Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 127

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh 5 หลายเดือนก่อน +17

    Uztaad hoosoow qofaan dar ilaalahy u jeclahay ❤

  • @Ahmed_Hirad
    @Ahmed_Hirad 5 หลายเดือนก่อน +27

    Baahin wanaagsan weeyaan, fadlan qofka dhagayso, marar badan hadalka ayaad ka leexisay
    Iga raali ahaw waa talo 😊

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 5 หลายเดือนก่อน +7

    Respect two legends tusaale fcn ayd utihiin dhalanyarta somaliyeed.

  • @FarahAbdimuhamud
    @FarahAbdimuhamud 5 หลายเดือนก่อน +7

    Osmaan wuxuu yidhi shaqa layso bandhigay baan iska diididayey cajiib!
    Ilaahaw anagana shaqoyin wanagsan ino fududee ❤

  • @deqsanali20
    @deqsanali20 5 หลายเดือนก่อน +17

    Guuleysta Engineers Dad aan Barahooda bulshada ku xiranahay Maalin Unna aan kasoo muuqan doono Meelaha aad kasoo muuqateen ayaan rajeynayaa inshallah

  • @sagaldarajo6159
    @sagaldarajo6159 5 หลายเดือนก่อน +9

    Mash allah wan idin jeclahy. Wanan idinku dayda wlhi waxan leyahay rajo wayn oo an rabo in an ka ruumeeyo hadu ale swt ila garab galo idinkuna iso duuceeya walaladay❤

  • @alsacadatv7294
    @alsacadatv7294 5 หลายเดือนก่อน +5

    الاساتذه rag Aan wax badan ja faa'ideystey ❤

  • @duuliyemedia9128
    @duuliyemedia9128 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah walaalkeyga allah ha barakeeyo ustaad warsame

  • @burhaanudiinoffical
    @burhaanudiinoffical 5 หลายเดือนก่อน +6

    Aad iyo aad guulaysta Saaxiibayaal.

  • @user-uo5vm1yw4k
    @user-uo5vm1yw4k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @AbdillahiCamiir
    @AbdillahiCamiir 5 หลายเดือนก่อน

    macha allah ustad

  • @SaciidoShAli-ip2gy
    @SaciidoShAli-ip2gy 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @alliiama
    @alliiama 5 หลายเดือนก่อน +2

    waw amazing, thanks for sharing

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 หลายเดือนก่อน +2

    All saan u sugaayey wareesiga osmaan ❤❤

  • @aamiinhilaacaamiin4522
    @aamiinhilaacaamiin4522 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guulaysta ustad yaal dhammaan tiin

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @ciraaqrvp8364
    @ciraaqrvp8364 5 หลายเดือนก่อน +4

    I.a Hadaf Baan leyahay ilaahay ha iirumeeyo sxb isooduceya 😢😢

  • @carabhagio
    @carabhagio 5 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallh ad baan ugu helay wareysi xiiiso badan Guulesta sxbyal❤❤✅✅

  • @diamonddiamond5778
    @diamonddiamond5778 5 หลายเดือนก่อน +2

    One on favorite TH-cam channel hassow pro

  • @hamsehassan8564
    @hamsehassan8564 5 หลายเดือนก่อน

    My brother keep coming

  • @baahiyemediacenter1132
    @baahiyemediacenter1132 5 หลายเดือนก่อน +3

    My role models wllky Hosow pro iyo ustaad warsame bade salamaad🖐

  • @mahamedcadi6104
    @mahamedcadi6104 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad holki aad podcast tiyada ugu tala kagashay away❤

  • @sidra857
    @sidra857 5 หลายเดือนก่อน

    Podcast so badiya i.n

  • @bmk111
    @bmk111 5 หลายเดือนก่อน +7

    ❤masha Allah waxaa isoo jiitay ducada hooyada waa wax aan arkay aniga faaiidada ducada waalidka daadaal iyo daacadnimo wax badan ayaa Allah igu suuro galiyay Alx

  • @DaalibulCilmi
    @DaalibulCilmi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha idiin naxariistee Saaxiibayaal isoo booqda

  • @tkidzzz2913
    @tkidzzz2913 5 หลายเดือนก่อน +10

    Maansha Allah tusaale aad u wanaagsan ayaad dhalin yarta u tihiin markasta aan hawlahayga ka caajiso video yadiina ayaan raadiya si energie cusub u helo hore u socda 👍

  • @SuusuAli
    @SuusuAli 5 หลายเดือนก่อน

    #hosow pro iyo #warsame bade my two role model

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 5 หลายเดือนก่อน +14

    Laba qof oo dhalinyarada tusaale u ah baa tihiin ❤

  • @sihaamahmed2143
    @sihaamahmed2143 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah horumar wacan form hossow walaal igu qaali ah🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ilyanahmedmalin3698
    @ilyanahmedmalin3698 5 หลายเดือนก่อน +1

    Osman he is businessman more risk more profit❤❤❤

  • @princess_naduu
    @princess_naduu 5 หลายเดือนก่อน

    Inbadan sugaayay❤

  • @MohamedFarah-hg3fx
    @MohamedFarah-hg3fx 5 หลายเดือนก่อน

    Part 2 pls

  • @maxamedcabdi3228
    @maxamedcabdi3228 5 หลายเดือนก่อน

    Cismaan hosaw iyo warsame bade

  • @yahyahaajihiilsan1772
    @yahyahaajihiilsan1772 5 หลายเดือนก่อน

    Labo masuul ❤

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dhalinyaro waraysi wcn samaysay

  • @Axmadwalicabdullahi
    @Axmadwalicabdullahi 5 หลายเดือนก่อน

    Isli imaw sxb ❤

  • @faroheena
    @faroheena 5 หลายเดือนก่อน

    Hosow pro

  • @Cfataxyare6
    @Cfataxyare6 5 หลายเดือนก่อน

    WAn idin salamay macalimiintayda❤

  • @abdallainafeyte2194
    @abdallainafeyte2194 5 หลายเดือนก่อน

    Soo badi podcast yada nuucan cml

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 5 หลายเดือนก่อน +7

    Aad baad u mahadsantihiin 2 qof aan aad u taageero ayaad tihiin runtii ❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 5 หลายเดือนก่อน

    I love Kenya is my country.🫶♥️🫶💋🇰🇪💋

  • @abudiosmanahmed1835
    @abudiosmanahmed1835 5 หลายเดือนก่อน

    2 legends

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 5 หลายเดือนก่อน

    Walal warsame dadka aan kudaydo ayad kuwa hore kaga jirta sidokale my bro osman am the fan of osman from osman hosow

  • @moohazaani
    @moohazaani 5 หลายเดือนก่อน +1

    Guilaysta labadayda ustaad oo aan ku daydo 🎉

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 5 หลายเดือนก่อน +1

    (MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 🙏♥️🙏♥️♥️♥️♥️🙏🙏♥️♥️♥️♥️🙏♥️♥️♥️dad cqali iyo maskax intaba isku darsaday🙏♥️♥️♥️🎊🎊

  • @Kobramedia7013
    @Kobramedia7013 5 หลายเดือนก่อน +1

    Labo dhalin yaro oo tusaale ii ah ayaa tihiin #warsame iyo hosow guul ayaan idiin rajeynaa

  • @shcabdullahinajachannel8749
    @shcabdullahinajachannel8749 5 หลายเดือนก่อน

    Wadankiina imaada

  • @Nayranuura
    @Nayranuura 5 หลายเดือนก่อน

    Ducada waa leesku arkay ❤

  • @soomanecadaanchannel624
    @soomanecadaanchannel624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad hosow

  • @nimcoibrahim1438
    @nimcoibrahim1438 5 หลายเดือนก่อน +1

    Manaha allah runtii waxbadn ayaa ka faaiiday anigoo ah ardayad weli aan helin 2kunshelin oo lagu raaco tigta ama bajaajta
    Insha allah waxn rajynayaa inan gaadho meesha aan rabo❤

  • @daljir___10
    @daljir___10 5 หลายเดือนก่อน +2

    46:22 Meshii aad kasoo qaady ku celi 😂😂😂😂

  • @user-en4jf8mh2z
    @user-en4jf8mh2z 5 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi. Saan ku. Dhagay. Sanaa yay. Waxan. Ka fogaaday. Dadkii aan ku. Dhax. Jiray. Wllky. Warsame. Waxan. Go aan saday. Inan. Abuuro. Shaqo. Ana ka baxo. Shaqaale nimada❤ alx.

  • @user-dy3vw9gx9i
    @user-dy3vw9gx9i 5 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @issemohamed7812
    @issemohamed7812 5 หลายเดือนก่อน

    Run ahaantii hosow waa walaal eey ii qorsheeysantahay waxyaaba badan in aan uga daydo waxaana leeyahay guuleeyso waligaa 🙏 ❤💯

  • @behappy2559
    @behappy2559 5 หลายเดือนก่อน

    11 ground 🎉

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah my brothers 💯👍🤲👑🌹🏆⭐️👑🌹✊️🦁✊️🦁👏👏👏👋🇨🇦👋

  • @abdifataaxcali7889
    @abdifataaxcali7889 5 หลายเดือนก่อน +3

    Lawa masuul oo noo ah rool model ilahay ha nii xafido

  • @zaaraahmed3468
    @zaaraahmed3468 5 หลายเดือนก่อน +7

    Walaahi qiso tan lamida igu qabsaty belgium 😭😭 hosow bro thanks

    • @hamseabdillaahi
      @hamseabdillaahi 5 หลายเดือนก่อน +1

      insha allah waad ka bixi wll

    • @zaaraahmed3468
      @zaaraahmed3468 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hamseabdillaahi mahdsanid wll hadda dhulki hooyo ku laabtay

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 หลายเดือนก่อน

    4 hosow boqorka🤴boqorada🤴

  • @soomanecadaanchannel624
    @soomanecadaanchannel624 2 หลายเดือนก่อน +1

    Legend hosow

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 5 หลายเดือนก่อน

    Waana kufaraxsanahy hormarkiina allha idinla garab galo dalka inaan wax kusoo kordhino aya nomuhiim gaar ahan dhalanyarada ❤❤all my people

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 5 หลายเดือนก่อน

    Anigoo dhageysan baan filaya ustaad hosow ina wax ka faaidi dono ❤ waa rijeena kula fadhisto oo coffe kula cabo kenya

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 5 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @jihomedia123
    @jihomedia123 5 หลายเดือนก่อน

    dad aan ku daydo🎉

  • @zamateradein-ov8xo
    @zamateradein-ov8xo 8 วันที่ผ่านมา

    Only dreama🇪🇹🖤

  • @SOMSHE-di7hq7xt6f
    @SOMSHE-di7hq7xt6f 5 หลายเดือนก่อน +2

    Nairobi Mel fican oo qurux badhan weye

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 5 หลายเดือนก่อน

      Nin asaaga ayaa dhistatay wadankada ka dhis sidas oo kale

  • @milavlogs9279
    @milavlogs9279 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wallo please noso samey qabka hadafka lodhigto

  • @wllsaacid0461.
    @wllsaacid0461. 5 หลายเดือนก่อน +2

    Laba qof oo dhalinyarada somaliyeed tusaale u ah baa ✊🙏

  • @Maska2240
    @Maska2240 5 หลายเดือนก่อน +4

    Nairobi baa jogaa haday macquul tahay Inan ku arko rabaa i dhiirogalin kaa qaato rabaa adoo mahadsan macalimow sharaf iyo karaamo ❤

    • @Maska2240
      @Maska2240 5 หลายเดือนก่อน

      @@Abaalfx waxan kugu jawaabto garan maayo

    • @user-lo7mv4ki1c
      @user-lo7mv4ki1c 5 หลายเดือนก่อน +1

      Uma baahnid in aad qof aragtid ugaas horey usoco

  • @SalaadMaxamed-ww1hz
    @SalaadMaxamed-ww1hz 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ustaadi aad baa ugu. Faraxsanahay horay usocda ustaadii

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 4 หลายเดือนก่อน

    The last part made me cry 😢 hooyo abaalkeda iyo wanageda illahey o kaliya gudi kara

  • @abdullahi370
    @abdullahi370 5 หลายเดือนก่อน

    20:44 😂waan xadaayaaa meesha

  • @user-br2mk5xe3u
    @user-br2mk5xe3u 5 หลายเดือนก่อน +2

    Party 2 sii wada
    Wlhi faaida badan aya Ku jirta kulankiina
    Hore u socda

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @halacgadhle2401
    @halacgadhle2401 5 หลายเดือนก่อน

    Zhp lamabarakaga watspppka ayaaan kaaa baahanayay

  • @cabdiraxmaankaalmeeye4394
    @cabdiraxmaankaalmeeye4394 5 หลายเดือนก่อน

    Dunida hal abuurku waa cajiib

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 5 หลายเดือนก่อน

    Muqalkan Ina muqalada stock's ah ina dhax galisan ma ahen ustad Podcast ahan bu uqurxona

  • @thepunisher3950
    @thepunisher3950 5 หลายเดือนก่อน

    Rag culus lkn ustaad warsame piers Morgan ha noqon dhex galka badan baan ka hdlayaa, waa idin salaamayaa sida kle

  • @Unknownjhggr5678
    @Unknownjhggr5678 4 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkoo dhan waan dhameestay ❤ maanta samir wayn baan y3eshay😂

  • @AkHannad-bv7xt
    @AkHannad-bv7xt 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp casharadisa adi no bilaaw noh Social media marketing❤

  • @user-do9op9nb1t
    @user-do9op9nb1t 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wallkey i cawi Nairobi ayan jokaa walashaa o kle ayan ahay please 🙏 😢

  • @taahachannel
    @taahachannel 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb emailkagu muxu ahaa

  • @justwatching4159
    @justwatching4159 5 หลายเดือนก่อน

    Laba nin oo wax laga faaiido baa tihiin mA

  • @liibanalfatih
    @liibanalfatih 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad suaal ayaa ku wayniinayaa
    Sidee ayaa wax lataabankarin loo iibiyaa ,inta badan waxaan maqlaa online kashaqeeso
    Anigoo uriga joogo yaa iqadayo alaabtii online kagaday anigoo ka radinaayo profits

  • @qarandoonmedia2410
    @qarandoonmedia2410 5 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan linkigiisa noosoo dhig

    • @zuuzuu3606
      @zuuzuu3606 2 หลายเดือนก่อน

      Hosow qor wa hele chenalkisa

  • @kingcarabproduction298
    @kingcarabproduction298 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shaqada uu hosow kashekeenayo mxa weyena ifahansiiya zhpyaaal😢

  • @bood90
    @bood90 5 หลายเดือนก่อน

    Film Ka 4 min Ka Maqan Macalin Warsamow

  • @ugaascade7211
    @ugaascade7211 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb filin madawanona 56 minute 😁

  • @fatimahhassan7213
    @fatimahhassan7213 5 หลายเดือนก่อน

    Hadalka aad boobaysid waaxay miyaanad provisional ahayn

  • @MariaNuur
    @MariaNuur 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ganacsi online Aya raba ina bilabo qof igu caawiyo Ayan raba

    • @M.f3711
      @M.f3711 5 หลายเดือนก่อน +5

      SISTER HADII AAD DOONAYSIID GANACSI ONLINE AH INAAD BILOWDIID MARKA HORE OGOW NOOCA GANACSI AAD DOONAYSIID INAAD BILOWDIID
      THEN INTAA WAX KAA DANBEEYA WAX AKHRI IN BADAN CIIDNA UMAA BAHNIID WLLO ONLY WAX AKHRI IN BADAN
      Sido kale daawo video ku saabsan nooca ganacsi aad doonaysiid kaa hadlayaa amaba kaa warbixinyaa

    • @warsamebade
      @warsamebade  5 หลายเดือนก่อน +1

      Waad Mahadsan tahay walaal, xagan nagala soo xidhiidh.
      wa.link/t7ji7y

    • @abdirahmanmkulmiye9781
      @abdirahmanmkulmiye9781 5 หลายเดือนก่อน

      @@warsamebadeUst Coursadii Shopify ee 5 hours aad ka samaysay Mxd inooga saartay Channelka Mise dib u habayn ayaad ku samaynaysaa

    • @ayoubisomali
      @ayoubisomali 5 หลายเดือนก่อน

      @@M.f3711 sxb halka kaala so xidhidha inad waxyabo badan iga cawiso aya donaya.

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 5 หลายเดือนก่อน

    Hurdada noocaas ah Gataati dhac haa layidhaahdaa

  • @sadamhassan4204
    @sadamhassan4204 4 หลายเดือนก่อน

    Asc huno page ka hosow ayan wax ka dalbanayay card 💳 jarmalka 3 bin markan galiyo wuu ididaya marka farinta ma iga gadhsin karta hadad qoralkayga aragto insha Allah mahadsanid

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Ustaad fadlan fadlan trade bot ka bal muuqaal ka soo samee somalidii waa na wareeriyeen adaan kugu kalsoon nahay wax fake ah miyaa mise waa sax oo waa laga shaqaysan karaa fadlan fadlan fadlan ustaad

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 หลายเดือนก่อน

    Jawiga jirkaada ayaa ka jawaabayo
    Waan kugu raacsanay
    Hadaanahay dadka Madow
    Allaah wuxuu nagu beeray cimilo kulul
    Waana sababta aan oogu raaxaysaneyno

  • @fatimahhassan7213
    @fatimahhassan7213 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar hada tahriibi rabaa 2024 maxaad ileedihiin yaana i raacayo

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 5 หลายเดือนก่อน

      Naa iska guurso tahriibkada mooye

    • @fatimahhassan7213
      @fatimahhassan7213 5 หลายเดือนก่อน

      @@user-jp9mu1of2r xagaas baan ku guursanayaa adi ma iraaci sis

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 5 หลายเดือนก่อน

    xayeeysiiska faraha badan ka daa nio

    • @MogadishuTV6572
      @MogadishuTV6572 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkaan xayeysiis waaa uuu ka weyahay

    • @ustaadaadam
      @ustaadaadam 5 หลายเดือนก่อน

      Kamuu weynaan​@@MogadishuTV6572

  • @amaligmahemed1524
    @amaligmahemed1524 5 หลายเดือนก่อน

    F

  • @Ci___se
    @Ci___se 5 หลายเดือนก่อน

    55:59 1000$ hal bil agtina waxba kama ahabeee rag wax qabsaday baa tihin walee

  • @Sarreye
    @Sarreye 5 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kasoo tagay nolal dhamays tiran iyo family faraxsan waxaana dhex taaganahay xoriyad la'aan

    • @NasramuseAli-
      @NasramuseAli- 5 หลายเดือนก่อน +1

      Allah ha ku fududeeyo

  • @user-gt5th4lx2s
    @user-gt5th4lx2s 5 หลายเดือนก่อน

    ....................