HEES | Daan Bari | Xasan Aadan Samatar Iyo Aamina Cabdullaahi | Original |Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 242

  • @mazcudamare7890
    @mazcudamare7890 หลายเดือนก่อน +5

    Anna maanta dabacsani nabarkay damqaayana daain iyo adaa jirra waxay dawaynkaraye adigiyo dadnimada😮
    Waa garnaqsi iyo xujo gobanimo kudhehantay❤

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว +26

    Waa heesihi original ka ahaa. Illaahoow wadankeena nabad nooga dhig 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🎶🎶✅ Aamiin

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

      Wadankeenee dee???????

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว +2

      @@jamaadnuura10 Adiguna makuwa Buka ayaa ku jirtaa? Alle ayaa caafimaad leh ee Alle tuugga badso. Waxaase jira Soomaali badan oo Iimaanka beelay waxaa ka mid ah Soomaalida ku nool meelo ka mid ah Gobolada Woqooyi. Lkn hada SSC ayaa u baxay oo siinaya Kaabsulka waanada ee Alle ha u sakhiro. Soomaaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌹✅🇸🇴🇸🇴

  • @ahmeddahir2543
    @ahmeddahir2543 ปีที่แล้ว +60

    Inta heesta Tiktok kusoo aragtay😅😂ee soo raadisay isoo raaaca😂😂😊Two old legendz❤

    • @BarwaqoAbdi-xx6mo
      @BarwaqoAbdi-xx6mo ปีที่แล้ว

      October 2/2023 Monday

    • @reemahussein7104
      @reemahussein7104 11 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂2024 waliba habeen sabti so galeso

    • @musehibad18
      @musehibad18 11 หลายเดือนก่อน +3

      Malin sabti 2024

    • @AKRAM___POi
      @AKRAM___POi 11 หลายเดือนก่อน +2

      2024 waliba habeen jumce ah 1:34

    • @HalisTa..22
      @HalisTa..22 7 หลายเดือนก่อน +2

      Waliba wiilka gaadhiga dhex fadhiyo ee ka sheekaynayo xilliyada jaceylka la sheegto😅

  • @IbraahimHaji04
    @IbraahimHaji04 3 ปีที่แล้ว +19

    Abwaan Xassan Ganey Allah maxuu Af Somali iyo muri Siiyay Allaha Daayee
    🙏💯

  • @CabdilahiCali-p6c
    @CabdilahiCali-p6c 10 หลายเดือนก่อน +7

    Reerki kaa.dulguriyo daariskin wax ugutara markay dani kuhaysa dadka kala oogata❤❤

  • @redwaanosman592
    @redwaanosman592 ปีที่แล้ว +29

    Inta Abwaan Saar Soo Araktay ❤

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 ปีที่แล้ว +23

    Hees ay 2 Xassan ku kulmaan oo aan shidnayn ayaanba waayay

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 2 ปีที่แล้ว +27

    Xasan aadan samatar iyo Aamina c.laahi xirsi Erayada waa xasan ganay 💚🔥

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 3 ปีที่แล้ว +25

    Yaa salaam! Heestan oo sidan saafi u ah waan raadin jiray runtii. Mahadsanid Maadeys.🙏

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 11 หลายเดือนก่อน +11

    Anigan maanta dabacsani nabarkaa idamqaayan daain iyo adigaa jira waxa idweenkaraay adiga iyo dadnimadaa waa masterpieces 😔😔❤❤

  • @ahmed_mahamud47
    @ahmed_mahamud47 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowo ilaahay cimriga haku dheereyo xasan haaji cabdilaahi xasan ganay 👍

  • @jacfarwadani2200
    @jacfarwadani2200 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maah hees kaliya waa xikmad soconaysa
    15/10/2024 in Growe Nugaal somalia 🇸🇴
    Dhamaanteen hamigaan leenahay oo macsiya lahayn illahay ha inoo sahlo🤲

  • @Abdirahman_Halane
    @Abdirahman_Halane 8 หลายเดือนก่อน +10

    Duubkii wax kugu tara ❌️
    Doobkii wax kugu tara ✅️

  • @abdirahmanhambalayso4711
    @abdirahmanhambalayso4711 11 วันที่ผ่านมา

    Sixid
    Duubkii wax kugu tara ❌️
    Doobkii wax kugu tara✅️
    Daran cuna kaliishii❌️
    Daran curan kaliishii✅️
    Daan kasta waraabshee ❌️
    Daangaslaha waraabshee✅️

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alle ha u naxariisto amina cabdullahi xersi aamiin aamiin
    Xasan adan samatar caafimad iyo cimri dheer insha allah

  • @NaasirTuuryare
    @NaasirTuuryare ปีที่แล้ว +6

    Daan bari waa hees isku biirsatay abawaan iyo labo fanaan oo aan kala dhicin markii iigu horeey 2010 ayaan magaalada ceelbuur ee gobalka galgaduud ku dhageeysan jiray

    • @nuromarabdi7680
      @nuromarabdi7680 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abwaan kale mahan sxb waa xasan cabdulahi Xasan ganey ruwayadi canka ahyd weye sxb

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 ปีที่แล้ว +7

    29/septenber 2023
    Hbn sabti ah magalada sainpuol ee wadanka america
    Hyaanku waa bilow❤️👸🏼

    • @mrviral4735
      @mrviral4735 ปีที่แล้ว

      Bilow qurux badn kuu rajeynaa🎉🎉

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว

      Sxp Hargeysa ayu ku dhageysan

  • @saleebanibraahim8811
    @saleebanibraahim8811 ปีที่แล้ว +7

    "Anna maanta dabacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo adaa jira
    Wax daweyn karaayee
    Adigiyo dadnimadaa".
    -Xasan Xaaji Cabdillahi (Ganey).

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 11 หลายเดือนก่อน +4

    Habeeen talaada ah ,magaalada Addisaba 2024.

  • @ycoast-majorsky
    @ycoast-majorsky หลายเดือนก่อน +1

    Classic oldies that never gets old.👍

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro หลายเดือนก่อน +2

    2025 yaa dhagaysanaya Daan barri ❤

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku raxmadeyo oo naxariisti janno fardawsa haka waraabsho xasan adan cimri dheer io cafimad wara

  • @mahadwooww4860
    @mahadwooww4860 หลายเดือนก่อน +1

    From abdirisaq jafane✋️

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 ปีที่แล้ว +6

    Riwayadan toos ban u daawaday 80s, heestan marki nin kale guursaday amina cabdilaahi oo leh ada doontay nin taajire orado doono

    • @aminafarah3676
      @aminafarah3676 3 ปีที่แล้ว +1

      magaceed ruwaayada

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aminafarah3676 bidaar sibiq bey ku gasha

    • @liishaaninvestigation6641
      @liishaaninvestigation6641 ปีที่แล้ว +2

      Raage faarax qamaam waxay isku magac yihiin maxed yusf ,wuu xidhanyhy markuu heestan qadaayo.
      Boon xirsi oo booliis ah ayaa xidhaaya

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว

      ​@@liishaaninvestigation6641waxa maxed yusuuf la odhan Ragga faraax qaman lkn boon xirsi aya ka danbey

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +4

    Hestani waxey ku jirtey Riwayadi u Alifay Abwankii weyne ee xasan ganey magacedun wuxu Ahaa Bidar sibiq bey kugu gasha waxa ku dawaday National theater hargeysa hestan waxa wada Qadayey xasan Aadan iyo AHUN Amina cabdilahi xirsi

  • @abdulkaderhassan
    @abdulkaderhassan 3 ปีที่แล้ว +7

    Waqtigii dahabiga ahaa muu soo noqon?

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +58

    It's December 2021 let's see how many legends are listening to this masterpiece 😘

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +5

    Aamina Cabdullaahi Aun Heesta Weey Ku fara Yareysatay.... Xasan Fanaanka La Holin Waayay ..Waxaasaa Fanaaniin lagaa Dhahaa ....Sida Liin Macaanta & Wax Noocaaseey ku Heesaan Fanaaniintan aakhir sabanka soo Baxay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

      Waa markii odayga la siiyay
      Ruwaayadii bidaari sibiq bay kugu gashaa

    • @GuledYusuf-zm6iy
      @GuledYusuf-zm6iy 9 หลายเดือนก่อน

      Kawaran ninka maskaxdiisa ka keenay xasan ganay

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@GuledYusuf-zm6iy meesha cod wanaagsan baan soo raacnay, abwaan anba waan ahay laakiin cod wanaagsan malihi sida xasan aadan samatar

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 3 ปีที่แล้ว +16

    Reerkii kaa dul guuray
    Dariskii wax kuu tara
    Markay dani ku haysaa
    Dadka kala ogaataa...
    Yaaa salaaam codadadkii dahabiga ahaa ee aamina abdilahi iyo hasan aadan iyo midhihii macaanaa ee maskxdii hasan ganay iyo barisamaad

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled ปีที่แล้ว +9

    Rabbi ha u naxariisto aamina abdullahi

    • @jamacsaid808
      @jamacsaid808 ปีที่แล้ว

      Alle hawnaxariisto

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

      Aamiin Yaa rabi iyada iyo intii muslim ah hortend iyo dabadeedba

  • @AbdullahiIsse
    @AbdullahiIsse 3 ปีที่แล้ว +14

    “Markay Dani ku haysaad, dad ku kala ogaataa”

  • @AhmedTola-qv2vi
    @AhmedTola-qv2vi 10 วันที่ผ่านมา

    👑Abwaan xasan ganey 👑
    Nin Isaqa- Habar awal- sacad muuse ..
    🎵🔥 Makhila 🔥🎵

  • @RamadanAto-qs9iv
    @RamadanAto-qs9iv ปีที่แล้ว +1

    Allahayow Ku ii diran
    intaan daadka so dhigay
    Maxaan ku igu diran
    danbar Sooryo uga dhigay

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 2 หลายเดือนก่อน +1

    Duunyada Oo Ah Ceel Qabad
    Daran Cuna Kaliishii
    Doqon Silic Waraabshay
    Ya Salaam Dhaqan Yaqaan Xassan Ganey Allah Haku Xafido Adiga Iyo Xassan Adanba Amina Allah Ha U Naxariisto

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 ปีที่แล้ว +5

    Eshcalaa hees iyo codad dahabiya xasan adan sidu heesta ugu doobiyo ayaba cajiba wu ku raaxaystaa
    Cimriga Alle haw wada barakeyo 3 daba 2 xasan iyo Aamina
    Maadays wan ka helaa heesaha fasiixa o aad so galisan

  • @timonuux7531
    @timonuux7531 ปีที่แล้ว +3

    Heesta anay 8/09/2023 ihaysata
    Iyada oo mexico layga so celiyey
    Ayn congo 🇨🇩 ku dhagysanaya niyadu iga xunty litarikh ayn uqory comment iso ducaya inti aragta

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +1

      Sxp illahaya ha kugu guuleyo hamigaga cawa xagee ayad jogta

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 8 หลายเดือนก่อน +1

      Brother don't worry Farhad baa kadanbeynsa waa aduun iyo xaalkii

  • @PierreNourismael
    @PierreNourismael 7 หลายเดือนก่อน +1

    c raxmaan odey iyo hodan a rahmaan. Amina abdillahi dhashey halkeedii dhigaaya.kuna wada qaada talantaali

  • @liverpoolteam1346
    @liverpoolteam1346 3 ปีที่แล้ว +10

    Kun Jer bad mahadsante
    walhi malinti dhowr Jer ban
    so yara qooraan sadaa madeys
    Adiga iyo waayo waayo wayihi wacna
    Hawl adag bad bulshada u hayzan

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว +1

    Heeskan Doolo u aqaaney balse waan jeclahey kana ugu fcn heesihii hore odhan

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 หลายเดือนก่อน +1

    Doollo gobolkii suugaanta somaliyed my motherland 😢❤❤❤

  • @mubasharabdi9391
    @mubasharabdi9391 2 หลายเดือนก่อน +1

    29/10/2024 Insha allaah 10 sano kadib baan soo raadin doonaa

  • @Omarjireeemario8
    @Omarjireeemario8 หลายเดือนก่อน +1

    Sugantaa saxdaa ahyd watana xasus 2015 ayan ariga kumeyrici jiraay olaaah

  • @shariifgoley9825
    @shariifgoley9825 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yar fasiraaya ayaan tik tok ka soo arkay ee maba aqoon heestaan

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 11 หลายเดือนก่อน

      *HALKAAD U BAAHAN TAHAY IN LAGU FASIRO?*

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 9 หลายเดือนก่อน

      Heesaha qaaramiga dhageyso sxb waad fahmey

  • @AhmedDhuule
    @AhmedDhuule 6 หลายเดือนก่อน +1

    Channel-kan nin so jabay baa leh 100%

  • @AbdirashidMohamed-gd9dn
    @AbdirashidMohamed-gd9dn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhagaysanaaya 12/10/2024
    axyaa qaraami

  • @saaidosmanfarah9915
    @saaidosmanfarah9915 10 หลายเดือนก่อน +3

    I can't stop listening it❤❤❤❤❤

  • @ahmeddaacad1282
    @ahmeddaacad1282 4 หลายเดือนก่อน +1

    Listening today 5th September 2024 waa malin xasuus iguleh markaay Dani kuhaaysaa dadka kalabarataa ila maxan wax badn bartay

  • @abdinasirmohamed4739
    @abdinasirmohamed4739 5 หลายเดือนก่อน +1

    High way 16 on my way to
    Prince Rupert
    30/7/2024
    Xasan adan iyo heestanba ilaa iyo yarantaydii waan dhagasanayay
    I dont knw lakin waxay kahadlayso waa qisonyindhacay ama hada tagan

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 3 ปีที่แล้ว +5

    Darka kaagii oo tuban dangaslahaa waraabshee weeye saan filayo

    • @kaisemohamedadem5286
      @kaisemohamedadem5286 9 วันที่ผ่านมา +1

      Waa Dan gartaha waraabsha, oo macnaheedu yahay ninka garta in xoolahan dani ceelka keentay oo aanu lahayn cid u ceelalyoota

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 9 วันที่ผ่านมา

      @kaisemohamedadem5286 dan gasle armuu yahay nin gar leh.

  • @abdirahmanwehliye368
    @abdirahmanwehliye368 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan xasan ganeey waa dhaqan yaqaan sido kle waa jaceel yaqaaan

    • @nuromarabdi7680
      @nuromarabdi7680 11 หลายเดือนก่อน +2

      Dhaqanka haa lkn jacelke was Abwaan Maxamed Cali kariye sxb

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ku jirtay heesihii ugu horeeyey ee aan maqlay anigoon tv Radio iyo mobile midna haysan.

    • @abdinasiryasinali8261
      @abdinasiryasinali8261 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan filayaa micanaha nin dhalin yaro ah oo markaa garkii marey 30 ilaa 40 jir ah sxiib

    • @maxdar11
      @maxdar11 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdinasiryasinali8261 wa sidaa inader waa daan-gasle waa nin dhalinyaro ah oo xoog ah oo gadhkii usoo baxay .

  • @MohamedBakayle
    @MohamedBakayle ปีที่แล้ว +3

    Waxa layaableh raga sidan kamanka xabeebta ugu samaynaya jaalle rag waa ragi hore

  • @abdaa8152
    @abdaa8152 3 ปีที่แล้ว +8

    Nabarada damqanayaa
    Waa dabar waqtigu sido
    Deeqdii allana maqan
    Cajiib 💯💯💯💯

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Baydka xasan ee u dambeeya waad khaladay
    Waa
    Koluu daad mareenkiyo
    Dacda nugulku kuu dhaco
    Ama uu dadba u baxo

  • @ahmedomar7203
    @ahmedomar7203 3 ปีที่แล้ว +8

    AdiGo aan igu digan
    Ana aaan kugu dayan
    Nabarada damqanaya
    Wadabar waqtigu sido
    Deeqdi Alle na maqan
    XG_♡x.A.samatar
    Legend

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 7 หลายเดือนก่อน +1

    Amina abdilaahi. Esh qiyaasak waxaasa Fanaanada. Cod
    2 xassan iyaguna Kaladaran Abwaan X ganey iyo Fnaan X aden smatar. Orginal. Heestu halkeedii weli lama soodhigin

  • @hassanmohamed-v3x
    @hassanmohamed-v3x ปีที่แล้ว +5

    Irir samale guuleysta

    • @mohacadde824
      @mohacadde824 ปีที่แล้ว

      Caafimaad u baahan thy

  • @samiirabdi7486
    @samiirabdi7486 ปีที่แล้ว +3

    Aun maamo aamino cabdulahi xirsi waxaan markale daawanayaa heestan qiimaha badan ramadaan oo 13bari mareyso 3/april/2023 inta daawaneysa dhimashada mamada kadib isoo raaca

  • @cabdinuurm.xareed1084
    @cabdinuurm.xareed1084 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa iifasira 1.daan Bari
    2.doollo😢

  • @abdishakurhillowle5674
    @abdishakurhillowle5674 11 หลายเดือนก่อน

    From Abwaan Saar ❤

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Woow youtube très geniale very good ❤❤❤you my yourube plus pertinent que tik tok 7:04

  • @mohamedmaalin7011
    @mohamedmaalin7011 ปีที่แล้ว +1

    War heedhe waan yaabaye doolo iyo wardheer mxa hees walbo loo so mariyaa

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว +2

    2023 April 1st baan dhegaysanayaa, iyada oo goor sheegtayda Kalifoorniya tahay kowdii habeenimo. Ahun Aamina Cabdilaahi

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +1

      Cawa ayan ku dhageysan gurigeyga hargeysa sacadun waa 12 haben Nimo

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว

      @@xuseendhangub9704 maasha Allah Hargeeysa. Anigu reer Burco ahay

  • @mohamedjimale7640
    @mohamedjimale7640 3 ปีที่แล้ว +1

    @ Maadeys sxb heesaha riwaayadan ee bidaari sibiq oo sidan nadif ah so badi

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi ปีที่แล้ว +6

    Best song ever ❤

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว +3

    Ma erayaa ma codadbaa ma music baa cajab wakhti wacan anoo 18 jira aduun udgoon nabad jacayl daacadnimo sharaf cisi allaw adaa shalayna na siiyay maantana dadaan jiro mooyee inta kale rabaw noo soo celi adaa kara,e

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 ปีที่แล้ว +2

    Aamina Clahi allaha u naxariisto
    2023 Sep

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Bidaari sibiq bay kugu gashaa Erayadii Xasan X. Cabdillahi Xasan-ganey Amina Cabdillahi Naxariis waasaca iyo dambi dhaaf mawluhu ha ugu deeqo Laba Xasana cimri dheer iyo cibaado suuban iyaga iyo inagaba Aamiinta raaciya Please

  • @nuromarabdi7680
    @nuromarabdi7680 11 หลายเดือนก่อน +2

    Erayadi Abwaan xasan cabdulahi Xasan ganey
    Codki samatar iyo amiina cabdulahi xirsi

  • @abdiasishubse996
    @abdiasishubse996 3 ปีที่แล้ว +3

    frist one

  • @durdurfilms
    @durdurfilms 11 หลายเดือนก่อน +1

    2014 intii dhagystay iyadoo audio ah

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa sheegaaya Ruwaayadaa iyo Sanadkii ay ahayd Ama ladhigay Ruwaa yadaa

    • @husseinkhadar1267
      @husseinkhadar1267 ปีที่แล้ว +1

      Riwaayada waxa la yidhaahdaa Bidaari Sibiq bay kugu Gashaa. Sanadkuna waa 1981

  • @Somalimotiv
    @Somalimotiv 11 หลายเดือนก่อน +2

    From abwan saar

  • @maslalah
    @maslalah 11 หลายเดือนก่อน +2

    2024 17 February inta abwaan saar taqaaan ❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +2

    Daan barri❤

  • @abwaaniidlechannel5891
    @abwaaniidlechannel5891 ปีที่แล้ว +3

    Beyjka dambe nagasax sxb
    Kuluu daad mareenkiyo,✅
    Dacda nugulku kuudhaco,
    Ama uu dadba ubaxo.
    Daw daad mareenkiyo❌
    Hadii qoraalka si khaldan lo qoro, Da,yarta oo khalad fahanta iyo macnaha erayada oo luma ayaa laga dhaxlayaa

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 11 หลายเดือนก่อน +1

    Markey Dani Ku Heysaad Dadka Kala OgaaTaa✅✅🤦‍♂️

  • @MoalimYusuf
    @MoalimYusuf 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @paulpogba6149
    @paulpogba6149 ปีที่แล้ว +2

    8/10/2023 00:00 ❤❤😊

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed4239 ปีที่แล้ว +1

    Maanta muqalka abwaan saar so dawady heestana so raadiyay jaceyl ina sheegto aan rbaa hdi an ku guuleysto wn kuso labani halkan😅

  • @mohamedabdukadir3631
    @mohamedabdukadir3631 11 หลายเดือนก่อน +1

    10-Feb-2024 haben axad so galayso aniga iyo saxibaday wxn wda fadhinay maqaxi ku tal Dubai mall kaso hor jeedkisa

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 2 ปีที่แล้ว +2

    #LyricsSongDaanBARRI
    #AaminaCabdilaahiAHUN
    Daan bari adoo yaal
    Cirkoo doollo ka onkoday
    Beeshoo ah doog raac
    Adna awrta dabar Li'i
    Intooy kaaga daateen
    Labbaddaadi aar dilay
    Dusha waxaad ka raratana
    Kolay tahay dameer hayn
    Reerkii kaa dul guuriyo
    Dariskii wax kugu tara
    Markay dani ku haysaad
    Dadka kala Oggaataaa
    Anna maanta dabacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo adaa jira
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    #HassanaadanSamatar
    Addaa doolo iyo hawd
    Deegaanta taalliyo
    Doogga u hawooddee
    Ninkaan daaqsin maqaleed
    Daruuraha ku hoorriyo
    Duleedkiisi ka cabbayn
    Darraankiisii oo madhan
    Xarragana iskaga tegay
    Diiftiyo Jacaylkiyo
    Diihaalka kaa baddan
    Waayahana kaa daran
    Danta hawla Cabbanine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayyan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabbar wakhtigu siddo
    Deeqddii ALLE-NA maqan
    #AaminaCabdilaahiAHUN
    Duunyada Oo ceel qabad
    Darran cuna kaliishii
    Doqon silic waraabshiyo
    Addoon geesi daafaca
    Midna ceelal-yo u diran
    Xoolahoo daf soo yidhi
    Darka kaagii oo tuban
    Daan gaslahaa waraabshee
    Kii sii dur duurshiyo
    Doobkii wax kugu tara
    Markay danni ku haysaad
    Dadba kala Oggataaa
    Anna maanta debacsani
    Nabarka i damqaayana
    Daa'in iyo addaa Jirra
    Wax dawayn karaayee
    Addigiyo dadnimaddaa
    #HassanaadanSamatar
    Koluu daad mareenkiyo
    Dacda nugulku kuu dhaco
    Ama uu dadba U baxo
    Oon lama dareertee
    Ninka WEBBI diraaciyo
    Dur dur maro agtiisee
    Biyo uu u doontiyo
    Dunquruur ka quustee
    Galaan beenyo dari karin
    Duunyana warkeed nacay
    Waayahaana kaa daran
    Danta hawla caba-nine
    Addigoo aan igu diggan
    Anna aanan kugu dayan
    Nabaradda damqanayaa
    Waa dabar wakhtigu siddo
    Deeqdii ALLE-NA maqan
    __________________________
    Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii ugu heesaha cuslayd ee BIDAARI SIBIQ BAY KUGU GASHAA- 1976 riwaayada waxa curinteeda Lahaa Abwaan Hassan Ganney-: heestan waxa codka ama laxanka u sameeyey Hassan Aadan halka kabanka uu garaacayo GOOBE AHUN Darmoogadana ay tumaysa SHAMSA Cumar AHUN -. Heesta waxa si heer sare ah ugu wada luuqaynaya Legend, Cod Libaaxle Hassan aadan Samatar iyo Aamina Cabdilaahi Xirsi AHUN iyadda iyo intii dhimatayba- Aamiin.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waaya waayo ❤❤❤❤❤

  • @dalmarabdirahman3342
    @dalmarabdirahman3342 24 วันที่ผ่านมา

    Adigoo an igu digan
    Anna aanna kugu dayan
    Nabarada damqanayaa
    Waa dabar wakhtigu sido
    Deeqdiinallana maqan! 5:03

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 2 ปีที่แล้ว

    Waa hees qaali ah

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว

    anbalyo sxbkaykayga qaaliga ah maadeys

  • @gardaasemedia9712
    @gardaasemedia9712 ปีที่แล้ว +17

    28/7/2023👍👍👍

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 2 หลายเดือนก่อน

    Orginal The best ❤

  • @almukhtaarihajihussein5626
    @almukhtaarihajihussein5626 3 หลายเดือนก่อน

    22 Sept 2024
    Supx hore safar qabad weeyi
    Jawigigy
    Reerkii kaa dul guriyo
    Deriskii wax kugu tara
    Mrka dani ku hysa
    Dadka kala ogaata
    Amina abulahi hirsi

  • @GuledYusuf-zm6iy
    @GuledYusuf-zm6iy 9 หลายเดือนก่อน

    Xasan ganay legend noolow caafimaad qab

  • @ceebla82
    @ceebla82 11 หลายเดือนก่อน

    Yaa salaam❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo dadnimadaa’ hada ha ilaabin dunta qofnimada

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm หลายเดือนก่อน

    Deeqdii allana maqan waar nin ilaahay haysta weligaa haw dardaarwin

  • @Happy3DModel-nt8xe
    @Happy3DModel-nt8xe 11 หลายเดือนก่อน

    Alla ya,cimra dawiila

  • @abokorabokor1841
    @abokorabokor1841 8 หลายเดือนก่อน

    Aamina cabdilaahi
    Daan bari adoo yaal
    Cirkoo doollo ka onkoday
    Beeshoo ah doog raac
    Adna awrta dabar li'i
    Intay kaaga daateen
    Labadaadii aar dilay
    Dusha waxad ka raratana
    Kolay tahay dameer hayn
    Reerkii kaa dul guuriyo
    Dariskii wax kugu tara
    Markay dani ku haysaa
    Dad ku kala ogaataa
    Ana maanta dabacsani
    Nabarkq i damqaayana
    Daa`in iyo adaa jira
    Wax daweyn karaayee
    Adigiyo dadnimadaa

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 3 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah

  • @abdisalam4728
    @abdisalam4728 3 ปีที่แล้ว

    heestan bass waalan baa ku jira

  • @IsemalKadra-xh3hp
    @IsemalKadra-xh3hp 8 หลายเดือนก่อน +1

    Woow ĵaime le youtube🎉🎉🎉🎉🎉

  • @babamarwan7618
    @babamarwan7618 2 ปีที่แล้ว +1

    Yah salaam what a song

  • @Shucayb_Ahmed.
    @Shucayb_Ahmed. 11 หลายเดือนก่อน

    2024 wali waan jeclhy❤