Adigoo Yurub joogo hooyadii ku dhashay maqalkaga ha u ooyso dad markay kaga sheekeyan inkaar waye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 69

  • @Zalmougaas
    @Zalmougaas ปีที่แล้ว +6

    Qof haduu qurbo tago cafimaadkisa lagama waraysto lacag uun baa lawaydiista ola idhaahda soodir bilkasta subhanallah

    • @jibriilblack9489
      @jibriilblack9489 ปีที่แล้ว +1

      been maha walahi meel aan joogo waxa will yar oo dayacan oo dhib haysta melahaa taagan allah ayaa og allow wadanka nabad nooga dhig oo na badbadi

    • @caasha93
      @caasha93 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wlhi

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว +13

    haduu xannuun san yahay ilaahay ha caafiyo
    haduu xabsi ku jurana ilaah ha ka soo bixiyo amiin aamiin ,

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay hooyadaa iyo hooyooyinka badan ee caruurtay dhaleen ka maqan yiiin illaahay how soo dhoweeyo oo haka farxiyo

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f ปีที่แล้ว +3

    Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo isagana ale xaqa waalid ha tuso

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว

    Allahayoow U sahal wiikeeda isaga oo nabada Wal walka allah ha kaa tirtiro inshaa allah ha soo hanuuniyo

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 ปีที่แล้ว

    Illaahay. Ha isu kiin. Keeno. Asagoo. Nabad. Qabo. Aamiin

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว

    Illhey ha u sahalo ino la so hadlo allah ha kasayo

  • @anababdirahman6334
    @anababdirahman6334 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey subxaana watacaalaa wiilkeeda ha u sahlo alaahuma Aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว

    Mamma Yuruba waya dhiba badan tahaye waxa laga ineya waxa ka qaladamen yihiina ee uu soo ducaya rabina ha ku soo fudeya inshallaha Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 ปีที่แล้ว

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajacuun. Allaah wiilkaas ama waa xiranyahay, ama waa jiranyahay, ama Naag xunuu bartay, ama balwad xunuu bartay noockastey noqoto. Ilaahay ha usoosahlo oo hakasoo farxiyo hooyadaan. Aamiin.

  • @najmociise5887
    @najmociise5887 ปีที่แล้ว +5

    Subaxanalah Hooyo mcn ma mudno in ey ilmeyso😢Rabiyow u so sahal dhaman inta ey owlad kamaqanyihiin Walahi wan la ilmeeyay 😢😢

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 ปีที่แล้ว +3

    Sharciba maheline xalada aduun ahestee

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge ปีที่แล้ว +3

    Subaxnalah ma hooyadii mcn

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s ปีที่แล้ว +2

    Maamo😢😢😢😢😢😢haooyin😢😢😢walahelaayaaa inshaa laah😢😢😢😢😢😢😢😢maskiin

  • @hamdiabdirashid6913
    @hamdiabdirashid6913 ปีที่แล้ว +3

    Xayeeysiintan jooji

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

    Cabdicaziis ilaahay haku caafiyo malab iyo liin dhanaan cab. Maamo ilaahay hakuu soo sahlo wiilka

  • @xaaweeyxamuud9815
    @xaaweeyxamuud9815 ปีที่แล้ว

    àlla haku caafiyo hoyana aĺla wiil keda war dag dag ah alla haka siiyo

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว +4

    Wiil biili jiray waxii ku dhacay Allaa oge Qeyr halo maleeyo In’sha’Allah, dal aan dalkaaga eheen Daren ku joog waaye

    • @jamiilajasair2134
      @jamiilajasair2134 ปีที่แล้ว

      Waa sax hadalkaada ilaahay haka sooyeeriyo qeyr

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 ปีที่แล้ว +1

    Subxana llah Allow baari nooga dhig awlaada Aamiin yaa rabbi insha allah😭😭😭😭😭😭😭.

  • @AminaMohan-uo2ru
    @AminaMohan-uo2ru ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah illaahow usoo khasab awlladenana baari nooga dhig

  • @kaafiamohamudyusuf57
    @kaafiamohamudyusuf57 ปีที่แล้ว

    qeyr Insha Allah hoyo mcn♥️🤲yarabi

  • @aliosman1722
    @aliosman1722 ปีที่แล้ว

    Alla hooyo ilmaheeda jeclaa walaahi markay ooysay waan ilmeeyey ilaah ha usahlo hadii nool yahay

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว +4

    waan kuu radina hooyo macan

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo waxay dhashay waa u baari

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA ASAGA OO NABAD QABA

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow ilmaha noo jilci walee waa la tabi doonaan waalidka markay dhintaan ka dib ilaahey walidkeen u naxariiso

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 ปีที่แล้ว +3

    Allahayaw sodhaw🤲

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ha kuu so dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir ปีที่แล้ว +1

    Allah usahlo

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag ปีที่แล้ว +1

    😥

  • @Hearxx4b3lla
    @Hearxx4b3lla ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله 😭😭

  • @كلالعالمعاءلةيوتيوبي
    @كلالعالمعاءلةيوتيوبي ปีที่แล้ว

    Allah usahlo wiilkeda

  • @MaymunaMukhtarJelle
    @MaymunaMukhtarJelle ปีที่แล้ว +3

    Asc hooyo hacalol xumaan lLaah isku xir

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว +2

    Haduusan cudrdaar sharciya kumaqnayan hooyo mcn saa mamudana 😭😭😭😭

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 ปีที่แล้ว +6

    Soomaaliyey dadkiina yurub jooga soo dirtaad ku dhibteen walaahi dhalin yaradii igoo waalan bey meelaha wareegaan caloolxumo badan baa taal yurub kumuunati fiicana ma lihin oo qabiil baa na qurunsaday aloow u sahal walaashay wiilkeeda.

  • @zainabessefaaricarabeeto4744
    @zainabessefaaricarabeeto4744 ปีที่แล้ว

    لا حوله ولا قوة الي بالله العلي العظيم 😮

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +3

    Fadlan share dhaha walaalayaal Mahasanidiin

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 ปีที่แล้ว +3

    Xaa nagu dhici waayay, yuru yurub dadka joigo xataa wuu saameeyay, dadka dibada jooga dad caafimaad qabaad uheeysataan,

  • @AsmaBashir-ws3rx
    @AsmaBashir-ws3rx ปีที่แล้ว

    Allha sahlo 😢

  • @faizaislaw4976
    @faizaislaw4976 ปีที่แล้ว +3

    Yurub ayadaa dadka qaar ku rafaaadeen eduruuuf adunya heysa uduceya

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 ปีที่แล้ว +1

    Deutschland waa meesha ugu xanuunka badan siiba raga waan u raadin waa Österreich af Germanyka ayay wadagaan

  • @user-vn8wp2zl8q
    @user-vn8wp2zl8q ปีที่แล้ว

    Biriq babyish walahelay

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 ปีที่แล้ว +3

    Walalo waxaad keentay wax lagu yaabo waa maxay xayeesnta aad u foolxun

  • @jibriilblack9489
    @jibriilblack9489 ปีที่แล้ว +3

    mama dadka jarmalka tahriibka ku yime wax yar ayaa cafimad qaba ee willka dad u dir in uu madaxa ka xanunsadaa laga yaaba

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t ปีที่แล้ว

    Asc hooyo mcn alle ha ku so sahlo Wiilkagi🤲❤

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 ปีที่แล้ว +3

    Malahuba in isaga cafimad qabo ama sharci leyahay dhalinyaro badana qurbaha ku dhibayeysan on awodin waxay kuhedlan ama ay cunan

    • @faizaislaw4976
      @faizaislaw4976 ปีที่แล้ว +1

      Gormo sharci helaye sanad Leba maqanyahay

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 ปีที่แล้ว +1

    Boqolaal dhalilnyara oo istaraaysaay aya buuxa magalada Paris wanka xumahay Malin walba daroogada Aad uu isticmalaan😭

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s ปีที่แล้ว

    Cabdi casino aloow kucaafi

  • @abdiali2191
    @abdiali2191 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว +4

    Marka hore waxa fican in wiilka laradiyo o cafimaadkiisa la ogaadi lagayaaba inu xanusanyahy ama xabsi kujiro waxa kacodsana wiilka inta jarmalka kutaqaan ina so ogataan somali wati is cawisa hoyada kurbaysan qofka kasofarxiyaa arimihiiso dhan way u hagaagayaan sorry mam wakusoduceynayaaa😢

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 ปีที่แล้ว

    War. Hooy. Hadaad. Nabad qabto. Hooyo. Iyo. Reer. Abti. Waa in aad. Xiriirisaa

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hawsahlo maadaas wiilkeeda .laakiin waxaa jira wiilal iyo gabdho xanuusanaya oo markii hore lagu ogaa caafimaad qaar waxaa jira guryaha ku dhinta . Oo la aaso meel lagala xidhiidhaa la yaqaan waayo qurbaha waa lays yaqaaan laakiin ruuxna mayaqaan ruuxa kalle dadkdadkiisa

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 ปีที่แล้ว

    Xayeesiinta aan caruurta lagu akdaawa Karin meelkastane lagu daawa karinmuuqalka marar bdn ayaan ka cararay

  • @suadahmed9126
    @suadahmed9126 ปีที่แล้ว +2

    wiilasha ma jeclo lacag ii soo dir marka waa dhuumanayaan. Aniga waxan xariiriya habaryartay iyo wiilkeeda anig isku xira mararka qaar waxan iraahda lacag lagama rabo ee hooyada la hadal. Soomalida waxay jecelyihiin gabdhaha marka dibadda la yimado

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 ปีที่แล้ว +1

    Europe waxba nayaalaan, qofka kiro iyo nolol rafaad ah baa yaala. Hadduu single yahay isagaa caawimo u baahan baa laga yaabaa!

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 ปีที่แล้ว +1

    Dad badan oo aan caafimad daro hayso ama xabsi ku jiro iyo qaar balwad la tagtay xaalado badan ayaa jiraa maalin kaste waxaad arkaysa wiil somaliyed oo xalad adag ku jira habeen dhaweyd waxan arkay wiil isla sheekaysanaayo markan wadadii ku soo laabtayna wuxu jiifsaday kuraasta lagu nasto marka lama oran karo waa waalid caasi illaahay ha u gargaaro mamada iyo inta dhiban

  • @Filfilofariid
    @Filfilofariid ปีที่แล้ว

    Wllkay ba sas ah 8aano maqanyhay social medhiyah iska bashala qofka famlyga lahdlo bloc sara dhibna maqabo hooyo 8sano malhdlon malinty lacgtii talyaniga kaga baxyey hoyo udirty codkisa udanbysay ilahy Haso hadeyo waxba maqbo lkn wushaqystaa lkn cidna maxidhidhiyo

  • @ayanahmed4321
    @ayanahmed4321 ปีที่แล้ว +1

    Wey iga nasibdanyahin dadka hoyado oo nool hadan anan xariren

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f ปีที่แล้ว +3

    Wcs hooyo mcn ilaahay ha ku sahlo isagana ale xaqa waalid ha tuso

  • @ayanomarfarah1996
    @ayanomarfarah1996 ปีที่แล้ว +1

    Allah usahlo

  • @لارا-ق5ش
    @لارا-ق5ش ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢