Cabirada Boorarka iyo Qaabka Customer-ka aad Ugu Diri Kartid Design-ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2024
  • Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir
    Whatsapp: wa.me/message/6HVONJCAOERII1
    Telegram: t.me/samewadeacademy
    Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Kuso Biir Groupyadena Telegramka
    t.me/samewade
    t.me/xikmadosomali
    t.me/samewaderesources
    t.me/GraphicDesignteam1
    t.me/luqadacarabiga
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy

ความคิดเห็น • 30

  • @abdirizaksiyadhussein4773
    @abdirizaksiyadhussein4773 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Ustaad 🙏

  • @thaabitshureyn
    @thaabitshureyn 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad alle haka abal mariyo wxa nosameyneso anan xisabta lahen & waqtigaga qimaha badn noga faidese

  • @Dhugmalmedia
    @Dhugmalmedia 5 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah mahdasanid ustaad

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid macalin

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 5 หลายเดือนก่อน +1

    Su, aalaha inbdn ka dhex guuxaayaa maankeyga, ayaa jawaabahooda muqaalkaan ka helay adaa u Mahadsantahay Eng

  • @ibrahimabdirashid741
    @ibrahimabdirashid741 5 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid Ustaad

  • @abdishakurissack2106
    @abdishakurissack2106 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran Macaalin

  • @mascuudxikmaawi6838
    @mascuudxikmaawi6838 5 หลายเดือนก่อน +2

    Aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sida quruxda badan ee aad inoogu soo gudbisod vedio yada graphic design een ustaadi waxaan kaa codsan lahaa inaad ku soo darto Barnaamijyada kale sida adobe after effect inta aad aqoon u leedahay adoo mahadsan basic xitaa waan rabi lahyn ustaadi.

  • @mohammaddeck
    @mohammaddeck 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid Ustaaad

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran ustaad

  • @yaxyemaxamedofficial
    @yaxyemaxamedofficial 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Thank you

  • @user-vr8oi4ow7y
    @user-vr8oi4ow7y 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustd waa macduuc diyrsn

  • @user-mk5zy6ph6d
    @user-mk5zy6ph6d 5 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid ustad

  • @ForxTrader
    @ForxTrader 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaat ❤❤❤❤❤❤

  • @milaasdyc
    @milaasdyc 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mahsnd Engineere Tips and Tricks muhiim ayuu ahaa mida kale waxaa mooda Eng, sheeyga wax lagu cabiro naftirkiisa xita in dadka qaar aysan fahasaneen, aniga xita waan ku wareeray, Tusaale calaamadee sheegeyso Inch, numberkee u taagan Miter ama CM, waxaan ka hadlaayo Eng waa geedka wax lagu cabiro Naftirkiisa weeyaan, wxn filaa Cabirlee in la dhaho magac kale inuusan jirin.
    Maxaa yeelay dad weligood wax aanan ku cabirin wey jiran marka asiga naftirkiisa in la fahmo waa muhiim marka Taasi ayaan ku darsan lahaa, waa hadii ad is leedahay waa mowduuc ficn oo in ishkaalka laga bixiyo u baahaan.
    Mar labaad mahdsnid.

  • @user-ux1jc3fg7s
    @user-ux1jc3fg7s 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad codsi cabirada dhan inaa soo gudbisid ayan rabna sida ID card iyo Business card Brochore Banner cabiradoda thanks ustad❤

  • @user-sg2ye2wc8z
    @user-sg2ye2wc8z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Gruopka telegrma guud e ardyda samawade qfki lingisa haya ha iso diro zxpyl

  • @somdesingstudio1361
    @somdesingstudio1361 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a ustd aad ayaa umahad santahay cashirada ugu dambeyay ee laxariira dabaacada
    Xaqiiqidii waxaa fahmi Kara qofkii kushaqeeya oo kusameeya real project Ani ahaan Alxd waan ku qabtaa shaqo maalin la ah oo ah mid kamid ah madbacadaha ayaan uga shaqeeya adna sida hagar la aanta alla hakaa abaal siiyo

  • @laylo8391
    @laylo8391 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Mahadsnid inban cilmi badan baan kabarte abalkada abal jano ustadow manala wadagi kartaa hadii ay macqul tahe qabka aad usameyso thumbnailska

  • @user-vr8oi4ow7y
    @user-vr8oi4ow7y 5 หลายเดือนก่อน

    Ustd illustrator ciladn side loo haliya low resolution next kasoo hadal

  • @AhmedAbdullahiFarahh
    @AhmedAbdullahiFarahh 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp sida web site kuu gaara loosamesto nosoo samee hadaad taqaano, mahadsanid

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio5500 5 หลายเดือนก่อน +1

    First 😂❤

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 5 หลายเดือนก่อน +1

    lipaaxow cabirada ayaa u baahanahy hadey thy logo boor id car video soo sameeyey

  • @Zaahilmoh
    @Zaahilmoh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Pixellab application kaasi kusoo sameey ustaadi

  • @saliimsir9950
    @saliimsir9950 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks Ustaad 🙏

  • @rudwaanmohamed
    @rudwaanmohamed 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin