Sh Cali Wajiis - Wareysi #2/2 : 10 nin oo Al-Qaeda ah ayaa joogta Soomaaliya 2006

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 341

  • @statsm8339
    @statsm8339 10 หลายเดือนก่อน +7

    Mahadsanidiin Ayaanle iyo Sheikh Cali Wajiis. Hanoolaato barnaamijyo muhiim u ah dowlad dhiska Somalia iyo macluumaad muhiim ah.

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah sheikh Cali wajiis runta aad kasheekey dowladii Kacanka Janaral Maxamed Siyad Bare sidey u'qilafeen diinta waxey Somali u'tahay aqoon. Sheeq aad iyo aad ugumahadsan tahay.

  • @Soml7000
    @Soml7000 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh ali alle ka cabso afkaga iyo dhagaha ha is maqlaan waagi hore. Odayasha diinta u halgami jiray maata oo dhalanyaro dhiigoda. Damiirkoda siiye in ay diidan gaal in uu dalkoodo ka difaacan ayaa ku til maamtay alqacida intee u soctaa maalin waxaa imaan donto aad alle hor istagi donto walibo laga weydiin dono diinta aad baratay iyo cilmiga mesha aad ku bixisay alle haku soo hanuuniyo

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 2 หลายเดือนก่อน

      Muslimka in la layo sax maha

  • @MohamedHassan-yf3ge
    @MohamedHassan-yf3ge 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekh xasan daahir awees , waa fiicnaan leheed,inaad keentid , hadii lawaayo shariif xasan, ama indhacade, lakin shariif xasan ama xasan daahir awees midkood inaad keentid aa fiican.
    Mahadsanid.

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 หลายเดือนก่อน +6

    Hanoolaato ❤

    • @shaqomaalinle
      @shaqomaalinle 10 หลายเดือนก่อน

      😂😢😢😮😮😮😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😅😮😅😮😮😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ahmedh1579
    @ahmedh1579 7 หลายเดือนก่อน +5

    MashaAllah very informative interview

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 10 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah shiikh ali wajiis wa nin weyn oo wax badan og waa waaya arag wax badan u soo koogay
    Cimri dheer iyo caafimaad allaha ku siiyo walal shiikh ali

  • @menhee7408
    @menhee7408 10 หลายเดือนก่อน +6

    Alqaacida waa in lasoo dhaweeyo jicliyaa cidii kasoo horjeeda danaha mareykanka iyo ree galbeedka alqaacida alaha guuleeyo shiiq usaama bilaadin alaha unaxariisto

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 10 หลายเดือนก่อน +9

      Alqaacida sow maaha kuwa somalida islaamka ah maalin walba xaq darada ku laynaya oo dadka masaajidka ilahay ku dhex dilaya ?

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 10 หลายเดือนก่อน +4

      Khaa’in cadow diinta, dalka, dadka iyo dawladnimda Soomaaliyeed ka soo horjeedo. Waa in lagu qabto oo sharciga lagu mariyo. Cadow sax ah aa tahay. Allaha ku dooriyo.

    • @Liverpooledit-e7y
      @Liverpooledit-e7y 6 หลายเดือนก่อน +1

      Diinta ee mel aga dhacen wa ine so wantowan umada muslim somaliyed e cafis weydistan dowladana la hashiyan wadamada shidheyana dalka laga sara dalkana Islamic laga dhiga

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 10 หลายเดือนก่อน +7

    masha allah sheekha alaha barakeeyo

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 10 หลายเดือนก่อน

      Cali wajiis miyaa sheekh ah oo Safaarada maraykanka u fatwooda 😂

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar4950 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wadaadku waa xog ogaal lkn mararka qaar wey iska dhex galee xogta (sheekada) oo tii hore wado uyuu mid kale soo qataa sida in qof kaliya u qusoonayo.
    Lkn war iyo dhamaantiis wax badan oo muhiima uyuu ka sheekeyey wuuku mahadsan- yahay, Jazakallah 💯
    Wariye sare Hanoolaato iyo tiimskisana waad waad kuma Mahadsantihiin shaqada wanaagsan ee Dib udhiska Dalka iyo Dadka wadaddan 💯🥰🇸🇴👌

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 10 หลายเดือนก่อน

    Qaybta 3aad saaxiib hanoolaato❤❤

    • @AliOsman-ig2jb
      @AliOsman-ig2jb 10 หลายเดือนก่อน +1

      qeyb 3 majirto

  • @mohanyare892
    @mohanyare892 10 หลายเดือนก่อน +5

    Shekh alo wajiis allha ku barkeyo

  • @Salman-yk7xw
    @Salman-yk7xw 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤nebiga ku saliya
    ❤❤صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 10 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekha warkiisa Waan ka helay waa nin waxbadan og,ha laga ilaaliyo khawaarijta sunta ee dadka laaya

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 10 หลายเดือนก่อน +6

    Ali Geeedi waa rag

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 10 หลายเดือนก่อน +3

    Great interview.

  • @abdikarimhassan5740
    @abdikarimhassan5740 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waraysi qiimo badan, mahadsanid Ayaanle Hussain.

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741
    @mohamedsaladyusufmashaallh7741 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

    • @fadumosh9218
      @fadumosh9218 10 หลายเดือนก่อน

      Meeqa culima ayaa la laaya
      Maxamed Siyaad kadib oodan kahadlaynin

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 หลายเดือนก่อน +1

    #Sheekh Mohamed Macalin Hassan was the first person translated Quran Af Somali. AUN

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 10 หลายเดือนก่อน +3

    Mshalah shiiqa alha noo barakeeyo

  • @AhmedNuur-eg1qg
    @AhmedNuur-eg1qg 10 หลายเดือนก่อน

    Duni dhamaday thanks

  • @AhmedNuur-eg1qg
    @AhmedNuur-eg1qg 10 หลายเดือนก่อน

    Yarabi yaa Allah

  • @omarmuhumed5505
    @omarmuhumed5505 10 หลายเดือนก่อน

    💯

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah, Sheekh Cali wajiiz Alla ha xafido, waa Liberary socdo

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 10 หลายเดือนก่อน +14

    Innaad Siyaad bare la kulantaan oo wadanka la badbaadisaan ayay ahayd 1990 kii.

    • @aminawarsame2514
      @aminawarsame2514 10 หลายเดือนก่อน +3

      By sitting down with the President of that time, this without a doubt could have saved millions life’s:

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkan caalim maaha waa mooryaan

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohamedshakaal1545 soo mooryaan ku yahay sheek

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 10 หลายเดือนก่อน

      Ismaacil warka wa ka helay lkn xiligaas siyaad barre oday ahaa 70 ku daw qofna war maka maqlen alh unaxariisto wax badan qalday madaxwenaha waxa fcn ino qof walpo.dageesa kara hada lee as raacno somaalinimo yeelano qabyaalada aa daayno

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekh cali najuus

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanle wariye caalami Ah❤👍 Hanoolaato❤👍

  • @SaladMohamed-n5h
    @SaladMohamed-n5h 10 หลายเดือนก่อน

    Nin waxbadan og Sh cali wajiis

  • @shcabdiwahaabxasan9399
    @shcabdiwahaabxasan9399 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sh Cali ma taqaan sheekhii jimcaha 14/7/1989 musjidka sh Cali suufi

  • @MacalinDhiblaawe-z1l
    @MacalinDhiblaawe-z1l 4 วันที่ผ่านมา

    Labada nin ee cali maxamed geedi sidaa ku idhi ee u hanjabay waxan u malaynaya inay ahaayeen gen.yuusuf siyaad indhacade iyo sh.xasan daahir aways

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 10 หลายเดือนก่อน

    Ninka u hanjabay cali Gedi wa sh Xasan dahir

  • @omarali4265
    @omarali4265 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 👌, sheikh eena ali wajees wuxuu ka mid ahaa ururadii diiniga xisbiyada gaar ahaan urur kii itixaad islami, urur biloow gii hore wuu fiicnaa laakiin markii dambe urur ku wuxuu galay siyaasad iyo waxay ugu yeereen jihaad laakiin qalad ahaa balse ali wajees iyo rag kale sida sh cukaashe,sh Hassan alasow, sh Ahmed daahir aweys , dr sh cismaan macalin mohamud iyo kuwa kale oo fara badan way isaga baxeen markii ay arkeen loona sheegay inay ururadu diiniga ah iyo kuwa maadiga ah ay bidco yihiin 😢

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks bro

    • @HANOOLAATOTV
      @HANOOLAATOTV  10 หลายเดือนก่อน

      Welcome

    • @AxmedCasaawe-fp1uh
      @AxmedCasaawe-fp1uh 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@HANOOLAATOTV wll dadka tariijhda leh no sobadi mhdsnd❤

  • @yassinmohamed1039
    @yassinmohamed1039 4 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Ali wajiis waa fiican yahay .waa nin cilmi iyo caqli badan ee ha la raaco. Khayr Allaha siiyo.

  • @عليحسين-ق2ج8ح
    @عليحسين-ق2ج8ح 10 หลายเดือนก่อน +3

    Cali wajiis waa sagaal wajiile aan dhaqan iyo diin mida lahayn oo afar jeeble ah, asalkiisu waa jaahili cunsuri ah, hada gurguurtu qabiil kula jooga iyo leefleef sideedaba nin baahani gob maaha

    • @Somali100
      @Somali100 10 หลายเดือนก่อน

      Xasan haduu qabil kula joogo farmajo muxu kula joogi jiray

    • @abdulkariimibrahim1075
      @abdulkariimibrahim1075 10 หลายเดือนก่อน

      Allaha ka cabso.

  • @osmanjama2214
    @osmanjama2214 10 หลายเดือนก่อน

    Waa mahasan tihiin

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 10 หลายเดือนก่อน +1

    WALOW AAN MACLUBAAD BADAN KA FAAIIDAY LKN WXN KU LEYAHAY CADHADAADA U DHIMO
    ALLAH SHAREECADIISU WAJIIS KUMA DUMI DOONTO

    • @harunhassan3182
      @harunhassan3182 10 หลายเดือนก่อน +4

      Takfiirtu uu kasheekenoyo maa kamid tahay wll

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 10 หลายเดือนก่อน

      @@harunhassan3182 maya

  • @cosoble
    @cosoble 10 หลายเดือนก่อน +1

    ‼️ Ineey ‼️ dalka ‼️ burburiyeen ‼️ ayuu ‼️ cadeeysanaa ‼️ kwrn ‼️, odayaashii ‼️ dalka ‼️ naga ‼️ burburiyey ‼️ ayaa ‼️ madax ‼️ Inoo ‼️ ah ‼️, sideen ‼️ u ‼️ guuleeysanaa ‼️ Marka ‼️???‼️

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 10 หลายเดือนก่อน

    Qabiiladii is dilaayey ee burburka Dalka Sababta u ahaa 1990s :
    1=Dhulbahante Vs Habarjecl(SL)
    2=Cismaan maxamuud Vs Cali Saleybaan(PL)
    3= Sacad Vs Cumar Maxamuud(GM)
    4=Sacad Vs Leylkase(GM)
    5=Maxamed Camal Vs Cabsiiye (GM) 6=Cali M/weyne Vs Habar Iji (HSh) 7=AgoonYar Vs Yibir M/weyne (HSh)
    8=Saleybaan Vs Wacbuudhan(B)
    9=Marexan Vs Maxamed Subeyr.(JL)
    Maanta 2024 Intaan qabiil Weli heshiis maahan dalkana waa Kala qeybiyeen😢

    • @Somali100
      @Somali100 10 หลายเดือนก่อน

      HABAR Eji wye Not Injir 😮

    • @Somali100
      @Somali100 10 หลายเดือนก่อน

      SAX wye waxan waa mashruuc I.a somali waa aqliyesan donta.
      Hada firiso sida 30ki sano wax usocden Waa Qorshe laga shaqenayay Alle Aya mahad leh Hadii Eysan somali isir ba binin .

  • @AhmedAhmed-lv3xc
    @AhmedAhmed-lv3xc 10 หลายเดือนก่อน

    Sheekhu wa abtirsady, Dowladnimo umaadn hiilin

  • @xuseenxasancaaqilguray5554
    @xuseenxasancaaqilguray5554 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaanlow sheikha waan ku kacsanaa waliba muda dheer lkn barnaamijkan waxa uu ijeclaysiiyey sheikh جزاكم الله

  • @maxamedyusufibrahim7369
    @maxamedyusufibrahim7369 5 หลายเดือนก่อน

    Ma ogtahay somali
    Waxey kadagi ladahay
    Reer waqowi
    Inad nabad heshan
    Ma ogola

  • @AxmedCasaawe-fp1uh
    @AxmedCasaawe-fp1uh 10 หลายเดือนก่อน

    Qeybta 3xd ka sugaynaa warysiga sheikha

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 10 หลายเดือนก่อน

    Waa sheekh munaafaqa waa dadkii siyaad kabaha u qaadi jiray

  • @kdsowpod92fg16
    @kdsowpod92fg16 10 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare adeer

  • @mahamuudcabdi1351
    @mahamuudcabdi1351 10 หลายเดือนก่อน

    Ina cadeer hanolaato ha waarto

  • @BashirCade-ct1fr
    @BashirCade-ct1fr 10 หลายเดือนก่อน +5

    Shiiq Cali ilaahey Haku brakes

  • @haboon180
    @haboon180 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh moryanta. Waxay boobeen juboyinka iyo shabelooyonka, dadkii somaliyeed ee dhulkaa lahaa waxay ka buuxan xeryaha qaxootiga ee Kenya.

    • @_xordage
      @_xordage 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo, ilaahey haku caafiye waa xanuusantahee

    • @Abdirahman_03
      @Abdirahman_03 10 หลายเดือนก่อน +1

      Mooryaanta wey bdnthy waa kuweee , qabiilkee

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah shiikhu Maanta wuu Ka Naxsaday ayaanle Markuu Maqlay siyaad bare inuu Muslim ahaa

    • @Zaahidfx
      @Zaahidfx 10 หลายเดือนก่อน

      Siyaad barre iyo shiqanba wa laba murtad o gaalo ah 😂

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 10 หลายเดือนก่อน

      @@Zaahidfx
      ADNA KHANIIS FUTO WEYN OO AF CAS BAAD TAHAY

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 10 หลายเดือนก่อน

      MUXU UGA NAXAA SIYAAD WUXU AHAA LAMA OGEEE

    • @Cadar49
      @Cadar49 10 หลายเดือนก่อน

      @@ZaahidfxDuli hadaad diin ilahay aminsan tahay hadalkaan kuma hadasheen

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 9 หลายเดือนก่อน

    Halkaa waxaad ka fahmeysaa wadakan dhibaatada hayda in culimo ay ku lugleeyihiin

  • @w410921
    @w410921 10 หลายเดือนก่อน

    Nin Siyaad ag fadhiyay ilaa last minute kii buu u muuqdaa

  • @abdirahimdahirmalin6728
    @abdirahimdahirmalin6728 10 หลายเดือนก่อน

    Beesha saamaynta leh ee idaacadaha iyo hubka ugu badan lahayd waa Cayr

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 10 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkii diinta isku adkeeya weyku adkaan.

  • @asadhassan9093
    @asadhassan9093 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ali mahadgeed waa geesi Walahi Somalia indowlad noqoto ninkii keenay waaye

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha ku barakeeyo Aakhiro iyo aduunba!

  • @abdirahmanmohamed5649
    @abdirahmanmohamed5649 10 หลายเดือนก่อน +1

    Nin diidan kitaabka allah inuu taliyo anigu sheekh uma aqan nin dimuqradiyada buunbuuniya allah ayaa kaa abaal marin

    • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
      @QURAN-ONLINE-SCHOOL 10 หลายเดือนก่อน

      Ma ilaahay ayaad ulasoo hor istaagaysaa eedaa culus eed u jeedisay sheekha?

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 10 หลายเดือนก่อน +5

    Shiisha Alla Haba keeyo
    Waa Shiikh Jecel Dowladnimada Somalia oo Dhan 👏👏🙏

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 9 หลายเดือนก่อน

    Shiikhaan majidkii uuka muxaadareynjirey cishaha kabacdi Dawaladii AHN, Maxamed Diyaad Bare aa 3 jeer kabo leygaxadey😊
    Wadaada waa tuug eyey ahaayeen! Waa run😂 kuwii Poolka ladhigo oo dhan Masjidka ayey gslijireen😊

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 8 หลายเดือนก่อน

    CULIMO, WAAR WAA MOORYAAN KAN UGU XUN..سبحان الله

  • @ambioali8271
    @ambioali8271 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Ayaanle iyo Sheikh Cali waxuu ka waramay tariikh aan caadi ahayn hore u soco Ayaanle tooshka ku qabo meelkasta oo mugdi ah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheikh cali wa waya Allaha xafido🎉🎉🎉🎉🎉,ayanle adigana wa mahadsantahay🎉🎉🎉❤❤❤

  • @mahamedhassen-vi6sm
    @mahamedhassen-vi6sm 10 หลายเดือนก่อน +1

    hadal cajjiba ayuu ayanle dhahey oo ah waa in dawladnimada dhexdeda lagu saxo wixii qaldama halka somali ahaan hadii aan madaxeynaha kala argti noqo aan isku dayeyno dowladnimada inan dumino ama ugu yaraan an lugaha qabano

  • @abdulwahapabdi8761
    @abdulwahapabdi8761 10 หลายเดือนก่อน

    he was not abu jafar al mansoor, HE was Marwayan bin al hakim, the Amiywat Government.

  • @asadlionish
    @asadlionish 10 หลายเดือนก่อน

    Mukhtaar Roobow oo hadda wasiir ah muxuu uga reebay wuxuu ahaa aasaasayaashi Alqacidada Somalia wuxuuna kasoo dagaalamay afghanistan

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 9 หลายเดือนก่อน

      wuxu ka hadlayey wakhti xadidan.
      2005, Alqaacida 10 baa ka joogay buu yiri, Abu Mansuur wakhtigaa ma joogin.

  • @Msaidgabow
    @Msaidgabow 10 หลายเดือนก่อน

    48:58 reerkaas yaa ila wadaagi karo, 🤔

    • @abdirahimdahirmalin6728
      @abdirahimdahirmalin6728 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa Cayr HG reerka ugu hubka badnaa idaacadaha ugu badana lahaa Xamar Cali Geedi ayaa sheegaa 2 nin warka tiri waa Sheekh Yusuf Mohamed siyaad indhacade iyo Sheekh Hassan Dahir aways, Cali geedi ayaa sheegaa waraysiga laga qaaday

    • @MOHAMEDSADIIQ-h9u
      @MOHAMEDSADIIQ-h9u 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahimdahirmalin6728Yusuf ileey Sheekh ma.ahan.. Isaga iyo Maxamed Dheere qabqable ayay ahaayeen. Not wadaaf Indha cade

    • @MOHAMEDSADIIQ-h9u
      @MOHAMEDSADIIQ-h9u 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirahimdahirmalin6728Warsangali iyo Ceyr labaduba way haysteen awood tiro badan. Iyo hantiba Magaaladda lkn Cali geedi dagaal qabiil ayuusan rabin inuu markale dhoco..

  • @cosoble
    @cosoble 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaheey ha idinka xisaabiyo waxaad umadda ugeeysateen iyo dadkaad leexiseen

  • @abdifatahaliabdullahi9265
    @abdifatahaliabdullahi9265 10 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu waa waayo arag msnhlh wadani
    Mahasanid shiikh
    wariye ayaanle mahadsanid waraysi wcn

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 10 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 10 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa ninkaan inta uusan imaan C/Allaahi Yusuf Xamar isagoo ku sugan Imgaasi ayuu ku hanjavey 40 kun oo tigreey aan soo wadanaa ku hanjabey,markaa yaa gardaran.

  • @kamaaladiiin
    @kamaaladiiin 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa kuma shiikh maxamed guuleed??

    • @abdulog8461
      @abdulog8461 10 หลายเดือนก่อน +1

      Muftigii dowlada kacaanka

    • @kamaaladiiin
      @kamaaladiiin 10 หลายเดือนก่อน

      @@abdulog8461 xog ku saabsan ayaa rawaa taariikhdiisa iyo meesha oo ku danbeeyay

    • @adonallah
      @adonallah 10 หลายเดือนก่อน +1

      Gabayga abshir bacadle ayuu kujira birTey idinla goobayaan bah Ina guulede

    • @dubaiwatches
      @dubaiwatches 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa wasiirkii diinta ee dowladii siyaad bare

    • @kamaaladiiin
      @kamaaladiiin 10 หลายเดือนก่อน

      Asxaabey inuu wasiirkii diinta iyo muftiga siyaad bare ahayd wareysiga ee ku jirtaa, ee taariikh intas dhaafsan yaa ka haayo

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 10 หลายเดือนก่อน

    waddadku marka u yidhaahdo Siyad Barre ayaa muslim ahaa, isaga oo dilay malaayiin qof oo waxalla wax ay galabsadeen aanay jirin. ma garanayo dadkaas yaa laayey. ma sheydaan baa laayey. waxa uu ku hadlayaa waa munafiqnimo. Subxaan Alllah.

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 9 หลายเดือนก่อน

      Aqoonta diidaa kugu yar.
      Qofku dadka badan uu dilaa gaalnimo maaha, waa denbi.
      Xajaaj bin Yussuf intuu dilay culimo iyo Muslim dad badan bay ahaayeen, lamana gaalaysiin.
      Caadifad diinta laguma xukumo.

  • @fm2008_2
    @fm2008_2 4 หลายเดือนก่อน

    -SOMALI-LAND 1960 JUNE 26-30 (4 days)
    -SOMALIA 1960-2024. (64 years)
    SOMALI-LAND & SOMALIA 1960 JULY 1st.
    -AADAN CABDULLE USMAN 1960-67.
    -CABDI RASHIID CALI SHARMA'ARKE 1967-1969 OCT 15.
    -SOMALIA WITHOUT
    A LEADER
    1969, OCT 15-20.
    -SIYAAD BARRE RULE 1969 OCT, 21-1991
    -SIYAAD BARRE Vs Ethiopia + Allies (USSR, CUBA, LYBIA & YEMEN) (1976-77)
    -SIYAAD BARRE Vs SSDF- C/ llaahi Yuusuf. (1979-1982)
    -SIYAAD BARRE Vs Kenya Feb 10 1984 (Wagalla massacre)
    -SIYAAD BARRE Vs SNM - C/ raxmaan Tuur, Siilaanyo, MUUSE Biixi (1984-88)
    -SIYAAD BARRE VS SPM - AXMED CUMAR JEES, BASHIIR BILILIQO . (1988-1991)
    -SIYAAD BARRE VS USC CEYDIID, CALI MAHDI.(1988-1991)
    END OF SIYAAD BARRE (-1991)
    END OF SOMALIA.
    ????

  • @shijo2055
    @shijo2055 9 หลายเดือนก่อน

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedomarahmed2918
    @mohamedomarahmed2918 10 หลายเดือนก่อน

    Wadaadkaan Wareysigii Hore Waan Daawaday....Wada Shaqeyntii Argagixisada Ilaa Xiligii Farmaajo Uu uhaa La Taliye. KELIYA Waxa Uu Sheegte Guulooyinka uu Isaga La Gaare..lkin Dhiibaatooyinkii Dhacay Inta Uu Xubin Ka Ahaa Argagixisada Iyo wada Shaqeyntii Farmaajo.. Mrna Ma Qiran.
    Wadadooow Adaa Isku Kala Kicinooyo Xee tehe

    • @PerspectiveNarrative
      @PerspectiveNarrative 10 หลายเดือนก่อน +1

      Argagaxiso kuma jirin mise iltixaad bad Argg u tqnaa?

    • @mohamedomarahmed2918
      @mohamedomarahmed2918 10 หลายเดือนก่อน +1

      Saaxiib!.
      Unug Walbo Unug Kale Ayaa Dhala.
      Alittahaad 67kii Waxaa Aas Aasay C/Qadir Sh Mxmud Waxaa La dhihi Jire Al-ahal, Ka dibna Waxa uu la Gooste koox la magac baxde {attakfiir}.Ururkii Aasaasahoodii Marka Uu Gooste Dib U Habeyn Ka Dib Waxa Ee La Baxeyn {assalafiya} Kuwii assalafiya Waqooyi Io assalafiya Koonfur ayaa 84kii Midoobeyn Oo Dib Usoo Caliye Magacii {Al-itaxaad}.
      Ururkaas Xubnihii Ugu Sarreeye Oo Ka Gooste Waxa Ee Abuureyn.
      1-attakfiir- ...c/qadir sh mumin
      2-ansaru sunna..xasan calasow.
      3-al-islaax.....garayare.
      4-salafiya jadiid.......abtidoon
      Intaan iyo in ka badan Waxa Eena Ku Kala Tageyn..
      Xukun Jaceyl,Qabyaalad,Anshax Daro,Ka Beensheegida Diinteena Suuban Iyo Dagaalkii Khaliijka Oo Kala Ka baxay Kuwii Sacuudiya biilka Siinaaye Iyo Afkaartooda Ku Taagnaay.
      Al-ittaxaadkii Keligood Muslimka Ahaa Ee Dadka Aan Iyaga Raacin Gaaleysiin Jire Welibana Culumada Diinta Soo Barte Gaalo Dhihi Jire Iyo Caruurtooda Markii Masar Iyo Sacuudiga Ka Yimaadaan Meherka Lagu Dhalay Muran gelin Jire ..Burburkii Ka dip Waxaa Saldhig u ahaa Kismaayo iyo Raaskambooni Oo Aheyd Xarunta Lagu Tababaro Jabahadyada.
      Burburkii Maxaakiimta Iyo soo Ifbixii Ikhawaanul Muslimiin.. Alittaxaad Waxa Ee Ahaayeen Marti Geliyaasha Al-Qaeda Ugu Dambeyn Madxdoodii Qaar Shabaab Kuu Biire Uu Markii Danbe iyaga Is Dileyn Oo Sababtay Diinta aan Aqoon Buuxda U laheyn. IYO qaarkaloo Diide Fikirkii Shabaab Oo Meesha Lagu Khaarijiye...Sababt ugu Weyn Ee u diideen Shabaab Waa Xukun Jacel Dhaxdooda.
      Lkin Suufiyada Oo Aheyd Mad-habkii Ugu Horeeye Soomaalida Qaataan Ma Jiro Ilaa Hadda Wax Farac Ka soo Gooste Ama Iyaga Haba Ahaadaane oo Dhiiga Ummada Islaamka Laaye.
      Ikhawanul Musliin Ayey inoo Keenen Markee Masar aadeyn.
      Sacuudigana Waxa Ee Inoo Keeneen Ittixaad.
      Ha iloobin Aabayaashooda Iyo Iyagauba Inteesan Dalka ka Bixin Waxa Ee Ahaayeen Shaafici Oo Dugsiyada Quraanka Iyo Kitaabada Waxa Ee Ka soo Akhristeen culumo Suufi Sida Wadaadkaan Uu Qiranaayo In Suufi Asalkiisa Soo wax Barte....Laakiin Waxa Ee Noqdeen Kuwa Gaaleysiiya culumadii Wax Soo Barte.Waalidkooda, Walaalahooda Iyo Umada Islaamkana Dhahaan Hddesan Nagu Afkaar Aheyn waa Gaalo.
      MAXAA KALOO DHIMAN

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi7249 10 หลายเดือนก่อน +1

    argagixiso sideedaba waxay ka timi burco iyo hargaysa cod walba way ogtahay

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 10 หลายเดือนก่อน +1

      Markaad fashilantay ayaad dad tashaday oo aanad gaadhay sfka qadhmuun kusoo taagaysaa nin kula mida ayaad ka cabaadaysaa idinkaa 5 qof ee guri ku noolba afar ka midi argagixiso tahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 หลายเดือนก่อน

    Cali sheeydaan beenta dhaaf umadii ayaT qabiil ku beertay weerka laguugu dhufay shiiq ma aha shu ban hadilee🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah
    Warkaas wuxuu i eg yahay raji dhaxal gal ah🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🇸🇴🌿🌿🇸🇴

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh Ali waa nin wacayi giisa furanyahay oo waayo arag ah

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 10 หลายเดือนก่อน

    Wadaadka waa niyad san yahay lakiin wax badan oowna ogeeyn aa jiro.
    Kii wax badan ogaayna waxaa heesato “Nin weyn iyo umuliso seey wax u ogyihiin wax uma shegaan”

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa'alah ilaahay ha ku xifdiyo. Wax garad dhinac kasta ka dhisan . Indheer-garad ficil iyo laab la kac ka maranyahay.

  • @easky363
    @easky363 10 หลายเดือนก่อน +2

    KANI SHEEKH MAAHA, WAA FAQASH

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 10 หลายเดือนก่อน +1

      Adinka faqash iyo argagixiso ah dhibaatada somalia waa reer waqooyi waxa ugudanbeeya inaad dhulka iyo badii soomaalia aad iibsataan

    • @easky363
      @easky363 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@saadhussein5466 reer Waqooyi idinkaa halkaa dhigay

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 10 หลายเดือนก่อน

      @easky363 anagana waxey nalatahey in aad adinka halka nadhigten maantan dhulki iyo badii soomaali aad iibineysaan
      Yaan noogarnaqa oo afgarad noosameeya.

    • @easky363
      @easky363 10 หลายเดือนก่อน

      @@saadhussein5466 reer koonfureedku waa sawir

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 10 หลายเดือนก่อน

      @@easky363 adiga marqan drug addiction wadawaalate qaad iyo xashiish anagaba miirka qabna

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 10 หลายเดือนก่อน

    Soomasliya weligeed waxsy ahayd meel agendayaal shisheeye lagu fuliyo, muslimba ha sheegtaan. Wuu qaldan yahay waayo Afghanistan iyo ciraaq, iyo yemen iyo suudaan iyo suuriya ma diintaa loogafay mise Siyaad Barre ayaa iyagana katalin jiray.

  • @83587
    @83587 10 หลายเดือนก่อน

    Qeder aa socotay lkn dalkaan waa ladayacay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwii Bashaar ka adkaanwaayey ayaa larabaa in Soomaaliya lakeeno si ay halkaa ugaduulaan. Maraykan weli ISIS ayuu ku qaraabanayaa iyo dad laqalday oo larabo in caalamka islaamka lagu fidneeyo iyagoo dhar muslim huwan ee halayska jiro.

  • @easky363
    @easky363 10 หลายเดือนก่อน +1

    KANI SHEEKH MAAHA. WAA KACAAN 21 OCTOBER. AFWEYNE MA SOOMI JIRIN, MANA SALAADI JIRIN.

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 10 หลายเดือนก่อน

      Allah ka baq adiga maadan ogeene maanta wuu dhintay ina siyaad Barre mana iska kaa celinkaree Allah uga xishoo meeytada

    • @2daysago_
      @2daysago_ 10 หลายเดือนก่อน

      Maalinta akhiro cadeenteeda lagaa rabaa ileen ninkaas waa dhintay ....akhiro ayuu kula xisaabtamaa

    • @TOBEFIT-wj4xp
      @TOBEFIT-wj4xp 10 หลายเดือนก่อน

      ka waran hadday run tahay na@@2daysago_

    • @easky363
      @easky363 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@2daysago_ asagaa lala xisaabtamayaa. 10 wadaad oo uu been kudilay, quraankii oo uu iskudayay inuu badalo, imisuu dad toogtay ??????? Halqof oo muslima hadaad dishid, naarta kabiximaysid.

  • @Abokor564Abokormoh-rm1tp
    @Abokor564Abokormoh-rm1tp 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah ayaanle wadmahad santahay waraysi ka qiimo badan madhagaysan jasaaka laah

  • @xirsiabdi-ey3df
    @xirsiabdi-ey3df 10 หลายเดือนก่อน

    Cali wejiis waa nimanki borqortoyinka carabtu boragaramiyen waa sababta uu sida askariga ugu hadlayo iyo kala qaybinta qoys somali islam diintu waa nastex heshiis muxibo cafis wadajir ninka ka maqlay ha shego weliba ibrahimiyadina somaliya ayaa logu so dhibay ILLAAHAY sharkaga umada ha ka qabto

  • @yussufabdi4604
    @yussufabdi4604 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 10 หลายเดือนก่อน +2

    Iidoor lee Al-shabaab iyo al- qaadida koonfurta keeney sida ibraahim afqaan ahmed cabdi godane iyo ahmed diiriye , eey aadan sunni iyo qaar kale oo badan

  • @easky363
    @easky363 10 หลายเดือนก่อน +2

    HANOOLAATO ODAGAAN HADHAGEYSAN, AFWEYNE WAXAA LAHAYAA ISAGOO LENNIN CAABUDAYA ,RUUSHKAA HAYA VIDEO

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 10 หลายเดือนก่อน +2

      Hadaad aragtay adigu video gaas bal nala wadaag

    • @easky363
      @easky363 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@djamasa5235 ruushka haya

    • @ismailjama9452
      @ismailjama9452 6 หลายเดือนก่อน +1

      Vladimir Lenin lama caabudijirin waxaad ka hadlaysid mataqaanid shuuciyadu ama communism mataqanaa waxay ahay ideological? Marxist Leninst atheist bay ahaayeen aaminsan logic and scientific ilaahayba ma aaminsaneen iyo diin oo dhan waa ben bay dhaheen marka see loo caabuda nin isba aan aaminsaneen ilaahay iyo diin midna waxaad shegayso marka hore baro kadib ka hadal

  • @MohamudGaani
    @MohamudGaani 10 หลายเดือนก่อน

    Waa waraysi xiiso leh, lakin waxaad mooda shiikh inay ku badantahay anigaa dhahay, anigaa sameeyay.

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 10 หลายเดือนก่อน +2

    Niinkaan Waxan Siyad bare aheen maa yaqan Miya qof walbo waxu raba ina u cayo Niin bari hore dhintaye alx

    • @abdihamidmohamedhashi3218
      @abdihamidmohamedhashi3218 10 หลายเดือนก่อน

      Saa ufahantay waayay

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 10 หลายเดือนก่อน

      SIYAAD BARE DAALIM BU AHAA DHIP BADAN SAMEEYAY WAXAA KASII DARNAA FARMAAJO WILASHII YARAA AFDUUBTAY OO GALMO ISKU JINSI AH SOO BARAY😮

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 10 หลายเดือนก่อน

      @@qalpinuura9091 Adigan daliimaa aheeelo naar ku dhalaye Siyad siilkaaag ilaaasho taas howala ku tala ah

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedhani6670 SIILKAYGA MAXA KA BADALI KARTAA MASKIIN ILKAYAR BAAA TAHAY GALMADA ADERKA KUSO BARAY AABAHAA KA BILOW

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedhani6670 ninkaan waaba daxdaxaad lkn waxa fcn inoo caayo siyaad sidoo warkaa run unaqdo . Sxb qabyaalad yee ku qaadin ninkaan ma caaytanooyo lin siyaad alh unaxariisto qalad boo galay adna wax lagama weeydinaayo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 10 หลายเดือนก่อน

    MA OGTIHIIN MADAXWAYNIHII YIMADABA INUU L.A. SHAQAYSTO KEEP DUFANLEMOYAANE MEELKALE OO UU SHEEKH KAYAHAY MA JIRTO WUXUU KA MID AHAA RAGII CULIMADA SHEGANAYEY EE SIYAAD BARE UU MARKIII UU CULIMADA SOMALIYEED LAYNAYEY RAGIII XALAALEYEY DILKA CULMADA CALIWAJIIIIS MAXAA LAGU BIXIYEY KOLBA SHAADH AYÙU XIDHA MACNIHII JIRJIROOLE

  • @akam3835
    @akam3835 10 หลายเดือนก่อน

    Munsafaq shiikh metelsya

  • @abdirahmanosman2943
    @abdirahmanosman2943 10 หลายเดือนก่อน

    Cali wajiis kitaabka allaah dastuur ka doortay yaa aminaayo

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 10 หลายเดือนก่อน +1

    Halgamaa Sheekh Cali Wajiis

  • @cabdiraxmaan78
    @cabdiraxmaan78 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh illahay cimriga haku barakeeyo, Dowlada Hassan sheekh waxaa jago muhiim ah Ka haya Reerkii diidanaa Dowladanimada

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 10 หลายเดือนก่อน

      Hadda waa Af Beeleen Tabar ma haayan

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 10 หลายเดือนก่อน +2

    dhiigyo cabkii umada somaliyeed ee afkiisa quraanka ka beeniyay ayuu ina leeyahay diin buu yaqaanay. xida uu markaatiga ka dhiganayo waa Guulwade,dafle iyo in kuu ku sheegay qaraabo inay ahaayeen oo reer hiiraan ahaa . 5 baa reer waqooyi ahaa oo al qaacida ah ayuu sheegay isagu maxuu isaga reebay ilayn isagaa wadan kiisa ku soo dhaweeyaye ?😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahimdahir321
    @ibrahimdahir321 6 หลายเดือนก่อน

    1991 waa ninkii misaajid ka dheh laa daroodka xoolahooda in la dhaco waa xalaal gabdhahoodana ha la qanimeysto waa tuug tuug dhaley oo duli ah