Eng Saalah Sh Osman Wareysi 3/3 - Xuddunta Mushkiladda Soomaaliya I LONDON 18.05.24

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 63

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 4 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleysta Ayaanle iyo Ingineerr Saalax ❤❤

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 4 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah
    Ayaanle kheyr Allaah ha ku siiya
    Shaqa fiican Ayaad bulshada u haaysaa!!🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🍒🍒🍒🍒

  • @mohamedmohamud4744
    @mohamedmohamud4744 4 หลายเดือนก่อน

    i really like, how the trues this interview is ,he live with the fact and what courses instability in this country, more interviews should be good to enlighten the fact

  • @aliyahye7414
    @aliyahye7414 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks, walaalkey Ayaanle

  • @isterlinabdulle-kk2jz
    @isterlinabdulle-kk2jz 4 หลายเดือนก่อน

    Waa tariiq loobahna marhore inlagahadlo guul Eng Salah and Ayanle ❤❤❤

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 4 หลายเดือนก่อน +2

    Very interesting debate, I hope to see part 4🎉

  • @MrSiimow
    @MrSiimow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wixii la soo marey hadii la sheegin meesha wax ka qaldan ma la ogaan karo. Mahadsanid Ayaanle iyo Eng. Saalah Sh. Osman

  • @Beshiir-o1k
    @Beshiir-o1k 4 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiq guuleysta mudane

  • @beingal-cadaala2307
    @beingal-cadaala2307 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa aqoonyahan somaliyeed

  • @falxadofulaal6832
    @falxadofulaal6832 4 หลายเดือนก่อน

    Injiner saalax wanku salaamey god

  • @abdulkadirhassanhussein5011
    @abdulkadirhassanhussein5011 4 หลายเดือนก่อน +1

    Egn Salax Waa Nin Khabiir Ah Oo Waxbadan Og

  • @saaxilcadde7095
    @saaxilcadde7095 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle aad iyo aad ayaan kaaga mahad-celinaa barnaamij kaan qiimaha badan

  • @fnw8688
    @fnw8688 4 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed 4 หลายเดือนก่อน

    That's correct anigoo ah dadkoo sheegay inaa ka midahay balsa eng hadalkiisa waa xaqiiq dadkaan dalka Halloween dhiibo

  • @maxamuudaxmed2425
    @maxamuudaxmed2425 4 หลายเดือนก่อน +1

    20 SANO IN XORNIMADA SOMALIYA DIB LOO DHIGI LAHAA, INEY SAX AHEYD,, IN LA DIFAACO, OO CUDURDAAR LOO SAMEEYO, WAA WAX QOF WADANKIISA U DAMQANAAYA UU KA XUSHOODO. GAAJO AAD XOR KU TAHAY AYAA LAGA DOORTAA, GUNNIMO AAD KU DHARAGSAN TAHAY

  • @KM-rc3nt
    @KM-rc3nt 4 หลายเดือนก่อน

    Wareeysi wax badan aan ka faaiiday

  • @falxadofulaal6832
    @falxadofulaal6832 4 หลายเดือนก่อน

    Walee

  • @libaaxaleertajiifo3211
    @libaaxaleertajiifo3211 4 หลายเดือนก่อน

    Mhdsanid eng saalax inan maqlo sirta ka dambeyda inan nolosha haleeli la'anahy bad no iftiimisay wana ku faraxsanahy ani ahaan inan maqlo arinkaan ileen xalka halku jira ban lahaa anigon ogeen halka uu dhibka ka jiro
    Insha allah xalka wu fududaan dona adeer
    Ayaan mhdsanid mudane
    Qafaan ogeyn wixi laso maray ma xalin karo waxa tago mana fahmi karo waxa so socda wa xaqiiq alle haku dhowro sxb

  • @daudedo9407
    @daudedo9407 4 หลายเดือนก่อน

    Runtii waa barnaamij aan muddo raadinayey sidaan in loo hadlo eng. Saalax sheekh cusmaan iyo wariye ayaanle ( dabagalka taariikhda ) aad baad u mahadsan tihiin.

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 4 หลายเดือนก่อน

    Al xaqiiqa eng salah

  • @MohamedMahmoud-wp8mj
    @MohamedMahmoud-wp8mj 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqada ila hada somalia wan ka muqata wax u ka shekanayo War hooy jiilka cusub isbadal sax lo bahanyahy

  • @soomaalinimo1
    @soomaalinimo1 4 หลายเดือนก่อน

    Somalia wali gumaysi baa ka jira, gumaystihii reer Europe waxaa badalay gumayste reer guuraa ah oo gaalada daba dhilif u ah.
    Anigoo reer guuraaga ah intaas baa ka fahmay waraysigan balse waa adag tahay dadkayga reer guuraaga inay intaa fahmaan.

    • @abdiqaniahmed9440
      @abdiqaniahmed9440 8 วันที่ผ่านมา

      Anagaa reer guuraa reer guuraa dhalaya oo kula fahamsan wllkayaw lkn haw bixin aakhiraa dambaysee

  • @falxadofulaal6832
    @falxadofulaal6832 4 หลายเดือนก่อน

    Injiner saalax yaad u sheegeysaa asagabo waa geleyde

  • @abdiqaniahmed9440
    @abdiqaniahmed9440 8 วันที่ผ่านมา

    Miskiinbaa misko lafuulo leh, doqonkana hadaadan iska waabin siduu doonuu kaa yeelayaa

  • @cabdirahamantimohindi74
    @cabdirahamantimohindi74 4 หลายเดือนก่อน

    Maantaan ogaaday beyhoofka iyo ba'a soomaali-maryoolay haysta, waxaanahay wuxuush isbaabiisay.

  • @Kadam-HA
    @Kadam-HA 4 หลายเดือนก่อน

    Banaadiri wadankaan halagu wareejiyo ... 4.5 meel nooma wado

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 4 หลายเดือนก่อน

    Ileen daarahaan waxs lagu dhistay mucaawanadii masaakiinta iyo muruqii dhiddkii masaakiinta anmaawa yaabin

  • @wadanihashim1934
    @wadanihashim1934 4 หลายเดือนก่อน

    Kani waxba masheegin

  • @AbdisalanASaid
    @AbdisalanASaid 4 หลายเดือนก่อน

    Injiyeerka hala weydiiyo maxamed mursal iyo hadda sheikh aadaen madoobe maxeey u faaiideeyeen dadka ku nool k/galbee iyagoo haya mansabka ugu mihiimsan DFS

  • @mohamedhassen4070
    @mohamedhassen4070 4 หลายเดือนก่อน

    Mashlh tariikh ubahan inan siqotodher aan waxkabarano

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ing. doodiisu way fiicantahay laakin waxa dilaya cuqdad u hadalka iyo anigoon dadaalin xukun ha la ii dhiibo

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkani lixdankii miyuu jiray

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cuqdaddii oo qof ah oo waliba sheeganaya Eng.
    Dadka sheeganaya digil iyo mirifle waa qaawanaayeen 1954. Qof qaawan yaa wax u dhiibanaya.

    • @hassanahmedhussein3856
      @hassanahmedhussein3856 4 หลายเดือนก่อน

      Haji dulmji did baa kugu qoran qofna waadul minaysaa, waa adigoo miiran qolyaha uu ka hadlayo

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk 4 หลายเดือนก่อน

      Hajidylmidiid nooca laga hadlayo baad ku jirtaa adeer nidaam iyo dowladnimo baa ku dhibaysa. Umada islaameed hakaa nabad hesho

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 4 หลายเดือนก่อน

    Wey jireen dad diidanaa in xoriyad la qaato

  • @falxadofulaal6832
    @falxadofulaal6832 4 หลายเดือนก่อน

    Nacam walee

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 4 หลายเดือนก่อน

    Morgan ilaa hada ayuu yahay geesigayaga puntland ayaanu madax wayne uga dhigaynaa insha allaa mmorgan cim back

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 4 หลายเดือนก่อน

    Reer koofurta haddii ay xaqoodii dhacsan waayeen ma mid soomaaliyeed ayay u soo dhicin karaan, waa maya

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwaani waa kuwo wareersan halkee soomaali isku nabadgalisey waa iswada cuntau Soomaali.

  • @mohamedgeelqaad4741
    @mohamedgeelqaad4741 4 หลายเดือนก่อน

    Wixiidhacay halaiskacafiyo

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 4 หลายเดือนก่อน

    Iney dhintaan ma rabaan dal loo xareeyo wax loo soo dhiciyo afka wax loogu guro yaab kacoo dhidibta rid waa in taa soo aad dhinba weydi de

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 4 หลายเดือนก่อน

    Ala maxa danbi layska galay aaqira wax baa yaala war nin walboow intaad nooshay cavis waydiiso intaad nooshahy

  • @gaaleef
    @gaaleef 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaani hadduu caqli iyo cilmi hayo, Digil iyo Mirifle hakareebo qolada afka duuban ee ay u shaqeeyaaan ee ay isku qarxinayaan. haddii kale nacnacda beentaa meesha hakala tago.

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 4 หลายเดือนก่อน

      Inuu caqli iyo cilmi leeyahay mid adiga lagu weydiinayo ma ahan naacnnacna meesha lama soo fariisan ee history buu ka hadlayaaye wax ka baro, qolada nabaddiidkana qabiil soomali ah oo aan ku jirin ma laha sidaa ula soco

  • @khalifmahmud4770
    @khalifmahmud4770 4 หลายเดือนก่อน

    Aaba yaashii xoriyada u gafay wan ka heynaa waa daba dhilif Ethiopia wm aduunka wadan walba abayaal xoriyada dhaliyey lee yihiin maxay tahay cuqda daan hada Dan wax baran see wax lagu gu dhiiba marka hore wax baro wadanka difac u dhimo is muuji dadkan dhiigooda xoriyada u dadsheen naf and maal where are you

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaan yaa iska leh oo aan ahayn Soomaali.
    Mise waxaan siinay jaajuus ah Geel jire, Beer qodoto, kaluun dabato,iyo shibro dabato.
    Waxaa ka sii daran Siyaasi iyo jabhado cadow u ah dhulka iyo dadka Soomaaliyeed.
    Soomaali oo dhan waa umad mid ah oo dhulkooda iyo Afka hooyo ka dhexeeyo.
    Walaalayaal balaayo yaysan isku kiin dirin.

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 4 หลายเดือนก่อน

      Ninkan hadlaya isku dirid kama uusan sheekayn , ee wuxu ka shekaynaya GEELJIRAHA Xilka maroorsaday .

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 4 หลายเดือนก่อน

      @@IsmaaciilAdam,
      Taariikh aan waxba ka jirib buu sheegay.
      Geel jire iyo Beerlay dhul iyo xukun isku haysata taariikhda Soomaalida sooma marin.
      Qabiilo ceel biyood iyo Geel isku hata taariikhda waa xustay.
      Lakin xukun iyo dowladnimo waxaa isku haystay Xooga dalka, Xisbiyo rayid ah iyo Jabhado Itoobiya jaajuusiin u ah.

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 4 หลายเดือนก่อน

      Cid ka sheekaysa baanan jirin , mideeda kle ma ogtahay XADAARAHA soo maray Caalamka in Ay ka bilaabmi Jireen BEERAHA .

    • @mahadmahamoud5261
      @mahadmahamoud5261 4 หลายเดือนก่อน

      Xadaarada iyo ilbaxnimada waxaa abuura kuwa umada isku tola oo tol qura ka dhiga.

    • @IsmaaciilAdam
      @IsmaaciilAdam 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaa iyo hadda qabiil baad dabada ku haysa nio , qabiil dal wax kuma noqon karo .
      Dadku waa inay kuu wada sinnaadan , 4.5kana la joojiyaa.
      Waxad sheegtay dad isku tol ah inay wax dhisi karaan kaliya , Ma ogtahay boqortoyadii faraaciinta inay dad badan oo kala duwan ka koobnayd oo xittaa ay soo gaadhay Gayigeena soomaliyeed

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 4 หลายเดือนก่อน

    Ayanle sababta raxan wen ugu badan tahay AS mafahanta ciil qaab

    • @samiraadan2435
      @samiraadan2435 4 หลายเดือนก่อน

      AS qabaa’ilada soomaali oo dhan ayaa ku dhan

    • @MohamedMahmoud-wp8mj
      @MohamedMahmoud-wp8mj 4 หลายเดือนก่อน

      Ciil qab hadu yahy adi Mafia nimada aqbal 😂😂