Qamar sugani waa fanaan aaan taageero u ahay Runtii waa nin Qablbi Wanagsan oo dad nimo leh izka Af gaaban Dadka oo dhami u,siman yihiin Maanta waxan su,aal uga dhigayaa Qamar inuu heesaha ka daayo lyricska waayo heesahiisa heesba heestay ka dan bayso ee ay videoga tahay way ka views badan waynaa ka saamayan badan tahay inta aan ka codsanayaa waa intaa (saalaamula🖤🙏
Wwwww 🥰 🥰 🥰 wlhye ani hada kahor hes maka Helin mana dhagesan sida tan u dhagestaye wa hes jirta erayo cajib aha o runta kahad laya msh alaha nest 🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏
Heestasi maxay run ka hadashay inaan anigu sameeyey ayaan is moodayey
Hawraar Music production Muhiimadu Wa Inaad Ka Soo Qda inaad sameesay😄
Caydaruus 😂😂😂😂😂gormaad samaysaa aduu😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Markad abwaan tahay de😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Malaha abwaanka hestu wa adi 🤣🤣🤣
@@ibnuazaan2723 wa dab jacayl wll
Ayaanle pato qamar hit 🙈 sxbyal halka kaga haya
Qamaraw heestii nicima soo dhamee wll plez😥
My pro hipadayda wax ma qapan kartaa
■■■■■■■■■■■■■■■
th-cam.com/video/6J9m5sNt_e0/w-d-xo.html
Saaxiibtinimada iyo xaqiiqooyinka
Kusugan
■■■■■■■■■■■■■■■■
Ana ku waso
Qof walboh qoralkyga arkaa waxan u rajenaya cafimat iyo cibado suban ❤🙏
Mhdsnid
Xaqiq waaye
Aamiin yaarabi jisakallah khayr Alle haku dhowro aamiin yaarabi ❤❤❤
Sidokle wllle
adigana sidookale
Waa macaan heesuhu laakiin waxa kamacaan quraaanka kariimk ah
Jaahil like raadis ah
hhhhhhhhh
Wow another level qamar and paato legend's
Legend is legend
God poy
Pils codsi pro
Wallky waxaan hipo u leyahay fanka
Apwaanimo iyo fanaanimapa waxan kuu
Qamarka m.a salaan sare Khalid fanaan qaaliya❤️
~ Saaxiib jid goyaa nin jileec lahaystaa iyo xaasid
~ kulajira yay jaanis kaahelin hala jaarin abidkaa
~Tani hees waydhaaftay ee magac kale haloo bixiyo ❤
Qamar sugani waa fanaan aaan taageero u ahay Runtii waa nin Qablbi Wanagsan oo dad nimo leh izka Af gaaban Dadka oo dhami u,siman yihiin
Maanta waxan su,aal uga dhigayaa Qamar inuu heesaha ka daayo lyricska waayo heesahiisa heesba heestay ka dan bayso ee ay videoga tahay way ka views badan waynaa ka saamayan badan tahay inta aan ka codsanayaa waa intaa (saalaamula🖤🙏
Xaya kalah akhii taxta amrak
@@Nassinsoraan leg
Qamar suugani inta Tageerta ismuuJiya 👋❤️
Heestani in ay macaanaty ayaan hupaa waayo qamar ayaa laxanka saarey 🤗❤
Inta qamar codkiisa ku haysata like ta hayla dhafiina
waaaa wareey cadi maha way shidantahay Reaction baf baf ayan kasinaya sodaa boss👌👌👌🏻👌🏻👌🏿👌🏿🙏🏿❤️
🥰🥰🥰✊🙏🙏✊✊✊
That is really
Qamar laxamadiisa walahi lama helaayo nio ninkani waa cajiib horumar wacan saxiib
Muhiimadu waa inay hargaysi hoygii fanKa taHay
Can't wait this fire 🔥 another level my brother qamar suugaani absolutely fantastic songs Somali music to the world 🌍
😘😘😘😘
Yes mideeye nin adaga guulyso wll adan ❤️❤️
,,,,
@@sssss-rc5ey 0 v3
Saaxiib jid gooyaa
Nin jileec la haysta
Iyo xaasid ku jira
Yay jaanis ka helin
Hala jaarin abidka
Lajihaad naftaadoo wayaha lajaanqaad waxan ahy 21 jir Europe joga balse an sharci heysan inchlh wn guleysan dona alx blse alle cafimaad buu i siiyay
Another level 👍
Asc
Wllky saalax sanaag
Yeah th-cam.com/video/AsPKU9BMgLs/w-d-xo.html
Qamar markan wxd moodaa in warkaygu kusoo gaadhay Wlhy 😂🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🥰❤️❤️
Jabka guusha loo maro yuu jabin hankaaguye Samirkaaga joogtee Ax heestu Anay igu socotaa maanta Qamarkayga 💕❤❤❤
Sidookale
Jabka guusha loo maro yuu jabin hankage samirkaga joogtee ☝️ inta iga danbeysa salaama ❤
Saaxiib jid gooya,a
Nin jileec lahaysta,ah
iyo Xaasid kula jira
Hala jaarin abidkaa
Raga fanka iska leh horey usocda ilmaaderayaal
Everything about Qamar suugani is nice🔥🔥🔥
Sax wlhy m.a ❤️❤️❤️
Heeztan iztareen ayaan kunoqdaa nolosheyDa Hal mar izpadeshaY taariiQDu waa 12/12/2022 wxn Joogaa lipia wxn rapaa inaan rajadeyDa kamidho dhaliYo aYan rapaa Qofwalpa oo riyo leH inay urumowdo aYaan urajeynaYaaa
Heestani noLosha dhabta ah ayey wajahaYsa🥺🥰
La jihaad naftaadoo
waayaha la jaan qaad
ha u joojin weligaa
maalmaha jicirta leh
Jabka guusha loomare
yuu jabin hankaagee
Samirkaaga joogtee
Saaxiib jid gooya ah
nin jileec lahaystaa
iyo xaasid kula jira
yey jaanis kaa helin
hala jaarin abidkaa
Jamashada qofkoo nugul
qun yar jaan ula raac
waaa jaajar noloshuye
ha jir diidin admiga
Murankiyo jikaarkiyo
dadku ma aha jees jees
Jahligay tilmaamaan
An other level ❤👋💯
Woow Wiilkan yar hal dhiiri galiyo waa walalken
Markasata oo aan dheegysto heesahaga waxad moda inay iga hadlayan wlhi huuno nolow inta nolol jirto❤😊
Hees wakhti xadirkan somalida ka hadlaysa on fire🔥❤
Koobka sxptinimada Sharmo boy ayaan siiyey ani👊
Heestii adi iyo dejiya xasan baan kaa sugeynaa hadeynu nahay team qamar suugaani ✌❤
Sax Wllhi Gabadhas Laso Qaad Qamarow
Wwwww 🥰 🥰 🥰 wlhye ani hada kahor hes maka Helin mana dhagesan sida tan u dhagestaye wa hes jirta erayo cajib aha o runta kahad laya msh alaha nest 🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏
La jihaad naftaadoo♥️waayaha la jaan qaad😋Haw joojin waligaa maalmaha jiciirta leh😁ayy Ereyoh Qlbiga uroon🥺💔
Heesta galiya oo runta ka hadlaysa that’s ture 💔🤦♀️ 10 October/2021 - Uganda 🇺🇬 kampala
Hees waa qamar dhagayso ama iska dhaaf no
Legends keep going 💪
Heesta qamar kaliya ayay ku ficn tahy
Qamar sugaani mucjisada fanka wlhi alle haku dhawro huno ❤️🌹🙏
Heestan ana murgasan dawan sxb walba aa lasxib wuu iqayan😪😪sxbda qaar wax labrta mhn😳
Qamarow heestii xqiiqda side ugu hadleyso mrkan arky waxan izmodaba ina anig laxankyda leyahy🤩
Too faced man who will never have chance with me in million years to come
Amarka ilaahay
Laxamada qamarbaa iga gadan
This is goin throu his best
La,jihaad naftadoo waayahaya la jaan ,qaad ha ujoojin waligaa malmaha jiciirta le 😍 jab guusha lo,maro yuun jabin hankagee samirkaga jogtee🥰
Codka xaada kiciyee xan xanteeya laabaha qamar lagu xidhiidhshaa 😍👉 legend
Qamarow zhp ana xiliman hees kula soo qaadaa 🤪
Qamar sugani anigana hees kulaso qadi done keep going qamar sugani😋
Walhi qamarow heetan wan la dhacay ❤💋💋💯malinkii 5 jeer Yaan ku ceshtahaa💋💋
Qamar suugaani mucjisada fanka soomaaliyed keep going 🔥❤
Qamar fanka somalida ninka iska leh wayey wlhi wax walbo macan ayuu kasoo saaray best fanan
Heestaydii ❤️😳 wlhi hankayga dhistay
Qamarka fanka shida wax kaleH
Hees farxad waaye
Hees wali waye
Hees kalakacsan waye.
Hees lagu qancaayo waye. 😇👌
Heesta soo fasaxa dee💤
M,a heestiii heesaha keep going mi protherz
Tha one only Qamar sugaani Fankii Oo Qof ah 🥰 Legend waku Salamay
Ilaa shaley ilaa manta wan sugayey hestan🥺🥺😥sababtuna markii aan ogadey saxib xasidaa aan so dhaweystey
Xaqiiq bey ka Hadley erayadasi mzhllh abwaan ka smyey
Qamar suugani and ayanle pato keep moving legends 👏 🙌 #qamar
Walahi qamarow ayadoo waxpa viyuusa haysan ayaan arkayay imina wkaa pro noloshu kuma wumaysopro
Wow amazing absolutely wankahelay heestn hees wax dhab ah Ka hadlysa
Rag Culus Baa Iahelay Ayaanle pato iyo my brother qamarka duula Alla Yacizak Hees Iyo Bar Wlhi 🔥🔥
HEEES WAAA QAMAR DHAGAYSO AMA QARÀAMI DHAGAYSO🥰🔥🥰
Nin jileec lahaysta ah
Iyo xaasid kula jira
Yey jaanis ka helin
Hala jaarin abidka
Eshclaa best song 🙏✌
Qamar changed the game ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰❤️❤️❤️cannot stop listening 🙉
ulululululullululullululullululululullulu heeestan waan ku haystaa wow wa runtoood ilahay ha naga xafido xasidinta
Wax baa KARSAN legends shoodhaheega qamarka fanka is back🔥🔥❤️ qalbiyada idinka raali ah wllyaal
Wxvasdhm
Heestan realitygay ka hadlaysaa qamar sugani fankii oo qofa keep going pro
Keep going my Prothar Qamraka nin culsu
Wooow qamar iyi ayaanle waa ka yaabi cod macaanka
Wwwwww Qamar sugaani❤️🤴🏿💜
Sxp jid gooya ah qamarka end ayanle
Keep going
Qamarka🤴🏽🦋
Tano kale waxa la dhaha xaqiiqda jirta oo iyadu hadashay runti Qamrka hirgalay 👏👏
Hestan only the one qamar aya ku wacna inti ila darentay is mujiya
Qamarka hirgalay waxan Amin sanahay ina Ali shaah MOYE inad fanka somalida ugu haysato
Hhhh ciyaalka isaga ku dayda bad hor wada ninka ka xishoo
sheeka xume ina cali shaah fanaan maahe waa ciyaalki qamar
Amazing Qamar and p00t0H qalbiywda idinka Raaliya❤❤❤
Qamar muqdishaa lagaa sugaa 2022
The one and only, Fire voice 🔥
Hees tii aduunka waaye thankz qamar sungaani
Ereyada. KHADAR RAGA NIMO..LAXANKA QAMAR SUUGANI..MUSIC MAXAMES WARE ...another livel..
Qamar suugaani waa fanan erayadiisu macne leeyihiin oo ad u laxan macaan
Walhi hees uu qamar leeyahay oo an xifdisanayn ma jirto😅viva qamar🥰
Qamar ama Qaraami waa kuwadna legend toom kaad doontaba ka hees🐐🔥✋🏾
wey dareen hadleysa hestan😭😭😭😭
Heestan waa dhiirigalin inta mal muhu ku adag yihin ALLE ha u dhibyareyo!
Qamar he is never disappoint.... everything about him is lit!
Ninka cumamadiis Lama Haysan Karo Qamarka Fanka shida Anagu Yaabnay styel cusub HEES Cusub
Waah waah qamar suugani in the building the legend ♥️💪🏽
Qamaroo libahaa fanaanka kiliya antageero from oromia 🇸🇴
Wlhi ninkan fans badan ayuu leyahey 2minute 1k like wxn qamar fans uun sameyn kara😱
Heestaan samiir zaam inuu kula qaado ku fiicneed.... Keep going our fanaan.
Qamarkii hir gakye ather levare
Waa sugaa heesta soo daa legend another level muuqal diyaar saan qamarka 🙏🙏♥️♥️💯💯
La jihaad naftaado waayaha la jaan qaad 💦🥰💕🕊💫wxn hees lama dhihi kro hitt wyeh🔥🔥🔥🔥
waaaw qamar heeskana waa mida qiimihisa wata🥰
Waaw qamar lambarkiisa isiiya suu hees
Codka qamer sugan o kaliya ayay ku macaneyd wayo codkisa mcn masha Allah
waaw another level qamarka fanka
Ruuxa qamar la heesaya cod xumaaa
The one and only qamar suugaani
Woow wa hees shidhan qamar salan saree sxb adhiga iyo bato
Hees waa dhaafty 😢❤️
Qamar in zouk
Qamar sugaani Absolutely fantastic 👍🙈