SUNDUS oo NIN ah "Amiira Shukaansan Lahaa 24hrs Haddii Rag Ahaan Lahaa"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #arimaheena #team27 #challenge
    Original Content: • Sharma Boy - Makaa Fil...
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,255,165 subscribers

ความคิดเห็น • 841

  • @QumanexajiCiise
    @QumanexajiCiise 4 หลายเดือนก่อน +182

    Kiki ayadaa is jeclaatay kulaha gabar anoo kale ah ayaan shukansan lahaa saaid ayay iskugu kalsoontahay kiki sharaftii oo qof ah

    • @QumanexajiCiise
      @QumanexajiCiise 4 หลายเดือนก่อน +10

      Waa is aaminsantahay

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 4 หลายเดือนก่อน +115

    Sundus oo nin ahaan laheyd gabdhaha Team 27 eber ayey ka dhigi laheyd midna ma dhaafteen.

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 4 หลายเดือนก่อน +346

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 หลายเดือนก่อน +246

    Sundus waxarabo amiro shukansan laha kulaha kooko kuxejin lahaa 😂😂

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 4 หลายเดือนก่อน +89

    Amiira ❤❤ dheeman dumar ganse qalbi wanaagsan

  • @tsss
    @tsss 4 หลายเดือนก่อน +96

    Always sundus is the funny one 😂❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 4 หลายเดือนก่อน +142

    Team sundus one like 👍

    • @MahadAli-q4p
      @MahadAli-q4p 4 หลายเดือนก่อน

      S🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Updalleshariif
      @Updalleshariif 4 หลายเดือนก่อน

      Xaagaaagalay

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 4 หลายเดือนก่อน +123

    Alla sundus way iga qosLisay wllhi❤😂😂

    • @Royamiqdad
      @Royamiqdad 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa hhhhhhhh😂😂😂😂😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 4 หลายเดือนก่อน +87

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.

    • @Queenofsaba-w3i
      @Queenofsaba-w3i 4 หลายเดือนก่อน +4

      اللهم أنصر الإسلام والمسلمين 🤲😊

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲

  • @Asadhagio-10
    @Asadhagio-10 4 หลายเดือนก่อน +117

    Ciid mubaarak dhamaan muslimiinta dunida ku nool

  • @Cabdalesharifmacalin
    @Cabdalesharifmacalin 4 หลายเดือนก่อน +134

    Waa raftay alla sundus iyo kiki wey iga cosliyen😂😂😂

    • @Royamiqdad
      @Royamiqdad 4 หลายเดือนก่อน +5

      Kiki umaddna ma ahan lkin sundus cadi wye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kingcrcr613
    @kingcrcr613 4 หลายเดือนก่อน +77

    Inta maanta aan cidin one love❤

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 4 หลายเดือนก่อน +68

    Kulaha sundus macawiiis iyo funanad calyan cidhan laha😂😂😂

  • @SsalmaMosabir
    @SsalmaMosabir 4 หลายเดือนก่อน +45

    Sundhus😂Lay,ilaha illalahu mxm'd rasulullahu (scw) macwiis iyo😅😅😅😅

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 4 หลายเดือนก่อน +37

    Kusaliya nabiga scw 😊❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 4 หลายเดือนก่อน +73

    Sundus funny Cdi ma ahan❤❤ar Amiira io Sundusaaa❤❤

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 4 หลายเดือนก่อน +113

    Kusali nabi scw ❤❤

  • @asmahussein5083
    @asmahussein5083 4 หลายเดือนก่อน +37

    Wlh Sundus wa iska jeclahay❤️ she’s funny 😄

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +67

    Amiira saa u bartay maalin aanay iga qoslin ma jirto ama way yar tahay haday xanuusan tahay haday daalan dhahay haday mashquul tahay haday faraxsan tahay kuli tii kaa qoslisa lee waaye waa funny 😂😂sidoo kale waa ku raacsanahay ani sidaas ay dhahday waa samayn lahaay 😂

  • @CabasMaxamd
    @CabasMaxamd 4 หลายเดือนก่อน +56

    Ku sulaya nabiga scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimoHassanMuhamed
    @FatimoHassanMuhamed 4 หลายเดือนก่อน +26

    Ani hadaa Nin ahaanlahaa
    1 madax weene baan boqonlahaa
    2 timaha baan jarilahaa wan xiranlahaa
    3 kobad baan dheelilahaa
    4 Hal xaas ban guursanlahaa Hal naag
    5 gabdhaha oo dhan daanyeer baan unoqonlahaa

    • @khatindiiriye9183
      @khatindiiriye9183 4 หลายเดือนก่อน

      Anaguna dabaalki baanu kuugu,wici lahayn😂😂😂😂

    • @MaryanQuruxsan
      @MaryanQuruxsan 4 หลายเดือนก่อน

      Haaa😂😂😂​@@khatindiiriye9183

    • @shakuul
      @shakuul 3 หลายเดือนก่อน

      KKKK XALIMO CAQLI BADANA😂

  • @NeymaAbdi
    @NeymaAbdi 4 หลายเดือนก่อน +42

    Samia ugu fican side u hadashay❤

  • @jihaancady1456
    @jihaancady1456 4 หลายเดือนก่อน +43

    Hdi an nin ahn lhaaa 24hr masjidka kma bxi lahyn🥺❤

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 4 หลายเดือนก่อน

      Mid saa dhahda radinayey lkn an helin 😂 Alla mxan masajid jeclahy nimanka fursada ay heystan kama fa'edeystan

    • @KhaliifHusseinnoor-k9x
      @KhaliifHusseinnoor-k9x 4 หลายเดือนก่อน +1

      Oo haddaba maad icibaadatsataan waa idinka youtube ka barkinta idiin dhextaale😂😂😂😊

    • @Hakimmagid-k8p
      @Hakimmagid-k8p 3 หลายเดือนก่อน

      Masajidka iminkaba maxa kaa haysta huno iminkaba wad dhex fadhiyi karta huno

    • @Cali-wx2mc
      @Cali-wx2mc 2 หลายเดือนก่อน

      ❤😂

  • @ifraaxkaamil4752
    @ifraaxkaamil4752 4 หลายเดือนก่อน +117

    😀😀😀 sundus farax somali ku dhax bakhtiyay 😂😂😂

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 afar nag ban baroyn laa

  • @ikraanmaxamed9516
    @ikraanmaxamed9516 4 หลายเดือนก่อน +16

    Kiki alxm gabarnimo daad ku faraxsan thy labo saad uga balantay dhaqaalaha iyo naxariista thanks xppt

  • @CabdiFitaax-m2k
    @CabdiFitaax-m2k 4 หลายเดือนก่อน +47

    Team amiira qurux sundus qurux ❤❤

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 4 หลายเดือนก่อน +27

    Sundus iyo ladan ilaah baa gabdho kadhigay mahee aduun may reebeen 😂😂😂😂😂😂

  • @AnisaMuuse
    @AnisaMuuse 4 หลายเดือนก่อน +88

    Amiira iyo Sundus Waa funny 😂😂

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 4 หลายเดือนก่อน +3

      Haa labadaasi Tom and Jerry ayay isku yihiin 😂😂

  • @Suuban225
    @Suuban225 4 หลายเดือนก่อน +46

    Ma nooli sundus waa balaayo loo bahanyahay😂😂 qosolkey iga dhameysay

  • @Abukarkeynaan
    @Abukarkeynaan 4 หลายเดือนก่อน +28

    arimaheena saaxib waxaa soo sameysaa muuqaalo ku saabsan 'hadii 24 saac aabe ama hooyo lagaa dhigo' Mahadsanid

    • @KeyfAbshir-k3h
      @KeyfAbshir-k3h 4 หลายเดือนก่อน

      Ala haaa walhi 😂😂😂😂

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 4 หลายเดือนก่อน +66

    Milyan qurux is not easy😎💕💌

  • @HodanClrashiid
    @HodanClrashiid 4 หลายเดือนก่อน +16

    Sundus qurux way iga qoslisY❤️🩸🫶🤣

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 4 หลายเดือนก่อน +22

    Haddii la arko gabadho surweyl wato oo wiil iska dhigeesoo iyo wiil dirac wato oo ka mida team 27 ayaa god ku ridey

    • @Amii395
      @Amii395 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hayeelin 😂😂

  • @alimohamed2491
    @alimohamed2491 4 หลายเดือนก่อน +32

    Why Kiki reminds me of deepika padukone is it the nose the eyes n the eye brows or the smile I don’t know wut it is but shorty does remind me of her crazy

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 4 หลายเดือนก่อน +1

      The smile not exactly but she resembles little bit

    • @Mohammed___Hassan
      @Mohammed___Hassan 4 หลายเดือนก่อน +1

      Who's Deepika

    • @alimohamed2491
      @alimohamed2491 4 หลายเดือนก่อน

      I think is the nose n the eyes maybe that’s what it is

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 4 หลายเดือนก่อน +63

    Amira qurux deeda m.a🫶🏻🔥😫👸🏻💙

    • @ApfifataaxAHmed
      @ApfifataaxAHmed 4 หลายเดือนก่อน +2

      Saamiya ka qurux badan iyo ladan😂

    • @Royamiqdad
      @Royamiqdad 4 หลายเดือนก่อน +4

      Kir amiira is Princes and queen 👸 amiira is the best ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊

    • @Royamiqdad
      @Royamiqdad 4 หลายเดือนก่อน +2

      Wad ka masr santahay wan ku daremay 😂😂😂😂😂😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 4 หลายเดือนก่อน +1

      Beta mesha kala tag dadka amiro quruxdeda ku naxasn ba thy😂😂​@@ApfifataaxAHmed

  • @CanabCudoon-zc5bb
    @CanabCudoon-zc5bb 4 หลายเดือนก่อน +42

    Armaheena barnaamij Yada saan ah nooso badi iyado wilal iyo gabdho ah horay usoco doodahi baan uxiisnay❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 4 หลายเดือนก่อน +15

    Amiiradeyda iyo sundus se yesheen funny waye😂😂😂😂

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... 4 หลายเดือนก่อน +35

    Horta first ani shaadh iyo suwaal vip mglka kuso wregi lhaa😂😂😂 24 hrska wreg u igaga dhman lhaa

    • @NimcoAadan-p2c
      @NimcoAadan-p2c 4 หลายเดือนก่อน

      Shar io surwaal waa nace hada nin waregna ka drn😂😊

  • @mohamudabdirahmaan6824
    @mohamudabdirahmaan6824 4 หลายเดือนก่อน +11

    Xishoodki inu dhamaday arimahena o nin ah ba istaqfurallah leh inantuna wn turan laha bay ledahy yaab😮

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 4 หลายเดือนก่อน +3

      Waxayba tagantay isagan sidaa uwarejin laha

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 4 หลายเดือนก่อน +10

    😂😂😂😂 sudus iyo amiira iga qosliyay amiira 24 hours gabartii waaba kuguursatay waxay rabtaa inay sootijaabiso gabar

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 4 หลายเดือนก่อน +18

    Ladan cidi qoftaas wan tuuran laha kula masiigay kawada mise tumasho war sooynagan ba,any tiktok waxas ku araka cawa yado dhaba arkay

    • @kawzermohmed1775
      @kawzermohmed1775 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂 wa inta halkan i keentay

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 3 หลายเดือนก่อน

      @@kawzermohmed1775😂😂😂hada saas makuhamisiin😂

  • @Beru700
    @Beru700 3 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira qurux qalbigeedu waa nadiif ..
    Amiira qurux long live team 27 farxoodu waa amiira❤

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 4 หลายเดือนก่อน +22

    Cilmi baaris lasemeyey ayaa la ogadey faaidada shaaha rinjiga uleyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official 🎉🎉

    • @Queenofsaba-w3i
      @Queenofsaba-w3i 4 หลายเดือนก่อน +3

      Shaah aa

    • @BintuBilaal
      @BintuBilaal 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Queenofsaba-w3i😂😂😂😂😂😂😂❤😂😂

  • @Sedcn
    @Sedcn 4 หลายเดือนก่อน +26

    Hurta gebdhaha markasta raggu waa xunyihiin Maxey udhahaan bismilaah beer ka iga xanuuni yeenba wallahi

    • @Siciid-z7f
      @Siciid-z7f 4 หลายเดือนก่อน +10

      Wll Raga Somaliyed 100 90 way xunyihin😂😂

    • @Bushri-w6q
      @Bushri-w6q 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abowe mcn iskuma jiraan lkn inta xun baa badan adi haddaa fiicantahey inta xun baa kaa badan abowe

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 4 หลายเดือนก่อน +4

      Inaa xuntihin ma beenba 😂

    • @StarMm-hl7yh
      @StarMm-hl7yh 4 หลายเดือนก่อน

      Kuli maaha balse qaarxun wayjiran

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg 4 หลายเดือนก่อน

      Because wilasha dumarka uma naxaristan dil lkin ma xumo inta badan in yar ke😢

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 หลายเดือนก่อน +4

    Saamiya ❤️
    Barnaamijku wuu wngsanaa balse inta dambe ayaa dishay walow la jarjaray kalmadihii xumaa hadane in laga wada jaro ayaa fiicneydba oo gabi ahaanba aan la soo qaadan ladan doorkeeda.

  • @AliAbdi-gw2oy
    @AliAbdi-gw2oy 4 หลายเดือนก่อน +24

    Kiki qaftan kiki aqaba ayaladihi lahay kulaha😢

  • @SumayaSaidAbshir
    @SumayaSaidAbshir 4 หลายเดือนก่อน +36

    Amiiro waa na deeda qaata😅

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 4 หลายเดือนก่อน +17

    Na ladaney se wax yeeshay😂😂😂no xishodka maxa waye😅😅😅

  • @BaarliinAbdi
    @BaarliinAbdi 4 หลายเดือนก่อน +37

    Ala sundusaaa caadi maha😂😂😂😂

  • @nayumaaismail8788
    @nayumaaismail8788 4 หลายเดือนก่อน +42

    Tabta sundus qabn lahaa gbdha ma ciyeen saf ksmari lahaa😂😂

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 4 หลายเดือนก่อน +8

    Ad wlhi gabarnimadeyda kufaraxsanhy. ALHM❤❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 หลายเดือนก่อน +39

    Afartan soo tijibanaa aaa ar sundusaa 😂😂😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 4 หลายเดือนก่อน +9

    Alla sundus dhibadanaa😂😂😂😂 kulahaa AMIIRA waan shukaan san lahaa gabdhaha dhan safay kamari lahayd haday jaanis ku heli lahayd bisinko 😂😂😂😂😂😂
    barnaamijkan waa top funny ❤😂😂😂

  • @MuhanadHire
    @MuhanadHire 4 หลายเดือนก่อน +22

    Sundus isn,t easy😂❤

  • @Speed-lk9cl
    @Speed-lk9cl 4 หลายเดือนก่อน +15

    Wllh kiki mahay kahadashii sidaa ay rabto in loyeloo😂😅❤

  • @farxiyocllaahixusen1327
    @farxiyocllaahixusen1327 4 หลายเดือนก่อน +15

    24 sac hada wiil noqon lahay masajidka kama so dhax baxeen

    • @Mariamohameth-g4b
      @Mariamohameth-g4b 3 หลายเดือนก่อน

      Ala isku ray nahay wlhi aniba sidaas ufikiraa

    • @MursalAbdi-fz8th
      @MursalAbdi-fz8th 3 หลายเดือนก่อน

      Adoo Gabara Gali Kartaaa apyo

    • @Ridwan30303
      @Ridwan30303 3 หลายเดือนก่อน

      Hadaba gal oo waligaa haka soo bixin ma Sis Dumar ma galaan miya lagu dhahy

  • @umsufi9319
    @umsufi9319 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hadii aan nin naqan lahaay 24 waxaan hug siin lahay sheikh mufti malik ❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 4 หลายเดือนก่อน +10

    Eiid Mubarak❤ كل عا م و انت بل خير

  • @Faaadhi114
    @Faaadhi114 4 หลายเดือนก่อน +11

    Wiiilasha somaali anaa ka dhashay oo ixtaaram iyo xushmayn dabeecad allle swt siiiyay😂 alxamdlillaaah❤

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 4 หลายเดือนก่อน

      Waan ognhy hadaan gabdho nahy wiilshen somali inysan wada xumen lkn abwe mid mid waa laid inka heli laha maho

    • @NajaxAbdi-qi8fg
      @NajaxAbdi-qi8fg 4 หลายเดือนก่อน

      Ha lkin kuli sas mahn

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 4 หลายเดือนก่อน +24

    Malyan qurux is not eazy 😂❤😊

  • @craxmaanmaxamed639
    @craxmaanmaxamed639 4 หลายเดือนก่อน +9

    Nio hadii naag layga dhigi lahaa 24h jacaylka hoyaday baan soo tijaabin lhaa😊

    • @HamdiMahamuuth
      @HamdiMahamuuth 4 หลายเดือนก่อน +3

      Adoo nin ah jaceylka hooyo samayso🙄

    • @ShadiyoOsman
      @ShadiyoOsman 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂Ala dhintay

  • @Zanii72
    @Zanii72 4 หลายเดือนก่อน +28

    Sundus iyo ladan waa celcelis caadiya weeyan😂😂

  • @hoodobadel1973
    @hoodobadel1973 4 หลายเดือนก่อน +16

    Ciid Mubarak wllkay arimaheena

  • @Sundus_3377
    @Sundus_3377 4 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus meel aysan kujirin fanny maaha😂😂

  • @rahiimeyyyy...2
    @rahiimeyyyy...2 4 หลายเดือนก่อน +30

    Sundusay umad ma ahn 😂😂

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow 4 หลายเดือนก่อน +18

    Dod kulul soqawo wilashe iyo gabdaha 🎉🎉❤

  • @Khadija-n8d
    @Khadija-n8d 4 หลายเดือนก่อน +18

    Wlh Sundays kiki io laden qosal ikudileyn😂😂

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 4 หลายเดือนก่อน +18

    Sundus nin ku dhex baqtiyey 😂😂

  • @NasraAhmed-t7b
    @NasraAhmed-t7b 4 หลายเดือนก่อน +18

    Sundus leee nokeen abowow😂😂nagtas sidhey igagaqosolsiso kuheystaa😂😂❤

  • @fartunsimbeofficialsimbe6550
    @fartunsimbeofficialsimbe6550 4 หลายเดือนก่อน +2

    Alle gabar ka dhigay team 27 kama rebten qof sundus 😂😂

  • @CAYDA--22
    @CAYDA--22 4 หลายเดือนก่อน +9

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @MaaidoFaarax-ft4wy
    @MaaidoFaarax-ft4wy 4 หลายเดือนก่อน +35

    Ar sundus dhib badanaa😂😂

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 4 หลายเดือนก่อน +30

    Sundus Dhibadanaa😅😅

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ladan way dharsantahay Habra weeweyn aa ka shaqeen lahaa kulahaa aboow 😂😂😂😂😂

  • @AbduqadirSalad
    @AbduqadirSalad 4 หลายเดือนก่อน +14

    Waxaba yaan laqarin ladan waxey tiri waa tuuran lahaa😂

    • @Nasren2
      @Nasren2 4 หลายเดือนก่อน +2

      Thanks😂😂

  • @intisaam_cadey5
    @intisaam_cadey5 4 หลายเดือนก่อน +13

    Inalillah dhinaca ladan sida lo jar jaray waxay wax xun bey daldashay 😂

    • @caynilove796
      @caynilove796 4 หลายเดือนก่อน

      Waan ka tuuran lahaa ayay tiri yacnii waan siigeysan lahaa gacabtydaa ku siigaysan lahaa kawadaa

    • @akpoi4880
      @akpoi4880 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@caynilove796😂😂

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 4 หลายเดือนก่อน +31

    Kiki naag naag dhafty waxas laga dhahaa❤

  • @khadiijomaxamed7091
    @khadiijomaxamed7091 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy sundus. Team 27 waku fiicnayeen weyku astureen xijaabka Ka bartay wa ilaheyahadis dad ficana la saxibtay

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 4 หลายเดือนก่อน +14

    Ladan cidi waxarabo gacantan tijabin laha kulaha 😂😂

    • @Keyd47
      @Keyd47 4 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @abdirahmansalaan5564
      @abdirahmansalaan5564 3 หลายเดือนก่อน

      Kadibna Hee

  • @ahmadzaki.2019
    @ahmadzaki.2019 4 หลายเดือนก่อน +23

    Sundus ma fahmin😅

  • @liibaancllaahifaarax7544
    @liibaancllaahifaarax7544 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ladan cidi waaba lagamed caadi waan tuuran lahaa kulaa shaxda ragga ey fahan san tahay 😂😂😂

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 4 หลายเดือนก่อน

      Inta codka dhiid la saaray waa fahmay sxb adina

  • @LeyloAxmedxasan
    @LeyloAxmedxasan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa raftay alla amira qurux ❤❤❤❤❤ sundus iyo kiki wey iga cosliyen

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ayy miira cwa dahab igu garaacda❤❤❤

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus qurux fiirsaday mana qoslin been dheh markastaa noo keen qoftaas funny waaye 😊

  • @Faaraxtahaliil
    @Faaraxtahaliil 4 หลายเดือนก่อน +3

    Arimaheena waa laga yaabsaday inanta reer jabuuti caadi ma ahan😂

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 4 หลายเดือนก่อน +30

    Woow Kiki isku dabeecad nhy 💋😂ladan maxaa sheegtay😳Alaa manooli 💔😭😂😂

    • @AyaanXuseen-vg5jc
      @AyaanXuseen-vg5jc 4 หลายเดือนก่อน

      Manto dhan waxan radinayey yaamaqley cml ani waxan umaleyy waa .......lahaaa hhhhhhhh istaqfurullh

    • @Billiondhan37
      @Billiondhan37 4 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanXuseen-vg5jc lacalah adi 24hs hadii laka dhigi lahay ma soo tijaabin laheed😭😂😂

    • @Nasren2
      @Nasren2 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hrta waba saxe ladan mxe sheegtay😂😂😂

    • @Billiondhan37
      @Billiondhan37 4 หลายเดือนก่อน

      @@Nasren2 mafahmin miyaa😭😂

    • @crisaaqnuur3498
      @crisaaqnuur3498 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@Billiondhan37mya ifahansii

  • @israchanell4296
    @israchanell4296 4 หลายเดือนก่อน +4

    24 afar ban ku maherinlahaa midwalbana 4 saac ban laseexanlaha😂😂😂

  • @xasanxuub
    @xasanxuub 4 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus faaraxyaasha wey daba dhigatay😂😂

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 4 หลายเดือนก่อน +2

    EID MUBARAK ALL MUSLIMIIN ☪️🎉❤️

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk sundus halis waa waaye miisaanka culus qoftan soo badi😂😂😂teeda kala ladan cido ayana waa hilista caadi ah 😂😂

  • @asmahussein5083
    @asmahussein5083 4 หลายเดือนก่อน +8

    Brother waba la i dhahaba anigee kulahaa😂😂😂😂 Ar Sundsaa😂

  • @nimcofarhan5979
    @nimcofarhan5979 4 หลายเดือนก่อน +13

    Saamiya caqlily weeye wlhi😮❤

  • @QueenRaiza2005
    @QueenRaiza2005 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wllhi ani samia ku ra'i ahay wilasha hoosha ayaa ku qaban lahaa😂

  • @Worldnewertv
    @Worldnewertv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus waa Fani sundus hablaha waxaay ka dhigilahad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zedriina
    @zedriina 4 หลายเดือนก่อน +9

    Asad cayda iyo koko so qabo next 😂😂

  • @NaciimaAxmed-r7v
    @NaciimaAxmed-r7v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaheena amiira iyo koko baaba ka dhigi lahaa kulahaa😂😂😂😂😂arimaheena mid maaha😂😂😂

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ala sundus io kiki qaar maaha way iga qosliyeen 😂😂😂😂😂

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 4 หลายเดือนก่อน +10

    Amira qurux deeda m.a👸👸👸😍

  • @NatouAhmed-mr4zn
    @NatouAhmed-mr4zn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ani hadii nin ahaan lahaa " My Big Brothers" baan feerfeeri 😂😂😂 lahaa

  • @MuxsinAbdirahman-xp7si
    @MuxsinAbdirahman-xp7si 4 หลายเดือนก่อน +22

    Sundus dhip padnaa😂😂