Maan shaa Allah Markii u horaysay ee aan Arko qof geel lisaya oo gloves 🧤 soo xidhay ✅ markaan wadan imaado iyaga oo keliya Ayaan caanaha ka soo iibsanayaa 👍🏻✅ ilaahay ha idin barakeeyo
Masha allh Cabdisalaan hareeri Mahadsanid Geellu waa xoolaha ugu qiimaha badan oo ay Somalidu dhqato. Axmed waa mahadsan yahy waxa uu soo kor dhiyay fikrad cusub oo laga samayn karo dhaqaale waxa uu ku dadaalay caafimaadka xoolaha waxa uu kale oo uu sameeyay waxyaabo oo uu kaga duwan dadka daafaha magaalda geela ku dhaqda sidoole waxa uu yiri " ragga geelka dhaqda waxa aan u soo jeedinayaa in digaag dhaqdaan maxaa yeelay digaagu waxa uu ka nadiifinayaa cayayaanka geella xeradiisa ka dhasha sida : shilinta iyo waxbo kale marka uu geellu xerada ka foofo "
Masha Allah tabaraka raxmaan Alle Axmed haw barakeeyo ganacsigiisa iyo xoolihiisa waanan iman marka ugu horaysa ee aan hargeysa soo gaadho hadii Alle idmo
Masha Allah waa fikir ganacsi oo wanaagsan oo dhaqan kaga laga ma tago wixii la dhaqan jiray sida, Geel, adhi, lo' dhaqashadooda marna ha dayniina. Insha Allah anigu waan ku talo jira in aan sameysto ama iibsado xoolaha si aan u dhaqdo insha Allah Allow i rume riyada ❤😮
Can you tell us the difference between caanaha Geela dhulka Somaliyeed iyo caanaha Geela dhulka Reer Galbeedka qaasatan America. I am talking about the taste or dhedhenka.
walahi wan kahelay siday nadafada u ilaaliyen oo gacmaha gloves u gashaden hadi anay ahayn inta muqaalka la duubayo kaliya inay bulshada tusan somali musuq ma dayeese lkn ilahay ay arkaya hadayna dadku arkayn taa ha ogadan!
Mansha Allah waa nin eheludiin ah asagaa bisinka kuu hayaba markaad caanaa dhamayso
Caano geel nin dhamay wuu yaqaan dhulay qaboojaane.
Ilaahay hakuu barakeeyo xoolahaa aad dhaqday
masha'alah tabarakalah Ahmed waa nin muxtarim ah, ilaahay ha u barakeeyo ganaciga.
7kj 19:54 j
Masha Allah ahmed dool waa nin qalbi wanaagsan
Waa fikrad fiican oo ganacsi, shaqo abuur Iyo dhaqankeeni oo aa xoojinaysaan! MaanshAllah Illahay ha idin barakeeyo dhamaantiin, Cabdisalaan la’aantii waxa laga yaabaa inaanan barteen Taran iyo meesha ay ku taalo.
Maan shaa Allah
Markii u horaysay ee aan Arko qof geel lisaya oo gloves 🧤 soo xidhay ✅ markaan wadan imaado iyaga oo keliya Ayaan caanaha ka soo iibsanayaa 👍🏻✅ ilaahay ha idin barakeeyo
Cabdisalaan waa nin aad u qalbi fiican oo faraxsan alle haku barakeeyo
Waa fikir wanaagsan wan hambalyaynayaa. Axmed. Dool iyo. Herari ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh Cabdisalaan hareeri Mahadsanid
Geellu waa xoolaha ugu qiimaha badan oo ay Somalidu dhqato.
Axmed waa mahadsan yahy
waxa uu soo kor dhiyay fikrad cusub oo laga samayn karo dhaqaale
waxa uu ku dadaalay caafimaadka xoolaha
waxa uu kale oo uu sameeyay waxyaabo oo uu kaga duwan dadka daafaha magaalda geela ku dhaqda
sidoole waxa uu yiri " ragga geelka dhaqda waxa aan u soo jeedinayaa
in digaag dhaqdaan maxaa yeelay digaagu waxa uu ka nadiifinayaa
cayayaanka geella xeradiisa ka dhasha sida : shilinta iyo waxbo kale marka uu geellu xerada ka foofo "
Alle hakuu tarmiyo ganacsigaaga walaal Abdi salaan Hareri shaqada aad umada uhayso waad ku mahadsantahay
Masha Allah. Allah hakuu barakeeyo xoolaha aad dhaqanaysid. Aad ayaan ugu heley sida aad u xanaanaysid geela ❤❤❤
Masha allah Taran Caano geelle❤
Masha Allah nadaafad baa kamuuqata farihii wax baa lagashaday markaan hargaysa imado Insha Allah waa in aan canaha nadiifta ah cabaa .
Ilaahay Haw barakeeyo waa Nin Juhdi Badan galiyey Tacabkaas uu waddo
Hore u soco. Waan hambalyeynaa mulkiilaha Taran
ما شاء الله waa saxibkay axmeddool
Iyo abdisalan hereri iyo xeradii taranlivestock ilahay habarakeeyo
Walaal Ahmed Dool meel lagala xiriiro. Adigoo Mahadsan.
@@abdullahiahmed2409
Kala xidhiidh Motherland Super Market, Jigjiga yar ama Calaamadaha.
Asc maashaa allaahu axmad aad iyo aad ayuu uga Hadley iyo aqoonta uugeela uleeyahay Hereri adigana aad iyo aad ayaad umahafsan tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabaraka raxmaan Alle Axmed haw barakeeyo ganacsigiisa iyo xoolihiisa waanan iman marka ugu horaysa ee aan hargeysa soo gaadho hadii Alle idmo
Woow Mashallah Guuloe Somaliland hanbalyo super video ilike from Dijbouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇
Masha allah ilaahay habarakey colaadaha iyo dhiiga islaamka haynaga qaboojiyo bogooda burcad haysu mariyo umada guud ahaan iyo islaamkaba
Mashaallah Tabaaraka Alraxman Allaah Yaziid
Dhaqankeena ku faaanaaa isha allah maalinta hargeisa imaado halkaan soo booqanayaa waa xeryaha geela
Masha allah alle habarakeeyo shaqo fiican ayaad qabatay
This my dream qorbo wax ma tarayo dalkaga wax dhamo malahan
Masha Allah waa fikir ganacsi oo wanaagsan oo dhaqan kaga laga ma tago wixii la dhaqan jiray sida, Geel, adhi, lo' dhaqashadooda marna ha dayniina. Insha Allah anigu waan ku talo jira in aan sameysto ama iibsado xoolaha si aan u dhaqdo insha Allah Allow i rume riyada ❤😮
Maasha Allah tabaaraka Raxmaan
caano adhi hadaan helo ma aqaan geel iyo caanahiis...Adhiga ayaan dhaqanaa , Maah maah Horaana ahayd Adi Jiri, Makala abaal weydo,,maashaa allaah waa meel aad uwanaagsan oo fadhigeedu wacan yahay
Raga idaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geel😊
Ma sha Allah tabarak Rahman Allahum mabarik
Natural way is the vest way always be close to nature
Maan shaa Allah
Dhulkeena nimcaa fadhida ☹️☹️☹️☹️🥳🥳🥳🥳🥳 I can wait to be there 🥹
Masha allah caano geelo oo dhadhan fiican
Jazakalkah.hereri.waax waanagsaan dhaawo.waax wanaagsan dhaagaayso
shuuro iyo haad mx waaye reer hargeisa
I truly enjoy Somalia music. Thank you for that Walal!
*Somali music
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi yes the kaban in his videos amazing
Geel❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caanaha geela Cabdisalaanow waa la dhama e lama Cabo.
Herari waa shaqsi bulshada qiimo uleh xaqiiqdi barnaamij yo qiime uleh usoo gudbiya horay usoco 🎉
❤ ماشاء الله تبارك الله...الحمد لله رب العالمين ❤
Good Machallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Isha alaah xeradyda geelaad soo booqan doontaa 4 sano kadib
Subxanaka yaa cadiim 🎤hees Qaaci Kaban iyo geel meel maba wada😂😂 ✔️gallaan
ماشاء الله تبارك الله
Heed, shuuro, muqmad, dashaaqo iyo Garaw. Inkastoo aanay igu cusbayn magacyada raashinkan hadana Waan fahmi waayey.
Masha Allah Alaha business haubarakeeyo I hope somalids wwx fcn khayr leh iskagadaydan dadka kale
Wax fcn ibarno
M.a fikrad cajiib ah ayaan kahadlay
RAXMADA WAA LOO DHASHAA NINKAAN SI FIICAN AYUU U DHAQAALEYAY
Masha Allah, Baarakallah
Masha allah😊🎉❤
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
Tu es le meilleur des journalistes
Masha Allaaah
Markasta oo aan daawado daltabyo ayuu igu ridaa hereri.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Waaaa.socdaaa
Masha Allah ❤❤❤❤
Xaadir🎉
Waaaaw
Sxb baryahan xeryo_leey ayaa isu kaa dhiidhiibtay
Herari
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dr ka Su'aal iiwaydii Cabdisalaan..
hasha lagu duray dawadaa khatarta ah 7daa cisho Cunugeedu miyuu nuugayaa mise isna waa laga joojin?
Cunugu wuu nuugayaa wll, waxba ku noqon maayo, dadkuse hilib ka iyo caanaha midna ma isticmaali karaan, Shukran
ABTI ADIGA KUUMA FIICNO..IS ILAALI ..
Csalaanaw caanaha lafadhiiso markaad cabayso
Qaranka
First one 🕐😮
Dhashaaqo waa maxay?
Antibotic ga wa in xoolaha wa in laga ilaaliya wa khatar cafiimadka bulshada ayu ku tahay!
Can you tell us the difference between caanaha Geela dhulka Somaliyeed iyo caanaha Geela dhulka Reer Galbeedka qaasatan America. I am talking about the taste or dhedhenka.
100. Percent
luuqadaaada intaad ka faanayso weligaa wax baranmaysid Neefka Geela ah ku caqli dhaama xooolayahow
Raga laxaha siidhawrayoow dhaqasho waa geel.
Waxaan hubaa ninkii loda caanaha laga helo 200 neef geeysta soomaalia magaalooyinka waaweyn in sanadkii lacag badan ka sameyn karo
walahi wan kahelay siday nadafada u ilaaliyen oo gacmaha gloves u gashaden hadi anay ahayn inta muqaalka la duubayo kaliya inay bulshada tusan somali musuq ma dayeese lkn ilahay ay arkaya hadayna dadku arkayn taa ha ogadan!
Waa si joogto ah wll mar walba
@@shaimaahmed2919 adad nag hubtid ok weye wan iman isn sha alah wll mahadsanid
Geelani aad bay bidhaantiisa u xuntay.
Fool xuma xuma geelu.
Waa muhiim in aad aqoon u leedahey geela inta aanad ka hadal ka hor 4 aan wali la qabsanin ayaad argtee caadi u eeg edo Masha Allah na dhe
Waaba caato quruntay waxani ma geel lagu faanaa
Marhaduu kaa caano badanyahay eedo dhib maleh😊😮
Masha allaah ❤❤❤❤
Mashallh😊
Masha allah
Waaaa.socdaaa
Waaaaaaw
Mashallh ❤
Masha allah