Full ROUTINE..KIKI OO GURIGAYGA IGU SO BOQATAY QARAXADA ADUNKA🥰🫂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 485

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 หลายเดือนก่อน +199

    M.a Sundusy marka hore lkn wax kasta ha si sheegin ilaa u ku hagaago 😫gurigaag cusub in uu mid qurx badan ku noqda ku rajnyaa❤😊

    • @YaasmiinYaasiin-f8n
      @YaasmiinYaasiin-f8n 3 หลายเดือนก่อน +2

      Asc samiyo setha wllo🎉🎉🎉🎉🎉

    • @YaasmiinYaasiin-f8n
      @YaasmiinYaasiin-f8n 3 หลายเดือนก่อน +1

      suundus qorlka uu ku qaldatay😅😅😅

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 3 หลายเดือนก่อน +242

    Dadka kuhaayoi amiira away amiiiro chanel leedehee raadsada sundus io amiiro sxbo weeyihiin lkn qasab maaha inee markasta amiiro keeento gabdha xoriyadeeda udaya wax wada bilaaa caqliya tihiine team sundus hada nahay meesha rabtoi wana gee karta xppti cidna inaa nokentoi qasab maaha ❤❤❤❤

    • @UmaymaIsraa
      @UmaymaIsraa 3 หลายเดือนก่อน +4

      Haa ma aragtay horta ani waba kayabay

    • @meraali7575
      @meraali7575 3 หลายเดือนก่อน +4

      dadkan wareersan wax usheeg walal

    • @sabnasiman
      @sabnasiman 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wahysaaa

    • @FalastiinMuqtaar
      @FalastiinMuqtaar 3 หลายเดือนก่อน +2

      Koleypa miirane ma ahn naag in TH-cam kle kaso muqato u ciil qapta waa nag team io magcba leh😂😂😂keep going hablahygi

    • @sabaaxibrahimhussein8729
      @sabaaxibrahimhussein8729 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤🎉

  • @NajahIndho
    @NajahIndho 3 หลายเดือนก่อน +68

    Illahay hakuu rumeyo huuno riyadada sunduz qurux❤🎉 Hargeisa ka daawada

  • @meraali7575
    @meraali7575 3 หลายเดือนก่อน +56

    sundus quruxeeey abayo arimahada tartiib udhamayso markad guri qadatid oo alabta dhigatid malin gabdha casumad usamee kadibna habeenki routine noo soo dub inshalah ilahay hakuu sahlo guri kheer qabo farxadada waa teena love bayo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 3 หลายเดือนก่อน +63

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢❤

    • @XaawoDaahir-k7b
      @XaawoDaahir-k7b 3 หลายเดือนก่อน

      Asctjoyr🤙🤙👏♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

    • @MunoXasan-hn6ru
      @MunoXasan-hn6ru 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @XaawoDaahir-k7b
      @XaawoDaahir-k7b 2 หลายเดือนก่อน

      @@kOKOBULLE-tis5 🤙🤙🤙🤙☺️☺️☺️🙏🙏🙏🙏

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 3 หลายเดือนก่อน +29

    Kusaliya nabigeena mohamad scw is ❤❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 หลายเดือนก่อน +103

    Sundus wax walba way ku haagi niyada qayr usheeg❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 หลายเดือนก่อน +32

    Sundusey facaaga la jaan qaad Kiki Samiya iyo Ladan waa gabdho wanaagsan oo weligaa dhibaato ku keeneynin. ❤❤❤❤❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +3

      sxbteed Amiira ayan ku baranay waana gabdho is jecel Amira iyo sundus gabdhahaana waa asxaabtedi

  • @Zalmaaaaaaa-s97
    @Zalmaaaaaaa-s97 3 หลายเดือนก่อน +151

    Power of social media reer coment is not easy wlha💪😹

    • @queenqadriina8080
      @queenqadriina8080 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Zalmaaaaaaa-s97 maxay sameeyeen

    • @bahjaahmet5964
      @bahjaahmet5964 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hee maxey sameyeen😂

    • @UBAX-8
      @UBAX-8 3 หลายเดือนก่อน

      @@bahjaahmet5964 sundus iyo Amiira aye isku direen😕

    • @anisodahir7015
      @anisodahir7015 3 หลายเดือนก่อน +1

      Maxey sameyeeeen

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 3 หลายเดือนก่อน +8

      Amiira ka reebeen😂

  • @HassanHafsa-v2h
    @HassanHafsa-v2h 3 หลายเดือนก่อน +29

    Sundus iyo teamkaan way isku nuryaan saamia kiikii ladan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifmahamed3842
    @khaliifmahamed3842 3 หลายเดือนก่อน +78

    Sundus abyo wlhi dar ilahey ku jeclahay nolasha kuma xumeyso 🥰❤️🧕

  • @King-cayda10
    @King-cayda10 3 หลายเดือนก่อน +31

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @Alisha-abdalla
    @Alisha-abdalla 3 หลายเดือนก่อน +25

    M.a sundusey runtii wan ku faraxsanahay inaad guri qabsanaysid maalin dhow riyo walba aad ledahay illahay hakuu rumeyo gabadh adag baad tahay oo dadaalaysa❤🫶

  • @asmaali9940
    @asmaali9940 3 หลายเดือนก่อน +25

    Riyadada way kuu romowi i.a barnaamijyo qurux badan noo soo duub si aad meel ficn ugarto apyo❤❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alla sunduu iyo kiki markee isla joogaan 🎉🎉❤❤❤❤❤❤ saa ujeclahy lee gabdheygii ❤❤❤❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 3 หลายเดือนก่อน +21

    Firi sundusey plz adhga samia kiki iyo ladhan xeebta video quruxbadhan xaga inogasooduba plz😢

  • @AyaanAbdullahi-hz1mi
    @AyaanAbdullahi-hz1mi 3 หลายเดือนก่อน +66

    Sundus quruxei iska siib cidiyaha hadii kale salaad malagaa aqbalaayo ❤

    • @RamlaAbdirahman-k9c
      @RamlaAbdirahman-k9c 3 หลายเดือนก่อน +4

      Lagayaba iney cadada ujogto

    • @eza882
      @eza882 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@RamlaAbdirahman-k9c way ujoogta saasay uwadatay

    • @meraali7575
      @meraali7575 3 หลายเดือนก่อน +7

      wayba iska siibatay teda kale dumar ban wada nahay wana is ognahy ka dhaca inanata

    • @HelanzakariyaHelan
      @HelanzakariyaHelan 3 หลายเดือนก่อน +3

      Way siibtay video wada daawo😮😮😮😂

    • @RamlaAbdirahman-k9c
      @RamlaAbdirahman-k9c 3 หลายเดือนก่อน +1

      @ Haa Wlhi maba fahmayan

  • @RayaanApdikrim
    @RayaanApdikrim 3 หลายเดือนก่อน +78

    Nayahe wllo afkad kafalantahye riyoyinkaga iyo wxad qabsanaysid umada indhaha hakaga dhufan qarso kadis kaga dhig wllo😂

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 3 หลายเดือนก่อน +14

      Maskiinta qalbi xabxab waaye😂❤

    • @Suheyla-321
      @Suheyla-321 3 หลายเดือนก่อน +4

      Naa wll Aniga waa sheeka qarso ma iledahay😢

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 3 หลายเดือนก่อน +4

      @@Suheyla-321 abayo maliska sheego hadii kale waxba kuuma hagaagayan . Dadka wee afdheeryihiin waxyaaalah riyooyinkaga ilaa ad kagaareyso niyadad lee kuheyso💕

    • @Suheyla-321
      @Suheyla-321 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Mieaneyy haye mcnto Thank you so much 🥺👉🏻❤️

    • @nimoomar1515
      @nimoomar1515 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Suheyla-321Wa la qarsada abyo riyadada Marky Ku hagagto ayagaba arkayo dadka ❤

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allow nabad qab iyo cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin yarabi 🤲

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 3 หลายเดือนก่อน +75

    Na sunduseey saxibta Amiira ma nacdey😢inta Sundus Amiira ku barate like

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 3 หลายเดือนก่อน +6

      Wan uxiisnay wada jirkooda lkn dadka comment nafta ukeenay 😢😢😢😢

    • @Zalmaaaaaaa-s97
      @Zalmaaaaaaa-s97 3 หลายเดือนก่อน +17

      Sootad ku haysay ka har goorme isbadashay😏😂😂😂😭💔

    • @UBAX-8
      @UBAX-8 3 หลายเดือนก่อน

      @@ayaansalad1062wlh wan uxisne wada jirkooda

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 3 หลายเดือนก่อน +21

      Dhuqdhuq amiiro kubaratay kulahaa🙄😂😂naagtan waa naag iskufilan wexeda duuban karta

    • @Amran_hajji
      @Amran_hajji 3 หลายเดือนก่อน +12

      Naa waxba kuma baran been hanaga sheegin😂

  • @Zadush12
    @Zadush12 3 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahey ha ku rumeyo riyadada abyo 🤲

  • @nasromuumin6612
    @nasromuumin6612 3 หลายเดือนก่อน +13

    Waa ka helne nolosheydii noo soo badi horayna usoco waligaa ha niyad jabin rajo walbo oo leedahay illaheey hakuu rumeeyee❤❤

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus walaashay qaaliya ilaahay riyadaada haku rumeeyo amiin yaa rabi

  • @RozaXasan
    @RozaXasan 3 หลายเดือนก่อน +38

    Ay sundusy keep going m.a routinekga❤👑☺️👸🏿

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 หลายเดือนก่อน +26

    Dadaal sundusay video habaysan noso gudbi wax soo dhig haw soo dhigin anagana garabkaga nahay wax walbana waa gaaraysa insha allah ❤❤❤❤

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 3 หลายเดือนก่อน +16

    Sundusteena guriga surprise no dhig ha sheegin😂😂❤❤

  • @yousra52
    @yousra52 3 หลายเดือนก่อน +17

    Sundus riyoyinkga ilhy haku rumeyo guriggana wa qurux wxba kma.qldna❤ midakle sxbta amiira ha ilawin wey cidloneysa dadka hadalkoda ha dhageysn guleyso❤🎉

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 หลายเดือนก่อน

      Crazy woman 😮😅

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +2

      maya dad is ilaawaya maaha sxbo is jecel waaye

  • @NacimaRobleh
    @NacimaRobleh 3 หลายเดือนก่อน +10

    Sundus qali wlshy mcn dar ilaahay baa kuu jecelahy mcntydii rabi riyadada haku rumeeyo wlshy sundus guulayso wlshy sundus ayanle ❤❤❤

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 3 หลายเดือนก่อน +2

    aan kuwada salino nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤😢

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน +13

    Sundusey amiradena ha ilawin haka so muqato meshada dadkan kale naga dhaf amiiro rabna saxibtada nolosha waye amiiro🥺🫶

    • @AmiiroMuhumed
      @AmiiroMuhumed 3 หลายเดือนก่อน +7

      Oo amiro uma qortane sundus maxa amiiro ugu dabo wadan nyada🤫😘tan yesha labada dhinacba maxa ka dhahdan amiiro sundus awy sundus lee dhaheysan miyaa

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@AmiiroMuhumed naa is daji amiiro ba wan dhahna sundus away

    • @MounaSouphi
      @MounaSouphi 3 หลายเดือนก่อน +6

      Walaleey gabdha aad ka dabo wado gabdha iska daa sundus maha naag wax lo sheego danteeda wayo taqana iska daayo gabdha yar

    • @FadumoCadey-x9i
      @FadumoCadey-x9i 3 หลายเดือนก่อน

      Aar isdaagala plse😂😂😂😂

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sundusdeyyy riyadada iyo riyadeyda Allah hano wada rumeyo insha allah❤❤❤🤲🤲🤲

  • @apaazaliyoung938
    @apaazaliyoung938 3 หลายเดือนก่อน +7

    Kiki gurukeda haga soo duubin yah ileen youutp markee furado inla arko fcn❤

  • @MariamaMohamed-o1r
    @MariamaMohamed-o1r 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ilahey rajadaada hakuu rumeeyo sundusey❤❤😊

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan 3 หลายเดือนก่อน +19

    ina adeertay waan kujeclahay wllhi habeenkasta waan kugu riyoodaa queen❤

  • @HafsaMuhdin
    @HafsaMuhdin 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ayyy lamanaha sunmer haben walba cumeer lee no keen sundusey❤

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 3 หลายเดือนก่อน +11

    Sunduseyyy qurux badan waku jeclahay inoolow farxadada waaa sugi la.ahay byoi❤❤❤❤❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 3 หลายเดือนก่อน +11

    Sundus Quruxdeena❤😘Waxa niyada ku hayso Alle ha kurumeyo xbbti❤

  • @salejunior7282
    @salejunior7282 3 หลายเดือนก่อน +8

    Boqorada kaliyaah TH-camka naguhayso whli I love you sundus😢❤❤❤❤❤❤

  • @Hamdihusseinjama
    @Hamdihusseinjama 3 หลายเดือนก่อน +36

    Amira boosky Sundus ugu jirto qof u galaya maaya iskumana dhacsanee waa lakala mashquly amiirana waa qof qaali ah

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sundus waa free qofna xabsi uguma jirto ee amaan siiyaa.😮😏

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa gabdhahaan horta waa Asxaabtedi iyaguba lkn booska Amiira uma buuxin karaan Amiira iyo sundus wllo isla dhashay cml bay noqdeen hadana xumaan kama dhaxayso dad baa moodaya inay isku dhacsan yihiin

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 หลายเดือนก่อน +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 3 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus tayda Caashaqa Qalbi Riyo Kasta ad lee da hay illahy Kheer hakugu Dha meeyo kiki waaa Gabar wanag san yada Haka Fogan iyo as xab tada Ok Umc❤❤❤

  • @NajmaIsmail-sp7bp
    @NajmaIsmail-sp7bp 3 หลายเดือนก่อน +34

    Ma layga dareemayaa inan caawa sugayy videoga Sundu😅

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 3 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahey riyo walbo niayadada ku jirto Ilahey haku rumeyo abyo mcn sundus horey u soco wlshey ❤❤❤❤❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wax walba jeceshahay ilahay haku rumeeyo ❤

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 3 หลายเดือนก่อน +35

    Markasta ale isku xiri salaada ilaali sundus muranka yaree markastana wax fiican sooduub dad waa ween xitaa weey kudaawadaan wllo

  • @bishaarocali2414
    @bishaarocali2414 3 หลายเดือนก่อน +7

    Apayo wan kujeclaHay allaaH riyaDada kurumèyo lkn cidiyaHa iska sar oo tuko❤❤❤

  • @SalmodaahirMaxamed
    @SalmodaahirMaxamed 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo horey USO alle na wuu kula garab galaa ❤❤❤❤🎉

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 3 หลายเดือนก่อน +2

    In Sh A waad heleysaa riyadaada oo kheyr ah🎉

  • @nasradheel5266
    @nasradheel5266 3 หลายเดือนก่อน

    Sundus naag adag oo karti leh waan ku taaheeraa qaali noloshu hakuu wacnaato❤

  • @IlwadYasin
    @IlwadYasin 3 หลายเดือนก่อน +5

    First one ❤❤❤abaayo ilahay haku dhawro Aduun iyo Akhiro❤❤❤❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 3 หลายเดือนก่อน +5

    Team sundus ayaale one like 🎉❤

  • @RokosRokos-i8l
    @RokosRokos-i8l 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundusteeni Inshallah wax walpo illahey haku rumeyo

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 หลายเดือนก่อน +2

    😊Dadaala waa gaara sunduseey wad dadaalka haa joojin insh'Allah

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 หลายเดือนก่อน +10

    Hore u soco sundusy wan kaa haynaa routinka ❤

  • @XaawoCarab-zi1pw
    @XaawoCarab-zi1pw 3 หลายเดือนก่อน +9

    Kiikii quruxsan m.a

  • @Aaasiyoaxmed
    @Aaasiyoaxmed 3 หลายเดือนก่อน +5

    Naag adag ayaa tahay sundusey hadaba amira ka gaap saty ❤😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      Qof sxbkii ka gaabsanaya inte ku aragtay dadku way kala mashquuli karaan

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 3 หลายเดือนก่อน +5

    I.a abyo riyadada way ku rumobe niyada kher usheg ❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 3 หลายเดือนก่อน +6

    5:08 alla sundus nimcada qolkaas maadan arki jirin waad nicijirty hadana qolkas calyada markaa soo dagty baa ogaaty nimcada marky hostada taalo daremeysid marky kaa fogaato ayad daremeysaa hadana dhib malahan i. a riyadada waad heleysaaa abayo❤niyada qeyr usheg i. a

  • @Iskufilan12345
    @Iskufilan12345 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ani team gabdha kuhesta wilasha isdabayaca qash ilatehe sundus samiya kiki ladan❤

  • @HanaMoha-w8e
    @HanaMoha-w8e 3 หลายเดือนก่อน +7

    I do dheh byo waa sameeynaya wye quite waxa laga wada masameeynayo guleyso qalbi❤

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waxa jaceshay riyadada ah allaha ku sahlo kiki wa funny iska jeclahy Sidokale hani dagan ina ayaanle igu salaan love you dhamatin ❤😁

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 3 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus ayaanle wll jirta❤❤❤❤❤

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q 3 หลายเดือนก่อน

    Alaha ku rumeeyo wlshen riyada Amin yaarbii❤❤❤❤

  • @MaxamedSalaad-nh3wd
    @MaxamedSalaad-nh3wd 3 หลายเดือนก่อน +18

    Amiro wallahi waa qalbi wanaag laakin sundus way jartay amiro😢 3dex saaxib dhexdooda kashay naa amiro ulaabo kabdhan ha iskadawa qorinee uf😢😢😢😢

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 3 หลายเดือนก่อน +4

      Alx weeeye hadey ka badbaadey berina kufsada xigta aaamin maleh umadane 😂

    • @meraali7575
      @meraali7575 3 หลายเดือนก่อน +3

      nagaha ka dhexbax maxaa kaa galay waxay la soconayso

    • @Asli090
      @Asli090 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mnsha Allah shaqadii wllshaa ba hysa

    • @AmiiroMuhumed
      @AmiiroMuhumed 3 หลายเดือนก่อน +5

      oo amiiro mexeyy u heyseyy nya 👈u labo ku teh 🤏nya us iyada is ka dhow taa manka ku hay🤔 ka dhax bax gabdhaha dhaqbayhy👈nya wax eey is ku dabo qoreyso malahn 🤏kuwan io taaba is mel eey u taganyihin

    • @MounaSouphi
      @MounaSouphi 3 หลายเดือนก่อน +6

      Wa dalan tahy max ka galay adi sundus talanti geeda ayayi ku joogta ciidna uma bahan abayo sundus qurux badaneey hardi u socp

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus cdei keep going sister 600k come son i.a❤❤

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 3 หลายเดือนก่อน +14

    Sunduseey wlaaleey ciyow wax noso gali saa kusugaynay waa noognaye😢😂

  • @MALIKAAMIRAQURUX
    @MALIKAAMIRAQURUX 3 หลายเดือนก่อน +35

    Mama jijo waad kaa resate 😂walahi team kaan aya fcn walahi gabdo fcn waye❤

    • @FatimaAbdulaahi-e9o
      @FatimaAbdulaahi-e9o 3 หลายเดือนก่อน +9

      Calaacalk meesha kala tag nayaa dadka afka kla bax

    • @QueenQueen-z3p
      @QueenQueen-z3p 3 หลายเดือนก่อน +5

      Bari markee isku imadan n.h m.a Sanaa niga rabnaa dheh tuban wajila tahay

    • @Maryam-mxamed
      @Maryam-mxamed 3 หลายเดือนก่อน +5

      @@MALIKAAMIRAQURUX amiira maxee ku ciishay dhilo yhe qaxabada eh amiira maxee ugu bahantahy tan amiira waanaag is ku filan

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 3 หลายเดือนก่อน +8

      Naa nagtas cidna uma bahna ayada lo bahan yahy jijo is not easy karti badan😏

    • @maryammohamed9417
      @maryammohamed9417 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wadkhaldantahay amiira abaal bay ugashay sundus akhlaaq ayeelo intaa islaa dahay dad caay aakhiradaada unax

  • @sacdushinacumar3356
    @sacdushinacumar3356 3 หลายเดือนก่อน +2

    M.a sundus ayanle iyo as sabtida salaama ❤❤

  • @FatimaMohamed-n4v
    @FatimaMohamed-n4v 3 หลายเดือนก่อน +10

    Masha Allah sunduseey sidaa noloshaada u wado mlinba team la soo duub khaas ahn wiilsha badnaa la duub dumar dhibkooda iska badane mida kle sunduseey dadka la soco lkn ha ku dheeran xidhiidhada dadku dusha iskla socod bay ku quruxoon yihiin

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aniga dabeecadayda saas ah😅 dadka asxaab la noqdaa maahane sxb Maba yeesho oo isku dhadhjiyo

  • @LizzoGamer-g4y
    @LizzoGamer-g4y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundu ayaan leh aapyo ilhay wax niyad ku hayso hakusiiyo ducayso qlbiyeeey ilhay iadha bilaaafnkan hakahayo❤

  • @NasriinaAbdi12
    @NasriinaAbdi12 3 หลายเดือนก่อน

    Insh Allah sundus riyadaada alllah ku rumeeyo ❤

  • @RaaqiyoMaxamad-d7w
    @RaaqiyoMaxamad-d7w 3 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus tenah se cml cijiyaha mau bagte😂 walhi wan jeclhy queen teyda❤

  • @Saado-n4u
    @Saado-n4u 3 หลายเดือนก่อน +4

    Na sunduseey saxibta Amiira m.a naxdey😢😢 inta sundUs Amiira Ku barate like❤❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 หลายเดือนก่อน +7

    Umdan maxaa ka siya amiira ay kaga dhegtay waxay qof walba waa xor qofna qof baryi maayo iska aamusa😏

  • @XamdicadeCadey
    @XamdicadeCadey 3 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus saslagaraba amira haiskudajin asxab leee la ahow keep going saa show apoyo

    • @QueenQueen-z3p
      @QueenQueen-z3p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Intee adi n.h aaqiro ku dambey neyso ileen labada midaa aqoon gara uledahay majiree maxaa iskugu diree naarta af ogudhacee

    • @naima745-k7h
      @naima745-k7h 3 หลายเดือนก่อน

      Saan is kulahaa asxaab lee la noqne😅 sowtii Xfaldi isku dhajinayse😮 Haday aragtaba go'aankeda way badale

    • @Jennie-w7x
      @Jennie-w7x 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@naima745-k7hheestey daaratey ban u maleyn iney ku macasalameysey
      Mida kle sundus malaa wexey diiideysey iney kumana sheegtan xafalad ban ku dhigney cml amiiradu xitaa ma ogeyn wlahtiga rasmiga xafalada video ay fawsia dimple ku laheyd hadiii an ogaan lahaa walhtiga xflad dhar baa dalban lahaa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@naima745-k7hAmiira waa sxbteeda qaaska ah se asxaab ula noqone mida kale bal maxad ka faaidaysaan cuqdada dad is jecel maba arki kartaan

  • @halimasacdiya
    @halimasacdiya 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sundus iyo kiki afcad gabdhaha anjeclhy keep going wllhy qali ❤❤❤❤

  • @IstaHiLHagio
    @IstaHiLHagio 8 วันที่ผ่านมา

    Wa idin Wata gulaysta Hunoyin❤😢

  • @SamsamxusenShire
    @SamsamxusenShire 3 หลายเดือนก่อน +17

    Sundus Abaayo Amiiro miskiintii dacada ahyd waad katagtay maxay kugusamaysay Aad kunacdy Amiiro dadkanaa kadooraty waan kaxumahy❤❤❤❤❤❤

    • @FatimaMohamed-n4v
      @FatimaMohamed-n4v 3 หลายเดือนก่อน +12

      Amiirba koko iyo asad sow kama tagin qofkasta dantiisa bu raacday dee ee gabadha daaya

    • @MounaSouphi
      @MounaSouphi 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@FatimaMohamed-n4v walhi fariid ayan ku Idhi abayo

    • @UmaymaIsraa
      @UmaymaIsraa 3 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiro maxa layirahda qofkasta danihis racday hadi video lala dubi wayo mawax waynaa

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@FatimaMohamed-n4vnaa Amiira been haka sheegin Amira Asad iyo koko kamaba tagin hadana sundus Amiira kama tagine dadku way kala mashquuli karaan

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 3 หลายเดือนก่อน

    اللهم أحسن خاتمتنا و أجرنا من موت الغفلة ولا تأخذنا من الدنيا إلا وأنت راضٍ عنّا 🤍"

  • @HaweeyoAadan
    @HaweeyoAadan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus taydii❤❤🎉😊😜😘🥰😇🤗🤭ilaahay hakuu rumeeyo quruxeeyy🎉

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 3 หลายเดือนก่อน +3

    Teamkn so funny wlhi gamen lasoo samee sundusey kiki io samia

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 3 หลายเดือนก่อน +1

    kiiki ladan iyo smaia qolkooda noo geey next sunduseyyyy i. a

  • @BushraApdirashiid-y9h
    @BushraApdirashiid-y9h หลายเดือนก่อน

    Cumeerow cumeer kula haa sundus hayay❤🎉😂

  • @NacimaRobleh
    @NacimaRobleh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allow aydilin anigoo sundus ❤iyo team 27 lakulmin dhamaantiin waan idinjecelahy walaladay igu qaaliya guulaysta ❤❤❤

  • @MARYAMA-cg3wn
    @MARYAMA-cg3wn 3 หลายเดือนก่อน +16

    Anaa uhoreeyo isiii 😂

  • @SihaamiitaDaahir
    @SihaamiitaDaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Ducadina aya kula jirto ilaheyna woku garabtaganyhy❤😊

  • @Faraxsannn.hppy9
    @Faraxsannn.hppy9 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus cadowgina iska badan adi iyo amiira wax isla sooo duuba wn idin jeclhe❤

  • @Nadwadahir123
    @Nadwadahir123 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dadka mee indho laa yihiin sota iska furtay marka Kiki la fadhido

  • @MahadAxmed-e7p
    @MahadAxmed-e7p 3 หลายเดือนก่อน

    Sundustena quruxlaydena ❤❤❤❤❤❤

  • @salmomaxamed-l7j
    @salmomaxamed-l7j 3 หลายเดือนก่อน

    Sundusey apayo waxan cijiyahan iska fur salada ma ansahyso hadi kale 😢😢❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 3 หลายเดือนก่อน

    Sundus barkinta aad ku jiiftid allergies ayeey ledhahay ee mid silk ka sameysan soo gadho timahana wey u fiicantahay. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaladoSiman
    @SaladoSiman 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw sundus qurox wan ku ognahay inaad go'an ledahay horay usoco abayo

  • @bisharomcabdullahi
    @bisharomcabdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    Sundusey aba cidiyaha kuxiran laguma tukan kare waqtigaga malagu jira hadi lagu jirin iska fur xabibti ❤

  • @FaadirXasan
    @FaadirXasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hakuurumeeyo walaashee sundus

  • @ubaxalaahi2580
    @ubaxalaahi2580 3 หลายเดือนก่อน +1

    ilaheyow ku rume dhamanten ❤

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus wlhy saan idin jclhy malinba malinta kasiidab beysa waan idin jeclanayaa yakhee
    Malaysia dartiib naa u imaanayaye mayso dhawaynaysan rilali baan kahadlayaa xitaa guriga baankuladagaya waliba sariirtada bankusexanaya kkkkk waan xanaqsanahy koko waynagu adkayse way noo imaan waday I love you tem 27❤❤

  • @selmamustafeselma2345
    @selmamustafeselma2345 3 หลายเดือนก่อน

    Ilahey haku rumeeyo dhamaan riyooyinkaaga❤

  • @Kawsar-s6o
    @Kawsar-s6o 3 หลายเดือนก่อน +1

    M.a qalbi riyadad allah haku rumeyo

  • @SuleekhaXasan-tz3yu
    @SuleekhaXasan-tz3yu 3 หลายเดือนก่อน

    Boqoradeeni ilahay riyadad haku rumeeyo mcnto❤

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 3 หลายเดือนก่อน +1

    TEAM SUNDUS KIKI SAMIYA ROUTINE ONE LIKE 👍😅