Qamar Suugani | Waxaan Dhoowraya Waxyigii Xubiga | Official Video 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Qamar Suugani : Waxyigii Xubiga
    Ereyada: Cabdiraxiin Saciid Heelo
    Laxanka: Qamar Suugani
    Musiga: Mustafa Karaama
    Filmed & Edited: Fahad Abdi Production
    All Rights Reserved
    ©️2024 Fahad Abdi Production

ความคิดเห็น • 401

  • @mucjisorabaani
    @mucjisorabaani 4 หลายเดือนก่อน +111

    Heesta ugu wanagsan een dhagystay intaan heeso dhagaysanayay ❤😢

    • @suhaybmoha2988
      @suhaybmoha2988 3 หลายเดือนก่อน +5

      Subaxaanallaah😂😂

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 3 หลายเดือนก่อน +5

      Dooq xumida hadi ale ku idmayo 😂

  • @SadaamCabdiraxmaan
    @SadaamCabdiraxmaan 4 หลายเดือนก่อน +75

    Fan kuba Waa Qamar Iyo Qaraaami😂❤
    Inta Igu Raacsan Asc❤😂

    • @HUDANAGIIB
      @HUDANAGIIB 4 หลายเดือนก่อน +2

      Me❤😂

    • @Nasi-b7u
      @Nasi-b7u 3 หลายเดือนก่อน

      Wcs

    • @abdirahmaanjama-k6e
      @abdirahmaanjama-k6e 3 หลายเดือนก่อน

      Wlhi wa runta lakin in kasto hada kasoo daray😂😂

    • @Wllbarkhad
      @Wllbarkhad 3 หลายเดือนก่อน

      Wcz 😅😅😅

    • @BishaarColaad-us5vw
      @BishaarColaad-us5vw 2 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل
    @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل 4 หลายเดือนก่อน +114

    Illahayow gafkeena iyo geeridena hakulmin yarabi naga raalinoqo allow unaxriso waalidkay iyo walidka musliminta iyo dhamnba itii geriyotay dadoow rabi halaga baqo heesuhu qalbigay madobeyan iska daaya❤

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน +18

    Qamarka ninka fanka oodhan looga hadhay jinni iyo insiba😢❤

  • @MacadAxmed-ul8ss
    @MacadAxmed-ul8ss 3 หลายเดือนก่อน +19

    Walahi hestan 20 mar kabadan Ayan dhages ta. One day😢❤

    • @IxsaanCawil-ti8kb
      @IxsaanCawil-ti8kb 3 หลายเดือนก่อน +1

      Iskaga dhiso qalbiga❤😢😊

    • @AmoulMostafa
      @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน

      Jaceylka qof wax Ka yaaqan😢

    • @safiyocumar9682
      @safiyocumar9682 24 วันที่ผ่านมา

      Kula mid ahy wlhi sxb

    • @timocali2417
      @timocali2417 24 วันที่ผ่านมา

      Kula mid ahy wlhi sxb

    • @Deeqomoh
      @Deeqomoh 9 วันที่ผ่านมา

      𝕊𝕒𝕞𝕖😢😂

  • @abdirahmanmohamudelmi2413
    @abdirahmanmohamudelmi2413 3 หลายเดือนก่อน +43

    Goat hadu fanka somalida leeyahy wa Qamar inta kalane wa riyo

    • @OwliyoAli
      @OwliyoAli 2 หลายเดือนก่อน

      Goat fanka waa dayax dalnuurshe🎉❤

    • @NimcoIsmail-to5nm
      @NimcoIsmail-to5nm 2 หลายเดือนก่อน

      Ala aamus bal ish ​@@OwliyoAli

    • @IsmaelMohamed-q6d
      @IsmaelMohamed-q6d 2 หลายเดือนก่อน

      Qamar sugani 🎉

    • @CabdiYare-cy9rn
      @CabdiYare-cy9rn 27 วันที่ผ่านมา

      X7xT.gunn66tttr?.Asc Asc Asc Asc namaste namaste na😂master namaste 3​ 0:43 śr

  • @BurhanChannel777
    @BurhanChannel777 4 หลายเดือนก่อน +14

    Acuudo the king is back, Goat 🐐 Fanka Soomaliyeed al Fanaan Qamar Suugaani & Hees Shidan Well-done brother

    • @PIBOOL593
      @PIBOOL593 4 หลายเดือนก่อน +2

      Zhb lacag dhan 500 dolar dana laygu leyahaye illhay dartiis igu cawiye 300 kalia isodir

  • @mohamedabdiqadir7607
    @mohamedabdiqadir7607 4 หลายเดือนก่อน +22

    Qamarka Fanka abti fanaan aan adiga ahayn inu jiro ma aaminsani 🫶🏽🔥🔥🤴🤴

  • @HamdaMohmed-hf7vu
    @HamdaMohmed-hf7vu 4 หลายเดือนก่อน +104

    Goat qamar ❤

  • @UpdiasiisJama-yz8bo
    @UpdiasiisJama-yz8bo หลายเดือนก่อน +5

    Qamar laguma gaadho laxan eshcalaa hees maxaad samaysay..Goat .❤

  • @AmiiraCali-t5z
    @AmiiraCali-t5z 3 หลายเดือนก่อน +29

    Ma fanan an qamr ahynba jiraa😢😢❤

    • @AyaanCaaardhuub
      @AyaanCaaardhuub 3 หลายเดือนก่อน +2

      my

    • @HanadYasiin-e1n
      @HanadYasiin-e1n 2 หลายเดือนก่อน

      King or teypimhh🎉​@@AyaanCaaardhuub

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 3 หลายเดือนก่อน +4

    Halyeey Qaran Qamar Suugaani
    Goat kaliya ee aan fanka ka taageero❤

  • @Wllbarkhad
    @Wllbarkhad 3 หลายเดือนก่อน +11

    17 july2024 ayaan soo booqday H3estan maalin arabaca Waxan dhowraya wacadkan galnoo❤😮😅

  • @Khaalid336
    @Khaalid336 4 หลายเดือนก่อน +15

    Maxamed cabdi cabdilaahi { bulxan } qamarka fanka shida❤🎉

    • @AzmaSiyaad
      @AzmaSiyaad 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😍😍😍😍😍😍😍

  • @cabdigermanychannel1600
    @cabdigermanychannel1600 3 หลายเดือนก่อน +4

    The Goat Qamar, waad ku awood sheegatay Fanka 🙏

  • @MaxamedMaame-zu4dl
    @MaxamedMaame-zu4dl 3 หลายเดือนก่อน +9

    Qamarow kii yara shuubo shaah heesu soo galiye ada goatkayga ahee heeso so gali adna

  • @beastmode.4012
    @beastmode.4012 หลายเดือนก่อน +2

    Wegel keyga dhabta ah wa naftada gacalo oo an mar waliba iyo xalad waliba iga tagin oo wehel ii ah Nafada wad mahad San tahay kun heer ❤❤

  • @nasserkhader7064
    @nasserkhader7064 4 หลายเดือนก่อน +5

    Qamar iyo Qaraami ninka isku helaa fanka dhadhankisa ma wayayo GOAT 🐐 ❤

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 หลายเดือนก่อน +3

    Waa ayamahan magacaga weyn ee wanaaga badab ku Wardiyi jiray aan ku walan jiray.😢🥹

  • @SiciidMaxmed-nm6ds
    @SiciidMaxmed-nm6ds 3 หลายเดือนก่อน +9

    Waa ayamahan magacaga ween ee wanaaga badab ku wardiyi jiray aan ku walan jiray acuudu ayga aygu dhalay wuu Naga waalay abawan heelo Dunia kale ayuu jooga

  • @SuHaYbRaaGE
    @SuHaYbRaaGE 4 หลายเดือนก่อน +10

    Gaotka caasimada waxani hees wey dhaaftey qamarka dabkii ma damo❤

  • @CabdaleMaxamed-tm8vd
    @CabdaleMaxamed-tm8vd 4 หลายเดือนก่อน +8

    Waqtigaa sheegii goatka ❤❤❤

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 4 หลายเดือนก่อน +7

    Maxamed wardi goat fanka 🎉

  • @AyaanFaarax-yp2kj
    @AyaanFaarax-yp2kj 3 หลายเดือนก่อน +12

    29/june 2024 Ayaan soo boqday hestaan
    Nafta Waxa ku Weyn Wacadkan Kalono ❤😢

    • @ApduwahaapAhmed
      @ApduwahaapAhmed 3 หลายเดือนก่อน

      Me tooo😊

    • @AyaanCaaardhuub
      @AyaanCaaardhuub 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤

    • @ApduwahaapAhmed
      @ApduwahaapAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanCaaardhuub diyar ma u thy Ina ku wasoh

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Qamar oo kale!! ❤🔥

  • @kaltunyusuf4468
    @kaltunyusuf4468 3 หลายเดือนก่อน +3

    Heestani inaba cadi mahan ❤aniga xasuso ayey igalisay

  • @deqabdi2803
    @deqabdi2803 4 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan channel wayn in lasoo dhigay ahayd what legend 🔥

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani 4 หลายเดือนก่อน +39

    Rock star🔥🔥

    • @Supr93
      @Supr93 4 หลายเดือนก่อน

      I the same 😂🎉 Take to ladder ask everyone ratchet the floor ate security ourselves was being used as inspiration upon our arrival at 😢

  • @SuHaYbRaaGE
    @SuHaYbRaaGE 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fanaanka caasimada heestua naga gadan 🐐 ❤

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qamar goatka fanka saasan ka rabna ❤

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby 4 หลายเดือนก่อน +8

    Qamar Suugaani iyo Cabdiraxiin Saciid Hello way is buuxiyan midba midka kale. si dhab ah, taasi waa waxa aan ugu yeerno fanka.

  • @MustaphaMohamed-h6j
    @MustaphaMohamed-h6j หลายเดือนก่อน +2

    Goat qamar madaxaad ii saarantahay❤

  • @cashirTube-qn8wv
    @cashirTube-qn8wv 4 หลายเดือนก่อน +18

    17 jun 2024 wakhti ay nolashu igu adagtahy lkn insha alah waxan rajayn wakhti ay ii samto nolasha😢😢😢😢

    • @AyaanCaaardhuub
      @AyaanCaaardhuub 3 หลายเดือนก่อน

      😩😩😩

    • @BarwaqoAxmeed
      @BarwaqoAxmeed 3 หลายเดือนก่อน

      Wllo hada kawaran maka baxday wakhtigii adkaa🥺

    • @nadiaqurux3281
      @nadiaqurux3281 3 หลายเดือนก่อน

      InshaAllah wll mcn sabarka badi😢

    • @munaladachannel6724
      @munaladachannel6724 2 หลายเดือนก่อน

      Kula qabaa😢😢

  • @apkaomart2030
    @apkaomart2030 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xidiga xidigaha eryadey the legend the goat wx wlpo ❤🙏👑

  • @fadumomohamed6718
    @fadumomohamed6718 2 หลายเดือนก่อน +3

    25july 2024 ayn soo boqadey hestaan waxn dhowryaa waxyiga hubiga waa xiis io badh qoat hadu jiro adig qamar

  • @MuokhtarAbdu
    @MuokhtarAbdu 4 หลายเดือนก่อน +9

    The GOAT 🐐

  • @MustaphaMohamed-h6j
    @MustaphaMohamed-h6j หลายเดือนก่อน +2

    Goat qamar madaxaad ii saarantahay

  • @MaxametttAbdiali
    @MaxametttAbdiali 14 วันที่ผ่านมา +2

    Goat🐐qamar sugani

  • @HamidaAli-fo9tp
    @HamidaAli-fo9tp 4 หลายเดือนก่อน +8

    Qamarow heesahaga midaan nacay waayay 😭🫶

  • @Mahamed_Amiin2887
    @Mahamed_Amiin2887 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wiganan helin codkagii wacnaa wax inan maqal maogtahy walal Al Qamar Suugaani axyaa Fanan🎸

  • @muthalipcade
    @muthalipcade 4 หลายเดือนก่อน +2

    hesstaan muuqaalkeeda waa la soo daahdeen
    ilaa imika ilaa markay soo baxday waan dhagaystaa 🎉

  • @rashkarashkaboy
    @rashkarashkaboy 2 หลายเดือนก่อน +2

    That's Qamar tha legend❤❤❤pig'up

  • @indhofarasle19
    @indhofarasle19 4 หลายเดือนก่อน +6

    2021 hestaan inay so baxday aheed xiligaa xalada ayaa igu adkad😂 lkn alxamdu lilaah 2024 guul ayaan kagaaray

    • @UaeUae-dq2bs
      @UaeUae-dq2bs 4 หลายเดือนก่อน

      Samaritan GOAT💪

    • @AyaanCaaardhuub
      @AyaanCaaardhuub 3 หลายเดือนก่อน

      hambalyo ❤❤

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 7 วันที่ผ่านมา

      Heesta 2019 ayee soo baxday waxay isla qaadayaan malyuun maanka youtubka ka raadi fadlan

  • @DjDiini20
    @DjDiini20 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan dhawrayaa wacadkan galoo😊❤
    12..08..2024 .
    Hadad iga dampeso like me plz

  • @seerarozman5504
    @seerarozman5504 4 หลายเดือนก่อน +13

    East and west qamar is the best singer❤🎉

    • @AmoulMostafa
      @AmoulMostafa 3 หลายเดือนก่อน

      Cidii beenaysa iso sheeg only singer somali❤

    • @SundusSaciid-dl4nh
      @SundusSaciid-dl4nh หลายเดือนก่อน

      Thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @ismaaciilhassan
    @ismaaciilhassan 4 หลายเดือนก่อน +5

    Azxaabey ciwan 10k hali garsiyo codsi waye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedYare-kt3vr
    @AxmedYare-kt3vr 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qamar inta amin san wan ini jeclahay

  • @AffectionateChowChow-uz4kl
    @AffectionateChowChow-uz4kl 9 วันที่ผ่านมา

    Fankuba wa qamar suugaani ayo in yaro lagu qarxiyay libax jalecad wax gudila🥰😂

  • @MohamedAbdilah-t4x
    @MohamedAbdilah-t4x 17 วันที่ผ่านมา

    2021. Deutschland 🇩🇪 ayey so baxday heestan ano dalxiis u jooga caawana kenya🇰🇪 ku dhagaysanaya

  • @ShugriFaarax-bv6lu
    @ShugriFaarax-bv6lu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Haa adna❤❤❤❤❤

  • @hoodohashi1749
    @hoodohashi1749 4 หลายเดือนก่อน +4

    My king qamar 😊 my favourite singer ever 🙌

  • @zHaFicHaYpE
    @zHaFicHaYpE 3 หลายเดือนก่อน +2

    Fankuba waa qamar iyo inyar oo lagu qurxiyay

  • @Anfacmaxamudcali
    @Anfacmaxamudcali 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qamrrrrka ama qaramii ❤🤴🏼

  • @ApdifatahMoh
    @ApdifatahMoh 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ Haa Qamar fanan qaliya😂😂😂

  • @ridwaanYareofficial2019
    @ridwaanYareofficial2019 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naftu ' wehelkaagi ayay rabtaa 😢😢💔

  • @abdimaligxamse
    @abdimaligxamse 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haw naxaristo alfanaan qamar suugani ❤😂

  • @alfanaanmohamouthkaarloz
    @alfanaanmohamouthkaarloz 9 วันที่ผ่านมา

    goat qamarr wa ninka kelyaH amisanahy masrixiyadaH fankah gacantah ku hyaa hadaH

  • @Cutecat-l2o
    @Cutecat-l2o 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kume wiilashan wax ku eegayaay❤

  • @KhadarXuseen-ou8sk
    @KhadarXuseen-ou8sk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qamar God fanka ❤❤❤

  • @RaqiyaMahdi
    @RaqiyaMahdi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codkaaaa❤🗣

  • @mohamedabdulkadirarale3421
    @mohamedabdulkadirarale3421 2 หลายเดือนก่อน

    Nafta waxa ku weyn
    Wacadkan galnoo
    Wxn dhowrayo
    Wax yigii xubiga❤

  • @asmanimcaan5708
    @asmanimcaan5708 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kume wiilasha❤😭

  • @najmaqaaje5394
    @najmaqaaje5394 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hees aan ka jecelhy sanadka ma arkin😢🙈❤️

  • @Nawaalmubaarik11
    @Nawaalmubaarik11 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp asma Abdirahman iyo dumo abdimalik isha aalh sanadka cusub❤

  • @MandeeqNuur-o1b
    @MandeeqNuur-o1b 4 หลายเดือนก่อน +3

    way o way way hes dhaftay ax ya jecel😢

  • @husein_rijaal
    @husein_rijaal 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mulkiilaha Fanka❤

  • @AyaanLaki-df2uy
    @AyaanLaki-df2uy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qamarka❤

  • @YuuyeAbdiyuusuf
    @YuuyeAbdiyuusuf หลายเดือนก่อน +1

    Goat ina cali tea blse qamar wakn kuxiga

  • @NaimaMohamoud-ze7cl
    @NaimaMohamoud-ze7cl หลายเดือนก่อน

    Assad yare fanki hore ban ku xasuusta cod toolmon Mncha allah

  • @SamiroSamiro-x9y
    @SamiroSamiro-x9y 2 หลายเดือนก่อน

    Qamar sugani the king of music keep going Ayan kuleyahay ❤

  • @AyaanlecabdiMaweLo
    @AyaanlecabdiMaweLo หลายเดือนก่อน

    Goat = Qamarsuugaani
    Habarjeclo× Goat abdikariim ali shaah😂❤

  • @omarbashehajiyusuf4572
    @omarbashehajiyusuf4572 4 หลายเดือนก่อน +1

    The goat is back 🙌

  • @nassirfarah4623
    @nassirfarah4623 หลายเดือนก่อน

    Hees ugu shidhan 2024 moto kama pasi

  • @mohamedcismaan-ep3hx
    @mohamedcismaan-ep3hx 4 หลายเดือนก่อน +2

    Is the best of your songs qamar❤

  • @rashkahassan6169
    @rashkahassan6169 4 หลายเดือนก่อน +1

    Real goat caasimada somaliland
    Hal goat Bay leadahay wana rock star ❤

  • @nasriahmed214
    @nasriahmed214 หลายเดือนก่อน

    Wuu Naga waalay abwaan heelo dunia kle ayuu jooga.

  • @Biiba-u1g
    @Biiba-u1g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaka ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedMahamed-q5c
    @MohamedMahamed-q5c 18 วันที่ผ่านมา

    Goat is animal bro say legend singers one and only qamar❤❤❤❤❤

  • @sharmakefarah6183
    @sharmakefarah6183 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi 2019 😢 ila hada aya dhageysta 10 jer ka badan waxa ku darema ka limo aniga o hesto qof keygii qalpiga aya ka guwanoya

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 4 หลายเดือนก่อน

    Abwaan heelo iyo qamar sugaani ereyada iyo laxanka manartay ka keenan waa su aale 😢😢

  • @bukhaari2899
    @bukhaari2899 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan update buu kaso dhigay Waa heees uu hore U qaaday 🫡

  • @salmaahmed6168
    @salmaahmed6168 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qamrka hirgalay ❤🎉

  • @mohamedyasin2693
    @mohamedyasin2693 3 หลายเดือนก่อน +2

    Qamar the one and only ❤❤❤❤

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd 4 หลายเดือนก่อน +2

    Rockztarr GoaT zuuGani🐐🔥

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Goatka fanka

  • @UlmakheyrXasan
    @UlmakheyrXasan 2 หลายเดือนก่อน

    Inta 2024 Dawanaysaa wd Zalaman tihiin🫶👋

  • @zubedazarah6597
    @zubedazarah6597 4 หลายเดือนก่อน

    Oo heestan manay bari hore ahayn 😂❤

  • @karaamaofficial1556
    @karaamaofficial1556 4 หลายเดือนก่อน +7

    Heesta mustafe karaamaa tumay ee mxmed yare ma tumin iska sax halkaa

    • @suhaybcali8686
      @suhaybcali8686 4 หลายเดือนก่อน

      Waan dareemayaa maxamed yare waxan o kale ma tumo

    • @abdallahabdulkarim8989
      @abdallahabdulkarim8989 4 หลายเดือนก่อน

      Mustafa karama 💪

  • @zakariapidixo4728
    @zakariapidixo4728 2 หลายเดือนก่อน

    Qamar my fanaan😊

  • @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH
    @ABDIRAHMANMOHAMEDABDIRAHMANMOH 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qamar suugaani best singer 👨‍🎤 🎤 🎶 🎼 ♥️ ❤️ 👨‍🎤 🎤 🎶

  • @kankamo1497
    @kankamo1497 4 หลายเดือนก่อน +1

    Goat is back❤

  • @IkranCabdi-cl3ot
    @IkranCabdi-cl3ot 4 หลายเดือนก่อน

    Qaamar Goatka fanaka guulyso wllky mcn

  • @susanaxmed3382
    @susanaxmed3382 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤fav song 😭🍫

  • @UmuAyan-l8d
    @UmuAyan-l8d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees iyo badh

  • @NastexoAli-x3u
    @NastexoAli-x3u หลายเดือนก่อน

    Hestakaliyen markanmaqlo iskafarxo qamarks😂❤

  • @Haniinta
    @Haniinta 10 วันที่ผ่านมา

    The goat 🐐 ❤

  • @Ahmett_HacHi
    @Ahmett_HacHi 2 หลายเดือนก่อน

    Bahashi Calol Yar Bey Kaso Saarty Qamarow Zxp 😊❤

  • @YousufAbdillahi
    @YousufAbdillahi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qamar sugaani 😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @BishaarColaad-us5vw
    @BishaarColaad-us5vw 2 หลายเดือนก่อน

    Inta iga danbaysa love ❤ 2 August 2024

  • @SumayaSumayasuusha
    @SumayaSumayasuusha 4 หลายเดือนก่อน +3

    Qamar zxp iga soo cun caloosha 😅 the goat real maxamed warid maxamed cabdilahi