SACIID TAARIIKH WAA BEEN JACEYL OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024
  • Erayada Saxafi Wiish
    Laxanka Sakariye Kobciye
    Music Mustaf Karaama
    Director Saami Cadde
    Camera And Editing Saalim Kaskey
    Soo Saaristii Balanbaalis Studio

ความคิดเห็น • 1K

  • @farduuzmoha494
    @farduuzmoha494 4 ปีที่แล้ว +213

    Woow Amazing qaabka lo duubay Hormar aana garsinosiin hore usocda balanbaalis ❤💥

    • @farduuzmoha494
      @farduuzmoha494 4 ปีที่แล้ว +4

      @@Balanbaalis you deserves Walalkey waa idinla socdaa❤💥

    • @amiizhacaday9859
      @amiizhacaday9859 4 ปีที่แล้ว +2

      Sü highlighting you úu Yogi you úu it opinion766rykkkkkkkkkkkkkolll look up lol look looks np0

    • @farhiamumtaz
      @farhiamumtaz 4 ปีที่แล้ว +1

      Really 💔

    • @kaftanofficialchannel6420
      @kaftanofficialchannel6420 4 ปีที่แล้ว

      Waa been jaceyl

    • @muxuyadindeeq4985
      @muxuyadindeeq4985 4 ปีที่แล้ว

      @@amiizhacaday9859 ك

  • @asmadawakhiye3008
    @asmadawakhiye3008 4 ปีที่แล้ว +314

    Cidii jiif ku daawanaysa like dhac iigu sii cidii aan amin sanyn sidyda jcylka farta taaga☝️☝️

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว

      Aniga sido kle abaayo

    • @ruweydomohamed4592
      @ruweydomohamed4592 4 ปีที่แล้ว +3

      yayiri majiro caashaq o jahilnimo sheegtaay🤔🤔🤔 waa run jcyl viva love❤❤❤❤❤

    • @farahapdirahman9973
      @farahapdirahman9973 4 ปีที่แล้ว

      @@ruweydomohamed4592 👆

    • @suldanpashir
      @suldanpashir 4 ปีที่แล้ว

      Keep going sister HHHH Samirka badi wll

    • @baahintawararka1492
      @baahintawararka1492 4 ปีที่แล้ว

      Ana subscribe isar lipx like waan ku sare

  • @khalidomar2792
    @khalidomar2792 4 ปีที่แล้ว +155

    Sacadu wa 01:03 haben sabti ah siqdhaxe gobtu wa south Africa
    Eastern cape port Elizabeth uitenhag tarikhdu wa 25/ January/ 2020 qofkasto qoralkan akhriya ilalahy cimri dher cafimad badan hasiyo iyo cibado suban

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 4 ปีที่แล้ว +409

    Hestan waxan dhegeysanaya cawa ano rajeynayo safar aan dalka kaga baxidono inshalah sidokale dhamabalo qalbiga ruxaya isku si macsalmeyheyno wlashey an jeclahay 💝NURO❤
    Dhabti shucurteyda cawa ma qiyasikaro murugada kamuqato ala dhib badana markad kafoganeysid qofka aad jeceshahay 😴😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    wllo waligey kuma ilowi dono dhabti wan kutebidona wan kujeclahay
    Dhaman wllheyga iga dambeya AMA aqrisan dono qoralkaan salaam gobeed iga Gudoma
    21/january/2020 FROM MOGDISHO 🇸🇴🇸🇴
    215 LIKE mhadsanidin somaliyey ❣❣❤

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 ปีที่แล้ว +19

      Ha ka fogaan hadad jeceshahe guurso hantidad ku dhofayso iyada u hur jacayl ku marna waa dhawac marna malabka ka macane ha dayacin fursada sxb wanan ku salamaya sxb guul ban ku rajaynaya meel walbod tagto incha alah

    • @foziyofankaqaali9428
      @foziyofankaqaali9428 4 ปีที่แล้ว +2

      @@zakicabdi8886 waaan kugu racnhy wlkey

    • @foziyofankaqaali9428
      @foziyofankaqaali9428 4 ปีที่แล้ว +3

      Hussein ha ka fogn plx wa xanun jacelka

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 ปีที่แล้ว +2

      @@foziyofankaqaali9428 thanks wllshy

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว +2

      @@zakicabdi8886 aboowe Hakafokaan wllhy jacelka waa xanuun 😭😭

  • @Milaano182
    @Milaano182 4 ปีที่แล้ว +510

    Ma Ogi Inaad Qoraalkeyga Aqrin Doontid Balse Hadaad Aqriso Ku Sali Suubanahaaga Muxamad CSW

  • @rasmiruuxi8827
    @rasmiruuxi8827 4 ปีที่แล้ว +310

    waa ben jeceyl ani aya sanadkan ogaday illahow qalpiga ii qaboji😭😭😭

  • @abdullahisalad8562
    @abdullahisalad8562 4 ปีที่แล้ว +208

    Heesta way ika kadan tahay hadad aaminsan tahay ineey 1m gaarayso like ii saar

  • @hafsasalad7452
    @hafsasalad7452 4 ปีที่แล้ว +149

    Jacaylka waa murugo😭
    Dhammadna maleh❣😭
    Qalbiga idinka salamay gacanta waa qalfoofe Like ha ila dhaafin😂😟

  • @biglee9725
    @biglee9725 4 ปีที่แล้ว +31

    Jaceyl waa wax jiro oo xaqiiq ah aniga muddo ku dhow saddex sanno daba socdaa illaa iyo hadda qoftaas wey i fahmi la dahay darteed Nairobi u imaaday inaa nolosheeda ka taxaddaro lkn wax walba waa calaf Alle ha ii dhowro salaatul layl dukta ee igu soo duceeya in uu Alle ii sahlo

    • @Dania12700
      @Dania12700 4 ปีที่แล้ว

      Wll Allah kusahalo

    • @najaxsiciid3367
      @najaxsiciid3367 2 ปีที่แล้ว

      Maheshay walal😭😭

    • @Bushriina
      @Bushriina ปีที่แล้ว

      Ma heshay walal😢

    • @sadushshire8299
      @sadushshire8299 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@Bushriinawll aniga ila tali Xalay masexan wiil 4 sano isla socnay o jecla bn u sheegay inan ben u sheegyy o an jacalka lawadey ben yahay noloshisa aniga dartis u burburtay wana qof aad uwanagsn ana waxan ahay qof xun wlhi o nustaqbal dhan rabi wuu i amini wayey ana inan xarirka iyo kacylka benta ah kadaayo ban raban see uga dhadhiciyan

    • @AhmedMohamed-pg2zq
      @AhmedMohamed-pg2zq 2 วันที่ผ่านมา

      Isaga Ma Jeceshahayy adi😢​@@sadushshire8299

  • @husseinabdisse8663
    @husseinabdisse8663 4 ปีที่แล้ว +76

    hada miyaa kuso baraarugtay inuu been yhy intii horay u ogeed like dhac igu siiya👌👌👌👌👌

  • @abdallaabdalla1615
    @abdallaabdalla1615 4 ปีที่แล้ว +206

    In jaceel been yahay inta mar hore ogaatay sida Aniga like

    • @ramladegan7337
      @ramladegan7337 4 ปีที่แล้ว +1

      waankunsaray libaax

    • @FF-li1bu
      @FF-li1bu 4 ปีที่แล้ว

      Been ma aha lakin qofkaagi aadan wili helin.

    • @umalkeiraxakin5377
      @umalkeiraxakin5377 4 ปีที่แล้ว

      @@FF-li1bu Waa runtaa

    • @clareberrykatedonotletjiny7626
      @clareberrykatedonotletjiny7626 4 ปีที่แล้ว

      Ilaa nebi Nuux baan idin lahaa waxaas wax jira ma aha calooshana idiin ma buuxinayee waqtiga ha isaga lumina laakiin aaway hee wax imaqla ma leh

    • @SamiiroXaaji-jk2ht
      @SamiiroXaaji-jk2ht 5 หลายเดือนก่อน

      anigaa😢😢😢😢😢

  • @najma4931
    @najma4931 4 ปีที่แล้ว +69

    Walahi jaceylku wuu macan badan yahay markaad haysato qof ku jecel adna aad jeceshahay daacadna aad isu tihiin💕💕👫

    • @ayaanlehersi
      @ayaanlehersi 4 ปีที่แล้ว +1

      sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka 🙏🏻Najma Hassan

    • @MO-HASHI
      @MO-HASHI 4 ปีที่แล้ว +2

      Beentaaa maaha wlhi

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว +1

      Been maahan jcel lagama maarmo llve yuo

    • @faahiyeofficialchannell7982
      @faahiyeofficialchannell7982 4 ปีที่แล้ว

      m.a wankugu taagersanahy dadkan leh waa been jaceyl awalba daacad kama ahayn

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 4 ปีที่แล้ว +145

    Inti aaminsan injcyl beenyahy like sara🤣

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 4 ปีที่แล้ว +204

    Jaceylkaa marnawo Ben Maa noqdoo Balse dadkaa xun Ayaa Jaceylkaa magaac xun u yelaay
    Hadaa igu racdaay like tadaa an kaa gaarto

    • @farxaantdh5335
      @farxaantdh5335 4 ปีที่แล้ว

      Dadka xuna ayaa magaca xun uyeela

    • @hanaadiali6941
      @hanaadiali6941 4 ปีที่แล้ว +1

      Wanku racsanahy wayo jcl been mahan wanku dhalanay jcl wana ku nool nahay

    • @ameeshaqalih8088
      @ameeshaqalih8088 4 ปีที่แล้ว +1

      Haah hno wn kugu racaysnhy mida jacel waa wax jiira ee dadki baa magaca kaga ciyaraya uu jacel dadka nacsinaya

    • @moemahir3384
      @moemahir3384 4 ปีที่แล้ว

      @@ameeshaqalih8088
      Thanks Walal Qaali

    • @shiinekuriya1340
      @shiinekuriya1340 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa runtaa wll qof Aya xumaynayo dadka kulli way Isla simaayaan

  • @ramlaaxmed3097
    @ramlaaxmed3097 4 ปีที่แล้ว +45

    Wa been jacayl
    Wxa dareemi kara qof dhibtiisa soo arkay 😫😭😭😭💔

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 4 ปีที่แล้ว +27

    Inta diamond
    muqdisho is got talent ku baratey
    👇👍Like ta dhac ku sii
    Saciid taariikh legend 👌🙋‍♂️

    • @nimcocali306
      @nimcocali306 4 ปีที่แล้ว +1

      Jacel ben mahan e dadka xumantada ka dhigta ben u qada

  • @bintusadiaabdi1321
    @bintusadiaabdi1321 4 ปีที่แล้ว +31

    Waa been jacayl xaqiiq maba jiro jacayl
    Jcylow maxaa tahay khiyaano bahdil dhaawac iyo xanuun aan dhaman jcylba ma jiro 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔 waa been jacayl

  • @rayanreally550
    @rayanreally550 4 ปีที่แล้ว +118

    Waa been jaceylku xaqiqatan jaceyl waxa uu galo iyo waxa uu gudo anaa so arkey 2013 waxan wayey kii aan idhaheyga ka jecla 2sano waxan ka go ay dad dhan inaa kago oon kaligey meel cidla fadhisto waqti kadib midban is iri Waa kii rajadada so celin lahaa inlen dabinbu watey niyad jab intaa ha IGA ahaato jaceyl danbi ma maqli karo xasasiyan kuqabaa hadan qoralka badiyey IGA rali noqda kuwa aqrisan dona ok

    • @ayaanlehersi
      @ayaanlehersi 4 ปีที่แล้ว

      Rayan Really sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka

    • @zakicabdi8886
      @zakicabdi8886 4 ปีที่แล้ว +2

      Qasab maha wll inad qofka ad jeceshahay ku guulaysato guul iyo guul daroba mesha way taal aniguba jacayl xanuun an u maray ila hada xasuustisi anan ilawin wan so arkay lkn khayr banan isku lahayn ilahay bana inta ka qoray nolosha lagama wada rajo dhigo

    • @rayanreally550
      @rayanreally550 4 ปีที่แล้ว

      @@ayaanlehersi waan kusarey wll

    • @rayanreally550
      @rayanreally550 4 ปีที่แล้ว

      @@zakicabdi8886 haa saxip Waa sax

    • @yasminomar4982
      @yasminomar4982 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 4 ปีที่แล้ว +20

    intaa aqrinaaysay commentiga oo daawanessaa waan ogahaye like ku qabo dee sxp 😂😂😄
    👇👇

  • @hassantaatiko1079
    @hassantaatiko1079 4 ปีที่แล้ว +60

    Waawareey Ninkaan Banaankiisuu Ku Dhacay Hadaad Sugeysay Heestaan Like Iisaar ❤️

  • @duceysanelyrics8419
    @duceysanelyrics8419 4 ปีที่แล้ว +83

    Hees tan ina 1m +views gareyso inta og like iska sara nclye👁👌🙏☝️

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +121

    HORTA ANIGA COMMENTIGAYGA LAMA ARKO MIYAA TOLOW🤔 LIKE ISARA BAL MANTA WAA CODSI WAXAY DADKU KU ARKEEN AAN SOO ARKEE ANEe BAL 26 JANUARY 2020 WIXII DAWANAYA LIKE

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +83

    Jacayl Maaha Been Ee Waa Nolol Iyo Raaxo Walahi Waxa Beenta U Yeela Waa Balan Darada Iyo Fahan La'aanta 😢😢😢

    • @qadarowmohamed852
      @qadarowmohamed852 4 ปีที่แล้ว +1

      I believe this tooo

    • @rahmoosman3315
      @rahmoosman3315 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa sax wallahi

    • @cgcv963
      @cgcv963 4 ปีที่แล้ว +1

      Wow zacadka😭😭😭

    • @queenlamaaz3790
      @queenlamaaz3790 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi bentaa mhn wll qli qofkii lgu daadiyaba waa ben jceyl ayuu iska soo jaraa😕😕

    • @haniofficial9603
      @haniofficial9603 4 ปีที่แล้ว

      @@queenlamaaz3790 waa been jeceylan🤣💔💔💔💔💔💔💔💓👈😏

  • @mohamedtaagane1062
    @mohamedtaagane1062 4 ปีที่แล้ว +11

    Jaceyl waa jiraa waana hadba siduu kuu soo maro 😢😢😢😢 heestana waa hirgashay 👌👌

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 2 ปีที่แล้ว +19

    Waa been jacal🤕🤕
    Aniga barto mudo barayee💔😭
    mantan bartey jcyl wxu yhy khlas dambe la ikma maqlayo murugadisa io xanunkisa🤕
    plz hda arkto like iizar xasus ii noqon markan meshan so kalo🤟💔😊🤕🥺

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa been jacayl👍
    Horay usoco al fanaan saciid tariikh

  • @ayuupnapoli582
    @ayuupnapoli582 4 ปีที่แล้ว +10

    Waa peen jaceyl
    Heestu wey xikmadeysan tahy hadaa dip uracdiin inta wx fahmtey like igu siiya

  • @saygacadde72
    @saygacadde72 4 ปีที่แล้ว +14

    Jawaabtii nasteexo dayax qofkii soo arkay oo halkan kusoo laabtay farta taag☝️☝️☝️

  • @kornelqadaafi400
    @kornelqadaafi400 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa been jacel waa been jaceeel💔😫
    Heestaan si gooni beey ii tabaneysaa waayo jacelkeyga koowaad wuxuu ahaa 2017 gabar diris nhy ayaan jeclaaday aniyaana jeclka u sheegty waxeynu ahey dad mar walbo hapeyn walbo is arko jacelkeena maalinbo maalinta ka danbeyso wuu sii xoogeysanaaye mudo markaan wado soconay waxaa dhacdy inan iska kala tag ane waan aamini wayay💔😫maxaa yeelay waxaa na dhex yalay balamo qurux badan lknse wax walbo waxa ay ahaayeen riyo aan aniga sawirty waan aamni wayay familka dhamaan waaleyga darewmy inay wax iga qaldan yihiin 2bilood meel aan joogo ma garaneyn waali ku dhawaade iydana igama war qabto oo waXa ay aheyd qof meelo kle u cad yihiin aniga waN samry waxaan isku dayay inaan dadka isku soo dhex daro alx 2019 ugu danbeyn waa azxaapta waan isfahane 🤕 lknse dagaalka qalbigeyga wali ma uusan joogsan 2019 dhamaad keedi waxaan is barany gabar kle waayo qalbiga ayaan ka dhaawacnaa oo waxa aan radinaaye cid dhibteyda fahanto iyaduna waxey ila jishay nolol qiyaali ah dhawcii waxa uu noqdy mid labo jibaar ah 💔😫🥺😭😭😭😭😭hala haan ka badan masii wadi karo 😭😭😭😭😭😭😭
    su'aal maxey qalbiyada daacada jecel u la yihiin...💔😫?

    • @holacpi7933
      @holacpi7933 2 ปีที่แล้ว +3

      Anigaba wa is weydiya midas zxp😭

    • @ifraaxabdiaziiz1423
      @ifraaxabdiaziiz1423 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiiq abowe jacayl majiro aan ahayn kan familka eee qalbigaga cidna hasiin mardanbe 🥹

  • @mohamedabdi6909
    @mohamedabdi6909 4 ปีที่แล้ว +11

    Aniga malin hore lee ogadey ino jacelka beeen yahy oo liisku jeybsibo

  • @kingsame5607
    @kingsame5607 4 ปีที่แล้ว +6

    Noolow wllke saciid tariiq fanka codkaaga iyo stylkaaga ku joogtaa

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaa Been Jacayl😢😮 Nacalaaa Jacayl Ku Yaaal😢😢
    Jacaylka Lasheegaaaa Waaa Beeen Xiisan U Aqaanaaaa Jacaylka La Sheego Intii Ila Artagay Iyo Inta Ila Daawanaysa 2020ga Liketa Ku Qabta

  • @updallahudjama8984
    @updallahudjama8984 4 ปีที่แล้ว +7

    Walee waa been jacayl mxa yeelay qof u qalbigiisu jabay ayaa dareemi karaa

  • @mobilchanel7606
    @mobilchanel7606 4 ปีที่แล้ว +7

    Ciidi Jecylka aaminsan love isiraa 🥰Wuu jiraa jaceyl 🥰🥰
    Wuu jidhaa jaceyl
    Yaakhi huuno wu jilaa jecyl

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +40

    Waligay 100 like ma helin waxaa doonto sameH wll😭

    • @haniofficial9603
      @haniofficial9603 4 ปีที่แล้ว

      Waa been jaceylan👈👈🤣🤣🤣

    • @mubarakhassan3035
      @mubarakhassan3035 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk war wlhi haday kusiin waayahan 100 like waligaa dambe like heli maysid waad helaysaa sxb ilaa 200 oo like

  • @abdiahmed934
    @abdiahmed934 4 ปีที่แล้ว +6

    Nice song
    Erayada. 90%
    Laxanka. 90%
    Codka. 💯 %
    Camera 🎥 20%
    😎✌️

  • @aaishapea0847
    @aaishapea0847 4 ปีที่แล้ว +7

    Kan been masheegin was been jaceyl l
    Lakn wey fiicantahay in lasameeyo
    Beentaba mar ayaan ku badbaadna

    • @juweriyojuju1918
      @juweriyojuju1918 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh ilmo le kafaitena benta yaka ficn

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 ปีที่แล้ว +9

    Jacel waa jiraa been mhaaa 2012 gabadh an isjecleen dalka ayaaya ka tgty ilaa hda war keeda mha hyo wyo wakhtigaasi maa u jiirin baraha bulshada oo dadka ku yraaa blse hda jacel waa jiraa dadkii calaf jecel isku leh waa ay is heleyaaan ❤

  • @maxamudmursal3979
    @maxamudmursal3979 ปีที่แล้ว +4

    Inta muqalkan dawanaysa ka dib markii u fanka kuso labtay siciid tariikh
    Liketa ha ila dhaafin

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 หลายเดือนก่อน +1

    06/11/2019 ayaa isku baranay jamacad ku taala xamar semester 1, xirirkeenu wu socda mardhaw wa midobeyna gacalisadayda gobtii rer muqdisho ( 3/9 ). From.bosaso

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 ปีที่แล้ว +60

    Inu san jacelku been ahyn hadii ad aminsantahy like dhac dhac ku sii

  • @ytchanelff2856
    @ytchanelff2856 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dhagsanysa 2024 ❤ old is gold

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 4 ปีที่แล้ว +8

    Heestan Caadi mahan Legend Tariikh 🔥😍🙏

  • @ayandagan9548
    @ayandagan9548 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan wey iga gadan tahay blhi wa been jacayl wa wax laga baqo🙏🙏🙏

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 4 ปีที่แล้ว +3

    Qof khiyaana badan baan jacel ka micniihisa garanen qalbigana gubta akhirka❤🌹🌹♥️♥️ anagaa nalagu dhalay jacel oo garanaya qiimihiisa🌹🌹❤❤

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 ปีที่แล้ว +3

    Jcyl inu jiro waxa sheegi Kara qofku asiibay un ☝ yaana lisku qaldin jcylka iyo xiisaha

  • @SAALIM_QAYS
    @SAALIM_QAYS 4 ปีที่แล้ว +4

    Xadii caad muslim tinhii oo illaahaay taqaaniin subscribed iisaara youtube kaaga 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @wiilwaal258
    @wiilwaal258 4 ปีที่แล้ว +1

    8milyan oo gabar soomaaliyeed ah in aan hal xitaa ka hayn waxay xaqiijinaysaa in jacayl beenyahay.

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 4 ปีที่แล้ว +4

    Codkadaa ayd ku joogta faanka hno keep going👏

  • @marwanmarwan182
    @marwanmarwan182 4 ปีที่แล้ว +1

    Balanbaalis
    Mee tartankii
    Got talent
    Waa nagu rajiseene

  • @mishka-official
    @mishka-official 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi jacel inu ben yahy wan xaqiiqsaday inta jacelka ka amin baxaday like dhac igu siya😶

  • @fathahassan5390
    @fathahassan5390 4 ปีที่แล้ว +6

    Wll jaceyl been mahan qof walp suu helo weyeh 😭❤❤

  • @SamaHero
    @SamaHero 4 ปีที่แล้ว +23

    Heestan jawaaab teda hadaa sugeysid like bac soo sii

  • @LuuleyCali-q9k
    @LuuleyCali-q9k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wa Ben jecl

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 4 ปีที่แล้ว +4

    Beeeen maha jaclku waaaaa macaaan Hadu lugala sido 💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋

  • @maxamedcabdallecabdiraxmaa2412
    @maxamedcabdallecabdiraxmaa2412 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa run markaad heysato ruux aan kaa ilmaysiin kuna xafidah❤❤💋

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว

      @CADNAAN PHOTO waa sax jcel been manoqon karo

  • @apo4417
    @apo4417 4 ปีที่แล้ว +156

    Sax weye wa ben jaceyl kuwa leh ben ma aha hdi la idinka rerebayo umaleynesin so arka xanunkiza 😭😭 blhi adunka jacayl ugu necbhay ani io dadka aminsan 😡😡😡😏😏

    • @ayaanlehersi
      @ayaanlehersi 4 ปีที่แล้ว

      sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka 🙏🏻Amka wll Qran

    • @salmahussein2198
      @salmahussein2198 4 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😭😭😭😭

    • @hibocaday9960
      @hibocaday9960 4 ปีที่แล้ว

      Amka wll Qran Anba wn necbahay jcylka wll ilhy qalpiyadena haka meedho

    • @Qaraaxo_media
      @Qaraaxo_media 4 ปีที่แล้ว +3

      Bro hadi lakugu daadiyey ma ahan jclka inaad beenizo waayoo hortaa ayoow jiry adigaana Ku dhashay jclkune waaa sheey aaad u mcn xaqiiqatan markoow dhab kaa yhy runtii jclka wx Lasiistaa majiraan labadii is jcl Allah ha isku daayo dhibna ma tuso qofkii qofoow jcl yhy waayeyne Alla bedel qeeyr qabo haziiyo

    • @asfamuuday1077
      @asfamuuday1077 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa run wll dadka xun ayaaa xumnya waxana adag qof saad ujeceshahy inuu kujeclado

  • @kornelqays4806
    @kornelqays4806 4 ปีที่แล้ว +2

    Number one fanan an tagero wlky siciid tariikh keep going bro and Sami cade wlky 🙏🏽🙏🏽🎥🎥paris france🇫🇷🗼

  • @monasimon6833
    @monasimon6833 4 ปีที่แล้ว +3

    Wa run naba wan araky inuu
    Been ayahy wllhi qof na kuma
    Jecelanyo adigo jecel buu katagyaa

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 ปีที่แล้ว +1

    dhuxusha lagubaye waa xalufinta dhulka hala joojiyo fananka isku soo sawiraya

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 ปีที่แล้ว +3

    waa been jacaylk iyo waqti lumiis 💪💪🇩🇯

  • @asmaadahir7923
    @asmaadahir7923 4 ปีที่แล้ว

    Jcl beeen mahn 😌😌😌😌jcl waa frxd qofkii helnaa dunidaba asaa leh

  • @saidali5400
    @saidali5400 4 ปีที่แล้ว +3

    Adeer haddan kasoo horeeeyay bal idareensi inta qof eee iga danbaysa saan u ogaaado

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa been jaceyl anigaa so arkayo muda baarayee😥😥🙄 legende wlh hees iyo bar wllky saciid taariikh

  • @gapriaclyrics551
    @gapriaclyrics551 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxaan ku jira ADAN Adde International Airport iminka Waxaan u baxay dalka dibadiisa Isbadalka jawi Shucuurteyda Si kalaan ahay because markaad dalkaaga ka tageysid shucuurtaadu wey is badali murug murug cml Heestana Xasuus gaarey ii lahaan doonta balanbalis studio Shukran.
    Siciid tariikh we love Somali Super artist💌💌🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @HamdiAbdukadir
      @HamdiAbdukadir ปีที่แล้ว

      Horey isii wado😂

    • @gapriaclyrics551
      @gapriaclyrics551 ปีที่แล้ว

      @@HamdiAbdukadir waayo iyo xasuuso hore baad igu soo celisay.

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 ปีที่แล้ว

    Ninkaan hadda fanka waa ka baxay ee halaga leexdo sxbyaal.

  • @asmaismail6974
    @asmaismail6974 4 ปีที่แล้ว +10

    Waxan ahay qofkii koowad ee dawada heestan like inta ila dawnaysa hada

    • @iniidmediachannel2660
      @iniidmediachannel2660 4 ปีที่แล้ว +1

      Nayaa asmaay tuug waan kusoo helay like waan kuu saaray youtp kadaa tuugsida hhhhhh

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว +1

      @@iniidmediachannel2660 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sammyboy3806
    @sammyboy3806 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi run waye wa been jacel wuxu yahay Wan arkay jacelka dabta waa kaan gurka kadib

  • @muusemohamedshire8083
    @muusemohamedshire8083 4 ปีที่แล้ว +3

    Fast view wewe👋
    C.mon sacid tarikh funs

  • @Bulqaasacademy
    @Bulqaasacademy 4 ปีที่แล้ว

    Mudo dheer aan iskadayay jcylka qiso xun iga marty bishan ayaan jcyl yeeshay farxadbaanku jireee zxp heestana waan aminy ax ilahw kan igu guule

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaan weligey ma dhageesan hadda aan live ka Iidle ka soo arkay waa shidanyahay 😜

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 ปีที่แล้ว +1

    What asong!😮
    Waa been jacayl
    Anigaa bartoo
    Mudo baa dhayee
    Buugaagtuu lahaa
    Dhankastaga urogoo
    Waa been jacayl
    My Hearty Broke💔😢
    10/07/2023 🎻😎❤️

    • @NoloshadaMaareyso
      @NoloshadaMaareyso ปีที่แล้ว

      26/07/2023 habeenkaas aya ogaadey bro in jecelka been yahay

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestu way laxn macnthy wayna music wcnthy lkn huunow beentaas ado kadayo xaga runta u eega ayay hit si ahan lahyd inkasto qaar isku maawelin doonan heestan ......

  • @yusuffatir4850
    @yusuffatir4850 4 ปีที่แล้ว

    Waa been jaceel ma dhihi karo waan run madhihi karo maba isoomarin axl tamaam ka ahay wlhi wan iska ilaalshaa absolutely

  • @zaahirahmed390
    @zaahirahmed390 4 ปีที่แล้ว +5

    SiCiiT Taariikh FaNaaNka qudHa Ee mUqdisHo LEedaHaY 👏

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wn aaaminsahy xga is fhaan ahaan lapadayadapa allaw Khyr nooga dhig 💖💖

  • @mraddow2805
    @mraddow2805 4 ปีที่แล้ว +8

    JECEYL MAJIRE JIRKA ISKU BAAHAN 🙌👆
    HDA IGU RACSANTHY LIKE😎

  • @mahamedhaaji77
    @mahamedhaaji77 ปีที่แล้ว

    Waa run waa been jacelku waayo gabadh aan sadex sano is jecleen ayaba ninka iga racday markastoo heestan aan dhageesto waan oyaa waayo xasuus xanuun leh baan dareema

  • @cabdican385
    @cabdican385 4 ปีที่แล้ว +4

    asoofanka kabaxay kadib yaa iladawanayo heestaan 👍

  • @ayaansomali262
    @ayaansomali262 4 ปีที่แล้ว

    Waa been jecel walee waa qooq uun markiii lagaa dan lagaa gaara na waa kii dhamaada

  • @mohamedabdiabdullahi6288
    @mohamedabdiabdullahi6288 4 ปีที่แล้ว +9

    Labo Heesta Ebid Jaceyl 🔥🔥Saciid Taariq
    1: Ma ceeba Jeceel, Ma Wax La isku Caaya.
    2: Waa Been Jaceyl "Boodhari iyo Qeys buu dilay"

  • @heescomingson644
    @heescomingson644 4 ปีที่แล้ว

    Waaw nice bro fananka kaliya ee hees mcn laxan mcn video mcn ka soo shaqeyo yaa diidan

  • @cabdimoha5990
    @cabdimoha5990 2 ปีที่แล้ว +9

    Finally got someone talking love ❤ fact there is nothing called love lol 😆 😅 🙃

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaa heestan serching dhahdo qlbigaga sii holcya😎🤣

  • @akaashali9542
    @akaashali9542 4 ปีที่แล้ว +41

    jaceyl been ma ahan wllh nio saad u maqneyd hees been ah la imaatay
    jaceyl hada daremayaa jaceylku waa raaxo plse ma ogi haduu adi kugu halabay😂

    • @ayaanlehersi
      @ayaanlehersi 4 ปีที่แล้ว

      cabdalla cali sxb adoo raaliya suscribe ii saar chenalka

    • @marwaan_gamers4103
      @marwaan_gamers4103 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 ปีที่แล้ว +1

      cabdalla cali waa qooq jirka isku bahaan waaye jaceylka somalidu

    • @anisoc.raxmaan4630
      @anisoc.raxmaan4630 4 ปีที่แล้ว

      @@loveyourselffirst7560 🤣🤣🤣🤣waa runta abaayo

    • @bilanqurux7939
      @bilanqurux7939 4 ปีที่แล้ว

      Inta xanuunka jaceylka aragtay ayuu been u yahay

  • @safiyocali2539
    @safiyocali2539 4 ปีที่แล้ว

    Tolow sacid tariq samidey ku xumeysay ax wlh furd kle iska sug apwe wa run jeclka wlh 👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤

  • @hamdamaxamed5963
    @hamdamaxamed5963 4 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylku waa kaad allahi ku abuurtay jeclaatid iyo nabi muxamad scw 💚 iyo kan waalidkah iyo walaldah jeclaatid l♥️kn kan aad adigah iyo qof kle oo aad is barateen izku odhanayzaan jacayl lama dhaho we kaaz xiise ayaa la yidhaahdah jacaylka adigah iyo ninku ama adigah iyo naagtu izku dhahdaan wuxuu jacayl noqonayah markaad guru wada dagtaan ee aad iz guurzataan waayoh adigabah waxa lagugu dhalay jacayl we nacayb lagugma dhalin ♥️

  • @sahramahamed6501
    @sahramahamed6501 4 ปีที่แล้ว

    Waa run jacayl anigaa bartoo boogagtuu lahaa barkastaba rogoo waa run jacayl 💖💖💖💝💝💞💞❤❤❤💙💙💜💜💓💕💗💘💟

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 4 ปีที่แล้ว +3

    Ayyy ruun badhanaa 😂❤️

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 4 ปีที่แล้ว +1

    Balanbaaliz Studio Hore Usocda 👍👍👍👍👍👍

  • @nadranuura2952
    @nadranuura2952 4 ปีที่แล้ว +25

    Jeceylka somalidu wa sida salaanta o kale siciid tariiq inuu ben yahy anba wan kula qabaaa

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh wll qali ah hormar wcn 🇸🇴👇🇩🇯xamar caday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👇

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 4 ปีที่แล้ว +8

    Haduu jacayl been yahay maxa ka calacalsiyay 🙄

  • @abdirizaaqcade2747
    @abdirizaaqcade2747 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi jaceel been waaye runtii anaa soo arkay

  • @zaradiamondgaraad3836
    @zaradiamondgaraad3836 4 ปีที่แล้ว +6

    Waligey qof ha jeclan wa iga talo walalaheygow ha la isku daneysto isku guursada lol somali banhy jclka macnihisa ma naqan

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 4 ปีที่แล้ว +2

    Mrka Qofkaa jeceshahy weesid Micnahedu ma ahn inoo Jaceylkoo dhan been yahy
    Away mucashaqinti🙋

  • @apdirhiinapdlle8038
    @apdirhiinapdlle8038 4 ปีที่แล้ว +4

    Siciid daimond 🦁 war wn idinka soo horeeyay like tana dhac igu siiya 🙏

  • @kamalmohamed-m3m
    @kamalmohamed-m3m ปีที่แล้ว +1

    Waa been jaceyl waa bar ku matala wax bilaasha iyo maweelo badan 💔hees io badh

  • @Mulkiabdiweli
    @Mulkiabdiweli 4 ปีที่แล้ว +3

    waa run jaceyl waa dareen macaan waa farxad khaas ah waa nolol jaceyl
    viva inta jaceylka taageersan❤❤❤❤❤🔥👌🤘🙏

  • @sofaomer4873
    @sofaomer4873 ปีที่แล้ว +2

    Heestan markee soo baxeesay xiriir ayaan sameesanaayo waxaana dhihi jiray waa run jaceel jirto lkn mnta oo xiriirkaas dhamaady waa aaminay heestii waa been jaceel 😭😭