Allow dalka Noo Hagaaji

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Hees macaan oo ku haboonayd in la qaado marka ay soomaali israacdoo oo la isa saamaxo

ความคิดเห็น • 97

  • @xaliimobadiyos5419
    @xaliimobadiyos5419 11 ปีที่แล้ว +45

    heestaan qofki damiir leh wuu danqanaa like me

    • @cabdiwahaab6763
      @cabdiwahaab6763 ปีที่แล้ว

      Steal love this song 😍❤️

    • @hufanalahihufan5222
      @hufanalahihufan5222 3 หลายเดือนก่อน +1

      dibada markay kaso tagi wayen odhulkoda dhisana wayen waka ragi io dumarki io caruurti galadi isku diren tasay si arkayen😭😭😭

    • @ramlasayid568
      @ramlasayid568 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@hufanalahihufan5222😢😢

  • @yassinkhalif2976
    @yassinkhalif2976 2 ปีที่แล้ว +12

    Laxaanka iyo musik isuu daba dhaca ayaa kuu leh...inti ila raacan like ii saara
    Goobti waa Nairobi the year was 2008

  • @xiinle123
    @xiinle123 7 ปีที่แล้ว +17

    Jooqle Ciyaar-Jecel waa geesi geesi-dhalay. Aabihi wuxuu ahaa Kumandooskii ugu hore ee Xoogga Dalka Somalia 1960s

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 7 ปีที่แล้ว +13

    Dadkaygi Miyaaa israacay ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼

  • @xaliimobadiyos5419
    @xaliimobadiyos5419 11 ปีที่แล้ว +11

    maasha allah heestaa ofki damiir leh wuu daqaaa ,,like me walaahi

  • @xaliimobadiyos5419
    @xaliimobadiyos5419 11 ปีที่แล้ว +14

    jooqle iyo maryan mursal, alah ha idin dhowro maasha allah runta sheegten maasha allah

  • @maxamedkarre8075
    @maxamedkarre8075 5 ปีที่แล้ว +12

    2012 ayaanka dhagaysanjiray heestan Hutel Ku yaalay Zero ga Burco Halka imika telesom fooqa kadhisatay hudheelkaasi Wuxu hayn jiray heeso qaraami ah caan buu ka ahaa Burco. .......

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 4 หลายเดือนก่อน +1

    jooqle allah cafimad dag ha ku siiyo

  • @alinuur4
    @alinuur4 ปีที่แล้ว +5

    Ayadoo waqti adeg lagu jiro ayn heestan maqli jiray anigo school u socda 2007/2008😭😭

  • @Hurre43
    @Hurre43 2 ปีที่แล้ว +16

    Back in the days 2006, 2007, 2008, 2009..... Old memories

  • @hufanalahihufan5222
    @hufanalahihufan5222 3 หลายเดือนก่อน

    209 ban maqlay hestan wan jecla wanan darensana lkn sidan hada ufahmay man ufahan sanayn manta dib uso xasuustay 2024/6/3❤❤

  • @osmanr3523
    @osmanr3523 2 ปีที่แล้ว +4

    11 sano kahor ayey ilma ciyaar jecel sidan ugu heesayen qaranimada Somalia markasey afar qabyaalidi madax martay o Fiqi iyo Mahad salad hor boodayan 2021 naga dhaadhac siinayan ilma ciyaar jecel aya hebel gaar ujecel ama shiqsi gara u heesa? Cajiib wlhi wa adunyo gadoon

  • @xiinle123
    @xiinle123 7 ปีที่แล้ว +15

    Jooqle, Ina Ciyaar-jecel...his father was the first Somali Army Commandos in 1960s and 1970s, he was Army Instructor at Halan(XALAN) ....ILAAHAY HA U NAXARIISTO.

  • @fathihassan4596
    @fathihassan4596 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadii calankii ladoobay dunida babanaayo caawaba 😭👏🇸🇴🇸🇴

  • @shaxdashaxda7972
    @shaxdashaxda7972 3 ปีที่แล้ว +4

    Darenkeygu caawa aad&aad buu usareeyaa ee dhamaan umada somaliyeed hala is cafiyo oo gala duceysto oo qofwalba ha ogaado in xil saranyahay///? Waxaana diyaar ah ula hadlayaa waxgaradka oo dhan & ha uhoreeyaan culumada &ugaasyada&nabadoonada &hoyooyinka&dhalinyatada& dhamaanteena Dalka &dadka Halookaco insha.ALLAAH

  • @Abdiazizomar336
    @Abdiazizomar336 ปีที่แล้ว +2

    This master piece art causes some nostalgic every time I listen to. The music was in every Tv station back in 2007- 2011. What a great memory

  • @asmaqurux1738
    @asmaqurux1738 7 ปีที่แล้ว +20

    Allow dalka noo hagaaji🙏🇸🇴🇸🇴

  • @HiigsaadTube
    @HiigsaadTube 7 ปีที่แล้ว +5

    allow dulmiga iyo xumaanta balaayada naga dulqaadoo allow dalka noo hagaaji. rabow dunida adigaa lee. dusheed iyo dhaqankeeda adigaa leh . allow dawo caafimaadleh

  • @zhaawabff4336
    @zhaawabff4336 ปีที่แล้ว +3

    Dugsi anoo dhiganaya ayaa idacada shabele ka dhageysan jiray hadaa qiyaaso sanada 2007/6 wlh xiligaas aqli saas bdn ma qabin lkn heeskaan markaa maqli jiray waa qiiroonjiray illahow dalka noo hagaaji waa daalne😭😭😭😭😭😭😭

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allow Dalka noo hagaaji oo dadkeena bogooda burcad isku mari amin yaa rabii

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว +3

    allow dalka noo hagaaji😭🤲 2022/10/29 maalin sabti ah

  • @yacquubassad6434
    @yacquubassad6434 7 ปีที่แล้ว +13

    Allow kunaxiriso geesi heestan loo qaade Madaxweyne Awoowe Abdullahi Yusuf Ahmed 😍

    • @tellthetruth2809
      @tellthetruth2809 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaha u naxariisto Awoowe balse heestaan Asalkeeda waxaa loo qaaday midoow kii maxaakiimta marka wadanka intiisa badan qabsadeen una egaadeen maamul aan qabiil ku dhisneeen

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 4 ปีที่แล้ว +1

      @@tellthetruth2809 sidee banay qabiil ugu dhisnayn gudomiye shariif hawiye hogamiye xasan dahir aways hawiye dhaman madaxda maxakiimta waxay ahayen hawiye

    • @tellthetruth2809
      @tellthetruth2809 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qaranmediainc5513 Hadii tahay qof wax fahmaa maxaakiimta qabiil ma ku dhisneen Xasan turki yuu ahaa oo ku jiray 5 golaha sare meel walbo aay tagaan meeshaas dadka dagan ayeey u dhiibayeen maamulka

    • @bushracadey931
      @bushracadey931 2 ปีที่แล้ว

      yaaaaaahuuuuuuuu

  • @saidissasaid553
    @saidissasaid553 7 ปีที่แล้ว +8

    ilahow dalkena nabad no dhig O hagarta galada naga qabo

  • @galladabdiomar684
    @galladabdiomar684 7 ปีที่แล้ว +8

    illahey afkiina hanoo aqbalo insha allaa

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +4

    Caqli soo yeeshtaa ilaaa iyo xiligaan aan jogno oo ah 2022 dalkeyga oo nabad ah manaan arag dunida caalaamka waa ka duwaanahay xataa shasheye dagaal naguma Haaayo wax is dagalaayo is dilaayo waa anaga oo soomalia ah dhexdeena maxaa yaabay🤔🤔🤔Rabbiyow dalkeena u soo gargaar 😭😭🤲xasuus wlhi 2007 2008 maqli jirey xili dagaal culus ka socoday Mogadishu 😢rabbiyow nbd waarta ina sii😭🤲🤲

    • @abdullahimohamud97
      @abdullahimohamud97 ปีที่แล้ว

      caqliga intee inooga imana manta 5 canug oo dugsi quraan dhiganayo ayaa ladiley qabiil dartiis

  • @mukhtarawad4512
    @mukhtarawad4512 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalia viva Walee one Soon Or Late IHope one Day they Are Come togerher

  • @deeqoaxmad4287
    @deeqoaxmad4287 5 ปีที่แล้ว +6

    Alow dalka nohagaji 2019

  • @abdikarimindhocaad5623
    @abdikarimindhocaad5623 9 หลายเดือนก่อน

    21/11/2022 yaaaa dhagaysanaya waayo waaayo heestaaaan

  • @fatma_nura
    @fatma_nura 2 ปีที่แล้ว +5

    Allow dadka iyo dalka noo hagaaji 🤲

  • @cayuuniqurux6318
    @cayuuniqurux6318 ปีที่แล้ว +2

    hestaan waxaan dhageysan jiray wage so baxdqy 2006 2007 qiyaas waliba idaacad la dhihi jiray Capital Foyz iyo hon afrik glb walba barnamij baa daah fur loga dhigi jiray o dhalin yarada logu tala galy waa xasustaa darada guriga kuso diyaarsan jiray raadiyo yar iyo allbta ama cashada karin lahaa Wagas anaa guriga gabr ka ahaa erayada qaar saan hada u fahmayo uma wada fahmeyn qiyaas dadeydu 12 ama 13 jir isku tumatay aadna u jecel hesaha

  • @rashidseerar
    @rashidseerar ปีที่แล้ว +3

    Wow, Maryan Mursal great singer ❤️

  • @sahalnasersharif1489
    @sahalnasersharif1489 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wan iska jecla lkn manta ka hor miraha ma dhuuxin yurub iyo 😢

  • @runsheegmediaa5990
    @runsheegmediaa5990 7 ปีที่แล้ว +4

    masha alah wan ilmeyay

  • @saidinouradini
    @saidinouradini ปีที่แล้ว +1

    Thanks for for this Wadani Patriotic song Fam!!!... Been looking for this

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan 2008meelHaas xasuus igu lahayd caawa oo taariikhdu tahay 28-09-2023 maalin habeen khamiis soo galayso, mawliidka nabigana la dhigayo anoo dayrka fadhiyaa abtigay music-geeda dhagaystay kadob baan khadka kasoo raadiyay

  • @faadumofiskaofficial8181
    @faadumofiskaofficial8181 3 ปีที่แล้ว +4

    2020 yaa dhageysanyo like ha ila dhaafin

  • @Abdoa-Cr7
    @Abdoa-Cr7 2 ปีที่แล้ว +3

    Ya dhagesta 2022 and 2023 ♥️😍

  • @abdiaziizdijoni1104
    @abdiaziizdijoni1104 5 ปีที่แล้ว +6

    Allow dalka noo hagaaji 2019😭😭

  • @shaaficimohamed1369
    @shaaficimohamed1369 2 ปีที่แล้ว +2

    Jooqle Shire Jama Allow Ku Caafi Adeer🤲

  • @abdishakuurnour1419
    @abdishakuurnour1419 3 ปีที่แล้ว +1

    Still watching 201 August 🇸🇴allow dorasha XaLaal ah Noo ga dhig dalKa🇸🇴🇸🇴🙌

  • @mohand17
    @mohand17 7 หลายเดือนก่อน

    Memories 2006😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdikani_Curious
    @abdikani_Curious ปีที่แล้ว +1

    MAYA MAYA MAYA MAYA!
    SOMALI Isma raacin mana u eka dad israacaya. Waxaan ka cabsanaa in qiyaamaha nagu dhaco anagoo qabiil isku nacaya, qabiil dartii isku dilaya.

  • @HiigsaadTube
    @HiigsaadTube 7 ปีที่แล้ว +3

    allow durmarkiyo agoonta ,allow dayartiyo maskiinta. ciroolaha dibinta ruugay . dartooda hanoo ciqaabin

  • @fardowsoabdihashi1401
    @fardowsoabdihashi1401 2 ปีที่แล้ว +4

    😓😓😓😭😭😭😭😭😭😭

  • @najaxdahirkjjhopk7587
    @najaxdahirkjjhopk7587 6 หลายเดือนก่อน

    Xiligay sobaxday garaadkayga ma aqoon wadani iyo wax kale waxan ka mid noqday dadki ku hana qaday dagalada sokeye oo ka socday giyiga somaliyed marki igu horaysay aan maqlay waxay ahayd 2013 😢 alow dalka no hagaji

  • @aishaabu-bakar8929
    @aishaabu-bakar8929 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow dulmigiyo xumaanta balaayada naga dulqaadoo allow dalka noo hagaaji rabow dunida adaa leh dusheeshiyo daakhilkeeda dadkeeda adaa abuuree allow dawo caafimaad leh allow dumarkiyo agoonta allow danyartiyo miskiinka ciroolaha dibinta ruugay dartooda hanoo ciqaabin allow debka naga dhex oogan adaa naga damin karaayee allow nabad nagu daryeel

  • @osmangrealish149
    @osmangrealish149 4 ปีที่แล้ว +1

    Xusuus qaran every thing is gona be oll right

  • @ifraahibrahim3799
    @ifraahibrahim3799 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi Markay Soconjirtay Heestani micnaheeda mangaranjirin blse.musigeda ayaan Jecla ,
    Alle SWT dalka hayno hagajiyo .dhalanayo Sida unbaan Aragnaye Tallaaw, Waxyabahan Heestu Sheegaysa hadmay rumobi doonan

  • @hamzehabdeeq4004
    @hamzehabdeeq4004 6 ปีที่แล้ว +5

    Mnzha allh muuse biixi miyaaladoortay aabaha jamhuuriyada barakaysan

  • @ciidcabdicateye6551
    @ciidcabdicateye6551 ปีที่แล้ว +1

    Dadkegi miya is racey SSC
    Malin tariq ii leh 2023 .26 February

  • @hashimosman775
    @hashimosman775 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow wadanka noo hagaaji noo na isku kaayaduub

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +1

    Good song

  • @abdiqanimo8179
    @abdiqanimo8179 5 ปีที่แล้ว +3

    2019

  • @siradmohamed3362
    @siradmohamed3362 ปีที่แล้ว

    Dalka hees uma baahna dan qof uu wato iyo koox

  • @mohazahmett564
    @mohazahmett564 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaxiii Foriyooow😢 iTobiyanka

    • @ruqiyoabdiqadir8096
      @ruqiyoabdiqadir8096 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad reer xamar lee fahmi kara

    • @ruqiyoabdiqadir8096
      @ruqiyoabdiqadir8096 ปีที่แล้ว +1

      Lkn still dhibaatadii wey taagan tahey manta qalbiga ayaa naga jabey wlh😭😭😭😭🥺💔

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi xiligas waxa u Qaxnay madiina😢😢

  • @AxmedCandilaahi
    @AxmedCandilaahi 7 หลายเดือนก่อน

    Heestan,aadbaan,ugahelay😊😅😮😢

  • @xudeyfiaxmed9854
    @xudeyfiaxmed9854 5 ปีที่แล้ว +2

    Haddan dibadey ku joogo
    Sidadoontaba i yeelo
    Ilmaha igu soo dir anigo
    Kuligeed iga wada dareerso

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan daawan jiray barigii Cabdilaahi Yuusuf ahaa madaxwayna qaranka 207 waxaan galay xasuus runtii

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 2 ปีที่แล้ว +2

    Alow dalka noo hagaaji

  • @Sudees-ty8cm
    @Sudees-ty8cm 11 หลายเดือนก่อน

    2023

  • @jamaaloomka2119
    @jamaaloomka2119 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus wlh 2009

  • @farhanahmed7698
    @farhanahmed7698 5 ปีที่แล้ว +3

    Allow dalka noo hagaaji

  • @shaxdashaxda7972
    @shaxdashaxda7972 3 ปีที่แล้ว +1

    Culimada Islamka maxay kaqataa inlaga qeyb qaato dajinta dalka

  • @Wardi7083
    @Wardi7083 2 หลายเดือนก่อน

    30 sano ilaaha carbeed waqtiga ayuu naga lumiyay 😂😂

  • @asaadkumar9015
    @asaadkumar9015 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha allh

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว

    Xasuus allow dalka noo hagaaji

  • @axlaammohamed9411
    @axlaammohamed9411 2 ปีที่แล้ว +1

    2022💯😴

  • @samarsalaadsalaad7950
    @samarsalaadsalaad7950 5 ปีที่แล้ว +1

    allow Dalka noo hagaaji

  • @maxamedisaaq2649
    @maxamedisaaq2649 ปีที่แล้ว

    Xasuus bay iitahay

  • @osmangrealish149
    @osmangrealish149 4 ปีที่แล้ว +1

    If allah say him

  • @maxamedmowliid4428
    @maxamedmowliid4428 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow Dalka Noo Hagaaji

  • @abdifitaahmohamedyassinabd4481
    @abdifitaahmohamedyassinabd4481 2 ปีที่แล้ว

    Allow somali midey

  • @XOG_GOOB
    @XOG_GOOB 7 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @yaabarag4366
    @yaabarag4366 ปีที่แล้ว

    😢😢

  • @maalikibookshop5823
    @maalikibookshop5823 ปีที่แล้ว

    heestaan waxaa loo qaaday cabdullahi yusuf sanadkii 2006di xiligii dadka reer muqdisho dhiigooda baxaye bey si ku jeesjees ah usoo qaadeen

    • @ceytoofficial3454
      @ceytoofficial3454 ปีที่แล้ว

      xiligii sheikh shariif aya ka qadey dadka benta ka qaad

  • @ClkariiKaafuu
    @ClkariiKaafuu ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @fardowsoabdihashi1401
    @fardowsoabdihashi1401 2 ปีที่แล้ว +1

    😓😓😓😭😭😭😭😭😭😭

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 ปีที่แล้ว

    💔