Siyaasiyiinta Danleyda K/Galbeed Fashilmay marka ay leeyihiin Qof ama Sarkaal laga joojiyey inay ka duulaan Garoonka Muqdisho si ay u tagn Baydhabo ma jiro waa beenaalayaal aan Xishooneynin weeye Xildhibaan Sareeda Markhaatiga nool 19/9/2024 laga soo celiyey Garoonka Diyaaradaha Adan Cade Muqdisho ayaa ka hadashay, midda kale Siyaasiyiinta Danleyda meeláha or ordáyo ee KG waxaan weydiinayaa Maamulka Hargeysa muu ahaa kan u diiday inay u safarto Baydhabo, Raxaweyn maxaa gooni ka dhigay in lagu beegsado Garoobka Muqdisho, Eáxaa hore loo yiri, Ishiis laga arkaa ushiisa lagu garaacaa ayaa hore loo yiri, Waagii Salbalaar 1995 Siyaasiyiin Raxaweyn ah ayaa ka mid ahaa dadkii ku soo hogaamiyey Jeneraal Caydiid qabsashada Magalada Baydhabo oo laga dhisay Maamul Goboleedkii ugu horeeyey Somaaliya halkaas oo lagu burburiyey, Umaddii ay RRA noqdeen si ay Dadkooda iyo Deegaanadooda u Xureeyaan Maamulna u dhistaan , waa isla sidii,Godomiyaal Barlamaano iyo wasiiro hore fashilmay qaarkood gurigii laga soo eryay oo Xaafadaha Garoonka Qaxooti ku noqdeen ayaa maanta hogaaminaayo duminta iyo baabi inta Dadkooda iyo State kooda, Beegsi la beegsanaayo Raxaweynta ay ka dhasheen raali ka yihiin,oo iska qoslaya oo iska hadlaya
DAWLADII filo qoslayso wey burburtay😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Ahmed madowe iyo siciid deni Hasan sheekh muumaago
kuwa mucaaradka ku ah lafta gareen maxay xasan iyo Darul jadiid ugu data gabanaayaan hadii ay wax tarayaan magaaladii ay kasoo jeedeen may tagaan
dawlada waa maafiyo siyaasiyiinta waa shayaadiin. Tuugo ah kuwaasna wa kuwa shabaabka ushaqeya
DAWLAD SOMALIYED WAY BUŔBURTAY MAADAMA OO AAN HAWIYE MOOYE INAANAY JIRIN SOMALI KALE OO NIYAD U HAYSA
Waa horgalo dawadhaq u ah Hasan sheekh laakiin ogow laftagareen waa shakhsi beriba tegidoono oohinta orgiga kaweeyn
❤❤❤❤❤❤❤❤
Siyaasiyiinta Danleyda K/Galbeed Fashilmay marka ay leeyihiin Qof ama Sarkaal laga joojiyey inay ka duulaan Garoonka Muqdisho si ay u tagn Baydhabo ma jiro waa beenaalayaal aan Xishooneynin weeye
Xildhibaan Sareeda Markhaatiga nool 19/9/2024 laga soo celiyey Garoonka Diyaaradaha Adan Cade Muqdisho ayaa ka hadashay, midda kale Siyaasiyiinta Danleyda meeláha or ordáyo ee KG waxaan weydiinayaa Maamulka Hargeysa muu ahaa kan u diiday inay u safarto Baydhabo, Raxaweyn maxaa gooni ka dhigay in lagu beegsado Garoobka Muqdisho, Eáxaa hore loo yiri, Ishiis laga arkaa ushiisa lagu garaacaa ayaa hore loo yiri, Waagii Salbalaar 1995 Siyaasiyiin Raxaweyn ah ayaa ka mid ahaa dadkii ku soo hogaamiyey Jeneraal Caydiid qabsashada Magalada Baydhabo oo laga dhisay Maamul Goboleedkii ugu horeeyey Somaaliya halkaas oo lagu burburiyey, Umaddii ay RRA noqdeen si ay Dadkooda iyo Deegaanadooda u Xureeyaan Maamulna u dhistaan , waa isla sidii,Godomiyaal Barlamaano iyo wasiiro hore fashilmay qaarkood gurigii laga soo eryay oo Xaafadaha Garoonka Qaxooti ku noqdeen ayaa maanta hogaaminaayo duminta iyo baabi inta Dadkooda iyo State kooda,
Beegsi la beegsanaayo Raxaweynta ay ka dhasheen raali ka yihiin,oo iska qoslaya oo iska hadlaya
Nin itoobiya la saftay madaxweyne ha dhihinina lafta gareen isagoo qabiil ku fabanaya ayuu galay qiyaano qaran
Xasan ba u sujuuda isaga arag mooryanyahay
Lafta gareen waa dictator kursiga ma isagaa leh why uu u diiddan yahy doorasho qof iyo cod kaligii taliye cid rabta ma lahan
ADERKAAA HASAN SHEIKH MUXUUU U DIIDAY IN LAQABTO DARUUSHO QOF IYO COD AH DAWLADII FARMAAJO MUXUU LACAGTA IGU BIXIYAY PUNTLAND DOORASHADII 😂😊
Oo maxaa kaa galay haddii uu kali talis yahay, ma adiga ayuu Madaxweyne kuu yahay? From Gedo