ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Waxaan noqday beeroole maalin dhan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 233

  • @abdirahmaancase2000
    @abdirahmaancase2000 ปีที่แล้ว +56

    Hal talo aan kugu darsado saxibkayow markad safarada noocasa baxayso wxd caruurta u sii iibisa kartoon buskut ah iyo nacnaca kolay qaali maaha lkn iyaga wax weyn bay u taraysa waanay ku farxayan adiga iyo inta kale meelaha miyiga u baxdaba intaasan ku darsanaya ku xiisey dhulkaygow🎉✌️

  • @goobjoog7658
    @goobjoog7658 ปีที่แล้ว +21

    Laba qodob sxb: 1) Daasadaha caanaha niidoogu ka dhammaaday iska ilaaliya inaad shaaha ku karsataan. Cudurka Caner-ka in ilaga qaado ayaa la xaqiijiyay Ilaahay haynaga hayee. 2) Nin naxariis badan baad tahaye gabadha aad guursatan doontid u sahan tag oo yaan lagu hodin. Gabadh Ilaaheeda taqaan baa ku garanaysa.

    • @Anfac__anna
      @Anfac__anna ปีที่แล้ว

      Oo miyaa la is hodinaya sanadkaan nin walpo asiga ayaa doqiisa ka ciyaaraye

  • @hiboayaan5515
    @hiboayaan5515 ปีที่แล้ว +3

    Dhulkii ree tolkay cabdala bokor from huseen abokor ❤❤

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 ปีที่แล้ว +2

    Great gentlemen.
    God bless you.
    You are a man who loves his country

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walalkey dhakhtar guuleyso niin kastaa oo somali ah waa walalkey wlhi dhakhtarow farxaada haysaato maa haysto anigu 😭😭😭😭😭😱😱😱😱 guuleyso walale ❤❤❤❤

  • @mawroraxma7614
    @mawroraxma7614 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah wllo horumar wacan thank you so much sidaad dhulka hooyo inoogu soo duubto
    Se hal talo walaal marka aad miyiga u baxayso kolay carruur baad u tagaysaa nacnac iyo buskut u qaad lacagtooduna ma badna adna ajar bay kuu tahay iyagana farxad bay u tahay u sii qaad walaalo

  • @Khaliiid212
    @Khaliiid212 ปีที่แล้ว +6

    Eid mubarak kullu caam wa antum bi khair

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah dhakhtar legend ilaahay haku xafido wll keep going

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 ปีที่แล้ว

    M.a maxamuud dhakhtar
    Qof mux tarim ah
    Markasta wllo shp
    Allah ha ku sharafo hadal qiimo leh

  • @buraale134
    @buraale134 ปีที่แล้ว +4

    Sxb muqaal aad u qurux badan baad so dubtay sobadi digaga iyo beraha iyo xoolaha keep up the good work

  • @Jaam1223
    @Jaam1223 ปีที่แล้ว

    Dhakhtarow zxp sida quruxda badan eed u soo diyqarisay muuqaalkan waad ku mahadsan tahay soo kle zxp muuqaal daroona ayaan kaaga fadhinaa oo aad u qurux badan zxp. Mahadsanid.

  • @SamiraHussien-nt4jj
    @SamiraHussien-nt4jj ปีที่แล้ว +2

    What a beautiful place ❤

  • @MascuudYuusuf-yx1dc
    @MascuudYuusuf-yx1dc ปีที่แล้ว

    Dhulku.wuu barwaaqaysan yahay mashaalh ilaahay ha inoo siyaadiyp barwaaqada

  • @user-cw9pv4if6k
    @user-cw9pv4if6k ปีที่แล้ว +6

    💌Waaw maasha Allh waan ku😇 taageraa ❤

  • @Munalalachanel
    @Munalalachanel ปีที่แล้ว

    Manshallah wa dhira galin dhalinyarda wadankiina ayeey shaqadu taalaa

  • @mahatazizi3526
    @mahatazizi3526 ปีที่แล้ว +1

    masha allh wa dhul aad u qurux badan adoon dalxiis tagin ayaad aqalka ku dalxiisaysaa anagu hada waan idinla dalxiisnay

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 ปีที่แล้ว

    It's beautiful.
    I love your shows
    I wish you success.
    Thank you and God bless you

  • @hananyasin-le8pk
    @hananyasin-le8pk ปีที่แล้ว

    My heart tells me that You have huge heart Masha alalh ❤ Mohamoud

  • @salamkala14
    @salamkala14 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Somaliland Aad baay u barwaqysan tahay sanadkan ilhay haw siyaad sho ❤❤

  • @user-bg8gm3oh7y
    @user-bg8gm3oh7y ปีที่แล้ว

    Alla dhakhtarr reer baadiye ayuu ku soo baxayey magaalada uu ku khaldamey😊

  • @user-eu6vk4yi6j
    @user-eu6vk4yi6j ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @asmaesmail5187
    @asmaesmail5187 ปีที่แล้ว +8

    ❤amazing

  • @hodanbarre8237
    @hodanbarre8237 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah waa berahayagi oo barawaqo ah ❤❤❤❤❤

  • @ayaanxaaji7978
    @ayaanxaaji7978 ปีที่แล้ว +2

    War dhakhtaroow inadeer beerkaloo canbaha iyo liinta kabaxaan ayaan kuu dhalxiis gaynayaye halkee lagaa helaa

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Beeralydu waqti roobad bay ku jiran wax ha beertan masha allah

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaraka Raxman maxamud ❤❤❤❤ waa meel qurux badan

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah amazing 👏👏

  • @ilwadhashim5762
    @ilwadhashim5762 ปีที่แล้ว

    Mashallhaa walkayga alllha haku barakeeyo wax qurux badan indhahee tuste

  • @arwaofficials8709
    @arwaofficials8709 ปีที่แล้ว +19

    Wow m.a alle ha ino siyadiiyo❤❤

  • @user-im7yw5zi5f
    @user-im7yw5zi5f ปีที่แล้ว +1

    Waa New Zealand somalida meshaas ee lo'du daaaqayso wllhi qurux Masha.allah 😂😂😂

  • @munaganbiye-ow6hy
    @munaganbiye-ow6hy ปีที่แล้ว

    Mazhallah ciidaydii hooyo qurux badanaaa
    Dhatar waa nin adag nolow nolol qurxoon wll qli

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah

  • @fadumojamac2415
    @fadumojamac2415 ปีที่แล้ว

    Masha Allah dhulkeena nimcaa fadhida

  • @Nadaxamda9519
    @Nadaxamda9519 7 หลายเดือนก่อน

    Amazing

  • @munamaxamed8701
    @munamaxamed8701 ปีที่แล้ว

    Maash allha

  • @mahadjamaabdi5685
    @mahadjamaabdi5685 ปีที่แล้ว

    War meshan waa halkee ilma,aderayalow❤❤❤

  • @user-oy7mb4rc3b
    @user-oy7mb4rc3b ปีที่แล้ว

    mansha allah meeshu quruxbadan dalxiis bayku macan tahsy mansha allah boqoljeer 💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @yacqub7047
    @yacqub7047 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro ❤

  • @omerfuad203
    @omerfuad203 ปีที่แล้ว +2

    You work very hard prother ho forward ❤

  • @user-qz1er9zt3h
    @user-qz1er9zt3h 6 หลายเดือนก่อน

    Jah m. Alle cimriga ha ku dheereyo): aniga dabasha wan aqana reer tuuulo le dareemoyi hablahena Wa la dhuman jurney😂💔😭

  • @dajiya.218
    @dajiya.218 ปีที่แล้ว +2

    mnsha Allah❤💚

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 ปีที่แล้ว +2

    Walal dhaqtar halkaa ka wad sheekada nin yaro waxad tahay dadka tusaya in shaqo kasta la qaban karo dibna logu laabto halkaan asal iyo farac u laheen

  • @AsiyaNoor-qd7jt
    @AsiyaNoor-qd7jt ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @itszeno8083
    @itszeno8083 ปีที่แล้ว

    MashaAllh shaqo wacn bad heysaa dhaqtrkyga❤️

  • @Nimconuura12
    @Nimconuura12 ปีที่แล้ว +4

    Beero shaqadada maha oo reer galbed ma tihide yanay nafta yari kaa bixin😂😂😂

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaha dhulka hooyo wacan 🎉🎉🎉❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว +2

    Laakin dhanka dharka kama aadan soodiyaar garoobin 😅 Macawiis beer loogama shaqeeyo.

  • @lolesp1084
    @lolesp1084 ปีที่แล้ว

    intuu aayar tuubada iska waraabiyay ayuu yiri tuubadan waxba lagama qaban karo...legend!

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah 🎉

  • @maxamedaxmed1047
    @maxamedaxmed1047 ปีที่แล้ว +1

    Alaybaday 🎉🎉

  • @bosteyoelmi5480
    @bosteyoelmi5480 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @hodohassan3758
    @hodohassan3758 ปีที่แล้ว

    Mash Allah nimcada wadankenii inoso badhi hno

  • @Hawenay
    @Hawenay ปีที่แล้ว

    Walal dhabar xanuun baad u dhimanaysane

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wa barwaaqo wadan kii Hooyo

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว

    Great man Brother

  • @fadxiyahmaxamed5532
    @fadxiyahmaxamed5532 ปีที่แล้ว

    Msh Allha waa Dagmadaydii ❤

  • @yahyeyahye5381
    @yahyeyahye5381 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah zxp waar meeshu quruxbdanaa

  • @abshirbushaar9610
    @abshirbushaar9610 ปีที่แล้ว

    ZXP DHAKHTAR BEER SAMAYSO WAA TALO

  • @Gamboole
    @Gamboole ปีที่แล้ว

    shaaha energy laga qaada!!! kkk laga helaaaa.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qurux beeraha aad baa u jeclahay yaa beer ila samaysanaaya

  • @AbdiFataahtimo-xg9nq
    @AbdiFataahtimo-xg9nq ปีที่แล้ว

    Dhakhtar

  • @xafsahasan4386
    @xafsahasan4386 ปีที่แล้ว

    Waaw dakhter waad kuso baxayisa shaqada

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 ปีที่แล้ว

    Waaw masha allah

  • @user-te7co1yb2e
    @user-te7co1yb2e ปีที่แล้ว

    Wlhi miyigii bad I jeclaysiisay waan😊 adayaba nio

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wlkey mcn dhakhtarr waa ku taageraa wllo

  • @UpdirahmanCaGO-uo9hi
    @UpdirahmanCaGO-uo9hi ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Degmadii❤❤

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @hinda1515
    @hinda1515 ปีที่แล้ว +2

    waaw mansha allaah 🥰🥰🥰❤❤🤍💚

  • @user-jr1qt2xd3u
    @user-jr1qt2xd3u ปีที่แล้ว

    Maxamad. Asc. Wllo

  • @shueybhussein680
    @shueybhussein680 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb am from qeys qeysar subscribers❤

  • @xamdiyasin
    @xamdiyasin ปีที่แล้ว +2

    War dhaqtar itaxanzana

  • @ubaxdhacarbe5105
    @ubaxdhacarbe5105 ปีที่แล้ว

    M.a❤😊

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 ปีที่แล้ว

    Ciid Mubarak

  • @fowsiamuhammad6784
    @fowsiamuhammad6784 ปีที่แล้ว +1

    Shaqo fiican manshalah dhulkayga hooyo dadkaygu waa waa dad aad u wanaagsan marka laga reebok xaga dagaalka dhulkale kuma doorsanaysid noolaada dadkaygoow

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    MashaAllah wa mel qurux badan

  • @roodabdi10roodabdi10-mp5ge
    @roodabdi10roodabdi10-mp5ge ปีที่แล้ว

    Masha allah quxur😊❤

  • @maxamanurcabdiosman2043
    @maxamanurcabdiosman2043 ปีที่แล้ว

    Masha allah badiyo mar un ina tago video kan jacleysty

  • @HambiAbdullahi-rk2fu
    @HambiAbdullahi-rk2fu ปีที่แล้ว

    masha alaah qurux badanaa yaakulaxisa masha alaah

  • @asmanajax737
    @asmanajax737 ปีที่แล้ว

    M.a nin dhul mareen ah

  • @samaterabdirahman8520
    @samaterabdirahman8520 ปีที่แล้ว

    Thanks bro waad caawisay❤

  • @abdi14
    @abdi14 ปีที่แล้ว

    Great content!

  • @idilismail2034
    @idilismail2034 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah dhuulkeena Somaliland ❤

  • @ubaaxciise9689
    @ubaaxciise9689 7 หลายเดือนก่อน

    Wooow❤❤

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 ปีที่แล้ว

    Masha Allh

  • @YasminAhmedAbdi
    @YasminAhmedAbdi 8 หลายเดือนก่อน

    Kib going

  • @Sagal845
    @Sagal845 ปีที่แล้ว

    mashallh wall dhakhtarr ❤

  • @najmahusayn2463
    @najmahusayn2463 ปีที่แล้ว +1

    Dhakhtar quruxdaydii❤❤❤😊

  • @fatimaabdikadir8686
    @fatimaabdikadir8686 ปีที่แล้ว

    Baryihi ugu danbeye waxaa jiray dhalinyaro badan oo baliyo magaloyinka ka baxsan liqayen we be care marka aad meel anad garanayn waliba tagto ceelal ama moolal aya jira baliga hoostisa mrkaa ka taxadar ku dabalashada meel adan garanayn xataa mararka qaar waxa dhacda in yago dadku garanayan hadana ceel uu hoos ugu,o taaso halisteda leh inkasto naftu qorantahay goortay baxayso haadana taxadarku waa muhiim.

  • @xamseyuusuf5100
    @xamseyuusuf5100 ปีที่แล้ว

    Dhakhtar. Wiisha Aptigeed 😂😂

  • @isramaxamuudcismaan9322
    @isramaxamuudcismaan9322 ปีที่แล้ว

    masha llah waw

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว +2

    Intee waaye 😍 dhulkaan cagaaran😊

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว

      Waa alleybaday

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M ปีที่แล้ว

      @@SuperAbdul0000 horay uma maqal 🫢 Hargeisa meyku taalaa 🤝

    • @hamdaahmed49
      @hamdaahmed49 ปีที่แล้ว

      @@Dreamy-Mgabilay bayka tirsan tahy wll

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 ปีที่แล้ว

      @@Dreamy-Mwaa xadka ethiopia waxay bari ka xigtaa wajaale

  • @cawocali4218
    @cawocali4218 ปีที่แล้ว

    Mash allah kufaana dhulkiina quruxda badan❤❤ ❤

  • @mahdimowlid5848
    @mahdimowlid5848 ปีที่แล้ว +1

    Keep going from wllka

  • @Usern134-h4g
    @Usern134-h4g ปีที่แล้ว

    Qurux midhan dhulkena masha alllah

  • @ifraahahmed9991
    @ifraahahmed9991 ปีที่แล้ว

    Mashalah

  • @___ozlo__4791
    @___ozlo__4791 ปีที่แล้ว +1

    AMAZING 👏

  • @yaasmiincabdilaahisulub9494
    @yaasmiincabdilaahisulub9494 ปีที่แล้ว +1

    Dhakhrar waa ku tageera abowe

  • @user-ei7gt6hc1u
    @user-ei7gt6hc1u ปีที่แล้ว

    ما شاء الله نعمه من الله ربي يزيد لنا ويبارك 💙💙✨🤩🫰🇸🇴🥰🥰🥰🥰

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 ปีที่แล้ว +3

      SOMALILAND❤️🤍💚❤️💚🤍💚 not Somaliya -italia

  • @hodangafadi5042
    @hodangafadi5042 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I love everything to do with countryside beautiful especially when it looks like that

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 ปีที่แล้ว

    Wow manshallh