YAA LAGU SOO QABAN OO FAKO SUNDUS OO RAFAADAY | WATER PARK HIDE AND SEEK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 3 หลายเดือนก่อน +530

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @edurcollage1
    @edurcollage1 3 หลายเดือนก่อน +829

    Wiilashan iyo gabdhauani uma len mayo saliga nebiga dhaafayaan

  • @queenaisha6769
    @queenaisha6769 3 หลายเดือนก่อน +121

    asad markasta sundus ku so dar barnamijyadan she is do funny wa jeclaahy gabdhas ilali maskin qalbi wanagsan weye❤❤❤

    • @AwesCabdulhi
      @AwesCabdulhi หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @TEAM_27.45
    @TEAM_27.45 3 หลายเดือนก่อน +234

    Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤

    • @SuugoKariso
      @SuugoKariso 3 หลายเดือนก่อน

      Aaamin Aaamin

    • @Ayrah22
      @Ayrah22 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amen koko❤❤❤❤

    • @Ayrah22
      @Ayrah22 3 หลายเดือนก่อน

      Amen koko❤❤❤❤

    • @abdihakim6257
      @abdihakim6257 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Allaha inawada siiyo balse like ta maxay kuutartaa adigu

  • @NalkaCabdi-d2i
    @NalkaCabdi-d2i 3 หลายเดือนก่อน +421

    Alla qosol badnaa sundus marklle soosamey asadow😂😂😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 3 หลายเดือนก่อน +175

    Hhhhhh allh sundus cadi mahn asad wllhi geem qosl badan sundus yaa Naga qabsdo

  • @SadiqSadiq-k4t
    @SadiqSadiq-k4t 3 หลายเดือนก่อน +310

    Barito wa jimco e kusali nabiga scw scw scw

  • @prettykaahanuura6697
    @prettykaahanuura6697 3 หลายเดือนก่อน +51

    Dhalashadii gabadhayda waaye cid like I santana ma arki 😢

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 3 หลายเดือนก่อน +220

    Sundus arkay mana qoslin waa jirantahy 😂❤❤

    • @MoznaMohmet
      @MoznaMohmet 3 หลายเดือนก่อน +14

      Haa wlhi waa qosly waliba cawa Asad ano waligay saan ugu Soo jedin aa cawa sugyay ila cawa dhan SI aan sundus udawdo❤😢❤❤❤❤

    • @Mary1723mohi
      @Mary1723mohi 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wax ila mid ahba adigaan arkayy😂😂​@@MoznaMohmet

    • @ifrahomar7269
      @ifrahomar7269 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somaha😂😂

    • @Maxamedadan65
      @Maxamedadan65 3 หลายเดือนก่อน +1

      Qaylada lama sii badiyodee waa caranimo 😂😂 may iska yara aamusto

    • @casiocabdiraxmanmuxudiin781
      @casiocabdiraxmanmuxudiin781 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @Kabeeye
    @Kabeeye 3 หลายเดือนก่อน +81

    Legenow Part 2 ka sugena sundus quruxna haka so tagni because waa farxadii oo qofa qosolkii oo qofa wanaagii oo qoffa i❤you sundus ayaanle hussein xandule ali shiil warsame khalaf farah shirwac👑🥰

    • @ibrayare6581
      @ibrayare6581 3 หลายเดือนก่อน +3

      Sidee intaane abtiris ah u xifdisay😂😂

    • @LiibaanAbduqaadir-y5i
      @LiibaanAbduqaadir-y5i 3 หลายเดือนก่อน

      ​@ibrayare6581anaa yaaban

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 3 หลายเดือนก่อน +105

    Wlhy sundus waa rafaaday midkalw sundus waa qof ixtiraam miraana

  • @caashaxasan350
    @caashaxasan350 3 หลายเดือนก่อน +78

    Asadow wll sudus ilaali wllhi waa qalbi wanaagsan tahay

  • @SabiriinQurux-l1n
    @SabiriinQurux-l1n 3 หลายเดือนก่อน +52

    Asadoo Mar labaad soo same barnamijkan qosolka iga dhamady walhi sundus fanny waye😂😂😂

  • @Abdihakim4l
    @Abdihakim4l 3 หลายเดือนก่อน +119

    Daqiiqado kooban Baan ku raaxaysanay daawashada muuqaalka lkn dhib badan in loosoo maray waan dareemi karnaaa

  • @Tushleey
    @Tushleey 3 หลายเดือนก่อน +150

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊

    • @DeeqaSalah
      @DeeqaSalah 3 หลายเดือนก่อน

      Sundus ceyda soo qabodheh waan u xiisnay ceyda ❤❤

    • @inabashey8973
      @inabashey8973 3 หลายเดือนก่อน

      @@DeeqaSalahSundus mahan wlll

    • @XamdaabdiXamdaabdi
      @XamdaabdiXamdaabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Mimitaaz
    @Mimitaaz 3 หลายเดือนก่อน +132

    Asad sunduz aa badisay because samia iyo kiki melahee ku duumanayeen hade saas sameen laheed ladan waala so qaban lahaa soo the winner is sunduz 🎉❤

    • @ZahraUsmaan
      @ZahraUsmaan 2 หลายเดือนก่อน

      Fix it on my phone 😢🎉😊❤

  • @jimaale3095
    @jimaale3095 3 หลายเดือนก่อน +105

    Waa habeen jimce ah ee igula sali nebi maxamed (scw) ❤

  • @AliAfrah-p9l
    @AliAfrah-p9l 3 หลายเดือนก่อน +140

    Alla sundus Ayaanle waa funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Abdalla-r9e
      @Abdalla-r9e 3 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa ku soo jeediye😂😂😊

  • @MunacraxmaanCismaan
    @MunacraxmaanCismaan 3 หลายเดือนก่อน +126

    Sunduseyyyyyyyy small gaab 😂😂😂 somali people 😢😂😂😂

    • @Abdullahi___jr
      @Abdullahi___jr 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @deeqaahmed184
      @deeqaahmed184 3 หลายเดือนก่อน +4

      My sister same kalar hijaab 😅😢😅😅

  • @AbdiAlinur-pp7kp
    @AbdiAlinur-pp7kp 3 หลายเดือนก่อน +57

    Caawa wa jimco kusali nabigena Muhammad kun jerr scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @CabdiFitaax-lt8et
    @CabdiFitaax-lt8et 3 หลายเดือนก่อน +102

    Kkkkk walaahi sudus maanta feraha I xanojisey 😂qosol dartii m.a fani waaye walahi❤

  • @jasminsalad4484
    @jasminsalad4484 3 หลายเดือนก่อน +16

    Asad mar kasto Sundus ku soo dar video kasto wayo waa funny and she has a great sense og humor.

  • @leylomaxamed1429
    @leylomaxamed1429 3 หลายเดือนก่อน +121

    Haday ba sundus guuuleystyyy saan baan ku haysanaa 😂😂❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 3 หลายเดือนก่อน +133

    Sundus samia balyda gagban cwa qosol igum reepin say isku bursadenba igu daran😂😂😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 หลายเดือนก่อน

      Xalimoyinka gaagabn wlhi qosal weyn orad ku foolxumaa😂😂😂

  • @MohamedaliLakow77-ml4rw
    @MohamedaliLakow77-ml4rw 3 หลายเดือนก่อน +71

    Lugahaga adoo ku socdo Allah na tuso🤲

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 3 หลายเดือนก่อน +64

    Wooof caleeeek asad please 🙏 vedio nocan ah noo soo baddi 😂😂😂😂 sundus hasoo qabato amiira Kiki ladan

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 3 หลายเดือนก่อน +55

    Asad oo ciyaar yahan sundus lasoowareegay 😂😂😂❤

    • @fartuunfantastic5455
      @fartuunfantastic5455 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waheysaa 😂

    • @suusaanclcasiis
      @suusaanclcasiis 3 หลายเดือนก่อน

      Maa ragty

    • @fatmina08
      @fatmina08 3 หลายเดือนก่อน +3

      Koko lagama ak wey jirin asad lkn intey kamaqanthy sundusa noo joogto 😁

    • @DHAGAXLAAWI
      @DHAGAXLAAWI 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amaah buu diray wuu soo ceshaday😂😂😂

    • @Nimacoxabeb
      @Nimacoxabeb 3 หลายเดือนก่อน

      @somalimaxamed3874 hhhh

  • @AminoMuxumed-r7f
    @AminoMuxumed-r7f 3 หลายเดือนก่อน +13

    Asadow abaal weyn ku hayaa wx aan mudo sanado raadinaay ii keenty thanks abti❤

  • @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz
    @Bahjoabdirizakxussen-ls7nz 3 หลายเดือนก่อน +17

    Alla sundusaa qosol iguma harine 😂😂😂😂😂 barnaamijkiiba ayadaa qurxisay wllhi😂😂😂😂

  • @deekahussein9252
    @deekahussein9252 3 หลายเดือนก่อน +46

    Walahi sundis maskin waye shib madhahdo intey hadleyso aya laga dhumana

  • @cilmicabaas
    @cilmicabaas 3 หลายเดือนก่อน +36

    Walll ku sali xabibikena muxamed scw ❤❤

  • @hafsahuppi1753
    @hafsahuppi1753 3 หลายเดือนก่อน +16

    Asad wlhi barnamijkan mnta niyada kalaha asad hide and seek musameyo masha Allah waso samaysay wn kahayna lkn asxaabta sobadi bark wayna taga sida meel beer cmal okale ah wilal iyo gabdhana isku so dar yacni dadka gameka ciyaraya sobadi arimahenana haradiyo inzha Allah Shukran Akhi we love you ❤️

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 หลายเดือนก่อน +16

    Sundus meel ay Ku jirto ha Ka shakin funny 🤣

  • @hsm940
    @hsm940 3 หลายเดือนก่อน +40

    Cameramanka Macankish aan uu sacbino 👏👏

  • @KiinMohamed-eh7de
    @KiinMohamed-eh7de 3 หลายเดือนก่อน +29

    Somali people klha sundus funny wye wlhi 😂😂😂😂😂

  • @fatimaqurux8904
    @fatimaqurux8904 3 หลายเดือนก่อน +50

    Asad vedio sidana soo badi mid kle banaan noogu soo duub marmar guriga waa caajis fartani waa funny isku balami kuwan vedio banaanka wllhi waa xaraamad samai sundus kiki ladan 😂😂

  • @naima745-k7h
    @naima745-k7h 3 หลายเดือนก่อน +38

    Cashaan cunayay waa ku saxday😅😅😅😅 Alla Sundusaa

  • @saidhassan5352
    @saidhassan5352 3 หลายเดือนก่อน +39

    Asad wa ceeb gabdhaha sharaftoda ilali
    Adinkana alle ka cabsda kiki samia kuwa kale 😢😢😢😢😢

    • @Hibonuura-w4o
      @Hibonuura-w4o 3 หลายเดือนก่อน

      @@saidhassan5352
      Haaa caawa saaid wye Surwaalo jirkooda ka muuqda ku soo wada labisteen

    • @QueenQueen-z3p
      @QueenQueen-z3p 3 หลายเดือนก่อน +14

      Ayagaa laga rabaa wixii sharaftoda hoos udhigayo inee iska dayaan waxesan raali ka eheen laguma sameynin

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 3 หลายเดือนก่อน +28

    Sundus Mar walba way naga Qoslisaa Asad mar walba nokeen😅

  • @Muscab6
    @Muscab6 3 หลายเดือนก่อน +6

    i can't wait part 2 wlhi saaid u fuurey sa uqoslayay😅😂😂sundus say u ordeysa leee

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 3 หลายเดือนก่อน +32

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @hajiraabdiaziz5016
    @hajiraabdiaziz5016 3 หลายเดือนก่อน +34

    Sundus marki ee samia orod kusoqabanese aad bey iga qosliyeen funny wayo😂😂😂😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 หลายเดือนก่อน

      Xalimo oradkii suu ufoopxunyh ma aragteeb 😂😂

    • @hajiraabdiaziz5016
      @hajiraabdiaziz5016 3 หลายเดือนก่อน

      @ No it’s beautiful 😍

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 หลายเดือนก่อน +15

    Al zundus qosl badnaaa wlhi qoslkiii way iga dhamysy😂😂😂😂

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 3 หลายเดือนก่อน +15

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 3 หลายเดือนก่อน +19

    Sunduz noola ladhib madan majiro 😂😂game naso badi asadkow wafuray wlhi 😂😂😂

  • @AmishMaan-p1v
    @AmishMaan-p1v 3 หลายเดือนก่อน +38

    Waan fuuray sundus noo soo badi waa shactiro miiran iyo samia kiki iyo ladan kuwan game isla sameeyaan waa shactiro

  • @falishassan3662
    @falishassan3662 3 หลายเดือนก่อน +27

    Sunduseeey😂😂😂😂wlhu wa qosol miiran

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 3 หลายเดือนก่อน +18

    Sundus waan daawaday mana qoslin ma dhicin atarishooyinkii turkida say uqaylin jireen bay uqaylinasaa walhy waa funny qoftani way iga qoslisaa say u cabanasaaba funny

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 3 หลายเดือนก่อน +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋🫶🏻🥹

  • @CawoFaizal
    @CawoFaizal 3 หลายเดือนก่อน +33

    Englishtii sundus say ahayd wllahi ukufsatay😂😂waa fuuray😅😅

  • @macmacc1
    @macmacc1 3 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus yar guusheda waa jeclhy jah❤️

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 3 หลายเดือนก่อน +17

    Sundus way guulestay 2 hdii ay so qabatsy waa ok

  • @siraadbrown
    @siraadbrown 3 หลายเดือนก่อน +31

    Alla cawa barnaamijka waa shidan yahy😮😮

  • @IfrahHussain-y6c
    @IfrahHussain-y6c 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sundus wa qosal socda walhi qof qalpi wangsan asadow wll igu salan adaa ku wakishee maseg kaga hada argto❤❤

  • @Xafzaamaxamed
    @Xafzaamaxamed 3 หลายเดือนก่อน +49

    Asadow sidan aya cadalad eheed wayo hada 3da soo qabo dhihi leheed ayadoo 2bo soqabatay oo rafaday waan guul daresatay niyad jab noqon leheed hamplyoi sundus io ladan🎉❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahi3006
    @mohamedabdullahi3006 3 หลายเดือนก่อน +49

    Dadkii ay qaban lahaydba ayada qeyladeeda kasii cararayaane😂

  • @Maseerlow
    @Maseerlow 3 หลายเดือนก่อน +25

    Aankusalino xabiibkena muxamed 🥹🙏Scw scw

  • @FilsanIbrahim-r2o
    @FilsanIbrahim-r2o 3 หลายเดือนก่อน +9

    Asad iyo sundus barnamish islasubiya markasto😅😅😅

  • @maryanismailali7681
    @maryanismailali7681 3 หลายเดือนก่อน +8

    sundus shactaro miiran waye m.a allaha ku xafido abaayo

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 3 หลายเดือนก่อน +14

    Alla sundus qosol igu dishay where is Somali people kulaha alxamdullilah lkn way badisay ladan xata wayso qaban lahayd maqaaxi iska dhex fadhiday khalad waaye 😊😅

  • @MuhiimMaxamud-z5y
    @MuhiimMaxamud-z5y 3 หลายเดือนก่อน +25

    Asad wuu ku soo rafadat gays vido ee leg badan sara gays bls😢😢😢 asad suu aynu uu dawano buu marba mul tagaya tnks yuu asadow😢❤🎉 from burco

  • @nimoadamlord1677
    @nimoadamlord1677 3 หลายเดือนก่อน +6

    ManshaAllah Sundus she is Fanny markali Sundus markali❤️❤️❤️❤️

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 3 หลายเดือนก่อน +45

    Kusali xabeekeena mahmed الهم صلي على سيدنا محمد ❤

    • @umumaida808
      @umumaida808 3 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @XamdaabdiXamdaabdi
      @XamdaabdiXamdaabdi 3 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @abdiazizabdullahi-o6d
    @abdiazizabdullahi-o6d 3 หลายเดือนก่อน +14

    Sundus waa fani wlhi gemka ayada qurxisay

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 หลายเดือนก่อน +30

    Sundus hadalkeeda badan wee u fududeysay lkn Haa asadow dhamaan hala qabto

  • @CabdirisaaqKhadar-s8g
    @CabdirisaaqKhadar-s8g 3 หลายเดือนก่อน +6

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

  • @Hamdoush123
    @Hamdoush123 3 หลายเดือนก่อน +6

    Woooow baranamij ka muuqato in wakhti la galiyey,asad qof aad u dadaal bdan mnsha alalh well done waxaad u qalantaa wlhy 10m wx ka bdan ba

  • @MonaAliAmiin
    @MonaAliAmiin 3 หลายเดือนก่อน +11

    Asadow mar kle no soo samey sudusna ku soo dar wllhi funny waaye😂

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl 3 หลายเดือนก่อน +10

    Kkkk sundus wey walantahay 😂😂😂😂😂

  • @MunaQurux-lr3zt
    @MunaQurux-lr3zt 3 หลายเดือนก่อน +53

    Alla gym kan iga qosol badn ma dawan sundus marky kiki io samia bacsaty 😂😂😂😂 5 jeer bn dawaday vedio gan

  • @Janno66
    @Janno66 3 หลายเดือนก่อน +39

    6:34 Alla sundusaaa dadkii wey ku dhamaaatey😂😂😂😂😂

  • @unknownchick31
    @unknownchick31 3 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus ku soco qatar aa noqonoosA English kaaga well done 🎉

  • @queenparni6469
    @queenparni6469 3 หลายเดือนก่อน +10

    😂😂😂😂😂alla sundus beerka icadaday funny girl wlhi part 2 sosamey asadow dadkana soo badi

  • @SundusAyaanle3
    @SundusAyaanle3 3 หลายเดือนก่อน +12

    Ala sundus waa fuuny wllhi cawa wa furay asadow markale nosoo duub sundusna kusoo dar😢😂

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 3 หลายเดือนก่อน +9

    Where is somali peoples my colur gagab kulahaa alaa sundus she is naturally funny a 😂😂😂😂

  • @AsmaAsmacadey
    @AsmaAsmacadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi daacad baan u qoslay sudus waa funy wllhj verry verry funy waa 😅😂😂❤

  • @White-ft1wi
    @White-ft1wi 3 หลายเดือนก่อน +40

    Maal. Ad meel ad kala dhigto weydo ilaahay ha ku siiyo hadaad love ii saarto❤

  • @halimasacdiya
    @halimasacdiya 3 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus wa funny wlhi say uradinayso wax asad mardanbe sosame sundus udir marka

  • @AmiinCiiltire
    @AmiinCiiltire 3 หลายเดือนก่อน +38

    Sundus ayaanle xuseen xandule. Hambalyo wll

    • @princisslayla
      @princisslayla 3 หลายเดือนก่อน +2

      wareysiga saxaaf maaka imatay 😂

    • @Leylamohamett
      @Leylamohamett 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@princisslayla😂samiyeyy💋💕

    • @princisslayla
      @princisslayla 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Leylamohamett leyla malagu dhaha wallo ❤️

    • @Leylamohamett
      @Leylamohamett 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@princisslayla haa apyo😍Leylo lai dhahaa❤️

    • @princisslayla
      @princisslayla 3 หลายเดือนก่อน

      @@Leylamohamett magaca kugu qoran yaa waaye

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 3 หลายเดือนก่อน +22

    T27 sundus ugu qosel baden walaahi waa qoselney masha allah

  • @bulshaawiaweys4381
    @bulshaawiaweys4381 3 หลายเดือนก่อน +17

    Caawa muuqaalka wuu shidan yahay 😂😂😂 sundus

  • @Muniiramaxamed-k1o
    @Muniiramaxamed-k1o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Pell's asadow soo samee prt2😂❤

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 3 หลายเดือนก่อน +13

    😂 Sundus is a wonderful 😅
    Where are Somali people?
    She is so funny and happy 🫡

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 3 หลายเดือนก่อน +17

    Wllkey asad Gabadhaha Surwaalka wata berri waa lagu weydiinaa Dhar Gashta in aad dhahdo waad awooddaa waliba si weyn Ogoow in Berri Lagu weydiin doono laguguna Xisaabtami doono

    • @caynilove796
      @caynilove796 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ilmo miyaa marka lagu xisaabinayo waa qof weyn qaangaar ah qofkasta dembigiisa asiga lo qoraa ee asad waxba kuma lahan dembigaan inoo dhahay laga yaabaa aygana aydiiden dharka dabaasha ku ciyaryna inay dhahayn laga yaabaa ee allha so hanuuniyo aygana

  • @fatushcadey6181
    @fatushcadey6181 3 หลายเดือนก่อน +5

    Nosoobadi yaqeyow asadow wankahelnee wlhi sundus horey usoco abaa🎉🎉

  • @Idman-y5z
    @Idman-y5z 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi wa qosolkii aduunka sundus waaba imtixaaan somali people gaab hhhhhh

  • @Nagul-a2g
    @Nagul-a2g 3 หลายเดือนก่อน +16

    Sundus wey soo qaban lahayd hadeyna ladan dhuwan inanta sadexda wey ku guleysaty asad jooji lexashada xataa intay eryaneysey ey kuuso jideysey ayaba walhti ahay hadey aragto dhafto cadi ayey ahan lahyd gamekan markle ku celi sundus wey guleysan wan hubaa wayo waa kartidii oo qof ah qalbi xabxabtedna suduseeey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @najihiinappe1022
      @najihiinappe1022 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aslanbo sundus baa guulaysatay

  • @deeqaibrahim8933
    @deeqaibrahim8933 3 หลายเดือนก่อน +20

    Zundus waa guuleysatey sababtoo ah way daashey

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f 3 หลายเดือนก่อน +17

    Asad saan kusugaynay waan daaLnay sundus Love you ❤

  • @DrsSaarah
    @DrsSaarah 3 หลายเดือนก่อน +12

    10:28 alla sideey u bursaty baa qosol igu dishay sundus iyo samia waa tom and jerry nyh nyh kulahaaa😅 somali people istaag kulahaa alla sundusaaa mid maaha ladan lkn qalad bey sameysy

  • @ZalmaMaxamed-x5e
    @ZalmaMaxamed-x5e 3 หลายเดือนก่อน +15

    Sundus wlhi waa fani

  • @muniiramohamud8702
    @muniiramohamud8702 3 หลายเดือนก่อน +14

    Sundus so funny wlhi asad game kasta sundus kuso dar😂😂

  • @FLuulkaAliBelgium
    @FLuulkaAliBelgium 3 หลายเดือนก่อน +14

    Alaah Akbar saan u qosolayay madax xanuunay sundus ummaddeen ma ah Mashallaah Tabarakallaah waxaa ku Celina 3jeer waa funny clipkaan asad xajiyow ku soo celi please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wah sundus we warertay😂😂😂😂gulestah ladan waye😂😂😂😂❤

  • @Carfooneey
    @Carfooneey 3 หลายเดือนก่อน +5

    Gemga wabo funny wlhi part2 sundus kuso dar asadoo kulaha samalia muu maclum😂😂😂😂

  • @Shugri498
    @Shugri498 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus inay kartoon noo soo Duubto fiican sbbtoo ah waaba funny socdo😂😂😂

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 3 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allh asad hagio wllhi waan sugadi video alxamdulilaah qofka ugu horysy oo laki sary asad hagio Wan ku salmy

    • @hamdiabdullahi1
      @hamdiabdullahi1 3 หลายเดือนก่อน +1

      Beentaa aniwaay qofka 3aad beenta kusoo qabanooyaa tahay😅😅

  • @sabrinaabdulle
    @sabrinaabdulle 3 หลายเดือนก่อน +2

    Whi waan qoslay saan u qoslayay iliin iga imaaamatay😂😂😂😂😂😂sundus waa funny😂😂😂😂😂

  • @Nasteha-i9p
    @Nasteha-i9p 3 หลายเดือนก่อน +7

    Game so badi asad please 😅😅😅 qaraxo miiran waaye Wlhi sundus lee ha raadiso dadka funny waye Wlhi 😅😅😅

  • @idilhassan8353
    @idilhassan8353 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waaaaaw kharash badan wu kaga baxay lkn wa video qurux badan iyo barnaamij fican