Heesihii Riwayadii Jin iyo Jaceyl | Curintii Abwaan Xasan Cabdilaahi Ganey 1975 KABAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 13

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 ปีที่แล้ว +3

    WAAH WAAH CAASHAQ MINSAMAAN ADUNYAA
    MASHRAXIYA WA INSAAN MUMATALIIN

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 7 หลายเดือนก่อน

    Cibaaro Kuma jirin Jin Iyo jaceyl ee waxey ku jirtay jeel Iyo jihaad

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 ปีที่แล้ว

    Jin iyo jaceyl

  • @abshircismaan5429
    @abshircismaan5429 ปีที่แล้ว

    Yaa laxamiiyey heesaha

  • @MuseArisak
    @MuseArisak 9 หลายเดือนก่อน

    Heeska "Yabaal" kuma jirin ruwaayadba oo seeko ayuu ahaa.

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv ปีที่แล้ว +1

    waxaanaa heeso la dhahaa

    • @aliabdi-ys4uv
      @aliabdi-ys4uv ปีที่แล้ว

      heesta geedigii hayaanka aaway cigaal

  • @adamabdi743
    @adamabdi743 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heesta yabaal ama adigaan ku yeeshoo kuma ay jirin riwaayadan lkn waxay kamid tahay heesaha aan ugu jeclahay kuwa khadra. Waxaan idin kaga mahad celin heestan iyadoo uu Cigaal u garaacayo kabanka waan waayay waa original maadaama uu laxanka isagu leyahay caadina ma aha kaban macaan ayaa saaran

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 ปีที่แล้ว

    Heesahaan iyagoo hal hal ah oo Kaban ah lama helo miyaa sxb