QEYLA DHAAN:-Waa kuma Xildhibaanka Aamusan ee Qoorta isu galiyay Dowladda iyo Hay'adah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • QEYLA DHAAN:-Waa kuma Xildhibaanka Aamusan ee Qoorta isu galiyay Dowladda iyo Hay'adaha Caalamka,balse aan imaan karin Baarlamaanka? MUUQAAL XASAASI AH.

ความคิดเห็น • 34

  • @fe8445
    @fe8445 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaano cadawga u shaqeeya dawladana inay dhaawacaan raba inay jiraan waan ognahay.

    • @Xassan976
      @Xassan976 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤adina alshabab ayaa ushagayse

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 หลายเดือนก่อน +2

    Eeygan dowlada inay hooyadii leedahay ayuu maleyaa 😂😂😂 war maanta wad joogta berrito Xassan xoolo racaysa maa sii joogaysid wax kasta oo sheegtid dowladan oo tuugada iis bahaystay maa difacii kartid.. give us a break.. 😂😂😂

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah waar xisho xil waa runlow adiguna Beelow .
    Tuusin cad.

  • @YahyeGeelle
    @YahyeGeelle หลายเดือนก่อน

    Guulayso xildhibaan abiib

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    xildhibaan abiib guul tuugtii buu nafta ku cidhiidhyay walee

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 หลายเดือนก่อน

    Kan soo mahan midkii Xasan sh gabadhiisa guursaday. Adan madoobe iyo kan haday wax ka sheegan ogow waa guul ku soo hoyatay. Dad xun oo sumcad lahayn haday ku eedeyaan waa ku sumcad. Xasan sh iyo nin wanaagsan lama shaqeeyo mana jecla dadka wuxuu ugu jecel yahay kuwa burcada ah.

  • @FarxiyoCiise-tk5sd
    @FarxiyoCiise-tk5sd หลายเดือนก่อน

    GUUL MR ABIIB HA IMAAN MAFFIADA BAARLANAAN KU SHEEG AADAN TUUG XASAN GUGUBSADE XIKDHIBAANADA WAA DILAANN 21 FIRST QAEAX WAA BILOWDAY HANDADAADA DULMULSHABAAB WAA MAQASHAAN

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 หลายเดือนก่อน

    Hadaad dawlad kale oo shisheeyaa lacag ku siiyaan aadna heshiis kula gashay inaad fuliso waa jaajuusnimo waa in talaabo laga qaado kuwa dalka u yimid inay burburiyaan

  • @AbwaanDaadihiye
    @AbwaanDaadihiye หลายเดือนก่อน

    Dameer madoobe oobuburiyey sharcigii baarlamaanka

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan walba wadankale ayuu jaajuus u yahay!!

  • @fe8445
    @fe8445 หลายเดือนก่อน

    Xildhibaankii aan soo xaadirin lacagta ha laga jaro. Mushaarkay qaataan waa ku xaaraan hadaysan shaqaynayn.

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 หลายเดือนก่อน

    Kan yarka waa dhaaranayaa Mesha In ay dawlad thy Muusan Ogayn?
    Yaa maskiin mise ina hassan sheikh hadii aad Qabto dadka waad handadikartaa?

    • @ahmednur9383
      @ahmednur9383 หลายเดือนก่อน

      Abiib waxa uu sameeyay mala socota

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Adigoo kale ayaa lobahanyahay Inaa umada lagu dhaafyo

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 หลายเดือนก่อน

    Hoyadiis u hanjabaah toog suud wato waaye

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan hadlayaa waa nin u hanjabaya Xildhibaannada dhaliila Kuwa jooga Villa Somalia.

  • @AbdulAli-gy5eg
    @AbdulAli-gy5eg หลายเดือนก่อน

    Ninkan hadlaya wuxu ku magacaban yahay "wasiirka maaliyada" xasan shiikh gabadhisana wuu qaba wuxuna aaminsanyahay in "somalliland"dawlad madax banaan tahay

  • @MustafeDiiriye-b5r
    @MustafeDiiriye-b5r หลายเดือนก่อน

    Xildhibaan xaqiiqdu sheegay inta ay shacabka soomaliyeed arkayaan ayuu sheegay musuqa iyo wax is daba marinta waan aragnaa ka shacab ahaan adan madoowe iyo biixi hadii system ki dowladnimada aad ka dhigateen meel aad musuqiina ku dhex qarisaan o shaqadiini iyo masuuliyadii aad u dharaaten aad dayacdeen fadlan xishooda o xildhibaanka damiirkiisa noolyahay ha xagxaganina in aduunka deeq iyo deyn na siiyo jeebabkana ay ku shubtaan shaqsiyaad koobano xilalka dowlada wax ku xadaya lama aqbali karo
    Xildhibaan abiib sharfanid mudane dadka masaakiinta ah ee magacooda inta wax lagu soo qaato jeebabka la iskaga shubto hadaad ka dhiidhisay halkaa kasii wad o qeyla dhaantooda iyo boor isku qarintooda tuugada shacabka somaliyeed magacooda ku macaashaya ha u ogalaan inta karaan kaaga ah shaqadaa wacan shacabka waa kugu wataan. Kuna mahadsanid

    • @fe8445
      @fe8445 หลายเดือนก่อน

      Maxaa xaqiiq ah lacagtaba weli looma dayn baa la yiri.

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 หลายเดือนก่อน

    Ceeb xildhiban shegta maya xulldhiban dheh, waxa rabto sheg marka

  • @habraactv3799
    @habraactv3799 หลายเดือนก่อน

    Ninku sow uhadlaayo waa maxaay

  • @abdulazizfarah7422
    @abdulazizfarah7422 หลายเดือนก่อน

    Beenaale guul ayaan u rajeynayaa xildh Abiib

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 หลายเดือนก่อน

    Maloodhaaranayaa xildhibaanka Hadlaba😂😂

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 หลายเดือนก่อน

    Kuwa ku sacbinayo wa gulwadeyal, xildhibanka fikirkisa miya didan tahay

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 หลายเดือนก่อน

    Xassan Sheikh Ismaaciil Cumar Geele ayuu daba dhilif uyahay waa dal mdaxdiisi majaha haystaan Xagee ayuu dhib uga baxaa!!

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m หลายเดือนก่อน

    Waa yaab

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 หลายเดือนก่อน

    War dawlad sidaas uma hadasho

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 หลายเดือนก่อน

    Beenlaw Beenlaw dhalay waaye kani

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v หลายเดือนก่อน

    Adan madowe iyo kuwn barlmnka isku shekayo shgol ma so marin man yaqnin sharciga iyo hogmin aqon malhn dadkn wa tugo magc dowlad ku qrabnso

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v หลายเดือนก่อน

    Ceeb adig ka xun ma lahn dowlada we lidata tug tug dhaay aya tahy xarmi adiga miya sida rabto ka same sn karo canshr jebkda kala imato dowlad tuga tahin magcas dowld ma istahisho

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน

    Dawlada maalinkasta hadii waxlag sheego maxaa kamacna ah waxaa ladhahay dhagarqabe dhulkaa ladhaqdhaqaaqaa jaale wasiir iska das fulinimada qaran maheysaan xamarna kaliya maxukuntid lacag ,lacag yaa wax ugu qabataam tuugo tuugo beenlaw

  • @W00theguy
    @W00theguy หลายเดือนก่อน

    Beenaale