Touring A $120,000 luxury Apartment in Mogadishu (SAVANNA TOWER).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Qofkii xiiseynaaya in uu guri ka gato Savanna Apartment wuxuu la xariiri karaa Shirkada Dream Home:
    0612917171
    0611347166
    0611347163
    Www.dreamhome.so

ความคิดเห็น • 110

  • @jimcaaledeals
    @jimcaaledeals  หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ku haminaynaa in aan dhisno 100k (subscribers) oo ah bulsho xiiseysa arimaha Real estate-ka, Fadlan nala rumee riyadaas oo Subscribe dheh channel-ka saaxibadaa xiiseeyana la wadaag. Hadda waxaa nahay 26.7 Subscribers.

  • @The-Heart-Will-Testify
    @The-Heart-Will-Testify หลายเดือนก่อน +4

    We need beach homes and villas in other cities outside of Moghadishu. How about farmland homes and beautiful lake homes?

  • @ismailHaji-b4q
    @ismailHaji-b4q 2 หลายเดือนก่อน +27

    155k appartments marka ka bixinayo xanun ma qabaa maa laba nus boos gato mid kiro iyo mid biil ka dhigto😂

    • @dhiblaawe7218
      @dhiblaawe7218 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa kugu raacsanahay bro ❤

    • @YaxyeAbuu
      @YaxyeAbuu 2 หลายเดือนก่อน

      Nin weyn

    • @TIJAABISTV
      @TIJAABISTV 2 หลายเดือนก่อน +1

      You are right

    • @liilbaliil_official1113
      @liilbaliil_official1113 2 หลายเดือนก่อน

      Sax ✅️

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 2 หลายเดือนก่อน +25

    Unrealistic. Every somali would rather buy land and build a luxury house for themselves with that money. Atleast make it reasonably priced if you want to appeal to people.

    • @abduladen237
      @abduladen237 2 หลายเดือนก่อน +2

      Poor mindset, Somalis r paying $500,000 in the USA n $200,000 in Kenya for the same thing

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน

      Mogadishu does not deserve to be invested by the all Somalis and this appeal is for those who claims it today I think!

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 2 หลายเดือนก่อน +5

      @@Madaxey-r2fdadka saas u hadlaya waa Oromo dolka somaliyed raba in ayeye dacaan

    • @maskaxaaji
      @maskaxaaji 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@abduladen237 those countries have insurances but Somalia doesn't have, if it burns down, the land owner takes his land 🤨

    • @nasraqaali7050
      @nasraqaali7050 2 หลายเดือนก่อน +1

      @abduladen237 There are better options here in Somalia. We are not on that level yet. There is plenty of land to purchase and build. Plus, the land is ours.

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 หลายเดือนก่อน +1

    I thought you were going to show interior, but its virtual image

  • @zaalimaziiz
    @zaalimaziiz 2 หลายเดือนก่อน +1

    macquul mha parklands oo nairobi ah hafadaha ugu qaalisan xitaa intaas mha qiimhs? mxa khaldan

  • @TheSaaqeey
    @TheSaaqeey 2 หลายเดือนก่อน +7

    aad ayuu khaali uyahay, Saudiga oo aan joogo waa kakhaalisanyahay.

    • @boojoboojo-ev5vp
      @boojoboojo-ev5vp 2 หลายเดือนก่อน

      saudi makka meqo cml ayuu ka joogaa guri xaramka ka ag dhow

  • @kaahexpress6261
    @kaahexpress6261 2 หลายเดือนก่อน +4

    120k usd is very expensive for unsafe city.

    • @garass2700
      @garass2700 หลายเดือนก่อน

      How much you expect

    • @KojLok-dy6gp
      @KojLok-dy6gp 25 วันที่ผ่านมา

      Some developed countries are cheaper than somalia walahi. Wtf are these people smoking?​@@garass2700

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 2 หลายเดือนก่อน +2

    MASHALAAH MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KAQABO

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 หลายเดือนก่อน +11

    Absolutely overpriced as most of the people can’t afford to Buy or rent it , alxamdulilaah I got houses our capital city mogadisho unfortunately this price is exaggerated.

  • @xisolle-4
    @xisolle-4 2 หลายเดือนก่อน +2

    Addisababa ayaan booqday wax yalihii igula yaabka baadna ee aan ku arko wa hab dhismeedka quruxda badan ee guryaha wan rajeynaya in dalkeena sidas si la mida u dhismo doono wixi qurux badan nafta u bahan😊

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah tabrakalah ninkasta ciidisa ayuu qiimo ku leeyahy

  • @Mezorie
    @Mezorie 2 หลายเดือนก่อน +6

    Lacg uun bay doonayaan .

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaa Ka horeeyso Amni Nadaam, Kala dambeyn iyo nadaafad

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 หลายเดือนก่อน +6

    Dhawr waxyaabood baan is waydiiyay bal qofkii igu dhaama ha iiga jawaabo:-
    1-ka waran hadii dab qabsado biyaanada 17aad yaa awooda inuu dabkaas xakameeyo
    2-Hadii dhaawac ama tarar uu gaaro biyaanada 8aad sidee loo dayac tirayaa ileen 17 dabaq oo isku xiran nin walba iskiis u gatay😂
    3- Somalia ma leh nidaam bulaacadeed oo qashin saar ah 17dabaq waxaa ku noolaan kara dhawr kun oo qof xagee marayaan dareeraha iyi gufaacada intaas le'eg hadii ay ugu badato baraag yar baa hoosta laga qoday dhawr bilood bay ku buuxsamin. Sidoo kale qashinka qalalan haraaga cuntada xagee la marin.
    4- Anigoo jooga dabaqa 17aad hadii korontadu iska tagto maxaa la yeelin sidoo kale 1 wiish ma anfacayaa 17 biyaano😊

    • @cabdulaahishataa5322
      @cabdulaahishataa5322 2 หลายเดือนก่อน

      Sax,qof walba gooni ayoo ugate lakiin shirkada faraha kama qaadin ayadaa kor kaheeso waxwalba kaa caawinooso

    • @fe8445
      @fe8445 28 วันที่ผ่านมา

      Waxaas oo dhan ma inaan laga fekerin bay kula tahay. Dadka guryahan dhisaya waa kuwa dhisa guryaha dhaadheer ee Nairobi.

  • @cabdulahixusenaxmed986
    @cabdulahixusenaxmed986 2 หลายเดือนก่อน +2

    Apartment iibso hal madfac haku dhaco ha dumo dabaqa ya ku celinaayana

  • @mohamedalifarah5142
    @mohamedalifarah5142 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dhul an leeyhay man iibsado vilana ka dhisto marks dabaq korkiis leeyga ladaayo

  • @alimohamudshire4638
    @alimohamudshire4638 2 หลายเดือนก่อน

    Absolutely amazing ❤

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 หลายเดือนก่อน

    Aaway dhulkiisii sida meesha caruurta ku dheesho iyo beero lagu nasto?

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas lagama yaqaano ma rabaan inay baneeyaan ha meter oo dhul ah waa Lagu Imtixaamay dhulka Soomaalida gaar ahaan Xamar

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlaalo Sideen u helaa kontak/ga I am really Intrest . guul u rajeen dream hse

  • @maankamuuse743
    @maankamuuse743 2 หลายเดือนก่อน +1

    $159k boos aan leeyhy ayaa fila laba biyaano ku dhisnkraa waliba 6+2.5

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 wa qoslay wlh dad juhala meel fadhiya guri dhisaya markase kuleyihin 2 qol 120kun dollar 2 dhul oo mid 4 qol iga dhismyo aya ku ibsan kara

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 2 หลายเดือนก่อน

    Walalkiis ma aadan sheegin sida loo ka la bixinayo lacagaha

  • @abdiqanifarah8964
    @abdiqanifarah8964 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan don't forget elevators

  • @fe8445
    @fe8445 28 วันที่ผ่านมา

    Qurbajoogta $120 kun waa la badan tahay. $120 kun waxba kama aha Xamar.

  • @uzeir7082
    @uzeir7082 2 หลายเดือนก่อน +4

    115 kun, maa yurub guri ka gato

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

      Yurub ma.dhulkaga qaxoti aka tehe

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@deqawarsame-ml7fm
      Soomaali oo dhan Qaxooti ayey noqddeen Dhulkoodi way Ka carareen waana Dhaqan xumada iyo Dowlad la,aanta

  • @caydiid15
    @caydiid15 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xamar ma nabadbaa?

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 2 หลายเดือนก่อน +3

      Meshan dadka af oromo ku hadlaya ama cuqdad qabo logama bahna

    • @khadaraj1846
      @khadaraj1846 2 หลายเดือนก่อน

      Su'aasha jawaab
      Xamar manabadbaa?​@@yaqubofficel212

  • @AliAbdirahman-gl4nf
    @AliAbdirahman-gl4nf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guri qurxan iyo wado wada qashin ah waa layab wlahi Mogadishu meel walbo qashin baa buxa lama ba socon karo qof walbo gurigeda udaran qof wadada shaqo kuleh Maleh 😢

    • @fadma638
      @fadma638 2 หลายเดือนก่อน

      Qashinka waxa ka daran bulaacadaha suuliga wax dibada u bixinaayo ma leh gudaha ayey ku fadhiyaan😮

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed1205 2 หลายเดือนก่อน

    Wow mashaa ALLAH

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 หลายเดือนก่อน

    Aad Buu qaali u yahay. Nairobi parklands oo meelaha Ugu qaalisan ee ay somalida ka gadato xataa wuu ka qaalisan yahay.

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 หลายเดือนก่อน +1

    $175 kun tuug hanti soo dhacay lee gadan karo.....qurbojoog waashay ma sheegin meel aan amni lahay yaa hanti gashan karo xitaa hadii la ijaaro wax nacfi leh kaama soo galaayan.

    • @alimaxamed3660
      @alimaxamed3660 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mugdisho waa nabad waa meel la maal gashankaro

    • @Rahmah-Mercy
      @Rahmah-Mercy 2 หลายเดือนก่อน

      @@alimaxamed3660 aniga chinese maa i mooday lol ku dhashay kusoo koray kana soo jeedo qarniyo Xamar cade

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 2 หลายเดือนก่อน +4

    Somalia is a huge county with low population. Instead of spending thousands on a crambed apartment you are better off buying land and building it the way you want. Don't buy someone else's ide

  • @abdullahidaad2062
    @abdullahidaad2062 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkk waa wax lagu qoslo in apartment qiimahaas la gadayo , Dadka ka xishooda aad horay xoolahoodii u dhacdeen

  • @aliibrahim1725
    @aliibrahim1725 2 หลายเดือนก่อน

    Guryahan wadamada yurub qoxootiga ayaa
    Ladajiya

  • @relaxationdreamscinema3987
    @relaxationdreamscinema3987 หลายเดือนก่อน +1

    This prices are not realistic. For poor country like Somali where people don’t have even decent income.

  • @AhmedDsy
    @AhmedDsy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Woow waa guri luxury ah

  • @OmarEgal
    @OmarEgal 2 หลายเดือนก่อน

    Expensive, why people buy apartment for 175k maay dadku ku gadaan villa quruxoon

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dabaq iskuma aminayo ani, dadkenana maba basgarenayi waayo nidamka ayaa ku ficnen

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 หลายเดือนก่อน

    Hor mar ma,ahe wa calaamatu saaaca

  • @MoIntertains-hk1ix
    @MoIntertains-hk1ix 2 หลายเดือนก่อน

    2 qol iyo fadhi nairobi weliba meesha ugu fiican waa 54000 oo dollar!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

      Iska aamus
      Beentana iskada

    • @MoIntertains-hk1ix
      @MoIntertains-hk1ix 2 หลายเดือนก่อน

      @@batulasmail8261 waa xaqiiqo! Laba qol iyo fadhi nairobi waa konton kun ilaa konton iyo afar kun. Guryaha soomaalida, hindida iyo shiinuhu dhisaan. Cid nairobi joogta wac oo u dirso. Afar qol iyo fadhi waa boqol toban iyo shan kun oo dollar. Boqol iyo soddon iyo shan kun ay ahaan jireen lkin hadda labaatan kun ay hoos u soo dhaceen. Marka wax aan ogahay oo aan hubo ayan ka hadlayaa ee aamus ha I oran nijaas yahay!

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sidee ku dhacaday Nairobi oo xamar in badan ka hormarsan in aay ka raqiisnaato xamar guriga 4 bedroom 120k ayaad ku heleysaaa😢😢😢

    • @dhiblaawe7218
      @dhiblaawe7218 2 หลายเดือนก่อน +1

      Meeshan overpriced wye

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaan iibsado ee shabaab miina ku xeraan kawarama faqri dag dag maaho😅😅😅

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 2 หลายเดือนก่อน

    Saacadi qiyamo aya so dhawaty wa leyska indhatira

  • @Hawenay
    @Hawenay 2 หลายเดือนก่อน

    Guri xor ah oo daash le ban ku dhisi kara intaas oo lacag ah

  • @FeisalAbdukadirMohamed
    @FeisalAbdukadirMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    WAXOGA QIIMAHA AYAA YARA BADAN LKN SIDA KALE WAA HORUMAR FICAN HORE U SOCO SXB

  • @msalah67ms
    @msalah67ms 2 หลายเดือนก่อน

    ninkan hadlayaa Afkee ayuu ku hadlayaa? af soomaali ma aha . hadii aad wax sheegayso
    af soomaaliga si fiican u baro si loo garto waxaad sheegaysid. hadii kale iska aamus.

  • @CaliCAAC
    @CaliCAAC 2 หลายเดือนก่อน

    Yurub waxa la gada 80k euro 💶 kkkk qali wte

  • @tothemoodcrypto6782
    @tothemoodcrypto6782 2 หลายเดือนก่อน

    Markaad gadatit waxaa kuxigto Unukaa iskaleh😂

  • @Muslixtrades
    @Muslixtrades 2 หลายเดือนก่อน

    Lacagta lagu dhisay meesha laga keenay halasoo caddeeyo haddii ay tahay lacagtii masaakiinta laga boobay cidda iibsatay iyada ayaa is dishay

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 หลายเดือนก่อน

    Wa raqiis

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah❤

  • @mohamednuur3310
    @mohamednuur3310 2 หลายเดือนก่อน

    Ya la gadaaaa bos aad u madax banaan tahay ayaaba yalee

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 หลายเดือนก่อน

    Ma waalan kuwaan hal abaarmiinto 175kun hawiye tuugnimo kama dhamaato wlhi

    • @mursalcismaan7692
      @mursalcismaan7692 2 หลายเดือนก่อน

      Dadka xanuun ka qabiilada qaba looguma tala galin yaa ku yiri hawiye ayaa leh

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 2 หลายเดือนก่อน +1

    Magaalo dabaq la ciiraysa wadooyinkeeduna baaba' iyo gabaabsi yihiin waa Muqdisho.

  • @foosmahamud4785
    @foosmahamud4785 2 หลายเดือนก่อน

    War waxaan qiimo fiican ma ahanee hanoo amaanin bisinka

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 หลายเดือนก่อน

    Hotel Jowhara soow maaha kii mooryaan qeybdiid dhistay lol oo habeenkii xaafada dhan laga seexan karin tumashada raga iyo dumarka isagu tagaan😂😂😂😂😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 หลายเดือนก่อน

    Bal eek mugdiga uu dhex taaganyahay ma magaala mise waa Baadiyeb

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 2 หลายเดือนก่อน

    Qaalisanaa

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤🎉

  • @CaliCAAC
    @CaliCAAC 2 หลายเดือนก่อน

    Bulkeeti waye kkk nacas dagal aduu dhaco kkk😅

  • @Sooyaal252
    @Sooyaal252 2 หลายเดือนก่อน

    Ma 2 Qol Baa 120k Ah 😂

  • @dhakardhakar2906
    @dhakardhakar2906 2 หลายเดือนก่อน

    When you come downstairs, you will be in a zoo. Who wants to buy an apartment in the middle of the zoo?

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 2 qol oo appartment ah 120kun hala isku cayaro waye😂😂😂

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 2 หลายเดือนก่อน

    Bisinka

  • @MoIntertains-hk1ix
    @MoIntertains-hk1ix 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan suuqa maba la socdaan! Nairobi oo nabad ah ba intaa lagu ma iibsado. Ninka qiima sargooyay yaa waaye? Koleey waa tuug habargidir ama murursade ah nacalaa idin ku taal dheh!😂😂😂

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 2 หลายเดือนก่อน

    What joke you got cheeper houses in East Europe the country doesn’t have safety no economic no health no decent roads and the list goes on

    • @Oromiakeboen3beoej33ooj32
      @Oromiakeboen3beoej33ooj32 2 หลายเดือนก่อน

      OROMIA INDEPENDENCE

    • @Oromiakeboen3beoej33ooj32
      @Oromiakeboen3beoej33ooj32 2 หลายเดือนก่อน

      May God make ethopian fall long live oromos we took over the hebasha kingdom 😂😂😂😂

    • @Tioej3oej3nei3jiw
      @Tioej3oej3nei3jiw 2 หลายเดือนก่อน

      Awwwww poor AIDhebash he's mad his people are getting destroyed (as they should) and wants to reflect he's jealousy to somalia

    • @Tioej3oej3nei3jiw
      @Tioej3oej3nei3jiw 2 หลายเดือนก่อน

      They day ethopia splits into multiple states and goes into a war thorn nation is the day ill be in tears of joys

    • @jdidyeiwg3iehvuu
      @jdidyeiwg3iehvuu 2 หลายเดือนก่อน

      Hey!!! Dirty hebashi get back to work no one else Is gonna clean up the roads