SOORAAN IYO JAWAAN | NEW FILM | YAA U DIIDAN XAQOODA?? !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 🔴 🔴 SUBSCRIBE★SHARE★COMMENT🔴 🔴
    ★ Sooraan And Jawaan Film Production ★
    ★★www.sooraanjawa...★★

ความคิดเห็น • 235

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +100

    Sooraan iyo jawaan madadaalo waxay tahay iyaga ayaa nabaray ilahay cimrigoda hadheereyo janadii fardawsana hakawaraabiyo ameen yaarabi🙏

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle cimriga iyo caafimaadka haw barakeeyo M I Warsame Hadraawi
    Raxmaanku naxariistii Jano hawgu Deeqo AUN legend Ibraahim S Sooraan🤲😢

  • @caynashezalax5372
    @caynashezalax5372 3 ปีที่แล้ว +37

    Ninka Dumarka Qiimahooda garanaaya waa ninka Qacliga U Saaxiibkaa WlhY nin Xalaal lagu dhalaY Dumar inuu xumeeyO kuma fakarO Alle Dumarka SOomaaliyeeD Haynoo XifdiyO❤️

    • @xareed1
      @xareed1 3 ปีที่แล้ว +1

      lkn xaqoodu wakaydiintu sheegtay ragana xaqoodu wakaydiintu siisay

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 3 ปีที่แล้ว +10

    Ragow Allah ka biqi maysaan ,dumarka ka xishon maxsaan ,akhiro xeerin maysaan,Alaah ha naga kiin qabto waa intiina xune.

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 3 ปีที่แล้ว +8

    Soraan iyo jawaab legend actor Ar riwayadan xamda iyo abdirahman hello ku jiro soo badiya walahay soo dayaa iyadoo wakhtiguna dheer yahay

  • @mudicade8633
    @mudicade8633 3 ปีที่แล้ว +5

    Xamda joon gabar anjeclaa keep going sis without forgetting the Two living Legends Soran and jawan

  • @sayidomar7516
    @sayidomar7516 3 ปีที่แล้ว +18

    Irdho qaado ragoow
    Naftaad aasi taqaan
    Waad abuuri kartaa!
    Maxamed Ibraahim Warsame "Abu-hadra"

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 3 ปีที่แล้ว +17

    first one haddad commentigaygan aqrinaysid like

  • @xareed1
    @xareed1 3 ปีที่แล้ว +12

    *HADRAAWI HALYAY QARAN*
    *sooraan iyo jawaan❤*

  • @kamiin4334
    @kamiin4334 3 ปีที่แล้ว +2

    inta aragtay in sooraan madawayso timaha marsaday like ha ku qabtaan

  • @Maftuuxgool
    @Maftuuxgool 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha uu naxariisto sooraan

  • @cismaansaleeban18
    @cismaansaleeban18 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qosol igumahadhin ilhy cimriga iyo caqligaba hydiin barakeeyo

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +15

    Afar markhaati haday joogaan way ka qaban lahaayeen kkkkkkkkkkkk

  • @akamadem3858
    @akamadem3858 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan iyo Jawaan hore u socda, bulshada dhibatada haysata ka hadla....AKAM Adem Minutes........

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )نننن

  • @abdirahmanciiltire4346
    @abdirahmanciiltire4346 2 ปีที่แล้ว

    Alle Ha U Naxaristo sooraan

  • @Zakariye.abdilahi
    @Zakariye.abdilahi 3 ปีที่แล้ว +9

    Soo badiya wan Ka helnay wlhi
    Wan jeceylhay gablah Somaliland inay horumar gadhan ilhay ha daaye barlaman bad tidhiye adunko dhan inad qabsatan jcylhay gabdhi ninay la dhalta garnay ♥️♥️

  • @engabdalla114
    @engabdalla114 3 ปีที่แล้ว

    Sooran & jawaan and azxaabtooda
    Alle ha idin xafido realy is director alle dumarka soomaliyeed ha inoo xafido aaminn

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 3 ปีที่แล้ว +7

    Viva soraan & jawaan ❤️❤️❤️

  • @عبدالرحمنمحمود-و5ر7ظ
    @عبدالرحمنمحمود-و5ر7ظ 3 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan iyo jawaan marka hore aad ayay umahadsanyihiin intaa kadib waxan udirayaa fariin:
    Waa sax in laga hadlo dulmiga dumarka lagana badbaadiyo xumaanta iyo waxan ay dhigteen gaaladu lkn waxa aan aad uga naxay in inantii ay ku taageeren in ay isisoo sharaxdo waayo allaah waxa uu yidhi وقرن في بيوتكم guriga aya la amray inay joogaan, nebiguna wuxu yidhi صلى الله عليه وسلم ma liibanan dad ay dumar madax uyihiin لا يفلح قوم ولوا أمرهم امرأة
    Arimo aad uga daran waxay qabanayaan ayaa dhacaya haday madax noqdaan shaqo logu talo galayna maaha dhibatoyin waaweyna waa ay sababayaan , gaalada ayaa wax ka dheefi lahayd dumarka madaxda ah
    Hana ogaadaan in dulmiga ay galadu saxeexday aanu ka xunahay
    Sido kale aanu ka xunahay dumarka madaxda noqonaya sharcogoo diiday darteed
    Waxana ka codsanaya in ay sooran iyo jawaan allaah utobad keenaan culimadana weydiiyaan fahmaana
    Iga gaadhsiiya sooraan iyo jawaan waanadaaaa

  • @hoodomawliid576
    @hoodomawliid576 3 ปีที่แล้ว +6

    Soraan iyo jawaan
    Waxy matalaaan wx marwalpa bulshada dhex yaala oo xaqiiqa

  • @fadumonurannimohamed625
    @fadumonurannimohamed625 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshalhu waay saakoy wanagasan 🌷🌺🥀💐☘️

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +4

    12:00 😂😂😂 muxu yidHi Sooraan
    SoodiGii Hadeer nA sHeeGayay 😅

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA ALAAH ADERO SOBARBAAR
    MCN YAAA GABDHA YAR NAGU DIRAY
    WAY NAGA YAABISAYE
    👍👍👍👍👍👍😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @muniircali2248
    @muniircali2248 3 ปีที่แล้ว +3

    😭asc waxn ahay wiil somaliyed paliis igucawiya supiscarb🙏🙏🙏👈

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 ปีที่แล้ว +11

    Xasuusin
    Waxa qutux badan in aad kala saartaan wax yaabaha ay soomalidu dhaqan ahaan u diiday dumarka lkn islaamku u ogol yahay iyo wax yabaha ay soomalidu dumarka u diiday islamkuna uu sidookle u diiday
    Tusaale
    1 in ay gabadhu wax barato waliba wax barasha uun maahe wax fican in ay barato islaamku wuu dhiirigaliyay lkn soomalidii horena way u diidi jirtay dumarka waxbarshada marka tasi waa mid inagu dhaqan ahaan inaga qaldan wana in aynu saxnaa
    2 waxa jira wax islaamku xaarantimeeyay oo ay soomaliduna xaaran timaysay marka dumarka laga hadlayo taasna waa in ay gabadhu xaakim noqoto ama ay suladaan naqoto ama ay madaxwayne noqoto ama wixii xil ah ee sare lkn markaa habka cilmaaniyada ama dastuurka gaalada lageegayo waa waajib inay gabadhu xil qabato xataa madaxwaynaha markaa taa galadana waynu raaci karnaa tan islaamkana waynu raaci karnaa waaayo labadaba jano iyo naarba ka yaal dee ama loo sameeyay
    Majirto xalaal iyo xaran wax yaroo u dhaxeeyaa Islaamku haduu wax xaarantimyo waa qalad inad xukun kiisa jabisaa lkn waxa kuu faran inaad raadiso sababta ilahay iyo rasuulkisu csw ay waxan u xalaaleeyeen
    Islaamku waxna waa xaran waxna waa xalaal uun hadaad maantoo dhan fikirto sida ilahay iyo rasuulku arimaa yidhaahdeen si kafican ma hali katid
    Asc in aan maqaal dheer ka qoro waan jeclaa lkn meshaan ii deeqayn

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 ปีที่แล้ว +9

    wax walba waxay xumaadeen markii diinteenii suubaneyd lagarab marey.
    ee dumarkii jirkoodii cawrada ahaa inta qaawiyeen magaalada usoo banbexeen Allow diinta nagu astur

    • @raqiyaali6721
      @raqiyaali6721 3 ปีที่แล้ว +1

      Ragguna diinta way garab mareen oo indhaha hoos u dhigta baa la yidhi iskadaaya khaladkan aad dumarka saaraysaan.

    • @waxanimacagahaygiibaa2814
      @waxanimacagahaygiibaa2814 3 ปีที่แล้ว

      Waxaasi waa sheeko caruureed.
      Bal hal wax oo fiicnaan jiray ii sheeg.

    • @muslimmiskiin-alle146
      @muslimmiskiin-alle146 3 ปีที่แล้ว

      Waligeen ayaynu dumarka kufsan jirnay oo aynu haddana u guurin jirnay kii ku tacadiyay

  • @bashir871
    @bashir871 3 ปีที่แล้ว +5

    Itay wax ka hadlayaan may inanta masarka qabso yidhaahdaan

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 3 ปีที่แล้ว +7

    👉❤Wll ilaahay hakuu aqbalo ( Aamin ) 🤚
    Labadaada waalid ilaahay hakuu caafiyo haday noolyihiin Haday 😭😭Dhinteena ☝️ ilaahay ha
    Unaxariisto ( Aamin )
    Wll subscribers igu caaawi waa iga codsi wll👍❤✌

    • @kaztova5901
      @kaztova5901 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuu zaray lkn hadhow uun haka badalin chanalkaagaca

    • @FarxanTopaz
      @FarxanTopaz 3 ปีที่แล้ว

      @@kaztova5901 Wl maxaa kawadaa

    • @kaztova5901
      @kaztova5901 3 ปีที่แล้ว

      @@FarxanTopaz magaca haka badalin youtapka

    • @FarxanTopaz
      @FarxanTopaz 3 ปีที่แล้ว

      @@kaztova5901 ok Wll

  • @safwaantaariikh7676
    @safwaantaariikh7676 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu Akbar

  • @mohazproduction1498
    @mohazproduction1498 3 ปีที่แล้ว +8

    Ruwaayad Fikiro badan xanbaarsan.mid
    1:islaam
    2:mid calmaaniyadeed

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh Allahayaw HabLahayaga Noo dhawr shatafta leh 🙏🙏

  • @azmarshorts6729
    @azmarshorts6729 3 ปีที่แล้ว +4

    Jawaaan iyo sooraaan 😂 rageediii 😅🤩😅😅

  • @cawaalekayse6590
    @cawaalekayse6590 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkay c/casiis bilaa bisin waan ku salaamay wll

  • @abdifataxabdilaahi4099
    @abdifataxabdilaahi4099 3 ปีที่แล้ว +1

    Afar markhaati hadday jiraanba
    Waaba ka qaban lahaayeen
    Waa dhab wlhi hadalkaasi

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 3 ปีที่แล้ว +8

    Soᴏʀᴀᴀɴ 🔱Jᴀᴡᴀᴀɴ Lᴇɢᴇɴᴅᴢ✌️✌️😁😁

  • @jaabirabdilahi7545
    @jaabirabdilahi7545 3 ปีที่แล้ว +2

    Wr hlkaa dhamaantiin baa indka salaamy si gaara wx usalaamy Abdicasiis abdilaahi siciid salaan sarre

  • @abdiasiiscamoofficiall8457
    @abdiasiiscamoofficiall8457 3 ปีที่แล้ว +12

    First one hore usoco
    Subscribe pkz

    • @somglobal4472
      @somglobal4472 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuu saare wll adne ii saar sabiskaraab

  • @cabdullahiaxmed6426
    @cabdullahiaxmed6426 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi inanta maasada tirisay aad iyo aad ayaan usalaamayaa masha alaah tolow magaceed abwaanada

    • @cabdullahiaxmed6426
      @cabdullahiaxmed6426 3 ปีที่แล้ว

      @Dube Ali iyadu matirin miyaa sxb ee wey soo xifdisay

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 ปีที่แล้ว

      Xamda joon ba ladhaha wxay ka mid tahay kooxda Daimon films ee Madar iyo Dayax aasaasen wll

    • @cabdullahiaxmed6426
      @cabdullahiaxmed6426 3 ปีที่แล้ว +1

      @@karimhasan8967 aad baad umahadsantahay wall qaali

  • @boqoradaofficial2209
    @boqoradaofficial2209 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaal subscribe iisaara waxaan ciyaaraa pubg games 😍

  • @عبدالرحمنمحمود-و5ر7ظ
    @عبدالرحمنمحمود-و5ر7ظ 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaynu sharciga ku dhaqano waa la liibaanayaa
    Sharcigana waxa ka mida
    1 dulmiga in laga fogaado
    2 khatarta kufsiga iyo xukun kiisa
    3 dumarku inanay madax noqon karin
    4 diinta in la fahmo oo culimada loo daba fadhiisto aana la odhan wax aan sharciga ku qotomin

  • @Hassanabdi-sm9ch
    @Hassanabdi-sm9ch 2 หลายเดือนก่อน

    Allah yarxamu sooraan nin na ma jecla inuu arooska iyo madaxtinimada ka xanuunsado😂

  • @keenadiidarab2503
    @keenadiidarab2503 3 ปีที่แล้ว

    Haaji sooran ismaciil suguleH cimriga rabi HaraajoH

  • @khadarmohamed1971
    @khadarmohamed1971 3 ปีที่แล้ว +1

    She's talented wallahi, may god Bless you sis

  • @mawliidyasiin535
    @mawliidyasiin535 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi xamda yar waxay ka hdashy waan ku raacsaney

  • @a.abdalla3167
    @a.abdalla3167 3 ปีที่แล้ว +4

    Inta hableheena Sharafta leh in la dhibaateeyo diidan Subscribe dhac iigu siiya ❤️ Hooyadaa jannada allaha geeyo in Sha Allah ❤️

  • @JacfarmohaJacfarmoha-jb1jk
    @JacfarmohaJacfarmoha-jb1jk ปีที่แล้ว

    Soodaa waada❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naasirfanax6641
    @naasirfanax6641 3 ปีที่แล้ว +4

    sooran iyo jawaan labo lagend 🙏

  • @apdirashiidabdilahi8479
    @apdirashiidabdilahi8479 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alllah

  • @Irrisolticrimini
    @Irrisolticrimini 3 ปีที่แล้ว +5

    Ugu horyn dhaman aad ban idiin salamaya ta 2aad wxn jecelahay inan haL eray ka dhaHo ta ay inantu ka dhawajisay ee dumarkuna ka siman yihiin o ah mnTa gabdhu mrky wx brato wxy u so istaagysa inay isu sharxdo inay u doodo dumarka io dadka Dulman ... kadib marki la doorto hdhaw wa qoF shaadh ka wayn lo galiye wxi ay isu sharxday wayba iska ilawdaa Iyado ku mazhqulyza danheeda gaarka... bal hdaba waaye wa iga suaale mrkad tiini wax garadka ahyd caynka samayso kuwii dulmina ya u maqan manTa ragi somaliyed wad arkayzan hlka io mabda.a ay idinka aminsaYihiin Mark'd idinku isjecLatan wa hubal xata inydan rag wax ku sugayn🥰
    Ragana waxn u sheegaya war ragaw hlkaynu ka dhismayna wa dumarke dumarka hala.ilashado😘
    Respectfull to all my lovely sisters👏

  • @abdijabaarmohamoud9873
    @abdijabaarmohamoud9873 3 ปีที่แล้ว +3

    inantaasi gabay gii hadraawi bay noo tirisay lakin isagu wuxu ka hadlayay raga qayila aduu maxaa u jeeda aniga waxaa ii dhadhamay ku xumayn rage ragna xuman male aaabo geesinimada kugu so koriyay ka kow ah

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan qoslay afarta qof wey ka qaban lahaayeen kkkkkkk

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 3 ปีที่แล้ว

    Sooraan & jawaan iyo kooxdooduba wey salaamanyihiin

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 3 ปีที่แล้ว +1

    Amarka ilaahay markaan sooraan arko xataa isagoon hadlin waan iska qoslaa runtii waa mucjiso

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +1

    Erayadaas waan kuqiirooday wlhi

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim 3 ปีที่แล้ว +5

    First No views and no like
    Wll subscribe igu caawi aniga Aya ugu horeeye

    • @somaliaxsan5211
      @somaliaxsan5211 3 ปีที่แล้ว

      wll subscribe wa ku saaray adigana ii saar mahadsanid

  • @abdullahim.agarasow6992
    @abdullahim.agarasow6992 3 ปีที่แล้ว +2

    First viewer

  • @bashiirnuur9004
    @bashiirnuur9004 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah wllaashay qli mahad sanid waa gabay murtileh keep going

  • @zioofficialchannel773
    @zioofficialchannel773 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaryee odayaashii wllhi
    Caaada qaatayaalbay noqdeen
    𝕎𝕒𝕝𝕚𝕓𝕒 𝕕𝕦𝕞𝕒𝕣𝕓𝕒𝕪 𝕜𝕒 𝕢𝕒𝕒𝕥𝕖𝕖𝕟 🙉🙉

  • @hassantech510
    @hassantech510 3 ปีที่แล้ว

    Adeer soraan ,Gabadha igu dar Kenya Dabadeeda ayan jooga

  • @FarxanTopaz
    @FarxanTopaz 3 ปีที่แล้ว +2

    Am first one ❤✌☝️

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 3 ปีที่แล้ว

    Raggani waxay ka hadlaan waaqaca taagan, waana dhibaatooyinka wadanka ka taagan iyo dhaqanka iyo shuruucda gaaladu inoo keentay ilahow xaqa na tusi

  • @kingofcaptin7786
    @kingofcaptin7786 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ad ban uga qiroday kamadaha gabadha Ay ku had leysay

  • @cabdallecarabcabdi5139
    @cabdallecarabcabdi5139 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio naagtaa yar ee baarlamanka rabtaan kehely anaa madax kadhigayee igu soo qabta

  • @samiirlovers5985
    @samiirlovers5985 3 ปีที่แล้ว +4

    Soraaan iyo jawaan 😂😂

  • @abdulkadiromar583
    @abdulkadiromar583 3 ปีที่แล้ว +1

    asc wuxu yiri abwaanki raga laxaha si dhawrayow dhaqasho wa gel wale dhaqasho wa dumar

  • @AhmedIbrahim-j9w
    @AhmedIbrahim-j9w 3 ปีที่แล้ว +2

    Afarta markhaati may ka qabtaanba😅🤣🤣😅🤣

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 3 ปีที่แล้ว +1

    Well said

  • @abdiwelimohamedbiixi8127
    @abdiwelimohamedbiixi8127 3 ปีที่แล้ว

    ALLELAY E WAA WAR WANAAGSAN

  • @ismacilxasan3960
    @ismacilxasan3960 3 ปีที่แล้ว

    waan idin salaama runtii waxaan ahaye taageeye sooran iyo jawaan laakiin maanta riwaayadan idin kuma taageerin waayo marka koowaad arinta xeerka kufsiga waxaan u malaynayaa maydaan akhriyine wixii lay diin sheegay ayuu baad qaadateene sida aad u dhigteen maaha mida labaad waxaad u baahantihiin inaad shareecada islaamka aqoon u yeelataan, sideedaba marka arintku yahay arin shareecada islaamka khusaysa rayigaaga laguma eegee sadex meelood ayuunbaa daliil looga eegaa ,marka koowaad qur'aanka , marka labaadna sunaha nebiga , marka sadexaadna wixii culimada islaamku isku raacday ayaa daliil ah markaa rayigaaga loo eegimaayo sida sinada iyo kufsigu isu mid noqdeene shareecada islaamka ayaa loo eegayaa. arinta markhaatiga afarta ah ee sinada la doonaayo waxaad ogaataa shareecada islaamku dadka uma kala ee xato qofka la kufsaday iyo ka lagu eedaynaayo kufsiga labaduba cadaalad ayay u baahanyihiin siyaabo badan ayaana lagu cadayn karaa hadii kufsi dhacay oo aan shareecadu diidin tusale hadii gabadhii nabaro ku yaalaan oo ama la dilay ama cilmiga caafimaadku cadeeyo waa markhaati ,laakiin hadii gabadhu iyadu wax shirqoolayso kawaran , waxaan idin xasuusin lahaa qisada qur'aanka allah ku sheegey ee Nebi yuusuf iyo gabadhii uu gurigeeda joogay ee intay isku dayday iney xoogto markii dambena tidhi isagaa i xoogaayayay

  • @axmedclwali8233
    @axmedclwali8233 ปีที่แล้ว +1

    Masahah

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 ปีที่แล้ว +2

    Wey macno beeleen sooraan iyo jawaan

  • @yahyemuuse3414
    @yahyemuuse3414 3 ปีที่แล้ว

    Duli ilaahay idin bad aayaad qiraan sh ayay ku ciyaarayaan waar ama ha la kufsado ama ja laga sinaysto afar markhaati ayaa loo baahan yahay ee ilaahay u towbad keena

  • @abdikadirali7964
    @abdikadirali7964 3 ปีที่แล้ว +1

    OMG! War yaa ka calaacal-siiyey gabadhaan ugu jeclaa hablaha wax jila ee Hargeysa Hamda John?

  • @ahmedhazzan673
    @ahmedhazzan673 3 ปีที่แล้ว +3

    Xeeerka xga diinta lagama ogolaaa ilhaaan Omer wxay dapada ku hyzaa yuhuuuda waana sabbta ay ninkeedi hore u eriday...🙄

  • @axmedismaciil8115
    @axmedismaciil8115 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalah

  • @mohudediriz1807
    @mohudediriz1807 3 ปีที่แล้ว +3

    iYado madadaliinya dadka Hadan Qofke Caqle Lee Ofmayaa HadalkaY ku Hadlayaan Hadaldan dhoxapaaL Azka Qoslene 😆

  • @hoohmook4054
    @hoohmook4054 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run teed

  • @axmedceergaabo2039
    @axmedceergaabo2039 3 ปีที่แล้ว +3

    Afarta markhaati may ka qabtaan 🤣

  • @qaarimuscabaden4296
    @qaarimuscabaden4296 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll mcn qaa channel quran ah plzz subcribe iisar plzz

  • @axmedindho737
    @axmedindho737 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta hore magabaygii riwaayadii dhuxusha intii kujirtaa

  • @xasanmuxudiinilkacase5269
    @xasanmuxudiinilkacase5269 3 ปีที่แล้ว +2

    Ok

  • @myfamilyisimportantformeab75
    @myfamilyisimportantformeab75 3 ปีที่แล้ว +2

    Wan halay gabartan gabaygeeda maced

  • @xareed1
    @xareed1 3 ปีที่แล้ว +4

    *inaanu nina madax wayne ka xanuunsadeen😂😂😂👈*

  • @xamdaabdalle5762
    @xamdaabdalle5762 3 ปีที่แล้ว +1

    𝙷𝚊𝚙𝚕𝚒𝙷𝚒𝚒 𝚠𝚊𝚊 𝚕𝚊 𝚍𝚞𝚕𝚖𝚒𝚗𝚢𝚊 𝚊𝚕𝚕𝚘𝚠 𝙷𝚊𝚙𝚊𝚕𝚊𝚑𝚢𝚐𝚊 𝚗𝚘𝚘 𝚍𝚑𝚘𝚠𝚛

  • @kaztova5901
    @kaztova5901 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend z✋

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasadii Hadraawi!!!

  • @shemisfarah1719
    @shemisfarah1719 3 ปีที่แล้ว +1

    Ya

  • @Aqoonkororsi
    @Aqoonkororsi 3 ปีที่แล้ว +4

    *Asc walaal ku baro online yar iyo waynba, (Qur'aanka iyo tajwiidka sidoo kale Higaad Qaacida nuuraaniyah iyo ducooyinka) nagala soo xiriir 00254720384766*

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw

  • @muxiyadinsiciid8914
    @muxiyadinsiciid8914 3 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @khadarabdullahi6471
    @khadarabdullahi6471 3 ปีที่แล้ว +1

    4 makhraati haday joogaan may ka qabtaan.

  • @zeekozaako6708
    @zeekozaako6708 3 ปีที่แล้ว

    Waxa ka horaysa taas timahaaaga soo astur waalshay 🤫🤫🤫

  • @ahmedhazzan673
    @ahmedhazzan673 3 ปีที่แล้ว

    Waxa maanTa wx laga xumaada xuquuqdii dumarka oo wx ka dhimani Aanay jirin ayaa lo ololaynayaa inay guryahooda kazo bxan oo ay rag la tar tamaaan....
    1...ragii aya zhaqadodi gaby ku Ye cid kalena mahe waa intaa qayilayza..
    2..Hooyo marka xaqeda hadii la wx yeeleyo waxa wax ka qabana waa zharciga..

  • @abdisalamali6573
    @abdisalamali6573 3 ปีที่แล้ว +2

    legends

  • @faaraxcali1927
    @faaraxcali1927 3 ปีที่แล้ว +1

    10 sano ka hor intaasu leeka sooraan

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhh iyadaaba nasiibxun oo nin lagaran hayaa kufsaday hhhhhhh

  • @mohametwacays3439
    @mohametwacays3439 3 ปีที่แล้ว

    𝐇𝐀𝐌𝐃𝐀 𝐉𝐎𝐎𝐍 𝐊𝐄𝐄𝐄𝐏 𝐆𝐎𝐈𝐍𝐆 𝐙𝐈𝐙𝐓𝐇𝐄𝐑

  • @aishaayanle1780
    @aishaayanle1780 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta illa arragtay in sooraan is yareenayo oo madoobayso soo narsaday farta taaga

    • @abdirahmanheersare7785
      @abdirahmanheersare7785 3 ปีที่แล้ว

      Wan kula araka wale

    • @caynaancaafi4881
      @caynaancaafi4881 3 ปีที่แล้ว

      Indho da'yarbaad ku eegtay. Kkkk. Woxogaa wuu yara naaxay. Timahana wuu noo madoobaystay.

  • @galaydhyare7501
    @galaydhyare7501 3 ปีที่แล้ว

    Wow ruwaayad qaali ah