wadanigaan waxgaradka ah madaxweeyne nooga dhiga.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +4

    Soomaaliya waa Wadan keliya oo leh 20 Madaxweeyne iyo 20 RW. Urur warkiisabadhaaf oo meel aykayimaadeen iyo meel aykasocdaan aan lagaranaynin. Dadka barlamaanka soomaaliya kujiraan waa mid tirodhaafey ee (30-ka sano) waa wax aad utirobadan.
    How can ex-presidents qasikaraan wadanka ? Waa ceeb.

  • @faysaldarood1463
    @faysaldarood1463 5 ปีที่แล้ว +1

    Qabayalada kulula. Darood qabayalada jooji qabayalada jooji qabayalada jooji. Allah SWT cabaq.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 ปีที่แล้ว +3

    Asalaam Caleykum waRaxmatullahi WaBarakaatuh
    Waa runta walaal.
    Dabigaaga iyo kii waalidkaaga/ehelkaaga, ALLAHA (Subxaanahu WaTacaala) hacafiyo.
    *Rag waa Ragiiiiiii hore* siyaasiinta saxda ah maanta waa kuyaryihiin.
    *Arrinkale waxaytahay, Waxaan umaleynayaa in casilaada RW Mudane Xassan Qayre sababta isucasilaayo waa inuu tartarnka (2020-2021) ee Madaxweeynenimo ayuu maybe rabo inuu kaqaybgalo* (WUXUU noqonayaa tartan UDHAXEEYA Mudane Madaxweeyne M Farmaajo iyo Mudane RW Xasan Qayre) ....... Game waaye 🤔
    Try VOA Somali or Bbc Somali .

  • @luuluuluuluu613
    @luuluuluuluu613 5 ปีที่แล้ว +2

    Aaamiiiiiin yallah

  • @natalia7911
    @natalia7911 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxay ka soo bexeen jaamacada indhacadays

  • @nafataurooncalj2286
    @nafataurooncalj2286 5 ปีที่แล้ว +4

    AAMIIIN YARBI❤️

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 5 ปีที่แล้ว +1

    WAA NIMAANKAS XISBIGA SHEGANAYA WAA BEENTODA UU SHEEG HA SO CELIYAAN DUGSIYADA WARSHADAHA WAKALADAHA JAMAACADAHA BEERAHAA

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 5 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Sheikh,Sh, Shariif, Cumar Cabdirashiid Jawaari Cabdi Xaashii, DAANI FAROOLE Muuse Suudi,All of Them Are Not Qualify To Become Presidents,

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaheey hanoo badiyo adigoo kale

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +2

    waa iyaga iyo masiibada qarana oo soomaali duminaya iyo caqabada shacabaka soomaliyeeda hakatashado aayohooda

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah halyeey ilaaheey ha ku xafido

  • @TheMaestro8
    @TheMaestro8 5 ปีที่แล้ว +1

    1967 80kii xisbi ee qabaailka ku qotomey yey doonayan caqli kale ey ku fakaraan ragaan mahayaan.

  • @mohamedharaare2334
    @mohamedharaare2334 5 ปีที่แล้ว +3

    Xisbiyo kamajiraan somaliya lakiin waxaa ka jiro qabiileyzim iyo qabyaaladeyzim

  • @somalidhalada1960
    @somalidhalada1960 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa jahiliin wareersan oo jaajuusina sharciba ma yaqaanaan kuwan tuugadaa

  • @booraweelofficial3397
    @booraweelofficial3397 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi xasan waan Ku salaamay .qadkaada ayaan kuxirnahay waxan ugaraaway xaqiiqda aad sheegayso.

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว +3

    Xassanow hadaad tuug ama khaayin farta ku fiiqdo , waxay ku leeyihiin Qabiilkayagaad u jeedaa bidhii biidhiii ! ?

  • @ahmedmalayko425
    @ahmedmalayko425 5 ปีที่แล้ว +1

    Masuul sare

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 5 ปีที่แล้ว +1

    WAXAY RABIIN IN SOMALIA SO NOQOTA SCHOOL WAXAY RABAAN IN LA BIXIIYO LACAG WAKALADA KORANTADA NIN BA LEH WAKALADA BIYAHA NIN BA LEH BANK NIN BA LEH MA DONAYAAN IN AY UU CELIYA DOWLADA GUURYAHA DAWLADA WEY HAYSTAAN IN AY CELIYAN MA RABAAN

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว

    Run badanaa wiilkaan. ... Taasi waa sababta ay Somalia u hagaagi weydey mudadaas dheer.

  • @nafataurooncalj2286
    @nafataurooncalj2286 5 ปีที่แล้ว +3

    WAXAN FAHMI WAAYAY XIBIYO MARKII NOQDAAN OO LAGA GULEYSTO MADAX A XIBIGAAS MA INUU ISA SOO SHARAXAA MARKASTA(3)MAR LAGA GULEYSTAY???

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 5 ปีที่แล้ว +1

    ASC SOMALIA WEEYN GUUL IYO GOBAANIMO XISBII MA JIRO WAA DAD HANTEDAD DADWEEYNAHA IYO HANTEEDA DOWLADA RAABAN IN AY QAATAN

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ugadigayaa labada mas uul ee maanta wakiilka ka ah Ummadda in ay shirarka Dowlad Goboleedyada layimaadaan shuruudo adadag oo ay u barteen kuna xiri jireen Dowladdi Shiikh Shariif iyo Xasan Shiikh shuruud in loo ogolaado hadiikale ay shirka kabaxayaan hadaba hadey dhacdo in Hal Dowlad Goboleed ku adkeeysato ineeyan tanasulin laga reebo shirka lana cuna qabateeyo loona diido xiriirada Aduunka.

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +2

    xasana cayinaanashe aada iyo aada ayaanakus llaamaya fekerakaga ssalliimaka aha alla hanoodaayo

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 5 ปีที่แล้ว +1

    What's best for our country is peace and we not have. number one is peace
    we are tired every man just talking
    does not helping.

  • @sheikabdinasir7616
    @sheikabdinasir7616 5 ปีที่แล้ว +3

    Wadani Somali la aay la aay
    Somalia iyo Somali sharaf iyo ixtiraam ayay lahaayeen
    Dariskeene Qaxooti iyo xoogsade ayeey ka ahaayeen Somalia
    Today they are calling us. FOOLS

  • @chugrijama7139
    @chugrijama7139 5 ปีที่แล้ว +1

    The Law Of Our Land Must Work These Men Calling them Selves Mucaarad At The Same time Wants To Become Presidents Our Government of Somalia Must Bring Law That brings Them in to Justice Why That Law Doesn't Work Soon As Possible Evaluate All Who Are Mucaarad And still in the Parliment. and you Are Still Keeping MAHIIGO And GABRE PLAN , It's not FEDERAL , No Way Get Rid Of That you must But in the Garbage soon as possible .

  • @khadijaabdi5970
    @khadijaabdi5970 5 ปีที่แล้ว +2

    Geesiga illaahey ma ciilo ee illaahey hanoo hiiliyo dadkeenana kuwa ku fahma hanoqdaan walaalkey

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +2

    waxana inata kudaraya urarada cadowaga shishaya u adeegaya allaaha soomali hakaqabato cadowaga dibada kuwakaxuna

  • @axmedmuxamed1852
    @axmedmuxamed1852 5 ปีที่แล้ว +2

    Aaway maxkamadda aad raadineyso xaggee kajirta cadaalad majirto ee hala helalo

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 ปีที่แล้ว

    Cadishakuur baa badii i bsaday baa ku jura

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 5 ปีที่แล้ว +1

    Hi Gentleman Ainanshe
    Parties in Somlia was aborted in early 60's and then onwards was going downhill slope of calans and subcalans producing parties and candidates at an unparalleled rate
    Till the army took over.
    Federalism is the big elephant in
    the room cooked and moulded by Marsians and ailian nations and handed down to unsuspecting poor and naive Somalis and executed by unscrupulous , greedy
    and tail wiggling dogs for mere bone .

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +2

    inataakadiba waxana leehaya cadawaga gudaha iyo cadawaga dibada hakaqabato

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti xisbiyga is diiwaan gilyaa tirada shacabka laga doonaayo waa 10.000 weeye ama 10 kun cod shacab ah weeye ee waaliba gowal waliba laga doonayaa ee Waliba mahan tusaale maa'mulka putland waxaa laga doonayaa gowalka nugaal 10.000 kun Bari 10.000 kun iyo gowalka sanaag 10.000 kun ee waa kaa 18 gowalka ee Somalia oo dhan waxaa laga doonayaa gowal Waliba 10kun weeye abti. Ee abti ee ma ahan 1000 cod allahi waa runtaa khudbadaada ummada soomaliyeed ee aad u sharaxaday waxii saxa ahaa aad iyo aad baad umahadsantahay ee abti sii wad muxaadarada inoo soo jeeydeysay Allaha inoogu anfaco

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa lamooda in wadamada qaarkood ay Dalka Soomaaliya ula dhaqmaan Gobolgobol kaaso ah sharcidaro, Somaaliya kamajiraan Dowlado ee waxaa ka jira Hal Dowlad oo ah Dowladda dhexe, Hadaba hadey Qabaa'il dhisteen maamul Goboleedyo aan Dowladdu talo kulaheen micnaheeda ma ahan in ay yihiin Dowladdo ee waa Qabaa'il dhistay maamul hoostaga Dowladda dhexe kamana Madax banaana Dowladda dhexe, Dowladda waxa ay kudhaqmi rabtaa hadii laguheshiiyo nuuca Federaalka oo aan qaadan rabno Federaal welise laguma heshiin nuuca, Marka Dowladda waxaa laga rabaa in UN ka u gudbiso arinku in uu yahay kuxadgudub Qaranimada Dalka Soomaaliya in xiriir toos ah lalayeesho Gobolada ama heshiisyo lalagalo Gobol ka mid ah Dalka Soomaaliya, Dowladii tagta Gobol ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya oo aaney lasocon Dowladda dhexe saraakiil kasocota ay ku xadgudubta Qaranimada Soomaaliya xeriirkana loojaro, Maamul Goboleedyada kudhisan Qabaa'ilka waa in ay ogaadaan in inta loogaheshiinayo Federaal nuuca kamid ah Dowladdu hogaamineyso aanu Dalka aheeyn Federaal rasmi ah.
    lasoco codka waddaniga.

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +2

    kuwaa cadayisataya ineya soomaali aayeheeda baabiyana hayisakaqabateena inatasaxana wadanaka

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว

    Cimriga alaha kuu dheeryo qacligana alaha kuu barakeyo waxa ad ka hadlayso rag fahmana alaha na siiyoxaqs alaha u hiiliyo

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadii farmajo halahaas garaneyn waa lagu qasaaray maskiin.

  • @rahmaali5594
    @rahmaali5594 5 ปีที่แล้ว +1

    DADKA KU SHIRAYAA KENYA WAXAY HASTAAN XOLAHA DAD WEEYNAHA XOLAHA DOWLADA WAXAY WADAN CAYAAR EE WAA LA FAHMAY

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 5 ปีที่แล้ว +1

    adiga xisbigaagii aaway oo tir waan sameynayaa naga dhici kuwa calooshooda ushaqeystayaasha ....hadalbadani haan ma buuxsho .....soo aruuri waxgaradka somaliyeed oo xisbi ku dhawaaqa inaga dhiciya wuxuushta dal iyo dadba raba inay cunaan

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว

    Allaah naftiisa dulmi waa ka xarimay, ilma soomaali idinkuna waa in aad ka tagtaan waxa kan qudhunkaa !

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 5 ปีที่แล้ว +1

    Somali waa beelo iyo ogaasyo ama kaba qabilleedyo wayna a dag tahay in ay ogalaadan hal madax oo mareen kara wadanka oo dhan. somalia waxaa la dhehi jiray deeganada somalida sidii ayeey dib ugu laab teen . Mar yahii ay waten ku badashee Eribian clothing iyo calamo been ay surteen iyo kuwa noqday alool u shaqeestayaal!

  • @soulehassan
    @soulehassan 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxay kuleeyihiin intaba waanahay ! Demeeertu Geela ha didisee qururuftay kaga dartay. !?

  • @alimuse7366
    @alimuse7366 5 ปีที่แล้ว

    farmaajo ayyaa dhibaatadaa Kenny dibuheshisiin baadibloogu noQonayyaa waayo habite waaQabyaaladeeyey wataas geeso ayyeykuyesheen

  • @aminamohamoud4591
    @aminamohamoud4591 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaal waad mahadsantahay runbaad noosheegtahay

  • @faadumomaxed4088
    @faadumomaxed4088 5 ปีที่แล้ว +1

    haloodhiibo Marakeya doorasho dhacado kuwana halayinaga qabato dhawaaqa maqlookacaaya

  • @mukhtatabdullahi8509
    @mukhtatabdullahi8509 5 ปีที่แล้ว

    Aboowe farmaajo ayaa lacag kusiiya shut up