Faquuq ! | Xijaabka iska dhig si aan kuu Taageerno | Maxaa laga rabaa gabadhaan . WARAYSI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2021
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 972

  • @Dumarka_Dunida
    @Dumarka_Dunida 2 ปีที่แล้ว +273

    {يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ قُلْ لِأَزْوَاجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَاءِ الْمُؤْمِنِينَ يُدْنِينَ عَلَيْهِنَّ مِنْ جَلَابِيبِهِنَّ ذَلِكَ أَدْنَى أَنْ يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَحِيمًا} [الأحزاب 59].
    Diinteena islaamka ayaa ina amraysa inaynu xijaabka xirano hadaynu nahay dumarka muslimiinta , waana ka kaliya ee la inagu garto meel walboon aduunka ka joogno.
    Habloow xijaabkood iska dhigtaan hormar maahee aynu ilaahay ka baqno.

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

    • @cabdalaaxmed824
      @cabdalaaxmed824 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @anashassan1669
      @anashassan1669 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha allah

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว

      Sababu nuzuulka aayadan ma taqaanaa? Ama sababta ay u soo dagtay aayadan ma garanaysaa?

    • @faaido6069
      @faaido6069 2 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 Lama fiirinayo cida ay kuso degtay gabdhaha musliminnta ay kuso cotaa

  • @maryamm2848
    @maryamm2848 2 ปีที่แล้ว +62

    Xijaabka iska dhig saan kuu taageerno, yaa u baahan taageeradiina horta ku dheh Ubaxeey. Ilaahay aad adeecday qof kale uma baahnid wll❤️❤️❤️dhaqan-kaaba✌🏽

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +74

    *"Gabdhaha gaawanaan yaa lagu dhiir galin, dhaqankeenu asturnaan ayuu katurjumayaa"*
    Ma sha Allah everyone muq weynleh weeye,
    War gabadhan ilahy waxuu iskugu daray, aqoon, faham, karti, aftahanimo iyo dhowrsanaan, ciduu intaas isku hesha waaba wax kala, yaaba isku heli kara,
    Masha Allah Tabaraka Allah🌱🍀📚

    • @samowade9252
      @samowade9252 2 ปีที่แล้ว

      Xijaabku wa dhaqan ISLAAM maaha dhaqan carbeed

  • @AbuMuaad1
    @AbuMuaad1 2 ปีที่แล้ว +17

    Waa jaahil gabal u dhacay qofkii dhaha xijaabku waa dhaqan carbeed.
    Yurub ayaanu ku noolnahay xijaabkaa dhaqan-kaaba sidatana waa wadanaa alxamdulillaah

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 ปีที่แล้ว +18

    آلُلَُّـہِـــََّــــــــــــــــــــــــم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك.❤

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +40

    Macalin sudanase oo lecture isiinjiray ayaa maalin dhahay wadanka kaliyoo Muslim ah oo sidaan looga xijaabnayahay somaaliyaan ka arka waayo gabdhaha muslimadkee ee wadama kale waxay isticmaalaan shuko iyo qamaar Anagana wadenka gabaraan asturneen ayaan u aragnaa gabdhahaas sister sidaadan ku qorxoontaha waxaasna waa dhaqanjaahiligii yeysan ku waalin wagaas dhar wax asturo may aqoonin dadku I love my hijab 😍💕

    • @abdulrazaq2302
      @abdulrazaq2302 2 ปีที่แล้ว +3

      Mashallah

    • @rahmohusseinahmed9723
      @rahmohusseinahmed9723 2 ปีที่แล้ว +3

      Mnsha allh💯

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 2 ปีที่แล้ว +2

      zaxiix xbbtii alxamdu lilaah in uuw wadankayaka sidaa laku tilmaamo markaan wadamada qaar marno hablaha muslimka sheeganayo dhargeey xiran yihiin waadka jiriracooneeysaa
      shiiq carabi ah oo dalka yimi wuxuuw yiri soomaaliya gabar ma arag ilaa weey xijaaban tahay xataa 3 jir ALXAMDU LILAAH

    • @sacdiyasiman1348
      @sacdiyasiman1348 2 ปีที่แล้ว +2

      @@umuclaahi5562 Alhamdulillah Illahay Ayaa inoogu nimceeyay abayo sey rabaan kuwa bilaa damiir ahi inay inaga dhigaan Illahay Ayaan ka magan halna shartooda

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 ปีที่แล้ว +17

    waxaan u sonoqday hadeer waxaan jooga Vancouver BC Canada waan tagay Toronto Edmonton iyo maraykanka gabdhaheena somaliyed waxay aduunka kabaqeen number one xijaabka oo ayagoo halkan kudhashey bay xijaban yahiin, dhanka kale carabta iyo Iranianta iyo Afghanistanta markay qurbaha yimadan way iskaturan xijaabka
    hadeer wadadaii aduunka ugu badnaa waxay kutilmameen gabdhaheena somaliyed gabdho lagu daydo oon xijaabka turin hadad tagtit jamacadaha gabdhaheena waxaad arkaysa oo xijaaban marka kuwa kuleh xijaabka iska dhig waxaan umalaynaya inay galo lashaqeyan

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 2 ปีที่แล้ว +37

    Wlhi Waa Arin layaableh inta ila aragtay ismuujiya I love Soomaali Girls ❤️🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @khalidahmed9649
    @khalidahmed9649 2 ปีที่แล้ว +40

    ❤❤❤ Aanu kuwada salino habibkeena Mohamed salawatullah calayhi wasalam ❤❤❤ qofkasto oo walalkay ama walashay ah somaliyeed meel ay jogaanba aad ayaan idin salamay .✋

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

  • @bilancadey6334
    @bilancadey6334 2 ปีที่แล้ว +34

    Mahadsanid walle
    Walshy ubax dhqan kaaba waligaa xijaabka habixin dhaqan kitaabka alle ayaa ka sareeya

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 2 ปีที่แล้ว +1

    Ololo gabdhaha somaliyed xijabka looga dhigayo ayey wadaaan shakligooda illhy hana asturo

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +48

    اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

    • @nimajirde6413
      @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +1

      Sallaahi walayhi wa salaam🥰🥰

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +20

    وَا لَّذِيْنَ يُؤْذُوْنَ الْمُؤْمِنِيْنَ وَا لْمُؤْمِنٰتِ بِغَيْرِ مَا اكْتَسَبُوْا فَقَدِ احْتَمَلُوْا بُهْتَا نًا وَّاِثْمًا مُّبِيْنًا
    *"And those who harm believing men and believing women for [something] other than what they have earned have certainly born upon themselves a slander and manifest sin."*
    (QS. Al-Ahzaab 33: Verse 58)

  • @libaax-yaale5571
    @libaax-yaale5571 2 ปีที่แล้ว +15

    Ha dhihin "like", dheh "Riyaaq".
    Ha dhihin "dislike", dheh "Saluug".
    Ha dhihin " Mucalim", dheh "Bare".
    Af-Soomaaligu waa Af dhamaystiran oo aan u baahnayn in laguu soo daro ereyo laga soo guuriyey Af kale oo faciis ah.
    Haa Af carabigu waa afka diinteena waana nagu qasab in aan barano, balse si aan u barano macnaheedu maaha in aan afkeena tuurno ama aan ku dhex darno afka aan markaa baranayno, maxaayelay afaf-ku waa nicmad ka mid ah nicmooyinka uu Allah dadka siiyey.
    Way jiraan ereyo afaf-kale ka yimid oo xitaa qaarkood aan hadda adeeg saday, balse loo baahan yahay in la erey-bixiyo.
    Af-keenu waa hanti aan anagu leenahay oo aan kaga duwannahay dadka kale, waana kii ay hooyooyinkeen ina bareen.....

  • @myhomecenter4614
    @myhomecenter4614 2 ปีที่แล้ว

    Duca qabe khayr aad u badan ALLE ha ku siiyo. Gabartaas ALLE ha ilaaliyo.

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allaah tabaarakalaa illaahay Ayaa nagu amray xijaabka mahada oodhan Rabbi ayey usugnaaty shukran Wll cumar

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 ปีที่แล้ว +5

    Libaax baatahay akhi cumar shajici gabadha allah yaxfadaha wa yaxfadag

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 2 ปีที่แล้ว +54

    Kuwaas waa shaydaan ilmihiisa
    Allah xafido gabadh kasta oo soomaliyeed ama cid kale ah oo qaadatay amarka ilaahay oo xijaabato

  • @hifo4500
    @hifo4500 2 ปีที่แล้ว +78

    Ogaansho ,شكرا على مواضيعك المفيدة 👍🏻

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…….
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid.

  • @smile-db6bv
    @smile-db6bv 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi macalin aan arkay wax iso.dhigay dhahayo qamiiska waa dirac dhaqan carbeed iyo kuwa kale oo lai shegay oo xijaabka dhaha dalad

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 ปีที่แล้ว +66

    Legend always Legend ogaansho keep it 💯
    Alaha diinta haynagu sugo❤

    • @suruurhaaji...4490
      @suruurhaaji...4490 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin wllhi 🤲

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

    • @abdallamohamed3198
      @abdallamohamed3198 2 ปีที่แล้ว

      Everyday Legend always legend ku haay meel walbana waad joogtaa war nio comment ku dhiiglonimadii oo q0f ah baa tahay channel walba waa joogtaa

    • @suruurhaaji...4490
      @suruurhaaji...4490 2 ปีที่แล้ว

      @@abdallamohamed3198 yaa waaye neh adi amaan isii sidada banaan ixtiramka kaga daree iga dhamaw sidad banaan

    • @cabdallashaamil2076
      @cabdallashaamil2076 2 ปีที่แล้ว

      @@suruurhaaji...4490 adi kulamuu hadlyn Qruxey

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 2 ปีที่แล้ว +17

    Anaga ayaa kugu taageersan xijaabka 10000%

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa faquuq weyn walahy Gabadhaas halaga leexdo walaalayaalow.

  • @kinggn4993
    @kinggn4993 2 ปีที่แล้ว +94

    First comment I'm from mugdisho king ogansho legend

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @khaledsheikhmubarak8641
    @khaledsheikhmubarak8641 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ha xafido Gabadh Magaca Iyo Sharaftena Somalinimo Guul wayn U Ah Ilahay haku Xafido Walshy Dhaqan Kaaba Ilahay waxan Kuwaydinaya Sida aad dhaqanka diintada aad u xafiday inu jano kugu siiyo 🙏❤️🥰❤️

  • @kamalabdi9622
    @kamalabdi9622 2 ปีที่แล้ว +6

    Waan ku salaamay saaxiib marka hore . Salaan kadib waxa aan ku xasuusan raaba in ay ka qurux badan tahay in la isticmaalo Af carabi adiga oo hay ama ku sheegi kara shayga aad rabto in aad u yeedho ,waxa qurux iyo aqoonba leh nin walba in uu afkiisa horu mariyo , kalmada diinta unga soo gaadhay waa inga bari oo.ku waa u eegi manyo waa afcarabi ee waxa in qabnysa diintena suuban

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa sax sxb luuqada waa in la dhowraa oo erey walba erey-bixin loo sameeya haddiiba la rabo yaan la isticmaaline kuwaan gabadha ku dhagana koley anuu munaafiqiin un baa dhihi lahaa ileen qof caqli leh oo waxaa oranaya ma jidhee balse midda aan la yaabay ayaa ah in Inshaar uu badanaa iska indhotiro in ereyo qaar aan erey-bixin loo sameyn karin isagoo ku leh” waa sidan ee waxaad sheegeyso gurigaaga la aad cidna ma isticmaashe”. Cidna ma isticmaasho haday socon lahayd hadeerba dunida horey uma socoteen oo nin walba luuqadiisa ayuu erey-bixino ugu sameeyay erayo uu soo amaahday. Anigga Finland ayaan daganahay haddana markaad maqasho ereyo qaar ay isticmaalan micno ma keeneyso markii la turjumo lkn sababta ayaa ah inay doonayaan kalmad walba inay erey ahaan u lahaato luuqadooda

  • @inantanr5215
    @inantanr5215 2 ปีที่แล้ว

    Ubaxey walal Allah swt baa ku abaal barinaya dadka shaydaamada ah uma baahnid abaalkoda, dhaqankana wixi xun lama raaco ee kugu sababaya in Allah swt aad casiyaya. Mhdsnid Cumar.

  • @mullahadam3019
    @mullahadam3019 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa dhaqan in aad xirdhto dharkaD lahaanjirty mha inad cid wlba iska dhigto

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 2 ปีที่แล้ว +5

    Mncha ALLH ❤ gabadhan wa qof alle dhowraay ee Gabdhoow ku Dayaasho ha idin noqoto ubaah yareey

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…….
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 2 ปีที่แล้ว +8

    mansha ALLAH
    abaayo waxaad tahay gabar somaliyed oo muslim ah oo asturan dadka xijaabka iskadhig ku dhahayo waa kuwa aan ELLAHAY kabaqeen ama galo lashaqeya amaba galobay? umalan mayo inay aqoon daro ka tahay ELLAHAY hakubarakeyo kuna asturo 💪💓👍💯❣️

  • @mohamedwadani7539
    @mohamedwadani7539 2 ปีที่แล้ว

    Haa, waaw run anaga maaha dharkeena dhaqanka xijaab iyo indho shareer. Gabdhaheena waxee dharka dhaqanka ah dharka kale ee meesha saaran. Hanaga gadin dhaqan carbeed anaga walaal.

  • @mshire3995
    @mshire3995 2 ปีที่แล้ว

    Dadka ku dhaliilaya Xijaabka dhaqan kama hadlayaan ee dad kale ayaa ka dhax hadlaayo waayo xijaabku waa dhaqankeena waxay ahayd in ay ku dhiira galiyaan kuna taageeraan wanaaga ay sameeenayso ubax, hore u soco samee wixii Allah raali galinayo adigana daacad kaa ah

  • @xamseahmed6251
    @xamseahmed6251 2 ปีที่แล้ว +26

    Insha allah maalin awoodii muslimiinta way soo laaban

  • @ambagliyerou9283
    @ambagliyerou9283 2 ปีที่แล้ว +7

    ارضاء الناس غاية لا تدرك
    Cidna ha u joojin ubaxey ilaahay ayaad raali galisay intaasa kugu filan hore usoco hbbty🥰❤

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 2 ปีที่แล้ว +11

    Mawduucaan waa kan aan ugu jeclahay mawduucyada aad soo gudbin jirtay🥰

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @apnavillagevr3231
    @apnavillagevr3231 2 ปีที่แล้ว +6

    ۔ *اَلسَّـلاَمُ عَلَيكُـم وَرَحمَةُاللّٰهِ وَبَرَكـَاتُهُ🌹*
    ۔ *الصلوۃ والسلام علیک یارسول اللّٰه ﷺ الصلوۃ والسلام علیک یا حبیب اللّٰه ﷺ🤲🏻

  • @aaminomuhumad6353
    @aaminomuhumad6353 2 ปีที่แล้ว +35

    Xijaabka waa aayd Allah ku soco abaayo

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah speaker 🗣 cumar inshaar ku soco difaaca diinteena iyo dhaqankeena brother 👏🏾👊🏾

  • @samdoonsufyaan4889
    @samdoonsufyaan4889 2 ปีที่แล้ว +1

    Wàa dhaqan Islam ee mahan dhaqan carbeed carabta iyo aniga isku dhar waan egnahay sxp ☪️ 🕋 🕌 ☪️

  • @bashkacadechannel4834
    @bashkacadechannel4834 2 ปีที่แล้ว +1

    omar inshar sxb somalida cunsurnimada najirta muuqaalo kasamey sida loogu waano qaato

  • @baxdomedia
    @baxdomedia 2 ปีที่แล้ว +6

    waa dulmi cad xijaabka markii dhaqan keenii hore la fiiriyo waa laga tagay diintana aad ayaa loo fahmay marka gabdha ka leexda allh ka baqa wax walbo waa sida adiga aad ka dhigato mshallh sidaan ayeey ku urux badan tahay dhaqankana waqti u gooni ah oo lasoo bandhigo ayaa jiro ee gabdha ka leexda billhi calayg wlshy horay usoco allh sida uu raaliga kaga yahay baahidaada aduun ha uga hor marin horay usoco

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @suhaibismail7889
    @suhaibismail7889 2 ปีที่แล้ว +39

    Top fan ayaan ka ahay meherada because first views kyga lga gartaa.
    Ustaad bixi abal marinta bisha ee first view ga😂🙏

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

  • @Muhyadinabdirahman
    @Muhyadinabdirahman 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah mowduuc cajiib ayuu aha runtii thanks @Omar Inshar 💯🙏👀👌

  • @elkacase7701
    @elkacase7701 2 ปีที่แล้ว +35

    Xadaaradaha dunidan maanta k jira^ Muslimiinta aya saldhig yo hormud u ah Alxmdullilah gaparey adna ogsonow intad hijab xidhan tahy ayd qiiimiyo sharaf ledahey
    From deutsch keep up wllle ✊🏽

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo
      Mahadsanid.

    • @logannnnnn930
      @logannnnnn930 2 ปีที่แล้ว +1

      Taa macnaheedu maaha inay carabkaliya tahay muslin muslinkuwuu badanyahay

    • @elkacase7701
      @elkacase7701 2 ปีที่แล้ว +2

      @@logannnnnn930 Caqliga saliimka ah wllle wuu ogson yah muslimku carap Inu k weyn yahy

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว

      Wlh dheh! 🤔

    • @elkacase7701
      @elkacase7701 2 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 tuhun miya kaga jira wllle

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว +21

    Bro wax yaalaha aaan kugu tageero waxa kamid ah inaad marwalpa wanaaga garab istaagtid💕💯🐐

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah
    Macalinkeena mr. Cumar inshar mahadsanid walaal qaaliya.
    Waxaa jira dad raba inay dhogorta ka bido hablaha xijaaban sida walashen dhaqan kaabo.
    Walahi dhaqan kaabo halka ay maanta joogto waxay ku gaartay ayaa la dhihi karaa asturnaanta iyo xijaabka, waxaana hubaa mel kasta oo ay jeceshay inay ku gaarayso sababtoo ah Alle ayaa garabkeeda ah, dhaqanka saxda ahna waa asturnaanta
    *Dhaqankaabo waxaan lee yahay Dhayman baatay ee yaan dhogorta lagaa dhigin*.

  • @Cadar200
    @Cadar200 2 ปีที่แล้ว +3

    wlh anaa aad uyaabanaa waayo kuwaa ioran jirey mombasa oo kuleyl miiran ah aad kunaashahay xijaab dheer oo kulul see uxirataa waa layaabaa oo maan is qaawiyaa ayaan iraahaa acuudu billah wallo dadka hadalkooda hadhegeysan allah haku xifdiyo xiligaan lajoogo gumaysiga lasheego maaha kii hore xitaa kiihore ayaa laqaatey lkn kahada waa in ladoonayo in maskaxda lagaa gumaysto oo diintaada mabaadi,a daada lagugu dhaliilo si aad uraali geliso allah hana xifdiyo xijaabkana hanagusugo iyo diinta

  • @ismahaancijaal5898
    @ismahaancijaal5898 2 ปีที่แล้ว +33

    Inlaisqaawiyo mahan dhaqan dadka sidaas aaminsane waa dad calmaaniyiin ah dhaqanka Soomaaliyed waa xishood asturnaan iyo xijaab

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

    • @osmanmohamed5945
      @osmanmohamed5945 2 ปีที่แล้ว +1

      Caaqil m.a saas ayaa laga rabaa hadalka dadka marwalba waxaa ka weyn hadalka allah. Niman calmaaniyinta markey Mel walba naga Mari wayeen ayey raban dhankiina macnaha dumar iney naga soo maraan dumarkeena hadaa laga adkadana oo fikirkooda xun ka dhaadhiciyan waa malinkee naga guuleysten

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว

      Calmaaniyadu waa nidaam dowlad lagu xukumo Aniga waan taageeraa nidaamka calmaaniga ah. Waxaan kaloo taageeraa qof kasta diinta uu rabo inuu haysto gabadhii rabta xijaab ha xirato tii aan rabina yeysan xiran. Aniga diin laawe ilaah laawe ayaan ahay waxaan garanayaa gabar sidaydoo kale ah ilaah iyo diin laheyn oo hadana jalbaab iyo indha shareer xirata!

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 2 ปีที่แล้ว

      @@osmanmohamed5945 Aniga dharka qofka uu xiranayo maku faquuqayo! Lkn jalbaabka marka aad aayada quraanka ee amraysa inay dumarka jalbaabka xirtaan sababta ay u soo dagtay aad aqrido waad yaabaysaa! Faquuq cad ayey astaan u tahay. Waxaa la yiri wiilasha reer madiina ayaa fiidkii waxay qashqashaadi jireen dumarka dumarkaas oo isugu jiray adoomo iyo xor. Ilaahey ayaa soo hadlay oo yiri dumarka xorta ahi ha xirtaan jalbaab si aan loo dhibin loogana garto kuwa adoomada ah! Anigoo muslim ah xitaa ciriiri ayaan dareemi jiray iyo fuquuq la fuquuqay gabdho adoomo ah oo aan waxba galabsan in la qashqashaado ilaah wax ka galay malahan arimahooda maka hadlayo! Diinta markaas waan haystay lkn waan dhibsan jiray sheekadaas markaan maqlo waa aayada suuratu nuur ku jirta
      ذَٰلِكَ أَدْنَىٰ أَن يُعْرَفْنَ فَلَا يُؤْذَيْنَ ۗ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا
      Gabadhii rabta jalbaab way xiran kartaa lkn in badan oo gabdhaha kamid ah garan maayaan in jalbaabka ay wataan uu astaan u ahaa kala sooc!

    • @user-oz1ki6pt1u
      @user-oz1ki6pt1u 2 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 oo ma waxaa rabtaa in aad ragga ka mid noqoto
      Waa adiga dhahaaye kala sooc mise ma taqaanid waxa la dhaho kala sooc
      Ragga iyo dumarka isku si uma abuurna oo waa kala abuur
      Wax yaabo badan dumarka ayaa ku roon oo ragga kaga roon
      Dhinaca kale na ragga ayagana wax yaabo badan ayeey kaga fiican yihiin dumarka
      Mid walbana kan kale ayuu dhameestiraa
      Hadaad isku aragtid inaad ragga ka mid tahay waa gooni
      Hadaad dumar ka mid tahayna haddaba maxaad uga yaq yaqeesa dumar nimadaada

  • @awshan571
    @awshan571 2 ปีที่แล้ว +18

    Qawanidu miyaanay qayb cadaabka ka mid ah ahayn 💯 🔥

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว +1

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

    • @awshan571
      @awshan571 2 ปีที่แล้ว +1

      @@taabagal7220 hore u soco sxb ,💯barnamijyo fiican baad samaysay 💯👏🏽

  • @Mohammed_Jacob
    @Mohammed_Jacob 2 ปีที่แล้ว +15

    Geesinimadaas ayaan kugu jeclahay (cumar inshar)
    way adagtahy in umad laga waaya munaafaq umadii uu Rasuulka uu hogaaminayay ayaaba ku jireen sidaas darteed dadkan aan arkeyno in ay diidan yihin ku dhaqan ka diinteena shaki kuma jiro inaay yihiin munaafaqiin
    Lkn waxa wax aad lola yaba ah in munafaqiinta ay gaareen heer in ay nahogaamiyaan annago magaca u qurxinay kuma magacaowna siyaasi
    Ama profisoor iwm
    Waxan leeyahay muslim walbo ilaahey ka cabso

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

  • @abdiaziizcj1747
    @abdiaziizcj1747 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar gabadhan faraha ka qaada waa gabadha kaliya ee dhaqankii somalida ee la ilaawey soo noolaysay misna caalamka la wadagtay hore usoco wlloh qlli ubax dhaqankaba hana dhigin xijabkaga ❤❤❤❣

  • @sahroaadamduraan2942
    @sahroaadamduraan2942 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا واحسن الله إليك

  • @shuaybsheekh.maxamed3979
    @shuaybsheekh.maxamed3979 2 ปีที่แล้ว +11

    Cumar inshaar guuleyso wlll❤

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @Daw_-lad4Kk
    @Daw_-lad4Kk 2 ปีที่แล้ว +3

    Umad kasta waxa ay sharaf ku leedahay afkeeda Anigu hadaan somali nahay waxa aan sharaf ku leenahay Afsomaaliga 🇸🇴🤚🙏🏻❤️❤️🇸🇴🇸🇴🐐

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 ปีที่แล้ว

    Shukran cumar

  • @maxamedamiin8475
    @maxamedamiin8475 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Allah ha idiin xafido insha allah

  • @melanonuura247
    @melanonuura247 2 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah abayo Ubax hore usoco Raaliginta Rabi ayaa ka muhiimsan ibnu aadam raaligintiisa

  • @ayaanlenur2915
    @ayaanlenur2915 2 ปีที่แล้ว +37

    Afafku isma sameeyaan "sheekh inshaar" ee waa rabbaani.
    Allah Subhanahu Wa Ta'ala said:
    وَمِنْ ءَايٰتِهِۦ خَلْقُ السَّمٰوٰتِ وَالْأَرْضِ وَاخْتِلٰفُ أَلْسِنَتِكُمْ وَأَلْوٰنِكُمْ ۚ إِنَّ فِى ذٰلِكَ لَءَايٰتٍ لِّلْعٰلِمِينَ
    "And of His signs is the creation of the heavens and the earth and the diversity of your languages and your colors. Indeed in that are signs for those of knowledge."
    (QS. Ar-Room: Verse 22)

    • @omarlibanishaq
      @omarlibanishaq 2 ปีที่แล้ว +4

      Wax kasta waa from Allah, lkn sabab ayey leeyihiin

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

    • @hafsabilanbeauty4012
      @hafsabilanbeauty4012 2 ปีที่แล้ว

      @@taabagal7220 adna isoboqo

  • @yooniscaliafrax2251
    @yooniscaliafrax2251 2 ปีที่แล้ว +2

    1. Xijaab waa Diin iyo Dhaqan, Diinta ayaana weyn.
    2. Timaha dheer Rasuulkeena wuu timo dheeraa waa suno wanaagsan.
    3. Laakiin Afka inuu erey bixin yeesho ceeb maaha walaal.
    Mahadsanid Qalbi wanaagaaga

  • @aaminahirzi4158
    @aaminahirzi4158 2 ปีที่แล้ว

    Xppti hore u soco waxasi yaaney ku niyad jabinin ,shaydan baa ka dhex hadlaya kuwase ,xijabkaga ay dulan ku yihine💯🌺

  • @crisaaqmaxamadclaahi4191
    @crisaaqmaxamadclaahi4191 2 ปีที่แล้ว +17

    Saxib keep going 💞 👍

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 2 ปีที่แล้ว +15

    Big respect to you

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @jaaneadam8437
    @jaaneadam8437 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah gabadhan caqliga allaha uziyaadiyo ayadoo kale neh habadiyo
    Allaha ku xifdiyo walaashey fariintaada inee qaadan doonaan ayaa aad urajeynaayaa allaha kula garab galo ☪️ 🧕🙏🏼✊🏼☝🏼

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waaba Masha alaah qurux iyo asturnaan ilaahey ha asturo aduunyo iyo aaqiro

  • @foolkaaneeye8159
    @foolkaaneeye8159 2 ปีที่แล้ว +6

    Ku sali nabi scw

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

  • @mohamedfarah215
    @mohamedfarah215 2 ปีที่แล้ว +14

    Insha allah

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @mohamedmohamud2193
    @mohamedmohamud2193 2 ปีที่แล้ว

    ilaaha oo aad raali galisaaa wax walba kawayne ubexeey horay u soco.

  • @c.naasirxussenma227
    @c.naasirxussenma227 2 ปีที่แล้ว

    Cumar wll muqalada waad soo daahisay maalmahan ee soo badi nio

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 2 ปีที่แล้ว +4

    [وَإِذَا سَأَلْتُمُوهُنَّ مَتَاعًا فَاسْأَلُوهُنَّ مِن وَرَاءِ حِجَابٍ ۚ].

  • @feysalshekhali3074
    @feysalshekhali3074 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep my brother that is a good a topic

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @sofiahussein4572
    @sofiahussein4572 2 ปีที่แล้ว +1

    I love ubah🥰🥰waxeyna igu dhiriegalisaaa in aan dinteyda ku dhignado

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 2 ปีที่แล้ว

    My big bro OMAR INSHAAR keep going waxaan ku ahay tageero weyn wan jeclahay dawashada muqaaladada 💕💕💕💕

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 ปีที่แล้ว +4

    Dhaqankaaba alllaha sharfo♥️

  • @craxiindaud4163
    @craxiindaud4163 2 ปีที่แล้ว +8

    carabta waxa kasoo jeeda nabigeena صلي الله عليه وسلم ku sali nabiga

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal waxba ha uqaban warkooda anagaa kugu taageersan xijaab

  • @kamaalgoodir1519
    @kamaalgoodir1519 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…….
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid.

  • @ibraahimdiiriye4020
    @ibraahimdiiriye4020 2 ปีที่แล้ว +8

    الله يبارك فيك

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid…..

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 2 ปีที่แล้ว +4

    Sharaf ayaad leedahay masha allah

  • @jelleibrahim9856
    @jelleibrahim9856 2 ปีที่แล้ว

    Mr omar iyo mrs ubax waan iskiin siinay ee wada dhista reer

  • @wolfmuro8861
    @wolfmuro8861 2 ปีที่แล้ว +1

    Luqadda carabiga waa luuqada qur‘aanka waana luuqadi محمد بن عبدالله صلى الله عليه وسلم wanan ku hadlayna wallahi Somalia waan jeclan laha in carabi lagaga hadlo balse inynu barana waajiba 🥺

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi waa arkay somalida qaarkood cuqdad carab hayso bisinka ani masar joogaa xijaabkan ayaan jaamacada ku dhigtaa masaarida qamaar xertaan midkle anoo saacad ujeeda maxaa goor sheegta igu qasbay 😁

    • @Fatima-yt4rb
      @Fatima-yt4rb 2 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah xppti Allah haku dhowro

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah Allah ku xifdiyo

    • @samiroabdiwaliis3457
      @samiroabdiwaliis3457 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc abyo arinban masar kawaydina xage kalso xirira

  • @salmahussein6841
    @salmahussein6841 2 ปีที่แล้ว +4

    Way rabaan inay sharafta kaa xayuubiyaan iyo quruxda kaa muuqata mansha Allaah waa dad aan wanaagu deeqin

  • @abdikirinmohamed1378
    @abdikirinmohamed1378 2 ปีที่แล้ว

    Warbixin muhiim ah
    Thanks ogansh0

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thanks my pro🥰🥰😍💯💯❤❤

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 2 ปีที่แล้ว +4

    Very well spoken and informative

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 2 ปีที่แล้ว +3

    DHAQANKA MAHA WAX AAN KALIGEEN LEENAHAY AMA MA JIRTO SABAN AAN KALIGEEN SOO MARNAY OO CASRI JAHILI AHAA DHAMAAN UMADAHA ADUUNKA WAY WADA SOO MAREEN CASRI JAHLI HADANA
    DHAQAN WAY LEEYIHIIN MARKA WALAL OMAR DHAQANKU WAA WAX JIRA
    UMAD WALIBANA LEDAHAY

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani5073 2 ปีที่แล้ว

    Xiligan aan joogno waxaa batay dad diinta ku yartahay waxey ku qarabanayan dharka hida xiro lkn anaga dad islama aa nahay hadana dhar qaawan in aan xirano aa la rabaa waa yaab wax is keenayo malahan gabadhan dhaqan kaaba aad baan uga helàa wlhi gabar soomaliyed oo xijaban allaha ku sharfo abayo bili adam abal marin eey ku siiyan waxba uga ma baahnid muhiimada waa in aa alle raali galisaa 😍😍😘😘😘😘

  • @mukhtaarclaahimakawi
    @mukhtaarclaahimakawi 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaaha walshy iyo walakay cumar waaxn idin leeyahaay horey u soocda

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل على مُحمد وعلى آل مُحمد وبارك على مُحمد وعلى آل مُحمد كما صليت وباركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد🤍

    • @Asma-si1gg
      @Asma-si1gg 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
      جزاك الله خيرا

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 2 ปีที่แล้ว +30

    Subhanaallah😭

  • @nam12865
    @nam12865 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkeen waad ku mahdasantahy inaad nalawadaagto arrintaa🙂
    Dhaqan waa wax umadi ku dhaqanto iskuna raacsanyihiin khilaaf la'aan innaga soomaalinimo ahaaanna dhaqankeennu waa ISLAM ,islaamna waxyaalaha ugu weyn uu inooga digay waa kelmedda "Aabbayaasheenna saas ahaa"Marka hadday waaa yacni waaa hooyooyinkeen oo aan diinta sifiican ufahamsaneen xiran jireen noocaas laakiin gabdhohoodii oo mashallah diinta fahamay oo kudhaqmaaya inaad tiraahdaan sidii dhar qaawan u xiro oo hooyadii waaga jirtay maantay kashallayso sidii ay ahayd oo tiraahdo "jahli noogeysaty" dee waa FAQUUQ sida uu walaalkeen inoo sheegay.
    Walaasheey horay usoco🥰.

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 2 ปีที่แล้ว +1

    Iyada ayaa wanaagsan markaa ma lumin karaan
    Ilaahay qalbigeeda ha xoojiyo muhiimaddu waa diinta.

  • @barkhad21
    @barkhad21 2 ปีที่แล้ว +25

    Ilaahay dartiis baan kuu jecelahay waxa aad soo gudbisana aad baan uxiiseeyaa waxaadba moodaa inaad annaga noo shaqaynayso waana siday tahay allaha kubarakeeyo.

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

    • @mounaahmed589
      @mounaahmed589 2 ปีที่แล้ว

      @@taabagal7220 walaal wan argay channalkaaka waxad wada wa wax fican balse hal mid hatuugsan

  • @khalidabdi2286
    @khalidabdi2286 2 ปีที่แล้ว +6

    Dabcan wa wax laga XumaDo Arintas ku Dhacdey Walashen😢

    • @taabagal7220
      @taabagal7220 2 ปีที่แล้ว

      Na soo booqo…
      Channelkeena waxaad ka helaysaa macluumaadyo Sirdoon oo TAABAGAL ah
      Mahadsanid

  • @amanAkarim3191
    @amanAkarim3191 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxwow Somali corner mar soo qabo ninkaa taariikhda soomalida hayeee

  • @awalehirsi526
    @awalehirsi526 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walalo hore usoco, muuqaalada quruxda badana ado asturan nooso duub. Labiskaagu wu qurxoon yahay walalo♥️♥️♥️

  • @MustafD54
    @MustafD54 2 ปีที่แล้ว +3

    Tan ah in af somaliga la dhowro lagana ilaaliyo wax kasta oo aan somalia ahayn wuxuu doonayo ha ahaado waan ku taagersanahay mana ahan in la dhaliilo dadkaas

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay baa runta jecele anigu kama helin inantaan xijaabada iska buuxisay iyi mayal adkaanteeda waayo meeshu waa baadiye ayaduna waxay soo gudbinaysaa waa dhaqan marka ugu yaraan indhashareerka iska dhig oo go'a ay haweenkeena qaataan iska qaado ✋

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 2 ปีที่แล้ว +1

      Acudubillah daqanka waxaa ka horeeya diinta… daqan din laan ah maxuu Kuu tara

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Ogaansho❤

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 2 ปีที่แล้ว

    Cawaniinta sidas uhadasha waa dad aaaaad u yar alhamdulillah.