Wad ku mahadsantahay dawashada videoga hadii aadan subscribe saarin fadlan saar subscribe sido kale commentiga noogu soo dir cinwaanka ad jeceshahay in laga so hadlo Mahadsanid Marlabaad
Masha allah docto wan kaga mahadcelinayaa sida quruxdabadan ad cilmiga ad baratay uguso bandhigeysid siyabo badana ugu garab istageysid alle haku xafido
10ka cuntee nafaqeya timaha
1:ukunta/beedka
2:malayga dufanka leh
3:bataati macanka
4:afakadho
5:looska
6:barbarooniga
7:digirta /canbuulo
8:hilibka
9:koostada
10:bocorka
Mhdsanid wll9
Wad ku mahadsantahay dawashada videoga hadii aadan subscribe saarin fadlan saar subscribe sido kale commentiga noogu soo dir cinwaanka ad jeceshahay in laga so hadlo Mahadsanid Marlabaad
Sida ugu fudud lagu cayilo blz
Mahadn danid dr alle haku xafido
Mhd Sanid Doctor !!
Masha allaah wax badan kaa faidnay hakaa kawad
Mash allah ani cashirkan wan ka helay weyna i anfacayan thanks dr Ahmed
Muna Xasan u welcome walal
M.a Dr and ustaadkeeyga Keep doing aadaa ugu faraxsanhy daawashada video kaan 💜💜
Juweeria Abdulaahi Mahadsanid Insha ALlah kuwa kale o badan sido kalena Xiisa leh aya soo sodo 🤝
Masha allah dictor keep going
Mashallah doctor. Keep it coming!
Mahammed Alimu 🙏 thanks bro
Dr aniga tinta wey iga dhadhaneysaa
Mshlh dr wnkaga mhdcelinena sida quruxda bdn aad mrwalba noga faidenesid mhdsnd inbdn cadde❤❤❤👌👌👌
Masha allah docto wan kaga mahadcelinayaa sida quruxdabadan ad cilmiga ad baratay uguso bandhigeysid siyabo badana ugu garab istageysid alle haku xafido
Qaali Lula Official Amiin Amiin walasheey sido kale sis Mahadsanid 👍
Masha allah
Masha Allah Dr mahadsanid
Masha allah tabarakallah dr thanks waaba u baahnaa mowducaan.
Depression kaso hadal dr iyo sido ku bilaawdo.
Haye walal in sha Allah wan kaso hadli doona labo video kadib.
Dr waad ku mahadsan
tahay shaqada aad bulshada u heysid 😍
Hassan Ibrahim adiga mudan macalin
Dr mahadsnid
M.a thank u Dr: Ahmed❤
u welcome walal
Wn dahwahy wll qali mashaallah hormar wcn inshallah 👌👌👌❤❤❤❤❤❤👍❤❤❤❤❤❤❤
ZAARA AADAN sido kale walal
❤️❤️
M.a hore usoco Dr
Sodo Ahmed thanks walal❤️
Mashallah
Wan ku faraxsanahy in aan noqdo qofka ugu horeyo ee dawado
MASHA ALLAH so dhawaw walal
❤️ thanks 🙏 Dre
Farhan Yusuf u welcome bro 🙏
Tinta aya zaid iga dadaneysa maxan sameya qofki wax og ha i cawiyo plzzz
Dr waxad kasoo hadashaa cuntooyinka gaaska u fiicn
Mahadasanid wll
Thnks brother 🙏👍❤
Amina Abdulwahab u welcome sis 🙏❤️
From tiktok
Shugri farah so dhawaw walal 😁
@@DoctorAhmedYusuf wan dhowahay Dr
Masha allh
Maa shaa alaah
Eng Mohamed Yusuf Agaweyne Mahadsanid My hero 🙏🙏
mahad sanid Dr allaha ku barakeyo
Amiin walal Adiga Mudan 🤝
¾
Timaheyga waxey la adkaanayeen ileen canbuulada habeenadan aan cunayay waaye lol
Sayid Y. Mohamed 😂😂😂 Waa noolatay sxb 👌👌