RIWAYAD CUSUB (( XAAJI NAQAS ))PY J.HAKIS.S.MURQAAN IYO DHUUNKAARE

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 94

  • @mahmedali1610
    @mahmedali1610 2 ปีที่แล้ว +2

    Sacad waaa fany War arinlamarabo eelacag mahaysaa kuye

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxan xasuustay nin aanu Saaxiib ahayen ayaa cunada aad u cunijiray meel baa laga cssuumay kadib si xun ayuu u cunay raashinkii kadib wuu dibiray wuu taahay ala waan dibiray kadib nin aanu Saaxiib nahay ayaa ku jidhi caloosha saliid uma riya hada jamaal saliid haloo mariyo

  • @shaakshato9666
    @shaakshato9666 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going lph

  • @GaraadCabdale
    @GaraadCabdale 2 ปีที่แล้ว +4

    Salaam, waxaad tihiin rag yaryar oo dadaalaya. Fadlan ka hadla sida Jaadku dadka yaryar u afeeyey oo tusa xumaantiisa.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanti qaran jago baan soo xasuustay kkkkkkk. Jamal brother legend baad tahay

  • @faraxdhalaal7268
    @faraxdhalaal7268 2 ปีที่แล้ว +1

    Sadex jer ban ku ceshtay dawashadiisa xaji calool qosol iguma harin qamandi baa iga gadan iyo my shaqaystaan

  • @xaajimumen1910
    @xaajimumen1910 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayad u mahadsanid tihin dhaman tiin

  • @ABdillah.Artic123
    @ABdillah.Artic123 2 ปีที่แล้ว

    Lugee dee ileen gaadhiga adigu ma lihide waan qoslay wllhida

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay xaajigan dacas ka xidhan iyo macawiista 20 kun la siiyo

  • @khaalidaadam4251
    @khaalidaadam4251 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxay useexan wayeen intay qadeeyaan kulahaa😄

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว +1

    JamaL0w barnamijki hkiz manu diyaar ahyn ramadaN watane 😂😂😂♥️

  • @QayzQayzar
    @QayzQayzar 9 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 damage ma baraagaa la qodayah

  • @hodanahmed4188
    @hodanahmed4188 ปีที่แล้ว

    Waa wacyi jira

  • @wllnaasir8144
    @wllnaasir8144 2 ปีที่แล้ว +3

    Inanki i qaadi laha baan wacayaa kk subxanallah

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 2 ปีที่แล้ว

    Ragi reer burco keep going

  • @cabdaleawed2258
    @cabdaleawed2258 2 ปีที่แล้ว

    Saas waaye

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +3

    CALOLAY WA QUUZ WLLHY😂😹👋

  • @harwnmail5265
    @harwnmail5265 2 ปีที่แล้ว +1

    Part twooooooo

  • @radwanbila7644
    @radwanbila7644 ปีที่แล้ว +1

    anu dhankeyga hadan ka Hadloo dhan wa Murtii dhanka kalee hadaad ka eegtoo wa qosool

  • @sharmaarkekaysesharmaarkek1866
    @sharmaarkekaysesharmaarkek1866 2 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @AbdifatahZ
    @AbdifatahZ 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhah Maxay u seexan waayen intay duhurkii qadeeyaan Kuye

  • @WANAAG24
    @WANAAG24 2 ปีที่แล้ว

    Lugee adigu gaadhiga
    Ma lihide funny word abti jamal kkkkk

  • @afyareofficial2382
    @afyareofficial2382 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaaji Calool Sida Uu U hadlayaa Ka Yaab Ah Murqaan wad ka Badisayba

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว

    Xaji kaaash

  • @khaderkayt9580
    @khaderkayt9580 2 ปีที่แล้ว +1

    Aduunyo

  • @ridwaan5949
    @ridwaan5949 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhuunkaare 😂😂😂

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 2 ปีที่แล้ว

    Jamaal hakis jiilaa dhab ah

  • @maxamedismaaciil4681
    @maxamedismaaciil4681 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa Jilaa Cadiya Jamaal keep goin sis 🤣

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 2 ปีที่แล้ว

    Jamal waa qosol

  • @mohammedgureey9375
    @mohammedgureey9375 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh kuwa xogaga hesta sidey udhaqman wasidaa wale

  • @xaawomuuseciise8281
    @xaawomuuseciise8281 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @mubarakmohamed2501
    @mubarakmohamed2501 2 ปีที่แล้ว

    yaa

  • @maxamedxasaasi2887
    @maxamedxasaasi2887 2 ปีที่แล้ว

    Caloyow

  • @noorabdulleverygood1949
    @noorabdulleverygood1949 ปีที่แล้ว

    Kkkk reer burco caadi maaha kkkk

  • @mudugboy7227
    @mudugboy7227 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 ปีที่แล้ว +1

    xaaji naqas 😂😂😂😂😂😃

  • @abdisaed6327
    @abdisaed6327 2 ปีที่แล้ว +1

    Haha ilayn gaadhiga adigu malihide

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamaal hakis xarapo wlhi

  • @taammustafe147
    @taammustafe147 2 ปีที่แล้ว

    Waan qosley

  • @googaalemedia4961
    @googaalemedia4961 2 ปีที่แล้ว +6

    Riwaayadan yari caadi maaha inkastoo si quruxbadan u soo bandhigteen hadana xaajigu siduu u jilayo in billad lagu siiyo ayuu istaahilaa waa jilaa heer caalami ah hhhhh

  • @KaderShow
    @KaderShow 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @khalidosman2433
    @khalidosman2433 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @suldaanxadiid2464
    @suldaanxadiid2464 2 ปีที่แล้ว

    Jamal Caloooley

  • @cabdixakiin6147
    @cabdixakiin6147 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk ninkani waa funiba

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa so xasuustay Ninka Zxbkaya oo Naaji La Dhaho Habeen intu dhargay bu dhinac isku rogi koriwayay neeftuna wa dhibtay😂🤣

  • @samiiracismaan5915
    @samiiracismaan5915 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh waar xaajiga maxaad dacsaka igu xidhe

  • @abdihakiimmohameddhir-qeey245
    @abdihakiimmohameddhir-qeey245 2 ปีที่แล้ว

    Khaldaadki riwaydan mee hhhh

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 ปีที่แล้ว +2

    Siduu uxoqayo caloosha😂😂😂😂

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @mahmedali1610
    @mahmedali1610 2 ปีที่แล้ว

    Dhuunkare halagasaro

  • @faadumoahmed7465
    @faadumoahmed7465 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahy baa ka keenay kulahaa😂😂😂

  • @mohammedgureey9375
    @mohammedgureey9375 2 ปีที่แล้ว

    Ruwaadyad Ad uqiimabadan

  • @faadumoaxmed9943
    @faadumoaxmed9943 2 ปีที่แล้ว

    Xoog looma baahnee meesha ma baraagaa la qodoyaa kulahaa kkkkk

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว

    Jkkkkkkk

  • @farxiyadamal3299
    @farxiyadamal3299 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh wada igaqosilisaya

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhh xaraapo wlhi

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 ปีที่แล้ว

      Mirqaan iyo kan xooga wayn maxay isku yihiin inay isu egyihiinbaa lamodaa macaal codka

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 ปีที่แล้ว

    Booski sooraan kadhintey labuuxi hhhh

  • @clrahmancaqilka1840
    @clrahmancaqilka1840 2 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣team calool wani wata

  • @marwokaaba8209
    @marwokaaba8209 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar inder maxaad isku gurtay uuska buran waxay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 ปีที่แล้ว

    Shirka password ka kadaa kkkkk

  • @ugbaadbootaan3838
    @ugbaadbootaan3838 2 ปีที่แล้ว

    Mano li sida lo xoqonayo sida lo soconaya iga daran kkkk

  • @ahmetakram1488
    @ahmetakram1488 2 ปีที่แล้ว

    Caloosha if kiciya😁😁😁

  • @apdisamed9368
    @apdisamed9368 2 ปีที่แล้ว +1

    Dee xoog looma baahna shiinow ileen baraago la qodi mayee

  • @ahmedfilfoz9177
    @ahmedfilfoz9177 2 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅

    • @nimcomuse3139
      @nimcomuse3139 2 ปีที่แล้ว

      🎉🎉🎉triqda and construction 😢😢😮😮😢😢tvcbl

    • @nimcomuse3139
      @nimcomuse3139 2 ปีที่แล้ว

      09ds

  • @Faduma.1
    @Faduma.1 2 ปีที่แล้ว

    Jamalow maxd la taahaysaa 🤣

  • @sakariye4279
    @sakariye4279 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh

  • @sharmaarkekaysesharmaarkek1866
    @sharmaarkekaysesharmaarkek1866 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk burco

  • @mubarakmohamed2501
    @mubarakmohamed2501 2 ปีที่แล้ว

    laacib

  • @NOMERCY976
    @NOMERCY976 ปีที่แล้ว

    War shirka ka da password ka😂😂😂

  • @cabdimahad7973
    @cabdimahad7973 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @maryamjamac1685
    @maryamjamac1685 2 ปีที่แล้ว +1

    War dhuunkaare kuma so baxayo jilide masaricada iyo melahas ku biiriya reer burcow hore usocda

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว +1

      Wlhie mezhapa izaga ugu daaran 😂😂😂

  • @ismaciladan9630
    @ismaciladan9630 2 ปีที่แล้ว

    Caloolweynow

  • @jimcale2553
    @jimcale2553 2 ปีที่แล้ว

    Caloosha iga kiciyaa kulahaa

  • @mubaarikkhadar2967
    @mubaarikkhadar2967 2 ปีที่แล้ว

    Xadro poi

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 ปีที่แล้ว +1

    Calosha iGa kiciYa hhhhhhhhhh habaar qabe

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 ปีที่แล้ว

    Calool

  • @suhaybosman4990
    @suhaybosman4990 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoxasan8857
    @nimcoxasan8857 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @user-dw6ub8kv3k
    @user-dw6ub8kv3k 2 ปีที่แล้ว

    😂