QAABKAN UGU DIR MADBACADDA DESIGN NADAADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2024
  • Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Kuso Biir Groupyadena Telegramka
    t.me/samewade
    t.me/xikmadosomali
    t.me/samewaderesources
    t.me/GraphicDesignteam1
    t.me/luqadacarabiga
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy

ความคิดเห็น • 30

  • @milaasdyc
    @milaasdyc 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah aad aya u mahadsanthy Ustaad sida dhaqsiga ah aad iigu tixgelisay codisgeega.
    1000 jeer mahadsanid

  • @yahyeomarahmed5953
    @yahyeomarahmed5953 6 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Ustaad
    Casharka xiga inooga Dhig sida qofka aad looga u sameysay sida loogu diro iyo qaababka kala duwan

  • @cbaastawaneciise6524
    @cbaastawaneciise6524 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustaad

  • @Mohmed_luqman004
    @Mohmed_luqman004 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahsanid Ustaad Noo Taagan sidii aan Waxbadan U Baran laheed Respect ❤

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi ustaadi vedio gaan waan sugaayey aad ayaa kaaga mahadcelinayaa

  • @JowhariShow
    @JowhariShow 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Ustaadii waan u baahneen

  • @user-vr8oi4ow7y
    @user-vr8oi4ow7y 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mowduuc intabadan maanka ku haayey❤😊

  • @user-ki5qb1jf1l
    @user-ki5qb1jf1l 6 หลายเดือนก่อน

    tnx macalin

  • @user-vr8oi4ow7y
    @user-vr8oi4ow7y 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustaadow

  • @kingmoha8319
    @kingmoha8319 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustd warqadaha yar yar sida invatations ka soo RGB malagu daabici karo

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  6 หลายเดือนก่อน

      Haa Ustad Warqadaha yaryar RGB ahaan waad ugu diri kartaa Muuqaalka xigana kaso samynaa Insha Allah

  • @abdalleyussuf1
    @abdalleyussuf1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahad samid macalim

  • @user-sp4ut8qm5m
    @user-sp4ut8qm5m 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadii Allaha kubarakeeyo waxaad video noga soosameysaa A4 sida loo sameeyo

  • @saidqadoofficial7117
    @saidqadoofficial7117 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad boorarka size kooda xagee ka helaa , amase boorkasta aan rabo size ka aan isticmaalayo tusaale 1 meter iyo 2 meter

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  6 หลายเดือนก่อน +1

      Ustad Boorka Cabirkiisa ma ahan mid standard ee waxay ku xerantahay qofka Boorka loo sameynayo cabirka uu rabo

  • @Abdirahmaan1001
    @Abdirahmaan1001 6 หลายเดือนก่อน +1

    Marka 10 cent ma 4 sideba waa laga jaraya mise laba dhinacuun ustaad

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  6 หลายเดือนก่อน

      Maya Laba dhinac kaliya waaye

  • @Wadaagmedia
    @Wadaagmedia 6 หลายเดือนก่อน

  • @maxamedxasan6597
    @maxamedxasan6597 6 หลายเดือนก่อน

    Macalin mobilka kiisa mala dabici karaa pixellab markaan ku sameyo

  • @HALGANDESIGN
    @HALGANDESIGN 6 หลายเดือนก่อน

    intee latska diiwan gilinayaa

  • @A-guure
    @A-guure 6 หลายเดือนก่อน +1

    save gareenta iyo exports ka video kasoo samee bro

  • @user-ox1dp7lp5x
    @user-ox1dp7lp5x 6 หลายเดือนก่อน

    Asc maamula casharo ofline ah maleedihiin masa waa online keliya mahadsanid

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  6 หลายเดือนก่อน +1

      wcs wrm wbr maya online kaliya waaye

  • @uumaaye7844
    @uumaaye7844 6 หลายเดือนก่อน +1

    Su aaal Ustaad markaaan save gareenaayo export as maa dhahaaa mise bdf mise AI Ama png

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  6 หลายเดือนก่อน +1

      Ustad waan ka jwbayba Jpg ahaan waaye. Illustrator marka la joogo Export dheh Marka photoshop la joogana save as copy kadib jpg ka dooro waa intaas

    • @milaasdyc
      @milaasdyc 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kaabe marka aad save gareeneysid Softwarada photoshopka wey ku kala duwan yhiin kuwa qaar save as marka aad dhahdo option JPEG iyo PNG iwm ah muku siinaayo kuwa qaarneh wey ku siinaayaan sida photoshopyada danbe oo kale tusaale aniga wxn isticmaalaa Photoshop CC 2020 option JPEG iyo PNG wuu isiinaa lk versionada hada ugu danbeeyo malahan saan filaayo 2021 oo kale malahan saan filaayo marka kuwa danbe haduu yahahay Export aya leedahay JPEG iyo PNG waad ka heli lkn save as hadaad dhahdo Photoshop pdf ama photoshopka cadiga ah option ah ayu ku siinaa marka sxb waan filaa inaad i fahantay.

    • @osmanabdilkhadir6215
      @osmanabdilkhadir6215 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@milaasdyc waa runta balse kuwa danbe ee anan lahayn jpg iyo png Save as copy dheh ustadka aaba hore muuqalka oga soo sameyay