7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • 👨🏽‍💻Halkan iska diwangali: www.digitalwav... 👨🏽‍💻GET Courses - https: smma.facacusub...
    //wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

ความคิดเห็น • 206

  • @qlutojannah1670
    @qlutojannah1670 ปีที่แล้ว +39

    1. Naftaada masuul ka Noqo
    2. Ku kalsoonow naftaada
    3. Qaladaad badan samee
    4. Haka fekarin wixii dhacay
    5. Ku raaxeyso kelinimada
    6. Haka Cabsanin in aad tartanto
    7. Ku adkeyso riyadaada

    • @Siciid__boy
      @Siciid__boy 11 หลายเดือนก่อน

      Wa sax zxp thank you brother❤ 10:59 11:03

    • @Siciid__boy
      @Siciid__boy 11 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother ad iyo ad❤

    • @maxamuudildab4316
      @maxamuudildab4316 9 หลายเดือนก่อน

      Kk ninka video giisa cidi ma wada daawanayso hadaad wixiiba soo koobtay
      Thank you though, you saved time for me

    • @yazminabdlemoha9389
      @yazminabdlemoha9389 4 หลายเดือนก่อน

      Naftada ku kalsonow ereykas waa danbi wyaya ku kalsoonow rabigeyda iska fiirey❤

  • @muxsincade2520
    @muxsincade2520 ปีที่แล้ว +22

    (و ان ليس للأنسان ألا ما سعي)❤

  • @abdisalankhaliffarah3022
    @abdisalankhaliffarah3022 ปีที่แล้ว +28

    I appreciate it for this best information, Jazakallah

  • @Zalkiali7469
    @Zalkiali7469 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah masulnimadu waa her sobobto ah ani 13 jir ayaan waalidkayaga kaga hosbaxay durufo awgeed that made me successful thank

  • @Abdurahmanhaji2
    @Abdurahmanhaji2 ปีที่แล้ว +24

    Habeen wlba wxn daawda muuqaldada wll wxa dhici doonta maalin un insha allh in aan horumar la taabn karo sameen doono anigo kaashnya rabigay iyo talooyinkga role model ba i tahy wll🙏♥️

  • @markazunoorgarissaiskadag1178
    @markazunoorgarissaiskadag1178 ปีที่แล้ว +6

    Saxid 12:11 ayada وإن للإنسان إلا ما سعى
    ila(إلا) ayaad kaboode akhi.
    Sithakale keep going bro

  • @Saafiqurux12
    @Saafiqurux12 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ustad🙏💯

  • @apdirahmanmahmuud
    @apdirahmanmahmuud 5 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allah waxaan rajeenaa mAnta laga bilaapo Ian Is badali Dono
    Isoo duceeye wllyal😊

  • @samiaali4536
    @samiaali4536 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah khayr wllo ilahay miisanka xasanaadka ha kugu daro sida wanagsan aad noogu soo gudbisay qododbadan muhiim ah waxan ilahay ka bara kuwi ka faaida inu naga dhigo 🙏🏻🙏🏻

  • @sayidali4660
    @sayidali4660 ปีที่แล้ว +1

    Thank you warsame

  • @Daniel-c8i1e
    @Daniel-c8i1e ปีที่แล้ว

    12:14 sixitaan!!
    ‎وَأَن لَّيْسَ لِلإِنسَانِ إِلاَّ مَا سَعَى * وَأَنَّ سَعْيَهُ سَوْفَ يُرَى * ثُمَّ يُجْزَاهُ الْجَزَاء الأَوْفَى
    Wa an leysa lil insaani weeye. Wa ana lil insaani baad dhahday.
    Ilaa masacaa weeye. Waxaad dhahday maa sacaa jasaka allah kahyr 😊 cashir wanaagsan ayaad nala wadaagtay thanks a lot!!!!

  • @Muriye
    @Muriye ปีที่แล้ว

    thanks warsame bade wakhti kasta waxad nasiisaa tiirar nolasheena wax badan ka badalayaa aad ayey ii anfacdey 7 qodob hadana waan kudhex jiraa thanks bro

  • @aliabdullahi9625
    @aliabdullahi9625 ปีที่แล้ว +1

    Thanks coach runta ka hadashi qof kaliya iso xasuusi wxa Ani ahy aya tahy oo sababay inad is badal sameyo .Allah ku sharfo cadowga Allah ka qabto Coach ❤

  • @ismailibrahim6190
    @ismailibrahim6190 11 หลายเดือนก่อน +1

    Warsame nin qaaliya

  • @queenayaan596
    @queenayaan596 ปีที่แล้ว +11

    Qofwaliba hormar wuu jacelyahay ❤
    Balse waa inuu la imadaa falcelin

  • @abukateiskudhuuq7366
    @abukateiskudhuuq7366 ปีที่แล้ว +2

    Warsame bade ustaad shukran

  • @abdishakuurAlisamattar-x2r
    @abdishakuurAlisamattar-x2r 4 หลายเดือนก่อน

    Insha allaha waxan ku rajo weynahy inaa horumarkeyga ka dhabeyo

  • @MunizaMahdi
    @MunizaMahdi 19 วันที่ผ่านมา

    Thnks yaqy wlhi wiilkan wax badan ka barty 🙏👑

  • @aishohusseinali1705
    @aishohusseinali1705 ปีที่แล้ว +3

    Shaqada cida qabato uunbaa natiijada helyo xaqiiqa💯
    Adiga markaa wax iskadhigtid uunbey dadkuna ku aaminayaan wllh waa xaqiiq walal mahadsanid🙏

  • @LuqmaanMaxamed-t5p
    @LuqmaanMaxamed-t5p ปีที่แล้ว +11

    Insha allah waxan donaya inan nolosheyda meel kaso saaro i.a iduceeya walal idinkuna

  • @faisalfarah6648
    @faisalfarah6648 ปีที่แล้ว

    Asc waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee dhiirigelinta iyo daacadnimadu ku jirto ee aad la jeceshahay dadka soomaliyeed. Runtii waxaad tahay dadka farakutiriska ah ee umadeena ku jirta, marka sidaas ku socon ajar ayaad ka helaysaa in sha allah.

  • @jaamacfarxiya9207
    @jaamacfarxiya9207 ปีที่แล้ว +5

    12 sanan jiray markan ka tagay dar daran kii abahayna wuxuu ahaa abe farxiyay naftada ma suliyadeda qaad cidna wax ku sheegi maysee 18 sanan jira hada qofna wax kama sugo inaad masuliyada naftaada qaadid alxmdulilah 😊

  • @yuib24
    @yuib24 ปีที่แล้ว

    Ustaadkaygii Masha Allah, allah haku sharfo hana ku xafido. Waa muqaal isbadal sababi kara, dad badana nolashooda badali doona. Jazakallahu khayran.

  • @SahalOday
    @SahalOday ปีที่แล้ว +9

    Merci beaucoup frère pour nous ❤❤

  • @MawliidDek
    @MawliidDek ปีที่แล้ว

    Motivational ka ugu wanagsan sadaxdii sano ee u danbeysay baraha bulshada warsame bade thanks

  • @mukeeyle
    @mukeeyle 5 หลายเดือนก่อน

    Jasaa kumu allahu kheyr jasaa brother

  • @MohamedOsman-u1u
    @MohamedOsman-u1u ปีที่แล้ว

    mashaAllah sxb Allaha kaa ajarsiiyo wnaaga iyo dhiiro galinta aad la garabtaagan thay dhaliyarada somaliyeed thanks alot bro

  • @zackylasso
    @zackylasso ปีที่แล้ว +2

    i really appreciate it thank u stad for your motivation jazakallah

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wallaal qaali good morning

  • @foziajano
    @foziajano ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad waan doonaya Sidoodana waan uqaadan casharadani insha Allaah🦋

  • @abdishariefmohomed5935
    @abdishariefmohomed5935 9 หลายเดือนก่อน

    Aad baa u mahadsantahay ustaad bade

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 8 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy wll jasaa kalaah 😢

  • @zakzuda4
    @zakzuda4 7 หลายเดือนก่อน

    Thank you ❤

  • @idiriscago3527
    @idiriscago3527 7 หลายเดือนก่อน

    Maashalah aad iyo aad ayaad umahadsantahay

  • @PeaceMan-rn6hv
    @PeaceMan-rn6hv ปีที่แล้ว

    Thanks ustaaaD 💯

  • @HASSANMOHAMED-fh6vf
    @HASSANMOHAMED-fh6vf ปีที่แล้ว +3

    Thanks ustaad❤

  • @XamzeIdiris
    @XamzeIdiris 27 วันที่ผ่านมา

    Thanks warsame badde💔

  • @maxamedibraahin61
    @maxamedibraahin61 ปีที่แล้ว +9

    muqaaalkan waxan so boqon doona after 2 years insha allah waa xasuus { khaladaad badan same be come profitional

    • @mrbaanda
      @mrbaanda ปีที่แล้ว

      hr kusoo gaaray anaa waan soo laabanaa insha allaah😂😂

  • @sadiiq123
    @sadiiq123 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hanoo siyaa diyo❤😊

  • @daacadashkir6884
    @daacadashkir6884 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin allaha ku barakeeyo

  • @GuledLipan
    @GuledLipan 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks en warsame

  • @cumayr
    @cumayr ปีที่แล้ว +2

    Can be value pay ,time , wake up nigth , effort
    Wake up realthy pro and ziz god bless you 😍

  • @xamdacabdi3890
    @xamdacabdi3890 5 หลายเดือนก่อน

    الحمدالله الحمدلله

  • @guuleedyuusufaskar3675
    @guuleedyuusufaskar3675 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرًا

  • @khadarIsmaciil-n6v
    @khadarIsmaciil-n6v 3 หลายเดือนก่อน

    Mash allh wll wa dhirigalin wanagsan balse xagen ka laso xidhidh kara wll

  • @FilsanHaaahi
    @FilsanHaaahi ปีที่แล้ว

    Dhiiri gali yaha nolosha❤

  • @MaxamedShaafici-fh7uj
    @MaxamedShaafici-fh7uj ปีที่แล้ว

    I am Apprecaite bro evry thing got to you

  • @zakkyhassan8041
    @zakkyhassan8041 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +3

    12/9/2023❤ Hadalo Qiimo badan Mahadsanid walal Warsame👍

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 ปีที่แล้ว +5

    Ilahey jannada hakuugu bishaareeyo❤❤cajiib runta ayaa noosheegtay❤💯🙏

  • @Ikram0904
    @Ikram0904 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ustaad warsame

  • @Warsame44
    @Warsame44 ปีที่แล้ว

    Warsame ❤❤❤❤ isku magac

  • @apdiaziizileeye4739
    @apdiaziizileeye4739 5 หลายเดือนก่อน

    Thnkz warsame bade i.a sanadkan danbe anoo is bedaly

  • @arababdinazir656
    @arababdinazir656 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Akhiii Warsame

  • @Dhiirigalinolosha
    @Dhiirigalinolosha ปีที่แล้ว

    One of my brothers we love that isn’t really

  • @hoododheeman611
    @hoododheeman611 ปีที่แล้ว +3

    Chanelkaaga mnta ayaan bookhday waxyaabo bdan wanka faaiday mhdsanid wll guulayso❤

  • @NasraMohamud221
    @NasraMohamud221 ปีที่แล้ว

    Shukrn wllo alle hano garagaro

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll warsame wax badan baa kafaiiday 💯

  • @wallaltooni292
    @wallaltooni292 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro

  • @HaawoCabdinuur-ih1ff
    @HaawoCabdinuur-ih1ff 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllky ❤

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr ปีที่แล้ว +1

    Thank you a lot 🙏❤️

  • @sekeriyeyare8583
    @sekeriyeyare8583 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @khadra_abdirahman
    @khadra_abdirahman ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad we'll done the best motivator ever👏

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walaal abaal weyn baan kuu hayaa.

  • @apdimalikshbarkhad7086
    @apdimalikshbarkhad7086 ปีที่แล้ว

    Thank you alaha ka jazaai siiyo❤😊

  • @Abdishakur-Hassan
    @Abdishakur-Hassan ปีที่แล้ว

    Ustad mahadsanid lkn Aayada quranka sida maha وأن للإنسان ما سعى E sida saxda ah wa وأن ليس للإنسان إلاماسعى❤

  • @SamiiroYasiin-r8o
    @SamiiroYasiin-r8o ปีที่แล้ว

    Qofka kalia i dherigaliya tahy wll ilahy kheyr ha ku siiyo insha Allah waan gaari hamigyga ❤

  • @ShucaybZahan
    @ShucaybZahan ปีที่แล้ว

    Thanks ustad warsame bade

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 ปีที่แล้ว +9

    "Positive minds inspire others"
    ✅️Nafaadan usoo jeedin cidina kuguma garab gali karo

  • @zaciimkaofficial1272
    @zaciimkaofficial1272 ปีที่แล้ว

    Ustaad m.a thanks video wax badan ka bartay wana ku bararigay I.a after 2 year go wan ku so labanaaa wan dawanaa I.a❤❤❤❤❤

  • @Eduruus
    @Eduruus ปีที่แล้ว +21

    Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂
    FG. Hadii aan ku Qasay Like Saar.

    • @ViverPoi
      @ViverPoi ปีที่แล้ว

      ey ey dhalay

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio ปีที่แล้ว

      Kalab wana washay 😂😂😂

  • @abwaanamooreoffcial3552
    @abwaanamooreoffcial3552 ปีที่แล้ว

    Dhiiri galin tii oogu fiicneed mahadsanid ustaad ❤

  • @zhajaara2232
    @zhajaara2232 ปีที่แล้ว

    Thanks warsame badde wll

  • @Kaafiyemediais-g2m
    @Kaafiyemediais-g2m 7 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan wllkey

  • @NuurCumar-nd2yp
    @NuurCumar-nd2yp 9 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @Abdi.shakuur
    @Abdi.shakuur ปีที่แล้ว +1

    Qof kasta wu jecel yahay hormarka
    Lkin waxa Gara kaliya
    Qofkii dadaaala ❤❤
    Ustad wxn ku weydii ila hda jwb dhan kama hya ustad

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 ปีที่แล้ว

    shukran Wll

  • @sahalvlogs2
    @sahalvlogs2 6 หลายเดือนก่อน +1

    back in this video after one year in sha Allah.

  • @ridwanabdulahi2221
    @ridwanabdulahi2221 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku cafiyo wll wad nadhiri galisay hada kugu so biray waxan rajena qof an ku daydo ina noqdo

  • @MFbook
    @MFbook ปีที่แล้ว +1

    Mar baan mar 2aad baan daawan doona anigoo guuleysta ah

  • @MohamedAden-ht2er
    @MohamedAden-ht2er ปีที่แล้ว

    Inshaallah brother

  • @Waxkafahan
    @Waxkafahan ปีที่แล้ว +2

    Wll mcn waxan raba inan Ku dhaho mahadsanid, Sababtoo ah runtii waa Arin xaqiqo ah Ka dib markii an daawaday muqalkagi kan Ka horeyey , runtii adna kuso bandhigtay gabadha suuratul baqara, Anna waxan isku Dayey inan 30 Malin an akhriyo wllahil cadiim sanadkan aa dugsiga Sare Ka baxay waxan ad ugu tamayey inan Helo scholarship, Ka dib malintii koowaad marka an akhriyeyba suuratul baqara, casirkii marka an soo dukaday waxaba iso dhacday Fariin katimid jaamacadaha magalada oo I wargelinaya inan kamid noqday ardayda Tirada yar ee Ku guleysatay scholarship Koda, weliba sababtana ay tahay jamacada oo u dabal dageysay sanad guuradeda .
    Wll mcne waxad tahay qof an ugu daydo dhanka wanagsan .
    Mahadsanid

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin ปีที่แล้ว +2

    Well done.

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad ❤

  • @abdirizakmohamed7685
    @abdirizakmohamed7685 ปีที่แล้ว

    Macalin Mogadishu jogaa intee wax ka bilaabaa ❤

  • @abdullahicadaawe7928
    @abdullahicadaawe7928 ปีที่แล้ว

    good point ustaad

  • @ShamsadiinMaxamud
    @ShamsadiinMaxamud ปีที่แล้ว

    Insha. Allah

  • @Suhayla54
    @Suhayla54 ปีที่แล้ว

    Shugran. Ustaad

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 ปีที่แล้ว

    M.a ustaad waa mahadsantahay ❤

  • @Awilooww
    @Awilooww ปีที่แล้ว

    Tankz walal Hal dhibaato iGa xaLi xirfad kasta aan jaclaysto inaa Barto waa Lacag waana qaaLi..!

  • @ibrahimisco8251
    @ibrahimisco8251 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad🎉

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy ปีที่แล้ว +3

    Aan kusalino xabbiibkeeni Sallalaahu calayhi wasaallam ❤❤❤

  • @rayaanali6721
    @rayaanali6721 ปีที่แล้ว +1

    Hormarka lagu shegayaba wa ado naftaada lakali noqda saxibada badani wax value ah noloshada kumalaha

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 ปีที่แล้ว +2

    Warsame bade:bad an xeeb lahayn.

  • @ramlaabdosalam5812
    @ramlaabdosalam5812 ปีที่แล้ว +1

    Merci bcq Mr warsame

  • @Kuniciil
    @Kuniciil ปีที่แล้ว

    Waaku mahad sanatahy dhirigelintaada waxaan raadi naayey kaa helay alxmdu lilaah I.a number one noo balan ah❤😊

  • @zaciimkaofficial1272
    @zaciimkaofficial1272 ปีที่แล้ว

    Haaa wan diyaar wallka thanks bro❤❤❤

  • @RamlaMahad-e8q
    @RamlaMahad-e8q ปีที่แล้ว

    Thanks sxp wax badan kaa faa iday

  • @ilyazmaow
    @ilyazmaow ปีที่แล้ว

    Ustaad warsame mar an ku kulanay nairobi waqti uu qoraa buugisa soo saraye isla jogany wa dhira galiye waxa u ahaa qofkii ugu badna ee qaty buugagata ama
    Lacgta bixiye hadana dhahy dadka an manta heysan hla siiyo mahdsanid ustaaad

  • @kamaludinaden-xp8ev
    @kamaludinaden-xp8ev ปีที่แล้ว

    Mncha Allah uztead aragtida aad ayey waxtar uledahey