ความคิดเห็น •

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 หลายเดือนก่อน +12

    Insha allah muqaladado dhan wan dawaday lkn muqalkan waxan rajaynaya inuu noqdo muqal aan kusoo labto 6 bil kadib anigo isbadal badan sameyay aana kaga mahadcelin dono insha alalh

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko หลายเดือนก่อน +5

    Boorama like saara😂

  • @Maajid143
    @Maajid143 หลายเดือนก่อน +6

    Insha Allh 3 Bilood kadib baan vediogan dib ugu soo laaban doonaa Anoo Kabaxay Xabsiga Shaqaalanimada Chaleng Cusubna Bilaabay Oo Online Business Bilaabay Ilaahay ha igu Arzaqo Maal Xalaal Ah oo Xor ah Anigiyo Dhamaan Dhalinyarada Ila midka ah❤

    • @DaadirSeeraar
      @DaadirSeeraar หลายเดือนก่อน

      Aaaamiiin aaaamiiin

    • @Fatimachannel752
      @Fatimachannel752 หลายเดือนก่อน

      War nio kaly an isla shaqayne😂

    • @Maajid143
      @Maajid143 หลายเดือนก่อน

      @@Fatimachannel752 waayahay isa soo diyaari ina adeer

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 หลายเดือนก่อน

    Mashaallh ustaad

  • @CumarCaliAxmed-gx5pm
    @CumarCaliAxmed-gx5pm หลายเดือนก่อน

    welcome teacher !

  • @SakariyeHage1
    @SakariyeHage1 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanthy ❤

  • @CumarCaliAxmed-gx5pm
    @CumarCaliAxmed-gx5pm หลายเดือนก่อน +2

    You are being waited by us !

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 หลายเดือนก่อน

    The best motivation in somali teacher

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner หลายเดือนก่อน

    Macluumaad wanaagsan oo kooban m.a ustaad

  • @AliJagey
    @AliJagey หลายเดือนก่อน +8

    Waxan jooga qaxootiga kenya mi bbilaabi karaaa online business

    • @SoftiweerDecoration
      @SoftiweerDecoration หลายเดือนก่อน

      Haa maxaa diidaya wll waaba kuujanis becouse majiro qofkaga horeyey keep going wll

    • @AliJagey
      @AliJagey หลายเดือนก่อน +1

      Thanks wll

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed หลายเดือนก่อน

    Hello usted

  • @cilmi.side4632
    @cilmi.side4632 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad maxaa qaldaan ma naga xidhay

  • @Abdala-adam
    @Abdala-adam หลายเดือนก่อน +14

    This video is reposted 😂

    • @Daadah
      @Daadah หลายเดือนก่อน

      Maxaa kawadaa wll

    • @bashirmaxamud5162
      @bashirmaxamud5162 หลายเดือนก่อน

      Ma shegee marka

  • @CRQays
    @CRQays หลายเดือนก่อน +2

    Ustad ma ilasoo xiriiri kartaa

  • @stellahkim3766
    @stellahkim3766 หลายเดือนก่อน +2

    Wll wxd kasoo hadashaa oo warbixin buuxda ka keenta drop service iyo sida looga dheefi karo

  • @CumarCaliAxmed-gx5pm
    @CumarCaliAxmed-gx5pm หลายเดือนก่อน

    🌍

  • @CumarCaliAxmed-gx5pm
    @CumarCaliAxmed-gx5pm หลายเดือนก่อน

  • @Daadah
    @Daadah หลายเดือนก่อน +2

    Intee lakala sooxariira wall

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 6 วันที่ผ่านมา

    Xgee ka helaya facaa cusub

  • @Bulshaawi___2020
    @Bulshaawi___2020 หลายเดือนก่อน

    UsTaaad arinbaan rpaa inaa ku la wadaago

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiazizhassan1377
    @abdiazizhassan1377 หลายเดือนก่อน

    Sxp cashirahathaa intee kubixisaa

  • @MawliidOsman-gi1cb
    @MawliidOsman-gi1cb 23 วันที่ผ่านมา

    Wll asc waxaa doonayaa online shaqadiisa

  • @Alimahfou
    @Alimahfou หลายเดือนก่อน

    Why have you reposted this video

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba หลายเดือนก่อน

    I amiin wahan wahay ufudud yihiin qof dad badan ay kuhirin yihiin lakin qof dan yar on laptop haysanin runti way dibi

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 หลายเดือนก่อน

    Again

  • @yayxesweat3051
    @yayxesweat3051 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxan xirfad uleeeyahay wordpress waxan doonaya shaqo .

  • @ClaahiCabdi-fu7dx
    @ClaahiCabdi-fu7dx หลายเดือนก่อน

    Warsamaw iso qabo capcut ban aqanaa wllhi😊

  • @MohanAbdalla
    @MohanAbdalla หลายเดือนก่อน +1

    Adiga may caawin kadha si aan wax uqabto😢

  • @user-ed4op8hu2q
    @user-ed4op8hu2q หลายเดือนก่อน

    Hamigayga wa inan online ka shaqeysto 😢ilhow ifudeydi

  • @mohaninho
    @mohaninho หลายเดือนก่อน

    video editor baan ahay hadane wali wax shaqo kuma helin

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 หลายเดือนก่อน +2

    Dropshiping waa xaraaan

  • @calicabdulqaadir423
    @calicabdulqaadir423 หลายเดือนก่อน

    Wll warsame agency website ayay kaaga baahan tahay

  • @Cabdifataax400
    @Cabdifataax400 หลายเดือนก่อน

    Inchalh ilahey nasiinaya lacag aanku iibsano mar uun lakin wn helaya si aan online ubilaabo 😩

  • @abdyfaizul3867
    @abdyfaizul3867 หลายเดือนก่อน

    Sidee faca media ogu biiri karaa ama oga barani karaa

  • @MaxamedNuur-dl8qf
    @MaxamedNuur-dl8qf หลายเดือนก่อน

    Asc Waxaam ka mid ahay arday course free dropshipping ka ka faaideesanaye waxaan Rabay in aad iiga jabaabto sualahan 1 ma qasabaa in and sameesato transfer wise 2 marka ay macaamiisha kaa soo dalbadaan alaabta bangigaaga miyaad ka bixinesa marka hore ama marka ay Dalba naayaan ayaaba lacagta soo diraayaan iyaga 3 Side alibaba iyo print an product an dropshipping ka ugu samenayo amazona sidaas miyaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 หลายเดือนก่อน

      Transfer wise masamaysatay

  • @Driveslife
    @Driveslife หลายเดือนก่อน

    waad kusooo celise waa maxay

  • @Maxamed_ilkacase143
    @Maxamed_ilkacase143 หลายเดือนก่อน

    Halkeen kaala soo xidhiidhi karaa ustaad??

    • @warsamebade
      @warsamebade หลายเดือนก่อน +1

      Facacusub.com

    • @bilancilmi6678
      @bilancilmi6678 หลายเดือนก่อน

      ​@@warsamebade ma shaqaynaayo wl

  • @amalahmed6192
    @amalahmed6192 หลายเดือนก่อน

    What is wrong 😕

  • @ilhaanabokor3542
    @ilhaanabokor3542 หลายเดือนก่อน

    Casharkaga inte ka helna

  • @fhdz16
    @fhdz16 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid🤍