Aniga ah kuna faano tumalad confuur ayaa si uga carar magaca oo wax ka qaldanyihin am proud to tumal ‘ waxaan kasi jacelahna inan tumaal iska dhala ahaya waayo qurxudi familkey qaybi ba iga maqan
Cajiib in xil.Yuusuf oo kale rag ah oo diin,dhaqan iyo dadnimaba u dhamaystiran tahay in ay kuwa xun oo ka liita dhan walba sheegtaan in ay ka laandheersan yihiin waa nasiib xumo laakiin soomaalida dhibaato walba oo ay soo mareen,mid walba oo ay hada ku jiraan iyo mid hada ka dib gali doonaanba waxaa wali qabaan rajo iyo hiddidiilo mustaqbal fiican ku dhisani karaan waayo waxaa ku jira dad badan oo ah sida ragga uu xildhibaanku sheegayo oo tusay in aysan qalad ahayn in qabiilkiisu sheegto ama aysan ahayn in qabiil dartiis lagu takooro💯Anaga reer xamar ahaan waxyaabo badan baan uga roonahay reer bariga iyo reer gobolada dhexe walow anagaba aan qabno arrimo badan oo ay mudan tahay in aan iska saxno🤗Soomaalinimada ha inagu filnaato❤
Wlhi waa runtaa, qofka haduu qabiilkiisa ku faano qofna iskuma dayi karto inee yasto. Soomaali kalama fiicno ee qofkasta ha aamino in cid ka sareyso jirin.
Insha Allah waxaan Allah swt ka rajaynaaaa in aan mar uun faquuqa iyo hayb soocaan ka bixi doono Wlhi waa xanuun in aad takoortid nin walalka ah oo Somali ah
Tumaal war la,aantiin kabo lama xerteen Midi lama soo gateen. Umad laga nabad galo ayaa tihiin. Laandheere waa kuw Dal,aan na dhigay oo duuganimo iyo Dhiigyo cab ah. Viiva Tumaal iyo .5 ❤❤❤❤❤
Ilaahay ha daayo runti anigo la dhaqmin lana darsin marwalbo waxa iso gara amaantoda iyo dhaqan koda wanagsan dadka somaliyed waxa ugu horeeya oo kala dilaaya waa social media uu no sameeyay gaalku viva abgaal cismaan
Xildhibaan Yuruf Xayle Waa Runtii Gabdhahooda Ha u Diidaan Somalidan Kale Ee Jaahiliinta ah Ee Dadka Walaalahood af xumada La Daba Taagan Xildhibaane Dad idinka Gobsan Somali kuma Jirto Guulaysta Ayaa idin Leeyahay Aamiin 🙏🥰
@@Aliinaliiban1780 Shaqsi dhintay bad thy... o hadu naago badsado so diinta uma banayn badaw yahow!!! Naagaha kala asagaba afkisa kaa dhahayo maba rabe mxd adiga meel xun wax uga fiirine, cunsuri maskax xiran o maangaab ah bad thy adiga iyo inta kula fikir ah
Insha allah one day waxan noqon doona midka cudurkaan umadayda iyo dadkayga ka saaro inan nqodo, Insha allah wan ka guursan doonna tumaal iyo madhibanba . Insha allah wan la dagaalami doonna kala sooca iyo cunsuriyeenta aan walaalaheen boqolaalka sano kuhayno.
Waa inaan dadkaa walaslaheena waxaynu yeelnay kadawyno ka guursano lasheekaysano idam alla waxan kuducaystaa in wiilashayda iyo gabdhahayga ay ku guursadaan
Mansha Allah wan dhmeystay waa wareysi xiisa leh Xildhiban Yusuf Waa nin karti badan ka muqata abaal na leh hadalkiisa intii u danbeysay ayan Aad ugu qoslay Hadi xassan shikh Cawa sidi fahad iga dhiiga Waa safa la iso gera Waa runtiis xariiq waye guuuul ku rajeynaa Xilidhibane Mahadsanid ayaaanle 💯👋🏽
Asc dhaman shacab somaliyeed meel welipa aad jogtan Nin kaan waa nin adeerkey ah sida dhabta ah lakiin waa nin aan tolkiisa iyo dadkiisa wxba u qaban, tariikh laga shegyo wxba mahan Nina ninkii la nool ayaa dhaaan kiisa og ayaa horay loo yiri walahi besha wxba kuma ahn Ban iyo xaar lee ayuu ka dhex caac leyaa Waa nin caloahiis u shaqeyste oo aad u duugsi badan aan aqoon iyo waji laheen tuug caloshisa iyo caruurtisa u shaqeysta ah Calosha balaya haka kashee sogoru ku dishay imid allah Hada wxaa jirto arday uu jamacad ka so qoray uu balntii ugu baxay cadaab aaqiro ayaa ku sugeyso nacald baa qabtaaa💔...... War dad aan tumaal aheen uu ka cabsado ayuu quudiyaa
Masha Allaha allaha idin xafido waa dhacdo xanunbadan waxa uu ka sheekeyay ilahay nuguma soo celiyo dhibkii la soo maray waxa dhimana allaha noo dhamas tiro
Asalamu Caleykum Runtii aad baan uga xumahey Markaa uu Wiilku yaraa in uu sheegto Reerkiisa, Reerka Tumaashu aad ayey ugu Faanaan in ay Tumaal yihiin xagayaga oo ah Waqooyi, Waana Dad aad u qurux badan oo Akhlaaq Wanaagsan Maansha Allah Tabaraka Allah Runtii Aad ayaanu Saaxiib iyo jaar u aheyn Reerka Tumaasha iyo Midgaba Waa Dad aad iyo aad Dadka u Caawiya oo Xidhiidhka Dadka Ilaasha Yaxfidkuma Allah Idilkiinba ❤
I agree 💯💯💯waa waxa kaliya ee aan layaabo diin iyo mid biniadanimo mid maaha hadana waa dad gumaysi dad ban kujira bal eeg umadba qayb qaadatay waa modern slavery period subxanalah subxanalah
Xildhiban Yusuf Aad baa ugu mahadsan tahay sida hufan ee aad uga hadashay t/nololeedkaagii.waxaan kale gacaltooyo fheeraada u qaaday reerka Abgaal cusmaan la dhaho.waaba dad hoba,Anaga reer waqooyi dadkaasi dhib badan bay ku qabaan,la macaamilka bulshada reer koonfur iyagaa kun jeer naga goosander. Ayaanle adna mahadsanid
Masha Allah Wiilkaan Si Fiican Uma Aqaano laakin Dad Badan aan Aqaano ayu Magaacabay Xaafada waxaan u maleena in ay Surqo Cabdulahi ay Diris ahaayeen 🎉 Qofkasto Wuxu Yahay haduu sheegto Walahi leeskuma Caayeem Respect Xildhiban 🥰🥰🥰🥰
Ciil badanaa qof ilahay udooray waxuu yahay oon aan dooran qofna ku faano qofna ka naxo oo lagu dhibaateeyo nasiib daro waaye Somaliya diin male miyaa? Anagoo og in ilahay naga abuuray hal aabo iyo hal hoyo oo ah nabi aadan iyo Xawa Allah nasiibdaraninaa
Masha allah, yusuf waa nin aftahan ah libaax na ah wax badan run ah bulshada soomaalida ka dhex jira baad falanqeyseen. Barmaamij aad u muhiim, mahadsanidin 2diinuba.
Waa kugu raacsanahay walahi wayo hadiiba caruurtayda la cuqdadaynayo waa in aan guursada wiil Ila ah madhiban ama tumal waana ka xumahay in saas u dhaqano cadan gaal ahna lagu faano 😢ama afrikada kale uf xasbiyallah
Masha allah dadku waa dad wanaagsan oo wllo ah runtii aniga asxaab iyo waxbarashi ban wadaagny dad qaaliga weeye aniga ahaana dadka kale bay ila mid ahaayeen
Maasha Allah wlh dadka ugu fiicna uguna quruxda la leexshay oo waliba farsamo yaqaaniin somali wa in sharci laga so saaro waxaan inta naarta lagu mudeysan
Ku dhahay nusqaan ayaa tahay ninka somali ugu qurux badan ayaaba tehee aniga hadaan ku aqoon lahaa waan ku guursan lahaa walahi sababtoo ah intee quraanka uga taalaa inaan ku guursan karin
War kuligiin sheegta tumaal,gabooye,yaxar iyo...... qabiil makaciisa lee waaye sida Mj, Hr,Xl,Rw,Dle,Mr, Isq, iyo inta kali wax ka duwan ma tihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc wr wb. Maa shaa allaah tabaaraka llaah. Hal eray ima dhafaafin hadaliisa maa shaa allaah. Waan ku taageersanahay in aaneey Soomaalida ka ka guursan. Talabaad diinta in la barto waa inoo muhiim waayo? Nolosheena ayeey badbaadineysaa. Alxamdu lillaah calaa nimcatul Islaam.
Xildh. YUUSUF XEYLE AAD AYAN U SALAAMAA WAREYSIGAN AAD AYAAN UGA HELAY ISKU XAAFADNA WAAN EHEEN KOLEY IMA YAQAAN ASAGA LAAKIN ANAA AQAAN MARNA SACUUDIGAAN KU KULANAY TAARIIKHDAAS OW SHEEGAY QEYB KA MIDA WAN USOO JOOGAY ASAGOO JORNAL GADAAYO ALCIMRANA WAX KA BARTO. MAASHAA ALLAAAH ALLAHA KU XAFIDO.
Qofka alle agtiisa qiimaha ku leh wa kan ugu cabsida badan allle Wa xaqiijqo waxa uu sheegay xildhibaan yuusuf xayle jimcaale waxa tahay qof adag oo nolosha qeebaheeda kale duwan soo maray waana jeclahay dadka u doodo xaquuqda dadka la takooro❤❤❤ Somaadu wa juhalo aan waxba Hubsanin oo beenta iskuku sheekeeyo Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
Ninkaas sidaas uqiimaha badan baa mid eberkiis ah oo cad laqaato leheen baa ku oranaayo laandheere ayaan ahay masha allah walaal Yusuf
Beentaa maha dadkaan waaba dad duntoodo wanaagsanthay qofkaa barataaba qofka kale waa kafiicanyahay waana dad shaqeysto
Quf jahil,ah waxa walba kafilo soomli da qar jahilka aya kubadan abaayo
beautiful interview xil be proud 👌
Been maha kuwo aan wax la joogin baa ku dhahaya laandheera ahay reerkaan cid ka wanaagsan o ka dhaqan fiican maba jirto
Ninkaan waxaan maqlay tumaalba maaha!!!!
Xiliban yusuf xayle hadaan tumaal ka dhalatay Ma dhalashad u xiil qabtaa viva tumaal ❤❤❤ Dad qurux badan xirfad iyo wanaag Allah siiyey ❤❤❤
Masha Allah wa dad waxa so sarbadan
Waa runtaa
Qurux qurux qurux waa maxay kkkk qof walba waa sida uu illaahay u abuuro
mahadsanid gull iyo gobanimo Viva Tumaal 😘😘😘🥰
Masha Allah tumal wa xirfadl macaga marki Lasyar co
Aniga ah kuna faano tumalad confuur ayaa si uga carar magaca oo wax ka qaldanyihin am proud to tumal ‘ waxaan kasi jacelahna inan tumaal iska dhala ahaya waayo qurxudi familkey qaybi ba iga maqan
Love you wllo anagaa kugu jecel.
Mid niyada ku hy bila adma biladam ka duwan majro mana kusin kro haybad iyo karamo aad uwyn mrkas utartar xaga ilahy swt
Cajiib in xil.Yuusuf oo kale rag ah oo diin,dhaqan iyo dadnimaba u dhamaystiran tahay in ay kuwa xun oo ka liita dhan walba sheegtaan in ay ka laandheersan yihiin waa nasiib xumo laakiin soomaalida dhibaato walba oo ay soo mareen,mid walba oo ay hada ku jiraan iyo mid hada ka dib gali doonaanba waxaa wali qabaan rajo iyo hiddidiilo mustaqbal fiican ku dhisani karaan waayo waxaa ku jira dad badan oo ah sida ragga uu xildhibaanku sheegayo oo tusay in aysan qalad ahayn in qabiilkiisu sheegto ama aysan ahayn in qabiil dartiis lagu takooro💯Anaga reer xamar ahaan waxyaabo badan baan uga roonahay reer bariga iyo reer gobolada dhexe walow anagaba aan qabno arrimo badan oo ay mudan tahay in aan iska saxno🤗Soomaalinimada ha inagu filnaato❤
Masha Allah xil Sh yusuf xeyle 2000 ayaan xamar kula kulmay waa nin qiimo badan Allah xafido guuleyso Hanoolaato
MashaAllah indr ❤...Tumaalada jooga Muqdisho ku faana qabiilkiin . Tumaalnimo waa wax lagu faanaa ilmderayaal .waxaa nahay qabiil wax soo saarleehe. Aduunka jaamacdo baa loga soo baxaa shaqada makaaninka iyo birta latumo .Tumaalka waa smart .. somalidaan jaahiliinta aha hadalkooda ha maqliinaa
Sax weeye, jaahiliinta iska celiya
Sax wll
Wlhi waa runtaa, qofka haduu qabiilkiisa ku faano qofna iskuma dayi karto inee yasto. Soomaali kalama fiicno ee qofkasta ha aamino in cid ka sareyso jirin.
Inta soomaali daaye islaamku inuu simanyahay rumaysan ayaa kooban islaamnimadu ma qabto faquuq iyo takoor ama yasid
Wlhi wa dad fcn wan jeclahay asxaab badan ban kulehay nolada intay nololjirto💯🙏
Masha Allah
Walahi waxaan xasuusta dadkii aan isku xaafada aheyn dad ka mid ah ayaan ogaaday mardhow inyahiin gabooye
❤❤❤❤❤❤
Insha Allah waxaan Allah swt ka rajaynaaaa in aan mar uun faquuqa iyo hayb soocaan ka bixi doono Wlhi waa xanuun in aad takoortid nin walalka ah oo Somali ah
Inshllh waadka baxaysaan haayb sooca 😊
Tumaal war la,aantiin kabo lama xerteen Midi lama soo gateen.
Umad laga nabad galo ayaa tihiin.
Laandheere waa kuw Dal,aan na dhigay oo duuganimo iyo Dhiigyo cab ah.
Viiva Tumaal iyo .5 ❤❤❤❤❤
waa qaladka nalo ciqabayo yee ka midtahay anago islam ah inaa dad bini admi dulano walalahen ilahay xaqa hanatuso amiin inshaa allaah❤❤
Yusuf xeyle nin culus.
Top baa tahay. Ilaahay un baad u baahan tahay. We respect you, brother. Somalidu wa ignorants. ❤❤❤❤
Waa wareysigi ugu ficna on like saaro Yuusuf waa nin qiimale
Abgaal(AB) maaha dad isirsooc iyo takoor yaqaana(Daudna kumaba sii jiro) Waa bulshada somalida kowooda ugu fcn ee lagu dhexnoolaan karo adiga oo aysan inta badan ogaanayn cidaad tahay😢ee ay kugu qiimaynayaan Kartidada iyo dadnimadada👏💯
Waraysi qiimo leh iyo haldoor waaya arag Xildhibaan #Yusuf xayle👏💯
Wa runtaa
Ani. Hooyadey xitaa. Abgaal ayaa la sokortey dadkana. Abgaal ayey ugu jeceshahay.
Maasha allaah Roombo isku xaafad reer shibis maamo biibtana sidoo kale
Ilaahay ha daayo runti anigo la dhaqmin lana darsin marwalbo waxa iso gara amaantoda iyo dhaqan koda wanagsan dadka somaliyed waxa ugu horeeya oo kala dilaaya waa social media uu no sameeyay gaalku viva abgaal cismaan
@@farihasaid3669 mahadsanid wll
I have 3 girls and I pray to allah every day that they marry a somali man no matter what tribe he is under God we are one tribe human tribe
Ameen yarabi
Oh you touched my hearth.
@@abdrizackadanali5047 maaasjalah
I am really very proud of someone like you
Give to me one
war anigaba nadhibaan ayaan ahay weligeeyna maqarin waana ku faraxsanahay marka horay u soco
Badhibaan waa magac ka turjumaayo nbd iyo dhib ma geysto ❤❤❤❤
Inta maa kashege marka wejigaga natus nooh😂
masha allah wallalkey qabiilka tahay cidne kuma doorin alle aya kadhigay
Run sheeg
@@Muna_Dalac tel ii sooqor hee
MaashaAllah, Very important topic, waad mahadsan hanoolaato for bringing Ninkaan odayga ah, Yusuf Xeyle.
Masha allah geedi shadoor nin wax garad ayu ahaay asaga cml aye somali u baahan tahay
Walalkey Xildhiban Yusuf Xayle Jimcale 🥹 Si Fican Ban Ugu Diirsadey Dhageysiga Taariikhdada Anigo Garanayay Markii Horeba, Waxad Tahay Murayada Aanu Iska Dhex Aragno Hore Usoco Inader Sidii Adeer General Maxaned Cali Samatar. Ayaanle Mahadsanid Wll Adna.
He makes me cry 😭
Ugaas Ayaanle Iyo Xildhan Yusuf Xayle waa idin salaamay inaa kadib Ayaale team kaan aad haloola shaqeeyo waa walaaladeen, Xildhibaane Allaah yacisak Nin isKukalsoon baad tahay Halkaa kawad. Never give up.
Maasha allaah
Wareesi aad u qiima badan weyaaan
Waad guulesan doontaaan
Insha allaaaah
❤❤❤ qof qokafican malahan waxa nasba kii janada gala Allah akbar somali dadka ugu xalalesan batihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Xildhibaan Yuruf Xayle Waa Runtii Gabdhahooda Ha u Diidaan Somalidan Kale Ee Jaahiliinta ah Ee Dadka Walaalahood af xumada La Daba Taagan
Xildhibaane Dad idinka Gobsan Somali kuma Jirto Guulaysta Ayaa idin Leeyahay Aamiin 🙏🥰
Masha,allah Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale allaha kuxafido
3mhtrtjhyj35bh v.jnhhyhhhh 33u5j4j6ojutt
Subxanallah....alle somalida cawaansanaa. War anigaa raba inaan tumaal iyo midgo iyo boonkuli wada guursado oo muslimiin ah
Dumarkan uu leyahay waa ilma adeeraday fara badnaa iyagaba isagii baa xitaa dulmi wada .kii cabanayay waa al dulmin isna waxbuu dulmin bisinka 😮 naago badso waxay ahayn Kuma fikiran nimankii somalidu 😢
@@Aliinaliiban1780 wuxuu ogyahay in la caayayo hadii uu cid ciddooda ahayn ka guursado
@@Aliinaliiban1780 Shaqsi dhintay bad thy... o hadu naago badsado so diinta uma banayn badaw yahow!!! Naagaha kala asagaba afkisa kaa dhahayo maba rabe mxd adiga meel xun wax uga fiirine, cunsuri maskax xiran o maangaab ah bad thy adiga iyo inta kula fikir ah
@@runsheege9680 diinta ha ku qaraaban alshabaab bad tahay aamu .horaa loo yidhi doqoni waxay tahay ku moodaa .alshabaab
@@Aliinaliiban1780
Ar amina 4 buu alle ubaneeyay maxaa udiiday inuu ilma adeeradii guursado!!!
قال الله تعالى في كتابه العزيز" إن أكرمكم عند الله أتقاكم"
😊😊
❤😊
@@caasholeyloon39261qqq CTh to seeq
Tumaal waa cali xaniisle
@@caasholeyloon3926❤5❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Mashallah this guy strong man n i hope most his ppl stand n accept who they are then another well accept u too
Masha allah wa sheeko Cajiib oo waxbadan an jeclay in aan arko qof kahadlayo.
Masha Alah ilahey ha xafido xil yuusuf xeyle Adeer key waye isku meel a ku dhalanay reer suuq bacaad xata Aabahey isku xafad ku dhashen
Masha Allah wareysi aad uqiimo badan, umadaan jahliga Allah kasaaro, waa arin lalayaabo, qof aaminsan qof kale oo Somali ah oo muslim ah inuu kasareeyo.
One of the best stories i heard from ayanle programs and the hounranble has reminded me my sheikh and his sheikh abdulmajid rahimahulaah.
Tumal dadnimo iyo qurux iyo saxiibtinimo intab rer ku gadha ma jiran aaad ayaan ujecelhy reer waayo saxiibti yartay ayaa ah alle ha xafido aad ayaan igu xiisiy alle haydiin barkeeyo ciid waxan idiin dheer ma jirto madaxin kor ahdo waxan idiin qalamin ha yeelina ❤❤❤
Masha Allah
Ayaanle/ Hanoolaato waad mahadsantihiin shaqada fcn aad bulshada uheysiin in qofka somaliga casrigan jooga wacyigiisa ladhiso 👌✊
Hanoolaato ha’noolaato 💪🏽🙌🏼
Ascww
Soomali waadad Dacia ilah inta lafulmiyo badani bah bah baba yusufow iyo Ayanlow la isu ximyah anaa arkay yaab mar uin waan u iman hadii ale ifmo Hanolato iyo YUSUFwaa aduun alha dulmigA Inaga dul qsdo xaqana hanagu dilo waad nahadasan tihiin walalayaal
Xildhibaankaan waraysigiisa ayaad ayaan ugu maqsuuday waxbadan na waan ka faa iiday mar labaad masoo celin kartaa mahadsanidiin
Masha Allah tabarak laandheere waa reer ayeydey suufi cali kabdheer waa daauud wey na dhaleen
Ilahay ha u naxariisto sh c/majiiid
Insha allah one day waxan noqon doona midka cudurkaan umadayda iyo dadkayga ka saaro inan nqodo,
Insha allah wan ka guursan doonna tumaal iyo madhibanba .
Insha allah wan la dagaalami doonna kala sooca iyo cunsuriyeenta aan walaalaheen boqolaalka sano kuhayno.
Waa inaan dadkaa walaslaheena waxaynu yeelnay kadawyno ka guursano lasheekaysano idam alla waxan kuducaystaa in wiilashayda iyo gabdhahayga ay ku guursadaan
Lkn inaan dhaho gabarteyda uma rabo nin qabiilkaas ah maxaa ka dhigaa faquuq saw guurku dooq maahin??
Tumaal umada Somalidu buufis ayey kaqabaane waxaas dhahdaa
Wn jeclhy mr umado iny iskadayaan qabyalada isku hystaan
@@Masago2026guurku waa door laakiin aabiil adoo yasaayo waa qalad
Yusuf xaayle ina adeer guuleeyso sidaadookale baan ahay guuleyso walaal❤
Aniga aragtideyda dadka waa wada Muslim diinta sida noogu cad qof gaala qof Muslim ah mageeyo lakin qof Islam qof islama hada kudarto halkaas ajar baa kuugu sugan❤❤❤❤
Mansha Allaah shaqa sharafleh qabiil mihiimaha somalinimo dadka reer xamarka qabiilka mayaqaanan kumdhereyan wa lagabadsada👍💖💖💖🌹🌹🌹🇸🇴
Maashaaa Allaaah
Waa qiso cajiib ah
Tumaashune waaa
qabiilo soomaliyed
oo ka lumay dadkii
ay ka soo jeedeeen
mana aha wax lays
Ku eedeeyo 🎉 🎉
Mashallah waa interview caajib ah Ilahey hagarab galo xillibaanka ❤
Mansha Allah wan dhmeystay waa wareysi xiisa leh Xildhiban Yusuf Waa nin karti badan ka muqata abaal na leh hadalkiisa intii u danbeysay ayan Aad ugu qoslay Hadi xassan shikh Cawa sidi fahad iga dhiiga Waa safa la iso gera Waa runtiis xariiq waye guuuul ku rajeynaa Xilidhibane
Mahadsanid ayaaanle 💯👋🏽
Taasi been maha, Education is key to this situation.
mnshallevalle xildhibaan Yusuf xayle waraysii qurxu badan qiimo leh
Xeyle waa legend i would like to meet you very interested conversation love you hayle.
Asc dhaman shacab somaliyeed meel welipa aad jogtan
Nin kaan waa nin adeerkey ah sida dhabta ah lakiin waa nin aan tolkiisa iyo dadkiisa wxba u qaban,
tariikh laga shegyo wxba mahan
Nina ninkii la nool ayaa dhaaan kiisa og ayaa horay loo yiri
walahi besha wxba kuma ahn
Ban iyo xaar lee ayuu ka dhex caac leyaa
Waa nin caloahiis u shaqeyste oo aad u duugsi badan
aan aqoon iyo waji laheen
tuug caloshisa iyo caruurtisa u shaqeysta ah
Calosha balaya haka kashee sogoru ku dishay imid allah
Hada wxaa jirto arday uu jamacad ka so qoray uu balntii ugu baxay cadaab aaqiro ayaa ku sugeyso nacald baa qabtaaa💔......
War dad aan tumaal aheen uu ka cabsado ayuu quudiyaa
Wll dadkoo dhan maaha ha isku qaadin, aniga hadda adigaaba kula yaabaney. Waxaan aad akhrineyso , yusuf xeyle ba igu filan oo ah magacaga , waxa kle ee la taruurixiyo god kula geli mayaa waa iska HuuHaa . Nin wll key somali ah ba tahey. Waana aamin sanahy wllh wa dharte . Wax dhexdeena yaalna ma arko.
Sheekadiisa lagama xiisa dhacayo mar labaad soo casuun Ayaanle 👍👍👍👍👍👍👍👍🔥🔥🔥💥
How can I make a donation to his foundation? Thanks
Very genius & focused brilliant man, we are all equal b4 GOD, keep going & teach the community
Mashallah,runti xil yusuf wuxu xaq uleyahy kagana habonyahay hogaka ugu sareya umada somaliyed,wa caqil,wax garad ubahan in lagarab istago mideynta umada somaliyed ee lakala qubqubey,
Run'ahaantii beesha murusade wey mhdsnyihiin.
Beesha tumaal magaaladan ka imiday , waxey ka ahaayeen bulsho la jecelyahay❤ 53:54
adinka mudan ina adeer dadku waxba isma dhero lkn iyaga ismoday
Ina adeer wn isku lenahy waxa tihiin walaheen❤😢❤
Xildhibaan Yusuf Xeyle khayr Alle ha siiyo waa nin qalbi wanaagsan.
Yuusuf xayle xildhibaan aqoonyahana oo geesiya illaahay haku xafido, inshaa,allaah illaahay wuu kugu guuleyndoonaa hanka iyo himilada aad tiigsaneyso
Mahadsanid Xil. Yusuf Qiimo ayad leedahay
Aad baan ugu raacsanhy xildhibaanka waayo waxa laga cararaa wax kaweyn ayaa ku imaan kara reerkaas😢
Masha Allaha allaha idin xafido waa dhacdo xanunbadan waxa uu ka sheekeyay ilahay nuguma soo celiyo dhibkii la soo maray waxa dhimana allaha noo dhamas tiro
Asalamu Caleykum
Runtii aad baan uga xumahey
Markaa uu Wiilku yaraa in uu sheegto Reerkiisa,
Reerka Tumaashu aad ayey ugu Faanaan in ay Tumaal yihiin xagayaga oo ah Waqooyi,
Waana Dad aad u qurux badan oo Akhlaaq Wanaagsan
Maansha Allah Tabaraka Allah
Runtii Aad ayaanu Saaxiib iyo jaar u aheyn
Reerka Tumaasha iyo Midgaba
Waa Dad aad iyo aad Dadka u Caawiya oo Xidhiidhka Dadka Ilaasha
Yaxfidkuma Allah Idilkiinba ❤
Reer waqooyga anaga ayaa niga fiican xaga eeb sooc laanta koonfurta ayaa niga fiican
Wllo qabiil Midgo la yidhaa ma jiro qof kasta oo xun ayaa Midgaana. Waxa jira reero la yidhaa Madhibaan iyo Musa Dheriyo iyo Tumaalaha qabiilooyinkaa ayay dadku midgo ku sheegaan waana shay aan Islaamka ku banaaneyn oo diin xumo ah
@@maryamjaamac5395 been maaha waan arkay walashay
Ilaahey agtiisa waxaa ugu karaama badan qufka ugu taqwada badan laan dheere kaas ayaa ah masha Allah Yuusuf xeyle wax xaq ah ayuu ka Hadley doqontana ma fahmeyso welegeed
Yusuf xayle is a bright fellow.
Yusuf I am very proud of you
Ninkan waxaa muuqata inuu yahay qof gob ah oo shaqsiyad xariir ah leh Ilaahayna aaminsan Alle hamigiisa ha urumeeyo
mashaa alaah wareysigaan aad ayaan uga heley weriyaha iyo xildhibaanka waa mahadsantihiin
MASHAALLAH, NIN CAAQIL AH , DAQANKA YAQINO OO WANAAGSAN!
As long as we have these issues in our community, we will never find peace.
I have always said that. true 100%
Absolutely true 😢😢
I agree 💯💯💯waa waxa kaliya ee aan layaabo diin iyo mid biniadanimo mid maaha hadana waa dad gumaysi dad ban kujira bal eeg umadba qayb qaadatay waa modern slavery period subxanalah subxanalah
Masha Allah runti waxan kahelay sida Dagan aad uga warqaaday ayaanle Allah idin xifdiyo
Xildhiban Yusuf
Aad baa ugu mahadsan tahay sida hufan ee aad uga hadashay t/nololeedkaagii.waxaan kale gacaltooyo fheeraada u qaaday reerka Abgaal cusmaan la dhaho.waaba dad hoba,Anaga reer waqooyi dadkaasi dhib badan bay ku qabaan,la macaamilka bulshada reer koonfur iyagaa kun jeer naga goosander.
Ayaanle adna mahadsanid
Ma sha Allaah aderkey yusuf xeyle sha raf iitahay in maanta mesha abahey abdimajid kusoo xustay anaga kuma ilaabin
Masha Allah wa dad an jclhy dad nimadoda iyo wanagoda ❤
@@osmanabdilahi7336 mahad sanid wllkey
Mashallah yusuf xayle ilahay haku barakeeyo runtii aad ban ugu faraxsanhy sida aad dhibaatooyinka ka dhex jira ummada soomalida aad u bulshada wacyi galinaysid.
Alaylehe dad lama caasiyee darisnimo Abgaal baa le`
Masha allah Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale Xildhibaan Codkar ah o Qalbi wanaagsan
Masha Allah Wiilkaan Si Fiican Uma Aqaano laakin Dad Badan aan Aqaano ayu Magaacabay Xaafada waxaan u maleena in ay Surqo Cabdulahi ay Diris ahaayeen 🎉 Qofkasto Wuxu Yahay haduu sheegto Walahi leeskuma Caayeem Respect Xildhiban 🥰🥰🥰🥰
Surqo abdullhi fananada ah baa hobalada wabari ku jurta ?
Surqo iyadana ma beelaha tumaal ba
Thank you brother kaam fiicinin Allah nikii uu okro keyeelo baa korooyo
Ciil badanaa qof ilahay udooray waxuu yahay oon aan dooran qofna ku faano qofna ka naxo oo lagu dhibaateeyo nasiib daro waaye Somaliya diin male miyaa? Anagoo og in ilahay naga abuuray hal aabo iyo hal hoyo oo ah nabi aadan iyo Xawa Allah nasiibdaraninaa
Masha allah, yusuf waa nin aftahan ah libaax na ah wax badan run ah bulshada soomaalida ka dhex jira baad falanqeyseen. Barmaamij aad u muhiim, mahadsanidin 2diinuba.
Subaxanallah
Waa kugu raacsanahay walahi wayo hadiiba caruurtayda la cuqdadaynayo waa in aan guursada wiil Ila ah madhiban ama tumal waana ka xumahay in saas u dhaqano cadan gaal ahna lagu faano 😢ama afrikada kale uf xasbiyallah
Masha Allah waa barnamij cajiiba thank you brother Ayaanle and xildhibaan Yuusuf Xeeyle
Lahjadiisa kaftankiisa iyo magaciisa waa astaan nin reer Xamaraa waliba Mudulood ah, Tumaal waa magac xirfad gooniyaa lkn ninkaan waa nin ree Ceeldheeraa Macalin Dhiblaawaa 🙌
Jooji fadhataysiga waryaa
Masha allah dadku waa dad wanaagsan oo wllo ah runtii aniga asxaab iyo waxbarashi ban wadaagny dad qaaliga weeye aniga ahaana dadka kale bay ila mid ahaayeen
This story make me tears 😭😢😭😭😭😭
Me two my heart is melted subxanalah
Maashaa Allah yuusuf xeyle waad mahadsantahay sida quruxda badan aad isugu faraxsantahay ❤❤❤
Masha Allah Xildhibaanka wa runtis cida lacag le sameya dheh dadka dhan line bay idin so galeyaan
Noolow xil. Yuusuf Xayle...you are a Hero!
Wlh this is good story 🥲🥺🥺🥺🥺🥺😱😱😱❤️❤️❤️ Adeer Raaage Tagoow ❤❤
xildhibaanka wn salamaya alle ha sharfo, tumaalnimadu dunida sharaf bayka tahay, waana laga baxaya jaahilnimada somalidu ku jidho insha alaah
قال الله تعالى "لا يسخر قوم عن قوم عسى ان يكونوا خيرا منهم."
Ninkaas fikradiisa ayaan ku raacsanahay
Maasha Allah wlh dadka ugu fiicna uguna quruxda la leexshay oo waliba farsamo yaqaaniin somali wa in sharci laga so saaro waxaan inta naarta lagu mudeysan
He is such ahumble mashallah ❤❤❤❤ i wish many of our somalian people colud be like him😮😮 sir you are really amezing
Ku dhahay nusqaan ayaa tahay ninka somali ugu qurux badan ayaaba tehee aniga hadaan ku aqoon lahaa waan ku guursan lahaa walahi sababtoo ah intee quraanka uga taalaa inaan ku guursan karin
War kuligiin sheegta tumaal,gabooye,yaxar iyo...... qabiil makaciisa lee waaye sida Mj, Hr,Xl,Rw,Dle,Mr, Isq, iyo inta kali wax ka duwan ma tihiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allaah waa runtaa aniga tumaal ayaan ahay weligayna ma qarin tumaal nimadeeda rumaal waa magac sida mj iyo hg abgaal u yihiin magac wa bilaahi towfiiq ❤
Mansha allah. Waa nin rag ah. Alla ha idin karaameyo dhamaantiin.
Woow legend hada maqashid wa yusuf xeyle oo kale kalsoonidas aya loobahanyaha m.a bal hada somalida inay qaarkood maangaabanyihin.hada ninkan maxa kamaqan m.a waye dadkisa ayu kamidyahay hadana qofba iskudayi inu ufaano lagana yaabo inuusan gaarin.bal arag xita afsomaligiisa ilbaxnimo aya kujirto m.a. waxan leeyaha waliga ha aaminin in lagaa sareeyo ama aad wax kasareysid.somali wa somali same waye dhamaan qof walba qofkuu kahelo aamuslin ah xarigna uqabto haguursado nabadeey.
Hanoolaato aad baan ugu mabsuuday sida shaqada aan aadka ugu diirsanay aad noogu hayso AYAANLE . Xil .yusuf waa waxgarad caqli badan baarakallah umaddu waa walaalo ee hala is tixgeliyo somaliyey
I am upset 😢 how can we treat our brothers who had done a lot value to the Somali people
Well said
It’s hard for me to understand too
Xildhibaanku waa waayo arag garyaqaan
Hadana waa kalsoonidii oo hadlaysa ما شاء الله تبارك الله
Waxay iigu socotay sida roobka waa nin qiima badan hadana yaqaana abaalka ❤
مان شا الله xildhibaanka waan salaamayaa waa nin dagan caqli badan finally wuu guuleystay 🎉🎉
Asc wr wb. Maa shaa allaah tabaaraka llaah. Hal eray ima dhafaafin hadaliisa maa shaa allaah. Waan ku taageersanahay in aaneey Soomaalida ka ka guursan. Talabaad diinta in la barto waa inoo muhiim waayo? Nolosheena ayeey badbaadineysaa. Alxamdu lillaah calaa nimcatul Islaam.
Xildh. YUUSUF XEYLE AAD AYAN U SALAAMAA WAREYSIGAN AAD AYAAN UGA HELAY ISKU XAAFADNA WAAN EHEEN KOLEY IMA YAQAAN ASAGA LAAKIN ANAA AQAAN MARNA SACUUDIGAAN KU KULANAY TAARIIKHDAAS OW SHEEGAY QEYB KA MIDA WAN USOO JOOGAY ASAGOO JORNAL GADAAYO ALCIMRANA WAX KA BARTO. MAASHAA ALLAAAH ALLAHA KU XAFIDO.
Qofka alle agtiisa qiimaha ku leh wa kan ugu cabsida badan allle
Wa xaqiijqo waxa uu sheegay xildhibaan yuusuf xayle jimcaale waxa tahay qof adag oo nolosha qeebaheeda kale duwan soo maray waana jeclahay dadka u doodo xaquuqda dadka la takooro❤❤❤
Somaadu wa juhalo aan waxba Hubsanin oo beenta iskuku sheekeeyo
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤