Halkee ku danbeeyeen 10,000 ee guri oo Turkigu ka dhisi rabay Mogadishu, 2015?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ค. 2024
  • #jimcaaledeals
    #qofiyoguri

ความคิดเห็น • 9

  • @user-tf6fs8wz8c
    @user-tf6fs8wz8c 2 หลายเดือนก่อน +4

    Real estate companies ma leenahay oo samayn Karo mashruucyo noocaan ah baryadu ma fiicnee anagaa isku filnaan

  • @GaariAli
    @GaariAli 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 2 หลายเดือนก่อน +2

    XASAN XARAASH AYAA XARAASHTAY ABGAAL NINKII MADAXKA DHIGTAY ASIGAA KAXAAXAWINAYO

    • @darishore814
      @darishore814 2 หลายเดือนก่อน +1

      @darishore814
      0 seconds ago
      Farmaajo ayaa dhexda kaga so dhacay oo siyaasadii dalka ayaa jahwareer iyo hubanti la aan gashay , turkiga iyo beesha caalamka dib ugarasho ayay bilaabeen ilaa dalka lagu sigtay in Dagaal sokeeye dib loogu noqdo

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qawaariijta argagixisada arxanka daran ayaa laga dhisi waayay. Injineero Turku ah oo wadooyin dhisaayay xataa qarax ayay ku dileen . Argagixisada Qawaariijta oon la ciribtirin yaa guryo dowladeed oo danyar in la dejiyo loogu talagalay dhisi karo.

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada Turkey loogama baahno inay dhisto .dowlada somaliya ayaa laga rabaa in wx laga weydiyo maadama ayada dowladeena tahay.Turkey wadankooda ayey ka taliyaan anaga noona taliyaan

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 หลายเดือนก่อน

    Kano war dhamestiran keno ya arkay kkkkkk

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 2 หลายเดือนก่อน

    Wadanka Dhagax iyo Biyo wax lagu dhiso way buuxan ee Soomaali iyaga Horomar gaari karta haday Qabyaalada ka tagaan ay ugu Hiilinayaan Ragan madaax isku sheeg ah.

  • @darishore814
    @darishore814 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajo ayaa dhexda kaga so dhacay oo siyaasadii dalka ayaa jahwareer iyo hubanti la aan gashay , turkiga iyo beesha caalamka dib ugarasho ayay bilaabeen ilaa dalka lagu sigtay in Dagaal sokeeye dib loogu noqdo