Xeerka doorashooyinka ay meelmariyeen Golaha wasiiradda wuxuu sii bayaaminaya mudo kororsi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 หลายเดือนก่อน +1

    Solitary, this is true, bro balawaan ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 หลายเดือนก่อน +1

    Well done ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l หลายเดือนก่อน

    Guulayso waligaa mudane farmajo ❤❤❤

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Gobanimo abdulaahi sax

  • @abdiqani4051
    @abdiqani4051 หลายเดือนก่อน

    as away umadii away xilaa u qaaday away dadnimadii somalia.

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso geesi qaran oo runta ka hadla wariye balwaan

  • @museweston1303
    @museweston1303 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan yuu xukumaa ma madaxtooyada mise mogadishu ninkaa hayska shaqaysto somali way kala tagtay dimna isugu soo laaban mayso tii ilaahay waa meesheeda laakiinse iima muuqato inta xasan oo kale qabyaalad lagu taageerayo ninkastaa qabiil iyo dhul ayuu leeyahay

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu หลายเดือนก่อน

      Xaqiiq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey balwaan ❤❤❤

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah Balwaanow kheyr Allaah ku siiyo

  • @badelsheikh8931
    @badelsheikh8931 หลายเดือนก่อน

    Guulayso balwaan

  • @user-wb1zk6ko5g
    @user-wb1zk6ko5g หลายเดือนก่อน

    Aftahan mahadsanid

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan somali wey kala tagdey xasan yuu xukuma ma madaxtooyada mise muqdishu somali wey kala tagtay dimna isugu so laban mayso in kasta dhulkisa ayu ada wlkn abdulahi balwan mucaradka farintas garsi hala hor tago mudod korni bu wada xasan gorgurde marxun xamza argixisada damajid shbb dacish

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 หลายเดือนก่อน +3

    Xeerka doorashooyinka Mooriyaanta intuu ka shaqaynayaa horta?

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f หลายเดือนก่อน

    Ader hassan shekh waa in lamaraya daraqa walasha shekh hasana ader hassan waa bangaladhasha

  • @user-no1es3jp3s
    @user-no1es3jp3s หลายเดือนก่อน +1

    Asc.saaxiib.adeer.xasan.madhergeyo.xataa.lacagihii.xabaalaha.iyocaawimadii.dadkii.liido.dhibaatadu.ku.gaadhey.meesha.muu.isaga.tago.oowaxaa.dhaanta.gabadha.feysa.jenter.xilka.ku.wareejiyo

  • @xuudicali7627
    @xuudicali7627 หลายเดือนก่อน +3

    Asc brother waxa jiro ba shegta like it manshallah guul Somalia 🇸🇴 inshallah meeshs madaxweyne ma arko ee Somalia 🇸🇴 guul Allah keeno

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz หลายเดือนก่อน

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 หลายเดือนก่อน

    Kds 🔥💪🏽

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน +1

    Xassan bahane gurgurte wixi shalay U diidayey yaa Ka yeelsya xayawanka Bahan tuuga ah😮😊

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 หลายเดือนก่อน

    Xwar dalkeena god haku tjuriga baarlamaankan la hadlayaa walaal yal dalkiina ha iibsanina adanmadoobe waa yahuud bes dalkaan dan kana lahan tredagars kale ciidanka xooga dalka si kumeel gaar ah xasan ha u qabtaan waa hade dalka sharaf u rabaan hala waregaan vila Somalia bangaladesh matta waa xur shacabkedaa bad bad saday walaal yaö dalkeena bad bad sano casan Sheen qabyo ninkedaa dhameed tiro waad arag taan qabriyadii bad ka baxsan waayay iska daa shacab😊

    • @Hmpk5020
      @Hmpk5020 หลายเดือนก่อน

      Dad kaa kahaleeso badankood 45% waa reerkiiisa😂 Somalia waxas kama shaqeeso😂

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 หลายเดือนก่อน +1

    MAXEEY U MEEL MARIN WAAYEEN DHIBAATADII KA DHACDAY LIIDO AABIHIIN IYO DOORASHADA KA WASA

  • @khadarismail1275
    @khadarismail1275 หลายเดือนก่อน

    Wc's mahasanid

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 หลายเดือนก่อน

    Masiibo deg deg ah Alle haku rido xildhibaanada qaata lacagta masakiinta baabaday 😂😂😂

  • @user-lp3tq5dn2z
    @user-lp3tq5dn2z หลายเดือนก่อน +1

    Damujadiidka guracan ee fashilmay, waxaa sheegay xafidu laah mudane jimcaale ugaaska hg wuxuuna codsaday kacdoon dhalinyarada soomaaliyeed iney kacaan, xasan dhiiqo waa fashilmay waa dhiiqday tareenkii beenta ahaa subxaana laah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน +1

    waa mooryaan waay meel marinayaan aadan madoobe ayaa xukuma dubuhuu iskaga dhufanayaa waana ansax buu udhanayaa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @shukrilibax
    @shukrilibax หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaha guuleyso walal balwan geesi qaran baatahay
    Ilaahow xasan tuug iyo waxa uu wato shacbka somaliyed ka qabo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 หลายเดือนก่อน

    XILDHIBANADA HA KA TAGEEN XAMAR ,BEYDHABO HA GUUREEN HALKAASNA WADANKA HA KU BADBAADIYEEN LACAG LAALUSH IYO XARANBA XASAN KU KEENEN, LACAG LA,AN HA KU BADBADIYEN DALKA OO ALA U TOOBADKENA FI SIBILILAH U SHAQEEYA.

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 หลายเดือนก่อน

    Wcs haaka can dhalinyarto

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 หลายเดือนก่อน

    Hassan sheikh waa in Al shabaab villa somalia 🇸🇴 ku qarxisaa😂😂

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 หลายเดือนก่อน

    Muxuu qabtey xasan dhiiqo oo muddo kororsi ku sameystaa

  • @user-ru8nv6ll1g
    @user-ru8nv6ll1g หลายเดือนก่อน

    Adigu caalimul qayb ma tihid dadka Soomaaliyeedna ma taqaanid ee ha danbaabin ninyahaw.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Waa hadii laga yeelo xasan dhiiqo 😏

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 หลายเดือนก่อน

    Insha alaah ❤❤❤

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan culusow naf ayaa haysa time is coming.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 หลายเดือนก่อน

    Duqan waa dhimiririka. Waxa ceshedana mahayeseto masiga ku fekeraya mudo korosi rabo ilaa hadiimirikagu dhinito waa sida xasan dhiiqo iyo kooxodiisa😏

  • @MusinguziAli
    @MusinguziAli หลายเดือนก่อน

    Adeer waa iska caddahay baarlamaan ku sheeggu way ansixin doonaa sidaad sheegtay madaama xasan lacag qaybinayo ma hor istaagi doonaa wuxuu rabo
    Waxaad basrlamaanka u taqaaniin waa jeeb dhibeeno ee xildhibaanno ma aha....

  • @yassinegal1050
    @yassinegal1050 หลายเดือนก่อน

    Indha adagaa nin maskaxdiisa ku socon oo Qadra xeyd iyo Smacil c.geele 😢 u taliyan see buu u donayaa inuu sii joogo yaa rabo 😅😅😅

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 หลายเดือนก่อน

    Hhhh

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol หลายเดือนก่อน

    Salam balwan hassan dhiqo maaha farmajo oo marexaan darod xamar martibu ku aaha badbado qaraan u diiyarsana iin villada xabad lagagosaro weynaa surtagashay hassan dhiqo lamiid maaha waa hawiye anukal eh amar 4 taan sano iyo 4 mudo kororsiya ciid kadaba hadlikarta majirto wana gabgaable dagaal tagerada ildhibanada snm musse calancasta 100 ki 100 bu aaysta tagerada alshabab u haaysta tagerada moryanta grub hirab waa 100ki 100 wiixi intaa kabahsan waa marti mucaradna madaxa lajabinaya anbaa uu kahajirii amar grub hirab 91 waalamid 2024 watari q solabatay oo iskueeg

  • @ahmedabdullahi2655
    @ahmedabdullahi2655 หลายเดือนก่อน

    Mareexan oo shamshutaro wataan ayaa xamar soo aadayo hadey saas dhacdo

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah guul iyo gobanimo ❤❤❤hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 หลายเดือนก่อน

    Hassan sheikh ILLAMERAYSO AYU WAADA e Malaga yelaaya Horta shalay Farmajo waddani dab ah iya qoryo qabilaysan lo qaatay marka Hassan muxu yahay marka

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kaa qaldan ma farmaajan denbe ka galanay mase isagaa naga galay ?

  • @ahmedwaberiayanleh4805
    @ahmedwaberiayanleh4805 หลายเดือนก่อน

    Adiga benale Aya tahay iyo touk weyn🧐🤨🤨

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 หลายเดือนก่อน

    Cajiib waxad shalay farmaajo ka diiday maanta lagaama yeelin xasanow

  • @ibrahimabdisalan8176
    @ibrahimabdisalan8176 29 วันที่ผ่านมา

    S0maliyey.qaaranka.loo.aruurinayo.xarash.qaran.kaqeyb.qaata.mhdsnd.balwanw

  • @jandraravi9816
    @jandraravi9816 หลายเดือนก่อน

    NINYAHOOW HASSAN BAAHANE HA QALDANAADI LAAKIIN HANDICAP
    KHAATILKA WADANKA, QANIIS IYO DIL IYO ITOOBIYAAN KII MOO KEENAY OO OGTAHAY
    NABEE TAAS KAAMA YEELIN
    EE ILAAHOOW KAAS CADAABTAADA HA UGA NAXARIISAN.
    FUK HANDICAP XAARMAAJO

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 หลายเดือนก่อน

    Solitary, this is true, bro balawaan ☝🏼☝🏼☝🏼☝🏼🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴