RIWAAYADA XILDHIBAAN

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 36

  • @gaadh-haye9481
    @gaadh-haye9481 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhuun Kaare waa Actor buuro ah kii xumaayee Baradho ee madhax laha ahaa waa laga raystay

  • @osmanismail21
    @osmanismail21 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashalah soo badiya riwayada dagdag u soo daya qaybtii labaad ee xildhubaan walahay qosol miidhan aad baan ugu farax sanahay inu abwaan Janagale soo noqday saa kuwada oo riwayado badan soo dayaa keep going jamal iyo janagale ❤❤

  • @fardusmusesaqadhi7743
    @fardusmusesaqadhi7743 3 ปีที่แล้ว +4

    Best film wlhi keep going my brothers waaqica jirah mnta

  • @essateddyofficialmusic
    @essateddyofficialmusic 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi Waa riwayad xaqiiqada manta jirta ka hadlaysa xildhiban sida xoolaha lookala iibsanayo dadki Soo dortayna khiyaamay

  • @macalin527
    @macalin527 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhay waa run jirta

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 2 ปีที่แล้ว

    Full talent

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 3 ปีที่แล้ว +3

    Saa kuwada riwayadaha marka aad isla matashan jamal iyo janagale beste qosol miidhan run ahantii walahay saa kuwada aad baan idiin tageerna

  • @abdifatahkarshevlogs1796
    @abdifatahkarshevlogs1796 2 ปีที่แล้ว

    Jamal guulayso ✅

  • @ahmedbarud7029
    @ahmedbarud7029 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti Waa Xaqiiqa Dhab ah Tuug so shaqtagtay

  • @AlBuraowe
    @AlBuraowe 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaqica jira ayay si fiican u matalaysa, qayb labaad sxb soo samee. Good luck

  • @apdisalanmohamed7992
    @apdisalanmohamed7992 3 ปีที่แล้ว +3

    hakis iyo team kiizu inaga ciLmi badan aLbaabka la zudhay macraphone

  • @AOH4963
    @AOH4963 2 ปีที่แล้ว +1

    8:18😅😁😅🤣🤣

  • @jarmaliyojacayl8254
    @jarmaliyojacayl8254 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u socda

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 3 ปีที่แล้ว +5

    Legends baad tihiin wlhy tuugta kor iyo hoos ba wax waa ugu sheegteen

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhh waa melaad qatara hhhhhhhhhj😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nimojama176
    @nimojama176 3 ปีที่แล้ว +2

    Halkeeda ayad dhigteen Riwayadan part two gii ban idinka sugaynaa

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 2 ปีที่แล้ว

    Wxy mezhu libiyay noqotee 😅😅

  • @xamdaxasan7170
    @xamdaxasan7170 3 ปีที่แล้ว +5

    Halkeedaad dhigteen wllo hore usocda👏👏👏👏👏👑

  • @khaledahmed-ee3rc
    @khaledahmed-ee3rc 3 ปีที่แล้ว +5

    Nio laakin albaabku ma calan kii kulmiyaa yaa ila dareen san 😂😂😂

  • @najaxmaxamed4620
    @najaxmaxamed4620 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kulah kodhki kidhac qatay

  • @user-pr1bu5bc5u
    @user-pr1bu5bc5u 3 ปีที่แล้ว +1

    😂🤣😅🤣🤣😅😂

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar xaree xaree bal kan horta xaree 😁😁😁
    Maxad haysay de 31 yaryar kulahaa 🤣🤣
    Ala reer burco jecliyaaa

  • @abwaanhashi3429
    @abwaanhashi3429 3 ปีที่แล้ว +1

    Horumar balaadhan wlaal

  • @garxajizmire2565
    @garxajizmire2565 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 3 ปีที่แล้ว

    Dhuun Kaaree Channel TH-cam U Sameeya😅😅😅🤣😂

  • @user-uh9uq8so8k
    @user-uh9uq8so8k 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar Waad NaWasheen Illahy Ha naga WaaLeh🤣

  • @sacadhassan9184
    @sacadhassan9184 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkk intarsia. Dambe.iyo.intaaso.hoore

  • @Zhiino434
    @Zhiino434 3 ปีที่แล้ว

    Kkj

  • @abdimahad8653
    @abdimahad8653 2 ปีที่แล้ว

    Imika xildhibankayagi hakis miya la ibiyay🤣🤣

  • @saaweelo1447
    @saaweelo1447 3 ปีที่แล้ว

    Guriga reer musa care ah baa leh 😁😁😁

  • @nimojama176
    @nimojama176 3 ปีที่แล้ว

    Nin kan gaadhka ahi wlhi talent buu leeyahay 😅😅

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 3 ปีที่แล้ว

    🤣😅Baryahan Riwayadaha Wanagu Yaresaye

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 2 ปีที่แล้ว

    Wxy mezhu libiyay noqotee 😅😅

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂