Hees H❤️❤️Y❤️ in loo qaado mudnayd Dhagaxa buuraha ku jira Haddaan dahab kaaga dhigo Qoortaadana dhayman suro Abaalkaagii ma dhigin Ma erayadaasaa qof aan Hooyo ahayn igula soo dhacayaba!
Alx aniga wan ka dubanahay bro ayado ila jogto ayan dhageysanayaa wan kala dubanahay aniga iyo adiga waayo adiga wey ka fog thy run ahantii aniguna hosteyda ayay jogtaa 🥰waxa ku rajeynayaa in aad is dhageysan dontid
Heestan waa Heesta aan aduunka ugu jeclahay markazta wx mooda oon maqalo in nolshyda laga sameeyey heestn waxa jira gabar aan gudi karayn abaalka ay ii gashay malintii ay noloshayda ku soo biirtay waxy ka dhigtay nolshyda mid aad u qurxon wxy ii noqto wax kazto oon u baahdo heer wxn gaadhay aduunka oo dhan aan u baahn iyada oo kaliya ka dhigto wx kzta waxy I bartay micnaha jacayl Naftaydu waligeed may arg meel ay ka heshay naxariista aan agteeda ka hely waa gabadha aduunka ugu qurxda badn wna mida aduunka ugu wngzn uga naxariizta badn waa qofkii ugu horeyey een jeclaado ismna lihi iyada dabadeed ayaad wx jeclaan doontaa cawa way iga xanaaqsnthy wn seexn kari wyy iyada laan.teed saacdu waa 2:42 Habeen nimo 1 October 2022 wax ii wehel aH Hestn oo mar kzta noo ahayd hees labadayda nalogu tala galay ani iyo nolshyda warda fowsi Ma jiro ruux aduunka korkiisa saarn oo adi kula meel dhigi karaaa wxd thy qofka aduuunka ugu jeclahay waliga farxd igu noooolow / w / 😭😭😭❤
Maxa ka qurux badan marka heesta magaceedu tahay shugri magaca hooyadayna shugri la idhaahdo magaca xaaskaygana la idhaahdo shugri Respect one and only singer mahamed wardi cabdi cabdilaahii qamar sugani ❤🤍💚
HeestaNi waa heesta hu heesihiisa ugu jecelyahaY Al fanaan qamar zugaani mar aan waydiiYey tee ugu jeceshaYahh heesahaaga ayaa waxaa uu igu jawaabaY shugri
Aduunka qofkii alle hiisa ku xiran jaceel dacad ahan heesto wlhi wax ka macan malaha alxmd 🤲waqti dheer kadib waxan dib isku helny jaceeylkeeygi anago kala maqnen 3 years kala joogno 2 qaarad balse ugu danbeen waan is helnay jaceelka dhabta ahna ma dhamado iyo kalsonida🥺insha allah alle hana isku keen calfo🤲
Dhibkeyga kuwii jecla ka xiro dhagaha itiri ha jabin hayga dhicin macaan markan yaara dheliyana dhaqaq zocodad itiri xasusteydan ku dhigey MY FAVOURITE ZONG😑🫀🤴❤ILOVE U NOLSHEYDA ABDIRHMAN MOHAMED WARSAME🤴❤
Heestan waxan dhagaysan jiray 2021 bishi 1aad mamo ayaa ku maqnayd turkiga aroorti markan kaco la hadli jiray si aan uku sheego markasta inan u xisay manta wa 27 june 2022 aniga canada joga eversince aan kaso tagay ma dareemo meelkaston tago meel u dhiganta ama lamid ah gurigay hooyo jogtay ilahay cimriga iyo cafimadka haku siyadiyo hooyo macan🫶❤️
Heestan waaa heess dareen gooni ah ii samyssaa yasm ♡cid aan adiga ahaynn wlhi qalbiyga may degin /22/04/2022 1:34am istanbul/turkey habeen ka mid ah haabeenda aan xooga kuu tabay wlhi garbkygii waan kuu xiisay melksta oo aad jogto rapi ha ku xafido🤲😭😭🥰🌍♥️
Wlhi caawa mar kale ayaan ku tabay ilmd a dhabanka Ka masaxy ma aqan goor aan ku Heli ama kula kulmi dono lakin waxa ku shegya wlhi ina ku xisy nolozhydii 10/09/2022 Athens greece 😭😭 Rapow markle nankulansii ina so celi
Dhayahaan wax ku daawaday Wadnaha dhaqdhaqaqayaah Dhiigu ku shaqaynayy🕊🧡 Dhararihii igu adkaa dartaa Baan ku dhaaafayoh Markaan ku helaan Dhaqdo nolosha i dhamaystirtee👀🫂 Hppi naftaad dhiirisa ku tiri Dhakhtarkaygio ma dhalan Dunidani ma dhalan Agtaada qofaaan dhigaaaH👫🔐 Dhibkayga kuwii jeclaa Ka xiro dhagahaad itiri Ha jabin hayga dhicin macaan😥♥️ Markaan yara dheeliyana Dhaqaaq soco ba itiri Xasuustaydaan ku dhigay🧸🧡
Heestan markaan dhagaysto waan qiirodaa inay hooyaday ka hadlaysaa Mooda
Magaceeduna wuu ku jiraa
Amizing song 😘😪
This song is so amazing 👏 😍
Aad io aad 🥺
🥰
Heestan waa qiiro caadiya wlhi 😔😔 qalbiga ayay la hadlaysaa, mustaqbal qurux badan ayaa i hor imanaya iyo anigoo xaaskeyga iyo caruurtayda la jooga oo xaaskeyga ugu abaal gudaya siday marwaliba garabkayga u taagneyd, ilaahow ii rumee riyadeyda 🤲
Ilaahay haku rumeyo walalo
@@FOWZI-s9i hhhhhhhhh
Aamiin
Aamiin
Allha ku rumeyo ana midaas oo kalaan ku riyodaa allow sidi kheryka ku jira ayan ku weydisanay 💕
Qamarow heestani waxay ku macanayd hooyo yaa igu raacay 💖💟💞
Me
Sxb aadbay u weyn tahay kabtiisu right
Sax
Isku fikir ayaan nahay
Haa
Kusali rasuuLkeena scw 😥
Scw scw scw❤️
scw scw scw
Scw
o^
Zcw zcw zcw
Hees H❤️❤️Y❤️ in loo qaado mudnayd
Dhagaxa buuraha ku jira
Haddaan dahab kaaga dhigo
Qoortaadana dhayman suro
Abaalkaagii ma dhigin
Ma erayadaasaa qof aan Hooyo ahayn igula soo dhacayaba!
Qamar sugaani indr inolooow intay nolojirto aad ayaan ku jeclay from cidagale magacaygana waa shukri 😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘👑👑👑👑👑💝💝💝💝💝💌💌💌💌💌💌💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚
Ha noolaTo cidagale
@@hanadabdi3057 hanoolaado dheh
ii noolada dadkygi
Qamar sugaani indr inolooow intay nolojirto aad ayaan ku jeclay from cidagale magacaygana waa shukri 😍😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😘😘👑👑👑👑👑💝💝💝💝💝💌💌💌💌💌💌💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚
Dhuuxaygi cidagale from 🦁Hy
heestan qof u qaad hada lagu dhaho yaad u qaadi lahayd me ayeydey shukri ❤️🥹💐
2022/7/17. 9:41 habeenino ban dhegeysanayaa
Alx aniga wan ka dubanahay bro ayado ila jogto ayan dhageysanayaa wan kala dubanahay aniga iyo adiga waayo adiga wey ka fog thy run ahantii aniguna hosteyda ayay jogtaa 🥰waxa ku rajeynayaa in aad is dhageysan dontid
Calaf Allaha kugu daro bowe o noqda kuwii isku faraxsanada o ubad baariya kala hela🥰
Legend SY ah🤣
Jacyl iga dheh 🥰
Isaqfurall Youtubkana ma tasad la timii niyow nesha magacaga kugu qoran
Heestan waa qiiro caadiya wlhi 😢😢 qalbiga ayay la hadleysa , mustaqbal qurux badan ayaa i hor imaanaya iyo anigoo xaaskeyga iyo caruurteyda la jooga oo xaaskeyga ugu abaal gudaya sidey mar walba garabkeyga utaagneyd
Ilhyow ii rume riyadaa 🤲
Boqorka fanka somaliyeed qamar sugaani fananka uku jeclahay dunida qamar sugaani 😘😘😘😘 from muqdisho
qamar runtii aad umahdsan thy 🥰awal fananinta hees shukri ima qaadi jirin hindi lee iqaadiy jiray 🍓🥰♥️
Hadda waad ka haysaa ayaan filayaa
Hooyadey ayaa sami tihiin
www magac wan kahely adig kasii drn wn kahely quruxey
Heestan waa Heesta aan aduunka ugu jeclahay markazta wx mooda oon maqalo in nolshyda laga sameeyey heestn waxa jira gabar aan gudi karayn abaalka ay ii gashay malintii ay noloshayda ku soo biirtay waxy ka dhigtay nolshyda mid aad u qurxon wxy ii noqto wax kazto oon u baahdo heer wxn gaadhay aduunka oo dhan aan u baahn iyada oo kaliya ka dhigto wx kzta waxy I bartay micnaha jacayl
Naftaydu waligeed may arg meel ay ka heshay naxariista aan agteeda ka hely waa gabadha aduunka ugu qurxda badn wna mida aduunka ugu wngzn uga naxariizta badn waa qofkii ugu horeyey een jeclaado ismna lihi iyada dabadeed ayaad wx jeclaan doontaa cawa way iga xanaaqsnthy wn seexn kari wyy iyada laan.teed saacdu waa 2:42 Habeen nimo 1 October 2022 wax ii wehel aH Hestn oo mar kzta noo ahayd hees labadayda nalogu tala galay ani iyo nolshyda warda fowsi
Ma jiro ruux aduunka korkiisa saarn oo adi kula meel dhigi karaaa wxd thy qofka aduuunka ugu jeclahay waliga farxd igu noooolow / w / 😭😭😭❤
Heestan waa heesta kaliya ee nolosheena ka hadlysa si walba oon kagaga xanaaqo ma lihi awood aan kagaga fogaado noloshyda adiga aya iftiimiya adiga aya qurxiya anigu aad ayan ku jecely waligay mn yeel manan arag jacylkaga iyo
Naxaristda qofna kma helin anigu aad ayn ku jecely marksta oon heestn maqlo wxn xasusta nolosheena aan wda qaadany iyo inta inooo hadhy een ilhy ka sugayno 🥲😪❤🤴 barkhd hazan esmil omer aniga noloshyda❤😭
@@wardafowsi5765 mnsha allah abayo allr haydin barakeyo ❤❤❤😭 dad jcylkodu dacad yahay ila muqatan omg 😭😭😭😭
Illhy haisku kiin dayo
JACEYLKU ha waaro warda & barkhad💍💑💍🤲
Waxaan sugnaaba waa jaceylkiina oo mira dhala oo noqdo mid taariikhdana baal dahab ah kagala 📚🕯🕯yuusan noqon kalgacalkiinu mid aad adduunyo isku raacdaan sida (hanti qurux iwm ) waayo intuba wey dhamaadaan balse daacadnimada qalbigu marna ma dhamaato✅ee ha noqdo ee ha noqdo jaceylkiinu mid qalbiga ka yimi oo daacadnimo dhan walba ah ku dhisan💍📿iyo taqwada Rabi
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🤲
Qofka ugu horeeya ee aad ku casumtaan arooskiina inaan noqdo baan rajaynayaa 😂 👋🥰🥰
Inta kaloo single ka ah ama rajaynaya inay la dadab galaan lamaanahooda💍 Allaha iskusoo dhaweeyo 🤲intii degana isku waara Alle idankii🤲📿
@@drssacdiyazuuzaana7929 waa baln aan kuu qaadnay walloh aaad ayaad u mahdsanthay
Qamar in uuu yahy legend hadad ila aragtay like iisar😀😀🙏✊
Maxa ka qurux badan marka heesta magaceedu tahay shugri magaca hooyadayna shugri la idhaahdo magaca xaaskaygana la idhaahdo shugri
Respect one and only singer mahamed wardi cabdi cabdilaahii
qamar sugani ❤🤍💚
Wlhi m.a fanaan aaan jeclahay codkaaga wlhi wn jeclahay Alaha ku ♥ dayo wlkey Qamar suugaani keep ♥ going Mar walkey
Nasiibkaga wanagsany hoyada iyo xaskagun ula niyod marka 😍
Wow 💕
Heeza Qamar kuwaan uyu jecelaHay
Heeztan Shukri🙈💝
Heezta Badan ka dhigi la hadan karo biyo mcn💖
Heezta xamar💙🥰
Heestan oo kale inay malaayiin gaadho bay ahayd. Is masterpiece🖤
Markii hees qmr qaady magacaga ka maqasho 😱Hahaha waa wx klesnhay 😩✌🏽😂
kula mid baan ahy🙉🥰
Labadiinaba Waa Idinku Khalad Inad Ismodan In Laydin Qaadey Hablaha Oo Idil Loo Qadey 🤣🤣
Kkkkk 🤣🤣
kkkkkkkkkkk maxa ka waxaysan
aniguna heesbaan kuu soo wadaa dhawaan fillo hhh
Iilahow mid nolosha idhamays tira oo idhiriya isii amiin 🤲🤲
Amiin
HeestaNi waa heesta hu heesihiisa ugu jecelyahaY Al fanaan qamar zugaani mar aan waydiiYey tee ugu jeceshaYahh heesahaaga ayaa waxaa uu igu jawaabaY shugri
Qamarow Heestan waxaan u hibeeyey Hooyaday Safia. Qamarka Fanka Hit song 🔥🔥🔥🔥
Heestan habeen aan mirqaamayay ayaan daartoo jawigaaba ii saxmay #qamarka kabtiisu nooma gasho🤣🤣
Ani cawa heesaha qamar ku marqaamooya
@@mohamedmaarey9638 waa nooceena ma miiroobaa
@@khalidapdalla137
Miirow farmaajo naga xeray
Hareeri laka keena muqdisho
Lkn Daba musbar caawa cunooya
@@mohamedmaarey9638 masaakiin ayad tihiin mudaharaad sameeya
Anagu hadanu qayilka wayno magaalada aya isaso eegta cidna maso baxdo magaalado madhan marku arko muuse isaga dan uso daaya 😂😂
@@mohamedmaarey9638 ALLA GARAC0W WAAD IGAH QOSLISAY WALHI 😂🤣ANA CAAWA AYAAN KU BAAHAY 🎼☠ HEESTAN, NINKAN KABTIISU INOOMA GASH0 QAMAR0W APTIY0 WAD NAGAH WASHY ---07,/12/2021 19:10 PM ---😅🚬🚬😂
Inta ila aragta masraxa in uu ugu shidanyahy ka yar eegapan koodhka dheer wata like dhac ku siiya😂😂❤
Walshey mcn marna curda hoyadeeey sideee abaalkaaga ku gudaaaa ♥️♥️♥️♥️ilaahey haku xifdiyo
Heestan erayadeda laxankeda codka intaba waa mid aan inaba caadi ahayn aad bana ujeclahy wlhi uma jecli in macageygu ku jiro lkn 😢❤
Qamar sugani hore u soco inadeerkay qaali♥️
SUBSCRIBE igu caawi
2020 waxa uu ahaa sanad mashquul badan watay xataa waxaan ilaaway inaan guursado😂😂.
😂😂
😂😂😂😂😂
😀😃😃😃
Zhp wa sadam aad ku salamay geesi
Fanku hdi u hadli laha wxu dhihi laha Qamar baa ileh e idaya I believe you Qamar keep going pro
Qisada heestan mrkaan dhageystay wllhi jcl aan I heynin baan dareemaa qof aan jclhayna ma aqaano qoftaan jclaadana intee dunida joogto jclbaan siinlahaa wllhi 🥲🥲😔😔
Qesada isheg Abayo andageste
Heestaan inta og inay million gaarayso like ii saar🎤🎧💪✊
The first views qamar suugaani legend keep going like ii muujiya 100 ama 300 I gaarsiya like ta Somalia 🇸🇴 😉💪 👏
SUBSCRIBE igu caawi
Dharaarihii igu adkaa dartaa bn ku dhaafay Omg heestani dareenkayga ayay ka hadlaysaa😭23/7/2021 hbn gaara❤❤❤👫👫👫
Heestan hooyo ama aabo in loo qaado ayaay ahayd waayo waa hees xanbaarsan midho iyo dareen ka turjumaya midka waalidka iyo ilmahiisa u dhaxeeya waliba waalidka aadka u wanaagsan❤aabo illahay haku naxariisto ma ilaawo sidaad garab iyo gashaan igu noqotay xili aan aad kuugu baahna illahay jano abaalkaaga haka dhigo aabo❤markaan yara dheeliyana dhaqaaq socobaad i tiri my ciiltire aabo macaane
Waad iidhiirisaa agtadaa qofaan aan dhigo majiiro wllshay iyo hoyadaa qofaan aan aagdhigoo maa jiiro maliin aabalkiniii waaan guudii dunidaan cidkaleh iima joogto ❤️❤️
Fav song 🥺❤️
Lpp
Love
P
Pp@@hodoabib5423 9ee
@@hodoabib5423 be. In n. B no
One Of My Fav Song Qamarka Hirgalay💖🤴
Aduunka qofkii alle hiisa ku xiran jaceel dacad ahan heesto wlhi wax ka macan malaha alxmd 🤲waqti dheer kadib waxan dib isku helny jaceeylkeeygi anago kala maqnen 3 years kala joogno 2 qaarad balse ugu danbeen waan is helnay jaceelka dhabta ahna ma dhamado iyo kalsonida🥺insha allah alle hana isku keen calfo🤲
K xi😍😂☺️😄🤤😶😋🤭🥲
Heestan waxa idhagaysiiyay ninkayga waxayna kahadlaysa waxan sowada marnay iyo saan ugawada gudubnay alxmdlulih noloshu waa is garab istaah iyo jaceyl naxariis iyo isku sabar ❤️💯
Ilma karama music-kooda mid hit-San kuma arag soomali legends ilma karama ,
Mohamed, mustaf , qaasim waa idin istaagay🕴🕴✊
Shukriyey nafta dirisaa kutiri daqtatkeygiyey madalan dunidan qof an digaaa mum gabadeydhiii shukri cabdigedi 🥰💯
Sababay sababay qamar baa sababay iyo codkiiso hirgaly hadaad aqrinaso farintayda hirgali 👍 liketa
WallaHi waa runTii Ma aHa mid aaan Gudi abaalkaaGa Lkn waa isku dayayaaa wlaashay QaaliYa oo HooYadaY ii dhishaY Baa GcanTa iGu haYsa Jecl wnaaGaYGa HormarkaYga hdiii aaan Noolaado waa Ballan inta nloshayDa ka dhiman inaaan kataliYo aaYahaaaGa bYo mcn aLlaHa ikaadaayo (dhaGaxa BuuraHa ku Jira hdaaan dahab kaa dhiGo QoortaaDana dheeman suro abaaalkaaGa ma dhigin)♥️🖤
qoralkagu waa iiqira gashay wallo alle hku daayo
@@queenfaraxsan5530 amen byo🖤
My fav song ugu yaraan 10 million jeer waan dhageystay ❤️🥰
Qamarow casimadii wad shiday xalay♥️♥️
Wallahi Hestan Mel.igatabatay like sar asxabta👌🥺
My favourite song qamar suugaani waa fanaanka kaliya somalidu haystaan 🇸🇴🇸🇴
Ma ilaawi doono heestan 🥺
17/June/2022 maalin jimce ah Time 5:40 galabnimo
🤍😥
hees cajiib ah wwwww
Heestani waa another level in ka badan 100jeer baan dhegeystey lakiin heestan hooyo Ayey kasoo baxaysaa
Qamar sugaani mucjisada fanka
Hooyo mcn shukri
Dhagaxa buuraha ku jira
Hdaan dahab kaga dhigo
Qoortaadana dheeman sugo
Abaalkaaga ma dhigin
I love uuu hooyo😭😭❤
Dhagaxa buuraha kuyaal oo dahabkaa hadan dahabkaaga dhigo qoortaadana suro cajiib
Shukriyey naftaad dhiirisaa
Ku tiri dhakhtarkaygiyee
Ma dhalan dunidani ma dhalan
Agtaada qof an dhigaaa ax yaa hees 😥😥♥️😭
Qamarka hir galay heesahaaga waxa maceeyay waa laxanka keep going legend
Hees Cala"cal ah Waaye Wlee The one and only Qamrka❤🥰💔
Qamarka inankii INAMAD intuu jecel like igu qabta 😇✋
Dhibkeyga kuwii jecla ka xiro dhagaha itiri ha jabin hayga dhicin macaan markan yaara dheliyana dhaqaq zocodad itiri xasusteydan ku dhigey MY FAVOURITE ZONG😑🫀🤴❤ILOVE U NOLSHEYDA ABDIRHMAN MOHAMED WARSAME🤴❤
Omg thank you so much qamarow magcyganba si jecladay😢💕🤭
One of the best songs in somli ever ❤
Cute 😍❤❤❤ I'm fromm oromiyaaa
Ahmado naftaad dhirisa ku tiri dhaqtarkeygiyow ma dhalan dunidani agtada qof aan dhigaa🥺❤️💕
Markatahy qof dhalinyaro ah oo adan waxba hysan xalada wadanka owged qofka sida garka ah ku ogada wixi ka dhiman og ee ku siiya wu kaga duwanyhy wllaha iyo dadka kle ma aqan abalked waxan ku gudi dono xaqiq😭 DHAGAXA BURAHA KU JIRA HADAN DAHAB KAGA DHIGO QORTADANA DHEYMAN SURO ABALKAGI MA GUDIN FADUMOY NAFTAD DHIIRISA KU TIRI WALASHAYDIYEY MA DHALAN DUNIDAN AGTADA QOFAN DHIGO👸🤍😥 00:21 habenimo 19june2022
Heestan waxan dhagaysan jiray 2021 bishi 1aad mamo ayaa ku maqnayd turkiga aroorti markan kaco la hadli jiray si aan uku sheego markasta inan u xisay manta wa 27 june 2022 aniga canada joga eversince aan kaso tagay ma dareemo meelkaston tago meel u dhiganta ama lamid ah gurigay hooyo jogtay ilahay cimriga iyo cafimadka haku siyadiyo hooyo macan🫶❤️
Sory sxb kala tagu waa xanun waliba kuwaad jecalayd inaad dib umidoobi doontaan baan rajayn
Legend keep going
Qamarka hirgalay 2021👌👌🙏🙏🙏🙏
GOBTII LA IGA BEERAY HARAGAISA AWLAADUL CAASIMA QAMARKA HIIRGALAY LEGEND MEEL SARE KU SOCDAA KEEP GOING
First comment xaqiisa hala siiiyo
20/4/2022 ayaaa maqlay heestan welipa wiil an is jecel nhy ayaa isoo diray
wllhi aad ayaa igu farxay sppto ah waa hees magaceyga ku jiro
ilaa hda wan dhegeysaaa hestan🥰😍🍫
Hestisan qamr aadban ujeclay❤️💯
Hestan waxan uu jclhey xaskeyga darteda 🥰
Dhagaxaa buuraha ku jira hadan dahab kaaga qoortadana dheeman sudho abaal kaagii ma dhigin😇🙃😘
Heestaan xiisa gooniyahay iileedahay runtii 💚💚💚❤❤❤💓💞💕
WIXII QAMAR JECEL WAXAN IDIN SHEEGAY INAAD KU SOO BIIRTAN QURUXDA TV OO JECEL SI DABIICI AH ISKU QURXISO💯🙏🙏👌💓💓🎉🎉
Ok Wll mcn
Heestan waaa heess dareen gooni ah ii samyssaa yasm ♡cid aan adiga ahaynn wlhi qalbiyga may degin /22/04/2022 1:34am istanbul/turkey habeen ka mid ah haabeenda aan xooga kuu tabay wlhi garbkygii waan kuu xiisay melksta oo aad jogto rapi ha ku xafido🤲😭😭🥰🌍♥️
Wlhi caawa mar kale ayaan ku tabay ilmd a dhabanka Ka masaxy ma aqan goor aan ku Heli ama kula kulmi dono lakin waxa ku shegya wlhi ina ku xisy nolozhydii 10/09/2022 Athens greece 😭😭
Rapow markle nankulansii ina so celi
First comment❤
Thank you Qamar for this beautiful song it's my wife name💖🔥
Wooow so nice
Thanks you my husband #Saed I love you so much you are my everything ❤♥💕💗💖
@@shugrimaxamed9068 my love ❤❤💖
@@saedahmed2610 maydaan wada jooogin xagad repaly isugu soo galaysaan only kaftan weeyi
Iii nooolada 😍
lyrlyrics so sxp jacayl an isku qaabno somaha 💖😂👍
Dhagax buurah ku jira hadaan dahab kagag dhigo qoortadna dheeman sudho abaal kagii ma dhig hooyady mcn shugri dhakhtarkygiyey ma dhaln madhaln agtadad qofaan dhigaa wlhi wax la moda iny hooydy shugri ka🧕 hdlyso heestni thnksa qamar 🤴🏻✋
Heesaha qamar waa heesta ugu macaan sido kale fananku wuxu sheegay inu ugu jecelyahay heesihiisa
Mon 27 june 2022 15:15👊
Dhayahaan wax ku daawaday
Wadnaha dhaqdhaqaqayaah
Dhiigu ku shaqaynayy🕊🧡
Dhararihii igu adkaa dartaa
Baan ku dhaaafayoh
Markaan ku helaan
Dhaqdo nolosha i dhamaystirtee👀🫂
Hppi naftaad dhiirisa ku tiri
Dhakhtarkaygio ma dhalan
Dunidani ma dhalan
Agtaada qofaaan dhigaaaH👫🔐
Dhibkayga kuwii jeclaa
Ka xiro dhagahaad itiri
Ha jabin hayga dhicin macaan😥♥️
Markaan yara dheeliyana
Dhaqaaq soco ba itiri
Xasuustaydaan ku dhigay🧸🧡
Favorite song shukri 🎵♥❤
Qamarki hirgalay legend one love ❤🙌
My fv song absolutely dareen gooni ah ayaan dareemaa ❤️😰🥰✅
Waana dhaxalka kaliya aan leenahay ani io asiga waana hees noo gaar ah❤️🤴🫀
February 2022😭🥰
Ladies and gentelman this is prime Qamar suugani laxameystaha iyo guumeystaha Fanka❤
Shukran wll qaali ❤️
Will kaas madow ee jasaya Marian mursal kedii madooba u ekaa kkk reer axmed dhagax loqortoyo u love ❤
Shukriyay naftaa dhiirizaa
Ku tiri dhaqtarkaygiye
Ma dhalan dunidani ma dhalan
Aktada qof aan dhigaa❤
First wryaaa😜
First person 🥰
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Waa ku caawiyay adnah sidoo kale
Qamar suugaani fannaan waa dhaafay yacnihii baa la oran karaa isagu wixii fannaan loogu baahnaa oo dhan wuu wada kulmiyey dareenka iyo heesihiisu waa kuwa wata anshaxooda xukasho iuo kalgacal 😆💖😆💖💖🙏
Qamar ama qaraami🤘❤️
My fv song 🎵 Naftdii batusha yar 😋
Sugani fast comment
Qamarka hirgalay 🔥🔥🔥🔥🔥
SUBSCRIBE iisaar wlloh qlli
@buraan channel waan kuu saaray
Sunna gaalada wey Ka muuqataa in ow si fiican ugu dadaalay Allaha soo hanuuniyo
First views qamarow
Favourite song 🎵 ❤
Welcome back 🙏 ☺️ thanks dumashi ❤😊
Wlhi hestan wil an azxap nahay jcel qftas u jecelyahay iyadana wa qof an ubahnen lkn mar walpa wxan jeclahay inan ushego mizkinkas😪🥲🥺
IztanpuL nooGu kaalaY Bro
Qamar zuugani in the house✋
qamarka keep going bather ❤💯
Is really live mom wlhi😪
Madhaln dunidani madhalan Agtada qof an dhigaa 🥺❤️❤️❤️
Fav song😥🎧❤😩
These song remind me of my everything 😍💯✌️
Oow🥹gabadha aan dunida ugu jeclahey shokri i love ❤️ yuo 😭
Heestani runtii waa another level ❤🙏
Dhibakyga ku jacala ka xidho dhagahad ii tiri hooyo macan sayanb cali mohamed ❤️❤️ ilahay igama kaa qaado hoooyo❤
Intay ka dhimatay allah haa uu naxaristo 😢