SACIID TAARIIQ | FARXADA ILA QEYBSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Copyright Protected By Y3A Films!
Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
Follow us on social media:
/ y3a_films
vm.tiktok.com/...
/ moade2020
Need a ride to the Doctor's appointment?
www.usacaretra...
Fly Cheap
www.isavetrave...
Download App:
play.google.co...
Wlh hestan wa xasuus xiligi ay so baxeysay waxan isbaranay mcnteyda waliba noqon rabto ilmaheyga hooyadood kuma waayo mcn bdney😍😍😍😍💋💋💋
M.a alah ku daayo wll 🥰
Zxp ma aroostay hada❤❤
Hada ma aroostay
Ciyaal xamar degmada hodan hadaa tihiin like ta iisaara cadow ayaa ibursanaayee😍👌✌✌🖖😂
It’s first day of 2023 and still this song is my fav one❤🥺
Who's the first 2024😭💕💕💕💕
😭💔
😢❤
meeeeh🤐🥵
2025
2025
2021 yaa daawanya heestan wali
🔥🔥🔥🔥🔥🔥❤
✌
Ninkan fanka maka baxay nio?
Anigaa daawanaya oo kahelay oo jecladay adna dhankaga
My 2022 daawanooya manooshahay 🥺
@@hapeepahmedpuuh9614 ha adi soo gal
Hadi ad ciyaal Xamar dhalad ah tahay hadana makaqan o said ugu xistay Xamar like isaar si an u ogado dadka Xamar Ila jecel
2020 HADAD DAWANAYSID HHEESTAN IS MUUJI OO LIKE ISAR WALAL ☹🤷♀️😔 3 MARCH 2020
July 2020 dawanoya
Aduunka wxa korsaaaran wxaa ugu mudan ugu qaalisan waa hooyo hoyada hadey diinka kabaxkudhahdo xata way gaydaa in looga baxo wiiilkan siciidna hada wa fanka kuma jiro hoyadi darteedbuu uga baxey mnsha alj wan ku hanbalyeynayaa wlkey siciid
March jeelbaa kujiray sorry😂
Saciid Tariiqi runtii isku Xafad ku soo wada kornay ciyaal madiino qasatan reer dharkenley lee fahmi karo isku dugsina wan wada eheen Markaa yareen walal wanagsan baa tahay ❤💯
Adi macalin xasan iyo macalin cali ma dhigan jirtay😂😂
@@abdihamiidbinsheikh7054 hhhh haa Alla maxa taqana😂😂
Wnku kasa le seem biri ani kabiiroo ii ahaan jire adi mgca xgesa dagnthy😂😂
@@abdihamiidbinsheikh7054 hhhh abdihamid kii idilay jirey Amuu yahay 😂 madiina daganahay
Ceebeey tacaal saas ha dhihin qofle ka celiyee ma anaa ku dilay marka deeqo miaa😂😂😂😂
Ila malintay sobaxday ila hadan dhegaysta my best song🥰❤️❤️
20201 yaa daawanaya👏
laxankaa ka dareemee iney wax kala thy heesta full respect my friend taariiq nimcaan and y3A
Jecelka ku faafay
Ku faalay laabata
Ha moodin fudeed
Ahaaao furhiisa
Mustaf karaam 👌🔥
Saciid taariiq
Nimco hilac
laxanka lagadareemaa iney hees fcnthy walee full respect nimcaan hilaac💖💖👈
Ciyaal xamar hadaa dad tihiin like iisaara 😂
Taatiko Pro hahahaha
Crazy man
naagtaan cideeda maa laga qarinooyaa wajigeeda
Taatiko Pro manihin 😿
Inaa Dad nahay Way Muuqaataa
Like le Ma Dad ku nahay😆😆😆😆😆
Taatiko Pro
😆😆😆😆
Itz 2022 and itz still my fav song
Like me
My favorite since day one of this song
2020 yaa daawanooyo like dhac ku sii aan ku argee🤣😂🙂🤔👈
..
2022 daawanooya ma nooshahay 🥺
Midda heesta loogu mahad celinayo adiga miyaa
☝️
Wooow. I just listen this song like couple days ago accidently and it becomes one of my favorite songs. What a amazing and touchable vioce maanshalah
Oowf calayk bro siciid tariiq fankaaga wuu muuqdaa horay usoco broh asxaabay liketa love ku ahay ogaada lol
Ww Nice
Heestaan 2017 Ma Arkin 2020 Hadaa Maqashay Oo Ku Cajabisay Oo Aad Soo Raadisay Ani Cml Ayaa Tahay Waa Hees Dareen Leh Laxanka Nimcaan Hilaac Caadi Maahan 👍👏👌
Anigu waxaan maqlay 24/7/202₩
202p
2023 bil ramadan caawa 8 ah aaa soo raadiyey 😂
TikTok ayaa meeshaan i keenay😂😂❤❤❤
heesaha wiilkan kama daalo dhageysigoda waa wada daadax 😚😘
abaa baliina plz channel keyga so booqo like iyo share igu caawi
+Yaranka Somalia ok huno
abaa baliina me2 kama daalo isaku cudur matiri huno 😘😘😘😘😘
I believe you are my type
saciit TariKh legn wye kuma amin sanhy bro like inta amisan heeysihisa💯💯
Qeys Qurbo maxa ka aminsanthy duqo👌👌👌
Heestan qofki jacayl dhaba u soomaray aniga oo kale wey ku socone...viva qalbiyada is jecel guuleysta🤙) dadkina like iska sara☝️
Siciid Taariikh waa fanaan cod wanaagsan oo magac wanagsan ku dhax leh fanka Soomaaliyed fanaan reer Muqdisho ah waan kugu faanaa super star keena Xamar
Ilaa hada wa dhageesta heestan wa iga gadanthy 😍
Wat a production keep it up abooody تسلم يديك حبيت الغنيه
2024 yaa ila dhagaysanaya 😢😢😢
👆🏻😩♥️
Aniga 😢😊
Aniga oo joa bkk cawa hesta wan jecladay cawa lee maqalay
2019 inta jiifka ku dawaneeysa like igu qabo wll mcn mahadsanidiin
Wlh hestan wa xasuus xiligi ay so baxeysay waxan isbaranay mcnteyda waliba noqon rabto ilmaheyga hooyadood in.a kuma waayo mcn bdney😍😍😍😍💋💋
Why can't reach a million for this emotional song?😢😰
Heestan inaba caadi ma aha xasuus ayey igalisay waxaan soo xasuustay 2009 qofteydii hore wali kuma ilawin xabiibti .nolosha waxey dhadhan leydahay markad qoftoo kujecel heysato .nolosha single ka nolol ma aha . 💏💏💏💏💏♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌺🌺
Hestan bacad wayn puntland ku dhageesan jiray habeen walbo 2018 😢waqti qurux badan wuu ahaa😢
2024😢❤
Wooooow jacaylka Ku fafay Ku falalay laabta hamodin fudayd ahaw furihisa bbe 😘😘😘😘😘😘😍😍😍
Hands up to you nimcaan hilaaac laxankaaaga ayaaa heesta qurxiyay
Legend
Saciid taariiq kan waaye mii
Waaba wax kale
Magacisa iga bad bataye 😂😂😙😙
Like ii Saara plz inta iga danbeeyso ❤️❤️❤️💓💓💓
asha beauty mekuep hijaab
asha beauty mekuep hijaab igi qabo anaa
maxmed wad mhsantahyy wayow melwalbo wad istahishaa inan kugu xuso wan kujeclhy maxmed xuby wad mhsantahy sad hestan igu niyestey
asha beauty mekuep hijaab
Masha Allah and xanan
Wooooow codkisa ka helay 😍💋
Cod so jiidasho leh
What combination!❤️
Nin weyn siciid taariikh
Wow Axzan Hees Saciid Tariikh Y3A Updy Wahab Best Camere Man Hore Usoco Bro
Nice Song
Codkada Waa Beelo Sxb
Noolooow👌👌👌
nimcaan legend inta heesta adaan kuku jeclahay
Wiil waa Nasiib badan yahay hada fanka wuu ka baxay ciyaal salax uu noqday Hanuunka Alle ha usii wado Anaga na Allaha heesaha naga madoobeeyo
Aamin aaamin
Heestaan waxaan fiirsanayaa 2025 ii jecelkeyga iga tahriibay aana labo bil codkiisa maqal heestaan asi iiqaadi jiray😢💔
waw caadi maahan cod iga dheh masha allaah wllky saciid👄👄👄❤🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤
Wwwww wllhi waa hees iyo badh😍😍😍😍horaa loo soconaya alfanaane❤❤❤
awww saciid keep going broo ❤❤❤never give up full voice😍👑
Wax kale laxanka nimcaan ahaa wekadhacday runti full respect nimcaan
Fogee xumaheyna
Farxada ila qeybso
Qofaan lajirkeyga
Hpp lajirkeyga
Fahano qalbigeyga
Dareyn igu foogan
Bogeyga fariistay
Dhankaaga kafiiiri
Jaceyl ku faafay
Qof halelay laabta
Hamoodin fududeydee
Ahaw furuhiisa 😢
Filkeed ugu roonee
Fariimaha caashaqa
Furoo dhig quluubta
Macaan dhig quluubta
Waxa tahy fcn
Fariid gobeed ah
Flower casaan ah
Fiyoorahan hoo bal
waaa inaba caadi ma ahaan heesta saciid taariiiq horay u soco walaalo😍😍
Cod ka 100% 💯
Raapka 100%💯
Lyrics 100%💯
Qoraalka 100%💯
Erayada 100%💯
💯 💯 💯 🎉
Nice hees ad umac fanan mestiqbal leh saciid tariiq
Fanan Cod Halaasi ah Leh ST
Codka 100%😍👈
Style 100%😍👈
Music 100%😍👈
Caaawa oo taariikhda ah 31/12/2022 ahna habenkii udambeeye 2022 maalin sabti saacada 11:00pm habeenimo soona galeyso 2023 ayaan dhageysanaya waqtigu waa cajiiib wllhi
Siciid tarikh wa fanan soo ifaya hore u soco sxp
From burao
Siciid taariq fanan jira,
Bro horey u soco 100%👌🏽👈🏽
Hees iga dheh saciid taariikh king of voice asxapta liketa yaana layga baqiilin hadaad Somali maxamed tihiin
Waaaw horomar wacan my sxp igu qaliya kuma wayo 💯 super song🎶🎤
masha allah horey uu soco walalkey
Fahanoo qalbigeyga
Dareen igu foogan
Bogeyga fadhiistay
Dhankaaga ka fiiri
Ka fiiri
Dhankaaga ka fiiri
💯💯💯💯💯💯💯💯
Jaceylka kufaafey ku faalaley laabta ha moodin fudaydee ahow furihiisa😍 Still i love this song
Hees lama odhan tan waxkale haloo bixiyo. Shalay ayaan arkay ilaa hada wali kama daalin waan dhagaysanayaa.
SaciiD TariiQ Best SonG Ever 👌👌🔊🎧
inta hestan daawaneeso 21'2'2021 lik iisaara
The goat 🐐 siciid Heesahaga wa jeclahay ma dhaafi karo😢
Still waa dhagaysanayaa Favv song😭❤️🔥
Big respect saciid Tariq like ii saara inta heesta ku rahaysaneyso
Minhaj Siddharth Vevo
I am in love with his voice manshallahi❤️❤️❤️💓💓💓
Big man sacid Tarikh
👏👏👏👏👏👏👏
nin weyn 👊
Bila caleyk poqorka codka ayaba laxanka saray nimcaan hilaac
Hees iga dheh👌👌👌👌👌👌
Qofba isla dhagysan jirny waliba anako faraxsan 😥😥 hdeer waxwalba way dhamaden
😥😥
Sorry abyo
Ciyaal waaberi idin aaway like ismuujiya😂😂☝️☝️
Zaki Waadaadshay .zakiyoiw inta like maa u joogtaaa .hhhhh from kamal
degmadydii waperi shaneemo somali ninkii yaqaana yaqaana
Ciyaal xamar ey mareeysaye waabari may noqotay but waan kuu dhahay LIKE
waaaa nakanaaa libaaax
killer box o
29/9/2023 hada dawaneyso wali like sar aan arko inta iga danbeysa😂🙌 let’s go 🙌♥️
Hees shidan weeye laxanka caadi mahan keep it up bro
Waxan dib ugu so labte 2025 oo 2Bil kaliya ka dhiman 😢❤
qofka 2019 fiirsanayooo like ii saar
Al fanaan saciiid taariq st wllkyga horay usoco no one can kugu dhagi karo xaqiiq cod styl iyo dabci wangsan my boi well done respect more❤️❤️❤️❤️👏👏☑️☑️💯☑️💯💯💯💯👈
Hestan Kama Dali walhy ilaa hada ❤️😂2024 jacayl qoqan ba ihayo Nacala ku Yale 😢Fahanooo qalbigeyga xaaaaji 💋🫂
Wow ayantan fanan san ucod mcn ma maqlin waw bravo 💐💐💐💐💐💐💐
Waraada qufta qoorta qaloocan kwrn...
Warka intaad iska deysaan like isiiya😃😃
Frist comment plz inta iga danbeyso like iizaaro
King Khaalid &
quraley cadey Thnk
Waxa laga yaabaa qof hestan comenti ka soo bixiyay hada inusan nooleen 🥺
Heeteydi ayy ahyd imakana wa xasuus xun 😢❤
Laxankii nimcaan waaye see Ku xumaane heesta legend nimcaan hilaac waa Ku faana had a Somali nagay
Saciid waa wiilka ugu jura fananinta sida uu tinta ujarto aan ka helaa 💋💋
Thank you everyone for watching @Y3A Productions music videos. We just wanna let everyone know that we’re about to bring new programs(Barnaamij) just for our viewers & I promise you all going to love it & again thank for your support & love!
Woooow waxaasaa hees ah
waan yaabe anige ciyaalkan fanaaninta sheegtay ee xamar joogi maxay isu cadeeyan
2023 hdaa dawenyso love
2021 hada halkan soo booqatay
waanku salamay 🖐️
Ku Faan Lajirkyga🥺❤ ax yaa hees
Who's still listening this hit
wuuuuuuw first laxan nimcan saaaaaaro an arko
Muhsin Azaan wax bdn ayaa jiro
Best singer saeed 👏😍
2021 yaa ila dhawaanayo😀😀like dhac igusiii
Aniga sharafy
Anigaa
Waaaw heestan caadi maaha wiilka somaliyed alfanaan 💯
Siciid taariiq wallhi tan hadey kugu fadhiisato iskama kicib kartid yasir alla 😂😂🤣😍😍😍😍😘😘😘
sowdo ibrahn amin maxaa Mel kasto ii ga horeysaa TH-cam gacanta wan kuu tagey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Guuleed Mohamed hhhhhhhhhhhhhhhhh xaafiiis baaan ku leeyahay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂↪
who still watching 👀 2021
maasha alaah laxanka iyo codka waa is keeneen viva saciid and nimcaan hilaac
waaw saciid taariiq waad ga bax satay hiis fiyooraha hoobal waa suusaan sahal
Halkaas ka siiwad sxb waan Ku haayaa libaax noolooow