SUNDUS NOLOSHEEDA HORE WAX BADAN KA OGOW QISO XANUUN BADAN😭 WAREYSI XASAASI AH…?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 4.4K

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  5 หลายเดือนก่อน +2861

    Sundus TH-cam keeda waakan guys subscribe usaara youtube.com/@SundusAyaanle?si=CbIA5Bw9L22p_bxC

    • @faisomawlid9183
      @faisomawlid9183 5 หลายเดือนก่อน +33

      i.a❤😢

    • @IlyaasYare-pb7wf
      @IlyaasYare-pb7wf 5 หลายเดือนก่อน +17

      ❤ok

    • @MohaCadeh-mb4hw
      @MohaCadeh-mb4hw 5 หลายเดือนก่อน +34

      Sundus cunug maa ujoogo

    • @RahmoMoalin
      @RahmoMoalin 5 หลายเดือนก่อน +23

      Dyr waaye amiroy amrkaga jira🖐😃

    • @ENZO_JUNIOR7
      @ENZO_JUNIOR7 5 หลายเดือนก่อน +22

      Sorry Aby mcn waku jacelahy nolow intanolo jirto dhamaanteena team 27 ❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 5 หลายเดือนก่อน +1614

    Hadan ogaday sababtay Sundus Amiira dadka uga dhawaysato sabata isku marxalado ayey soo mareen.Strong women🥹

    • @abdiqaadir7729
      @abdiqaadir7729 5 หลายเดือนก่อน +58

      wax garad bd thy walow amiira ay boqorad thy aysn xld adek iyo midan adken ddka aysn u fiirin waa qof nxria bdn amiiro alle hano deysto gabdheheen😢🤲❤️

    • @user-ks8mw2wt3l
      @user-ks8mw2wt3l 5 หลายเดือนก่อน +5

      ❤❤😊😊😊

    • @Faliseyyyy
      @Faliseyyyy 5 หลายเดือนก่อน +2

      Aad io Aad wllhy❤

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d 5 หลายเดือนก่อน +3

      haa wlhi

    • @asiaqurux
      @asiaqurux 5 หลายเดือนก่อน

      Amiiro walashed kaweyn aya ujoogty booska hooyo ubuxisay lkn miskintan qof maheysan xiligey garab ubahned sorry abyo

  • @shaxaariyada
    @shaxaariyada 5 หลายเดือนก่อน +2193

    Team Sundus one like😢❤

    • @MaryamCukaash
      @MaryamCukaash 5 หลายเดือนก่อน +13

      Team Amiira one like 👍 ❤️🫶

    • @user-ji6qi9ne6k
      @user-ji6qi9ne6k 5 หลายเดือนก่อน +5

      Sundus karti badaneyyy❤

    • @user-gt1qu9vv6f
      @user-gt1qu9vv6f 5 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hooyomcn

    • @IkranHassan-hu4qr
      @IkranHassan-hu4qr 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-gt1qu9vv6fis 8th and 9th November as the sare date of my sister and haai 🤭🤗🖤🤚👊👌

    • @Cabdilaahi-uf5zm
      @Cabdilaahi-uf5zm หลายเดือนก่อน

      waa yo

  • @user-st2dc7jf5z
    @user-st2dc7jf5z 5 หลายเดือนก่อน +51

    Nabigeeni suubanaayoow rageeni gadaashaa way na dayaceen 😢😢 dardaarankaagiina way jabiyeen ilaahay lkn waa qalibikaraa quluubtooda wanaagana wuu kuso dajini karaa 😢😢😢

  • @user-lr1yl3zd8p
    @user-lr1yl3zd8p 5 หลายเดือนก่อน +1958

    Sundus waa miskiin wlhi😢 inta sundus ila tageerta one like ☝🏻

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 5 หลายเดือนก่อน +477

    Sundus gabar karti bdn Ilahy ha daysto gabadheena waala ilmeeyay wlahi 😭😭 200K aan gaarsiiino plz Asxaapta 🤝😭

    • @Maskineyyyyy-ed4pj
      @Maskineyyyyy-ed4pj 5 หลายเดือนก่อน +7

      Haa wlhi ka badan ilhayna ha garsiiyo😢❤

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 5 หลายเดือนก่อน +1504

    Inta la ilmeysay 😭😭illaahow farxadeeda usiyaadi ❤sundus 😢

  • @salmo9096
    @salmo9096 5 หลายเดือนก่อน +60

    Kusaliya habiibkena mohamed scw❤

    • @CrahmanaweysMuye
      @CrahmanaweysMuye 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-no3uw2ym6v
    @user-no3uw2ym6v 5 หลายเดือนก่อน +200

    Ax wlhi sundus iyo amiiro waa hooyooyin adag gabdhaheena oo dhan ba saas u adag raafaad badan ayeyna dhabarka.uritaan ilahow hablaheena iyo hooyooyinkeen noodaa amiin yaa rabi❤

  • @Mariamahamed-znty
    @Mariamahamed-znty 5 หลายเดือนก่อน +354

    Waxaa ladhahy barasho horteed hay nicin one like sundus ayaanle ❤😢

    • @zihaam-ck9bl
      @zihaam-ck9bl 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi wee so jabte masakinta🥺

  • @iqrafuad7601
    @iqrafuad7601 5 หลายเดือนก่อน +563

    Sundus iyo amiiro gabdho an aad u jecelahay ya ila midaa aqwaan 😢❤❤❤

    • @MaxamedJr-uc1kh
      @MaxamedJr-uc1kh 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qawan aa 😂

    • @nastexoyere5885
      @nastexoyere5885 5 หลายเดือนก่อน +2

      Aqwan dheh😂

    • @iqrafuad7601
      @iqrafuad7601 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaxamedJr-uc1kh is daji sheekh 🙄

    • @user-qp1mx3sz6n
      @user-qp1mx3sz6n 5 หลายเดือนก่อน

      Aqwaan waa wll​@@MaxamedJr-uc1kh

    • @habadodarar1813
      @habadodarar1813 5 หลายเดือนก่อน

      Anig

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 5 หลายเดือนก่อน +216

    Waxaan u duceynaya qofkasta oo qosol ku qariya ilmadiisa🤲🏻

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 5 หลายเดือนก่อน +2

      I a wn ka baxyna ilmada wnba ku nafisna 😢

    • @user-vf2su6bh3k
      @user-vf2su6bh3k 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ani xitaa waa qariyaa murugtyda 😢

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 5 หลายเดือนก่อน +946

    Amiiradeyna quruxda badan sundus noo ilaaali from galkacyo bilan🇸🇱🇸🇱💝💝

    • @user-zj9sx7st2n
      @user-zj9sx7st2n 5 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @Nalkanur1234
      @Nalkanur1234 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂

    • @sabrinkaariiste7609
      @sabrinkaariiste7609 5 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂

    • @Sheekhada
      @Sheekhada 5 หลายเดือนก่อน +12

      Galkacto galmudug 😂💙🤍💚

    • @zuhuurahmed4523
      @zuhuurahmed4523 5 หลายเดือนก่อน +16

      From
      Muqdisho sundus wlh wa jeclhy😢❤

  • @hamdasharaf
    @hamdasharaf 5 หลายเดือนก่อน +245

    Hablo yaryar oo quruxbadan oo strong ah oo noloshu ukalakacsantahay ayaa tihiine ilahay haidiin siyaadiyo wiilashana haydin barakeeyo abaayooyin sharaf kunoolada❤😘

  • @hebasaid3172
    @hebasaid3172 5 หลายเดือนก่อน +254

    Qofwalpa oo muraad leh illahay muraadkisa hasiiyo oo niyada waxa kuhayno hanoo suurto galiyo ameen yarabii

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 5 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiin quruxeey🤲🤲🤲🇸🇴

    • @user-ps4jn6no4u
      @user-ps4jn6no4u 5 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiin 😢😢

    • @Fardawsacc
      @Fardawsacc 5 หลายเดือนก่อน +2

      امييين يارب العالمين

    • @kalgacalkassim
      @kalgacalkassim 5 หลายเดือนก่อน

      Ameeen yaa rabbi

    • @duqeeydhiif1856
      @duqeeydhiif1856 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yarabiii Allah hana siiya muraadka wade leeyanahy mid mukamil Allah nooga dhiga aaamiin

  • @user-mz5xn9ff3o
    @user-mz5xn9ff3o 5 หลายเดือนก่อน +40

    Sundus wllhi waa qof qalpi quruxsan teda kale nolosheyda wey nokormartey ❤😊

  • @Fatuzh
    @Fatuzh 5 หลายเดือนก่อน +515

    Wlllhi anigo soman ayaa ilmeeyy 🥺😭 sundus wllhi waligey waxba kama shegin hadana keep going sister 🎉

    • @Dhamestiran753
      @Dhamestiran753 5 หลายเดือนก่อน +4

      Same wlhi ilahow farxada usiyadi❤

    • @ramloqueen1184
      @ramloqueen1184 5 หลายเดือนก่อน +4

      Anba wlh wajclhy gabadhan😢

    • @Fatuzh
      @Fatuzh 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@Dhamestiran753 aamen yaa rabbi hdda kle oo wax ka shagayo inta wanagsn ka bdn 🥺

    • @Fatuzh
      @Fatuzh 5 หลายเดือนก่อน

      @@ramloqueen1184 qof la jeclaado wey istaahisha wllhi 🥺

    • @user-wn8el6tw3c
      @user-wn8el6tw3c 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi sido kle waa ka ilmeye 😢

  • @queensagal3400
    @queensagal3400 5 หลายเดือนก่อน +195

    Inta la ilmeysay😭😭ilaahow farxadoda uziyaadey❤ dhip kle ha tusin🤲😢

    • @user-cg7xb4wz5c
      @user-cg7xb4wz5c 5 หลายเดือนก่อน

      Amiiin yarabi 😭😭😭😭😭

    • @queenanuushqueena110
      @queenanuushqueena110 5 หลายเดือนก่อน

      Aamin ya rabi alx aniga ba so marey lkn alx 😢

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 5 หลายเดือนก่อน +163

    Amiira iyo Sundus waa laba hablood oo karti badan, farxad badan m.a, iyago nolol adag soo maray hadana horumar wacn sameyey m.a❤ Maanta cid idinka farxad badan ma jirto🥰 ilahyna wuxu idin siiyey laba wiil kuwas aya farxadiina sii laba jipaari doona Insha Allah🥺

  • @Talent_girL1
    @Talent_girL1 5 หลายเดือนก่อน +43

    Ilaahya how daayo wiilkeeda sundus wlhi wa gaabar yar oo masakiin oo fican oo fariida oo karti bdn ah wllo hore u soco inta kabdn u qalanta amiiro wll adna sidoo kle Ilove you labadinabo from burco❤🎉

  • @AMLIIZAH
    @AMLIIZAH 5 หลายเดือนก่อน +335

    Alla qof walpo qoslaayo qosolkiisa runta ah mhn ragow Dumarka u naxriista waa maskiimo wlhi😭🥺💔Inaa aroostan oo Aad walidkeeda ka so wadan hadne ha dayicina dardaarankiI nabiga scw qaata❤ wax badn buu nabiga ka dar darmay gabdhaha🥺😭😭😭💔

    • @MarwaSaleebaam
      @MarwaSaleebaam 5 หลายเดือนก่อน +14

      Raga qaar badan walhie ma garanayaan qiimaha dumarka 😢💔

    • @XafsoAbdi-go3sp
      @XafsoAbdi-go3sp 5 หลายเดือนก่อน +3

      Haa wallaahi waasax 😢😢😢😢😢😢

    • @muneiraguzel7212
      @muneiraguzel7212 5 หลายเดือนก่อน +3

      Wiilasha 50 ka yar ha aroosina gabdhow wa ciyala suuq badankodu😂😂😂

    • @AMLIIZAH
      @AMLIIZAH 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@MarwaSaleebaamHaa xaqiiq waaye gabdhaha waa maskiimo wlhi ilaahay ha u naxriisto😭🥺💔

    • @user-cu6qf3xx1c
      @user-cu6qf3xx1c 5 หลายเดือนก่อน

      Ma.❤❤quraxay

  • @abdullahimusdafsheikh6346
    @abdullahimusdafsheikh6346 5 หลายเดือนก่อน +291

    Inta la ilmeysey 😭 illaahow farxadeeda usiyaadi ❤ sundus ayaanle 😭❤

    • @iiqlaas5803
      @iiqlaas5803 5 หลายเดือนก่อน +3

      😢😢😢😢😢ilmo wy dhaftay wlhi biyo indhakataadanaayo an diro lahayn 😢😢sundus abyo soori

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 5 หลายเดือนก่อน +415

    Sundus wllhi qosolkeeda waxbaa ku duugan waan la. ilmeeyy 9:38 😭

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 5 หลายเดือนก่อน +11

      markasto aragto qof loodhala cadeyn badan waxba ka danbeyo qosolkoda hada amiira io sundus wa gabdho qosol badan hdana background koda wa xann😢

    • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
      @intisaarmohamedcabdiintiza1671 5 หลายเดือนก่อน

      Same Wlllhi 😢😢

    • @Fatimabintuyasiin
      @Fatimabintuyasiin 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo qof walboo dhoolacadayn badan maaha inuu faraxsanyahy😢🥺

  • @IfraaxMaxamud-jd3vi
    @IfraaxMaxamud-jd3vi 5 หลายเดือนก่อน +19

    Qurux weeye Sundus qaabkeedu
    Qorax weeye sundus muuqeedu
    Qalbigeedu sundus qani weeye
    Qamar weeye sundus wajigeedu
    Qaanso weeye sundus qosolkeedu
    Qiimo badan sunduseyyyyyyyyyy wlshey mcn nolow mcnei❤😢

    • @user-ck5yd4om1f
      @user-ck5yd4om1f 5 หลายเดือนก่อน

      Amin Amin ❤❤❤❤

  • @Khalaf2002
    @Khalaf2002 5 หลายเดือนก่อน +95

    Wllhi wn ilmeeyay😭😭 qosl Walba xanuun baa lagu qariya bil Ramdan waye ilhow wn soomanahy gabdhahen dhibka ka saar oo u wada naxriiso maxy dhib mareen oo u adkaysaten dumarka somaliyeed 😢😢😢
    Sundus Karti badaney you're strong women abyo

  • @shankaroon248
    @shankaroon248 5 หลายเดือนก่อน +86

    Sundus hooyadeed bn aqaanaa waa hooyo karti leh oo aad u dhiifoon m.a wiilka sundusna aad bay u jeceshahay maalin dhaweyd anoo adeeg ka gadanaya bay ii sheegtay inay gabadheedu TH-cam furatay oo team 27 ku jirto waxayna iga codsatay inaan follow usaaro oo waxay itiri adiga iyo reerka dhan followed soo dhaha❤ waan illaawey lkn hadaan uso saarayaa horay usoco abaayo strong woman ayaad tahay🎉❤

    • @sihaammohamed5631
      @sihaammohamed5631 5 หลายเดือนก่อน +4

      M.a waa hooyo fican❤

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 หลายเดือนก่อน

      Abyo maher galkacaya yago dhan sifcn miya utaqan

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 5 หลายเดือนก่อน +348

    Plz sundus aan ukacno haaf million an garsino 100k uma qalantoh wa hoyo somaliyed plz amiro wey fahmesa sundus coz iyada so martay xladas kale hore usoco lenahay wlhi ilmasa ceshan wye allh ku dhafo wilkaga hoyo ficn atahy❤❤

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 5 หลายเดือนก่อน +5

      Somaliyey gwdaa ukacaa😢

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 5 หลายเดือนก่อน +2

      Waa runtaa

    • @zakariayoussoufmohamed5969
      @zakariayoussoufmohamed5969 5 หลายเดือนก่อน +3

      Ismuujiya walahi réer commtiland sundus ha loo kaco

    • @user-xi9dd7kw6v
      @user-xi9dd7kw6v 5 หลายเดือนก่อน

      Wan u kacenaa I.a meel walbo oga saara😢

    • @Zabrin23
      @Zabrin23 5 หลายเดือนก่อน

      @@zakariayoussoufmohamed5969 meel kasto uga sara ani hada 6 mobile xafada italo ka sara

  • @AmaalAbdinuur
    @AmaalAbdinuur 5 หลายเดือนก่อน +18

    Walhi waad karti badantahy oo dulqaad badantahy sunduusey😪😪😪😪

  • @WiilkaSanadka-qi1pe
    @WiilkaSanadka-qi1pe 5 หลายเดือนก่อน +610

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ 💖📿

    • @BalqiisCabdirisaaq-dx5he
      @BalqiisCabdirisaaq-dx5he 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-wo5xg1bp2n
      @user-wo5xg1bp2n 5 หลายเดือนก่อน +2

      صلى الله عليه وسلم ❤😊

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 5 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @NaciimaCqaadir
      @NaciimaCqaadir 5 หลายเดือนก่อน +1

      zcw

    • @user-ei9tg1eg3c
      @user-ei9tg1eg3c 5 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @aidaaida0265
    @aidaaida0265 5 หลายเดือนก่อน +116

    Wlhi sundus qisadeda wee ika ilmesise 😭😭Alxm Abyo ilaheki Nolosha ku qurxiye Aya mantana Garabga Ah i.a 🥺👸❤️

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 5 หลายเดือนก่อน +128

    Xanun weye wlhy Gabdho yar yar batihin insha allh illahy Nolosha Hani Qur Xiyo Adban ula Xanuu saday Run tii❤❤😢

  • @masudabdikadir1106
    @masudabdikadir1106 5 หลายเดือนก่อน +11

    Mashallah Willkaa isku magac nahni Illahay baari hakagadiga wllshey sundus

  • @asma1017
    @asma1017 5 หลายเดือนก่อน +76

    First time aan wax qoro, Mansha’allah Amira sida aad u qurux badan tahey baa qalbigaaga u qurxoon yahey.👑 Ilaahow ha idin wada xafido, Sundus garabkaaga nahey hore u soco Waa ramadan waan kusoo duceeyey insha’allah. Amin

  • @HaniAhmett49
    @HaniAhmett49 5 หลายเดือนก่อน +95

    Ayyyyyy abyo amiira Walh naxaristu waa Kaa Muuqataa M.a Iyo sidaa Sundus u soo dhaweysado Ilahy Hagu xfido Sundus KEEP GOING ABYO ADNA FROM🇸🇱❤ANAGA hadaa Gabdhaha somalida Nahy Wxn Leenhy awood Oo Dhibaatada Dhan kaga Kudubno 😢

    • @Fathimuqtaar5
      @Fathimuqtaar5 5 หลายเดือนก่อน +2

      🇸🇱Sunday ayadaba kaasay kadhalatay

  • @user-Zalmiita
    @user-Zalmiita 5 หลายเดือนก่อน +107

    Runtii sundus iyo amiiro waa laba gabar oo karti badan hooyoyin adadag ah hore usocda abayayaal marwaliba guulaysta❤😢

  • @user-bk9rv6is6f
    @user-bk9rv6is6f 5 หลายเดือนก่อน +24

    Hada hablaha somaliyed nahy waxa nahysta mush kilad raga ah 5/5/2015 waxana jiray jir17 sano waxa is gursany wiil 6/1/2016 waxa ku curty gabadh noloshyda isbada shy waxa noqdy hoyo yar o dadeda ku ficn cafimad ka gabdhyda wan ka adka iyo nafadeda 1sano marky jirty ayaan isbdl ku arky abaha dhlay ilmahyga noloshiiba xoga usam Ray waxan yeshy uur labaad waba kasi darty ano xaamilo ah ba naago melaha lasaarta Ana wan daawan jiry sabbto ah waxn is dhihi jiry qof uurlehba tahye buuq ha galin noloshydi inay kasi darto moye faido way yelan wayday Ana xamilo aya si noqdy dhikarba ye shy cunto ma cuno wan oyaa inantayda yari sand iyo 3 bal jirty hada su aalo odhaho waxa wado iska dhaaf mana I xukumi bu idhihi jiry Ana cidna uma shegi jirn mudo waxt sas soco habenki danbe 9:30 haben nimo isago maqn aya dhig igu body wan is cuny ilmahaygi yara say u oyaysay ayay xiiqday maadamo ani rafanayy way tosty 12 :iyo siyaado haben nimo yimi ano komo kujira hospital ba la iqady 7 malin odanbe sidiba aha aadbn u bara Ray dhiigna maba lahyn wa ila igu shuby wan so naaxay ano cidma wax ushegin waxn dhahy hoyady ogeya guriga ha igi celinina hoyady magalda dagana may daganyn 5malin odanbe marka hospital kujiry wala iga saary yohana ina koma kujiry ayay timi xafdi aya la igeyy 2 malin kadib wan safrny madaamo rona nunadiina wan si kaxy sany xafdi hoyo tagnay mudo bil ah jogny markaas aya dadka wax ushegy saan uso tag nay igama so daba hadlin shekadibu Halki kasi wady anigu waxn ahy bokaan socod niyada iga dilan ano aad uxanuun san ayu haben iso wacy waxn kudhahy wan ogahy noloshan go aan aya ka gaadhy e iska kay fur malinta sas kudhahyo laba malin ka hor aba family la hadly waxy dhahen anaga dhib noma shegin ani marku ila sohd lay aan sas ku idhi ayu yidhi wa diyaar ana baha la wadagy abana aderkiis ushey iyo family wala balmay wna la ifury malinki la ifury 4 malim kadib ayan xanuun sady hospitalka la igeyay foshiba igu dheraty madaamo qof xanuun san ahaa wan dhaly waxna wiil family magalda ma dagnyn lkn way maqlen ina umu lay hoyadi aya iso wacdy asagu ilama sohadl noloshyda socotay ladnaady carurtydi iska korsady 1sno marku jiry wiilkygi inantay 3sano jirthay ayu ninkii iso raadiyy numberadydi iga so hadly raali galin iyo mala yacni Ana xiligaas soconyn anina waxn ku idhi araga xata hada arko wixi dhaca takle ani rag badn ba ila dhashy inta sida o gayd u gashy hadana naac ha ula iman dhigna ha galin adi mudo ila so hadlayay cid uman shegin aan isku noqono ilaha waxn didana malin ki danbe wuxu yidhi ina I ogalaato wa khsab hadi kle mesha ka jelcan tahy ka somarya o waa xage wa carutada wan qadaya markaas family u shegy dadkoda.ladhhy wiilkina ceshta kadib waxba isma badlin shekadi waxy mudo socoto wilashaydi ninki ku qamaa.manba carurtii hadlkodi batay caruti iysaga qaatay😢 ani malinkaas murugta kow I noqoty sbbto ah u adkaan wan isku mashqulin jiry tarikhdu 16/6 2019 ani.adunkiiba igu yarady bil kadib degankiba ka tagy waxna ady muqdisho 6 bilad odhashy o dhamaady man sexan hada ilma oyaya maqlo 2 maln oyiyi jiry mudo jogy mesha 3 sano.marka jogy o inta carutydi la hdal hada dhaho ila.hashina u dhaho ukalaay o aan isku noqono aya akhirki iska dayay mudo kadib Islan habo yar u ah aya inanti yard lasiyay islantiba wada xidhidh nay wan sa saban jiry qof ficna way ahyd aadby iso dhawyn jiry inantydina is barny mudo kadib waxn ku dhahy xmar aya ka duly waxna tagy magaladi ma magacaabi karo magaldaaas xafadi ay dag nayeenba tagy maamdi is aragny waxn kudhahy habo yar I caawi ilmaha Ana dhaly igu caaawi ina ka xaysto I qarisid hye Bay itidhi wxy ahyd xilgaas wagi caronuhu jiry waxa igu adkaady kabixi taan ki magaldaas waxn raacy gaadhi marka magalda kala.bxy inan tayar ayay wacdy o kitiri inantaadi hoydedba qatay alxmdllh ani wan farx.sana waxn safr gaadhi a haa 24 saac waxn imi garowe marka garowe imi aya number kisa o aad I wacayay qabty waxna ku idhi Ana hysta curadydi wuxu aad igu han jabi jiry car nin guurso adigu markiba aad ugu jes jesy aadna u nafisy madamo carurtydi qaar hely alxmdllh 3sano kadib waxn hadana kaxy saty wiilkygi o shan bil ila joga waxna imi degan kaygi waxna u imi hoyady o xanuun saty wiilkygina wan so kaxystay hadana Ana wada hysta waxn idinka codsanaya cidi comments akhriso inay hoyaday igu duceyan waramadaane in ilahy I caafiyo😢 ❤❤

    • @XamdaXussen16
      @XamdaXussen16 2 หลายเดือนก่อน

      Baayo lanbar ma leedahay 😢

    • @user-xf3hx7ls6z
      @user-xf3hx7ls6z 2 หลายเดือนก่อน +2

      Allah haku caafiyo hoyada abayo wa qiso xun badan runtii

    • @maryanali1039
      @maryanali1039 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amin abyo ilaahey ha ku cfiyo

    • @adoonalahinaaadan3202
      @adoonalahinaaadan3202 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay Hooyo ha kuu caafiyo wll

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 หลายเดือนก่อน +2

      Wlh sidan kula ilmeyay wan somanahey ilhey hoyada hku caviyo wankuso duceynaya inad heshid mustaqbal ficn ciyalkaga hormar balaran sameyan ku garsiyan kuna abal gudan ninkasna يوم لاينفع مال ولا بنون xaqaqi kahelysaa insha allh ducada badi Ilahey aad ugu dhawow kheyr badn huno❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 5 หลายเดือนก่อน +74

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @fasiaahmed5724
    @fasiaahmed5724 5 หลายเดือนก่อน +73

    SubhAnallah waa videogi ugu horeyey aan bilaw ilaa dhamaad oohin ku dhameystay, walashey Sundus you are strong woman qosolkaaga waxbadan ayaad ku qarineysa Masha Allah horey u soco ilahayne wax walbo hakuu fududeeyo oo kheyr ah Abayo Mcn. Amiira qalbigaaga wanagsan ilahay ajar hakaa siiyo walaal iyo saxiib fiican ayd tahay farxad ku nolow ilahay dartiis ayn kuu jeclahay walaashey❤️

  • @user-rn2yn4kc9f
    @user-rn2yn4kc9f 5 หลายเดือนก่อน +266

    Abaayaal dhiiri galin ayaa idinka qaatay nolaol adag ayaa kujiraa lkn dhiiri galin tiina markaa arkay cashar ayaa kaqaatay igu sooduceeya aabe maxamed Allaha kuu naxariisto 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢amiira qurux guuleyso ilove you noloshu kuma ciisho ❤❤❤❤❤❤

    • @rowdankei5543
      @rowdankei5543 5 หลายเดือนก่อน +4

      alle haku cafio aabo 😢abyo culeyska alle haka dulqado wx wlbo alle haku fududeyo wx wlbo wa qadar ku sabr qadatar wka gudbe insha all🫶🏻

    • @nuuranalka6083
      @nuuranalka6083 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ilahey haka saaro nolsha adag abyo mcn insha allh wad gulesanesaa

    • @Sabriinmahamet
      @Sabriinmahamet 5 หลายเดือนก่อน +2

      Apyo Allah unaxariisto adna naag adag noqo anaga dhan wa uso dulqadane marka is adkey dhib wlba ma lagu waaro I.n Allah ka saaro apyo

    • @amaalaxmed1132
      @amaalaxmed1132 5 หลายเดือนก่อน +1

      Allow ka zaar nolasha adag aad ku jirto wllo🤲😭

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 5 หลายเดือนก่อน +2

      Dhibka laguma waro wadka gudbeysa insha allh aabo allha unaxariisto

  • @CabdirashiidCabdiraxiinIsmaaci
    @CabdirashiidCabdiraxiinIsmaaci หลายเดือนก่อน +2

    Sundus waan kula dareemoynaa i kasto aan reer galkacyood oo aan isku xaafado aan ahyn apayo guul ban kuu rajeynayaa noloshaa soo martey mid ka sii vcn baa kuu rajeynayaa wilkanah inuu mustaqbalka uu xajka ku geeyo oohooyadaa galkacyo iyo dukaankii aan ogaa aan rootigah ka gato ilhy ha u siyaadiyo apayo mcn keep going apayo deriska ba ahy apayo mcn wllka fu aad zxpo aan ahy oo kubada baa isla dheelnaa apayo intaas iyo inkabad baan kuu rajeynyaa waxaan rajeynayaa iney isoo qbato wllshy mcn ❤🎉

  • @SuhaybCabdi-yt9bn
    @SuhaybCabdi-yt9bn 5 หลายเดือนก่อน +90

    DHIBTA LAGUMA WAARE, DHAXAL LOOMA YAASHA, WAA LAGA DHAMAAD. HORE U SOCO SUNDUS.❤❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 5 หลายเดือนก่อน +257

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙

    • @mahamedmameh2083
      @mahamedmameh2083 5 หลายเดือนก่อน

      Zcw❤

    • @user-nu7hf1jt3d
      @user-nu7hf1jt3d 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤🎉🎉😊😊😊

    • @user-mc2qf7qp3t
      @user-mc2qf7qp3t 5 หลายเดือนก่อน

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @user-hb3dg9jy6p
      @user-hb3dg9jy6p 5 หลายเดือนก่อน

      Zcw

    • @user-kingmoha
      @user-kingmoha 5 หลายเดือนก่อน

      Zcw

  • @samiabeauty76
    @samiabeauty76 5 หลายเดือนก่อน +61

    Whi sundus waa qof adag nolashaa sidaas iska ah abyo ilahy haku dhowro wiilkaaga adinh nolasha kuma xumayso 😢🥰🥰❤

  • @XamdiNafiiso-rd6wi
    @XamdiNafiiso-rd6wi 5 หลายเดือนก่อน +8

    M.a gabdha hayga horo usocda sundus amiira hooyooyin. Adag ❤❤🎉

  • @AMAALEEY
    @AMAALEEY 5 หลายเดือนก่อน +207

    Sunduz maskiin waaye wlhi 😭😭

  • @user-wd8yw7in7f
    @user-wd8yw7in7f 5 หลายเดือนก่อน +205

    😢😢 dumarka dhan sas weye alah qalbiga ha no qabojiyo😢

    • @user-zm4re7wm5c
      @user-zm4re7wm5c 5 หลายเดือนก่อน +1

    • @sacidaahmed2490
      @sacidaahmed2490 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 5 หลายเดือนก่อน

      Aaamn ya rbbi Wlhi ohinta ku nafisna naga

    • @TruthSeekerAfrica
      @TruthSeekerAfrica 5 หลายเดือนก่อน

      Ragga Somaaliyeed eber bay noqdeen. Furin uun bay garaneyaan...uuf

  • @falizmohamuud4578
    @falizmohamuud4578 5 หลายเดือนก่อน +66

    Wllhi sundus wee adagthy qalbi wanagteyda Allah ku sharfo😢❤❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 หลายเดือนก่อน +7

    Murugada qosolkaa lagu Qariya sundus io amiira
    Alle ha idin xifdiyo ❤

  • @monaraiz3456
    @monaraiz3456 5 หลายเดือนก่อน +117

    Sundus waa maskiin wallhi baaye amiiro adna garab unoqo oo so dhawayso ilhy ajar haka siiyo guulaysta dhammaantiin😭😭❤💋

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 5 หลายเดือนก่อน +1

      Anaka dhan ayaa garabkeeda ah qalbigaa ka jecelahay wlhi sundus😢😢

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 5 หลายเดือนก่อน +107

    Alla saan ufarxay Marka maanta ado wax ino so dhigtay aan arkay jah team amiira ismuujiya horaa kaso galay sundus karti badan walee waa gabadh adag wlhi xaaladaas si loogu gudbo way adag tahay Masha Allah qof adag midaas ka gudbi karta hore uso sundus amiira adiga wlhi dhiirigeliso weyn baa tahay abaayo qalbi wanagaaga inta Kuma so koobi karo sundus abaayo adiga hormar wacan kuu rajeynaaa❤❤❤❤

    • @boqorada886
      @boqorada886 5 หลายเดือนก่อน

      Omg that is right❤

  • @Zanii72
    @Zanii72 5 หลายเดือนก่อน +43

    Gabadh waalpa qoslaysaa mahn run qosolkedu sundus ha is liid mcnto kartida iyo awooda so bandhig😢😢❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +8

    🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤❤🎉

  • @BahjaAxmed-km4og
    @BahjaAxmed-km4og 5 หลายเดือนก่อน +102

    Sundus wllhi ad baa ku taagera wll noloshu kuma xumayso😢❤

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 5 หลายเดือนก่อน +129

    Sundus wey iga ilmeeeysiisay abaaayo dadku ayagoo noloshada iyo depression kaaad soo martay ogeyn bee iska kaa caayn jiren ,qof adag baa thy nolosha dib dambe kuma ciiisho 😭😭😭😭😭💔amiiira adina sidooo kle laba gbr oo waxa tihin ad adag nin loooma dhutiyo ,nolol baa dambeyse naawiladu yey dhiman ❤️🥹🥹sunmira🫶🏻definition of strong women

    • @badraali1264
      @badraali1264 5 หลายเดือนก่อน +4

      Walhi waan sii daawan waye muuqalkan ilinta xitaa wn ceshan waaYe 😢😢😢😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 5 หลายเดือนก่อน +1

      beentaada maaha Nin waxay u og yihiin male labadan iyo qofkastoo la mid ah Amiira adayg iyo karti bay heerkaan kusoo gaartay wllsheed sundus na heerkan inay soo gaarto baan u rajaynayaa dadaalkeediina waan arkaa

  • @user-rq8xq5kl6g
    @user-rq8xq5kl6g 5 หลายเดือนก่อน +137

    Gabadha mar waliba way qososhaa wlhi 😢😢 qisaaa ku duuugneeed😢❤

    • @xamdidaauud5754
      @xamdidaauud5754 5 หลายเดือนก่อน +7

      sidaas wxd ku ogaata gabarba gabadha ay ka farxad badan thy in ay ka murugo pdnthy😢😢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 5 หลายเดือนก่อน

      @@xamdidaauud5754wlhi beenta maahn anoo gudaha ka oynaya dhoosha ka qosla 😢😊

    • @ayaanyusuf1921
      @ayaanyusuf1921 5 หลายเดือนก่อน

      @@xamdidaauud5754Haa Wlhi sidasa ahy gbdhas hadana qisa leyahy qosl baana dadka kudhexjoga welgy lama modo Ina murugsanahy

  • @Subarman32
    @Subarman32 5 หลายเดือนก่อน +18

    Ragaw hablaha dhibka ka daaya oo daryeela sababto hablaha somalidu waa boqoro amiira qurux iyo sundus guulayata wllo qaali ayaad tihiin❤

  • @mudan3817
    @mudan3817 5 หลายเดือนก่อน +60

    Horaa lo dhahy dhibka laguma waro dhaxal looma yeesho waa lag dhamaada guul warta ban idiin rajeynyaa sundus iyo amiiray🎉❤

  • @user-wr6wj1eu2m
    @user-wr6wj1eu2m 5 หลายเดือนก่อน +65

    Ilahay dumarka qalbigoda hanoo ad keeya waa xanun wllhu😢😢❤❤❤

    • @TruthSeekerAfrica
      @TruthSeekerAfrica 5 หลายเดือนก่อน

      Ragga Somaaliyeed qaar xayawaan bay noqdeen oo gabdhaha xumeeya

  • @dumarlandpower1
    @dumarlandpower1 5 หลายเดือนก่อน +121

    😢❤sundus iyo amira wa hooyoyin adag allah ha idin sharafo ku dayasho mudan tihin mi girls❤❤

  • @user-nt7hi2eq2q
    @user-nt7hi2eq2q 5 หลายเดือนก่อน +7

    Isoo duceeya walalaha aan jeclahay ❤❤allah riyadayda ii rumeeyo❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 5 หลายเดือนก่อน +344

    Inta sundus ila Taagerto😢❤👍

  • @Malliya718
    @Malliya718 5 หลายเดือนก่อน +34

    sundus marwalba way qosl badnthay laakiin wax bay qarinysa wax kuu rajenya nolol qurx badn inshallh. is ka msax dhmaan noshii hore hada lkiin waa is badshay waa xijaabtaa waa is asturtaa sida ku wad ❤❤❤❤😢😢😢 o.k.

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 หลายเดือนก่อน +50

    Walhi ilinta iga dhamate karti badan teydii sundus ayanle noloshu kuma xumeyso😢 amiiro adigana wax tahy boqorad qalbi wanagsan o naxariis badan wan sabab tan kugu jiclady macnto adiga iyo sundus isku dubnada waligiin my queens😢🥰🥰😊

  • @Abukaate
    @Abukaate 5 หลายเดือนก่อน +6

    Waa bil ramadaan illahay anaga dhan dhibka ha naga bixiyo

  • @shukriarsenalist7088
    @shukriarsenalist7088 5 หลายเดือนก่อน +23

    Dumarkena wlh wan dhibtinay alhamdulillah lkn illahay walidhintena hanu dayo ameeen yaa rabii ❤❤

  • @xamdicabdi7230
    @xamdicabdi7230 5 หลายเดือนก่อน +46

    Amiiro sundus walhi waa gabar takaliyaa aan TH-cam ka daawaday lkn mnta qisadan ookale wiligay ma arkim lkn waxaa rojeenayaa inay guul iyo gobonimo frm dhulbhnte 😢🤍💙🐎😭😭

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula 5 หลายเดือนก่อน

      Khatumo dheh, dhulbahante maamul yeeshee kkkkkkk

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 5 หลายเดือนก่อน +31

    Strong woman waYba tahYy ❤wllhi sundus guulaYso wllshia aduuun io aakhiraba ❤

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 5 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha idin la koriyo wiilashina Mascud iyo Asim, hana ka dhigo wilashina kuwo dadkoda diintoda iyo dalkoda anfaco, insha Allah.❤❤❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 5 หลายเดือนก่อน +70

    Wlhi waa iga oohiseen walal😢😢 Amiira iyo sundus Nolol Adag ayey soo mareeen Labadoodaba imikna Heerka aa taagan tihiin wan arkaynaa wlhi gabadh somaliyed oo dhibataysan Hadaan arko ilinta ma ceshan karoba Hore usocdo walal waan idin jecelnahy Anaguna
    Qofka Aad mustaqbalka la yeelaneysan Aad iskaga Hubiya inkastoo wax kastaba calaf yihiin Hadane qofka Noloshiisa inaad si fiican ubarataa way fiicantahy oo aad wakhti dheer aad shekaysatan ugu yaraan 1years Noolaada gabdhaHena❤

  • @naimomohamed7908
    @naimomohamed7908 5 หลายเดือนก่อน +31

    Wa qiroday wllhi wana ilmeyy😢 SUNDUS AYANLE KEEP GOING SWEATY ❤ waxa tahay STRONG WAMEN 💪👑

  • @NasroshAbdinoor
    @NasroshAbdinoor 5 หลายเดือนก่อน +53

    Wallahi way iga oysiisay😢 sundus keep going my sister🎉

  • @user-mz2kv8ts9i
    @user-mz2kv8ts9i 5 หลายเดือนก่อน +3

    M.a amiiro wa qof wangsn dareemyana. Xaladkasta gabdhahu maraya sundus horey usoco adigana karti badan

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 5 หลายเดือนก่อน +39

    Sundus qof qalbi wanaagsan waaye, waxaa laga dareemikaraa qaabka ooy jawaabaha uu bixisay.
    Sii walbo ooy nolasha uu adegtahay, hadii juhdi leys geliyo, waa laga kabsankaraa 💪🏾💯

  • @CafiifoXagaafe-qx4lk
    @CafiifoXagaafe-qx4lk 5 หลายเดือนก่อน +38

    Abyo sundus wlhi calooosha ihirisey byo qaaali
    Inoo ilaaaliya gabdhaha sxptaa ah ❤ from galkacyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤

    • @ishakmohamed96
      @ishakmohamed96 5 หลายเดือนก่อน +1

      Dalka marka kabaxdid majrto magalo hebel waa qofkaas isfahamtaan 😢

  • @Ziraad
    @Ziraad 5 หลายเดือนก่อน +36

    Sundus wa qof qalbi ficn 😢❤ horumar wcn wlshie wax wlbo khayr qaban ku rajaynaya🤍

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤Sundus Allaha kuu xiftiyo cunugaga iyo hooyada

  • @Ziizomaxamed390
    @Ziizomaxamed390 5 หลายเดือนก่อน +41

    Kusali nabiga the beast person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw

  • @fatimoha1084
    @fatimoha1084 5 หลายเดือนก่อน +18

    Masha allaah dhiiri galin yar aad qofka usameyso ayaa nafsiyadiisa wax badan ka badali karta mar kasta hadal wanaagsan iyo dhaqanka wanaagsan halagu dadaalo ❤

  • @maarishbintahmed9704
    @maarishbintahmed9704 5 หลายเดือนก่อน +38

    Allah barakeyo hooyinkena dhaman haday tahay xass ama single 😢 hooyo wa hooyo ❤ thank you amira xabibti for the beautiful interview 😢

  • @maryamaolad2356
    @maryamaolad2356 5 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh sundus hada qibrad sooqadatay waa beelo horay usoco daacadnimadaada iyo maskinimadada marka arko wakunuxi jiray ano isdhahaayo ilajow yaan laxumeen gabadhan yar waxasa cajiiba ado dhibkaas ween somaray ina wali wanaag iyo dacadnimo kamuuqato 😢🎉 hormar wacan kurajeenayaa❤❤❤❤

  • @Hdiamond118
    @Hdiamond118 5 หลายเดือนก่อน +43

    Ax wlhiy inbadan waad iga ilmeysiiseen maanta😭waan idin jeclay adiga iyo sundusba❤👸

    • @sadiaabdalla6107
      @sadiaabdalla6107 5 หลายเดือนก่อน +1

      Illaahayow gabdhaheena ugar gaaar 🎉🎉 guulaysta sxpayaal

  • @Cawo75
    @Cawo75 5 หลายเดือนก่อน +50

    Gabar adag ayaa tahay wllo sundus amira qalbi wanag keep going wlshy qaliyeey

  • @munahajji54
    @munahajji54 5 หลายเดือนก่อน +121

    Gabadh kasto waxa u rajeynaya nolol qurux bdn iyo mid Alle uga cabsada oo dhibateyn😢

    • @mssDimple
      @mssDimple 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin abayo sido kle

  • @HassanhousseinSafa-vy7kw
    @HassanhousseinSafa-vy7kw 5 หลายเดือนก่อน +4

    Maschallah abayo guul wacan aan ku rajeynaa walahi waan ilmey illahow faraxad badan ya ku isyo 😢😢😢❤

  • @NadiiraAhmed-tl4ll
    @NadiiraAhmed-tl4ll 5 หลายเดือนก่อน +61

    Ugu dambayn sundus 100k🎉❤ 200k waan gaadhsiin karnaa ❤

    • @Sacdiyo937
      @Sacdiyo937 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax abaayo❤

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 5 หลายเดือนก่อน +16

    Inan walba o awlaad bila aba ah korinaysa waxan u rajaynya nolal qurux badan horumar wacan insha allaaah

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 5 หลายเดือนก่อน +43

    Abaayooyin Hadda heer Fcn baad joogtaan waxba idinkama maqna maasha allh nolo qurux badan hormar baad ku jirtaan. Wiilal qurux badan waad haystaan keep going xapipaty Gabdho adag rabbi ha idin xifdiyo iyo dhamaan gabdheena ❤❤❤❤❤

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllihi intan qiiso so dawanayay waa labadii qiiso igu qiiro badna amiira iyo sundus hooyihiin adag weye oo ku wadasho mudan ❤❤❤ wan idin jeclahay ❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 5 หลายเดือนก่อน +32

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @Zaynapkiller
    @Zaynapkiller 5 หลายเดือนก่อน +426

    Inta Amira io sundus ila jecel 👍 like aan kadareemo

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 5 หลายเดือนก่อน +68

    Qofka Qosolka badan Waa Qof dhibaatoyin badan Arkay😢❤ Ugudambayn waad Guulaysanaysaa😢

    • @UbaxAhmedali
      @UbaxAhmedali 5 หลายเดือนก่อน

      🎉Haa wallhi Ana ah

    • @MaryanQuruxsan
      @MaryanQuruxsan 5 หลายเดือนก่อน

      @@UbaxAhmedali guul ayaan kuu rajaynaa i.a🥹❤️

    • @landac.raxman6176
      @landac.raxman6176 5 หลายเดือนก่อน

      Haa waxan maqlay nin cilminafsiga hashekaynaya waxa u idhi qofka qalbiga dhawac kaso gadho u qosol badanyahay

  • @YazminApuker
    @YazminApuker 5 หลายเดือนก่อน +8

    Mash allaah

  • @user-qb2fz6xg1y
    @user-qb2fz6xg1y 5 หลายเดือนก่อน +36

    Sundus ma moodeyn inay hooyo tahey blse waxan is weydiin.jirey maxey saan oodhan.ugu qalbi wacan tahey sundus 😢 wa ku tageera abaayo macaney 😢😢😢

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 5 หลายเดือนก่อน +40

    Amiira iyo sundus m.a hooyoyin samir badan Alle haydin adyo Awladina ❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 5 หลายเดือนก่อน +122

    Kipir ka iyo isla weynida iskada igula sali nabigena NNKH 😢

    • @kowtharmusa2995
      @kowtharmusa2995 5 หลายเดือนก่อน

      عليه افضل الصلاة والسلام 😢❤

    • @user-vl2ke7gn8x
      @user-vl2ke7gn8x 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @Asma-Axmed
      @Asma-Axmed 5 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-wi3ol3fh8m
      @user-wi3ol3fh8m 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @KowzarAxmed
      @KowzarAxmed 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @Amiishmohamoud1122
    @Amiishmohamoud1122 5 หลายเดือนก่อน +3

    Strong woman 👩 ❤
    Karti badan ❤
    Amiira iyo sundus ilaahay haydin daayo wll

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 5 หลายเดือนก่อน +50

    Wlhi sundus strong 💪🏽 mom ayaa thy❤ilhy kaa saaray dhibaatada ayaa mahad iska leh🥹

  • @nasrocalinasrocali3431
    @nasrocalinasrocali3431 5 หลายเดือนก่อน +18

    Masha allha wlshey sundus guul wacan aan ku rajeynaa io hormar

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 5 หลายเดือนก่อน +59

    Gabadh kasta Somali Ah waxaan urajaynaya nolol qurux BaDan❤🫶🏻

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahow qalbigeda waxu kujiro hasiiyo dhibtada somarty rabi ba og maskinta we iska qarsan jirty wxyabaha nolosha kuso marty amiira ugu dhaw ayada kunaftiy wayo laalwadooda isku marxalad somareen😢😢we iska qosle le moye wlhi caloshade majiro