SACIID TAARIIQ | HEES KALA KACSAN | AAMINA 2018 | ANIGAA KELIGAA KUJECEL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 364

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 ปีที่แล้ว +19

    Waa hees kamida heesaha taariikhdu xusi doonto iga qora 2024 soo galaayo tani waa hees ka badan

  • @Qazaal123
    @Qazaal123 10 หลายเดือนก่อน +10

    Listening 2024 February. Love this song so much.. Anigaa kaligaa kujecel😭😭

  • @fadumofiican7918
    @fadumofiican7918 2 ปีที่แล้ว +34

    Waxaan dhegaysanayaa aakhirka 2022 xili jacayl ba ani i hayo qofkii iga danbeeyow guud luck 💑💍💝🙏

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 2 ปีที่แล้ว +16

    Hestan waxa laxanka saray Alfanan Abdifatax Yare (Tacabir) wxn qiyaasaya inu Abdifatax yare kala taliyay sicid tariq inu fanka iskaga baxo waa hubaal taazi, 😍👋

  • @cabdiraxmaanyare4665
    @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +78

    Bilawga heestaba waxaad dhadhaminaysaa naaxiyadii Cabdifataax tacabir 👏👏 halkeeda ayuu dhigay Siciid well done 👍 😍

  • @shakuurshakraofficial171
    @shakuurshakraofficial171 2 ปีที่แล้ว +8

    2022 ayaa dhageysanaa saacadi 2:30
    Saciid Tariik Fanaan jiro Lkn alle u gargaaray

  • @AbdishakurOsman-b4s
    @AbdishakurOsman-b4s 9 หลายเดือนก่อน +6

    March 2024❤

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว +9

    Kolkaan adi ku waayo
    Naftaa kaar igu shidoo🤕
    Anaa keliga ku jecel❤

  • @Mohedfanah
    @Mohedfanah 6 ปีที่แล้ว +21

    Abdifatah yare laxankiisii inuu yahay maanaan garan .
    Legend.

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 6 ปีที่แล้ว +52

    Dadku ma fahnsana wxy leeyihin wiilku wuxu u cod egyhy abdiftx tacbiir uma cod ekee laxanka heesta waxa saaaray abdiftaaax tacbiir marka codku wuxu raaca laxanka wa bilaahi tawfiiiq

  • @mohamedjohncena6805
    @mohamedjohncena6805 2 ปีที่แล้ว +8

    Heesta wa hees mcn Big Legend baa laxanka sarey Abdifatah yare Tacabir❤️

  • @beelodagan4713
    @beelodagan4713 6 ปีที่แล้ว +15

    alla ina adeerkeey heesta aduunka ayuuw so qaaday axsan fanaan ❤❤❤❤

  • @saadaqahmed5836
    @saadaqahmed5836 4 หลายเดือนก่อน +6

    Who is listening 2024 😂

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว +33

    Ninkani cod macaan bu leyahay waliba wxay isku cod eeg yihiiin Khadar keyow iyo cabdi fataax yare wow aad ayaan hesta uga helay 👏👏👏👏👏👏

    • @naimacadey9099
      @naimacadey9099 6 ปีที่แล้ว

      stay Blue beenta ma ahan wlhi

  • @amaalqurux5634
    @amaalqurux5634 3 ปีที่แล้ว +17

    Heestan qofkiy jaceyl haayo Lee daremiy karo😭

    • @anisawarsame7136
      @anisawarsame7136 8 หลายเดือนก่อน

      9 jeer baa kuso ceshtay wlhi ilinba iga socoto

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa hees dareen leh inta iga dambyso 2022 👍👍

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki6247 6 ปีที่แล้ว +13

    Said tarikh❤👏👏😍
    Hees iyo badh blhi Ka baxsaty
    Igu socotaa heestaan❤😍😍

  • @YaxayeJabriil-iy2gt
    @YaxayeJabriil-iy2gt 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maantay bishu waa 15/5/2024 maalin arbaco ah
    Jaceelku waa ballo wlhy gawar baan waxan wada soconaa 3 sano waxaan is baranay 18/4/2021 jaceel iyo naxariisba waan heestaa ilahow iyada calaf iigu dar walow.uu calafku cajiib yhy saasay thyne ma rajo dhigayo
    Kaalayo kaalayo kaalayo.ilaqaad galagaceelga malyuuneyy❤

  • @abdullahimohameddahir2501
    @abdullahimohameddahir2501 2 หลายเดือนก่อน

    Saciid taarikh fanaan wu dhaafay wlhi mgac kle haloo bixiyo Fanaankan da'da yar hibo gaar ah ayuu alle siiyay Codkiisu waa high quality wlhi Xlay ayaan tiktok ka wda sheekesanaynay wxn arky clip uu so dhigay isago ciyaaraya kubada cagta/football wxn ku iri mrki hore fanka wxn ku malaynayy Goat ka fanka soomaliyed balse wxd isku darsatay laba Hibo oo an inba cdi ahyn Laacibtinimo iyo Cod halaasi ah ale hku barakeeyo sxip Nlow waayo bdn 🤴♥️🐐

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +133

    Saciid codkiisa wxuuu u egyhay cabdifitah yare.......hore usoco

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 6 ปีที่แล้ว +4

      Balqiza beellah yep afkayga kaxaday

    • @Qezah-b7t
      @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +2

      Hoon Hashi haaaa waaa sidaaas 👍👍

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +5

      Balqiza beellah heesta laxankeeda ayuu Cabdifataax sameeyay

    • @abdirahman2279
      @abdirahman2279 6 ปีที่แล้ว +1

      waruntaa walahi sasan uamaleeyay true

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 ปีที่แล้ว +5

      abdi rahman aad iyo aad wll naaxiyada Cabdifataax tacabir isma qariso naaxiyad degan oo aad u macaan ayuu ku heesi jiray 🙏🙏

  • @Munaabdikadir1
    @Munaabdikadir1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa dhageysanayaa 19:33 Hbeen Axada 16 June 2024 Eidul Adha
    Waxaa iso diay Wiil aan zxpo nhy Abdi rahmanow ilaah Hku Ilaaliyo aduun iyo aakhiraba

  • @yuyuhaji2163
    @yuyuhaji2163 2 ปีที่แล้ว +9

    Fanaanin badan oo hada balaayo iska dhigaya ayago an la aqon ayu ninkan legend aha 🔥

  • @mohamedabdile2443
    @mohamedabdile2443 6 ปีที่แล้ว +3

    Saciid tariiiq fanaan mustaqbal leh aadna u cod macaan cabdifatax yare ayaan soo xasuustay wow

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว +25

    Xamar sanadkan waa shidantahay
    Maasha allah dadku qurux badana
    Greeting from buuhoodle 🇸🇴🇸🇴

  • @drbella7237
    @drbella7237 6 ปีที่แล้ว +90

    Saa ku sugeena daalnay abdiskari nadiiro naka so gali yaa iku racsan

  • @yuyuhaji2163
    @yuyuhaji2163 2 ปีที่แล้ว +7

    The legend him self 🔥 heestan hees waa dhaafty

  • @hanaandagan743
    @hanaandagan743 6 ปีที่แล้ว +2

    Siciid tariiq fanaan cod mcn misne aan aad u tageero sln iga garsiiya hadaa tolnahay 👏👏👏👏👏👏❤️

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion2225 6 ปีที่แล้ว +5

    Kawaran heestaan hadii uusan ABDIFITAH YARE laxameyn lahayn waxay noqon lahayd hadal caadi ah sababtoo ah erayo suugaaneed badan kumajiraan.
    (Adaa kali uhelay maankiyo kaska) intaas maahee.

  • @falastiingabdoon5311
    @falastiingabdoon5311 6 ปีที่แล้ว +4

    Saan ku dhowrayey waan daalay siciid waaaaw heeesta top waaye👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌

  • @yuyuhaji2163
    @yuyuhaji2163 2 ปีที่แล้ว +1

    Lafoole iyo abdifatah yare aya so xasuusty heesihi ay qaadi jiren marka hestan arky ninkan siciid taariikh legend wye

  • @sucadmohamed82
    @sucadmohamed82 6 ปีที่แล้ว +3

    Wilkaan codkiisa waan jclhy msha Allah😍😍😍😍😍😍

  • @Pkolom-114
    @Pkolom-114 6 ปีที่แล้ว +9

    Abdifitaah yare boqorka codka Ayaan soo xasuustay

  • @the4rqueens555
    @the4rqueens555 5 ปีที่แล้ว +2

    Oh magacayga ahaa waad keentay masha allah tnx yaakheey saciidkeena ☺☺😍

  • @aishabela7396
    @aishabela7396 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan hees lama dhihi karo legend saciid taariikh guuleyso✊

  • @fataxaale
    @fataxaale 5 ปีที่แล้ว +2

    Wooow big respect saciid taariikh waa sxb jamaal jooker aadban usamalay fanan aad uqaaliya hore usoco bro

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 2 ปีที่แล้ว

    Cajiiib , Arbaca 14/09/2022 8:12 subaxnimo, Uk 🇬🇧 Alfnaan Said Tariikh 🌹

  • @khaledkornel3565
    @khaledkornel3565 6 ปีที่แล้ว +5

    Legend ziciid tarikh heeska laxanka ayaa ubogay abdi fatax yare nice song

  • @seithtaariikh
    @seithtaariikh หลายเดือนก่อน

    Hees tan waxan ku dhageysan Haben isnina sacadu waa 21:40 Uganda Kampla gbdhan isbaraney 2022 ayan isla joogna wana boqorad xaladaha adga ninka rag wajaha taqan abalkaga magudi karo hees tan xasusta jaceylkeyga kolna lama helaaayo midan kula simeee suheyraaay ❤️

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 6 ปีที่แล้ว +5

    heestan in badan ban sugayey tnkz abdi🔥🔥🔥

  • @suhuurcawil8876
    @suhuurcawil8876 6 ปีที่แล้ว +7

    Plz shadiya vs siciid tarikh isguursada codsiye 😂😉😉nice fanaanka kliyah tageero

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 6 ปีที่แล้ว +37

    Shaadiya sharaf iyo Siciid Taariq ilma adeerayaalow is guursada waad isku nuuraysaane qarashka anaa bixinayee 👫💓😍

    • @mocade_1
      @mocade_1 6 ปีที่แล้ว

      Masha allaah

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 6 ปีที่แล้ว +1

      hhhhhhh anigana dalxiiska 7 baxaa ka dhibaa😃

  • @hanaanali2476
    @hanaanali2476 4 ปีที่แล้ว +3

    Kolkaan adiga kuwaayo NAFTaa kaar igu shidoo anigaa kaligaa ku jecel Abdinasir Dahir Ali ❤❤❤💘💘

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +2

    Ya ila dhagysnya 2022
    🤯😢🙏🤝

  • @amanmohammed465
    @amanmohammed465 6 ปีที่แล้ว +7

    1Music 💯
    2 Cod 💯
    3 Ereyada 💯
    4 Laxanka💯

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina Waaa gabadha ugu horeysi on waligey jeclado hestan waan Isla dhageysani jirni lkn 2021 aros ayay gashi ana wali jamacad kujura 😭😭 . Barashada qarked waaa kashalayni wlhi

    • @ahmedabukark4727
      @ahmedabukark4727 2 ปีที่แล้ว

      mid qeyr qabto dhibkaad so martay aad ku ilaawdo allaah ku sahlo I.a calafka wa ey I.a guul sxp

  • @dulqaatemohamed1331
    @dulqaatemohamed1331 6 ปีที่แล้ว +2

    fanaka sanadka saciid Tarikhe waa ku aminsanahay pro u horay usoco💪💪

  • @asadnaasir5389
    @asadnaasir5389 6 ปีที่แล้ว +8

    Saciid tariikh fanan jiro cod haleysi leh

  • @mohamedassaf8253
    @mohamedassaf8253 6 ปีที่แล้ว +3

    Sacid triiq wa abdiftax yre oo inta tagan
    Adigana waxan ku bixinena scid tacabir

  • @mohamedaddow3631
    @mohamedaddow3631 3 ปีที่แล้ว +2

    Kalsoonaad qalbiga ku aboortayoo
    Adaa kali uhelaaay
    Maankiyo kaskee
    Iga dhawr igadhawr kurbadaa.
    Kolkaan adi kuwaayo
    Naftaa kaar igushidoo,2×
    Anaa kaligaa ku jecel
    Kun iyo kaw hadii
    Qurux dumar lawadakeeno
    Kolna lamahelaayo
    Midaan kula simeee
    Amiinaay koonkaynu joogno
    24/jun /2021

  • @XafsoAxmed-u2x
    @XafsoAxmed-u2x 10 หลายเดือนก่อน +1

    21feb baan dhageysanaaya 2024 xilli aan kaligey ahaa jacaylna layga baxay😢😭😭💔

  • @YaxayeJabriil-iy2gt
    @YaxayeJabriil-iy2gt 7 หลายเดือนก่อน +1

    Malyuuneyy mcneyy kuu xiisay❤

  • @ayaanmahamed4986
    @ayaanmahamed4986 6 ปีที่แล้ว +3

    I love you saciiiid tariiiiikh❤️ hada i arkaysoooo 😴😴

  • @khalidcase406
    @khalidcase406 6 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah cfatax yare ayan xasuustayba go forward ban ku leyahay bro

  • @BaariCabdi-r6t
    @BaariCabdi-r6t 4 หลายเดือนก่อน

    Heesaha jcylka ah waa igu baxdaa hadana bilaa xirir ahy 😢
    Naftydana ka ilalinaa xirir 2024 dhegysana

  • @hamdadegan4241
    @hamdadegan4241 6 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallah fanaan qaliya kuhaysta anigu heeskaaga 👌👌👌👌👌😍😍😍

  • @mohamohamed8218
    @mohamohamed8218 6 ปีที่แล้ว +4

    Allow caqliga ha inaga qaadin
    Dadbaa waxaan lacag ku bixinaya

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 6 ปีที่แล้ว +2

    Ana kaliga ku jecel😍😘😘😘👏👏👏 heestaan aad u shidan tahay

  • @asadbollo9258
    @asadbollo9258 4 ปีที่แล้ว

    Walashey ayaluqsday heestan amina cabdi fitax yare fannki weyna ayasameyay 💋💋💋💯💯👈😍😍😍😍😍🥰🥰

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaaah waaaaaaah heeees shidan iyo magaceeyga viiiiiiiiiva saciid thanks 🙏 ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍👑👑👑👑👑👑👑😍😘😘😘😘😘😘😘😘👂🏻👂🏻👏👏

  • @deeqoismaciladan6908
    @deeqoismaciladan6908 6 ปีที่แล้ว

    Hestan caadi maaha waa heesta aan cidaan ciyaalka miqdisha ka wato best somali young singer hno saed tarikh hory usoco waxaayahy nin leh misyaq bal faneed ani ahan wacan ku haya nice voice

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 10 หลายเดือนก่อน

    Tiktokta ka arkay wanso radiyay ugu danbeyn wan helay❤Kolkaan adi kuwayoh Nafta kaar igu shido 😭💔

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 10 หลายเดือนก่อน

    Hala hala yaa siciid taarikh bilowga heestaba waxd daremaysaa laxanka aadka umcn abdifatax tacabir yare still watching 2024😢 wan hubaa inad hestan adka umiraha macan marun kuzoo laban donto like isaar wll thnkz❤😢😢😢

  • @sadiikyaabarak-ld8rj
    @sadiikyaabarak-ld8rj ปีที่แล้ว +1

    Kolka Adi ku waayo
    Naftaa kar igu shidoo
    Ana kaliga ku jecel😢

  • @hibaashkir6091
    @hibaashkir6091 6 ปีที่แล้ว

    Wuuuuw war siciid tariiiq waa shidan yhy mahadsanid yaaqee abdi askariyow wllo

  • @samsamcabdirisaaq-n2b
    @samsamcabdirisaaq-n2b 9 หลายเดือนก่อน

    Kolka adi ku wayo nafta kar igu shido ana kaliga ku jecly❤😢

  • @sahalaxmed1511
    @sahalaxmed1511 6 ปีที่แล้ว +2

    The one and only saciid tariiq nolow king 🎤🎤👑👑👑👑😍

  • @saidibrahim8996
    @saidibrahim8996 6 ปีที่แล้ว +3

    Brother from another mother 👊🏿🤛🏾😎👏🏾✌🏾

  • @maryamahmed2237
    @maryamahmed2237 13 วันที่ผ่านมา

    Waxan dhagaysan aakhirka 2024 20 December wa hees aad iyo aad umacaan waxana dareemikra qofk jacayl ❤❤❤🎉

  • @zamowade8437
    @zamowade8437 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestu halkay la macaan thy ayuun baan islahaa ilayn waxaa laxameeyay ragii fanka xoraystay
    Cabdifataax yare tacabir

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 3 ปีที่แล้ว +1

    Halkeedi ayaad dhigtay ax wuxu heees waydhaaftay xasuus danbe ayaad nagalisay 😢🥰

  • @SOMTT
    @SOMTT 6 ปีที่แล้ว +3

    Saciid Taraakh if you pnn this song it means you read this comment
    kalsoonaad Qalbigaad ku abuutayo
    Adaa kali u helayee Maankiyoo kaskeee
    Iga dhowr Iga dhooowr kurbadaaaa
    kolkaan adi kuwaayoo naftaa kaar igu shidoo
    anaa kaligaa ku jecel
    kun kow hadii qurux dumar lawada keeno
    kolna lama heleeeyo midaan kula simoo
    Aaaminay Konkeeno joognoo
    Ilmada laguma dubi karo Cishqigaan kuu hayeee
    kaalayoo kaalayoo kalgaceelka ila qaad aminay
    kolay waaan hubaayoo sidii koorahan sidii koorahn
    ku raray dushayda aniiguyeeee
    kun kow hadii qurux dumar lawada keeno
    kolna lama heleeeyo midaan kula simoo
    Aaaminay Konkeeno joognoo

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 ปีที่แล้ว +5

    Ciid mubarak cabdi askari iyo umada somaaliyed ba 💞😍

  • @amuunidholeey5504
    @amuunidholeey5504 6 ปีที่แล้ว

    Thnks you my wllky saciid tariiq walee hes macaan baad qaday amina inaba caaaadi maahin

  • @akramyare5444
    @akramyare5444 ปีที่แล้ว +1

    Who is here 29/6/2023
    Time 16:17 Am

  • @yassinnabadon5370
    @yassinnabadon5370 4 ปีที่แล้ว +1

    Heestan cajiibka ah waxa laxanka saaray boqorkii codka wixii 2000 ka dambeeyay cabdifataax axmed tacabir

  • @Aarka_official
    @Aarka_official 6 ปีที่แล้ว +53

    Ibliisayda waaweyna in la soo furey ya igu racsan

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 2 ปีที่แล้ว

    heestan way iga soo daahday tiktok ayaan hada ku arkay ilaa aan soo raadiyay axsan song aan axsan fanaan

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +1

    Sicid horay usoco codka iyo laxanka iyo music ba abdifatah yare ayad kashabahda

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 6 ปีที่แล้ว +2

    Heeesta caadi ma aha saciid tariiq hore usoco cod waa jeeda Kitabka

  • @isseunv
    @isseunv 6 ปีที่แล้ว

    Caleeek Axzan Fanaan Cod iyo Music intaba Wey Isku Darsatay.

  • @jihaanahmad5030
    @jihaanahmad5030 6 ปีที่แล้ว

    M.a heestaan kolhore ayaan sugayay saciid taariiq wll hore usii soco

  • @Mohamud833
    @Mohamud833 6 ปีที่แล้ว +1

    Nacala waa laxan uu saaray fitaax yare ciyar ciyaar maaha good job bro keep going

  • @aaminoibrahim4246
    @aaminoibrahim4246 5 ปีที่แล้ว +2

    Saciid taariikh cawada iiga horeysa heestaada dhegeysanaayo wana ubogey magaceyga markaan Malay 💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bukaarimohamudahmed56
    @bukaarimohamudahmed56 6 หลายเดือนก่อน

    25 June 2024 Midnight at 12:40 minutes.❤

  • @qadraqali1916
    @qadraqali1916 6 ปีที่แล้ว +18

    Abdifitaah yare iyo fanankan codka iskaga egyihiin tolow maxa ugaly

    • @hodanhashi6096
      @hodanhashi6096 6 ปีที่แล้ว

      Qadra Qali iskuvqabiil xata maha 😂 lkn waa isku cod

    • @walaalahamedia6029
      @walaalahamedia6029 6 ปีที่แล้ว

      +Hoon Hashi limo adeer waaye😂😂

    • @mohamedholland7768
      @mohamedholland7768 6 ปีที่แล้ว

      Heesta laxankeda waxa leh Abdi fitax yare saasey iskugu cod ekaaden.

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 ปีที่แล้ว

      Qadra Qali laxanka abdifatah yare saaray walal

    • @aminobashirdahir4988
      @aminobashirdahir4988 5 ปีที่แล้ว

      Wale kula arkay ani xataa

  • @AsmadBoss
    @AsmadBoss 7 หลายเดือนก่อน

    Hees wey dhaftay tan ❤

  • @caaqilmohamedhindi1617
    @caaqilmohamedhindi1617 2 ปีที่แล้ว +6

    What a song on listened 12/12 /2022

  • @maxamedyuusuf1222
    @maxamedyuusuf1222 6 ปีที่แล้ว +1

    Axya hees sacid tariq nin wen horay usoco bro 😍😍

  • @alsoali7474
    @alsoali7474 6 ปีที่แล้ว

    Mash allh saciid taariig walaahi jaceel ayaan haayo eesaaciid noo

  • @Engrsalman336
    @Engrsalman336 6 ปีที่แล้ว +12

    Maliga so horeyo akhyarey liketa haila dhafinna

  • @abdifitahkalif7462
    @abdifitahkalif7462 6 ปีที่แล้ว

    TariiQi HirGalY ku aminznhY mzuL
    ANa fananinta dhan ka jcl💕

  • @AyaanleMuhumeth
    @AyaanleMuhumeth 7 หลายเดือนก่อน

    10😢april😢2024
    Still liztening😊😢

  • @abdisalambarqadle1310
    @abdisalambarqadle1310 6 ปีที่แล้ว +5

    Ciid wanagsn dhamaaan sidaa udhan tihiin

  • @mahamedhusen2716
    @mahamedhusen2716 6 ปีที่แล้ว

    Ma abdifatax yaraaa waah waah hees iga dheh
    Naafta kaar igu shidee anigaa kaligaa ku jecel

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 6 ปีที่แล้ว

    Kalsoonaa qalbiga ku abuurtayoo adaa kali uhelay
    Maankiyo kaskee
    Iga dhoowr kurbadaaa mcne ❤❤💋💋

  • @mohamedcaddefilms9241
    @mohamedcaddefilms9241 6 ปีที่แล้ว +1

    Kolkaan adi Ku waayo
    Naftaa kaar igu shido
    Ana kaliga Ku jecel

  • @amishabdinasir3459
    @amishabdinasir3459 6 ปีที่แล้ว +7

    Cawa magaceyga haduu iguheesay waba qancay noolow abow

  • @GORGOR90okhogigi
    @GORGOR90okhogigi 6 ปีที่แล้ว +3

    iga gdn heestan🎤

  • @sucadomohamed7180
    @sucadomohamed7180 6 ปีที่แล้ว

    sacid tariqi waa fanaanka ugu cod macan fananinta iyo ninka ugu quxda badan alfanan dayax dalnuushe

  • @rashkacadde9201
    @rashkacadde9201 6 ปีที่แล้ว +1

    Saciid taariq ❤❤❤❤ sxp hore u soco