Markii Gabadheeda ay ugu Dirtay Biyo uu Cabo ayuu Dilay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 49

  • @INDHO77
    @INDHO77 หลายเดือนก่อน +11

    Inta og ino waqtigoda dhamady like dhac❤

  • @Degaliah
    @Degaliah หลายเดือนก่อน +10

    Meshu wa bahalo galeen 😢😢😢

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaanallah wuuba isla saxanyahay 90 ayeey iisoo tuureen imaanka Allah kaa qaad shaydaanka umadda somaliyeed ee islamka ah wajigiisa ha laga qariyo

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka หลายเดือนก่อน +4

    War waxaan Aad kusoo celcelineeysaan naga daayee tiirka hala geeyo

  • @SSS78781
    @SSS78781 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭WAR DILA GACAN KU DHIIGLAHA MAXAA LOO HEYSTAA..WAJIGII GUBTAHA

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay cadaabgii ugu fogee duli duli dhalyay kuli waa eelay eelaydaa ugu liita hala toogto

  • @OB_bakar
    @OB_bakar หลายเดือนก่อน

    Aduun wlhi somalia wliba muqdisho waxa jooga hadaad argagaxiso tahay qof danbigada tirtirayo aad heleso oo kudodayo 😢

  • @user-vv3yj6pb6d
    @user-vv3yj6pb6d หลายเดือนก่อน +3

    Ninka udoodayo ninki wax dilay Ma ilahey ka cabsado Oo xasuusto malin inu dhimnyo

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n หลายเดือนก่อน

    Dil na tusa hadii kale naga dhaafa.

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 หลายเดือนก่อน

    hada dada aaminsan somali iney dowlad tahay lkn ma ogo iney yihiin tuugo,masakiinta ka macaasho hooyada dhibka ku dhacay allah u naxristo

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 หลายเดือนก่อน

    Shuute is not easy.
    Anyway waan taageersanahay Mr Shuute is legend keeping sir.
    Waxaan fahmay qof dulmiga neceb inaa tahay

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n หลายเดือนก่อน

    fiiriya shuute,nin maxkamada xukuma hii and hii .😊

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s หลายเดือนก่อน

    Walahi raxaweyn somali maxamed dhudhumashey kulayeen kii laqabtaba maxa raxaweyn kadhigo

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 หลายเดือนก่อน +2

    Haladilo shaqadiisa waa naf bingo aadan gooy sheeydan

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 หลายเดือนก่อน +2

    Kan tv ma ahan

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 หลายเดือนก่อน

    Hooyada ma dili laheyd hadii dill lagu dhaho

  • @abdizahalabdullahi
    @abdizahalabdullahi หลายเดือนก่อน +1

    Mar hore ayu ahaa warkan😂

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 หลายเดือนก่อน

    Wacalka ha la dilo hooyo dilay un naxriistat

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s หลายเดือนก่อน

    Qeybta abukataha markeysogaarto shekada waba kahara ninkaan haladilo hoyadiso dilay

  • @yiiyaanmadadaal4457
    @yiiyaanmadadaal4457 หลายเดือนก่อน

    Adiga islaantan miskiinta ah maxaa ku ag istaajiyay....arxaan laawe...war tii alle baa ku sugaysa ee tawba keen...niman tiir ku geeya wax laga baqdo maahee kii alle subxaanahu watacaalaa baa kuu sugaysa

  • @user-bn9pf1jl2x
    @user-bn9pf1jl2x หลายเดือนก่อน

    Hooyooyinka Sidaa ah jaceylkooda ayaa dayac kan ugu weyn geystaa gobalka dib u eegis ALLOW yaa kusameeya iyo hey'adaha dowlada inbadan oo aan wax xuquuq ah laheyn misana xuquuqda magacoodu laguqaataa somali miyaa qiyaano dhaafta yar iyo weynba Marka maamooyinka aan xuquuqda dowladeed heleyn ALLE ayaa Risaqa bixiya Ee Rabi barya dhamaanteen

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 หลายเดือนก่อน

    Shute argagixiso miyuu leyahay maxkamada maxaa ka codsane kuwi darad xabsiga weeraray saas buu laha dadkan xukunkooda hala fuliyo

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d หลายเดือนก่อน

    War ninkaan yaa shaadada lawyer nimada soo siiyey dilka muwakilkaygu magaysan ayuu ku doodayaa ninkii uu difaacayana waa qirsanyahay inuu dilka gsystay

  • @user-bn9pf1jl2x
    @user-bn9pf1jl2x หลายเดือนก่อน

    Degmada Seynab Miyey katirsaneyd Cabashadoodu Waa Nagu badatay Warta Nabada

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 หลายเดือนก่อน

    Somali nabd Qeyr qabto

  • @Quman-ze9xt
    @Quman-ze9xt หลายเดือนก่อน

    Wuxu dhahay gabdha ayaa iso firisay ka dibna mamada taas waxey cadeynee inuu kaligiis aha

  • @abdulfatahhussein8148
    @abdulfatahhussein8148 หลายเดือนก่อน

    Guriga ui joogay waa guri alshabab ee xalasoriro

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Ma wadanba meesha uu qof Dowlada la shaqeeyo uu noqonayo Dambiile

  • @cabaassaciid5337
    @cabaassaciid5337 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layaabanahay kan ma TVga qaranka miyaa mise waa TV kale shabaab waa lagu wada jiraa maxaa kaliyah loo soo bandhigaa konfur galbeed kaliyah dadka kale maalin waliba maqalno maa soo deysaan aan wada araknee an arko qof maay ku hadlo lee waa lakala shakiyay TV ga ma siyaasadbaa tolkeygow asc

  • @nuurgedi
    @nuurgedi หลายเดือนก่อน +2

    ciyaalka muqdisho waa la shaqeeyeen amniga.

  • @user-pb4zw1ct5d
    @user-pb4zw1ct5d หลายเดือนก่อน

    Maxkamad miletery o aadeysa kiis madani yaab

  • @fatumaalijaamac1508
    @fatumaalijaamac1508 หลายเดือนก่อน

    shaqada uu qabtay adaa hadda lagaa shaqeynayaa

  • @user-gm6gq4lu2f
    @user-gm6gq4lu2f หลายเดือนก่อน

    maxaa waaye sheekadaan waa yaabee waa horeyba aheyde

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

    haduu asaga dilin markii lasoo qabtay muxuu police ka xabad ugu riday bal is weydii? aqliga allah kaa qaad waxaan aa iska dhigaaya garyaqaan ama lawyer waaba in la xiro asaga

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam หลายเดือนก่อน

    Jilib ninka joogga ee dowlo ma jirto leh ma dhici karto cadow ethopia u yaqaan muqdishana ma kasaayi caqliga ma galeysaa maya jawaabtu? Dil waaye ninkaan lacagta dilka masaakiinta ku biilanayey isagaa qirtay

  • @ahmedmire1797
    @ahmedmire1797 หลายเดือนก่อน

    Waryaa tuugo baa tahin lacag raadinaya waraysigaan horaa usoosii dayseenee maxaa ugusoo celiseen hada?

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 หลายเดือนก่อน

    Sheeko baad haysaa sowtan kan lagu qabtey hubka

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c หลายเดือนก่อน

    Maamada Oola Joogay Hala Soo Qabto Waa Khawaarij Kal Kaal

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 หลายเดือนก่อน

    Waxan mar walba nogu so celcelineysan naga daya iyaka iyo wixi dil logu wada xukumay tirka geeya dad somaliyed ayey nafta dhafiiyey masiboyinku

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 หลายเดือนก่อน

    Bal meeshaa arag waxa ka socda waa bahalo galeen muqdisho markaasey dadna ku faanayaan oo ka dhigayaan wax jira

  • @user-zj8sp6rh1j
    @user-zj8sp6rh1j หลายเดือนก่อน

    Ku celiskaan maxaa waayay

    • @bintu_abuukar
      @bintu_abuukar หลายเดือนก่อน

      Shekadaas keenen ayaantaan, shabaabkii baa dhamaaday malaha😂😂

  • @Somali12222
    @Somali12222 หลายเดือนก่อน

    Sntv eber nqote 😂

  • @Admoud-gd5fh
    @Admoud-gd5fh หลายเดือนก่อน

    L
    Pp

  • @Boolowh
    @Boolowh หลายเดือนก่อน

    Lacnad alle hakugu dhacdo kan sogalshay