qeylo dhaan waawareey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • SOOMAALIYEEY TOOSA OO KACA WAAD QALIBANTEENE
    SOOMAALIGII DAMIIR LAHOOW KAC INTAADAN SHALAAYN

ความคิดเห็น • 232

  • @hanisaciid9655
    @hanisaciid9655 หลายเดือนก่อน +11

    2/8/ 2024 liido maalin dhalinyaro lagu xasuuqay 😢😢 qalbiyadeena waa madoobaadeen saa balaaayo u arkeyny rabiyoow dhibta naga saar😢😢😢

  • @laylomohamutt6735
    @laylomohamutt6735 4 หลายเดือนก่อน +9

    14 yr walina wadankii isbadalin inta soboqotey ficnaad lahaydqq inaan dhasho 1960 waxan so arki lahaa melaan qabyalad laga aqoon nabada isjecel madaxduub jirin💔😭somaaliyoo midah hal calan leh

    • @IbraahimJeele-fj4uh
      @IbraahimJeele-fj4uh 4 หลายเดือนก่อน

      WADANKA WUU ISBADALE 2010 KA MEEL UDHAWNA majoogo wuu tilaabsaday dalka

  • @hashmishoro534
    @hashmishoro534 ปีที่แล้ว +40

    Anigoo kalegey ah ayan dageysanayaa hadana leyrkaa wan dansaday wlhi wey itabaty😢😢😢😢😢 heestan

    • @nastehofarah1546
      @nastehofarah1546 ปีที่แล้ว +4

      Sheydan nimada iskadaf quran akriso ee seexo

    • @hashmishoro534
      @hashmishoro534 ปีที่แล้ว

      😂😂hayeh bilcan

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 ปีที่แล้ว +4

      😢😢😢 miyaaba ilaawi Kara qaraxii hotel shaamow wlhi waa malintii igu murugta badneed 3december 2009 malinimo Qamiis waxaa wayey eedade qamar walalkeyga waa iga dhawacmay ardeydii qalanjabinesay ayuu ka mid ahaa 😢sido kale wiil aynu deris eheen oo Hooyadiisa kaligiisa ka dhashay waa u ku geeriyooday oo hooyadiisa walaatay ilaa iyo hadda walaan laamiyada magalada Mogadishu qashiinka ka aruurisaa 😢taas miyaa ilaabi kara alaha u naxariisto dhamaan dadkii ku dhintay 😭🤲

    • @hashmishoro534
      @hashmishoro534 ปีที่แล้ว

      @@AyaanAbdirashiid4631 🥱😅🤫😪😪sorry abyooo wlhi wa xanun ilahy haunaxaristooo dhamantot

    • @AbshircaliNuur-cf4ir
      @AbshircaliNuur-cf4ir 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@AyaanAbdirashiid4631 subxanallah 😢alle uwadda naxariisti😢

  • @hindacabdilahi-dr3fv
    @hindacabdilahi-dr3fv ปีที่แล้ว +14

    5.8.2023 kujirna. ilahaahow Somalia dhibth ka saar 😢😢😢😢😢😢

  • @ayuub-2099
    @ayuub-2099 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aduunka awalba lagu waari meen ilahay ha u naxariisto intii dhimatay😢😢

  • @mohan_farah
    @mohan_farah ปีที่แล้ว +15

    10 sano kadib waxba isma badalin allow wadanka nabad nooga dhig aamiin😢

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 8 หลายเดือนก่อน

      Weyba ka sii dartay😢😢😢

    • @mohan_farah
      @mohan_farah 8 หลายเดือนก่อน

      @@sacdiyomaxamud3990 ha wll

  • @mohtyga
    @mohtyga ปีที่แล้ว +25

    Wlhi anigo somaliland ah aya hada niyada ka oyaya somali gormay gacmaha is qabsanaysa😢

    • @sagala7799
      @sagala7799 ปีที่แล้ว

      Somaliland na haday ka shidantahay somali o dhan isku mid

    • @user-mh7lf6lh9l
      @user-mh7lf6lh9l 7 หลายเดือนก่อน

      Allah haku xafido micnahan heestsan eyy xambarsantahy garan lahaayeen somali oodhan wey is gacan qabsan laheed

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 4 หลายเดือนก่อน

      Somali galbeed i.a gacmaha ayaynu isqabsanaynaa yaanan lagaquusan ee halasoo duceeyo hunayaal. 😢😢

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228 ปีที่แล้ว +22

    13 sano ka dib maanta 2023 ah wali waa sidiisa wadanka wali isma badalin Allow nabad waarta nasii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว +13

    Siyaasiyiinta danayste yaasha an iska qabano dantoda oo kaliya ayay wataan dan umadda Soomaaliyeed uma hayaan 😢😢i love my country Somalia 🇸🇴🇸🇴

  • @SalmoMohamud-m7e
    @SalmoMohamud-m7e หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dhagaysanaysa 3/8/2024 after liido😭😭😭

    • @MASCUUDMohamed-tv8nc
      @MASCUUDMohamed-tv8nc หลายเดือนก่อน

      Horta yaa masuul ka ah soo fuirso ayada ka daran

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 9 หลายเดือนก่อน +4

    3december 2009 malin qamiis bay eheed 😢waxaa qaraxaas kuu wayay eedo qamar walalkeyga waa kuu dhawacmay oo ka mid ahaa ardeyda qalinjabiyaasha sido kale walalkeyga saxibkiisa oo asna ka mid ahaa ardeyda qalinjiniyaasha waa uu ku dhintay 😢allow u naxariis dhamaan intii ku geeriyoday qaraxaas 😢malin aan ilaawi karo ma ahaan wlhi 13sano ayaa laga jogaa 😢🤲

    • @amenabdi8725
      @amenabdi8725 3 หลายเดือนก่อน

      Ah ah waan iska ooya walahay heetan markaan maqlo walahay hada markaan maqlay.ilmo.waawayn baa igatimid

  • @user-fd3tc7nh5x
    @user-fd3tc7nh5x 8 หลายเดือนก่อน +6

    In 2024😢😂

  • @madheedhle
    @madheedhle 14 ปีที่แล้ว +9

    Alla ilaahayow Somali u sahal, dadka somalidu ma oga inta badan in 10,000 oo al-qacida ah joogaan koofur oo ajanabi iyo somali ah oo kulli lagu soo tababaray Afganistan. qofka ay gacanta ku dhigaan ma ka bixi karo, dad oo dunida kale ah oo milliondeer ah baa maamula, waa la

    • @geediomargeediomar5905
      @geediomargeediomar5905 ปีที่แล้ว

      2023 weysii dabad go,ayaan

    • @zamalmehrain6264
      @zamalmehrain6264 ปีที่แล้ว

      Walal 13yrs ago ilmayar aha hesta TikTok kasobartay 😢 manoshahay walal isojawab

    • @hadraawialihussein9789
      @hadraawialihussein9789 6 หลายเดือนก่อน

      Ma nooshahy walal 14 sano kadib 6 jirba aha imika 20 jir allow cim dher ku si hada noshahy hada dhimityna alle ha ku naxaristo😢

    • @sweigeridirizdiamnd8744
      @sweigeridirizdiamnd8744 หลายเดือนก่อน

      Zp ma nooshahy 14 sano ka hor ma xasuusto lkn 7 jir ahaa xiligaa

  • @kingrashiid4212
    @kingrashiid4212 11 หลายเดือนก่อน +8

    Heestan marka maqlo waa qiiroo wlhi. God bless somalia

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 9 หลายเดือนก่อน +5

      😢😢😢😢 wlhi sido kale aad ayaa u ooyaa waxaa qaraxaan kuu wayay eedo qamar Waxaa iga dhawacmay walalkeyga oo ka mid ahaa ardeyda qalanjabiyaasha Sido kale wiil deris wada eheen oo asna ka mid ahaa ardeyda qalnjabiyaasha liibaan baa dhihi jirey libaan geeridiisa aad baa ugu naxay Hooyadiisa kaligiisa ayee ka dhashay asna waa uu ka geeriyooday hooyadiisa way waalatay markii igu dembesay lamiyada Malaga’da Mogadishu qashimada ka aruurin jirtay allow u naxariiso dhamaan intii ku geeriyootay 😢🤲

    • @CABDIFitahjr-ki8xl
      @CABDIFitahjr-ki8xl 8 หลายเดือนก่อน

      @@AyaanAbdirashiid4631sorry wllshei😢😢😢😢😢

    • @MaxamedIbrahim-yw7qf
      @MaxamedIbrahim-yw7qf 4 หลายเดือนก่อน

      Oo hada isha miyaan ku haynaa

  • @dalla112
    @dalla112 14 ปีที่แล้ว +10

    Wa hees wadaniyad xambaarsan wa qiiroday runtii wadanki in dib ugu laabto waaye si aan al shydaan wadanka uga xureeyno

    • @nhn5602
      @nhn5602 ปีที่แล้ว +2

      Maka xoreysay it is been 13 years since u wrote this

    • @abdirahman6480
      @abdirahman6480 ปีที่แล้ว

      @@nhn5602 p99

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Walal ma nooshahay after 13 kadib

    • @dalla112
      @dalla112 ปีที่แล้ว +2

      @@Suhayb1_4 haa walaal alx thanks ina iso xasuustay

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      @@dalla112 masha Allah walal geeridu haku ilowdo,

  • @Duriyada-yt2qd
    @Duriyada-yt2qd 2 หลายเดือนก่อน +3

    Inta 2024ka dawanaysa😂❤❤❤

    • @ShucaybabdikarinShucaybabdikar
      @ShucaybabdikarinShucaybabdikar 2 หลายเดือนก่อน +1

      After 7 days I am watching 😢

    • @mrwehliye8264
      @mrwehliye8264 22 วันที่ผ่านมา

      Sxp ado raali iga ah lkn heestan wax lagu qoslo maha sbbto waxe ka shegene musiibo dhcday😢

  • @AyaanHassan-dm3yp
    @AyaanHassan-dm3yp หลายเดือนก่อน +2

    Wallaahi waa iska ilmeeye😢😢

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 ปีที่แล้ว +8

    still waanla liidana. somaliyeey hadmaad midowbi doonta 😢

  • @YouTubeHalane
    @YouTubeHalane ปีที่แล้ว +2

    Saxi walahi somaliya elahayow nabada nogadegiiii amini amin amni yarabiiiii❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikanigadariofficial6523
    @abdikanigadariofficial6523 11 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢from somaliland aadbaan uga qiirooda somali dhimaneysa somali alle dhibatada ha ka saaro oo somali alle quluupta somalida mid hakadhigo amein 😢😢😢😢

  • @arawaaxhassan8386
    @arawaaxhassan8386 ปีที่แล้ว +3

    13 sano kadib ayaan Dawana Wagas waxan ku sugnaa Ethopia Waxan ku sugeynay Line Nasib xumo noma so bixin Hada waxan joga Xamar Cadeey
    inta iga dambyso like 👍 isara🙏

  • @kamaljamac8840
    @kamaljamac8840 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi xasus be igu rebtay xasusqi ugu horeyay xamar ka dhacay

    • @MaxamedIbrahim-yw7qf
      @MaxamedIbrahim-yw7qf 4 หลายเดือนก่อน

      Qiil danbe ma harin iyo diinto lagu qaraab taaye

  • @geediomargeediomar5905
    @geediomargeediomar5905 ปีที่แล้ว +4

    21 July 2023 oo wili Somalia israacin😭😭😭😭😭😭

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan dhagay sanayaa 3/6/2024😢

  • @Podcast_avenue
    @Podcast_avenue หลายเดือนก่อน +2

    Ayaa daawanaya 2024 🖐🏼

  • @ubax7758
    @ubax7758 ปีที่แล้ว +13

    Inta tiktok kaso dawatay lkn calool xumotay😢😢😢

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 14 ปีที่แล้ว +10

    Soomaalay Aan toosno gacmaha IS qabsanoo wadanekna Badabaadsano!!!

  • @Dadihiyi
    @Dadihiyi หลายเดือนก่อน +1

    2008 dashay 2024 wandawanaya

  • @Abdifataah-cc7sy
    @Abdifataah-cc7sy หลายเดือนก่อน +1

    Oo ka qorta laga gooyay waa kuma mana aqanan iga dayayaa ciyaarta

  • @FardowsoHassan-e3d
    @FardowsoHassan-e3d 19 วันที่ผ่านมา

    23/8/2024 baa lamarayaa walina dalku xaladii buu ku jiraa😢

  • @Abma
    @Abma ปีที่แล้ว +14

    For those that don’t know this is a response to the 03 December 2009 hotel shamo bombing in Mogadishu which killed 21 people and injured 60 more according to Wikipedia.

    • @sacdiyomaxamud3990
      @sacdiyomaxamud3990 6 หลายเดือนก่อน

      So sad walaahi 😢😢😢

    • @hassanibrahim9702
      @hassanibrahim9702 4 หลายเดือนก่อน

      I heard roobow was behind the order of the attack.

    • @ibrahimosmantetane2426
      @ibrahimosmantetane2426 4 หลายเดือนก่อน

      qal qal nagu beer
      qaraxii lala beegsaday
      ardaydii qalin jabinaysay
      qasaarihii na gaadhay
      waa midaan qiil loo hayn
      qal qal nagu beer
      cumar xaashi qaarajiyeen
      waayeel qaarajiyeen
      daa,uud dirir qaarajiyeen
      iyo qaar kaloo badan
      qal qal nagu beer
      quraan riigii ina cabdoow
      qoorta laga gooyee
      digtooradii wax qali jiray
      qamarna may dhaafin
      qal qal nagu beer
      qumbulada qola la dhacdo
      raboow rabiyoow
      wax ka qaboo
      qoomkan sidan yeelay
      raboow rabiyoow
      wax ka qabo oo
      qaladkan kuwa gaystay
      qaylo dhaan waa wareey
      qaa,in wada dilaalaa
      hadba soo qasaayoo
      qaybi oo xukun baa
      qorshuhu yahaye
      qayl dhaan waa wareey
      qiil dambe ma hadhin
      iyo diintoo lagu qadhaabtaaye
      qaylo dhaan waa wareey
      qudhac jabay sidiisii
      qarankii ma u liicay
      qaylo dhaan waa waareey
      qabriga oo aan galnaa dhaanta
      qaabka aan nahee
      qumaati u kaca toosa
      soomaaliyeey waad qalibanteene
      soomaaliyeey toosoo kaca
      waad qalibanteene

  • @yaxyeyaxye3658
    @yaxyeyaxye3658 ปีที่แล้ว +6

    2023 o wali as wadanka dhip ku heso😌

  • @potassiumpermanganate4295
    @potassiumpermanganate4295 8 หลายเดือนก่อน

    SubhanaAllah 😢 I didn’t know what the song was about 😢 May Allah have mercy on them

  • @sacdiyayuusufaxmed4397
    @sacdiyayuusufaxmed4397 หลายเดือนก่อน

    5:45 glp 3 ougost 2024😢😢😢 ani is s..s illlhoow inti dhimatay u naxriso

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 6 ปีที่แล้ว +6

    Qiiro ficilbaa ka roon

  • @LiibaanCabdicasiis-ts9cj
    @LiibaanCabdicasiis-ts9cj ปีที่แล้ว +2

    Team dagasanaysa 2023

  • @abdidini
    @abdidini 14 ปีที่แล้ว +7

    xaaax xaada ayaa istaagtay walahi
    somaliyeey toosa

  • @qadro63
    @qadro63 14 ปีที่แล้ว +7

    caadi ma ahan heestaan calool xumo waaye

  • @Marian-Ciiley
    @Marian-Ciiley หลายเดือนก่อน +1

    3 August 2024 xamar wey ooyeysaa😭😭😭😭

    • @SalmoMohamud-m7e
      @SalmoMohamud-m7e หลายเดือนก่อน

      14 sano kadib xamar wali sidii😭😭😭

  • @daauudburcaawi1151
    @daauudburcaawi1151 ปีที่แล้ว +1

    jooqle shire qalbigayaga kama baxaysid alle hakuu naxariisto

  • @libansisco5232
    @libansisco5232 ปีที่แล้ว +6

    Hees loo sameeyay inay soomali wax ku qaataan dhiigna isku yeelaan baa qarxis loo adeegsadaa😂 Aar somaliaya😂

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 14 ปีที่แล้ว +5

    ciilow ..way ..waa hees qiiro wadaninimo xambaarsan oo damqinaysa damiirka nool .runtii qaa,in dilaala aa hadba soo qasaayo qaybi oo xukun baa qorshu yahay soomalay kaca waad qalibanteene ..lol walle hadaan alle raxmad noo keenin, caqliga saliimkana uusan shaqayn dalka iyo dadkuba halis bay ku jiraan inay lumaan sidi soviyetkii

  • @user-db3mi7oq1u
    @user-db3mi7oq1u ปีที่แล้ว +3

    00hin h0rta weh damate wlhii hesta qer0 beh lahed Allahy0 ugargar umadhahadha 0h dibatesan inteh Dimatena Allah unaxarist0
    Gargar Allah way0 s0malia Allah Ugargar0 wadanka anaga leh balseh Qabel bah l0ga taleyh midba midkuu qabiil ahan ugu sarey0 buu ugu gumesana ,Gumesiiga waa cadhesane inan Anaga 00 ah Hal diin ah neh Hal kitab leh bah hadaneh gumes jirah. Allahuakbar 😢 Naxaris danka Allah jirtah cafii wllka intadhan Allah dankesa aaadhan ulawan . Peace ✌ s0malii wehn
    Cafi wllka ❤
    Anigah 00ah Abdiwalii M0hamud Dub0w casiimada kenya Nairobi ❤

  • @Ayaan788Cisamn-gr4eg
    @Ayaan788Cisamn-gr4eg ปีที่แล้ว +3

    😢😢😢😢😢😢 wlhi niyada ka ooya😢😢

  • @saidaahmed5180
    @saidaahmed5180 17 วันที่ผ่านมา

    25.8.25, still watching .

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar7300 11 หลายเดือนก่อน +1

    Subax sabti ah ayaa dhagaysanaya 23/09/2023
    Allow dhibtan naga dulgad 😢

  • @saedabdikarinak2602
    @saedabdikarinak2602 หลายเดือนก่อน +1

    2, August 2024 black night again💔

  • @hodmanluula
    @hodmanluula หลายเดือนก่อน

    waalee been ey eheed waxas meeqo qarax oo murugaleh aa ka danbeysa 😢😢😢😢😢

  • @farxaanshiiqow5917
    @farxaanshiiqow5917 หลายเดือนก่อน

    14 sano kadib dalka wali waxa lagu xasuuqaya dhalinyarada somaliyed😢😢😢😢

  • @Qarni1000
    @Qarni1000 14 ปีที่แล้ว +5

    ciilow ..way ..waa hees qiiro wadaninimo xambaarsan oo ku damqinaysa ruuntii qaa,in dilaala aa hadba soo qasaayo qaybi oo xukun baa qorshu yahay soomalay kaca waad qalibanteene

  • @asiaukash9175
    @asiaukash9175 5 หลายเดือนก่อน

    jooqle allow kucaafi🤲🏻

  • @gasiraosman4777
    @gasiraosman4777 หลายเดือนก่อน

    Hahahahaha very funny video!!!!! 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Amalkaaba
    @Amalkaaba 4 หลายเดือนก่อน

    15 sanno kadib weli wa sidiza wadankena Somalia 🇸🇴 😢😢

  • @IstanbulIsmael-xk8vx
    @IstanbulIsmael-xk8vx 9 หลายเดือนก่อน

    13 sano waxbo isma badalin allow noo gargaar somaliiyeey waad Qalibanteenee 😭😭😭😭😭

  • @ayaanlenasar9449
    @ayaanlenasar9449 ปีที่แล้ว +3

    What asong

  • @user-qe6rt2pj9p
    @user-qe6rt2pj9p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa ahayiid xasuus waxaan xasuusta waxaan layabana dhawaqa hees iyo mucjisada dhacday waxaan layaab igu reebay laxanka dareenka leh ee la saaray heeska runtii waa xasuus waxaan jiray wakhtiga 11 sano hada waxaan 25 waxaan dib udhagsanaya 28/2/2024 runtii jooqle alle naxriisti jano ha siiyo waxa uu ahaa mulaxan layaab leh

    • @rodoahmed9922
      @rodoahmed9922 2 หลายเดือนก่อน

      June 14 2024 dhagesanoyaa🥺🥺

  • @BuuxDaahir
    @BuuxDaahir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lyqo naadh raw raweeey 😢

  • @maahirrashid8353
    @maahirrashid8353 ปีที่แล้ว +2

    Hoteel shamoow😢😢😢😢😢😢😢

  • @kawiso
    @kawiso 14 ปีที่แล้ว +5

    wey oo wey ilintan naga daadaneysaaa....dad kale waxee noo geesteeen waxaba ka daran dadkeena tan ee isku sameenayaaa....ardey masaakiiin bal maxaaa laga qarxiyey .......somaliyey qurunka iska saara oo hurdada ka kaca....

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 หลายเดือนก่อน

    That musician should be awarded

  • @G.Nderi_Merchant
    @G.Nderi_Merchant 4 หลายเดือนก่อน +1

    Translation

  • @khadarcadceed9456
    @khadarcadceed9456 ปีที่แล้ว +1

    Alshabab 2023 wali dhib ka may dhaafin soomaliya wllhy yaa aalllh
    Wax ka qabo aduunka al shabab ku cadaaaab aduunka yaaa raxmaan

  • @user-mh7lf6lh9l
    @user-mh7lf6lh9l 7 หลายเดือนก่อน

    Oohin waaye wlhi heestan 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅soomaliyey toosa kaca waad qalibanteene been masheegin fansaniinta soomaaliyeed

  • @kaderlaporte2212
    @kaderlaporte2212 2 หลายเดือนก่อน

    Video Mudo Kadip Qaar ayaa odhan doona ma ilaa xiligaas ayuu TH-cam isticmaalayay😊

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 4 วันที่ผ่านมา +1

    HALA WEEDIIYO WASIIRKA ARIMA DIINTA QOFKII KA FADWOODAY MARKEEY DHINTEEN ARDADAN KA DIB WAA ROOBOOW

  • @iknow_my_enemy9750
    @iknow_my_enemy9750 2 หลายเดือนก่อน

    “Qaain waddan dilaalaa”💰
    “Hadba soo qasaayoo”🥤
    “Qaybi oo xukun”🥷🏻
    “Baa qorahuhu yahaye”✍️
    Xaalaaduu wadanku ku jiro 1991-2024 oo aan ku jirno intaas baa ka turjumaysa.😒

  • @Abdifataah-cc7sy
    @Abdifataah-cc7sy หลายเดือนก่อน

    Hooyadi ana wasa kun jer

  • @amenabdi8725
    @amenabdi8725 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa alaah khawaariij aduunka kadhamee bal umada dalkooda iyo dadkooda wax ubaranayay maxay galabsateen khawaarij mar aduunka way kadabar kui.heestan markaan maqlo waan ilmeeyaa

  • @liibaanmaxamed1918
    @liibaanmaxamed1918 ปีที่แล้ว

    dadki wax i tari laha dhan ku dhintay iminka dowlada ka mid ahan laha anigo qabilna u qobxirmin dowlada noqon laha shan wasarad iyo xafiski hanti dhowrki cumar gurigeyga jogi jiray iyo bank dhexe hal mel leysla dejiyay xargaha iyo samaha meqa mar la qarxiyay festivalkan ardayda last lagu layay 😢😢😢😢😢😢😢

  • @saffsaffbrown3823
    @saffsaffbrown3823 ปีที่แล้ว +3

    viva siad barre...

  • @naaficabdirsaaq5068
    @naaficabdirsaaq5068 11 หลายเดือนก่อน

    2023bn joga wan qorodeeybwlhi😢 dalkena aleha nogadhigo nbad

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 ปีที่แล้ว +4

    Hestan Inta TikTok kaso aragtay so radisay. Ani cml

  • @MOHAMEDNOOR-vj5bs
    @MOHAMEDNOOR-vj5bs 2 หลายเดือนก่อน

    BEATkA SAARAN MACAAN LKN HEESTA XANUUN 😂

  • @beenowgemer_2243
    @beenowgemer_2243 ปีที่แล้ว +4

    Hada lee heesta fahmay😂😂

  • @faaisomuuse819
    @faaisomuuse819 ปีที่แล้ว +2

    wale inana qil lohelin qasarihi nagary waqatigan hada olagu jiro 2023

  • @Abdishakur1000
    @Abdishakur1000 14 ปีที่แล้ว +3

    qatar heestaan

  • @naaficabdirsaaq5068
    @naaficabdirsaaq5068 11 หลายเดือนก่อน

    2023 ba lamaraya wali wdnkeni wasidii alow nogargaar😢

  • @nasramohamud3565
    @nasramohamud3565 หลายเดือนก่อน

    Watching this after Liido explosion last night 😢😢

  • @thetop298
    @thetop298 4 หลายเดือนก่อน +1

    14 years later this song is misused😂

  • @Salmaan_Kuseysi
    @Salmaan_Kuseysi 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahayow sidii roon noo yeel 01-05-2024 , Maalin Arbaco 05:47 Pm galabnimo.

  • @ahmedcarab2234
    @ahmedcarab2234 7 หลายเดือนก่อน

    16.01.2024 still watching

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 14 วันที่ผ่านมา

    Ader ka dalay. Ader waa wasaar katarsan damjiidad

  • @suppermoha28
    @suppermoha28 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan Musiga saaran Walahi Macan waye Teda Kale Jooqle alaha Unaxriiste Heesta aniga ayaa sameestay miya Qaab Quruxbadan ayuu Muusiga Iyo Laxanka UsaaryTe😂😢😢

    • @Askar559
      @Askar559 ปีที่แล้ว +1

      Joqle ma dhiman bro

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 ปีที่แล้ว +1

      Jooqle manoolyahay Saxibow

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 ปีที่แล้ว +1

      ​@@Askar559 cabdi shire jaamac miya Kan Dhintay wayehe

    • @Boldmelanin
      @Boldmelanin ปีที่แล้ว +2

      Jooqpe waa nool yahay wll inkastu xanunsanayo allah caafiyo

    • @sahracalixasan5534
      @sahracalixasan5534 ปีที่แล้ว

      allow somaliya badbaadi

  • @geediomargeediomar5905
    @geediomargeediomar5905 ปีที่แล้ว +2

    Ax 😢 😭

  • @mohamedqadar5913
    @mohamedqadar5913 2 หลายเดือนก่อน

    Wan isku naxey 14ano dhan maa ka soo wareegtey xiligaas buulaxubey school ka dhigan jirey 2024😢

  • @Xavi____Official
    @Xavi____Official 6 หลายเดือนก่อน

    Waxan Dhageysanaya Axad 18/2/2024 wxan Rajeynaa In aa u soo laabto 10 yaers Hada ka dip ah Haddi aan Nolahay I.A 🤲❤️ Aniga ah Oo Aduun Wx ka qabsadayHadi iga Danbeysid Like Isar Si aa U soo Booqdo I.A❤️
    Somalia Ha Noolaato 🇸🇴
    Magaceygu waa Shaafici Apdi Adan 19 jir

  • @yumusti3414
    @yumusti3414 6 หลายเดือนก่อน

    14 years kadib wili wa sidii😢😢

  • @cukaazh_mohammed
    @cukaazh_mohammed 6 หลายเดือนก่อน

    14 Sano kadib wllhi heestan ma deyn karo markaan dhageysto waan ooyaa 😢allow u naxariiso intii dhimatayy😢

  • @ibrahimosmantetane2426
    @ibrahimosmantetane2426 4 หลายเดือนก่อน

    Aabahay Omar Xaanshi Aadan allow Ku naxariiso 🤲😭🤲

    • @Xaajcali2
      @Xaajcali2 หลายเดือนก่อน

      Allah unaxristo
      Jannatul firdows kawarabsho

  • @daahiromar7178
    @daahiromar7178 ปีที่แล้ว +2

    Asxapey ninka Xuseen shire ku dhagan magaciisa Ya ishegi karo

    • @suppermoha28
      @suppermoha28 ปีที่แล้ว +1

      Kee wYe zXibow Kan Basaxiirka Mise Kan Heezta Sameeyay ayaaa sheege Jooqle

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      @@suppermoha28 Haa sxpw wa kan Basada xiran wana Helay A rahman Gaas wa mahadsanid pro

  • @suleimanabdi4437
    @suleimanabdi4437 11 หลายเดือนก่อน

    Baaroota faaqashta waa laa dhaamas tiiraya Haadhaga faaqashta (baalan) Somaliland. Guul🎉🎉

    • @ubahsalah2773
      @ubahsalah2773 11 หลายเดือนก่อน

      aqli xumaa ku heyso

  • @suhaybsaajid3952
    @suhaybsaajid3952 2 หลายเดือนก่อน

    2024 still 😖💔😊

  • @user-jj3ti4ph4k
    @user-jj3ti4ph4k หลายเดือนก่อน

    2 /8/2024 😢

  • @user-ih1cf9lg8u
    @user-ih1cf9lg8u 2 หลายเดือนก่อน

    Heesta Kaliya ee Markan dhageysto an ilmeyo waliba
    Waxay Wadata Daren Khas ah😭😭😭😭

  • @zakiyahassanmaxamed-wf3vd
    @zakiyahassanmaxamed-wf3vd ปีที่แล้ว +1

    Aniga qosol io Tiktok Lee udag sanaye😢 saan mxa waye

  • @Abma
    @Abma ปีที่แล้ว +1

    This is powerful video but even then having the blue Somali flag is dividing us. They should practice what they preach

    • @Yerrpop
      @Yerrpop 3 หลายเดือนก่อน

      How so? The blue flag is the national flag and has a unique meaning.

  • @abdihaafidbelbel5265
    @abdihaafidbelbel5265 2 หลายเดือนก่อน

    8-7-24 wa siidi wadnaku😢😢😢😢 after 14 sno ka dib marki heesta la qaday😢

  • @MaxamuudHaybe-eo6lb
    @MaxamuudHaybe-eo6lb ปีที่แล้ว +1

    Guuul

  • @user-co2fq3jq3i
    @user-co2fq3jq3i 10 หลายเดือนก่อน

    Wlh hestan wa dawac

  • @abdikanigadariofficial6523
    @abdikanigadariofficial6523 11 หลายเดือนก่อน

    Qabriga oynu galo ayaa dhanta Qaabka aan nahey Umadeyey kaca oo toosa Somaaliyey Waad Qaribateen Ama Qalibateene 😢😢 Waa Dhab wataas iyagu is madhinaya ee somali cadawad la dhex dhigey umada wlalo oo isku af ah oo isku diina isku dhaqana oo iskala guraya 😢😢😢 Somali dhiigoodi wuxuu noqdey in bilaash loo daadiyo dhiig somali dhana alshabab ayaa dhigii Dadisey iyaguna wey isku dhinteeen 😢😢 Waa hees wadaniyad ah🥺