Youtuber-nimada & Wax Isbaridda || Wareysi || OGAANSHO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ค. 2024
  • Muuqaalkan waa Wareysi aan kala Yeeshay Cumar Inshaar (‪@ogaansho‬ ) wax isbaridda iyo sida yourube hormar looga sameyn karo. Ka Faa'iideysi wacan.
    Waqtiyada Qeybaha Muuqaalka:
    0:00 Hordhac
    01:30 Wax Isbaridda
    04:00 Luuqad
    11:30 TH-cam-ka
    25:15 Nolasha Qurbaha
    29:25 Mustaqbalka Ogaansho
    30:45 Su'aalo
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 178

  • @cabdiwali
    @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +38

    Muuqaalka Hadduu Kula Dheeryahay fiiri Timeline-ka Qeybtaad rabto oo ciwaankeedu kusoo jiito ka daawo.

    • @queensuad3301
      @queensuad3301 3 ปีที่แล้ว +1

      Waankawada helnay

    • @mustafabdisalam9119
      @mustafabdisalam9119 3 ปีที่แล้ว +3

      Ustaad , channelka englishka ah American english miyaa la dhahaa #ogaansho uu sheegay

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว +2

      @@mustafabdisalam9119 zAmericanEnglish

    • @mustafabdisalam9119
      @mustafabdisalam9119 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali thank you

    • @gacmadheere2504
      @gacmadheere2504 2 ปีที่แล้ว

      Shukran sxp qaali allh ku barakeeyo

  • @asaldhalad4186
    @asaldhalad4186 3 ปีที่แล้ว +55

    Team ogaansho farta taaga 🤣

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +40

    Fadlan qof luuqadaha ku takhasusay oo waraysi sidan u dheer aad nooga qaato noo keen.

  • @haiisheegin8222
    @haiisheegin8222 3 ปีที่แล้ว +34

    Nolosha waa hal maalin
    Ha noqon qof waqtigiisa ku dhumiya ciyaar iyo madadaalo

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +28

    Qofkii rawa inuu barto carabi ama english wax kaliya ee kaa xiga waaa
    1dhageeysi
    2 Ku hadlid erayo yar xitaa ha ahaadaan ha yareesan
    3 joogteen luuqadaas illaa aad meel fcn ka gaarto
    Kadib
    Waad isoo duceeneeysaa😍😍

    • @abdinajibalimohamoud2955
      @abdinajibalimohamoud2955 3 ปีที่แล้ว

      Xagee kabarta zxp

    • @ahmeddirey2484
      @ahmeddirey2484 3 ปีที่แล้ว

      M.a waan ku Soo duceynaa

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinajibalimohamoud2955 carabig mel uma tagin englishna
      Waan wadaa barashadiisa

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa madaxda mustaqbalka cumar inshaar great person weeye❤

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 ปีที่แล้ว +25

    Alla maxaan sugayay. Omar iyo Abdiweli; dhaxal baad ka tagi doontaan.

  • @abdiraxmancabdi255
    @abdiraxmancabdi255 3 ปีที่แล้ว +32

    From omar inshar🔥🔥🔥

  • @Hosssam01
    @Hosssam01 3 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshar (ogaansho)waa janalkii u horeeyay ee aan rukunto
    Uguna hor daawaday

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 3 ปีที่แล้ว +26

    Laba (2) shaqsi aan aad u jeclahay muuqaalada ay Kanaaladooda soo geliyaan. Halka ka sii wado dedaalka aad waddaan.

  • @mohanelmi2642
    @mohanelmi2642 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah Omar Inshaar iyo Ustad Abdiwali
    Allaha idin Xafido 🙏

  • @albaanipodcast729
    @albaanipodcast729 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wareysi aad u wanaagsan
    Iyo markii ugu horeesay ee arkay cumar inshaar wajigiis masha allah 💕💕💕

  • @naimamohamed1753
    @naimamohamed1753 3 ปีที่แล้ว +8

    Waan salaamayaa walaalkey cumar inshaar mudo dheer ayaan ku xiranahay chanelkiisa wax bdan waan ka faa iiday

  • @thebestff4485
    @thebestff4485 3 ปีที่แล้ว +9

    Erayga saxda ah ee 《 #luuqad 》 afkeena lagu idhaa waa 《 #Af >> waxan idin ka codsan lahaa inaad afkeena somaliga Eray aad garaynaysa In ay daan ku kale qalaad ku badalin meeshisi!
    Tusale ha adeegsan kuwan
    #Luuqad, #Usbuuc ama #week, #Sual iyo #jawab Ama Q/A, #Saxaafad #Saxafi, Quality, Quality Tinyiyo kumaan ka eray kale la midka ah raadi oo ku badal kuwan Afkeena hooyo leeyahay! Kuwan ku badal!
    #Af, #Todobaad, #Waydiin & #warcelin, #Wariye & #warbaahinta, #Tayo & #Tiro Mahad sanid

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 3 ปีที่แล้ว +11

    M.a wareysi faido leh ustaad omar inshar iyo ustaad Abdiwali Khalif keep going idin lee yahay

  • @ummomucaad3877
    @ummomucaad3877 3 ปีที่แล้ว +8

    Tem ogaansho hore u soco ❤️

  • @mohamedbashir8679
    @mohamedbashir8679 3 ปีที่แล้ว +3

    Inaan ku soo biraan rabaa fikrado fiican ban idinka daiiday mahadsanidin omar inshar iyo ustaad abdiqali khalif 😘

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiqatan waa barnaamij aad u wanaagsan wad mahadsantihiin Cumar inshar & Abdiwali khalif

  • @ogaahiye
    @ogaahiye 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid ustaad mowduucaan muhima❤❤

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 ปีที่แล้ว +4

    Barasho Wanaagsan Sxb Abdiwali.
    Ogaansho Ayaa Sabab U Ah Inaan Muqaalkan Daawado

  • @YahyeAhmed
    @YahyeAhmed 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, waxan horey muuqaal uga sameeyay xirfadahan iyo kuwa kale. Wana idin ku taageersanahay inay muhiim yihiin.

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah runtii waraysi xam aar macluumad xaqiiqooyin ku saabsan oo utaad cumar inshaar .from #Baxnaanshe.

  • @mohamed_nuur
    @mohamed_nuur 3 ปีที่แล้ว +7

    Wll abdiwali aad iyo aad ayaad umahadsan tahy wxaan ka codsanaa barnaamijta nucaan cml oo wareysiga soo badi adoo mahdsan......

  • @najaxmohammed4699
    @najaxmohammed4699 3 ปีที่แล้ว +11

    Walkay mcn keeping from ogaansho

  • @IlyaasRaajaa-ez3pd
    @IlyaasRaajaa-ez3pd 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤cumar inshaar lajan Alban display waaye

  • @axmed_jeylaani
    @axmed_jeylaani 3 ปีที่แล้ว +4

    Omar ishaar thumnail ama video looga hadlaayo hadaan arko waan xiiseeyaa() waa qof ogu yaraan waxun aad kafaaideyso adiga iyo ustaadkaba waan idin salaamayaa
    بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا

  • @maryanfarah1210
    @maryanfarah1210 3 ปีที่แล้ว +3

    From OGAANSHO

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 3 ปีที่แล้ว +8

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad naga faaiideysaa mhdsnd

  • @nacumrirash6734
    @nacumrirash6734 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwali khalif waxn aad kuugu taagera adigoo og dadka marka loo soo gudbinayo xog amaba macluumad aanay dhamysan karin iyagoon wada dhagysan llkn waxd samysaa time-line waanan kugu taagera midaa👍👍👍👍👍

  • @shaaficicalimaxamed868
    @shaaficicalimaxamed868 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله أساتذة الكرام

  • @aishamursal1321
    @aishamursal1321 3 ปีที่แล้ว

    mahdsanidiin

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 ปีที่แล้ว

    M.a labo Nin oo aad qali igu ah ustaad #Abdiwali_khaliif iyo ustaad #Cumar_inshaar allaha idin xifdiyo runtii wax badan ayaan inka faa iday xiliyo kaladuwan

  • @abshirabdullahi3259
    @abshirabdullahi3259 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah Muuqaal muhiima iyo TH-camr sameen bulshada ku leh
    Marna aan taageero

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 3 ปีที่แล้ว

    Omaar insha shukran

  • @kaahomaxamad4185
    @kaahomaxamad4185 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @jewelsofbeingateacher2645
    @jewelsofbeingateacher2645 3 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah I just subscribed to your channel, I’m from ogaansho channel. Both of you gentlemen, do exceptional work to shed the lights of valued content for our Somali speaking communities on the net. Jazakum’Allah khayran walaalo-yaal.

  • @abdi_rahman114
    @abdi_rahman114 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb cumar

  • @rayaaniita8478
    @rayaaniita8478 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرآ

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @somcreative4733
    @somcreative4733 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho my fav youtuber ❣❣🙏

  • @Asiyah2000
    @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว

    mashaAllah hormar wacan 👍👍

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges7691 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah
    Aad bad idinku xidhanahay
    Wax badana wan idinka faaidaynay
    Apdiwali iyo omer inshar alle ha idin sharfo

  • @mohamedsaid8398
    @mohamedsaid8398 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aqoonyahanadda abdiweli iyo OMAR waad mahadsantihiin.

  • @maxamedmahil1196
    @maxamedmahil1196 3 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar kanalkaga waqti dheer kuxeranahay waligeyna muuqaga radinaayi manra masha alh الا يحفظك

  • @zakariyemohamudabdi962
    @zakariyemohamudabdi962 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alaah Walaal Abdiwali Khaliif Alle Hakugu Grab Galo Yoolkaaga Nololeed, Adi Iyo Omar Iinshaar Rag Culus Baad Tihiin

  • @abdinasirsuxufi4821
    @abdinasirsuxufi4821 3 ปีที่แล้ว

    mashaalah hory usocda wll yaal

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +7

    ••
    لا يوجد ما يُسمى وقت مُتأخر كي تبدأ في تحسين نفسك ولا يوجد سنّ مُحدد للوصول للأفضل، طالمّا قلبك مازال ينبض إذاً لديك
    فرصة ."🖤📜
    صباح الخير 🦋🌤
    🔖 🧸

  • @khaalidxaaji1844
    @khaalidxaaji1844 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waa waraysi aad iyo aad u wanaagsan
    adi iyo cumarba Allaha idin ka abaalmariyo

  • @jaabircismaan6127
    @jaabircismaan6127 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks pro

  • @Adnanahmed-ld3gu
    @Adnanahmed-ld3gu 3 ปีที่แล้ว +3

    Mzllh lapadiinapa waxad Tihiin dad mudan in lagu daydoh horay usocda UsTaadyada somaliyed inzha allah wn rajaynayaH inaan sida aad u dadaasheen aan u dadaaLo

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax isbarida....self education I prefer it ❤👍

  • @mohnzir1372
    @mohnzir1372 3 ปีที่แล้ว

    Msha allh

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 3 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow wiilkan codkiisa aad ban u jecelahay inan wajigiisa arko aad ban ugu farxsanahay🥰🥰🥰🥰🥰

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 3 ปีที่แล้ว +2

    إيوووووووووووووووه Kalmadaas waan jeclahay, macalinkanagaa Isticmaali jiray inbadan.

  • @xubi4317
    @xubi4317 3 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar guulayso macalin ❤

  • @nasteexacaabbi2539
    @nasteexacaabbi2539 3 ปีที่แล้ว

    Eebbe haydin barakeeyo ❤️

  • @shudaysimoha6542
    @shudaysimoha6542 3 ปีที่แล้ว +3

    From omar inshaar

  • @abdiwaligacal8913
    @abdiwaligacal8913 3 ปีที่แล้ว

    M.a m.a wll waaaa mawduuc aaad u muhim ah m.a aaad ayaaan ku sooo dhaweynayaaa

  • @abdirizakmohomed1535
    @abdirizakmohomed1535 3 ปีที่แล้ว

    Mashaaa Allah omar

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 ปีที่แล้ว

    Its beneficial for me

  • @suhaybmusea3031
    @suhaybmusea3031 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa fidyoo fiican
    Lakiin cumar wajigaga maxad usoosaartay
    Xoogaa akshin ah and dremijiray
    Xogaa qumud ah

  • @abdirahmanyare9840
    @abdirahmanyare9840 3 ปีที่แล้ว

    From OGAANSHO keep going

  • @ubahabdullahi7836
    @ubahabdullahi7836 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogaansho walal inshaar inbadan ku xirnaaa

  • @maryam2308
    @maryam2308 3 ปีที่แล้ว +1

    Cumar maxamed inshaar iyo cabdiwali khalif waad mahadsantihiin

  • @salmansomali
    @salmansomali 3 ปีที่แล้ว

    waraysi cajiib oo aan aad uga faaiiday

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว

    Thanks you mythar

  • @kulmis9970
    @kulmis9970 3 ปีที่แล้ว

    mashallah omar inshaar salaan sare sxb

  • @zakiyare591
    @zakiyare591 3 ปีที่แล้ว +1

    I love you ostad Omar inshaar ❣️💯👌

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 3 ปีที่แล้ว

    Thanka pro

  • @aaminasalah806
    @aaminasalah806 3 ปีที่แล้ว +1

    From Ogaansho❤

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 3 ปีที่แล้ว

    Aad ban wlhi u xasuusta anigo aad u yar ayaan Facebook berrigii ugu horaysay aan samystay kala socon jirey ustaad cumar waana xiisayn jirey post yadiisa ruux firfircoon ayuu ahaa weligii Allah ha barakeeyo hamigiisana haw rumeeyo

  • @drssamiaali9387
    @drssamiaali9387 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo gaabi muuqaallada

  • @abdulhakinahmedmuktar8362
    @abdulhakinahmedmuktar8362 3 ปีที่แล้ว

    Cumar Inshaar Qof Aan Aad Utaageero Allaha Ku xiftiyo

  • @kio8032
    @kio8032 3 ปีที่แล้ว +1

    Walihi qof qalbi wanagsan waye omar inshar

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว +2

    From ogaansho 💟

  • @saamiya272
    @saamiya272 2 ปีที่แล้ว

    Ciddii enternetka dunidaan kusoo siyaadisay mahad dushooda ha ahaato.
    Waxyaabaha aan self studyga ku bartay waxaa ka mid ah physiology iyo nutritionka oo aan xiiseyn jiray.
    Channelada soomaalida badankood ma daawan jirin labadaan berri baan channelkaaga helay waana mahadsantahay oo wax badan baa kaa faa’iiday walaal.

  • @abdiqani7654
    @abdiqani7654 3 ปีที่แล้ว

    Cumar finally wajigiisa wa arky

  • @aminahusein6991
    @aminahusein6991 3 ปีที่แล้ว +1

    From ogaansho

  • @aliweidow6549
    @aliweidow6549 3 ปีที่แล้ว

    I like the guest and the host

  • @siciidomaxamud7282
    @siciidomaxamud7282 2 ปีที่แล้ว

    Cunmar.wiilka.uu.sheegay.ee.bara dadaka luuqada carabiga..magaciisa.waan.fahmiwaayeye.fadalan
    Qofkii fahmay haiisoosheego

    • @ahmettyouzuph2458
      @ahmettyouzuph2458 2 ปีที่แล้ว

      #zAmericanEnglish Wakaa walal magciisa youtube ka!

  • @sactuushcilmi8158
    @sactuushcilmi8158 3 ปีที่แล้ว +1

    From ogansho horay usoco🥰

  • @axmednuurweydow565
    @axmednuurweydow565 3 ปีที่แล้ว

    m.a waa wereysi aad iyo faa'iido u leh usteed omar inashar iyo isteed Abdiwali khalif waxaan sugaynay waraysigaan aad iyo aad ayaa u mahad san tihiin m.a

  • @sayidcumarxasan1790
    @sayidcumarxasan1790 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaan idin kaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad wax noogu biiriseen

  • @abdirahman9299
    @abdirahman9299 2 ปีที่แล้ว

    Goat👌💯

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 3 ปีที่แล้ว

    From Ogaansho

  • @king-wh5cu
    @king-wh5cu 3 ปีที่แล้ว

    Wali madaaawan Lkn Waxaan rajeynayaa markaan daawado kadip Inaan wuxuun ka Faaido

  • @Farhansomalili
    @Farhansomalili 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @fatumoabdullahimoo1465
    @fatumoabdullahimoo1465 2 ปีที่แล้ว

    Wll abdiwali imelkaga isoqor inshallah suaalo ayankusowaydinadona biidnilah

  • @abdi_rahman114
    @abdi_rahman114 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiqdii 2020 carabigayga waxaan Ku hormariyay TH-cam ka

  • @azuumapti5119
    @azuumapti5119 3 ปีที่แล้ว

    M.a laba legend

  • @maanoowcabdi4421
    @maanoowcabdi4421 3 ปีที่แล้ว +1

    horo usoco wll

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 3 ปีที่แล้ว +1

    Waligey Waxaan u haystay inaad Somaland joogto Somalia Xageed ugu Jeceshahay inaad youtube'ka ogaansho Ku Naaxisid👈🏃‍♂️

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar sawirkaaga waa lahiliyaa sxp

  • @safiyamaxamed8071
    @safiyamaxamed8071 2 ปีที่แล้ว

    You tube aan jeclhy ogaansho 😘

  • @abdiosman7890
    @abdiosman7890 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi runtii ustad Abdiwali waxad tahay ruux aan qalbiga ooga mahadnaqo had iyo jeer oo aan arko adigoo noosoo gudbinaayo wax faa'iido inoo ah
    Qof Daris ama Jaar lala noqdo waxaa ugu sharaf badan waa Nabi Mohammed csw waxan Alle kaaga baryayaa inuu isaga dariskiisa kaa dhigo i.a

    • @ahmedsalaam7563
      @ahmedsalaam7563 3 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  3 ปีที่แล้ว

      Walaakey ilaahay ani iyo adigaba dhamaan muslim rasuulkeena miciisa janada hanaga dhigo. aadbaad oogu mahadsantahay mahadnaqaagga iyo ducadaada intaba.
      rabii yuscidak wa yaxfadak akhii.

    • @abdiosman7890
      @abdiosman7890 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiwali waad Naga mudantahay ustad

  • @mohamedokocha6639
    @mohamedokocha6639 3 ปีที่แล้ว

    Athi isbar

  • @husseindalmar3812
    @husseindalmar3812 3 ปีที่แล้ว +1

    From cumar inshar

  • @maymuunfaysal1471
    @maymuunfaysal1471 3 ปีที่แล้ว

    Wa isku ektihiin ma walaala tihiin