Riwaayadii Caanka Ahayd 🔥"DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII INANKAYGA" Iyo Heesaheedii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • ⭐Riwaayadan Waxa Cutinteeda Lahaa
    A/ Xasan X C/llahi Ganey 1976
    ⭐Laxanka
    1- U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
    2- U/ Xasan Sabriye Afrax
    3- U/ Ismaciil Yare AHN

ความคิดเห็น • 46

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla iyadoo muuqaal ah malahelayaa ruwaayad layaab leh ayay ahayd Dumista Aqalkayga iyo Arooskii inankayga Masxkaxdii Xasan xaaji Cllaahi Xasan Genay

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 2 ปีที่แล้ว +9

    Ruwaayadan kolba magaalada laga dhigayo ayaan tagi jirey 1976 Hargeisa Boorama iyo wajaale ayaan ku daawadey,waxa ku lamaanaa Ruwaayadii sidaa ma isku qabnaa mise waan qasanaa xasuus bay igu leedahay waan xafidey heesaha iyo majaajilada oo dhan AUN waaberi

    • @salansacad
      @salansacad 2 ปีที่แล้ว +2

      Weliba ku darsoo waa riwaayadii tiyaatarka hargeysa lagu furay anaga oo yaryar ayaa nala geeyey oo walaahi weli waan xasuustaa aabahay iyo hooyaday Alla ha unaxariistee ayaa na Kaxeeyey waxaan daawanaayey dadka daawanaya ee ooyaya wakhi wanaagsan ayuu ahaa dadkuna ay ka ilbaxsanaayeen kuwan imika jooga

    • @ambassadorahmed3608
      @ambassadorahmed3608 6 หลายเดือนก่อน

      Sheeg heesta ka maqan. Mid baa ka maqane

  • @hajiomarabubakar5260
    @hajiomarabubakar5260 2 ปีที่แล้ว +6

    Waqtiga waa sidiisii lkn waxa is bedelay dadka is aaminadii iyo cadaaladii ayaa yaraatay dulmigii baa batay
    Allah u naxariisto intii fanaaniin dhimatay haka yaabin inay soo noqoto noloshii waagaas oo kale mahadsanadiin

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 2 ปีที่แล้ว +2

    Intii dhimatay allehaw naxariisto aamiin aamiin somalia fanka iyo suuqaan ta meelfogbay kagaadhay markale salkay tagtay

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid saaxiib. Haddii ay macquul tahay heesahan mid mid noogu soo gali, waa faseex ah dhammaantood🥰

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 ปีที่แล้ว +2

    SALAAN SARE MACALINKA IYO KAYDKA FANKII . IYO SUGAANTII HORE . MAHADSANID SXB

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid macallin; fanka cid kaaga horreysa oo kaaga xog'ogaalsan maanta maba jirtee.

  • @shirenoor6089
    @shirenoor6089 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waa riwaayad qaaliya

  • @badrinour6288
    @badrinour6288 2 ปีที่แล้ว +2

    Maalayiin jeer mahadsanid wll mcn heesan oo idil wa aqanay oo hore u dhagesan jiray lkn iyago saan fasiix u ah ma arak mar kle mahadsanid🥰👑❤️❤️

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 2 ปีที่แล้ว +2

    yaaasaalaam
    wakhti dahabieh

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 ปีที่แล้ว +19

    Abwaan 🌟 Xasan Xaaji C/llaahi ( Xasan Ganey )
    Heesta 1 🌟 Cashaqa iska ilow( Magool iyo Xasan )
    Heesta 2 🌟 Hadhuub Cashaqa ( Kuluc iyo Harawo)
    Heesta 3 🌟 Dalsan( Magool Xasan Aadan )
    Heesta 4 🌟 Jaw Nabadgelyo ( Magool )
    Heesta 5 🌟 Goroyo Xasan Aadan (Samatar)
    Allah u naxariisto Inta dhimatay amiin
    ☟︎︎︎
    ( 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗔𝗬𝗜𝗛𝗜𝗜 𝗪𝗔𝗖𝗡𝗔𝗔 )
    K͟u͟m͟a͟n͟a͟a͟n͟ j͟e͟e͟r͟ m͟a͟h͟a͟d͟s͟a͟n͟i͟d͟
    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

    • @mohamedkosaar6967
      @mohamedkosaar6967 2 ปีที่แล้ว +2

      Waayo waayo wacnaa🙏🙏🙏

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 2 ปีที่แล้ว +1

      Sadaxda mulaxan inta ey kala leyiihin mano shegi karta

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 ปีที่แล้ว +6

      laxanka:1 🌟 Axmed Nuur Jaango
      Laxanka: 2🌟 Xasan Sabriye Afrax( Great )
      Laxanka: 3🌟 ismaciil yare
      Laxanka: 4🌟 Axmed Nuur Jaango
      Laxanka: 5🌟 Axmed Nuur Jaango

    • @waayowaayo8223
      @waayowaayo8223 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Tubeec699 Mahadsanid sxb waad saxday dhamaan toot shukran,❤️❤️👌👍

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว +2

      @@Tubeec699 laxan Hadhuub Caashaq Jaangoow miyaa laga qaaday?

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 6 หลายเดือนก่อน

    Ma dhamaystirna
    Heestii ugu dambaysey baa ka maqan ee arooska lagu soo xidhay

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว +1

    Axlaa axlaa walahi wa wadaa nadiif gidigood xabad xabad ayan ukala dhigi ( cuter video and music audio kadhigi) maba arag ayagoo sidan u fasiix ah aad iyo aad ayad u mahad santahay wll 3W

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 2 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid
    sxb
    khaaali
    ayaatahay

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz ปีที่แล้ว

    Waaya waayo ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedtaajir3230
    @maxamedtaajir3230 9 หลายเดือนก่อน

    Caadi mahaaa ruwayad jabsan ayeey aheed waa lagu gooobtaaay

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 ปีที่แล้ว

    Heesta ruwayada soo dhameystid fadlan

  • @abdulkadirhogsade8070
    @abdulkadirhogsade8070 ปีที่แล้ว

    Waayo barisamaad qofka aqonin

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin ปีที่แล้ว

    Wataa asalka riwaayada dumistii aqalkayga iyo arooskii inankay xasan ganey ma alifka riwaayada

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Cajaaib riwaayad xus iyo xasuus mudan
    Alle yarxama intii dhimatay Thanks waayowayo.

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 ปีที่แล้ว

    waa ruwayad berisamadki aad loo dawaday aadna u murti badnayd

  • @buuxciise1382
    @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +1

    wow wow 🙊
    mahad sanid
    mahad sanid 🙏

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 2 ปีที่แล้ว +8

    Lowya Cada ayaa laga dhigey 7 habeen Faransiiska oo markaa Djibouti xukumayey ayaa 7habeen kadib xadka xidhay oo yidhi dadka ayay kicinayaan dhaqaalihiina dalka wuu ka baxayaa

    • @osmanabdi8274
      @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว

      Taariikh iyo xog baad noo faaiidaystay, mahadsanid.

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +1

    Riwayad dumistii Aqalkeyga iyo Aroskii inankeyga ee u Alifay Abwankii weyne ee xasan ganey waxana ku dawadey National theater hargeysa waxan dhigay hoboladii waberi ee hargeysa

    • @ismacilabdi1278
      @ismacilabdi1278 7 หลายเดือนก่อน

      Saxiib waxa lahaa
      Ilahay ha unaxariistee
      Cismaan askari

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 2 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid
    sxb
    khaaali
    ayaatahay

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Waayo waad ku mahad santihiin sida muga leh ee aad u noolaynaysaan suugaanteenii suubanayd riwaayadahan badan kooda horay ayaan u daawaday iyo tiknoolajiga casriga ah ee maanto aanu haysano keep going on

  • @AsWi-w4d
    @AsWi-w4d 8 หลายเดือนก่อน

    Ax ax

  • @alisalaad4507
    @alisalaad4507 ปีที่แล้ว

    Waqtigu iisma bedelo ee dadka is bedelo aduunka waa meerto ama waa muujad hadba meel buu kaa ridaa

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan codsanaa in aad heesta Caashaqa ha baayihin ee canjalkan ah aad si gooniya noogu soo dhigto.
    Mahadsanid.

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin ปีที่แล้ว

    Wataa asalka riwaayada dumistii aqalkayga iyo arooskii inankay xasan ganey ma alifka riwaayada

  • @Abwaanmahad
    @Abwaanmahad 2 ปีที่แล้ว

    Waan kugu taageersanahay hormarinta fanka

  • @abdisamedahmed1174
    @abdisamedahmed1174 2 ปีที่แล้ว

    Riwaadan Heesaheedu waa Asal

  • @shuuriyecade1027
    @shuuriyecade1027 2 ปีที่แล้ว +1

    Intii dhimatay allaya raxmah inta nool o abwaanin iyo fanaanin leh allaa noo daayo ❤❤❤❤