Farxad Qaar ka mid ah dadkii laha hantidii dhul oo lagu wareejiyay iyo arin yaab leh oo naqabsat..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 415

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 ปีที่แล้ว +49

    Ninkaan madaxweynan udooraneynaye haisasosharaxo 2026 inshaAllh ❤❤❤ imaankas okale Allh nasiiyo iyo Amaanadas

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +1

      Ax iilin baa iga timid qoraalkaaga waayo sida naloo dhacan xasuustay haduu isoo sharxo waan dooran lahayn

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

      Qof daacad miya laga rabaa somaalida miskiinka hawaalin

    • @safiyohussen9969
      @safiyohussen9969 ปีที่แล้ว

      Bari lugaha uga dhagenaa illen far kaliged fool ma dhaqdee oo soimaali baa nahay

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 ปีที่แล้ว

      Qof ilaahey jecel yahey somali madaxweyne uguma dhigo somali waa dad qabiil duleyste wadaniyad laheyn xilka waa amaano culeys badan

    • @Pkolom-114
      @Pkolom-114 ปีที่แล้ว

      Ma waxaad rabtaa dhiiqo in aad lugaha u galisid kumanaan asigoo kalaa alaha noogu dhiibo xilalka

  • @osmannoor7811
    @osmannoor7811 ปีที่แล้ว +14

    Dadkaqar ayaa kufaano laandheerenimo balse waxa tahay xalaal dheere ❤

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 ปีที่แล้ว +47

    Soomaali hadaan nahay waxaa weli jira dad iimaan iyo illaahay ka cabsi ku jira xaaraantana ka dhowrsan .wiilkaas ilaahay amaanadaa sidaa u ilaaliyey ilaahay ha barakeeyo aamiin aamin

  • @lulitaali6646
    @lulitaali6646 ปีที่แล้ว +31

    Ilaahow janatuul fardowso geey asaga iyo walidiintiiisa amiiin

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdullilah haduu illahey usahley dadkii lahaa

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar, wiilkan waa xalaal quudato

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y ปีที่แล้ว +1

    Illahay khayar ka siiyo walal keen alx iiman kiisa Illahay ha u siyaadiyo aamin aamin aamin yaa Allah

  • @genihussein152
    @genihussein152 ปีที่แล้ว +1

    Asc allahu agbar qeer illahey hakusiiyo waadmahad santahay guul

  • @sirwaan44
    @sirwaan44 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walhi farxad weyn waayay

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 ปีที่แล้ว +28

    mashaallaah Allaha kuxafido wiilkan waa wiil iiman leh waana wiil amaanada xafidey dardaranka Aabihiis xafidey Allaha Janatul fardoore ugu abaal gudo wax walbo saas iskaga dhoor qofka isdhooro Allaa dhooro

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 ปีที่แล้ว +4

    Waa wiil iyo aabbo xalaal quutayaal ah

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 ปีที่แล้ว +1

    mansha ALLAH ELLAHAY qayr hakusiyo ❤️👍🏽❤️

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +24

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin ❤❤❤❤🎉

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 ปีที่แล้ว +1

    Walaashey Sahra Maxamed C/ramaan Bire Allaha Xafido

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว

    Walaah waa farxad alaha barakeeyo

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 ปีที่แล้ว +1

    Alxmd weli aadan ugu faraxsanahay in ey jiraan dad ahlu iiman ah maba filenin in ey jiran niyada naga jabtay darteed slxmd

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Dad badan Ayaa la helidoonaa Oo aan wadadan U bilaabay Ee Qeerka alaha ina waafajiyo insha alaah

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 ปีที่แล้ว +12

    Mashallaha qof xalaal ah iyo xoolo xalaal ah iyo dadweyne xalaal aha allah idin barakeeyo

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarakallah Allah ajir hakasiyo abahesna janatul fardows Allah hakawarabiyo Amiin yarabi

  • @roodomohamud5453
    @roodomohamud5453 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah alle ha ku xafido

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 ปีที่แล้ว +6

    Wali rajaan leenahay inta qof fiican oo aamin ah uu wali baaqi noogu yahay Soomaaliya. Allaahuma Baarik.👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👏👏👏👏👏👏

    • @ibadojama4506
      @ibadojama4506 ปีที่แล้ว +1

      Nin kan madaxweyne halaga dhigo xassan ku badala Somali weynee

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      ​@@ibadojama4506 Sory Walal Hanti muslin Leyahay Ayaan Diiday inaan Cuno Marka Makula tahy inaan Xil Sare iyo mid kale Qaadanayo Xilgan Xun Ee lagu Qeerka ila Jeclaaw iiguna Soo duceey Mahad sanid,

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa duceysan yahay
    Nin xaaraan iska dhowray oo xafdiyay amaanadii ilaahay wuxuu la doonay khayr

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว +1

      illaahey ayaa igu toosay Mahad sanid walaal

  • @Rashid_Ali01
    @Rashid_Ali01 ปีที่แล้ว +5

    Walahi waa xallaal quute ninka ducumintigaas ha ayey mudo 30 sano ah. Waa maal aduun ninkaanoo kale ayaa ku jira Somalia masha allah

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa dhif iyo nadir in lahelo ruux sidan umada ugu qaaliga ah Masha Allah Cimri dheer

  • @lafogeel3395
    @lafogeel3395 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH WALIGE UMA FARXIN SIDAN U FARXAY MARII AMAANADA DADKOODII LA HELAY ILINTIR ADUN IYO AAQIRO JANO GAL WIILKA MACAL WALIDIINTIISA JANO GALA MAHAD SANID

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waa nin Allahiisa ka baqaayo xoolaheedana waa xalaal maasha allah Abdiaziz Allaha ku barakeeyo

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 ปีที่แล้ว +1

    NAXAA LOO WAAYEY NON LA MID. NOOLLOOW ALLAHA KU SIIYO AJAR BADAN .INSHAA ALAH. .....

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Aamiin Yaa Rabi jiza,a kuma laah Qeeyr walal

  • @fadumomahdi1248
    @fadumomahdi1248 ปีที่แล้ว +7

    Iftiinka soomaaliyo Ayaa tahy cabdi caziiz ilaahey haku barkeyo ❤❤❤

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว +1

    Wiikaa iyo waalidkii Allah jannada haka dejiyo meel saraysa dadka dhulka leh waa dad xalaal quudato ah

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Amiin Adigana Sidoo kale walal Qeerka alaha Kula Jeclaado insha alaah

  • @imanisse4329
    @imanisse4329 ปีที่แล้ว +1

    Baarak allah feel waaledka

  • @ashuuabukar5766
    @ashuuabukar5766 ปีที่แล้ว +11

    Mash alah. Alah ha barakeeyo ninkaan amaanada iska wareejiyey.waqtigaan waa yaryahiin ninkaan oo kale.

  • @foziamohamed7456
    @foziamohamed7456 7 หลายเดือนก่อน

    Mashalla Mashalla his one in .millions Mashalla

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 ปีที่แล้ว +9

    الحمد للّه الذي بنعمته تتم الصالحات .

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 ปีที่แล้ว +1

    Korbaa iga fedantay uuyiri alahu akbar iimanka wofkii leh wasas

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa Runteey meel aan geeyo ma Aanan Aqoonin qofki lahana wuu I dhibanaa mahad sanid,

  • @samiramohamed7524
    @samiramohamed7524 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah allaha kuu barakeyo hno

  • @damacdaahir173
    @damacdaahir173 ปีที่แล้ว +15

    Maasha allaah allaha kubarakeeyo aaqiro iyo aduunba allaha kubarakeeyo

  • @saredomed-bq8ps
    @saredomed-bq8ps ปีที่แล้ว +1

    Mach allah allayu akbar

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 ปีที่แล้ว +3

    Waalidka ayaa qof wanaagsan ahaa janadii Allaha geeyo

  • @aaziyaahmedomer4788
    @aaziyaahmedomer4788 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku xifdiyo walaale abdiaziiz iyo walaalkaba

  • @B_S_Y_official
    @B_S_Y_official ปีที่แล้ว

    Xabiibkeena kusaliya scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❣️

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว +1

    Weli Dadkii Wanaagsana wey joogaan Masha Allah

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Akbar. MashaAllaah Allaahumma Baarik

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว +6

    Maanshaa alaha qofkii ilaah kabaqaya baaxaaraan yaqaan waalidka xalaal quudatada ah allaha unaxariisto dadna waabakudilaan oocaruuro kudhalaan

  • @moussaabdi7768
    @moussaabdi7768 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah
    Ilaahay ha barakeeyo cabdi caziiz iyo wiilkaas iimaanka alle siiyay اللهم آمين يارب العالمين

  • @maryanmohamed9598
    @maryanmohamed9598 ปีที่แล้ว +1

    Alaahu Akbar Alaahu Akbar walaal ilaahey ha idin xiftiyo adiga iyo wiilka iska leh beejkaan walaal ilaahey baa kaa Abaal marin walaal

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah allaha ju dhowro saad iskaga dhowrtay amaanada

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +3

    Mashallaha tabarka laha waa caruura xalaha ah lagu koriya illahaya abaabo ha uu naxariista adiga illahaya qeer ha ku siya ollada rabi ha ku xafida allaha ku dhore Abdizza adiga illahaye qeera ha ku siya

  • @maryancaateye3553
    @maryancaateye3553 ปีที่แล้ว

    Maaaanshaa allaha wali dad xalaal quudato ah ayaa soomaalida ku jira allaha ku barakeeyo qaar badan allaha iimaanka ku sugo sidaadoo kale laakiin maamada waxay ahayd inay baadi xafid siiyo abaalgud ilaahay baa abaalkiisa gudayee wasyo shaqo aan la malayn Karin ayuu sameeyay ninkan waa xalaal miirad❤❤

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 ปีที่แล้ว +1

    Manshaalah cabdicasis qer alaha kusiyo walal iman ayad ledahay walalkis jisakalah

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 ปีที่แล้ว

    Amaanada culeyskeed allaha ka fududeeyo inta dhiman allaha keeno qeyr allaha ku siiyo Cabdi casiis jisaakallah qeyr jisaakallah qeyr ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo ilaahey haku barakeeyo

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 ปีที่แล้ว +2

    Janaatul fardawsa allaaah hakuugu bishaarooyo

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabaraka allah. ❤❤❤

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah TabaarakAllah mahadsanid jazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ wa alle mahadis ❤❤ wcs ❤❤

  • @كلالعالمعاءلةيوتيوبي
    @كلالعالمعاءلةيوتيوبي ปีที่แล้ว +1

    Shiine Allah kubarakeeyo aabana Allah unacaristo

  • @cmcdaacad8934
    @cmcdaacad8934 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Mashallah alahu akbar ile somaliy wali waxa jogo dad ilahey kacabsanayo alxamdulilah alahayow nobadi dad san okale ah dad xalal mirato ah mashallah dad neh dadk ayey dulkoda dacan dadneh wa ilaliyan markasey qofk hadey wayan bafiyan allahu akbar jisakallah qeer walalkey hatida kacanta ku hayey ku simad dadki lahay barakallahu fiki ❤❤❤❤❤

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Allaha ku xafido Legand Sheeno Waalidkaagana Jannato Fardowsa Allaha ka waraabiyo

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +2

    Allahayow soomaalida kale sida Wiilkaan oo kale iimaankiisa allow ka dhig

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo Gobnimo somalidaa halal ah

  • @shamisosman8637
    @shamisosman8637 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay hakubarkeeyo

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 ปีที่แล้ว +9

    Cajaa ib allaah ha barakeeyo inankaa akhyaarta ah

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha allah walaahi waa farxad

  • @shukrihassan2144
    @shukrihassan2144 ปีที่แล้ว

    asxaabey ii soo duceeya in illaahay ii sahlo dhul ku yaala kaalkacyo baraxlay oo dhaxal ah sidaan oo kalena dukumiitiska ka dhumay

  • @SaidoMohamedAhmed
    @SaidoMohamedAhmed ปีที่แล้ว

    Maasha allah allah ku xifdiyo

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar2516 ปีที่แล้ว

    Jannatul firdaws Allaah hakugu casuumo dhammaantiin

  • @AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no
    @AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no ปีที่แล้ว +5

    hadaad ilaahay garato waxaa qasab ah inaad toosto ilaahay ayuu gartay iyo in aan aduunyo waxba aheyn allahu akbar ❤

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Mahad sanid Walal ii Garatay Allaha kuu Siyaadiyo Garashadada Qeerkana alaha ina Qaafajoyo insha allah,💯✅

  • @ashomohamed1485
    @ashomohamed1485 ปีที่แล้ว +1

    Allaahayoow ku barakeey cabdulcazizow wiilkaan aqiradiis ilaashaday alloow janatul firdoowsa ugu bishaarey

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar tani Waa yaab

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah ilaahey ha ku xafido❤❤❤❤

  • @afbile1
    @afbile1 ปีที่แล้ว +3

    Masha'allah.. Allaah ha idin barakayo ifka aakhirana jantul Fardowsa labadiinba

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว

    waa nin ilaahey yakhaano maasha alaah

  • @hanaqaadhahabaabin1890
    @hanaqaadhahabaabin1890 ปีที่แล้ว +1

    Maamo hal boos ma siisid khayr allah ku siiye abaal kugu leeyahay adeerkaase

  • @bushradahir8876
    @bushradahir8876 ปีที่แล้ว +1

    Asc masha allah allah ha idin xifdiyo 2diin waxa kale aan raacin lahaa madax weynaha Somalia wa isaga ma modeynin in ay wali jogan dad sidaan u qiima bdn اللهم بارك

  • @cabdisalaancabdisalaan6282
    @cabdisalaancabdisalaan6282 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allaha❤❤❤

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha kaa farxiyo

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 ปีที่แล้ว

    M.a ninka waa ehlu khyr❤

  • @mohamedabdirahman1370
    @mohamedabdirahman1370 ปีที่แล้ว

    Daacad mimadii oo dad ah waaye qofkan ee allah ina wada karsiiyo dhamantenba

  • @XaawodheerCabdulle
    @XaawodheerCabdulle ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar waa xalaal quite Iimaan leh maasha Allah Alle hakugu abaal mariyo abaalka aad gashay nimcooyinkisa aaamiin

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Somaliyeey aan ku wada dayanno dadkaan ammaanada si xalaal ah isu wareejiyey oo haddaana qalbisamo u dheer tahay

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉Mansha allaah tabarakallaah illahay Risiq xalaala hakugu deeqo waxaad tahay ninka isagoo bahan isu quuri waayey xaq dadow illahay haku xiftiyo Aamiin Aamiin Aamiin yaa allaah

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Aamiin Walal Aduun Qeeymo ilama lahan Mahad sanid Qeerkana alaha ina waafajiyo insha alaah

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 ปีที่แล้ว

    Waalalow waxa dhahdaa hadi Allh Ii sahli lahayn cabdicasiis na nacaawin lahayn maan heleen dadka n 😢saas ayaa sax ah

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      Sory Waxa kuu muuqda Umada Uma Miuqdaan Ee U Duceeu Hadaad ku Farax san tahay meeshan Wax qaldan lqguma hadlin

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว +1

    Dadka Sideedaba Ha Ogaadaan Qabiil wada- Xun inuusan Jirin Marka Soomaali waxaan U Sheegaa in hawiye ay ka buuxaan dad Shiino oo kale Ah Ugu Dambeyn Anigu Hawiye Maahi....scww.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Allah barakayo intii u hartay warayjintoodana Allah u sahlo

  • @UmuasmaIbrahim
    @UmuasmaIbrahim ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +10

    Mashaallah
    Illaah haka ajar siyo dad sidaas oo kale amanada ugu wanaagsan ale ha inagu badiyo.
    Mahadsanid walalken.

  • @degamagan4448
    @degamagan4448 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Alaa khayr alahakusiyo

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 ปีที่แล้ว +11

    Amaanada iyo riximka ama qaraabada wexay taagan yihiin jidka siraad korkiisa qofkii amaanada ilaaliyey si fudud buu ku dhaafayaa siday diintu noo sheegtay Alxamdu inaan ahay qof amaanada ilaaliya oo aad uga baqa

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +1

      Waa runta amaanadu waa muhiim in laiska ilaaliyo
      Balse ALXAMDULILLAH dhamestir, walaashey

    • @shiinejaaluis4342
      @shiinejaaluis4342 ปีที่แล้ว

      ​@@Som-Hanoolaatomahad sanid

  • @iqraaden8514
    @iqraaden8514 ปีที่แล้ว

    Maansh Allah alaahu akbar alaahu akbar shugran yaarabi mahadsanid ader

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha xafido wiilkaas iyo ehelkiisa

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah waa dad xalal ah ilahow ugargar adun iyo aqiroba yaa rabi

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha alh wl sidii waridka Amanadas u ilaaliyay alle cadabkiisa ha uga ilaaliyo iyo adinkagaba amiiiin amiin

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar Alxmdullilah waa illhey mahadi asigana hadalkii walidka ayu ixtiramay illhey inta dhiman ha u fududedyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @Jamal-ci8ez
    @Jamal-ci8ez ปีที่แล้ว +1

    Manshallah lakiin video waad gaabisay wariye

  • @zarahmohammed573
    @zarahmohammed573 ปีที่แล้ว +1

    walahi ibnuxala waye Alow kuxafid Abowe jasakalah qeer

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 ปีที่แล้ว +1

    Ilaaheey meel aadan filaneyn guul hakaa siiyo

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 ปีที่แล้ว +2

    Mashlhaa ❤❤❤walalo ilhaay hakusiiyo if iyo akhiiro waanaag iyo jaano akhiiro

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +2

    MANSHALLAH nin xalaal lagu koriyay ALLE haku dhawro ❤❤❤❤

  • @roodomohamud5453
    @roodomohamud5453 ปีที่แล้ว +1

    Walalkayga ku dayashu wanagsan

  • @ayaansaid3401
    @ayaansaid3401 ปีที่แล้ว

    Maashaalaah tabaarakalaah