Sidee luqada ku baran karaa xageese ka baran karaa wadanka luqada English ka waxa lagu baraya garamer lkn sida loogu hadlo iyo sida loogu qoro luguma barayo
Yes lkn anu anaa is baray youtubeka ku qoro waad helaysa waliba xooga saar chanelafana @poc english @learneglishwithease and fun @Bbc learning engllish
Dadka maxay u kala horumaraan, dalna muxuu uga hormaraa dal kale. Taasi waa ayba iska cadahay, Allah wuxuu leeyahay. نحن قسمنا بينهم معيشتهم في الحيوة الدنيا ورفعنا بعضهم فوق بعضٍ درجات
بارك الله فيكم و أحسن الله إليكم و بيض الله وجوھكم صلو على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم
Walalow intekala xarirra ustat warsame ,mahadsanid
Asc ustadii,go head ❤
Good Jop ustaadi🙏
Wacaleykum salaam waraxma (TULLAAHI) wabarakaato
Thanks ustaadi❤
Walla gulayso yuo are my role model❤
thank very nice.
Shukran ustaaD🎉❤
Warsama❤Horay usoco bro
Nin waxbartay😊
Horumar wacan dhalinyaro
Sidee luqada ku baran karaa xageese ka baran karaa wadanka luqada English ka waxa lagu baraya garamer lkn sida loogu hadlo iyo sida loogu qoro luguma barayo
Yes lkn anu anaa is baray youtubeka ku qoro waad helaysa waliba xooga saar chanelafana
@poc english
@learneglishwithease and fun
@Bbc learning engllish
ubadka wax barashada asaasiga yaa laga carqaladeen
wax aad meesha ku heesaan wax ka wayn ayee bartaan kana muhiimsan
sababta hadaa rabto waa diyaar dhan walba
Actually, waxyaabaha school lada soomalida lagu barto maaha wax dunida lajaan qaadi kara dhanka maadiga. Iyo dhanka technologiyadaba.
Thanks
ICT KWRN HADII AN XOGA SARO GUUL MAKAGARI KARAA
Legends❤😂😂
Thanks Sidee bay dhallinyaradu uga faa'iidaysan karaan farsamadan internetka?
❤
Asc uztaad warsame shere out ii same wllo mahadsanid 🎉
Subxaanalah
War same aad baan u taageeraa dhiiri galin taada
ASC WARSANE BADE
War content creator kaliya Haka Hadlinine fursada kale ka Soo warama dadku video samayn ma ku wada fiicnee
Ala maxad dad masaakina been ku kkhaladay
Dadka maxay u kala horumaraan, dalna muxuu uga hormaraa dal kale. Taasi waa ayba iska cadahay, Allah wuxuu leeyahay.
نحن قسمنا بينهم معيشتهم في الحيوة الدنيا ورفعنا بعضهم فوق بعضٍ درجات
Sxb idinka waxaa dhahdiin social media ka shaqaysta lkn hal dhib ayaa jiro oo ah lacagta waxa lugu bicinaayo ayaa layska rabaa iyo dalka Aad ku xeranayso aniga qofna ma kasaay oo qurbaha jooga sidaa saytahana school ayaan dhiginaa xerfad waa haynaa
aniga garab ariis ayaan ubahanahay markas wax qabad kayga waa soo bandhigi karaa
Haa wlhi zhp nio labadeena ma midownaa zhp oo ma is kaashanaa laga yaapaa inaan wax uun fahan0 hadda ku qanacsanthy iso war celi wll0 ❤
@@Bulshaawi___2020sxb anaa diyaara xagee kala sooxiriira aan is hormarinee waxbadan waad iga faaidaysa
@@Bulshaawi___2020Ani sidee kale xirfad Wan heynaa balse qof qurbaha ma wa no joogo
M.a
😂😂😂😂
Thanks ustaadi❤