QAMAR SUUGAANI | JANO (HEAVEN) | BARNAAMIJKA QAMAR NIGHT 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Lyrics clrixiin/sidiiq heelo
    melody qamar suugaani
    music clrixiin carab
    copright‪@Nassinsoraan‬

ความคิดเห็น • 534

  • @Nassinsoraan
    @Nassinsoraan  2 ปีที่แล้ว +315

    Inaad janadii ka timi ayay naftu aminte
    Qofka marku naxariista iyo uuku siiyo jacayl
    Kisa aad ka yaabto waa in aad is dhahda talaw ma janada laga kenay
    Welcome my family hawshu way soconaysa hada kadin muqaladana waan soo badinaynaa

    • @fankasomalida274
      @fankasomalida274 2 ปีที่แล้ว +3

      Www m.

    • @abdirahmanmahamed6445
      @abdirahmanmahamed6445 2 ปีที่แล้ว +12

      Inad janadiiii katimi ayay nafta aminte ❤️
      Waxadthy ileeys nolosheyda iftiimiye ☀️
      Ayaantan iga tagata qalbiga murugonaya 😢
      Hadii an ku arag indhuhu 👀ma awoodayan
      Iney ceshadaan ilmada 😭😭😭
      Qofkiii jaceyl Shaba arkey daremaya
      Codka 100%
      Laxanka 100%
      Music 100%
      Qaabka masraxa 100%
      Keep going bro Qamar sugaani 💪🏾

    • @Ismahaan_Xaashi
      @Ismahaan_Xaashi 2 ปีที่แล้ว +14

      Maxamed cabdi cabdilaahi bulxan qamar suugaani bro heestani markaan dhagaystay waxaan dhex muquurtay mawjado ay sidaan naxariis, nashaad , nafis , iyo naalo

    • @akramfaysaloffical9846
      @akramfaysaloffical9846 2 ปีที่แล้ว

      Keep going bro

    • @mohamudqordhere668
      @mohamudqordhere668 2 ปีที่แล้ว +1

      The best song 2022

  • @rajadeena
    @rajadeena 2 ปีที่แล้ว +47

    Alla jaceylku macana oo qurux badna markad heysato ruux ku fahmayo ku daneynayo ku daryelayo aniga waqtigan lajogo alx wxn hesta ruux nafteda iga jecel aadna ii daryesho wxn ku bar bar dhigo wllhi dunidan masarna allah ii daayo waa gabar aqlaaq leh xishod bdn jecelkana wax ka taqaana fooziyo mcney wllhi adan ku jeclahy wxn rajeynaa calafka inu eebe weyne isu keena daro oo nasibka iigu kaa simo mahesto ado kale mana helaayo cawa wxn halkan ku qeexaa inan aad ku jeclahy fooziyo i love you so much ❤♥ hadan ku helo ruxa dunida ugu nasibka bdn ayan ahay balse hadan ku waayo wan qasaarey🥺 i.a wan is heli donna jecelkena ha waaro oo ha guulesto mcn bdn 💟❤💋💝🤞💑

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 ปีที่แล้ว +2

      Alle calaf ha iskugu kiin daro brada. Ani qoftan saaso kle ugu ducaysan jiray waan waayay

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo ปีที่แล้ว

      Wxs been bey noqdeen hda😢😅

    • @habooncadar6179
      @habooncadar6179 13 วันที่ผ่านมา

      ​@@Gabdh_tuuloyaa kuu sheegay😢😂

    • @Gabdh_tuulo
      @Gabdh_tuulo 13 วันที่ผ่านมา

      @@habooncadar6179 dhib le ka waday ee no weydi ma is heleeen😅

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 2 ปีที่แล้ว +14

    Inaaad jannadii ka timid ayay naftu aamintee waxaad ii tahay ilays noloshayda iftiiimisa hooyo macaan alle caafimad iyo cimri dherer ha kusiyo ameeen🤲🏾
    Ilove you so much mummy🤍🥺

  • @abdiqanimohamed1955
    @abdiqanimohamed1955 ปีที่แล้ว +9

    Heestaan waxay badshaa xaladeyda waxana noqda qof ila xad murugonaya waana ilmeeya sababto ah wxn hysta qof ila xaad aan u jecelahay waxana wada socona ku dhwaad 2saano waxana k fogaanayo maalmalmo kdib wxn u dhoofaya dalka dibasida heestana mrkn wada daaranoo ila xaad waaan wada oyna waayo wxn nhy labo qof oo ila xad isku jcl wxn ilhy ka baryaya iney xaaskyga noqoto mlin un ameen waxaan ku leeyhy jclkygiyy mlin un waa is arkyna riyaadeenana wxn ku dhmynyna wada jir insha aalha mcn waa ku jclhy noloshydiyy M.A.M 🥺❤️🫀👸🌏

    • @UPDULKARIM
      @UPDULKARIM 13 วันที่ผ่านมา

      Nolosha idinma xumeyso wax idin dhibana ilahey idinma tuso💓

  • @mariaa406
    @mariaa406 ปีที่แล้ว +4

    Inu janada kayimid Bay naftaydu amintay illhow calaf ikudar🥺❤️❤️

  • @apdipazid______3665
    @apdipazid______3665 ปีที่แล้ว +5

    MeesHi Miya Lala WareeGay 😄😄🙌

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว +1

      Oo wll Hortu page ka qamar baa ku qornaa sawmaha.

  • @asmamoha6962
    @asmamoha6962 ปีที่แล้ว +15

    AyaanTaaD iGa tagTaa😩❤️
    QalbiGu Murugoonyaa😔💔
    Hadii aanaN ku araG😭🤦‍♀️
    IndhuHu Ma awooDaYaaN🥺
    Inay cezhedaan ilmada😭😩
    Heestaaz wxaa moodaa in dareenka iyo xiizaha aadka u badan oo hada i hayo ay ka cabirayzo🥺, waxaan ifka ku haystaa ruux hanti iigu filan waana ku ducaystaa mar walba in rabbi swt uu calaf iigu daro 😔, wxaan halkaan ka ka qirayaa in aan second xtaa aan kaa maarmi karin yahye😭, rabbow izku kaaya dhawr😔🤲

  • @bashirmursalissabotan1475
    @bashirmursalissabotan1475 2 ปีที่แล้ว +36

    Qamar Suugaani is currently the undisputed singer songwriter of the entire East Africa. He is so cleaver for choosing the best lyrics and the melody he thinks is comfortable to perform on. I wish I could direct a oroper video clip for this song. This song deserves proper video that takes all lovers to a heaven's doors.

    • @sahankaxogaha3693
      @sahankaxogaha3693 2 ปีที่แล้ว

      Isku mar dhagaysaney😂

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว

      Real talk Akhii dartii ayaa u guursanaya hada lol

    • @jammo4571
      @jammo4571 2 ปีที่แล้ว

      @@sahankaxogaha3693 finally l found you

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 ปีที่แล้ว +1

    Heeskaan malaha haddii isbitaalada iyo pharmaciga bukaan jiifka loo daari lahaa waxay unoqon lahayd caafimaad malaha dhagoolku wuu maqli lahaa indhoolkuna waxbuu arki lahaa iskabada daa qof laga tagay oo qofkii jeclaa ka janjeersaday wuu usoo noqon lahaa
    Ammintaad ila joogtid baa
    Wadnuhu istareexayaa
    Markaad eray igu tidhaa
    Ayaan howlaha ifkiyo
    Rafaadka illaawayaa
    Habeen axada 7 bishii may 2024 ta baan dib udhagysanayaa sanad ka dib anoo ku sugan eatleight nairobi kenya waan salaamayaa qofkasta oo arka qoraalkaan ❤

  • @muna6706
    @muna6706 2 ปีที่แล้ว +26

    Macana jcylku mrkaad hysto qof ku jecel adna ad jeceshahay ❤️😭❤️❤️

    • @apdyrahmanmohamet7055
      @apdyrahmanmohamet7055 2 ปีที่แล้ว +1

      Lkn sidad wakhtigan ku heshaa ayaa adag maaha wll 😌🤗

    • @inaabdi9128
      @inaabdi9128 2 ปีที่แล้ว

      Jclka halka dhinac ah maskaax ahaan ayu ku baabi'iina

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 ปีที่แล้ว

      @@inaabdi9128 xaqiiq jacaylka halka dhinac ah wa cudur dawadiisana kaga xiran qofkale o ibna adam ah o qiimahaga garaneyn

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 ปีที่แล้ว

      Xbti wa sida sheegte jacaylku sidaas ayu ku wanaagsan yahay lakin waliga maskaxda ku haay o ogsoonow somalidu jacayl ma yaqanaan naceyb iyo been iyo qiyaano daneysi unba arkeysa nolol dagan o macaan o farxadleh o isku qanacsanan leh ma yaqanaan wlhi

  • @xanaanaxmed2887
    @xanaanaxmed2887 2 ปีที่แล้ว +29

    Hestan 10 ka badn inta dhagystey ❤👫my king 🤴♥ ayn tadad iga tagtaa qalbigu murugonyan🥲

  • @liibaanwarsame9401
    @liibaanwarsame9401 2 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan heelo wixiisu waa danbi soconaya qamar cimaamadaada Mar hore ayaan tuuray anigu 🙏🙏😭😭😭😭 jinkiyo insiga qiree

  • @zakisera9206
    @zakisera9206 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllhy qamar sxp wad naga waaleysaa .wax kle Ani dareemayaaa . 2022 /1/time 1:19.Night

  • @Abdirahman.abiib22
    @Abdirahman.abiib22 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayantad iga tagtaa qalbigu murugonaya
    hadii aanan ku arag indhahu ma awoodayan inay ceshadan ilmada .
    14 February 2021 1:30 Hbeenimo waxan wada hadlayna jacaylkayga oo wakhtiga nakala fogeeyay waxa kaliya een weheshada waa xasuusteda la aanteedna si aan u farxo ma aqan 🥺😥 illhay waxa ka baryaa inaan wakhti dhaw kulano in.a❤

  • @Ymm12_.
    @Ymm12_. 2 ปีที่แล้ว +5

    Maxamad capdi capdilahi 💖💖 qamar suugaani
    Legend garxajisa
    Oo saldanadii ciidagalaa
    Oo reer gopdoona 💋❤❤❤💖❤❤❤🙏

  • @yarkajeceljacaylkahd2695
    @yarkajeceljacaylkahd2695 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aan ku arag. Enuhu ma awoodaan inay ceshadaan ilmada. Waxkale Qamar malaha janadaa zo abtee 💝🧡

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว +6

    Jacayl jacayl baan dareemayaa waxaan jeclahayna ma aqaan kolkaan heeskaan dhagaystay 😍😍😍

  • @xamdacabdi6248
    @xamdacabdi6248 ปีที่แล้ว +12

    Sacadu waa 1:42 HabeniMo XilGah waxan la zoo Jeda waa Xasusu QalbiGayGa GuBayZa 😥 Heestan markasta Oo maqLo waxan XasusTa isaGa Oo i Qadi Jiray I miss you😥 Hada ma Ogi Mel uu ku Sugnyhay Palse mar kasta wan ku duceyh😥 wuxu igaGa Tay Xasusu aad U Qurux BadaN iyo Jacal Dacad aH 😭 wayha Adinka iNa kale FogYeh AnGuNa Kali ahnTay u AdkayZan MaYoH 😭

    • @alinur1481
      @alinur1481 ปีที่แล้ว

      😢😭qalbiga samrayo asigo sumeysaaan

    • @Samia_Abdi
      @Samia_Abdi ปีที่แล้ว +1

      Abayo tasbiiixda iyo saliga nabiga ﷺ badso insha allah wa ka bogsan

  • @mohammedabdulaahi
    @mohammedabdulaahi 2 ปีที่แล้ว +26

    Anigu comment ciyaar ciyaar kuma qaro lkn qamarow lagama amusi karo 😁 heeskan hada ku raxeysan anoo weliba cafee cabaya keepgoing bro laxankeedana ka helay ✔

  • @majedismael6056
    @majedismael6056 2 ปีที่แล้ว +12

    Qamar rock stone.
    Heelo. Suldaanul khiyaal.
    Waxaad soo waddaa ka wayn.

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 2 ปีที่แล้ว +92

    Inaad jannadii ka timid
    Ayay naftu aamintee
    Waxaad ii tahay ilays
    Noloshayda iftiimiyee.
    Ayaantaad iga tagtaa
    Qalbigu murugoonayaa
    Haddii aanan ku arag
    Indhuhu ma awoodayaan
    Inay ceshadaan ilmada.
    Jacayl anoon aqoon
    Naftayda adaa baree
    Adduunyo kale ayaad
    Ka soo ambatee ogoow

  • @ahmedgaab5053
    @ahmedgaab5053 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamarow malah adigaba aduun kale ka yimi
    War waxaga hees way dhaafeen🙏🙏🙏

  • @cawokayse3113
    @cawokayse3113 2 ปีที่แล้ว +2

    Horyaalka fanka 👏 mohamet wardi qamar sugani heestani Waxeyi ka mid noqoteyi my storey keep going markasta.

  • @abdallaeid045
    @abdallaeid045 2 ปีที่แล้ว +52

    War Hajji Qamaroow
    Laxanada Qaar Isku day
    Inaad u dhiibto Rag kale
    Si ay heeso kala duwan usoo baxaan...
    Mahadsanid mudane👑✋

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 2 ปีที่แล้ว +5

      Yuu u dhiiba ma Ubaad Aragsan mise walaasha ayaa lamaxda samaysa ?! Bal laxanka iyo jawiga heestan caadi u arag Wasdaadkow

    • @abdallaeid045
      @abdallaeid045 2 ปีที่แล้ว +3

      @@ragadhexe.5743 Haduu rabo walaashaa ha u dhiibo taas shaqadeeyda ma ahan......
      balse fikirkeeyga ayaan ka hadlay xurna waan u ahay sidaan wax u arko ayaan sheegay uun.?

    • @khadarsaciidtimacade8801
      @khadarsaciidtimacade8801 2 ปีที่แล้ว

      @@ragadhexe.5743HMMM RAGGA DHEXE TOLOW MA NINKII CIYAALA MAXAMUUDKA TOLW

    • @apdikarimsantooz9437
      @apdikarimsantooz9437 ปีที่แล้ว

      Heesta laxankeedu hadal iyo hunug uma baahna

  • @cabdirasaaqsalaxlaawi6665
    @cabdirasaaqsalaxlaawi6665 2 ปีที่แล้ว +1

    Best Fanaan Yaa Maxamad Cabdi cabdilaahi QAMAR SUUGAANI
    iyo Abwaan Heelo Laba Ninoo Fankii Nooleeyay

  • @ayaanahmed3247
    @ayaanahmed3247 2 ปีที่แล้ว +18

    Well done ina adeer gacaliye, fanka inagaa leh sidaad doonto ka yeel ❤🎤🎶✅

  • @Mohamett_ilkacase
    @Mohamett_ilkacase 2 ปีที่แล้ว +4

    waxaa thy qurxiyaha fanka somaliyed qamarkii hirgalay layaab layaab sanadkan unuka fanka leH🔥🔥

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +21

    Qamarow inad Roxanta fanka taHay Waxa cadaynaysa anagoo hurudna ayay roxaantii na kiciyEen😂😂🔥

  • @khadankayse3809
    @khadankayse3809 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayantaad iga tagtaa
    Qlpigu murugonayaa😓
    Intasaa iga gdn Qamarkena❤🎧

  • @iskahajir2545
    @iskahajir2545 2 ปีที่แล้ว +16

    Heaven means Jano 🥰 Qamarka sanadkan 2022 adiguu Ku sugaYa Ducadii Suldaanka miyaa kuLa socota brother keep going inder

  • @maslahstudio5872
    @maslahstudio5872 ปีที่แล้ว +5

    Shaw malala wareegey janalkii inta marka lala wareegey timid qacanta taaga😀😂

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      Oo wll Hortu page ka qamar baa ku qornaa sawmaha.

  • @maarizaahmad2870
    @maarizaahmad2870 ปีที่แล้ว +1

    Nyaaaa xooooollo aqli malihid wlh naag maseersan thy oo doqon eh

  • @Mohaadde07
    @Mohaadde07 2 ปีที่แล้ว +2

    Asxan hees qamar sugaan cudi iyo laxan iyo music slow 💯💯

  • @sunduseyyyyy12345
    @sunduseyyyyy12345 ปีที่แล้ว +1

    Weyyyyy qamroooow qluupteena ma u nxdidooo dganaaan iyo nxriis wyeh heestan😭🥺🥺😖

  • @umalkhayrabdirahman263
    @umalkhayrabdirahman263 2 ปีที่แล้ว +3

    Jaceylka anoon aqoon nafteyda adaa baree aduunya kalaad malaha kazo anbate ogow❤🩸💉
    Inad tahay ruux gopoo aadmiga nolol ugu qurxoon anaa kamar khaatiyoo jinkiyo insigaa qiroo🥰😁
    Ayantada ilajogtidba wadnuhu istarexaya markad erey igu tidhah Ayan awlaha afkiyo rafaadka ilawayaa🥺❤

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 2 ปีที่แล้ว +4

    ❤️Indhuhu ma awoodayaan inay ceshadaan ilmada 🥺👸🥰

  • @ahmettzaki9636
    @ahmettzaki9636 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamar wixii sanadkii hore ka baqday oo dhan soo fasax legend ✌🖐

  • @Daud_Barkhadle
    @Daud_Barkhadle 2 ปีที่แล้ว +5

    Dadki fanka lahaa🥰 Qamar suugani

  • @donpozz8892
    @donpozz8892 2 ปีที่แล้ว +3

    Fanan aan adi ahayn waligey ma dhageysan ♥️🙏 My brother qamar sugani♥️🙏

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 2 ปีที่แล้ว +4

    Qamar qiiro 😁
    Iyo hees mcn ❣🔥

  • @sapriny.......2431
    @sapriny.......2431 ปีที่แล้ว +1

    Adunya kla malha kaso ambate ogow jah hees we dhaftey tan😫💖

  • @mmhajji
    @mmhajji 2 ปีที่แล้ว +5

    Tani hees dhaaftaye, magac kale haloo bixiyo 🙀
    Qamarkii hirgilay 🤴🎵🎤

  • @abdirahmanmohamed5308
    @abdirahmanmohamed5308 ปีที่แล้ว +1

    Wxann dib uh so raadin dona sanadada so socda hdanan dhimn insha allh wll dhmntin idn salmay 😔

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 ปีที่แล้ว +1

    Ayaantaad iga tagtaaa qalbigu murugoonayaa hadii aanan ku arag indhuhu ma awoodayan iney ceshadaan ilmada😢😢
    Miss you xppiH adoo cfmd qaba wn kulmeynaa insha Allah
    ❤️ 15/3/2023🅰️❤️

  • @abdallaadan2957
    @abdallaadan2957 2 ปีที่แล้ว +14

    wonderful, nothing to say!
    just so humble and deserve to listen countless times.

  • @ugaasbiledile9581
    @ugaasbiledile9581 2 ปีที่แล้ว +2

    Inader qali
    Nolow intay nololi jirto
    Nacabku darpiyada ha jiidho
    Keep going

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 2 ปีที่แล้ว +1

    Isagaba dadka bara sida heesaha loolaxameeyo
    Waxaana kamida apdikariin ali shaah iyo najma nazhaad deeqsan iyo aarka iyo qaar kle
    Ninkani intuu fanka kusoo biirey waxa laga bartey oo maanta faanantu way ku wada heesan maanta ayaa ah in heesaha la jiid jiido qamar taarikhda ku xuzi doonta zxip

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 2 ปีที่แล้ว +2

    Aduunyo kale kaso ambateee ogow 😩😩😥💕💕

  • @salmaabdiasiisali4549
    @salmaabdiasiisali4549 ปีที่แล้ว +2

    Cod macaanaH😫❤️❤️

  • @suhuuraxiirey56
    @suhuuraxiirey56 2 ปีที่แล้ว +1

    Inaad janadii ka timid ayey naftu aamintee waxaad ii tahay ilays noloshayda iftiimiyey🥺❤🤴🏽 eshcalaa hees

  • @shuceybwashington7043
    @shuceybwashington7043 2 ปีที่แล้ว +1

    Mucjisada fanka somaliyed qamar🥰

  • @qamarpoi4411
    @qamarpoi4411 2 ปีที่แล้ว +13

    Mucjisada kubada cagta wa Messi. Mucjisada fankana wa Qamar Sugani 🙏🔥✌

    • @najmachakiinali3626
      @najmachakiinali3626 2 ปีที่แล้ว

      Maha Messi waad walanthy waa Ronaldo king of football his Amazing the player of the world

    • @sabriyemaxamud928
      @sabriyemaxamud928 2 ปีที่แล้ว

      Sax aaaye ee waa ronaldo

  • @hamdabaashe1256
    @hamdabaashe1256 2 ปีที่แล้ว +4

    Aaabo tonanka laga heesayo shaqo kuma lihin hore usoco my pro Qamar 😍

  • @hanyy155
    @hanyy155 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka caaashaqa waana waalesaa😭♥️

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 ปีที่แล้ว +2

    Ka dib inta daawatay markii qamar laga dhacay TH-cam ee islaantii sii hore ka dhacday hadaad daawatay like dhac ku sii 3/5/2023

    • @aamina864
      @aamina864 ปีที่แล้ว

      Astaqfirulaah 😂4 /5/2023👋

  • @kowsar572
    @kowsar572 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanta iga tagtaa😢😢

  • @sihaamyuusuf453
    @sihaamyuusuf453 ปีที่แล้ว +1

    waxaad i tahay ileeysa nolosheyda iftimiye mcne Abdullah Hassan 🤴🤍

  • @Hanaan-yasin
    @Hanaan-yasin ปีที่แล้ว +1

    my first fv singer
    dumaashigey qamar ❤

  • @hamdimohamet8438
    @hamdimohamet8438 ปีที่แล้ว +1

    Inta in ay magaca fiiriso u imaade liketa haiga hilmaamina kk😂😢

  • @sadikhozow5272
    @sadikhozow5272 2 ปีที่แล้ว +3

    Qamarow Zxpow Malmahan Laxankaga Mapa Fahmaayi Walahi 😧

  • @maryanahmed1322
    @maryanahmed1322 2 ปีที่แล้ว +16

    I love this song 😔❤

  • @fadxi--calishaahofficial176
    @fadxi--calishaahofficial176 2 ปีที่แล้ว +3

    wllhi qamaro hees la calaan calay waa ii 1 waligay maan arag imis yaaban 😬 qamro waxa la arki jirey intu laxankiso xuma ku tuurto heesa wasi jiray balse waa arin cusub tana lagend qamar suuugani ❤️💯👍😬✨

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 2 ปีที่แล้ว +1

    Bas iga dhe qamar xasuuus baaan galay 😭😭

  • @mohamedadanibrahim70
    @mohamedadanibrahim70 ปีที่แล้ว

    The best wllhi qamar hesahaan noo soo badi ku haystaa codkaaga quruxda badan respect 👍🤚

  • @jabshepro
    @jabshepro 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamar Suugani Heaven Song 2022 Go Forward Brother

  • @Dagan115
    @Dagan115 ปีที่แล้ว +1

    Someone listening 2023 may😭❤ this songgggggg🥺🥰

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 2 ปีที่แล้ว +3

    Wan iska ilmeya marka hestan maqlo😪💔

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 2 ปีที่แล้ว +8

    Best fanan zxp horay usoco

  • @marcohaybe4369
    @marcohaybe4369 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka hergalay
    Aduunyo kale mala ka soo ambatee ogow ogw

  • @samagurey6823
    @samagurey6823 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow masha allah another level waaye wallahi keep going qamarka hirgaley

  • @petrisormarghitanu9979
    @petrisormarghitanu9979 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed isago inanyara ayaan jaar ahayn isku rerna wan ahayn walhi dadka qaar waxay uhaystaan inu nin weyn yahay lkn isku age ban ahayn waa dadki 1994 dhashay walo hore usoco Aniga unba garanaya halkad wax kaso bilowday

  • @cawodhaladmasciided4793
    @cawodhaladmasciided4793 ปีที่แล้ว +1

    Naa laandheera tahay TH-camka ada laha marki hore

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +2

    The one and only lagend Qamarkii Hirgalay🥰❤
    Laxankii oo Qofa another level lagend😂🖐

  • @dalmarcomedy
    @dalmarcomedy ปีที่แล้ว +2

    Hadaan gabar Somaliyed amina saas haigu dhacda 😢

    • @MohAd79
      @MohAd79 ปีที่แล้ว

      Xoolahaaga maxaa naag gacanta u geliyay marka hore

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayantad iga tagta qalbigu murugonaya hadi anan ku arag idhuhu ma awoda iney ceshadan ilmada
    Another erayo and laxan ❤️

  • @sakisom1
    @sakisom1 2 ปีที่แล้ว +28

    Heesaha dagan wa dookhayga waliba markan lajogo qoftayda xeebta istaanbul.

    • @xamdamahamud8304
      @xamdamahamud8304 2 ปีที่แล้ว +1

      Unika be 😂😂

    • @sakisom1
      @sakisom1 2 ปีที่แล้ว

      @@xamdamahamud8304 hee maxà

    • @nuradienali7910
      @nuradienali7910 2 ปีที่แล้ว +1

      Khayaliga ka bax Adeer 😂

    • @sakisom1
      @sakisom1 2 ปีที่แล้ว

      @@nuradienali7910 taasi wa noloshayda e cadena loma bahno adiga taada kafakir

  • @marwo854
    @marwo854 ปีที่แล้ว +3

    Nasiinay walaley ilaahey ka cabso ninkan maskiinka ee aad mar u dhaxday gabka dheh oo u celi wixiisa 😢🙏🏽

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      Oo wll Hortu page ka qamar baa ku qornaa sawmaha.

    • @kuseylamohammed2379
      @kuseylamohammed2379 ปีที่แล้ว

      How aay ugu celinysaa naa doqonimada nagala tag akhas, nin asxaan mlhn Dee 😠😠wuxuu ku suubiyey miya ogthy adigu

    • @zakariemohamed8279
      @zakariemohamed8279 ปีที่แล้ว

      @@kuseylamohammed2379 lakiin waxan maqlay in iyadu khaladku ku horreysey oo lacagtii TH-camka kala baxsaday ma runbaana talow?

  • @mohanomer3517
    @mohanomer3517 2 ปีที่แล้ว +1

    My only one oF M favourite singer @qamar suugaani
    Legend keep going

  • @ahmedhaniabdirahman4094
    @ahmedhaniabdirahman4094 2 ปีที่แล้ว +1

    We libaax lagu hayo
    Ee xagee ka dhacdey
    Beryahan bodhka iska jaf
    Hawada ayaad ka sii baxeysa

  • @apdinaazirali9181
    @apdinaazirali9181 2 ปีที่แล้ว +3

    Qmarka tagay wanku wataa zxp

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar sugani boy hore usoco bro Big legend wll

  • @adammohammedkhassim547
    @adammohammedkhassim547 2 ปีที่แล้ว +1

    Khamar heesaha.qaado wa wado qalad.cirka igu sodumo.quruxdada bilaha damo.jano inaa kaso baxday modaa.
    Waxas dhan wa wado ereyo khaldan
    Inta igu racsan .like ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @axmedyuusuf7629
    @axmedyuusuf7629 2 ปีที่แล้ว

    SILOWLE RAM WEEYE KING OF THE RAM WAH WAH HAHEEY WALAYAAB CAJIIB WEYEE RUNTII WAA TABIYEE DHAB AH

  • @Mrguuto1
    @Mrguuto1 2 ปีที่แล้ว +2

    Jacaylka anoon aqoon
    Naftayda adaa barre
    Aduunyo kalaad malaa
    Ka soo anbatee ogoow

  • @zuhaib4520
    @zuhaib4520 2 ปีที่แล้ว +6

    All time favourite 🤤❤️❤️

  • @themohamet8154
    @themohamet8154 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti heestani wlhi waaaa emotion laydinku dhufaye 😰

  • @mahadjeesto8129
    @mahadjeesto8129 2 ปีที่แล้ว +3

    Hees dareenkeeda LeH ❤️👩‍❤️‍👨Legend xidiga fanka 🙏

  • @suhaybshucayb790
    @suhaybshucayb790 2 ปีที่แล้ว

    Qamar iyo shaydan ayaa dag daga

  • @abshirclqaadir7436
    @abshirclqaadir7436 ปีที่แล้ว

    Jaceylku inu nolol yahy waxa ka markhatiya hestan insha allh waxanan rajeynaya qofta an jeclahyna inan is calfano 💯

  • @mohaashraf1539
    @mohaashraf1539 2 ปีที่แล้ว +6

    Wounderfull voice qamar suugani🥰

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. 2 ปีที่แล้ว +4

    Inta subax hore daawanaysa hada soo kacday😂🔥qamar on fire bes naga dheh😂

  • @apdisaalanrigaaxe2589
    @apdisaalanrigaaxe2589 2 ปีที่แล้ว +2

    LaYaB LaYaB Qamarka Hir GaLaY keep Going prather✊🏼

  • @hibaaqabdullahiali8660
    @hibaaqabdullahiali8660 2 ปีที่แล้ว +1

    Jacylka anon aqon naftyda ada baree🥺❤️

  • @hodanabdiqadir2856
    @hodanabdiqadir2856 ปีที่แล้ว

    Nafteyda ❤

  • @julietabdi8169
    @julietabdi8169 ปีที่แล้ว +1

    Hayaay

  • @abdukadirahmadey8961
    @abdukadirahmadey8961 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamarka hala hala🎤🎤🎤🎤

  • @yonisahmed4550
    @yonisahmed4550 2 ปีที่แล้ว +2

    Hees dareen leh legend

  • @kaltoundahabo6366
    @kaltoundahabo6366 2 ปีที่แล้ว +1

    Qamar suugani king of art

  • @sondusomar1359
    @sondusomar1359 2 ปีที่แล้ว +2

    Qamarka heesaha xidigaha galiyey 🥰😍

  • @zamsacid0120
    @zamsacid0120 2 ปีที่แล้ว

    Ayaantada iga tagtaa qalpigu murugoonaya haddii aanan ku arag indhuhu ma awoodayaan inay ceshadaan ilmada