Qaladkaan Galay Ha Galin | Fandhaal Podcast | 22 | Caafimaadka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 206

  • @Readwithmira
    @Readwithmira ปีที่แล้ว +45

    Waad mahdsantahay cumar wll waxd modaba inad iga hadlysid horta anu noloshayda maalinti wax 30 minutes ka badn social media ma isticmalo lakin saacado badn ayaan laptop 💻 dul fadhiya oon ku shaqeeya guriga waxan markii hore isku arki jiray in markan mudo fadhiyo qoorta iyo dhabarku i xanuunan heer aan wadi kari wayo shaqada lakin iminka waan fahmay oo markan so dareemayo xanuun halka ay shaqadu ii marayso ayan ku damiyaaa computerka shaqooyinkayga kle ee ii qorshaysan ee gacanta laga qabanayo ayan iska bilaaba markan si fican usoo kala baxo ayan kuso noqda computerki alxmdulih marka intaa laga imaado markan sida sameeyo waxan dareema tarkiis badan inaan marki hore ka productivity badanahy alxmdulih ❤

    • @smallchat5157
      @smallchat5157 ปีที่แล้ว

      ᴀʙʏᴏ sᴍs ᴋᴀᴀᴅᴀ ᴡᴀᴀ ᴋᴀ ʜᴇʟᴀʏ ᴍᴇᴇʟ ᴀᴀ ᴋᴀᴀʟᴀ sᴏᴏ xɪʀɪɪʀᴏ ᴍᴀ ɪsɪɪɴ ᴋᴀʀᴛᴀᴀ ᴀᴅᴏ ᴍʜᴅsɴ🙏

  • @imaxaan123
    @imaxaan123 ปีที่แล้ว +9

    Fadli badan ayee ledahay jimcaha inaa badiso saliga nabiga scw ku Sali xabib keena muxamed salalahu calehi wasalam 💖👑🥺🥰 hadaa jaceshahay nah like is ku muuji

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh ปีที่แล้ว +9

    Anaga waxaan dhahnaa foosto gobolo😂😂😂😂😂 aniga ahaan waxaan ahaa xaliimooyinka iska jecel nasiinada delivered wax walbo xitaa yaanyada guriga laiigu keeni jirey
    Wagi danbe xanuun lugaha markii danbe heer aana salaadi fadhi kutukado marki danbe socodbaan hiaaby alxamdulillah hospitaal mar horaa iigu danbeysey

  • @Naamir03
    @Naamir03 ปีที่แล้ว +21

    Wll omer talo yar aan kugu darsade, Google Podcast, Samayso, Hadii aad leedahayna Nalawadaag, Halkan waxan U baranay Muuqaalo, Lkn Halkaas Habenkasta Markan seexanayo wan iska dhegaysan lahaa, Halkan adoo kusoo Gudbinaya halkaana mad noogu soo gudbisid, Codka oo keliya🖤✊

  • @fatmaandruwaya6908
    @fatmaandruwaya6908 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah alle haku dhowro cimri dheer cibaado suuban leh alle haku siiyo cumar inshaar ani waxan jiraa 21 waxana dhigtaa jaamacad waxaana ku noolahay moqadishu waxaana jeclahay barnaamijyada aad kasoo hadashid barnaamijyadaadane waxa ay ii qabtaan sidi bunka cml waayo mar alaalo markaan howl qabanaayo wax kale ma dhageesto arintan aad hada ka hadleesane waa arin fiican ani subax walbo waan lugeena bajaajne maba raaco xitaa hoomey ma raaco dadka qaarne waxa ay i dhahaan maxaa lacag ma heesatid miyaa 🙄 waxana ugu jawaabaa waqtiyada kale gurig a ku jiraa halka mar aan soo baxane baabuur maa raacaa 🙄 adine mahad sanid cumar 👍

    • @idil4561
      @idil4561 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid bnhy dadka hadalkoda isga daayy inn lugeeyo dadku wa mucjiso qofka afarahisa walga bxaa mayaqaann kulhaa lcgaa kuu uruurinena aa basku raacdd🤣

  • @xafsamaxamud4884
    @xafsamaxamud4884 ปีที่แล้ว +17

    cumar kayga allaha ku dhowro
    janatul firdowsa allaha kaa warabiyo
    sidad wanaga nogu soo gudbiso
    wligey ma arag qof adiga camal ah
    wiilashena somaliyed allaha ka dhigo sidada oo kale 💖💖

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi thumma wlhi aniga ayaa xaaladaas arkay.
    Waxaan ahaan jirey wiil sports ah kubadii waan iska dhaafay wax walba oo socod iyo dhaqaaq ah waan iska dhaafay.
    Jaamacad ayaan dhigtaa jaamacadda gaari ayaa igeeya iga soo celiya!!
    Subixii waan shaqeyn jirey se hadda shaqo la'aan baan ahay!
    Ma baxo, ma socdo, kubad ma dheelo.
    Waxyaabaha aan isku arkay waxaa kamid ah:
    1_jiljileec jirkayga oo dhan waxaad moodaa inaan wax muruq ahba aan lahayn
    2_caajis xad ka bax ah oo aan waxba qabsan karin mararka qaar aan ka caajiso cuntada inaan cuno ama aan suuliga galo.
    3_cibaadadii oo dhulka gashay oon isku kari waayey
    4_xanuun yar haduu igu dhoco bil iga bixi baayo saasuu iigu rafanayaa.
    5_fahankaygii iyo xifdigaygii oo dhulka galay waxaan noqday qofkale waagii hore waxaan ahaan jirey qof lagu tilmaami karo genius
    6_waan foolxumaaday oo gooman waaweyn baa iga soo baxay hahahaha wlhi sanadka hooyaday markay i' aragtay way iga naxday hhh.
    Ballan waxaa ah in aan maanta ka bilaabayo oo wax aan qabsan karo aan qof danbe u dirsan.

    • @cumardayr7446
      @cumardayr7446 ปีที่แล้ว

      astaamahaa waxaa leh qofka siigaysta

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 ปีที่แล้ว

      @@cumardayr7446
      Bro ani ma siigaysto laakiin labo caadoo aan dhaamin baan leeyahay waana:
      1_cunto yaraan
      2_soo jeed badan iyo telephone isticmaal badan.

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 ปีที่แล้ว +5

    Macalin kenyan ah oo english ii dhiga aya maalin igu yiri “there is no rest in live “

  • @nimoaliaboubakar5341
    @nimoaliaboubakar5341 ปีที่แล้ว +2

    Alla cumarow aney igu dhacday lixsano ayaan guri kujiray xataa suuq ma adi jirin tamar daro ayaaba igu dhacday caajis an dhamaad lahyn inan tilaabab qaadiwayo gi'an la'an xanaaq faro badan halmaan badan markeyga horan waxn ahaa qof shaqi badan oo nashiid anoo yar ayan shaqo bilaabay 14 jir ah ayan qurbo tagay oo ka shaqeyn jiray waxna isbari jiray kaligay markan caqli ahaan iyo da'ahaan weynadayna waxn noqday qof an wax sosaar lahy marka walal wa runta meel fadhigu wa cudur.

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 ปีที่แล้ว +12

    Talo:-
    Hablaha waxàn kula talin lahaa gurigaaga adoo jooga ayaad sameynkartaa jidh dhis TH-cam vedios badan ayaa yaala maalinba meel dhis belly exercise, iyo whole body exercise, oo home exercise ah ayaad helaysaa adoon biro qaadin jidhkaaga dhisan kartaa,
    Qolkaaga soo xidho, sijaayada dhigo dharkugu dhagan oo ku caawinaya xidho, maalinkasta 30minutes ayaa kugu filan oo fiidkii ah ama aroortii markad salaada subax tukato.

    • @Zahruush
      @Zahruush ปีที่แล้ว +2

      Thanks 😊 🫂sami

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar ปีที่แล้ว +8

    Shkrn omar indhaar.
    Lkn mid baan kaa codsan lahaa oo ah in aad podcast-yada nooga dhigto saacad ama wx ku dhaw, aad baan ugu raaxeystaa runtii, anoo jecleesanaya ayuu iga dhamaadaa saa is kaga soo ceshtaa.
    Waa hadaad noo awoodo.

  • @Zayidamiir241
    @Zayidamiir241 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid walken omar inshar waa barnwamij runtii aad inoogu muhiim ah aniga shaqsiyan waxaan 2-dii sano ee udanbaysay ka shaqaynayay shaqo inta badan socod ah waxaana dareemayaa caafimaad jidheed oo aad u wanaagsan alhamdulilah qof walba oo inaga mida waa uu jecelyhy in uu qabto shaqo iska raaxo ah oo aan dhib badnyn balse waxaa xaqiiq ah in aad taa cagsigeeda aad dhaafsanayso caafimaad kaaga.

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr ustaaad

  • @budbaad6536
    @budbaad6536 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad Omar inshar cilmiga aduun iyo kan aakhiro oo lacag la,aanta nagu bareeso Allah hakaa abaal mariyo Allahumma Aamiin.

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 ปีที่แล้ว +7

    Jumca wanaagsan ustaad omar inshar , waan la socdaa fandhaal podcast qeybtii 21kaad , mahadsanid ustaad omar inshar 🥰😍.

  • @cabdulahiaden448
    @cabdulahiaden448 ปีที่แล้ว +8

    Mahadsanid Omar inshaar.
    Dharbaa feeraynayay anu ku raaxaysanayo muqaalka hal mar xita ma aanan dareemin.

  • @aminamohamed7638
    @aminamohamed7638 ปีที่แล้ว

    Markasta oon muqaalkaaga furo waa markasta oon faa’iido aan caadi ahayn helo mahadsanid wllkeen jazaakallah ❤

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 ปีที่แล้ว

    Thanks ustad omar inshar.

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +1

    Nolol aan dhaqaaq leheen waa Halis run ahaantii.shukran ustaad.❣️

  • @abdihassan2137
    @abdihassan2137 ปีที่แล้ว

    Masha allah cumar inshaar bro thank you wax badan bad noo qabatay ❤❤

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 ปีที่แล้ว

    Mawduuc muhiim ah weeye Ustaadii

  • @soomane5828
    @soomane5828 ปีที่แล้ว +1

    Walo waad mahadsantahy balse nuxurka noo soo gooob macalin

  • @axmedbarbaroni9538
    @axmedbarbaroni9538 ปีที่แล้ว +1

    Wll cumar inshaar thank you very much Masha allah

  • @ayanomar5924
    @ayanomar5924 ปีที่แล้ว

    Shukran wallow wxaat modaa in aad iga hdleyso. Guriga kamaboxo stress free igu dhacay

  • @Abdusamed_5
    @Abdusamed_5 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq ustaad omar inshaar

  • @muste996
    @muste996 ปีที่แล้ว +4

    Thank you wll
    I am really interested you ❤🙏

  • @zakaozil5651
    @zakaozil5651 ปีที่แล้ว

    ustaad omar inshar waa mid ka mid ah dadka aad ku taageero kuna dhageysto mar walba kula socda muuqaaladaada muuqaalkan wax badan ayaan ka faa'iday mar walba muuqaaladan inoo soo badi ustaad waana ku saamalayaa jimco mubarak ustaad omar inshar waa anigo ah ismail abdirizak ali

  • @ABDIFITAHAHMED20
    @ABDIFITAHAHMED20 ปีที่แล้ว

    Manshallah Ustaad Omar inshar Gulayso

  • @laylayare5405
    @laylayare5405 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah it’s amazing topic thanks brother Omar and ur absolutely right if we don’t do any physical work or activities our bodies won’t stay shaped

  • @abdifatahmohamed9743
    @abdifatahmohamed9743 ปีที่แล้ว

    Msha allah wll allah ha ku xafido

  • @MrJohn-ex8gp
    @MrJohn-ex8gp ปีที่แล้ว

    Mansha Allah run ahaanti wa mawduuc wax wayn xanbaarsan oo ubaahan in inbadan lagu barraarug sanaado cafimadkeena

  • @cabdallacaamir1470
    @cabdallacaamir1470 ปีที่แล้ว

    Baarakallahu walaal Cumar Inshaar.

  • @khalidjamac6195
    @khalidjamac6195 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll cumar xageen kaa heli kara inan kula so xidhiidho ayaan u baah na

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you for your advice

  • @mascuudsacdi
    @mascuudsacdi ปีที่แล้ว

    2022 dabayaaqadiisii ayaan u wareegay xafiis aadayaan uugu faraxsanaa inaan imika nasan doono laakiin 2 bilood gudohood ayaa jilbaha iyo dhabarka la i qabtay meesha aan u hooyanayo iyo shaqada ayaa isku yaala.
    Soonkii ayaan badiyay marwalba oo aan fursad u helo socodka waan socdaa alx
    Waan bilaabi doonaa (j) inshaa alaah
    AAD AYAAD U MAHADSANTAHAY USTAAD

  • @deqacali7067
    @deqacali7067 ปีที่แล้ว

    Inshaallaah mahadsanid cumaroow

  • @cabdiaxmed8896
    @cabdiaxmed8896 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar
    Wll qaliya Allaha kuxifdiyo

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว +3

    masha allah thank you 🙏

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 ปีที่แล้ว

    Cumar Inshaar Alle ha ku sharfo wll

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 ปีที่แล้ว

    Nin kudayasho mudan, qayr Allah kusiyo wll

  • @wwesomalia566
    @wwesomalia566 ปีที่แล้ว

    Thanks wll omar inshaar ❤

  • @mariaomar1537
    @mariaomar1537 ปีที่แล้ว

    masha.allh wll waa muqaal aad umuhimsan xaqiqdi qofka qofka kale intuu ka dhaq dhaqaq fcn yahay ayuu ka cfmd fcnyahay

  • @sulthanmoha8553
    @sulthanmoha8553 ปีที่แล้ว

    Shukran ustad❤️🤴

  • @yuusufcabdilaahi9580
    @yuusufcabdilaahi9580 ปีที่แล้ว

    mahadsanid Cumar inshaar

  • @shukriomar8393
    @shukriomar8393 ปีที่แล้ว

    Thanks wllkey ,Mowduucaan waan u baahnaa waana kaa faa'iiday🙏🙏👊

  • @carays.
    @carays. ปีที่แล้ว +5

    Jumco wanaagsan walaal cumar .

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid wll omer inshar 100% anu igu socda mawducan wayo wakhtigayga 12 saac ka mid ah computer ayan kuqata 9 saac o aan ku shaqenyo iyo 3 saac oo aan jamacad ku dhiganyo lesson heer ay indhici aad i daciifeen balse hada sidi wax waan ka badalay soo kale hada isbadal ayaan bilabaaya wanad mahadsantahay wll no so kordhi mawducyada sidan oo kale ah

  • @yasinguray2856
    @yasinguray2856 ปีที่แล้ว +2

    M.a mahadsanid omar maxamed inshaar
    Dhaqdhaaqu waa shay caafimadkaga ilaalinaya
    markii aan ogaaday waxa ay ahayd 2018
    wakhtiga wan yara xata wakhtiga man aqoon nolosha
    dadka magaca sameeyay sida imaamu bukhaari , Elon musk , mulkiilaha facebook
    hooday (Alle ha unaxariisto hooyaden Aamina ) waxa aan ku yidhaahda hooyo wax walba aniga qabsanaya lakiin mar marka qaar way iga faro maroojisa shay yada qaar
    maalin kasta waxan lugeeya 2 hour iyo 30 goob waxbarasho
    zaxiibkay C/casiis waxa ugu yidhi:- "talo iga sii waxan Arkay jidhkaaga in uu wanagsan yahay" aniguna wan siiyay
    halka eray aan kugu biirin laha waxa weyaan (qof kasta ood wax ka faaiido magac dhaw) uu ku jeclan , uu ku so dhawan, uu ku ixtiraami.

  • @murtikaab9164
    @murtikaab9164 ปีที่แล้ว

    Al xaraka lahaa baraka jasaka allah akhuna amar inshar

  • @Kaahin08
    @Kaahin08 ปีที่แล้ว +14

    Mashalah ❤️

    • @awcahil4432
      @awcahil4432 ปีที่แล้ว

      Zxp waa Aduun wareeg anigana socod aa idilay cagaha I weynaaday

    • @sahankacaalamka2727
      @sahankacaalamka2727 ปีที่แล้ว

      Mashaa allah

  • @rithwaanmohamet4363
    @rithwaanmohamet4363 7 หลายเดือนก่อน

    الله يسعدك masha alH

  • @qatatowgaming7377
    @qatatowgaming7377 ปีที่แล้ว

    Fandhal podcast 22 ka dhig ustaaad

  • @mohayaasir1812
    @mohayaasir1812 ปีที่แล้ว

    Manshallah maclin Omar

  • @saacidahmed797
    @saacidahmed797 ปีที่แล้ว

    Thanks u so much sir

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 ปีที่แล้ว

    Jazaakallah cumarow

  • @abdishugriabdulahi1746
    @abdishugriabdulahi1746 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah wll

  • @Som_Foods
    @Som_Foods ปีที่แล้ว

    mahadsanid sxb sare

  • @abdiwahaabhassan5636
    @abdiwahaabhassan5636 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll kismayo kaa soo salamaya

  • @abdiraxman5287
    @abdiraxman5287 ปีที่แล้ว

    thank you omar juma mubarak

  • @cabdiraxmaanmaxamuud7813
    @cabdiraxmaanmaxamuud7813 ปีที่แล้ว

    Inshaarow 'xeero podcast' na waan kaa sugaynaa 😁

  • @kowsarmohamedisse4209
    @kowsarmohamedisse4209 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlle

  • @abdullahimaxamudmaxamed3757
    @abdullahimaxamudmaxamed3757 ปีที่แล้ว

    Waa arin wanaagsan cumar inshaar

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @football-ch6ue
    @football-ch6ue ปีที่แล้ว +4

    Ustaad cumar waa qaybtii 22 ee maaha 21
    Barnamijkan waa ka hela mahadsanid 🥰

  • @Zahruush
    @Zahruush ปีที่แล้ว +4

    Omar inshaar 👑 ruux igu qaali Ah☺🦋

  • @BLACKWOLF-cc9pq
    @BLACKWOLF-cc9pq ปีที่แล้ว

    Mahadsanid lph

  • @amaal556
    @amaal556 ปีที่แล้ว +3

    Berigaan School-ka dhigan jiray noole igama caafimaad badnayn jir ahaan daalna ma aqoon sbbtoo ah waan sii lugayn jiray soona lugayn jiray mararka qaar intaan daaho baan orod ku tagi jiray School-ka lkn hadda talaabaddii aan qaadaba dhaweeye baan raaca ama bajaaj waxaan daal cayil iyo wadne xanuun kii oo igu batay ahayn kama faa'idin, iska soo fadhigu intaan wax kale lagaarinba asaa cudur ah.. Ciwaan muhiim ah baad maanta ka hadashay

    • @Mohamedbaana272
      @Mohamedbaana272 ปีที่แล้ว

      Marka xafada joogto almiindo same sida inaad boodboodo oo kale

  • @hodonaxmed9132
    @hodonaxmed9132 ปีที่แล้ว

    Asc walalkey cumar waxaan kaa rabay talo halkeen kaala soo xariiraa

  • @munajaama6547
    @munajaama6547 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @drabdirahmanabdirashid2260
    @drabdirahmanabdirashid2260 ปีที่แล้ว

    Caafimaad ahaan Fadhiga badani wuxuu horseedaa Xanuunada raaga sida dhiigkarka,macaanka iyo subaga.
    Si aad uga hor tagto waa inaad jimicsi samaysaa 30min maalinkasta usbuucii ama 4 cisho usbuucii ugu yaraan.
    Xataa hadii aad jimicsiga ka caajisto ugu yaraan socod samee.

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @munocabdimayow23-km1cz
    @munocabdimayow23-km1cz 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks you

  • @munajaama6547
    @munajaama6547 ปีที่แล้ว +1

    Taasi been maha waxan ba ku cadaynaya hooyada iyo walashay farqiga udhexeeya hooyaday waysocotaa meelkasta oo bas loo raco magalada dhexdeeda way ulugaysa waxany kajeceshahay inaybasraacdo inay lugayso wallshy 40 jirtana geedka muuqda magaadho wayna kuuranaatay foostadaad shegaysid camal markaa adoo seconkaraha fadhiyin thank you umar

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว

    Cumar ishaar mahadsnid ustaad qiimo badan

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 ปีที่แล้ว

    Ustad omar inshar

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 ปีที่แล้ว

    Dumarka somalida khatar bay kujireen xaqiiq caafimaad kooga

  • @abdiyare88karim22
    @abdiyare88karim22 ปีที่แล้ว

    Keep going 💪 ✨️ 👏

  • @cumargolden
    @cumargolden ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshar

  • @muscabxirsi
    @muscabxirsi ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay

  • @khadariidaan4537
    @khadariidaan4537 ปีที่แล้ว +3

    Iminkaba iska ilaaliya shaanboga Dove iyo saabuna ay ku qoranyihiin Dove waxaa laga helay maado keenta ama sababta kansar markaad ku maydhatid waxa ku cuncunaya jidhka

  • @Omaroficial4794
    @Omaroficial4794 ปีที่แล้ว

    Waa maxadsantahay macalinow

  • @abumuscaab
    @abumuscaab ปีที่แล้ว +1

    Fandhaal 22 waaye Maaha 21

  • @anisahassanali3421
    @anisahassanali3421 ปีที่แล้ว

    Shark iyo xasanaad allah kaa siyo

  • @abshirofaarax6010
    @abshirofaarax6010 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan ka faaiiday runtii waxan rajaynayaa in maanta wixii laga bilaabo aan isbadal samayn doono inshallah mahadsanid💯

  • @hassanbwarsame6909
    @hassanbwarsame6909 ปีที่แล้ว

    22aad weeye cumarow

  • @n_____7668
    @n_____7668 ปีที่แล้ว

    M.a cumar wan kugu hambalyeynayaa dadaalka aad galisay muqaladan aanu aadka uga faaidnay alle haka abaliyo

  • @qasimchannel2323
    @qasimchannel2323 ปีที่แล้ว

    Waxaad umalaysaa cumar inuu aniga iga hadlaayo oo aan u waramey.
    Mahadsanid ustaad

  • @zoonak6770
    @zoonak6770 2 หลายเดือนก่อน

    Health is wealth

  • @noexcuses1875
    @noexcuses1875 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @xaamjilibey6233
    @xaamjilibey6233 ปีที่แล้ว

    Wcs Wll Wan Dhawnahay🥰

  • @najmaqurux4351
    @najmaqurux4351 ปีที่แล้ว

    Shugran wll waad ii dhiri galisay aniga waxaa kashaqeeya guri yacni shaqaale guri mararkaqaar waxaan kufikiraa maxaad kasoodoon tay waxaan sidaan oobadan lkn masocdi ani lkn mararaka qaar 2saac oo xariir ah wadaala walhi

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว

    WCS WR WB WLLKEY CUMAR INSHAR MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO JZK ALFA KHEYR

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 ปีที่แล้ว +1

    ASC WLLKEY INAAD ANIGA IGA HADLEYSO AYAAD MOODAA KAROONIHII 2020-2022 GURIGA AYAAN ISKA FADHIYAA BANAAN DHAN MA JECLI GURIGA AAN KA DHEX SHAQEEYAA BISHII 3 MAR AYAA LAGA YAABAA INAAN BANAAN ARKO HAL WIIL AYAA II JOOGA OO CARUUR BADAN MA KORINAYO AWAL WAAN LUGEYN JIRAY INSHA ALLAAH WAAN ISBADALAYAA OO SOCODKII AYAAN BILAABAYAA JZK ALFA KHEYR

  • @sportscap24
    @sportscap24 ปีที่แล้ว

    Qofka kaliya waxa tahy marka dhagesanaayo aan ku caajisin waxaan rajeyna sidaan ina kusi wadid hormar kan ka balaadhsan waan urajeyn kanaalka

  • @aminamohamed7638
    @aminamohamed7638 ปีที่แล้ว

    Wllhi garan maayo qaabaan kuugu mahadceliyo

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 ปีที่แล้ว

    Asc wall Cumar aniga waxan jogaa wadanki ima furna jiim lkn waxaan subaxii aalmito jimicsi siyaa wayelafa iyo dhalinyarada waliba mee duur ah
    Ma ixayesine si aye dhira galin igu noqoto wll mahadsanid

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 ปีที่แล้ว +1

    Run ahaantii podcast yadaadu aad ayey waxtar badan uleeyihiin waliba kasii badi ilaa 1hr ilaa 30m

  • @Dagan77
    @Dagan77 ปีที่แล้ว

    Wll cumar waa runtada waxan aqaney islaan 97 jir ahyd oo ayada cunadeda karsaneyse ma ogoleyn qof Inu wax uqabto hadey wax ubahato ayada kacayse sas ay tahy qof wax uqabta ma weysanen allah unaxristo bishii laso dhafey ayey geriyotey wax weyn baan ka faaidey

  • @cabdiraxmaanmaxamuud7813
    @cabdiraxmaanmaxamuud7813 ปีที่แล้ว

    Ballaanqaadka ii dhehda bilaashka waad ku mhdsn ugaas.
    Wxn quuddarraynayaa in ay rag iyo dumar ku baraarugi doonaan ku dhaqaaqi doonaan hawshaa

  • @nasirbashey7480
    @nasirbashey7480 ปีที่แล้ว

    Waa xalada aan hada Ku sugahay caml
    Lkn mnta kadib wan isbarqabanaa