Kawaran haddii aad ayuuto ku gadato dhul jooga $60k?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @NuuradinAdam-ho5oo
    @NuuradinAdam-ho5oo 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha .Allaah

  • @idilhussein4549
    @idilhussein4549 18 วันที่ผ่านมา

    MashaAllaah bro maskaxdada Allah ku dayo

  • @xiinkeyxajji2120
    @xiinkeyxajji2120 16 วันที่ผ่านมา +1

    Sxboo anaga badanaa dhalin yarada ayaan ka hadlayaa waa jeeb yar kan ugu mushaarka. Badan waa 500$ ee ka soo hadl maalin ka yar lacagtaas

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaa ladhaha join venture JV waa runta jimcaale deals group arinta aad kahadashey waa property development labo ama sedex qof oo is aaminsan ayaa wax wada qabsankaro runtii waa lagu faaiida. Hore usoco jimcaale deals.

  • @rocky4066
    @rocky4066 18 วันที่ผ่านมา +2

    Aiuto waa talyaani ee afsoomaali MA ahan afsoomaali waxa uu noqonaaya "iscaawin" ama caawinيساعد

    • @maxamedCaliCabdinuur
      @maxamedCaliCabdinuur 17 วันที่ผ่านมา +1

      Hagbad dheh

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 15 วันที่ผ่านมา

      saxiix ayuuto aftalyaani jamciya carabi hagbad af soomaali laakiin hagbad reer koonfurtu ma dhahaan ee yaakudarikaro tiinka JIMCAALE DALLAS ASC ​@@maxamedCaliCabdinuur

  • @salmaanloveysn3041
    @salmaanloveysn3041 11 วันที่ผ่านมา

    Saxib waxaa isoo gala lacago badan sanadkii 18000 meel ah iyo meel ah 15000 imsana waxba mahayo hadaa maxaan sameeya