Riwaayadii DiinkaJilidii murqaan maroojiye iyo mudhxiyeBy kooxda samadoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • watch this
    Riwayadii Tahriibta
    adf.ly/1oA8lE
    Riwaayadii Rafeertada
    quainator.com/5sI3
    Riwaayadii Beeni Raad Maleh
    Hees uu Badalay Deeq Maroojiye
    quainator.com/5sbb
    si aad ula socoto aflaamo cusub subscribe dheh
    For more Info
    Tell +252634308432

ความคิดเห็น • 977

  • @cabdirahmansalebanwayrax7264
    @cabdirahmansalebanwayrax7264 6 ปีที่แล้ว +192

    Soraan iyo jawaan iyo guri barwaaqo waa la cunay inta ila raacsan like ta saar waa jilayaal la isku raacay murqaan iyo mudhxiye

  • @nimcaanhilaac6429
    @nimcaanhilaac6429 6 ปีที่แล้ว +189

    Somalilanders MeeYe Dee Liketa ShpyaaL💚💭❤💪💪

  • @selflovebeauty5870
    @selflovebeauty5870 6 ปีที่แล้ว +9

    Walhi beerki baa icasaday nimankan wajeclehe halkas kasiiwada waa caqli miiran afsomalina rabi waa udhiibay iyo hadal qosol ah ❤️❤️❤️❤️

    • @AbdirahmanCboy
      @AbdirahmanCboy  6 ปีที่แล้ว +1

      +Nim 12 Gabar xalal don ah MHD wlo

  • @boqoradasomalilan6997
    @boqoradasomalilan6997 6 ปีที่แล้ว +251

    xikmaad iyo xaraabe ugu kaalay reer somalilan 😍😍😍😍😍😍❤😍😍😍😍😍😍😍❤❤ like igu qabo hadaad somalilander tahay

    • @mukhtaarabdirahman3956
      @mukhtaarabdirahman3956 6 ปีที่แล้ว +1

      kuuu saaarey inder

    • @boqoradasomalilan6997
      @boqoradasomalilan6997 6 ปีที่แล้ว

      😍😍😍 mukhtaar Abdirahman

    • @wayel6515
      @wayel6515 6 ปีที่แล้ว +4

      boqorada somalilan wigay qabyaalad like kuma bixin

    • @boqoradasomalilan6997
      @boqoradasomalilan6997 6 ปีที่แล้ว +2

      shariif mahamed samatar anigu reer somalilan ayunba laa hadlay hadanad ku jirin haysa soo qoorin

    • @nimantailor1661
      @nimantailor1661 6 ปีที่แล้ว +2

      boqorada somalilan
      💑😋😋😘😘👍
      Waad iga haysaa bqorada sland
      😍😍😍

  • @wayel6515
    @wayel6515 6 ปีที่แล้ว +49

    Ragaan wayba ka fii canyhiin sooraan iyo jawaan iyo guri barwaaqo hadaad aamin sanantahay like saar dee

  • @nimcohmapsuud1905
    @nimcohmapsuud1905 6 ปีที่แล้ว +138

    reer burco❤👈

    • @ahmedsaleban3629
      @ahmedsaleban3629 6 ปีที่แล้ว +1

      Nimcoh jama hhhh reer burco waa dhiish

    • @nimcohmapsuud1905
      @nimcohmapsuud1905 6 ปีที่แล้ว +2

      +Ahmed Saleban madax qosolka magaladaydu😁😁

    • @neemahusmanahmed9931
      @neemahusmanahmed9931 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhhhh adigu xagad ku maqnayd intuu bahlk bahlk kal baxayay xagad ku maqnayd wlhi wa wali casay burco

    • @mohameddahher223
      @mohameddahher223 6 ปีที่แล้ว +1

      Reer burco 💋😘😘😍😚😙🖒🖒

    • @axmednuur2795
      @axmednuur2795 5 ปีที่แล้ว

      @@neemahusmanahmed9931 dhfjvcdh

  • @farhitamoha7368
    @farhitamoha7368 6 ปีที่แล้ว +72

    hhhhhh sadex jeer baan yaman kasoo dhoqono walhi ragaan waa iga qosliyaan qaofkeey ka qosliyaa like isaar

  • @warsidegalmudug5868
    @warsidegalmudug5868 6 ปีที่แล้ว +146

    Kkk neeftiisa kulahaa islaamo jacdadoo shiineesa ayaalasaaraa lool ree burco from guraceel like iisaara tolkoooow

    • @apdifatahnouradanabuu-masc8168
      @apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 ปีที่แล้ว +2

      War side galmudug hmmmmmm

    • @abdisalamrageh6665
      @abdisalamrageh6665 6 ปีที่แล้ว +2

      Waar tag midh ku saari mynee qadaad weyn foqal qadaad weyn

    • @mmoh5905
      @mmoh5905 6 ปีที่แล้ว +2

      War side galmudug xarami tag hooyadaa......... nagatag afkayagaa cay haka dalbane qadaadwaynta tad tahay wase

    • @zuheipothmane6548
      @zuheipothmane6548 6 ปีที่แล้ว +1

      War side galmudug adrywtngforr

    • @libanamir2591
      @libanamir2591 6 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh
      War electronic ahaan buu ulabaxay hhhh walalaha reer waqoyi nolada

  • @hunterstrawberry9392
    @hunterstrawberry9392 6 ปีที่แล้ว +70

    ninka gaabanba iga qosliya aniga like ta inta igu raaday

  • @mustafehalis
    @mustafehalis 6 ปีที่แล้ว +13

    Xaarkiisa waxaa laga sameeyaa nukliyerka madaxiisa Hore Kkkkkk Reer burco Waa wada murti

  • @haykaljay6549
    @haykaljay6549 6 ปีที่แล้ว +82

    Wixii izlma iga danbeeya like

  • @abdirahmanjama16
    @abdirahmanjama16 6 ปีที่แล้ว +46

    Reeeeer burco meeyadeeee liketa iigu qabty💓💓💓💓💓

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 6 ปีที่แล้ว +15

    war iguhsalama labadan wiil
    idimka ilhay kazban utageera 😂😂😂😂
    hore usocda wlldyow❣

  • @murtiiyomadadaalo8836
    @murtiiyomadadaalo8836 6 ปีที่แล้ว +157

    Inta reee burco tageerta like dheh

  • @mamahooyo9379
    @mamahooyo9379 6 ปีที่แล้ว +27

    Taliyaha: magacaaga sheeg
    Jilaha: faarax maskiin
    Taliyaha: war maskiin matihide sheeg hooyadaa magaceeda
    Jilaha: basbaaaso
    Taliyaha: yaah maxaa tiri basbaaso 🤣🤣
    Kuwaan waa iga waaleen taagere daacada idiin ahay wlhi

    • @messiahjustin1964
      @messiahjustin1964 3 ปีที่แล้ว

      You prolly dont care but does anybody know a way to log back into an instagram account??
      I stupidly forgot my login password. I appreciate any assistance you can offer me

    • @hamdaahmed1934
      @hamdaahmed1934 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Atomkka
    @Atomkka 6 ปีที่แล้ว +13

    Lkn Zhp Guribarwaaqo ayaa idinka horeeyaY
    Kuwa iga dambeeya Like

    • @matarazzidjamal5489
      @matarazzidjamal5489 6 ปีที่แล้ว +2

      Aniis Mohamet Abdi 😂😂😂
      Wa Runta Zhp Lkn Yaguba Way Vcn YihiiN

    • @Atomkka
      @Atomkka 6 ปีที่แล้ว

      Hqiiq ZhP

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว

      Guru barwaaqo wax ma aha ragana ka horeeya guri barwaaqo dadka ayuu caaya

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 ปีที่แล้ว +9

    Taagero number one like tu waa shaqadiina shaqadiina qabsada

  • @guuleedilkacazeh5900
    @guuleedilkacazeh5900 3 ปีที่แล้ว +10

    After 3 years i watchinG❤️😂

  • @hoodoali5424
    @hoodoali5424 6 ปีที่แล้ว +48

    kuye: 3 jeer baan Yeman ka soo noqday 😂😂😂😂 walahi reer burco love buuran ku ahay😂😂😂😂😂

  • @abdirashidshamsudinmuse4767
    @abdirashidshamsudinmuse4767 6 ปีที่แล้ว +19

    Qofka iga dambeyo liketa waa xagaaga

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 ปีที่แล้ว +34

    Nimankan waa rageedii,, yaa igu raacsan

  • @siralexoxle9997
    @siralexoxle9997 6 ปีที่แล้ว +27

    Kkkkkkkkkkkk ragaani caadi maaha iyaguu kudanbeeyaa dhaqankii somalida waa rag wax garad ah

  • @abdihakimahmed7678
    @abdihakimahmed7678 6 ปีที่แล้ว +35

    hhhhhhhh kulahaa orod xeradiina diinkale kasoo qabso kkk warbal like isiya.

    • @Cabdi_Indho
      @Cabdi_Indho 6 ปีที่แล้ว

      Abdirahim alperto ku siinay Zubcirb isiii

    • @xalimocali1053
      @xalimocali1053 5 ปีที่แล้ว

      @@Cabdi_Indho hhhhhhhhhh

  • @bulshaawiproduction209
    @bulshaawiproduction209 6 ปีที่แล้ว +38

    Hhhhh sooomaali badan ooo aa commentskooda akhriyay oo caytamaya ayaa waxay u haystaaan waxan bacda lagu siday inuuu yahay diinkii markaaa malaha caqligu luguhu idinkaga jiraaaye waxa bacda ku jiraa waa jirkaan sida u muuuqato waayo xayawaan noool lama silcin karo oo kolba dhinac looma qaadi karo isagoo bac huur ah ku jira waliba markaa dad ka umad dhan iska caayaya cayda iska daaya xatta haday qalad gali lahaayeeen iyaga la qabsan lahaa laakiin maaha inaad qabiil ama umad dhan caydaaan mahadsanidiin kooxda zooran iyo jawaan suuqa ka xidhay
    Fadlan subsrcibena ha la igu qabto asxbta qaliga ah

    • @ishwakelmi2373
      @ishwakelmi2373 6 ปีที่แล้ว +1

      GUDBIYE productioN hhhhhh xaqiiq wllhi cqligu cidhibtu ka gly layaab male thnks wll

    • @kulmiyemuslim2766
      @kulmiyemuslim2766 6 ปีที่แล้ว

      GUDBIYE productioN mhdsnd gobbaa tahay

    • @farxiyaadaan3778
      @farxiyaadaan3778 4 ปีที่แล้ว

      Cz

    • @farxiyaadaan3778
      @farxiyaadaan3778 4 ปีที่แล้ว

      CcczjsxnyccabWtb, ✌

  • @addoonalle2763
    @addoonalle2763 6 ปีที่แล้ว +16

    _WeLi maan daawan lkn XaQiiQdii waan hubaa in beerku i casaan dooNo.....go forward brothers_

  • @ilahoowriyadaydairumemssru563
    @ilahoowriyadaydairumemssru563 6 ปีที่แล้ว +2

    wa qalad miskinkaa in dhib logesto wayo nafta do kaluu leyahay inalayba abuurtay oo ilashanaya cidi katabatana alla ka abaalmarin

  • @mhmohamed9343
    @mhmohamed9343 6 ปีที่แล้ว +18

    💖💖💜✋✋✋✋hhhhh waan idin salaamay reer burco xariif

  • @abdullahikeirmohamed7770
    @abdullahikeirmohamed7770 6 ปีที่แล้ว +27

    Waa reer magaal baasto ka dhergey kulahaaa hhhhh like isaaraa

  • @hassanfarah1580
    @hassanfarah1580 5 ปีที่แล้ว +8

    Love burco ❤❤
    From Gaalkacyo ragaan way iga qosliyeen wlhi

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv 6 ปีที่แล้ว +11

    Hhh waa sheekadii muqdisho ka socotay wallhi reer burco waa funny

  • @majabeofficial6939
    @majabeofficial6939 6 ปีที่แล้ว +3

    anagu hadaan nahay reer hargeisa reer burco waan la ficiltanaa lkn hore loo socnyaa one love s/landers

  • @abdinasirmohamed1180
    @abdinasirmohamed1180 5 ปีที่แล้ว +2

    waxaan ka xumahay in majajiladii xataa magalada dusheeda lagu matalayey in nagihii oo malmaal iyo make up iska soo buuxiyey ayku matalaan

  • @ugaasoarliyo2940
    @ugaasoarliyo2940 6 ปีที่แล้ว +34

    Reeer burco❤

  • @yaskaofficiall5534
    @yaskaofficiall5534 6 ปีที่แล้ว +16

    hhhhhh cadi mahan like hayla dhafina asxabta

  • @mahamudismail3033
    @mahamudismail3033 6 ปีที่แล้ว +18

    Nio kuwan iga qosliyaan inta smaha jecl like iisaar

  • @abdihakinmohamudhassan7791
    @abdihakinmohamudhassan7791 6 ปีที่แล้ว +1

    Guri barwaaqo iyo sooraan iyo jawaan ayay bedeleen

  • @khalloweeye
    @khalloweeye 6 ปีที่แล้ว +7

    Mirqaan maroojiye iyo mudhxiye Iikala Saara Way iskaga kay khaldanyihiine sxpyaal
    Se hlkeebay burco kaga noolyihiin💚💬❤

    • @lilnadah4941
      @lilnadah4941 6 ปีที่แล้ว

      Somaliland Dhalada plaza wllo

    • @mustafejama7517
      @mustafejama7517 6 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland Dhalada murqaan waaka gaaban maroojiyana waaka dheer ee diinka wata mudhxiyana waaka reer magalka iska dhigya geedka ku xidhayaan xfada octobar by ku nolyihiin

  • @fahadjamamuse4534
    @fahadjamamuse4534 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow waa riwayadii ugu cajayibsanayd

  • @murtiiyomadadaalo8836
    @murtiiyomadadaalo8836 6 ปีที่แล้ว +40

    Like iigu qabta inta dawanaysa riwayada

  • @somalilanderreerhargaisa6318
    @somalilanderreerhargaisa6318 6 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadu way fiicantay lkn Guri barwaaqo uga horeeyey

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkkkkkkk jiin aw jaanbaa isoo garaacay kulahaa kkkk.alla waa xaraabe walee burcadaydu

  • @mohamedsomali5260
    @mohamedsomali5260 6 ปีที่แล้ว +4

    somalilaandar

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 6 ปีที่แล้ว +38

    Inta diinka og inuu yahay xaywaanka aduunka ugu gaabiya like igu casuuma✋️

    • @sacdiaziman5741
      @sacdiaziman5741 6 ปีที่แล้ว +1

      Jimale Omar wall maha diinka waxa ka Gabin baden bahal yaroo bda Ku jirta dhwn aya LA ogdet

    • @zaaraali4398
      @zaaraali4398 6 ปีที่แล้ว +1

      Jimale Omar hhhhh

    • @jimaleomar4967
      @jimaleomar4967 6 ปีที่แล้ว

      Sacdia Ziman wllo qurxeey bariga kuwa jooga ayuuu ugu gaabiyaa kaa aad argatay ciidanka baduuu calanka u sidaaa🙌

    • @sahraxasan4206
      @sahraxasan4206 6 ปีที่แล้ว

      Jimale Omar

    • @fadumoismail6097
      @fadumoismail6097 6 ปีที่แล้ว

      Jimale Omar hhhhh

  • @hudeyfilucky4237
    @hudeyfilucky4237 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh kulahaa bahal beerka ka saaray best fanny aatihiin

  • @AyanahmedQueen
    @AyanahmedQueen 6 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhhh alla beerka qosol badnaa

  • @MursalCcShire14
    @MursalCcShire14 4 ปีที่แล้ว +2

    Sanad inta ila daawaty like saar

  • @Dualle1
    @Dualle1 6 ปีที่แล้ว +12

    HoRa u ZocDa 👏👏
    RiwaYaD jiRta
    😂😂😂😂

  • @mohammedtukale6274
    @mohammedtukale6274 6 ปีที่แล้ว +2

    Waaa mawaashi kkkkkkkkk liketa

  • @kho3237
    @kho3237 6 ปีที่แล้ว +15

    Wxn donayaH inad no cazhurtaan😂😂🤣TaliyeH kulaha😂🤣🤣
    REER BURCOH❤👈

  • @xasankulmiyeexetramist8989
    @xasankulmiyeexetramist8989 6 ปีที่แล้ว +4

    Hadi qof intuu kuso garacay DIIN ku weydiyey
    LIKE
    isaar

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 ปีที่แล้ว +24

    ♧♧Diinka Maroojiye ♧♧ szp wad la hysaan

    • @SBC-MediaMN
      @SBC-MediaMN 6 ปีที่แล้ว +1

      Mursal muuse Official fan page kkkkkk

    • @ahmetalihagi5611
      @ahmetalihagi5611 6 ปีที่แล้ว +2

      Curadka xidigaha mursal

    • @howitmade9007
      @howitmade9007 6 ปีที่แล้ว +1

      Mursal muuse Official fan page fanaanka kaliya oon taageeraha u ahay
      xaga riwaayadahana ragan ku haystaapo

    • @foziyamohamed1382
      @foziyamohamed1382 5 ปีที่แล้ว

      ♡♥♡♥

  • @abdiosman5930
    @abdiosman5930 6 ปีที่แล้ว +19

    Xigmad iyo xaraabo
    Somaliland ugu kaalay
    Waliba burco

  • @user-ey1cp7ss3t
    @user-ey1cp7ss3t 4 ปีที่แล้ว +2

    انا احبك كثيرا مضحكه ♥😁

  • @yaasiinducaysane1976
    @yaasiinducaysane1976 6 ปีที่แล้ว +8

    Reer burao inaderayal wad la hesheen

  • @mukhtarismailhaashi6179
    @mukhtarismailhaashi6179 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhh
    Ha day kaa qosliyen
    Like iigu qapo

  • @warsanali63
    @warsanali63 6 ปีที่แล้ว +32

    Waa yaab liketii haday qabiil gashay

  • @mohamoudindho4291
    @mohamoudindho4291 6 ปีที่แล้ว +11

    hhhm soodiga Reer miyi uur leh igu noqday soomaha 😂😂

  • @maxamedrashaad7022
    @maxamedrashaad7022 6 ปีที่แล้ว +2

    WalaHi waa Rag DheH inti iracsan Likta

  • @mokhtarabdalla193
    @mokhtarabdalla193 6 ปีที่แล้ว +12

    Tii yared meedey diinka ha no racde kulaha

  • @wariyeabdirahmanjama2298
    @wariyeabdirahmanjama2298 6 ปีที่แล้ว +13

    c-boY LenGenD bro Ragaan SaLaan IGa Gaadhsii ama Lanbaradooda Isii wllhi funny😘

  • @mataanciideed6330
    @mataanciideed6330 6 ปีที่แล้ว +60

    Wll Like ii saar inshaa allah 10 sano Gudohood Waxaad ku faraxdo ayaad Helaysaa 😂 Hadaad dhayalsatana
    Miskiinka Wllkaa Ah Ayunpaad ku adkaysay 😂Waxpa Maadan soo kordhin

  • @discoflex3067
    @discoflex3067 6 ปีที่แล้ว +3

    subxaanallah neeftaa ku dhegaysa diinka war ka saara bacda

    • @amalnor
      @amalnor 6 ปีที่แล้ว

      DiscoFlex hhhhhh bacda kumajiro diinkii miyaanad arkay sida fudud eey usidaan markaxda ka shaqaysii

  • @ednamoh5289
    @ednamoh5289 6 ปีที่แล้ว +13

    ax ax ya reer burco dadkaygi

  • @ilwaadaragwanaag8102
    @ilwaadaragwanaag8102 6 ปีที่แล้ว +2

    lkkkkkkkkkkkkkkkk waxan ku qoslay xadhiga lagu xidhay ninka

  • @engnasir9788
    @engnasir9788 6 ปีที่แล้ว +10

    Macluuumaadki oo dhan Bluetooth buu Ku dirty kulahaa hhhhhh

  • @engabdirisaqdiiriye8550
    @engabdirisaqdiiriye8550 6 ปีที่แล้ว +22

    Hhhhh la laga yaabay inta taagerta like ha ku caamir To

  • @khadjasuleiman7170
    @khadjasuleiman7170 6 ปีที่แล้ว +11

    kkk macluumaadkii oo dhan bluotooth buu ku dirsaday kulahaa

  • @samaleiyohalgan9510
    @samaleiyohalgan9510 6 ปีที่แล้ว +2

    ree burco xadaari weeye guulaysta zxp ayaal

  • @yasiraliismaacilajqacqac8697
    @yasiraliismaacilajqacqac8697 6 ปีที่แล้ว +8

    Wow

  • @muniirgooh7221
    @muniirgooh7221 5 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaal burco happy idunku ahy wlhii nolada 😘😘😘😘😘😘😘

  • @mohamedyousuf3776
    @mohamedyousuf3776 6 ปีที่แล้ว +9

    Kkkk wlhi waa wada qosol

  • @xadayeduzayewalalki8355
    @xadayeduzayewalalki8355 6 ปีที่แล้ว +1

    kulaha carab ma guursanaa reer burco dadkygii❤️❤️

  • @hassanabdi6558
    @hassanabdi6558 6 ปีที่แล้ว +12

    kkkk jawaanka waxay ku xidheen maha diinkii diinku jawaanka wa akawaynaa xarfaan wad dadaasheen

  • @quruxdumar2809
    @quruxdumar2809 6 ปีที่แล้ว +17

    😂😂😂😂😂bluethoth ayu kaga shubtay kulaha😂😂😂😂

  • @mrozcarz4302
    @mrozcarz4302 6 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayad shidan woooooooooow!!!!!!!!!!!

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 6 ปีที่แล้ว +1

    109 waaar heedhe reer burco soo kalahaad dheera bal indr subscribe iyo like amaah reer burcoow

  • @sabtiaxadilaaisniin5975
    @sabtiaxadilaaisniin5975 6 ปีที่แล้ว +7

    Guri Barwaqo waa lag badiyey

  • @abdirisaqnuur2402
    @abdirisaqnuur2402 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk wlhi qosolkaad IGA dhamayseen sacad murqaan and deeq halkaa ka haya zxb qaali

  • @hoyadia4054
    @hoyadia4054 6 ปีที่แล้ว +26

    wilka dheer yay igu haysa wll lambarkisa isiya wanka helaybe

    • @flames9027
      @flames9027 6 ปีที่แล้ว

      Hoya Dia face ga ku darso ninkan dabadiisa lama soo qabanayee

    • @hoyadia4054
      @hoyadia4054 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhh ma tidhi facekan bal ka dayi comedian iga dhe

    • @flames9027
      @flames9027 6 ปีที่แล้ว

      Hoya Dia no ninka baadi doon

    • @hoyadia4054
      @hoyadia4054 6 ปีที่แล้ว +1

      igu halee wll

    • @flames9027
      @flames9027 6 ปีที่แล้ว

      Hoya Dia fb kaaga isoo dir macaan ama snapchat ka

  • @mohaartan6038
    @mohaartan6038 6 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan caadi maha waa qosol wlhy rag iga dhehe

  • @mohafri7175
    @mohafri7175 6 ปีที่แล้ว +4

    waa rer magaal baasto ka dharkay

  • @aminaabdullahi7582
    @aminaabdullahi7582 6 ปีที่แล้ว +2

    kkkk masha Allah nice Riwayad

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha 6 ปีที่แล้ว +15

    Waar dadkan xilima timaaden inata igadanbeysaay bal liketa

    • @user-vl7lp6uo5f
      @user-vl7lp6uo5f 6 ปีที่แล้ว +1

      ABWAAN GURI BARWAAQO 1 xbbih house barwaqoy liketa miyanad kaweyneyn maxd kufali😂😂😂😂

    • @mlaambalawzha
      @mlaambalawzha 6 ปีที่แล้ว

      amoun omer xbbi like subcribeka ha ilaawin

    • @mlaambalawzha
      @mlaambalawzha 6 ปีที่แล้ว

      Firomza Cawale qalidaydi indhaweyd kuma arag xagee qarisay yaa igkaa helay

    • @mlaambalawzha
      @mlaambalawzha 6 ปีที่แล้ว

      Dablek Goblek Waad iga haysa qudhacoow

    • @ismailsheikhmuse7350
      @ismailsheikhmuse7350 6 ปีที่แล้ว

      abwanka

  • @hanaanmohamed1976
    @hanaanmohamed1976 6 ปีที่แล้ว +8

    Kkkk xagaad gabadha gabadha u daba eryaysaa

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 ปีที่แล้ว +6

    Sheerkada diiinka ay kashidan tahay baryahan

  • @somalifunnyvideo1572
    @somalifunnyvideo1572 6 ปีที่แล้ว +21

    Habeenka habeenka loo wayay hhhhhhh allow dhowro reer abtigay

  • @ciiltirebatalale2122
    @ciiltirebatalale2122 6 ปีที่แล้ว +8

    Beeer casaad wlhy bahalkii beerkiibu kala baxay

    • @hassanxirsi2681
      @hassanxirsi2681 6 ปีที่แล้ว

      Ciiltire Batalale waalgu salaamy

  • @abdiyare1891
    @abdiyare1891 6 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk
    kulahaa qoftii yryd aawy
    Hanoo raacdo diinkeee

  • @SomaliSongsLyrics
    @SomaliSongsLyrics 6 ปีที่แล้ว +58

    Wixii dhulbahante ah ee iiga danbeeya like ta

    • @dualleibrahimaidid3740
      @dualleibrahimaidid3740 6 ปีที่แล้ว +2

      Mawliid Caydiid Ahmed Forza Dhulbahante lipaax

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 6 ปีที่แล้ว +2

      Mawliid Caydiid Ahmed Waaniga Kugu Taabtay

    • @SomaliSongsLyrics
      @SomaliSongsLyrics 6 ปีที่แล้ว

      Mustaphe Ahmed Hiirad thanks Anna sidoo kale

    • @bulshaawiproduction209
      @bulshaawiproduction209 6 ปีที่แล้ว

      Mawliid Caydiid Ahmed hhhhh bahasha ha isku yareeyn deee

    • @awalesomali5632
      @awalesomali5632 6 ปีที่แล้ว

      Mustaphe Ahmed Hiirad aar bahasha qabyaalada biyo iskaga badhax

  • @abdiqaniahmed7546
    @abdiqaniahmed7546 2 ปีที่แล้ว +2

    After 0second watching

  • @sayidabdirahman5039
    @sayidabdirahman5039 6 ปีที่แล้ว +4

    liketa igu qabta inta ka heshy
    waxaad Shibatay noo shub

  • @ayanjamac5542
    @ayanjamac5542 6 ปีที่แล้ว +1

    Warawaayadu was istayl bal kaalay ila daawo murqaan Wayne cigaadhisaa habayaraatee majirto waxu jigijaane

  • @cabdiraxmanmaxamed3962
    @cabdiraxmanmaxamed3962 6 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayadiii Aduunka one

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 6 ปีที่แล้ว +1

    kooxda samadoon way shidantay hno

  • @quruxdumar2809
    @quruxdumar2809 6 ปีที่แล้ว +11

    Ma dahabshiil ayaynu la shurakawna kulaha😂😂😂😂

  • @amiinabdinuur9357
    @amiinabdinuur9357 6 ปีที่แล้ว +2

    xikmad iyo aftahanimo ugu imow ree burco hadaa ree burco tahay subcarise isoo dheh

  • @museilkacase5050
    @museilkacase5050 6 ปีที่แล้ว +8

    Taliye Ma Aakhiraan Joogna 😃🤣😂 Astaqfuru.Allah.

  • @AhmedAli-tw4gs
    @AhmedAli-tw4gs 6 ปีที่แล้ว +2

    Ragjira hore usocda

  • @mouztapheuk847
    @mouztapheuk847 6 ปีที่แล้ว +4

    Dinkii ayaa ruwayd galy aar kadaH Waa naflayeH