SIDEE WEBSITE LOO SAMEEYAA - IN 15 MINUTES!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #shopify #dropshipping #makemoneyonline
    INSTAGRAM (new): / hasanmohhaa
    How you can quickly and effortlessly build your Shopify website within a 15 minutes! In this guide we will walk you through each step of the process from beginning to end.
    Start selling and promoting your products or services worldwide without delay!
    www.shopify.com
    If you found this tutorial useful please show your appreciation by giving it a thumbs.. Don't forget to subscribe for valuable content that will be coming your way soon. Your next online store is 15 minutes away!

ความคิดเห็น • 12

  • @NetureLifeWorld
    @NetureLifeWorld 5 หลายเดือนก่อน +2

    keep going sxb somalida wey u bahan tahay barnaamishadaan

    • @HasanDacar
      @HasanDacar  5 หลายเดือนก่อน

      I will bro. mahadsanid❤️

  • @akram8376
    @akram8376 5 หลายเดือนก่อน

    Bro website kan responsive ma ahan
    Dadka aad intaba u samenayso website ka wxay 90% doonaan in looga dhigo website kooda responsive
    Anyway wxaa must ah inaad programming ka wx k taqaano ama web development ka, ama ha ahaato front-end or back-end, Fullstack enginering

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo su,aal waxad iisheegtaa qof somali joogaa ma ka samayn karaa lacag shopfy

    • @HasanDacar
      @HasanDacar  8 หลายเดือนก่อน

      Haa sxb aad iyo aad! Rag lacag badan ka sameyay yaa jiro dabcan👍👍

  • @DAALO_S
    @DAALO_S 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp somalia wuku shaqeena somaha mida kale ciwan kada shop fayga ma fiirin kara sidu kugu dhisan yahay

  • @Noordin_films
    @Noordin_films 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc zxb ma igu cawin karta sida website u heli lahy

    • @HasanDacar
      @HasanDacar  3 หลายเดือนก่อน

      wcs sxb, video faah-faahsan yaan ka sameeyay. Soo daawo: th-cam.com/video/GHsNHmzfPcs/w-d-xo.htmlsi=WI8CtXWxFe9m2ZmJ

  • @Daadah
    @Daadah 5 หลายเดือนก่อน

    Wall qof walba si sx kuuma sharaxaayo maxaan sameya waan samestay hadan haaf ug tagay mid kale shopfy marwalba bank lacag ayuu ka goostaa

    • @HasanDacar
      @HasanDacar  5 หลายเดือนก่อน

      Sidan yaad iskaga joojin kartaa lacagta uu shopify ka goosanayo: th-cam.com/video/OidPQvuVSA4/w-d-xo.htmlsi=0LjRZATvbSfYFSJG

  • @Daadah
    @Daadah 5 หลายเดือนก่อน

    Mida kale muuqalka ma dhamestirno ee dhamestir wll

    • @HasanDacar
      @HasanDacar  5 หลายเดือนก่อน

      Waakan asagoo dhameystiran wll: th-cam.com/video/GHsNHmzfPcs/w-d-xo.htmlsi=rChVid4Im96HBJm9