- 30
- 685 918
Doctor Ahmed Yusuf
Belgium
เข้าร่วมเมื่อ 19 มี.ค. 2014
Dr Ahmed's channel is where the Somali community turn to get best health advises.
My channel is all about teaching the Somali community and Health Awareness.
If that sounds like something that could help you, then make sure to join me by subscribing!
My channel is all about teaching the Somali community and Health Awareness.
If that sounds like something that could help you, then make sure to join me by subscribing!
XANUUNKA KALA GOOYSYADA JOINT PAIN ARTHRITIS DAWEYN IYO KAHORTAG.🦴
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee looga hortago loona daaweeyoXanuunka kalagoysyada (Joint pain/arthritis) sido kale wayaabaha ugu badan ee sababo Xanuunka kalagoysyada tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah.
****************************************************************************
Reference :
www.mayoclinic.org/diseases-conditions/arthritis/symptoms-causes/syc-20350772
****************************************************************************
Reference :
www.mayoclinic.org/diseases-conditions/arthritis/symptoms-causes/syc-20350772
มุมมอง: 6 120
วีดีโอ
DHUUN XANUUNKA AMA SORE THROAT DAAWEYN IYO KA HORTAGIISA👌
มุมมอง 53K2 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee looga hortago loona daaweeyo Dhuun Xanuunka (Sore Throat) sido kale wayaabaha ugu badan ee sababo Dhuun Xanuunka tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Reference : www.mayoclinic.org/diseases-conditions/sore-throat/symptoms-causes/syc-20351635
HILIBKA SANKA (NASAL POLYP), SIDEE LOO DAAWEEYA LOGANA HORTAGA HILIBKA SANKA.
มุมมอง 25K2 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee looga hortago loona daaweeyo hilibka sanka (Nasal Polyp) sido kale wayaabaha ugu badan ee sababo hilibka sanka tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Reference : www.mayoclinic.org/diseases-conditions/nasal-polyps/diagnosis-treatment/drc-20351894
BAABASIIRKA. DAAWEYNTA IYO KA HORTAGA BAABASIIRKA (Haemorrhoids)
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee looga hortago loona daaweeyo baabasiirka, baabasiirka ama hemarroid wayaabaha ugu badan ee sababo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah.
QUFACA JOOGTADA AH , CHRONIC COUGH 😷 .
มุมมอง 40K3 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan Waxan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee loo daaweeyo Qufaca joogtada ah, Chronic cough. iyo cudurada ugu badan ee sababo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah.
QUNKA. Daweeynta Qunka Tonsillitis
มุมมอง 18K3 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan Waxan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee loo daaweeyo QUNKA ama TONSILITIS iyo cudurada ugu badan ee sababo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Follow me on Social Media: Facebook: I.am.DrAhmed Instagram: drahmedyusu... Twitter: IamDrAhmed Daawada videoska kale: 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHAFAR...
SHAQOOYINKA LAGA QAADO CUDURADA SANBABKA KU DHACO
มุมมอง 1.4K4 ปีที่แล้ว
videogan waxen ku so koobay shaqooyinka ku keen karo dhibaatooyin caafimaad waliba sanbabka ka bogasho wacan. faldan wixii sual ah iso dir
SANBOORKA. Daaweynta Sanboorka (Allergic Rhinitis) iyo Xasaasiyada
มุมมอง 25K4 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee loo daaweeyo sanboorka ama allergic Rhinitis iyo cudurada ugu badan ee sababto tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Follow me on Social Media: Facebook: I.am.DrAhmed Instagram: drahmedyusu... Twitter: IamDrAhmed Daawada videoska kale: 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHA...
MARQAATI, Bukaan Bronchoscope loo sameyay
มุมมอง 4564 ปีที่แล้ว
MARQAATI, Bukaan Bronchoscope loo sameyay
DHIIG. CANDHUUFTA OO DHIIG LAGU ARKO (HEMYPTOSIS)
มุมมอง 13K4 ปีที่แล้ว
CASHARKAN MARNA WAA CALAAMAD CUDUR MARNA WAA XALAD CADI AH KA FAIIDAYSI WANAAGSAN.
Somalia oo lagu so kordhiyay qalab casri ah oo lagu baaro neef mareenka iyo sanbabka.
มุมมอง 8194 ปีที่แล้ว
Somalia oo lagu so kordhiyay qalab casri ah oo lagu baaro neef mareenka iyo sanbabka. wax badan ka faideyso sida loo isticmaalo qalabkaan.
QAAXADA AMA TIIBISHADA TUBELCLOSIS
มุมมอง 18K4 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa Waxyaabaha Qaaxada ama Tiibishada keeno iyo sida ugu wanaagsan ee LOOGA HORTAGI karo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah.
NAQASKA. WA MAXAY NAQASKA (ASTHMA)? MAXAA SABABO NAQASKA / SIDEE LOOGA HORTAGA?
มุมมอง 45K4 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa Waxyaabaha NAQASKA ama ASTHMA keeo sido kale waxyaabaha SABABO NAQASKA iyo sida ugu wanaagsan ee LOOGA HORTAGI karo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Follow me on Social Media: Facebook: I.am.DrAhmed Instagram: drahmedyusu... Twitter: IamDrAhmed Daawada videoska kale: 7 DHIBAATO C...
AF-URKA. SIDEE LOO DAAWEEYAA AF URKA AMA NEEFTA OO URTA
มุมมอง 34K4 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa sida ugu wanaagsan ee loo daaweeyo af-urka ama neefta oo urta iyo cudurada ugu badan ee sababo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Follow me on Social Media: Facebook: I.am.DrAhmed Instagram: drahmedyusu... Twitter: IamDrAhmed Daawada videoska kale: 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHAFARKA ...
AF-URKA. WAXYABAHA SABABO AF-URKA AMA NEEFTA OO URTA.
มุมมอง 9K4 ปีที่แล้ว
Waxaan Videogan oga hadlayaa Waxyaabaha sababo af-urka ama neefta oo urta iyo cudurada ugu badan ee sababo tasoo kusalaysan aqoon sax ah, waxaan rajaynaa inaa ka faidaysataan in sha Allah. Follow me on Social Media: Facebook: I.am.DrAhmed Instagram: drahmedyusu... Twitter: IamDrAhmed Daawada videoska kale: 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHAFARKA AMA HURDA YARIDA....
XASAASIYADA-SIDEE LOO DAAWEEYA XASAASIYADA (Allergy)
มุมมอง 67K4 ปีที่แล้ว
XASAASIYADA-SIDEE LOO DAAWEEYA XASAASIYADA (Allergy)
XASAASIYADA-DHIBAATADA XASAASIYADA NEEFMAREENKA IYO WAXYAABAHA KEENO
มุมมอง 36K4 ปีที่แล้ว
XASAASIYADA-DHIBAATADA XASAASIYADA NEEFMAREENKA IYO WAXYAABAHA KEENO
QUURADA- MAXA SABABO QUURADA IYO DAAWEYNTA QUURADA
มุมมอง 12K4 ปีที่แล้ว
QUURADA- MAXA SABABO QUURADA IYO DAAWEYNTA QUURADA
XABAD XANUUNKA - MAXAA SABABO XABAD XANUUNKA
มุมมอง 52K4 ปีที่แล้ว
XABAD XANUUNKA - MAXAA SABABO XABAD XANUUNKA
GAASKA- 7 HAB O AAD OGA HORTAGI KARTO GAASKA SOONKA
มุมมอง 2.6K4 ปีที่แล้ว
GAASKA- 7 HAB O AAD OGA HORTAGI KARTO GAASKA SOONKA
DHAFARKA - 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHAFARKA AMA HURDA YARIDA
มุมมอง 26K4 ปีที่แล้ว
DHAFARKA - 7 DHIBAATO CAAFIMAAD EE DHAFARKA AMA HURDA YARIDA
DIFAACA JIRKA - 7 CUNO OO DIFAACA JIRKA KOR UQAADAYSO
มุมมอง 45K4 ปีที่แล้ว
DIFAACA JIRKA - 7 CUNO OO DIFAACA JIRKA KOR UQAADAYSO
SIDEE U DAAWEYN KARTA COVID-19 (CORONA VIRUS)
มุมมอง 1.5K4 ปีที่แล้ว
SIDEE U DAAWEYN KARTA COVID-19 (CORONA VIRUS)
SABABTA CAABUQA COVID-19 LOOGU DHINTO [SOMALIA]
มุมมอง 1.9K4 ปีที่แล้ว
SABABTA CAABUQA COVID-19 LOOGU DHINTO [SOMALIA]
SHIISHADA - CUDURADA LAGA QAADO SHIISHADA
มุมมอง 11K4 ปีที่แล้ว
SHIISHADA - CUDURADA LAGA QAADO SHIISHADA